Caruurta ay dhashay Marxuumad Luul Cabdicasiis oo Maxkmadda ka hor Sharraxaya qaabkii loo gubay

แชร์
ฝัง
  • เผยแพร่เมื่อ 6 พ.ย. 2024

ความคิดเห็น • 200

  • @abdiissackabdullahi1443
    @abdiissackabdullahi1443 8 หลายเดือนก่อน +3

    Such promising, vibrant and young souls! May Almighty Allah see them through

  • @SasmiyoMaxamedFaarax-ju3zp
    @SasmiyoMaxamedFaarax-ju3zp 8 หลายเดือนก่อน +19

    Bal arka cadalad daradan Gabadhi inlagubay weyshegayan hadaba ninki gubay wuu nolyahay sabab tnkle aniga hadan inta jogilaha walahi wanhadlila madaxweynaha waxakacodsana inuu cadalad uso dhiciyo dalxureyo hadda tahay ilmahan xaqoda siii tnkle qoralgeyka like badan saro siduu meelfog ugaaro madaxeynaha siduu u arko Allah ha unaxaristo marxumada hoyadey dhimatay isku magacyihin

  • @hamdahajifarah9974
    @hamdahajifarah9974 8 หลายเดือนก่อน +10

    My heart ❤ subhanallah. May Allah protect those innocent children! Please ❤ I will pray and make dua for there mother

  • @HafsaXiis
    @HafsaXiis 8 หลายเดือนก่อน +35

    Wlhi qalbigaa ka ilmeeye😢ilaahey xaqiina ha idin soo dhiciyo

  • @sumayash.cismaan6298
    @sumayash.cismaan6298 8 หลายเดือนก่อน +8

    Subxaana allaah waaxay waxan caruurta la waydiinayo 😭😭

  • @fawziaaden3952
    @fawziaaden3952 8 หลายเดือนก่อน +27

    May Allah granted her to the highest of jaantul may Allah give sabir iyo imam to her kids I am so sorry habo

  • @farxiyabashir1761
    @farxiyabashir1761 8 หลายเดือนก่อน +15

    Soomaaliyeey ducaysta dhibaatooyinkii waa nagu bateen in ilaahay dhibka naga saaro, mida kale caruuraha qaab loowareysta jirta iyo goobo kuhaboon oo qalabka caruurta kucayaaraan ladhigey si ayagoo arinta laga wareysanayo saameynta xanuunkeeda laga yareynayo. Allah waa subxaanahu watacaalaa ha u naxariisto aamiin hei

  • @Subxaaaaanalaaah
    @Subxaaaaanalaaah 8 หลายเดือนก่อน +7

    Subxaanalaah caruurtan ma ahayn in maxkadlakeeno oo suaalo caqligooda kawayn lawaydiiyo ilmahan qalbiga uadkee😭😭😭😭

  • @Hsjsjaaka15168
    @Hsjsjaaka15168 8 หลายเดือนก่อน +1

    ALLAH protect and bless these children. Pleass guide them and secure them Ameen 🤲 🕍

  • @kaiserhaji7008
    @kaiserhaji7008 8 หลายเดือนก่อน +8

    Subhana'ALLAH....Heartbreaking to watch.
    “O Allah, help and protect these children. O Allah, ease their pain and suffering. O Allah help those who are in need.
    O Allah, fortify their hearts and calm them like you granted Yusuf’s heart peace in the well.
    O Allah, Bestower of Mercy, bestow Your mercy on them.
    O Allah, You are the Giver of victory, O Al-Fattah, You are the Opener of doors. Aamiin

  • @anhaarabdi5407
    @anhaarabdi5407 8 หลายเดือนก่อน +2

    Hoyo sharaf leh we ehed ilmaheday kamuuqataa masha alah alaha qabto dhagarqabaha

  • @NasracarabXasan-jb5gu
    @NasracarabXasan-jb5gu 8 หลายเดือนก่อน +3

    msh alha inta ay laag leeg yihiin bay quraan kii dhameeyeeen❤ ilhy haydinku anfck

    • @FatimaAbdinaasir
      @FatimaAbdinaasir 8 หลายเดือนก่อน +1

      Hoyo ficin Aya dhashahy ilhy ha unaxariisto

  • @shukriabdirahmaan6066
    @shukriabdirahmaan6066 8 หลายเดือนก่อน +2

    Goormaa ilmayaasha yaryar markhaati noqdeen wlhi waa yaab subxaanallah

  • @Sucdiqurux81
    @Sucdiqurux81 8 หลายเดือนก่อน +7

    Walaahi waa. calool xumo😢😢

  • @dimpythehijabiqueen9993
    @dimpythehijabiqueen9993 8 หลายเดือนก่อน +3

    Cadil Waa Alle Wallahi watching this is so so painful Wallahi😢😢😢😢😢😢😢😢😢😢

  • @maxamedxamuud811
    @maxamedxamuud811 8 หลายเดือนก่อน +2

    allha is one ☝️ 😢❤

  • @eblamohamed1798
    @eblamohamed1798 8 หลายเดือนก่อน +3

    So sad wlhi dadkaas maa hada cadaalad laga sugaaa Illaahow aktaada ayeey cadaalad taalaa 😢😢😢

  • @dhuuxoadan8810
    @dhuuxoadan8810 8 หลายเดือนก่อน +2

    Yaaa allaaah😢 fawaqal xaqu wabadal ma kanu yac malun faqulibi hunalika wn qalibu saqirin ys rabiii 😢 alow umadada adigaaaa unba wx uqaban kara

  • @Hani-f5q
    @Hani-f5q 8 หลายเดือนก่อน +8

    Can ha la dilo hadii ay cadaalad jirto Walaahi waa Arxan laawe cadow Ah sub Aabahiin

  • @anabosman7722
    @anabosman7722 8 หลายเดือนก่อน +1

    Allahu akbar allaha unaxaristo

  • @Xamdi-n4m
    @Xamdi-n4m 8 หลายเดือนก่อน +2

    fariido mashaallah ilaahow udaa

  • @aknoor4
    @aknoor4 8 หลายเดือนก่อน +2

    ilmaha hadalkooda waa run

  • @baariAbdisamed
    @baariAbdisamed 8 หลายเดือนก่อน +2

    wax faa`ido ah kuma jirto in caruurta yar yar la waraysto lakiin waxa kali ah ee la rabaa waa in cadaalada la waafajiyaa dilaagii gabadha diley

  • @lakihaajiahmed
    @lakihaajiahmed 8 หลายเดือนก่อน +1

    Ayagoo og inuu asagu gubay ayeey hadana caruurta su.aalayan ilahey kabaqa adinka udhartay dadka dalka io diinta intaba marka caruurtas abahod manola hoyayadodna walagubay xaqooda usodhiciya rabi kacabsada ama ninkas anaga shacab ah faraha nososara anaga uga aari dona dhibataduu marsiyay carurtas io hoyadod sababta uuila hada umermerineysan maogin☝🤲😭😭😭ya allah😢

  • @FarxaanFaadumo-q1e
    @FarxaanFaadumo-q1e 8 หลายเดือนก่อน +1

    Ilahy waxan kabaryayA WANSOMANAYO HADAN AFURAYE HAF
    DU KANI CADALAD KUSHAQAYNWAYO IN ISAGA IYO DADKISABA BALAAYO UUNA UQUUDHIN QABSATO AAMIIN RIWAYADBY HAYAN BAL WAXAY RER XAMARKI CAWANKA AHA LASHIRYIMADEN DAWADA XASAN DHIUQAAN DHAAMIN

  • @safiamireisse9849
    @safiamireisse9849 8 หลายเดือนก่อน +1

    Hadii dabku u raysto qalbigu uma raysan inaad loyer qof u noqto ilmo yar oo qalbigoodu hurayo hooyadood ninki dilay difacdo akhiro waa las xisaabin lacagna marka wax mataraso ilmahaan idho xumo waa arkeen alle xaqa haso ifsaro waana korayan alle ha xifdiyo

  • @khadijakhalif3837
    @khadijakhalif3837 8 หลายเดือนก่อน +16

    Carurtinaa ooo yar yar nin.haaa gursanina gebdo

    • @fatima-sx2ff
      @fatima-sx2ff 8 หลายเดือนก่อน

      Anaa kugu racsan

    • @nimofarah8193
      @nimofarah8193 8 หลายเดือนก่อน

      100%walow aan anigu nin oo dhanba kasoo horjeedo hadiiba aad caruur leedahay iska korso

  • @deeqaahmed2607
    @deeqaahmed2607 8 หลายเดือนก่อน +4

    Maashaa Allah Gabadha yar 😭😭😭

  • @mustafabdikariim494
    @mustafabdikariim494 8 หลายเดือนก่อน +4

    Qoladan maxkamada gabadha yar ineeywareeysi kaqaadan makula yaabani sababtoo ah waa wada ciyaal xaafo reer muqdisho kayar kaweeyn waxaba waa isku age 😢😢

  • @AragzanOrshe
    @AragzanOrshe 8 หลายเดือนก่อน +1

    Caruurta Yar Yar qlbigooda hala ilaaliyo 😭😭

  • @Aziiza_A
    @Aziiza_A 8 หลายเดือนก่อน +2

    Subxanallah ilmaha maxaa su’aalaha aan macnaha laheen logu dhiba😢😢😢😢

  • @CagalaabTv
    @CagalaabTv 8 หลายเดือนก่อน +2

    Habaar Qabe Qoorta La Gashay Markaasuu Nafteydii Dhaaafiyey Ilaahay Ku Dullee Adduun Iyo Aakhiraba

  • @SahiimAbdullahiSheikh
    @SahiimAbdullahiSheikh 8 หลายเดือนก่อน +1

    May Allah granted us jannah ,and her children Allah forgive sabiir IYO imaan
    Young Man sorry

  • @najibmaow4755
    @najibmaow4755 8 หลายเดือนก่อน +3

    Yaa Allah
    Cadaalada adigaa haaya
    Wlhi qalbigaa ixannunaya
    Waxa caruurtaa ku dhacay waa Masiibo weyn
    Rabiyow xaqooda soo iftiimi😢

  • @YasminBarre-r8l
    @YasminBarre-r8l 8 หลายเดือนก่อน +2

    Allah haxiiftiiyo 💔

  • @SaidAlifarah
    @SaidAlifarah 8 หลายเดือนก่อน +11

    Waa Su aalo qaldan waxaa caruurta la waydiinaya waayo weli Waa caruur wax badan ma Kala saari karaan Mar haday saan mara o Waa bilaa cadaalad marxuumadu

    • @HaniMahad-w4l
      @HaniMahad-w4l 8 หลายเดือนก่อน +1

      Xeer ilaaliyaha ayaa maxkamada ka codsade wllo marqaati ahaan looma qaadanayo OK

    • @QueenSara-m8b
      @QueenSara-m8b 8 หลายเดือนก่อน

      Sax waye waxay ilmaha uwareysanayaan baba qalad ah sababto ah ninki baaba qirtay inuu gabdha gubay😭😭😭

    • @QueenSara-m8b
      @QueenSara-m8b 8 หลายเดือนก่อน +2

      Bal ninkas wen oo gardoraha isku sheegayo ilmaha yar wuxuu waydinayo firi😢ilaahow ilmahan iyo walidkii dhalu Luul ba qalbiga uqabooji Luulna unaxariiso yaarabi😭😭😭😭

    • @MaryanQurux-kf7ru
      @MaryanQurux-kf7ru 8 หลายเดือนก่อน

      ​@@QueenSara-m8baaamiin yaarabi

  • @Abdiqani00
    @Abdiqani00 8 หลายเดือนก่อน +2

    I am so sad 😢

  • @VbGi7
    @VbGi7 8 หลายเดือนก่อน +1

    Cadalada hadey adunka ku waayen aaqiro kuma shegaayaan😢😢😢😢

  • @zikibaaba1541
    @zikibaaba1541 8 หลายเดือนก่อน +3

    Caruurtaan aadka i yaryar ma aheen in maxkamad la horkeeno oo waxeey dhaawici-kartaa maskaxdooda.

    • @aqoonyahan4059
      @aqoonyahan4059 8 หลายเดือนก่อน

      Wixii ka xumaaba horay u arkeen wll, waraysi waxba ma yeelayo, hadayba arkeen hooyadood oo gubanaysa, haday meel kale joogi lahayen saxbay ahan lahayd, lakin imika indhahay saareenb, goobjoogna way u ahayen

  • @z_1032
    @z_1032 8 หลายเดือนก่อน +2

    Dameerkan su'aalo xumaa ..

  • @NasracarabXasan-jb5gu
    @NasracarabXasan-jb5gu 8 หลายเดือนก่อน +3

    ax ax wahi qalpig uu i xanuuuny ilhw ugurgaaar yaaa rapi 😢😢😢

  • @Abdiqadir9
    @Abdiqadir9 8 หลายเดือนก่อน +1

    Wataa soomali caqligeedu 😢😢 subxanallah

  • @King_Hazzaani
    @King_Hazzaani 8 หลายเดือนก่อน +1

    Alla waa caruur wallaahi wey iska qoslayaan

  • @Adiwahaab-e7p
    @Adiwahaab-e7p 8 หลายเดือนก่อน +1

    Waxan cadaalad mayaqanan caruurta saqiirada ayuuw wax weydiinaya ilaahow adaa caadil ah caruutan xqoda siih

  • @hafsaahmed1882
    @hafsaahmed1882 8 หลายเดือนก่อน +1

    Ninka caruurta ma isaga dhalay

  • @balqiisahmed3001
    @balqiisahmed3001 8 หลายเดือนก่อน +1

    Allah u gargaaro

  • @khalifhassanmohamed1272
    @khalifhassanmohamed1272 8 หลายเดือนก่อน +8

    Wallaahi illinta ayaan ceshan kari waayay. Innaa Lillaahi Wa Innaa Lillaahi Raajicuun. Rabbi ha u naxariisto Marxuumadda. Waa inay cadaalad heshaa.

  • @AragzanOrshe
    @AragzanOrshe 8 หลายเดือนก่อน +1

    Caruurta Yar yar qlbigooda ilaali ilaahey how naxariisto hooyadood
    Lkn tan uma baahna cadeyn Waa la ogyhy isagu inuu gubay ilahay nartisa haku fogeeye 😢

  • @mohamedfarah7972
    @mohamedfarah7972 8 หลายเดือนก่อน +1

    Sharciga muxuu kaqabaa in caruurta la wareysto ,illahay hau naxariisto hooyada caruurta

  • @Samsabadalyl4fy
    @Samsabadalyl4fy 8 หลายเดือนก่อน +3

    Maasha allaah❤❤❤❤❤

  • @cabdirahmancabdow3080
    @cabdirahmancabdow3080 8 หลายเดือนก่อน +1

    Illahiyow u gar gaar caruurtan agoonta ah😭

  • @deeqaahmed2607
    @deeqaahmed2607 8 หลายเดือนก่อน +4

    Caruurta Daaya hah ha weydiinina hooyadood,😭😭😭😭

  • @rukiaabdulle420
    @rukiaabdulle420 8 หลายเดือนก่อน +1

    Ciyaalka hadaan hadalkooda qiimeeyey run ma sheegayaan.intay sheegayaana waxay u dhawdahay wax loo sheegay.

  • @maryanbobo473
    @maryanbobo473 8 หลายเดือนก่อน +1

    Ilaahay subxaana watacaala qowlkiisa halagu dhaqmo qofkii qof dila waa in la dilaa sharciga islaamka wa in lagu dhaqmaa

  • @CusmciilsuseecCusmciilxuseen
    @CusmciilsuseecCusmciilxuseen 8 หลายเดือนก่อน +1

    ❤❤❤❤❤

  • @shakirahusein6386
    @shakirahusein6386 8 หลายเดือนก่อน +2

    😢😢😢😢 traumadaan weligeed kama baxayso
    Raxmaaaaaaan😭😭😭😭😭

  • @FarxaanFaadumo-q1e
    @FarxaanFaadumo-q1e 8 หลายเดือนก่อน +1

    Yaarabiyoow raxmaan waa ilmo ay kuso programiyen waxan shekadi hore tayari sidan way kaduwanayd waxay tidhi dorki hore intuu gubuu kuso xidhy guriga

  • @Amina-sahra
    @Amina-sahra 8 หลายเดือนก่อน +1

    Gabadhaa dhimatay mxkamada cadalad hahesho
    illahow ilmaha yar qof wanaagsan oo koriya gacantiisa gali😢

  • @safiaelmi3532
    @safiaelmi3532 8 หลายเดือนก่อน +4

    Caruurta in saan loo waraysto waa qalad

  • @UmuMowtas
    @UmuMowtas 8 หลายเดือนก่อน +1

    Is adkee

  • @CabdirisaaqsiyaadcabdiCa-tu2tq
    @CabdirisaaqsiyaadcabdiCa-tu2tq 8 หลายเดือนก่อน +1

    😮🥺🥺

  • @munahussein9687
    @munahussein9687 8 หลายเดือนก่อน +5

    Allahu akbar calolxumo badana🎉🎉🎉🎉Allow xaqa so saar🎉🎉🎉🎉

  • @KhalidMulla-h3h
    @KhalidMulla-h3h 8 หลายเดือนก่อน +1

    Cadaalad waa heleysiin inshalah 😢

  • @MunaAadan-h5p
    @MunaAadan-h5p 8 หลายเดือนก่อน +1

    Ax alla ha u gargaaro

  • @cabdirahmancabdow3080
    @cabdirahmancabdow3080 8 หลายเดือนก่อน +1

    Dhacdo xanuun leh runtii😭

  • @hoobalkiicaankaahaa8636
    @hoobalkiicaankaahaa8636 8 หลายเดือนก่อน +1

    Ma fiirsan karo wallahi waa arin tiranyadeeda sidata😭😭

  • @marwonur5325
    @marwonur5325 8 หลายเดือนก่อน +1

    😢😢😢😢 this is so sad wallahi…. How this young kids can answer those questions….

  • @SalfaHassan
    @SalfaHassan 8 หลายเดือนก่อน +1

    🎉tamale dadra dhaarinmaay ayuuyiri.waaqalad.allaah.halagacabsado

  • @KhadijaAimoi
    @KhadijaAimoi 8 หลายเดือนก่อน +1

    Walalhi wan iska oyey markan arkey caruurtan 😢😢😢

  • @FaatushPpe
    @FaatushPpe 8 หลายเดือนก่อน +1

    Sorry 😢😢😢

  • @hoobalkiicaankaahaa8636
    @hoobalkiicaankaahaa8636 8 หลายเดือนก่อน +1

    😭😭😭 ilmahaas xaqooda yan la dafirin

  • @fatumaawil6609
    @fatumaawil6609 8 หลายเดือนก่อน +1

    Waa qalbi jab maxakamad ma ha

  • @AliALI-fi4rh
    @AliALI-fi4rh 8 หลายเดือนก่อน +3

    Asc caruurta sidaaan loowaraysto
    Wax halaga bedelo plz
    Washukran

  • @abdourachiddjama3829
    @abdourachiddjama3829 8 หลายเดือนก่อน +2

    Fadlan haladilo ninka waxaan dhagaystay ciyaalka

  • @aminafarah138
    @aminafarah138 8 หลายเดือนก่อน +1

    Subxaan Allah ilmo yaryar oo awalba taroomo la kulmay in saan wax loo waydiiyp sow taroomo kale Masha?

  • @mohacade8773
    @mohacade8773 8 หลายเดือนก่อน +1

    War caruurtan wa sabi wax ee ogyihiin malaha teeda kle xaqa wa uu cad yhy maxa leesku meer meerinaa ninka qaatil ka ah ma laxukumo wlh hdi aan somali nhy diinta wan iska shgnaa mooye kuma camal falno Allhu akbar wlh maalinta qiyaamaha war wa jiraa allow xaqa natus khaatimadana kheer inoga dhig 😢😢😢😢😢😢😢😢😢

    • @Nintendo_mushroom
      @Nintendo_mushroom 8 หลายเดือนก่อน

      Caalmaka kale kuma noolid aa u malenaa ilmaha wa la warestaa lakin wala qariyaa wajigooda ilmaha wa kuwa ugu dhaw oo runta sheega

    • @mohacade8773
      @mohacade8773 8 หลายเดือนก่อน

      @@Nintendo_mushroom aad iyo aad Akhii hdi aan somali nhy wali maso dhawin

    • @mohacade8773
      @mohacade8773 8 หลายเดือนก่อน

      @@Nintendo_mushroom meel waxn jognaa nolasha aan qiimo ka laheen

  • @Ayaansuufi
    @Ayaansuufi 8 หลายเดือนก่อน +1

    😭😭😭😭😭😭😭😭😭😭😭😭😭

  • @katrasalat6575
    @katrasalat6575 8 หลายเดือนก่อน

    What kind of court is this asking a little kids question they already hurt enough so stop reminding them the pain not fair

  • @abdiladiif1462
    @abdiladiif1462 8 หลายเดือนก่อน

    Ninka carurta hoyadood dilay deg deg u togta somali dulqad badana 😢

  • @RaageAhmed-l2m
    @RaageAhmed-l2m 8 หลายเดือนก่อน

    inuu dilay wey cadahay caruurta sheegtay

  • @Mohaa-007
    @Mohaa-007 8 หลายเดือนก่อน

    Ninkan Sidaan arxan darada ah Caruurtan yar yar hoyadood Nafta dhaafiyay waa in si deg deg ah Sharciga loo waafajiyaa waa hadii ay Cadaalad jirto

  • @AminaMohamed-h1v
    @AminaMohamed-h1v 8 หลายเดือนก่อน

    yallah carurta iska daaya

  • @rukiaabdulle420
    @rukiaabdulle420 8 หลายเดือนก่อน

    Ciyaalka waa la soo programiyey waayo waxay leeyihiin ninkii falka gaystay ama media bay ka daawadeen wararka.adeer ama hebel xataa ma dhahayaan.

  • @ahmedmedwaismed2086
    @ahmedmedwaismed2086 8 หลายเดือนก่อน +1

    Ax ax ax arxanlaawayaal weeyi kuwani jaahilka yar yar waraysanaayo qofkii dilka gaystay ee agoomeeyay caruurtaa inla gubo isagana weeyi .
    Waxase meesha iiga muuqata markaan qiimeeyay suaalaha caruurta la waydiinayo waxaa ii cadaatay in wadaadkani difaacayo khaatilka gubay xaaskiisa xaamilada ahayd.

  • @cabduqadirmaxamedcumar8487
    @cabduqadirmaxamedcumar8487 8 หลายเดือนก่อน +1

    taalo allah ku maqan😢

  • @sagalcawil2832
    @sagalcawil2832 8 หลายเดือนก่อน

    Ala calol xumo wyna 😢😢 crurta mxa laga waraysanaya inanta yr waliged maskaxdeda kama bixi donto hoyaded oo gubanaysa 😢😢😢 wlhi wn qlbiga ka oyey

  • @aminaahmed9115
    @aminaahmed9115 8 หลายเดือนก่อน

    Subxaanallah caruurta waxaa ma qaadikarto maskaxdooda mana ahaan in mesha lakeeno, Allaah ayaan waxaba ka qarsoonay.😂😂😂

  • @XidigaXamar
    @XidigaXamar 8 หลายเดือนก่อน

    Aqlaaq xumadan meesha ka socoto bal Ila daawada ilmahan yar oo wareysiga qaldan la wareysanayo maa cadaalad ah IAM sorry 😔

  • @maxamedcabdibucul7593
    @maxamedcabdibucul7593 8 หลายเดือนก่อน

    Kas ayuu su aalo oogu warerinayaa oo uhabajinayaa 😢😢

  • @filsanegal3927
    @filsanegal3927 8 หลายเดือนก่อน +1

    😢😢😢😢

  • @AbdullahAhmed-pm9jf
    @AbdullahAhmed-pm9jf 8 หลายเดือนก่อน

    Sonalia 50 sano hada kadib lagama sugaayo in ay noqoto dawlad qabyaalad iyo qurunbaab ku ognahay

  • @filsanegal3927
    @filsanegal3927 8 หลายเดือนก่อน +1

    Xaqoda alle aw soo dhiciyo😢

  • @ifrahali5902
    @ifrahali5902 8 หลายเดือนก่อน

    Hawiye dowladnimo ma yaqaano bal waxaan fiiri

  • @Salman-h6t7e
    @Salman-h6t7e 8 หลายเดือนก่อน +1

    Ilahay haa ugargaro ilaantani yaar

  • @aragsanhassan1488
    @aragsanhassan1488 8 หลายเดือนก่อน +1

    Subxanallah 🥲

  • @risafeboy3499
    @risafeboy3499 8 หลายเดือนก่อน +4

    Hoooydiin Nacala Ku Yaaalo Caruruta aad Hooyadodo Gubteen Ayan hadan Waresanyesaan kwrn

  • @abwaanmaxamedaamiinchannel1982
    @abwaanmaxamedaamiinchannel1982 8 หลายเดือนก่อน

    Caruurtan waxay ahay in lagagu waraysto gurigii lagu gubay ma mada say utusan malaha aykala jogen yiyo gobtii falku kadhay

  • @dimpythehijabiqueen9993
    @dimpythehijabiqueen9993 8 หลายเดือนก่อน

    SubhanAllah this is so disheartening Wallahi these are babies I swear.
    Their mother has been burnt in front of them😢😢 why question them God knows what they have been or still going through shiiit.
    Somalia Walle ciqaab wee tala Ee ilmaha cadalad siya stop questioning them😢😢😢Alle kacabsada oo ilmaha xaqoda udhiciye

  • @FarxaanFaadumo-q1e
    @FarxaanFaadumo-q1e 8 หลายเดือนก่อน

    Ilahy kacabsato kulaha imanka alekaa qaad shekadisodhan way cadhy waxay ugogol xaadhysaa inuu yidhaahdo wu sirkhansanaa oo ladilimaayo madiibo gurigaaga kadilaacdy hadad cadalad kushaqaynwaydo

  • @shaakiraali1984
    @shaakiraali1984 8 หลายเดือนก่อน +1

    Weligey ma arag caruur maxkamad ka markhaati fureysa nin ka hadaad rabtaan inaad u fuutisaan maxaad caruurta murigeysan ugu sii kicinaysaa.wellee muqdisho in caro allaah taal mana doonayaan inay ka toobad keenaan

    • @rahmafarah6892
      @rahmafarah6892 8 หลายเดือนก่อน

      Mida kowad ilmaha wa marqaatiga kaliya e mesha jogay gudomiyaha maxkamadana wu shegay in side uhadlan laqimayn doono moqdishana qof kaliya kuma noolo otobadkenayso dad xun iyo dad fcnba wa joogan e ilaah cadalad ha u keeno marxumada ilmaheda samir alaha ka siiyo