Fadlan walal jooji sheekooyinka xun xun ee aad ayaantan aad soo dayso waa talo wallal lakin hadad barnaamijkagii "BAADI GOOB" Ilintir. uu ku hoos jiray Banaamij kale kusoco.
Abdilaziz Maamadii Ethiopia ka imaatay ee raadineysay 2 wiil oo Aabeheed dhalay 70 sano ka hor, cidii ay raadineysay ayaan ku xiriirinay waxaana loo xaqiijiyay in wiilashaas ay yaraan ku dhinteen. Mahadsanid.
maashaa allah kheer allha ku siiyo , ajar badan allah ka siiyi hawshaan
مشاء الله
Alaha ku barakeeyo waalidiinti noo kaa dhalayna alaha xidiyo aakharo iyo aduunba
Mashaa alaah ilaahay ha ku xifdiyo
Maashaa Allah Allah ku barakeeyo Aamiin Yaarabi
Wixii kuu keenaayo dhib iskadaa anaga dhib umarabno barnamijka ilintir wafarxad rabi ukeeney ❤❤❤❤
Maasha allah khayr baad kashaqaysaa ajar Allaha kaa siiyo
Wcs bahda Illintir Jzk kheyr Guuleysta A iyo Aqiro, xaqiiqdii
Somali weyn kaalin weyn bad ugu
Jirtaan, Rabbi ha idin xafido Aamiin
Allah haydin xafidoo adiga iyo inta kula shaqaysa dhamaan allah khayr haydin siiyo ❤
جزاك الله خير وجزا🎉🎉🎉🎉🎉
Maashaa Allaah
ماشاءالله تبارك الله. 🎉🎉🎉🎉🎉🎉
Asc..c/casiis Wallal waadmahadsantahay.100% 100.sida wanaagsan ee aad dadka kala maqan aad Isuzu raadineeysa
Labadaba waa dhagaystaa
Masha alaah 🎉🎉🎉
❤❤❤
Walaal waxad qabataa shaqadii dawladu qaban lahayd wallahy Somali waad isu taagtay .qofka keliyee umada somaliyeed u shaqeyaad tahay cajiib .
Walaahi ALAAH ayaa kaa abaal marinaayo ❤
☝️☝️☝️☝️☝️☝️☝🏿
Allaha kubarakeeyo
Maansha Allah qayr Alleh ku wlk
Ilahay khayr hasiiyo insha allaah cabdicasiis ow
Cabdi caziiz anaga ku helnay...hadhihin u helnay.. Faraday qeey ban kanahay ina adeer❤
Mansha alaah guul iyo goba nimo intii is heshaba
Maasha allaah
Waa. Runtaa. Soomaalida. Ayagaa. Is dhibaayo. Qofka. Wax. Haduu kuu helo. Baadi fur. Waa la. Bixiyaa Lakiin. Qarashka Maquul. Baa from ican
Asc masha allaha
C/casiis allaah hakukaraameeyo ilaa maalintii aad bilawday baafinta waan kuguxidhanahay gabadhii inanka yar raadinaysay hadana ninkii aykalatageen sohadlay sheegayna in uudhintay eedku bilawday barmaamijka waankula joognaa falyadcuu lahuu bibarakah walaal qaaliya mahadsanid shukran💯💯
Mashaa allah
Subxanallaah
Sadex sano ayan kugu xidhanahay inta aan filayo inay socotoy shaqadani shurudahana waan buuxiyay
Wallaal waan kugu xidhanahay waanan ku jecelahay
Aniga waan kuu ahay
Masallah
😭
Waa runtaan Ninkii tiisa Daryeelo ayaa tukale ku Dara
Fadlan walal jooji sheekooyinka xun xun ee aad ayaantan aad soo dayso waa talo wallal lakin hadad barnaamijkagii
"BAADI GOOB" Ilintir. uu ku hoos jiray Banaamij kale kusoco.
Asc waa ku ahay
Ani Saccerbs wan ku ahay wana ku share gareeya
Masha
asc abdi azez
Cabdicasiis waxaan kaa codsanayaa duco waxaan leeyahay murad adsg murarna aan massiv lahsyn adigaga iyo dadka kugu xidhanba
Wcs
Abdilaziz Maamadii Ethiopia ka imaatay ee raadineysay 2 wiil oo Aabeheed dhalay 70 sano ka hor, cidii ay raadineysay ayaan ku xiriirinay waxaana loo xaqiijiyay in wiilashaas ay yaraan ku dhinteen.
Mahadsanid.
Abdcasiwaxnayihoyi55jiahsgaridinwankuahydirdhabaiyankalasocdaalhakubarakeyo
Vedo gan hore ayan udawaday markii ay kuu bisharaysay
Zxb ❤
Abdicaziizow Allaha kuliibaano
Inta kalamaqan isuraadi laakiin dhulalkooda waahowl bantahay
Mahad sanid
Abdicaziz walalakay aya iga maqan talafonkaga side ku Hali Kara
Sxb aad baan kuula socdaa ❤murogada
War bilaash baa. Moodayay baafinta ma lacag baa iraaqada ma meelkale kadoon to
Shaqada heysaa waa mid dawlado waaweyn aanay qaban karin abaalkeeda illahay keli ayaa kuu gudi karo
anigu qoflanbar lagukor qoray maba amino ilaa uu afkiisa kashogolanbarkisa
Dadka loo hayay hantida intaas oo dhan ilayn wuuba kasmray kan hayayna intaas oo dhanbuu culays hayaye waa inuu bixiyaa baadi fad waa dhaqan iyo mamuus waalagu dhawaqay oo odaygii cubsurigii ayay somaliyi ucodays
Mashaa allaah ajar allaha kaasiiyo Hawley wayn baad uhaysaa umada
Hello
Mamadii curyanka eheed ayaa iigu xanun badneed
Muda naasaha dhacaanka kasocdaa kasii daran oo lacagta lagu aruursaa
Maasha allaah