SOORAAN IYO JAWAAN RIWAYADII UGU QOSOLKA BADNAYDA DAAWO

แชร์
ฝัง
  • เผยแพร่เมื่อ 24 ส.ค. 2024
  • ♥♥♥ Ku Soo Dhawoow Channelkaga , Fadlan ha ilaawin inaad Subscribe Gareeyso, Thanks ! ♥♥♥
    • Well Come To Your Channel Please Subscriebe Thanks
    • Channelkani waa Mid uu tagaan Raali Galinta Bulshada ,waxaana iska leh Camera Man ka Balbalaadhshe waxad kala socon dontaa Majaajilooyin aad u qosol badan waa KOOXDA XIGMO IYO XARAABO { Jilayaasha Jilaha Canka ah Abwaan Bashiir Qaashle, Safiya khaliif yuusuf iyo Xirsi cabdilahai Cali qolay iyo Nadra xirsi Cabdilaahi iyo Raxma Cabdilaahi maxamuud iyo Mustafe saleebaan kamo iyo Gudomiyee Yaasiin Balbalaadhshe dhamaan kooxda xigmad iyo xaraabo FADLAN HA MOGAAN HANA KA MAQNAAN MAJAAJILOOYIN TAXANE AH Waxad Hada Kala Socon dontan Filimadi Ugu Danbeyay Hamogan Commin Soon Koxdani Waxay Ugartahay SAAB TV

ความคิดเห็น • 157

  • @bashka1433
    @bashka1433 5 ปีที่แล้ว +82

    Caawa jimce aan kuwa salino nabigeena scw

  • @mahadow1
    @mahadow1 3 ปีที่แล้ว +7

    Allow u naxariiso Abwaan Sooraan 😭

  • @walaalqaysar4015
    @walaalqaysar4015 4 ปีที่แล้ว +29

    Hadad dawanayso 2020 like isaar plz

  • @nadiirbuux7987
    @nadiirbuux7987 4 ปีที่แล้ว +13

    Halsano kadib dawanayaa inta aragta like dhac

  • @imandaahir9787
    @imandaahir9787 5 ปีที่แล้ว +15

    Inta iga danbeysa liketa

  • @mohamedabdirahmanmahamod2514
    @mohamedabdirahmanmahamod2514 3 ปีที่แล้ว +1

    26/5/2021 cawa wuu inaga hooseya alle ha unaxaristo soran ismacil sugule geeri naxdinle bay ahayd runti

  • @abdirashiidnuur8675
    @abdirashiidnuur8675 2 ปีที่แล้ว +1

    Illaahay how naxariisto soraan

  • @mohamedjama9504
    @mohamedjama9504 3 ปีที่แล้ว +5

    Hadaad daawanayso 2021
    Like ta ha ila dhaafin

  • @munacadey3938
    @munacadey3938 3 ปีที่แล้ว +4

    😂😂😂😂😂😂😂😂😂😂 alaa beerka illahayow uu naxariiso😭😭😭😭😭 xarabadi aduunka

  • @YoungShakur1989
    @YoungShakur1989 2 ปีที่แล้ว +1

    Marnaba kama daalo in aan daawado, Allaha ya rahma adeer sooraan😥

  • @AbdiazizSaidAhmed
    @AbdiazizSaidAhmed 3 ปีที่แล้ว

    Allow kuu naxariiso marxuum Sooraan , wuxuu ahaa nin aan la heli karin oo cajiib ah aadna ugu fiican jilaanimada. Dambigiisa Alle ha dhaafo.

  • @mahamedhassan4613
    @mahamedhassan4613 4 ปีที่แล้ว +9

    Gal oo ijiidh wd I dhaafsantahee kulahaa

  • @sultanshaie2011
    @sultanshaie2011 2 ปีที่แล้ว +2

    Sooraan Allahayow Kuu Naxariiso😢Wuu Iga Qoslin Jiray Wlhi 😂

  • @abdullahimohamed2922
    @abdullahimohamed2922 3 ปีที่แล้ว +1

    Alha u nxaristo

  • @Xasan-174
    @Xasan-174 10 หลายเดือนก่อน

    Allah allah😊❤😊❤

  • @shamsudiinsahal6438
    @shamsudiinsahal6438 2 ปีที่แล้ว

    Alla Ha Nuxriisto

  • @yasirmohamoud2985
    @yasirmohamoud2985 3 ปีที่แล้ว

    Allow kuu naxariiso
    Khamiis sep-2-2021
    Kampala Uganda

  • @shuaybmgobyarey7879
    @shuaybmgobyarey7879 5 ปีที่แล้ว +42

    Naagta miyaanad adigu qabin ?mayee waan qabaa." Dee waanad qabin"
    Hadaa yaa qaba?😂😂😂

  • @abdirahmaanmohamedali64
    @abdirahmaanmohamedali64 3 ปีที่แล้ว +6

    5:20 waar waa laga dul guuray, uusigaadi baa meel kale ka baxaya😂😂😂😂

  • @abdirahmanlibaan5850
    @abdirahmanlibaan5850 3 ปีที่แล้ว +1

    Waa la ii waramay sooraan waa halaag

  • @cabdiqanicabdi2013
    @cabdiqanicabdi2013 3 ปีที่แล้ว

    Ilaahay ha unaxariisto 25 7 2021 ayaan daawanayaa

  • @munomohmed1437
    @munomohmed1437 3 ปีที่แล้ว

    Ilahayow unaxariso janadi fardowsa i ge

  • @ahmadooahmadoo2727
    @ahmadooahmadoo2727 4 ปีที่แล้ว +1

    Sooraan mashallh aleh ha xafidoo

  • @xuseenmaxamedayaanle4500
    @xuseenmaxamedayaanle4500 4 ปีที่แล้ว +4

    Yaa dawanaya November 2019 farta taag

  • @BaashemAadan
    @BaashemAadan 4 ปีที่แล้ว +5

    Wlhi wa inan ka xawishaa😅😅

  • @abdirashiidnuur8675
    @abdirashiidnuur8675 2 ปีที่แล้ว

    Masha allah

  • @mowliidshireofficiall8487
    @mowliidshireofficiall8487 4 ปีที่แล้ว +1

    waan qooslaa riwaayadan marka an arko dulibaadba taahay kulahaa

  • @xareedisxaaqcali1054
    @xareedisxaaqcali1054 4 ปีที่แล้ว +1

    Waa xawaaladaada

  • @Muwahib_khayre
    @Muwahib_khayre 3 ปีที่แล้ว +5

    Ruwayadan kama xiiso dhaco wllhi😂

  • @liibaannaasir3164
    @liibaannaasir3164 3 ปีที่แล้ว +1

    Iska soco waanku fahmee😂😂😂😂

  • @mustafekeybiiofficial3525
    @mustafekeybiiofficial3525 4 หลายเดือนก่อน

    2024 yaa daawanaya 😅😅😅

  • @zadeupdy5671
    @zadeupdy5671 4 ปีที่แล้ว +5

    Aayad dhanbay beenisay😂😂😂😂😅🤣

  • @muhiyadinahmed603
    @muhiyadinahmed603 4 ปีที่แล้ว +1

    Zakhraamiin

  • @dx_c4397
    @dx_c4397 3 ปีที่แล้ว

    Dhila ku dhashay

  • @cabdiqaniindho6013
    @cabdiqaniindho6013 3 ปีที่แล้ว

    Qosol aduun

  • @saynabahmed8563
    @saynabahmed8563 ปีที่แล้ว

    .waxsoodajinta

  • @ahmedqanciye5933
    @ahmedqanciye5933 8 หลายเดือนก่อน

    Xawaaladaadii baa meel kale ku buxaysa😅😅
    Malagu foorariyaa kulaha😂😂

  • @muhammadg2913
    @muhammadg2913 5 ปีที่แล้ว +7

    Waaaaar azxaabeey heesta reer barbara iso sheeka ee bodhari

    • @aliosman8418
      @aliosman8418 4 ปีที่แล้ว

      TH-cam ka ku qor reer berbera siyaartaan waxaa wada qaada saado cali iyo salaad darbi

  • @faysalabdi7353
    @faysalabdi7353 4 ปีที่แล้ว +5

    XawalaDaadipa meel kaLe ku dhacaYza😂😂😂😂

  • @abdisamadjama619
    @abdisamadjama619 5 ปีที่แล้ว +2

    Sooraan wx qalajiyay waa dharta sagashanakaba u dharanayo bilayo kugu dhacaday inta ila argatay give me like 🙋🏻‍♂️

    • @maanyuproductions903
      @maanyuproductions903 4 ปีที่แล้ว +1

      😂😂😂sidaan ujeedo qof kugu raacay majirto hal sano kudhawaad like makusaarno ee abwaanka xushmadiisa sii

    • @ansihaji6665
      @ansihaji6665 3 ปีที่แล้ว +1

      subxanalah maanta wuu dhinta yaa ka cafin😭

  • @calicatoosh8464
    @calicatoosh8464 2 ปีที่แล้ว +1

    Asc kkkkkk

  • @maanoiaxmed983
    @maanoiaxmed983 3 ปีที่แล้ว

    Khatar

  • @alfazaalhaji5988
    @alfazaalhaji5988 4 ปีที่แล้ว

    Sidhaa donto ugu galgalo

  • @massmass8300
    @massmass8300 3 ปีที่แล้ว +1

    WALIGAY LAYMA MASAAJAYN
    😂😂😂😂😂😂😂😂😂😂😂😂

  • @ismailabdi3047
    @ismailabdi3047 3 ปีที่แล้ว

    Odaygan sooran ah dhaar ba laga raacay

  • @apdirahmanahmet6082
    @apdirahmanahmet6082 4 ปีที่แล้ว +2

    Iska naar ragga

  • @deeq7394
    @deeq7394 2 ปีที่แล้ว

    Alehawnaxariso

  • @DHALINYAR
    @DHALINYAR 5 ปีที่แล้ว +4

    Hhhh wanku fahaaneh izka zooco kulahaa oo ijiidh

  • @abdiwali9282
    @abdiwali9282 2 ปีที่แล้ว

    June 05 2022 hrgysa
    02:04am

  • @asaddd4650
    @asaddd4650 4 ปีที่แล้ว +3

    Waxaa dhulka marmaraya waxkalay wadaan wlhi waa qosolay

  • @kaltounabokor572
    @kaltounabokor572 3 ปีที่แล้ว

    illahow ku naxariiso

  • @massmass8300
    @massmass8300 5 ปีที่แล้ว +2

    Kkkkkkkkkkkkkkkkkk
    Jiri malagu foorrshaa
    Kulahaa

  • @faysalabdisigad200
    @faysalabdisigad200 4 ปีที่แล้ว

    Hadan ana shaax cabahayaa cadeys ah inoo wada sheekada

  • @dhagacadecade3345
    @dhagacadecade3345 4 ปีที่แล้ว +2

    Adigu ragga iska naar kulahaa sooraan hhhhhhh

  • @dhagacadecade3345
    @dhagacadecade3345 4 ปีที่แล้ว +1

    Arintayda wan haystaa sida taqaanayna maaha hhhhh

  • @faycalchannel6621
    @faycalchannel6621 4 ปีที่แล้ว +2

    Dumarkina ragoday hogaynyan anaga ya na hogaynya

  • @engkhadarshiine8842
    @engkhadarshiine8842 3 ปีที่แล้ว

    kalay kalay jiifso ama ha jifsan

  • @sheikhbariwalbaxri7112
    @sheikhbariwalbaxri7112 4 ปีที่แล้ว +1

    Cawishe iyo laga xawishe kkķkk

  • @hamzesalan8528
    @hamzesalan8528 4 ปีที่แล้ว +2

    Ilashada baylahdina😂😂😂🤣🤣

  • @WEELEEMAHADHADA
    @WEELEEMAHADHADA 3 ปีที่แล้ว

    Heesuhu waa Fasaad iyo fisiq ayuu luqad aad garan kartaan inoogu sheegay...
    Lax Dhukkaney waxan fahan

  • @abdourahmanyoussoufahmed4811
    @abdourahmanyoussoufahmed4811 3 ปีที่แล้ว +1

    Ila yar yar-ki wa weerar😅😁🤣🤣

  • @zakariyemohamed6788
    @zakariyemohamed6788 2 ปีที่แล้ว

    Qiiq ma lagugu shida😅😅

  • @bamsitiger8966
    @bamsitiger8966 3 ปีที่แล้ว

    Saxibmashl

  • @najahqueen1328
    @najahqueen1328 5 ปีที่แล้ว +3

    ✋🏾✋🏾☝️👆

  • @rayaanxcrahman4343
    @rayaanxcrahman4343 4 ปีที่แล้ว +4

    unsigagi aya melkle ka bxay

  • @shamsudiinsahal6438
    @shamsudiinsahal6438 2 ปีที่แล้ว

    Hadaa galoo ijiidh Waabad idhafsantahe kkkkkkkk

  • @fadxidaud
    @fadxidaud 4 ปีที่แล้ว +1

    Hhhh waad i dhaafsantahaye i soo jiidh

  • @hassanabdikadir7051
    @hassanabdikadir7051 3 ปีที่แล้ว +1

    kkk uun sigaagi ayaa meelakle kabxaaya

  • @yusufosman4707
    @yusufosman4707 3 ปีที่แล้ว

    Waa lagaa dulbooday

  • @ahmedcabdiraxman1089
    @ahmedcabdiraxman1089 3 ปีที่แล้ว +1

    Meelkale ayay kalmaduhu ku baxayan gabadh aamusan ma jirto

  • @ahmedcabdiraxman1089
    @ahmedcabdiraxman1089 3 ปีที่แล้ว

    War Malagu hogiyaa oo lagu foorariyaa oo qiiq malagugu shida habeenkii sidaa malagu qaadqaadaa

  • @Mohammedoslo
    @Mohammedoslo 3 ปีที่แล้ว

    Shaydaanka Iska naar🤣
    Soorana ku lahaa adna raga iska naar😂😂

  • @abdifitaahmohamed6457
    @abdifitaahmohamed6457 4 ปีที่แล้ว +1

    Uunsigaaga melkala kabaxayo😀🤣😂😃

  • @maxamedofficail8720
    @maxamedofficail8720 3 ปีที่แล้ว

    Kkk

  • @libanyalibanya4418
    @libanyalibanya4418 4 ปีที่แล้ว +1

    kkkkkkkkkkkkkk

  • @axmedabdirashiid7749
    @axmedabdirashiid7749 4 ปีที่แล้ว

    Free kaa dhignay

  • @bathriamohamettofficial3366
    @bathriamohamettofficial3366 4 ปีที่แล้ว

    Yaaaab🙂🤔🤔🤔🤔😍

  • @zakariasaid3990
    @zakariasaid3990 4 ปีที่แล้ว

    hhhhkkkkkk sooran iyo jawan

  • @alinoorahmednajji1955
    @alinoorahmednajji1955 3 ปีที่แล้ว

    SOORAAN: ayad dhan bay beenisay😁😁😁😁

  • @akirtulzaturki8119
    @akirtulzaturki8119 3 ปีที่แล้ว +1

    Sooraan kulahaa ina adeer waa adiga Islaanteyda uun lahaaye bl iiwaran hhhhhhh

  • @hassanabdikadir7051
    @hassanabdikadir7051 3 ปีที่แล้ว

    huunsigaagiiba meel kale ku dhacyee kkkk

  • @ahmedqanciye5933
    @ahmedqanciye5933 8 หลายเดือนก่อน

    Raga iska naar dee😂😂😂

  • @abdirahmanmahamad1835
    @abdirahmanmahamad1835 4 ปีที่แล้ว

    Hhh

  • @masnamustafewaaogaaden2864
    @masnamustafewaaogaaden2864 3 ปีที่แล้ว

    Malagu hogeeya hhhhhh

  • @amiirinaboqore7501
    @amiirinaboqore7501 4 ปีที่แล้ว +1

    Kulaha wllahi xita kuwi yar yara waa weerar

  • @axmedchannalaxmedchannal8486
    @axmedchannalaxmedchannal8486 5 ปีที่แล้ว +1

    Macnahawada wa maxay😀😀😀😀😀

  • @yaasiinmaxamed7417
    @yaasiinmaxamed7417 4 ปีที่แล้ว

    Kkkķkk

  • @zakariyefooxaali7718
    @zakariyefooxaali7718 4 ปีที่แล้ว

    🥰

  • @abdiasiistuweys7263
    @abdiasiistuweys7263 4 ปีที่แล้ว +6

    Kkkkkkk sidaad toonto ugugalgalo kkkkkkkkkkk

  • @fadxidaud
    @fadxidaud 4 ปีที่แล้ว +1

    Hhhhhhhhhhhh

  • @mahadow1
    @mahadow1 3 ปีที่แล้ว

    Cabdulqaadir Codeey 😂

  • @yaasiinmaxamed7417
    @yaasiinmaxamed7417 4 ปีที่แล้ว

    Hhhhh

  • @ruqiyaali3856
    @ruqiyaali3856 3 ปีที่แล้ว

    Kkkkkk

  • @dahirosman35
    @dahirosman35 3 ปีที่แล้ว

    A

  • @deekh767
    @deekh767 4 ปีที่แล้ว +4

    Dumarka waxaa hanaga maqashin dulibaa tahy kulahaa

    • @ahmedcabdiraxman1089
      @ahmedcabdiraxman1089 4 ปีที่แล้ว

      khalid qeys
      Usheeg xfdaha hanaga dumin waxas dumarka hanaga maqaahiin dulinaa thy
      Mida kle
      War Malaga huwiyaa oo Malaga foorariyaa

    • @ahmedmohamedcasayr22
      @ahmedmohamedcasayr22 4 ปีที่แล้ว

      😂 waxa kale oo qosol ah Ragga iska naar adigu

    • @libanyalibanya4418
      @libanyalibanya4418 4 ปีที่แล้ว

      kkkk dumarka shaqeeya

    • @jamasalebaan9866
      @jamasalebaan9866 3 ปีที่แล้ว

      Wlhy si niyada u beer casaady

  • @Yaxyebisle
    @Yaxyebisle 3 ปีที่แล้ว

    Oh sory alla hayow u baxariiso😭😭🤲🤲🤲

  • @qaslaancagadahab1913
    @qaslaancagadahab1913 5 ปีที่แล้ว +2

    Sheydanka iska naar ...raga iskanaar kulahaaaa 😆😆😆😆

  • @cadnancumar9984
    @cadnancumar9984 3 ปีที่แล้ว

    Sidaad doonto ugu gal galo🤣🤣🤣

  • @hassanhariir3928
    @hassanhariir3928 4 ปีที่แล้ว +1

    Kkkkkkkk

  • @burhaanabdinuurabdinuur5431
    @burhaanabdinuurabdinuur5431 3 ปีที่แล้ว

    0020