1xbet dheelistiisa wuxu aha qaladkii ugu waynaa ee abid aan sameyo noloshayda 2700 dollar ayaan kuwayy 😢😢😢😢 Waxan kala dar daarmaya dadka iga danbeeya inee kadigtoonaadan
Waxaas baa kaa weriye ah. Kiisnku saabsan qoryo la xaday ayuu ku soo koobay game la ciyaaray. Kiisku ma ahan dembi game la ciyaaray ee waa demni la xiriira xatooyo hub dowladeed oo suuqa laga iibiyey.
@@saidmm9953 game Kaas baa balwad ah anigu kiiskaan kama hadlin ee waxan kahadlay sababta keentay dhibkaan, iyo aqoontayda kusaabsan online gambling Ka, waana muhiim in wixii aan diinteenu ogalayn Laga xarimo wadankeena
1xbet dheelistiisa wuxu aha qaladkii ugu waynaa ee abid aan sameyo noloshayda 2700 dollar ayaan kuwayy 😢😢😢😢
Waxan kala dar daarmaya dadka iga danbeeya inee kadigtoonaadan
Appka 1xbet waxuu u mugdi galiyay Nolosha dhalanyaro iyo qoysas badan oo somaliyeed fadlan appkan wax halaga qabto maskiin maanta dhan 1 dollar soo shaqeynaya maqlee asoo dhahayo iigu soo shub ciyaara saarana 😂😂😂 waana la laqaaa
1XB wadanka ha Laga Mamnuuco waa QAMAAR
Mida xigta Canshuurta ma laga qaaday 1XB.
Waxaas baa kaa weriye ah. Kiisnku saabsan qoryo la xaday ayuu ku soo koobay game la ciyaaray.
Kiisku ma ahan dembi game la ciyaaray ee waa demni la xiriira xatooyo hub dowladeed oo suuqa laga iibiyey.
netwokga somaliya halaga xiro taas ayaa xal u ah
Bisink qaad aa qaati lagataagnaayo ma balaayaklaa timid allaw wadanka noo badbaadi.
1xbet waa qaladkaygii iigu darnaa abid 300$ ku waayay😢
War halaga xiidho way fududahay sheerkadaha aya hawada kasarii karaa wana xaran oo wa khamaar
Askariga somaliga ah Qamaar ayuu ku mashqulsanyahay halka kan shababka ah loo akhrinayo kitaabka ku saabsan isqarxinta.
Malaga xiro network
Waa balwad online gambling Ku, maadaama khamaarku sidiisaba haram yahay wadankeena dowlada Somalia waa inay xirto Gabi ahaanba,
Kiisku ma ahan balwad iyo game toona ee waa sarkaal xaday hub dowladeed.
@@saidmm9953 game Kaas baa balwad ah anigu kiiskaan kama hadlin ee waxan kahadlay sababta keentay dhibkaan, iyo aqoontayda kusaabsan online gambling Ka, waana muhiim in wixii aan diinteenu ogalayn Laga xarimo wadankeena
1 Xbetka & tiktok waa in lasoo afjaraa.
Haatan kuwaasaa lasorogsatay hubka waaba laiibayaa sidadka logudhaco misane qawaarijto kaiibsaday wah hubsharcidaraana maogalin walaala yaalow askarta masaakiintaa naftoda hahaliguna haiswaarsiyeyaan yaan lagareebin hubkoda damaanad qaadimeysiinee hadaadan suuqa madow waxlagaqabaN
Ar wiilkaan waan aqaanaa maskiin Sarkaal C.I.D ayuu ahaa shaqadiisa sifiican ayuu u gudan jiray laakiin Waqtiga ayaa ka hiiliyay sorry
Dawlada ma awooda miyaa in apkaas dalka ey ka qabato cida ku shaqeysaneyso
Ha khaldamin. Kiisku ma ahan app iyo game toona ee waa sarkaal xaday hub dowladeed.
Ogaad waa isla shaqayaan