Ma Jirtaa Mar ay Banantahay Qamaarka BET Ka Lacagaha Lasaarto Cayaaraha? Macalin Ciise Sudaysi

แชร์
ฝัง
  • เผยแพร่เมื่อ 22 ธ.ค. 2024

ความคิดเห็น • 27

  • @apdyqnimoha2363
    @apdyqnimoha2363 3 ปีที่แล้ว +14

    Zxb waxaan ahay qofkii ugu horeeyey ee like gareeya muuqalkani

  • @illintir
    @illintir  3 ปีที่แล้ว +7

    Fadlan share dhaha Kheerka Mahadsanidiin

    • @ibraahimadan5625
      @ibraahimadan5625 3 ปีที่แล้ว

      barakalaah fiik bro jawabna wan kaga fadhiyaa ilaa hada

    • @beautyofislam8253
      @beautyofislam8253 3 ปีที่แล้ว

      Masha Allah wll waa dadaalee. Ilaah swt haku xafido lkn youtubekaagaa ads Ka waxaa Ku jiro qamar iyo ribo xayeysiis. Iyo haween qaawan.

  • @khaalidqeys3672
    @khaalidqeys3672 3 ปีที่แล้ว +7

    Lacag wax barasho aan cunay ayaan la igu qabsaday anigana meel aan ka raadiyo oo aan ka keeno la' ayaa barnaamijkaan 1xbetka la ii sheegay hal mar ayaan baroobeye ayadoo wax yar ii harsan tahay ayaan ku qasaaray marka waxan islahaa marar kale baroobey waad ku guleysan dontaa marka hada videogan markan daawaday wax bdn ka ogaaday mar dambana ma istimcaali doono insha allah jazaakallah sheikh.

  • @fadumoabdi5595
    @fadumoabdi5595 3 ปีที่แล้ว +3

    Mashallah Abdiaziz really jazzakum Allah adiga iyo sheekh soo badi barnamijka diinteen wanagssn si ay dhalin yarad loo sheego diinteen

  • @sowdobiryar5463
    @sowdobiryar5463 3 ปีที่แล้ว +6

    maa fiicna QAMAR WAA XARAN????

  • @umurufayda5234
    @umurufayda5234 3 ปีที่แล้ว

    جزاكم الله خير الجزاء يا شيخنا الفاضل واخي عبدالعزيز

  • @CabdiBadal-u3b
    @CabdiBadal-u3b ปีที่แล้ว

    muslimiiney isoo doceeya Allah inuu icaafaiyo waan xanuun Sanahay Allah inuu icaafiyo insha Allah

  • @barlinhashi2254
    @barlinhashi2254 3 ปีที่แล้ว +2

    Edo mahadsanid wax baan ka faa ednay

  • @ahmedbulsho1849
    @ahmedbulsho1849 3 ปีที่แล้ว

    Jzklahu kheyr sheikh

  • @inaibrahim1001
    @inaibrahim1001 3 ปีที่แล้ว +2

    Abdi,aziiz wll boqol jeeraa kula soo xiriiray waana ila hadli weyday sideen kugu heli karaa baafinaa u baahanahy dartaadaa gobol ugu imid wll

  • @hindaibrahim1409
    @hindaibrahim1409 3 ปีที่แล้ว

    Mansha allah jazakallah khayr

  • @shukrishiresiyad2623
    @shukrishiresiyad2623 3 ปีที่แล้ว +3

    First

  • @shukrishiresiyad2623
    @shukrishiresiyad2623 3 ปีที่แล้ว +3

    Wcs wallo

  • @najmajama8059
    @najmajama8059 3 ปีที่แล้ว +2

    2

  • @beautyofislam8253
    @beautyofislam8253 3 ปีที่แล้ว +1

    Ads Ku dar ilaah Khair haku siiyee.

  • @ramlaabdulla9265
    @ramlaabdulla9265 3 ปีที่แล้ว

    👍👍👍👍👍👍👍👍

  • @xusnimubaarak-wr5vy
    @xusnimubaarak-wr5vy 9 หลายเดือนก่อน

    Wll abdi azizow shiqa waxad ii weydisa lacagta aan a helay maxan Ku sameya

  • @sahramuuse1782
    @sahramuuse1782 3 ปีที่แล้ว +1

    Wlo waalid

  • @ramaas5896
    @ramaas5896 3 ปีที่แล้ว +2

    Scond

  • @saynabxaashicabdi3485
    @saynabxaashicabdi3485 3 ปีที่แล้ว +1

    Asc cabdicasis waxan karaba walal waxa maqan adeerkey abeehay ladhashay walal ilaradi blz fabook saynab xaashi cabdi

  • @MOhaan__22
    @MOhaan__22 ปีที่แล้ว

    M.a waxaan faa iday

  • @DugsigaDaaris
    @DugsigaDaaris 25 วันที่ผ่านมา

    Sarifkana kasoo hadl