Waa sax waa qiyano qaran waxa ay madaxda somaliya ay samenayan sawabto ah maba ay garanayan waxa ay mesha u joogan ee odayasha xilka lacagtoda baa kentay anaga ma kee nin
أللهم اهلك الظالمين بالظالمين واجعلنا من بينهم سالمين. Trm waxuu wado waa duurxul. Meesha uu rabo waa Wadan ☪️ 🕌 🕋 ah oo uu rabaa in uu kadhigto Caribbeanta Cusub. In shaa Allaah Ilaahay Sharkiisa isaga Allaha kuceliyo. Allaha naga badbaadiyo sharkiisa. أللهم اللف بين قلوب الصوماليين وأصلح ذات بينهم واهدهم سبل السلام ونجهم من الظّلمات إلى النور وجنبهم الفواحش ما ظهر منها وما بطن أللهم امين أللهم كما خلقتنا اعزاء لا تذلنا لغيرك اللهم آمين يا ذالجلال والإكرام يا رب العالمين.
ASC Fam hanoo cabsaniina hadaan nahay reer Canada 🇨🇦 Trump wuxuu dhibsadey president trudo oo jecel qaxootiga ka soo qaxayo America ayuu soo dhaweeynaa waa intaas waana dad somaliyeed welcome to Canada 🇨🇦
Somalila way hoogtag Talabaad somaliland waa la aqoonsanayaa Tasadexaad waxa aad eegtaa xasan sheekh marka uu siiyay Ethiopia bada ta so maliland intaanad eegin
Looma saxeexin wax bad ahna lama siin waad soo daawan karta xukumadii xilka warejisey ay ku shegayeen Ethiopia wax bad ah looma saxeexin, beenta jooji xukumada cusubna ee talada dalka qabsateyna ma siineyo khayraadkeena.
وعليكم السلام ورحمة الله وبركاته Wligy xiidan shisheeye ma arag cadaan walaa madaw alx Karaamo la aan ayaad daremi runtii insha allah konfurtuna wayka bixi insha allah lkn manta meeshi ugu hosaysay ayy madaxdenu marayaan heer ay dadkii dhinty xabalohodii soo faagaan 😢😢😢
Allaah is the greatest ☝
Allah is greatest ☝️☪️
Subxaanallaah Allaah weeye magaca Rabbiga ay ☪️ 🕌 🕋 Muslimiinta Caabudaan.
100%
Ilahay hawanajiyo khatumadeene ❤❤
آمين 🤲🏿
وَمِنَ الَّذِينَ قَالُوا إِنَّا نَصَارَىٰ أَخَذْنَا مِيثَاقَهُمْ فَنَسُوا حَظًّا مِّمَّا ذُكِّرُوا بِهِ فَأَغْرَيْنَا بَيْنَهُمُ الْعَدَاوَةَ وَالْبَغْضَاءَ إِلَىٰ يَوْمِ الْقِيَامَةِ ۚ وَسَوْفَ يُنَبِّئُهُمُ اللَّهُ بِمَا كَانُوا يَصْنَعُونَ
Ilaaahy hay Noo daayo ☪️ diintyada islaamka 😢❤
أعظم رجل في التاريخ وحتى قيام الساعة هو سيدنا محمد صلى الله عليه وسلم من قرأها يضع👍🏽❤️🌸
Itobia iyo qashinkeeda waala saaraa
Walalyal an ku wada salino nabigena maxamed scw scw scw ❤️ please ❤️
Somalia wllhi bllhi wadanka dhalinyarada ayuu kadhinty qof walba wada ladhaho guulyso oo hadafkaaga gaar unbaa lagu Yiri WA mshruuc reer galbeed qof wadanka difaca majiro
Horta niyoow waddankan aad sheegaysaan xagguu ku yaal; soomalida is ogol waatee, Waddan difaacid miyaanu heshiis soomali dhexdeeda ahi ka horreyn. illeen wax kasta dhakada lagama bilaabee. Immimka maxaa socda, immisa dagaal oo soomali dhexdeeda ah ayaa socda, saacaddan aad joogto, bal tiri. Ayadoo sidaas ay soomaalidi iskugu maqantay, oo maalin kasta dhiig soomali daato , soomali kale daadiyay, miyaa dal difaacis ka sheekaynaysaa?
Dhalinyarada hogaamiye ma heestaan
Qabiil ayay ku mashquleen
يا حي يا قيوم برحمتك
نستغيث فرج عن إخواننا في غزة🤲
اللهم آمين يارب
ilaahay meel kale haw jeediyo cadowga muslimiinta
trump kii dhexdiisa burburiya allaah ka dhigo kii qasrigii cadaa madow ubadala alaah ka dhigo kii muslimka aan sooba gaadhin allaah ka dhigo
aamiin dhaha wllyal😢
Allaahumma aamiin yaa dal JALAALI WAL IKRAAM YAA RABBIL CAALAMIIN.
Amiin
Aamiin yaa
Aamiin yaa rabi
Walal ogansho xasan sh. Iid weeyneyda magaarayo inshallah
ogaansho i love you
I am your sister from Gaza 🇵🇸 I ask you to pray for us, 💔💔..,,
May Allah swt grant you victory and free the whole of palestine from the enemy ❤❤
InshaAllah Gaza will be free
استمر يا افضل قناة في اليوتيوب
Waa sax waa qiyano qaran waxa ay madaxda somaliya ay samenayan sawabto ah maba ay garanayan waxa ay mesha u joogan ee odayasha xilka lacagtoda baa kentay anaga ma kee nin
حسبنا الله ونعم الوكيل.❤
Waan nalooga daran yahy wlhi trump iyo canada ee karamadeena aan soo ceshano 💔
Soomaalidana Sharaf Bartee Utaalaa Cabdiyoow?
*Alsalam Ealaykum from Gaza 🇵🇸..😢*
وعليكم السلام
سبحان الله وبحمده سبحان الله العظيم.❤
FidrataLLAAHillatii fadarannaasa jamiica ......
اللهم انصر الاسلام واعز المسلمين وارفع بفضلك عن راية الحق والدين .🤲
Xilligii la isku awood sheeganayay baa la gaaray
Hogaamiye kooxeedyada somalia amisom haku mashquulsanaadaan
القدس لنا بإذن الله❤
❤illaahow❤ islaamka guulsii aamin aamin aamin ❤yaa rabi❤
Mudane dhagtada isoo dhawe trump waa jaximo holac 🔥 tufayso shaki la aan 😅
Ma sheege hee 😂😂😂😂
In shaa Allaah isagaa isgubaayo.
😂😂😂😂😂😂😂😂
Xaqiiq ayaa lagaala hadlayaa adna ciyaar ayaa ku jirtaaa 😢😢😢😢
wcs utd cumar
(إنَ للَّه وإنَاإليه راجعون )
استغفر الله العظيم وأتوب إليه.❤
Sax waaye ilaahay da,ka hanoo xifdiyo yaa ladif yaa Allah faraj Allah qarib inshaa Allah
Ilaahey haisku diro gaaladan🤲
أخي الله يحميك ❤
First comment 😮
لازم تعترف الحبوش انها محتله اراضي صوماليه قبل الاعتراف بقتل جنودها في الصومال.
Tusaalaha aad uso qaadatay
Arrimaha badda waa mid dhab ah waana tusaalihii ugu saxsana uguna fududaa...
Soomaalida Waa Jileec Sida Suufka Oo Kale
وعليكم السلام ورحمة ❤
Somalia 🇸🇴 🇸🇴 waa meel hoogtay
Soomaalida Oo Dhami Ayaa Sidaas Ah Cabdiyoow
Good pro❤
Soomaalida anagaa isu xaniyo leh waxa caalamka ka socdo kamaba warheyno aqas
Kilalka 5aad. Cagjar kasoo hadal, waa danbiile dad gaara bartilmaameedsanaya
Ninkan waa darood mareexaan ah haka sugin hiil
Waa yaab yaabkiis sawka yidhaahdo dimuqraadiyada ayaan u ololeeyaa ciraaq iyo meelo kalle oo badan ❤❤❤❤
Qabyaalada ku dhimo Cumar inshaar
لا حول ولا قوة الا بالله.❤
bada Xasan Sheekh Iibiyey maad Kasoo Hadashid Tii Muuse Bixi ba waa digii ka Hadlaayev😡😡😡😡
Haduba kahadle mamaqashid miyaaa walal?
Fahan
Wuu kahadlayaa
Kulaabo videoGA
Wxan laga hdlyzo wxyy hdaa 😅
Waa waali aan qacliga biluadamka uuna galayn,lkn anaga kuwa madaxda noo ah waa koromo walhi
Frist person Like iisaar pls❤
1.Afsoomaaliga Faaladaada Kusoo Qor
2.Garaadkaada Ka Shaqeeysii Oo Qoraal Macno Leh Soo Qor
Waa Odey waalan waxa taageerana ma dhaamaan
صلوا علي الحبيب ❤
Illaahayow isku dir aamiin ❤❤❤
Wadanka xasan maleh shacab balaadhan ayaale mana iibin karo intaa madaxweynaha banama gartey xasan magaranayo subxaanallaah
Soomaaliyay toosa wll❤❤❤
Hassan shikh badi inu ibiyay ma ogid miya Cumar wllo bal kaso hadal haday macqul tahay❤
Shaxdaan waa la fahmay badala bada la ibsaday waa wareey 😁😁 ha ka so hadlo itobiyan ka gado qabsaday
Wcs 🙏 😊
Talo soo jeedin sxb muqaalada yar soo kooob
ilahay isku jabi gaalad
🎉🎉🎉🎉🎉🎉🎉
🥺🥺 🥺.. *Ma-jiraa qof walaal ah oo maanta xaaladayda hoos u eega.* Sanad waxan la daalaa dhacayaa xaalado nololeed iyo mid caafimaad oo liidata. Markaygi hore waxan ahaa qof waxbartay oo shaqaysta iskuna filan balse marki xaaladdaan i haleeshay wax walba waa is bedeleen, ilaahbaan ku dhaartee xitaa ma awoodo nolol maalmeed iyo hooy aan dego oo meel masaajid ah ayaan ku noolahay. Ma jiraa qof walaal ah oo xaaladayda hoos u eega oo wax uun iga tari kara. Lambarkayga waa
( *Labo Shan Labo Lix Hal Eber Labo Shan Lix Lix Todobo Saddex* )
Ama isagoo caadi ah waa midka sawir ahaan iigu saaran. Magaceygu waa Nuur Cabdi oo jooga Muqdisho
Asc, madaxda Somalia ma ah siyasin ee waxey u arkan cadow qabilada kale ee somaliyed, 😭😭😭😭😭😭😭😭
Trump waa niin walaan
Gold voice ❤🎉
Cawaaduuu dhintey farddii addunka😂😂😂😂
Helo
Trum kaalay dhulka somalida qaado intii afrikaan madaw qaadan lahayeen
Iskadaa banama
Anakaa dhul iyo badba ku siinayna 😂
Wa sida ay u farakarayaan siyaasiinteena somaliyed😢
5:49 wllhi marna waa qoslay marna uurkaan ka murugooday💔😭
Fadlan Adduunweynuhu ha isu tago oo soomaliaya quraan ha saaro. Bahdii baa ku guudhaye!
Aad baad ugu mahadsan tahay isbarbardhiga aad adeegsaday waana sida ugu saxsan laakiin somali iyada meeshaa is dhigtay marka siyad bare dictator nimo loogu kacay 1990 maantoo 2024 go, maamada iyo masiriga uu qaato hal qof oo aqoon iyo Waaya aragnimo u leheyn siyaasad
Ma anagaa siinay turkigaa naga siyaye Sababtoo ah wadankiiba turki iyo ikhwaanul muslimiiin baan kagadanaye
أللهم اهلك الظالمين بالظالمين واجعلنا من بينهم سالمين.
Trm waxuu wado waa duurxul. Meesha uu rabo waa Wadan ☪️ 🕌 🕋 ah oo uu rabaa in uu kadhigto Caribbeanta Cusub. In shaa Allaah Ilaahay Sharkiisa isaga Allaha kuceliyo. Allaha naga badbaadiyo sharkiisa.
أللهم اللف بين قلوب الصوماليين وأصلح ذات بينهم واهدهم سبل السلام ونجهم من الظّلمات إلى النور وجنبهم الفواحش ما ظهر منها وما بطن أللهم امين أللهم كما خلقتنا اعزاء لا تذلنا لغيرك اللهم آمين يا ذالجلال والإكرام يا رب العالمين.
Aniga waxa murug igu heyso somalida is leeyneyso cadow oo dhana isku diyaarinyo inu qeyb wadanka ka mid ah qaato💔😞😓
Cumar inshaaroow, inaga Daa, Soomaalideena Dadka Ugu Jilicsan Bariga Afrika Ayaanu Nahay E
Waxaan arkay anoo leh ( Masha Allaah , war ninkaan waa nin raba inuu wax kharibbo 😂) ciilkii baa igabadtay Alloow Gaal jsku jabi❤
ASC Fam hanoo cabsaniina hadaan nahay reer Canada 🇨🇦 Trump wuxuu dhibsadey president trudo oo jecel qaxootiga ka soo qaxayo America ayuu soo dhaweeynaa waa intaas waana dad somaliyeed welcome to Canada 🇨🇦
American ku soo kuwa iskugu dhaw Canadian ka, inkasto Canada ka dhul weyn tahay hadana odeygas trump Canada wuxu ku doonta waa daan-daansi cad!
Alow khatumada khayr nogu khatin😅
Miyaad sarqaantay cumar somali loogama horeyn farmaajo waa xabashi inoodhuuntay
Iskadaa burburiinta wadamadaa kale
Ka hadal taa dalkagaa kusoo socotaa
Somalia wax ladhoho miya jira falastiinta Africa ayaan nahay
Hareerihisi buu ka bilabeybe masakinti udhowa 😮
Canada marekanka Labo jeer oo hore ayuu Soo weerary labadii jeerba Waa la jabiyay 1775/ 1812 HADA oo 2024 hub casri heesto muxuu ka qaada tankale Hubkiisa diyaaradaha dhan Canada Lagu sameeya Waa wax aan dhici karin
Duurxul waaye waxiisa. Ninkaas Soomaaliya ayuu uxiiseysan yahay Caribbeanta Cusub ayuu rabaa inuu kadhigto.
Oo greenland yurub kuma talee denmark iyo maraykan way u siman yihiin waxaan moodayay meel yurub ku dhex taala
Ethiopia muuse biixi ayaa u saxiixay bada hadaan lagala wada hadlin toos ayey u qoonsaneysaa somaliln weyna qaadaneysa maxaa la sameyn karaa ileen meshaas ciidan nooma joogee
Somalila way hoogtag
Talabaad somaliland waa la aqoonsanayaa
Tasadexaad waxa aad eegtaa xasan sheekh marka uu siiyay Ethiopia bada ta so maliland intaanad eegin
Looma saxeexin wax bad ahna lama siin waad soo daawan karta xukumadii xilka warejisey ay ku shegayeen Ethiopia wax bad ah looma saxeexin, beenta jooji xukumada cusubna ee talada dalka qabsateyna ma siineyo khayraadkeena.
WAA ALXAMDULİLLAH TRUMP CADOWGİİ UU DHİHİ JİRAY SOMALİA WAXAA KA DİFAACAYNAA USAİN UU MAANTA CANADA İYO MAXİCO İYO CREENLAND UU LEEYAHAY WAA CADOWGAYGA OO DARBİYADA U SOO İSTAAGAY WAA NOOC RUCBİGA İYO CABSİDA KA MİD AH DHİİGGİİMUSLİMİİNTA AYAA HAYYA
Alle hakayeelo trump qasciga cad mid ubadala qasriga madow .
Ilahyna hafashiliyo cadowgeenna
Lama maqlo bila cod weeye wll
waa Kuma hudle
Anaka badena iyo wadanka waxa leh mar walba dolada xilka qabato 😢 ileen shacab ku banan baxay oo xanaqaya majire 😢
Trump Waa shaydaan😶🌫️🫨alahay Somalia haka ilaliyoo
Waayo umad gajeysan ayaa jogaan wan Rabaa hadu daho
Way kagadayaa madax deen😂😢
Waaa sheekda itoobiya ay doonyso
hassan sheikh waa in lagabdajiya xilka qiyanada qaran uu sameyaya owgeed waana in ladilaa
Soomaalida Ma kala Roono
Shekada fahmaa walaalayaa
Yuhuuda laraabaa in lasiiyo dhul badan arbeed ,
Somaliyana in lasiiyo ethiopia
Warka meelkuqoraa
Eyga Donal trump waa eyga burburin doona wixii la odhan jiray USA ilaahay idankiisa 🥱
وعليكم السلام ورحمة الله وبركاته
Wligy xiidan shisheeye ma arag cadaan walaa madaw alx
Karaamo la aan ayaad daremi runtii insha allah konfurtuna wayka bixi insha allah lkn manta meeshi ugu hosaysay ayy madaxdenu marayaan heer ay dadkii dhinty xabalohodii soo faagaan 😢😢😢
Somaliland waxa ku rabtay aqoonsi xasan muxuu rabay
Somalida reerka mid ah waa itooobiyan
Thrum waa nin waalan 😅😅😅
Asc cumaro iwaran
0:09 0:12 0:14
Masha alaah Waansoo dhaweeyneeynaa Waa waxfiican Tonaö daraam ?
Inankiisa ayaa faafiyay sawirka sifican uakhri 😂😂
Sxb maad buug soo sartid
Aftrumpo waa nin waalan oo istus badan hadalkiisu qiimo ma leh🥲
Waa nin waalan
ustad cumara dhagrystay mana malin mushcaarif eesh😅ben ayad sheegty
Waa sida somali aay baad soomaliya bada wallhi waan qoslay 😂