Wiilkan asad la dhoho pro ani wlhy sida thy ban kugu qadan laha aan isku guursan lehen waa iga xaqiq qalbi wngsn baad le dahay allaha ku dhowro meel walpa aad jogtoh qalbiga ka jclhy
Ased hajiyow.Never give up brother. U had an amazing heart ❤️God bless you wish you all best. Disability is not with out legs 🦵 and Hands but it’s with out Heart and Hope. #Arimahena Vlogs . Go forward bro ❤️💯🇸🇴
wiil kan asad siniyad baan ugu duceyaa anigoo aqoon u laheen waxna karabin si islaam nimo un waayo qofka muslim ka waxa u kugu leyahay duco marka allaah ha caafiyo asna insha allaah asoo socda ayaan farxadiisa halkan kala qeeb san donaa wllkeey qalbi ficanow Rabbi haku daaweeya wiil ka iyo gabadha arooska ah hambalyo wllo ❤❤❤❤❤
Masha allaah waligey communty hadal kuma qorin bes waxaa i soo jiiday asad iyo arimaheena masha allaah asad marka hore bro allaah haku caafiyo hana kuu soo celiyo caafimaadkakii hore wax kastana waa qadar rabi teda kale waxaan ka helay qosolka arimaheena intuu ka keenay qoskaas
ASAD HAGIO INSHA ALLAH ILAAH IDINKIIS WAXAA ALLAH KAAGA RAJEEYHAA IN ILAAH RIYADAADA KUU RUMEEYO INSHA ALLAH WAXAA ALLALH KAAGA BARYAA IN CAAFIMAADKAAGA DIB U HESHID ADIGOO KU XARAKOOHAA KABAHAAS INUU ILAAH NAKAATUSO WIIL QALBI QURXOON AYAA TAHAY ALLAH WAA QAFUURULR AXIIM AL KALMA TAYIBAH SADDAKA
Maanto ay thy bishu 15/1/2020 o ku beegan malinti arooskaga ku xigtey ayan dib udawadey videogan run ahaanti dad badn ayan ku arkey o aan maalinti igu horeysey fìirsaneyey muqaalkan an garanayn sida Ahmed Fj, Abdiqani, faadil dum dum, yahye hunter, asad, Ahmed maraq, abdilahi hagio iyo caruuska xuseen pepe. Lkn imika ay yihiin dadka Aan aadka u tageero ♥️ keep going guys
markan arko somali aan kala qaybsanayn oo sidan u faraxsan waliba wiilasha somaliyed waxaan dareema farxad iyo inaan nahay dadka ugu wanagsan masha allah hadana markan arko kuwa wax dilaya wax gubaya wax xumaynaya oo wiilasha somaliyed ah wxad is idhahdaa yanba somali sheeganba gabi ahaan ba si walbay tahayba waxaan ahay somali ilaahay quruxdii somali lahayd ha soo celiyo ameen reerka cusubna ubad salixa ha ku arzaqo ameen
Zhp arimaheena wn ku salamayaaa. Lkn stablizerkii giftga laguugu keeney mxad video ugu soo duubi weydey ama aad noo tusi weydey sida loo isticmaalo. Go forward best somalian youtuber.👋👋👋👋👋👋
Arimahen dansigaada kahelay cadimaha kkkkk asad na waan ka qiirooday insha Allah cagahiisa uu ku is taagi doonaa horay ey Somali utiri nin illaah leh loma dardaar waliyo
Malinta Ay Tahay malinta Aroos kaaga Waxkaga Farxad Wayn malahan Intii Guur Rajeyneso iyo Intii Isguursatay Ilaah Kheyr Ha ugu dhigo Farxad URajeena dhaman insha allah ❤❤
Aaammmiin
Mana rajaynayo mana aanan guursan lkn waan farxaa markaan maqlo lamaano is guursanaayo waan u hambalyeenaa in badan
Sagal Saxarla Maxaa saaxibey aadan farxad u rajeyneynin maalntaas?
Waxa kasi frxad badan Mrka lamahaga heshid
@@safisiman781 wasax qufka isdurtay ba farxad wayn darimu
Ilahayow asad lugihisa u so ceeli rabiyowo amin
Wll maxa kaga dhacay horta cagaha
Aamin
Amin ilhy ha u soo celiyo
Amiin yaa Rabi
Aamiin aamiin yarabi
Wiilkan asad la dhoho pro ani wlhy sida thy ban kugu qadan laha aan isku guursan lehen waa iga xaqiq qalbi wngsn baad le dahay allaha ku dhowro meel walpa aad jogtoh qalbiga ka jclhy
Masha allh gabr wacn ayaad tahy wllshy allh yax fadka
Adaba qalbi fcn Bad ledahay dumarkana ado kale wa kuyartahay
Aamiin
Yaa rabi
Lnbrkisa kuso dirya lhdl
M.a
Ilahow asad luguhiisa Usoo celi farxadiisana usii labalaab aamiin ,!
Aamiin aamiin aamiin aamiin aamiin aamiin aamiin aamiin
Amiin wllo
Amiim yaa allh mar walpo waan ugu duceeyaa walhi 🤲🤲🤲🤲
Aaaaaaaaamin yaaarbiii
aamiin yarabi wllkey 🤲🙏
Hagio is soo humble 😭👑
M.a habalayo ❤❤❤❤💯💯
M.a habalayo ❤❤❤❤💗💗💗
Imaaweel
@@mohamedabdalla4233 m.a
@@ayaandeeqa0732 h❤️❤️❤️❤️❤️🏖️
Qoslkiisa inte ila jeclatay like dhaC kasii💪
arimaha
.
Igu hale ina dac kusiyo like kaliya ma ehe subscaribe 😘 an kudaro .ilen ana jcl smile kiss😁
Www masha allah Hambalyo Hambalyo walal qali
Www masha allah horey u arimahena
Afgoi meel walpa ma ila jooktana😂😂😂
mashallh alf alf mabaruug
Wax kale Bro
Guur wcn bro
Yaqay arimahena inaa iga gursati u qabay❤❤👌kugu fanaa madax sare
Wlhi asad wa qof wanagsan broh arimaheena asad hagio full respect wlhi niyad fcn baa haystaaaa sxb ha uqaban dadka kle sxb noolaw waxana kuu rajaynayaa cafimad io bash bash
Arimaheena Adna wan kuslamayaa sxb marwalbah ku dawadaaa full respect adna guuleysta
😁😁😁aaaaaaaaaaaa
Intii igu raanan inuu wlkeen asad uusideeno kale yahay like saar 👍👨🏻🦱
Asad Hagio wlhi waa walaal qalbi wanaagsan , farxada walaalkisa iyo sxbkiis Hussein uqaboo ayuu la ilmeeyaay MashaAllah asadow sxb Alle waxan ka baryaaya markasto salaada dhukado inuu caafimadkaaga timaam ka dhigo ameen ,,,,,I really support channelka arimaheena
Asadhagio27 💞💕💕💕💕💕💕💕
90ka aroos leee maaa daawa ana goorma la i daaawa 😂😂hanbalyo
Soo dadJi hee Is adkenta iska daaa
@@naftauroon3824 hehe
2070 waa luu daawanaa
@@naftauroon3824 ani ma diidani ee kii baaa la weysan yahay😂😂
@@gobonimo4895 😂😂😂😂xasad
Arimaheeena Haddad commentgeyga aragto igu salaan Wiilka UGU QALBIGA WANAAGSAN DUNIDA Asad Hajiyow😍😍😍😍😍😍😍😍😍😍😍😍
Mnsha Allah mnsha Allah
Honbalyo hanbalyo
Arooska
Asad aad bn kuu salaamaya
Farxaad iyo Cafimaad.ayaan kuu Rajay nayaaa wllky
Wan diday maxad aniga isalemi weyday horta
@@muhammadabuukarry5414 Salaama nabadeed wallky👋
Waxaan la ooyay kaliya asad oo jiisa oo isku kalsoon oo Alhamdulilaah dhahaya lkn kuwa oo caafimaad qabo oo dhahaya waa xanuusanahey iyagoo banooni 🍮 ciyaaraya #alhamdulilaah
Jiis mhn kumana dhaln shalyna San mosa ehen insha Allah wo cfimda
Ayy 😭😭😭 Asad abowe mcn insha Allah waxan ku rajeynaa inad lugahado ku socon doonto insha Allah walahi hadalkada sax wayo dadkana isku mid ma ahan wey kala duwan yihiin Abowe inad xaragooto wad u qalantaa dadka waxay ku dhahan haa u joojin keep going wllkey dadka saas ku dhahayo hormarkada ayay ka xun yihiin farxad iyo cafimad ii gu nolow abowe
Vediogan marku 1M gaadho like ha iga ilawin 🙏
Uu rajynayaa Inu gaadho
😂 abowe ani igu soqabo asad waalhi wakahelay masha alllah quruxlow ana isaga arosi lahaa
Kkkkkk man Sha 'Allah
Waa lugugu soo xidhayaa
Nin ka wanaagsan oo la guursan lahaa maba jiro masha allh waa nin isku kalsooni qadart rabina aaminsan allow ku caafi
Masallah abayo macan
mustaqbal ayuu leeyahay
Asad Vlog markuu jiro wuuba iska qurxoon yahay muuqaalka.
Asad nolol iyo caafimaad Allah ku siiyo bro.
Arimaheen sidad ugu nuraysid labiska wlhi cadi maha mch allh quruxlow❤
Deka osman adna saad comntiga ugu nureysid kly iska arag waye😂😂😂
@@abubakertezmoofficiall7631 hahaha 😂😂
Wlh adnah waalmid tahay deega osmaney waxana kahelay komontigaaga
@@dekaosman1428 nice
@@abshirsalaat9217 thnk u hnoy
Aboowe 💖 waxaa tahay qof wanaagsan oo lagu daydo asad keep going my brother ❤❤❤❤❤❤
Arimaheena waa wiil aan jecelnahay wlh qalbigiisa nadiif nooloow aboww salaan gobeed swden aaan kaa soo salaamooyaa akhii asad MaSHA allaah illaah caafimaad taam ah lugihiisa ha u istaajiyo walaalkeen
Asad wlh nin niyad jabin aa tahay kan socda waxba kuma dheera wlh
You can wear Jordan Nike Addidas Fila Any shoes ugu qaalisan aduunka 😢❤❤❤
😭😭😭😭😭😭😭
Assaf Moa 👍👌
FATUMA ABDI 😂😂😂😂😂😂❤️❤️❤️🌹🌹💋💋😍😍😘
*Azad Hajiyo Walaahi Waa Wlaal Qalbi Nadiifa Aadna waxaan Ujeclahay **#Hadaladiiza** Full **#Recpect** ProH* ✌👍 Arimahena 🙌
Ar maanta anaa u horeeyo arimaheena waa ku salaamay bro keep going
Somalida Malaysia joogta mayaqanan miya labis wiilka asad ladhaho baba ka labis qurxon msha allah
Qurux w Wang Boqorada mj subscribe 33ayaan kaaga dhigy eee adiguna iisaar pls
@@hanitaa777 wlashay wan kusaray
Wll Argos wacan will iyo cannot iyo gabardine caano
wll asad alle Haku caafiyo isagaa qaadiree😭😭😭😭😭😭
Amaaaaaaaaaan
Calaf weeye guurkuye hadba lama is cugataa sidanaa calool sami
arooskaygu wxuu dhici doona 20/1/2019 insha alh 😍😍✋✋
Masha Allah hmplyo xalwda lee hyga qarsan 😂
Hampalyo hamlayo szbw
Mashallah
Aad baad u mahadaantihiin wllyaal 😍😍
Hambalyada sii hormarso 😊😁
mabruuk bro mashAllah farxad waarta idin rajeena waxaa suknaba waa #king arimaheena inta igu raacsan👍😄😍
Asad Hajiyow big bro Allah Haku dhowro bani Adam wxba kama qadi karaaan waligey Comment soma qorin Lkn darta Uso qoray Asad Xajiyo ❤️💯
1M views Amazing🤩❤❤
asad wlllkey insha.allah wasocondoontaa ducada kamadaaleyno ❤❤❤❤❤👈
Hhbh Inta og Haduu arrimaheena Gursado in Vlogs ka wiilal kaliya fiirsan Doonan Halka Gabar Kastah Unsubscribe dhahayso masayr dartis Like iisara😂😂
wiil Xabadka isaga kaajay 😂😂😂🤦🏽♀️
Hhh he has wife😂😂😂
Hhhhhhhhhhhhhh😂😂😂😂😂😂waaa runtaaaa
😂😂😂 Gabar Kasta ku Hamisa wlhi
😂😂😂😂😂😂anaaa haraayo kwaran heee
meesha abdulaahi hajow aan ugu jedaa masuulkayga salaaama hadaan reer MARKO nahay waan qalbi furanahay
#Asad Wlhi qof kuma dhihi karto saas qofki ku dhaho Allaha cadaabo waxa tahy qof ibnu aadambaka la mid ah waxbo kuma dhaamaan kuwa socda
aniga waxan kuhaysta king arimehena ❤ real my king aya tahy imiss you wlh
Congratulations wllkey xusen and wllshey sagal allah haiskiin barakeeyo apid ❤❤🥰wllkey asad and wllkey arimaheena salaaan sharaf leh inku salaamay abweyaal faraxad ku nolaada ❤🥰
Asad wallo aad ayan u damqadey insha allh malin un lugahaga wad ku socon raxmada ilah haka qusan imtixan wye inad ilah ugu mahdicelineysid iyo inkale aya lagugu imtixnaya
Arimaheana nin ween ka sii ween keep going pro 🙏
Ased hajiyow.Never give up brother. U had an amazing heart ❤️God bless you wish you all best. Disability is not with out legs 🦵 and Hands but it’s with out Heart and Hope. #Arimahena Vlogs . Go forward bro ❤️💯🇸🇴
Asad wllkey insha allah cagahaaga ayaad ku socod dontaa kabaha ugu qaalisan xiro waad kuso baxeysaa waad dhameystiran thy wlhi oblhi waan ku taagera waana jeclaan lahaa inaa heer fiicn ka gaarto noloshada
Hambalyo Hambalyo arooska mida kale waxaan meeshaan hadl ka dhahayaa wllkeyga asad hagio abwe waa runtaa qofku haduu taagan yahy iyo haduu fadhiyo Labis waa u baahanyahy qof lugihiisa ku socda Lee Labis malhn alx lugaha uunbaa xogaa cafimaad daro heysaa ayakane alle hakuu boksiiyo insha Allah Cidna kaama sareeyso waligaa haniyad jabin hore usoco wllkey
Maan sha allah asad huuuuuuuuno long life we love long life supporting one asad
Masha Allaah Tabaarakallaah Hambalyo walaalkeena Xuseen iyo walaasheena sagal ilaahey kuwii Aduun iyo Aqirobo is kuwaara ilaahey hadiigadhigo Amiin Amiin Amiin yaarabi ❤💖🤲❤💖🤲❤💖🤲
Asad walalakay niyadada aad aye o wanagsan tahay wlhi marka ku arko wan ilmeya wayo qof wanagsan aya tahay
Bro one day you will walk inshallah. 👍✌️👏💓♥️♥️♥️😍
After 3years I'm watching 👀this video again alxm keep forward our channel
Same 😹
asad😭😭 ilaahoow ku dhowr walaaalkeey never give up💞.
Ilaahayoow asad lugihiisa u soo celi😭😭
ilahow asad xajiyow ilahay socodkiizi ugu zoo celi ilahow zocod kaga baryayi waxan ku riyoday asado socday ilahow riyada i rume inti asad socod u baryayiza like zar
Maaashallah wll Asad Hajio ilahay mar uun lugahaaga hakugu istaajiyo Ameen🙏❤
Arimahena ani adaa ku rawaa ilaah calaf ha igu kaa daro abowe 💖🌷💖🌷
😂😂😂
Igu riroow IMA arkeysid Waa daaley maahane dhuqbo
Aniga asad ban moday ina nag iga aroosday 😂😂
bintu sultan 😂🤣😂 Aniga sugiyo Asad 😂🤣🤣
war wiilkaan reer marko ayaa isla nahy maadaamaa uu kaso tagy marko cadeey magaalo an ku fano waa marka cadeey inta jecel like isaar
Intii iskaabulo ah like 😆😆
Me one
Asad quruxlow waye masha allah wajeclhy runtii❤❤
wiil kan asad siniyad baan ugu duceyaa anigoo aqoon u laheen waxna karabin si islaam nimo un waayo qofka muslim ka waxa u kugu leyahay duco marka allaah ha caafiyo asna insha allaah asoo socda ayaan farxadiisa halkan kala qeeb san donaa wllkeey qalbi ficanow Rabbi haku daaweeya wiil ka iyo gabadha arooska ah hambalyo wllo ❤❤❤❤❤
Bro Asad wlhi zigaaran ku dareemay Hadad Naafo tahy macnaheedu maaaha In Aanad Xarakoon KarayN Dhag Ha Udhigin Wax Ma Garatadu just Keep going forward Bro💪🏽☑️
Insha alah wadkuson tonta
Mazim Hargeisawi subscribe 25ayaan kaaga dhigy eee adiguna iisaar pls subscribe
qofkii socony iyo ka fadhiy waa isku mid wllo cafimad allaah ha ku siiyo wuu ku awood mansh allah style waa saxnyahay
Mashaalah
Masha allah asad waxad tahay Wllo qof iman leh allah hakuu siyaadiyo
Masha allah Aroos
Kina allah Kadhigo Miid Luwaro😍😍😘💕❤️❤️💕💕😘🙂
Iskaabulo dha wy kasoo qayb galeen arimahena i liked your dress 🔥🔥 congratulations Xusen sagal 🔥♥️♥️♥️
Masha Allah wlhi kama caajiso muuqaalada ARIMAHEENA. Bro allah kep going
Cumar Hagio zxp TH-cam kaaga waxad Noogu soo kordHisaa QaybTa style ka adoo MaHaDsaN👏👏👏👏
hambalyo ❤❤❤❤❤❤ walalkeen asad calaa kuli xaal alx alaha saan ka dhigay mahadleh alx kula mid ayaa nahay 😍😍😍😍😍
Weewe pro asad and arimaheena nolol ta usarysa❤❤
Allow 😭 usocele wllkena asad lugihiisa aamin aamin 🤲
Amiin
Mashallah your brother is a good brother
May Allah bless and protect their marriage ♥️♥️♥️👏🏾👏🏾👏🏾👏🏾👏🏾
Asad aboowe wlhi qof hadal xun kuu qureysa malahan .dahab ayaad tahey love u 😊😊😊😊
9:07 was hilarious 🤣😂😂✌️✌️
Masha allaah waligey communty hadal kuma qorin bes waxaa i soo jiiday asad iyo arimaheena masha allaah asad marka hore bro allaah haku caafiyo hana kuu soo celiyo caafimaadkakii hore wax kastana waa qadar rabi teda kale waxaan ka helay qosolka arimaheena intuu ka keenay qoskaas
illaah ha isku kiin waaro 😂😂😂 ASAD HAGIO alle hku caafiyo sxb qli👐👐
ASAD HAGIO INSHA ALLAH ILAAH IDINKIIS WAXAA ALLAH KAAGA RAJEEYHAA IN ILAAH RIYADAADA KUU RUMEEYO INSHA ALLAH WAXAA ALLALH KAAGA BARYAA IN CAAFIMAADKAAGA DIB U HESHID ADIGOO KU XARAKOOHAA KABAHAAS INUU ILAAH NAKAATUSO WIIL QALBI QURXOON AYAA TAHAY ALLAH WAA QAFUURULR AXIIM AL KALMA TAYIBAH SADDAKA
Ameen wlhi wa nin qlbi nadifa leh
Amen Amen wll asad Ruux qalbi wcn weyan
Mashaa allah ilaaahey haidin xiifdiiyo asd iyo arimahen❤️❤️❤️🌹
#asad THE ONE AND ONLY
Respect bro❤️🙏🏾
M.a wllken huseen wl asad hagio allha ku daayo cafimad tama haku siiyo🤲🤲🤲
Arimeheena adigaba ninka arosoyo uu eeg masha allah 🤪🥰🥰🥰🥰🥰
Zax wye wallkeey wx walipa niyad waaye anneh ku aaminsanhy💪💪
Hmblyo wxn udiraayaa inkastoon garaneyn lamaanahaan isdoorty isku waara wallayaal🙋🙋🙋
Arimeheena goormee guursanee hh like saaraa bal
Adi goormee guursane
Sxbo lagu tashan karroh ayaa tihiiin wlhi reer hagio ❤❤
HUSEEN PPEH 1M DAWATAY WAR ADUUNAA LEGEND💋❤🇸🇴😘
Maanto ay thy bishu 15/1/2020 o ku beegan malinti arooskaga ku xigtey ayan dib udawadey videogan run ahaanti dad badn ayan ku arkey o aan maalinti igu horeysey fìirsaneyey muqaalkan an garanayn sida Ahmed Fj, Abdiqani, faadil dum dum, yahye hunter, asad, Ahmed maraq, abdilahi hagio iyo caruuska xuseen pepe. Lkn imika ay yihiin dadka Aan aadka u tageero ♥️ keep going guys
Arimaheena wlhi Aroos kaaga ayaan umaleynaaye waanba Oyn
Rabe 😢😢😯😍😘💘 Hambaliyo
Ayaan leeyahay Walaalkeena
ASAD abwe wxn ku leeyhy
Quruxda la sheegayo waa Qalbiga mar hdad qalbigaaga u qurxan yhy
Wax kaa dhiman malahan dhiira galintana waa tiirka Nolosha
Asad my favorite man adigan raga ka xushey ❤️🌹💞💯🙏🙏🙏
Hamplyo ❤❤❤Asad hagio iyo arimahena farxd kuwara
M.a hambalyo xuseen iyo sagal isku waara awidkiin aamiin
Asad wllky Alle waxan kaga baryaya inu lugahaga dib ugu soo celiyo bro walhi wan damqaday
Asad wlhi waa qof qalbi wngsn waayo farxada iyo xamaasada ayaa ka tan badatey xitaa waa uu ilmeeyey 😭😭🙏🙏🙏🙏
Quruxlow asad waxas niyadada hagalin dhamanteeb iskumidba nahay😍😍😍
Wilka miyuu Xanun san yahay sis
@@naftauroon3824 my abyo wa curyan yutube arimahena gudaha ugal wilka qisadisa oo full bd arkesa
Maad iskala bixin waan cusubahay like😁😁😁😁
markan arko somali aan kala qaybsanayn oo sidan u faraxsan waliba wiilasha somaliyed waxaan dareema farxad iyo inaan nahay dadka ugu wanagsan masha allah hadana markan arko kuwa wax dilaya wax gubaya wax xumaynaya oo wiilasha somaliyed ah wxad is idhahdaa yanba somali sheeganba gabi ahaan ba si walbay tahayba waxaan ahay somali ilaahay quruxdii somali lahayd ha soo celiyo ameen reerka cusubna ubad salixa ha ku arzaqo ameen
Wow arimehena cadi matihide rab an cadi ehen aya kuturte .keep going bro
Mash allah saying hi 👋 from Canada to Hagio family keep going mash allah
Zhp arimaheena wn ku salamayaaa.
Lkn stablizerkii giftga laguugu keeney mxad video ugu soo duubi weydey ama aad noo tusi weydey sida loo isticmaalo.
Go forward best somalian youtuber.👋👋👋👋👋👋
Kkk dhaqan xumo mexe ku hayaa ilmahan you tube ku waashah
Masha allah aroos wacan abti hussein😍😭😭
Hampaliyo marka hore walkey arimahena hada aragto commnti wallkeyga qalbiga wanagsan asad hajiyow iwu salaam❤❤❤❤❤❤
Mnsha allah wllhi you have very confedence wllo allah cagaha hakuso celiyo
2:35 ilahey ha isku kin waaro ika qoslisay hhhhmmm Asad hagio funny boy thy bro 💯👌😅🤣
Congratulations congratulations nice wedding
Arimahen dansigaada kahelay cadimaha kkkkk asad na waan ka qiirooday insha Allah cagahiisa uu ku is taagi doonaa horay ey Somali utiri nin illaah leh loma dardaar waliyo
Asad Hagio wll keep going 💪 brother WLIGA zida u farxsanow
Asc hanbalyo hanbalyo xuseeen iyo sagal marka xiga Asad WA WIIL fiican oo isku kalsoon qalbi balaran oo qurux. Badan ayuu leeyahy wll Asad alle cafimAadka iyo farxada hakuu sii siyaadiyo amin