1xbet in lacag laga sameeyo maxay Diintu ka qabtaa? Sheekh Dr. Xasan Cali

แชร์
ฝัง
  • เผยแพร่เมื่อ 18 ธ.ค. 2024

ความคิดเห็น • 25

  • @dirir--show
    @dirir--show ปีที่แล้ว +7

    Habeenkaa waan lajoogay masjidka khaalid binu waliid berbera

  • @funnyanimal885
    @funnyanimal885 2 ปีที่แล้ว +7

    Sheekh Telesom iyo hormud telecom inta usheeg

    • @ahmedyusf9449
      @ahmedyusf9449 2 ปีที่แล้ว

      Qamaar maaha in aad lacag mobilkaaga aad ku shubato
      Hadana aad kala baxdo intii aad ku shubatay
      Telesom iyo hurmuudna waa sidaaa

    • @funnyanimal885
      @funnyanimal885 2 ปีที่แล้ว

      @@ahmedyusf9449 yaa surtagal ka digay?
      Waad ogtahay websitedad pornografiga way ka xidanyahin Somalia iyo somaliland ba ku waa xamarka lama xidikaro?

  • @AxmedMahmed-j5b
    @AxmedMahmed-j5b 5 หลายเดือนก่อน

    Subxaana laah Wal ciyaadu bilaah

  • @MaxamedIsaaq-xc1er
    @MaxamedIsaaq-xc1er ปีที่แล้ว

    Sxp wan qasaro badana hay

  • @AhmedIfizo
    @AhmedIfizo ปีที่แล้ว +4

    Shiikh walhi waa dano waan cunayaa uun

    • @rahanaalpi3364
      @rahanaalpi3364 ปีที่แล้ว

      Cun wllo janno wey ka dheranysayeee😅

    • @zayett0
      @zayett0 ปีที่แล้ว

      Hadad taqaan igu cawi nio magaalka meshas un bay wax yalane😅😅😅

  • @bashe3051
    @bashe3051 2 ปีที่แล้ว

    Telsom, somtel iyo inta malqabeenka usheeg malkodu xaran noqon Karo hadanay taxpayers moqon oo anay mushtanaca wax ku soocelin!

  • @buufiyahaweyn7430
    @buufiyahaweyn7430 2 ปีที่แล้ว

    HHHHHHH YAA HA LA SHEER GAREEYO BARNAMIJKA SI DADKA U GAADHO DADKII WUU DHAMEEYAY BALNAAMIJKANI LACAGTII WADANKA WEY QAATEN 1XBET KU

  • @biisanpubg
    @biisanpubg ปีที่แล้ว

    😅😅😅

  • @axmedbiidshiikh7230
    @axmedbiidshiikh7230 ปีที่แล้ว

    Warshaqo dadka umaheesid

    • @MR-THEORY01
      @MR-THEORY01 ปีที่แล้ว +1

      Waryaa shiiqa ha aflagadeyn

  • @rudwanforex7780
    @rudwanforex7780 2 ปีที่แล้ว +4

    Waa jaahilkani dadkan dhegaysanaya miyaa la wayay qof kaliya oo ku yidhahda waalaga gudbay casrigii xoogsiga oo hada technolgy-ad ayaa adunki bedeshay.
    Mmtv please wax walba war hanooga dhigina.

    • @diiniyonasteexo5993
      @diiniyonasteexo5993 2 ปีที่แล้ว

      Runtu yaanay ku gubin sxb 1xbet iyo wixii Lamida WAA xaaraan waanay cadahay

    • @zuhaybrealgoat6689
      @zuhaybrealgoat6689 2 ปีที่แล้ว

      @@diiniyonasteexo5993 oo hada 1000$ bishii iga Soo gashaa ma xaaraanbaa 😳

    • @diiniyonasteexo5993
      @diiniyonasteexo5993 2 ปีที่แล้ว

      @@zuhaybrealgoat6689 walaahay WAA xaaraan hadaad u badheedhaysid OO naar cunaysid aday kuu taalaa

    • @zuhaybrealgoat6689
      @zuhaybrealgoat6689 ปีที่แล้ว

      @@diiniyonasteexo5993 Ina adeer bilaa camal ahay maxaa xal ah halkanaan naf ka raadiyaa waxaasa Ii wax ah

    • @boqoradanugaal1796
      @boqoradanugaal1796 ปีที่แล้ว

      @@zuhaybrealgoat6689 Xagee kla so xiriira bro Inad i barto rabaayeh😢