Maxaa Gobolka ka socdo | Shaashad 03 |

แชร์
ฝัง
  • เผยแพร่เมื่อ 2 ต.ค. 2024
  • kanaalka : / ogaansho
    twitter : OGANSHO_CHANNEL
    facebook : OGANSHO
    fadlan kanaalka sii faafi - isku day ugu yaraan in aad hal qof sii gaarsiiso linkiga kanaalka oo ah / ogaansho
    #kanaalka_ogaansho

ความคิดเห็น • 458

  • @Fadxi-p5h
    @Fadxi-p5h 14 ชั่วโมงที่ผ่านมา +22

    Allah akbar guul hamaas iyo xutiyiinta iyo xisbulaah iyo Iran 🇮🇷 free Palestine 🇵🇸 yuhuuda Allaha ha jibiyo

  • @popular7493
    @popular7493 13 ชั่วโมงที่ผ่านมา +98

    اللهم احفظ الصومال 🇸🇴 ارضها وشعبها 🇸🇴 واحفظ الفلسطين

    • @fatmahassan2718
      @fatmahassan2718 11 ชั่วโมงที่ผ่านมา +2

      اللهم امين

    • @CaliXariir
      @CaliXariir 11 ชั่วโมงที่ผ่านมา +3

      Allahuma Yaa Aamiin

    • @Xaliimo11
      @Xaliimo11 7 ชั่วโมงที่ผ่านมา +2

      ءامين❤

    • @Mohaplayer44
      @Mohaplayer44 4 ชั่วโมงที่ผ่านมา +2

      اللهم امين🤲

  • @Laila-x4n6z
    @Laila-x4n6z 14 ชั่วโมงที่ผ่านมา +154

    *Palestine 🇵🇸 is free from the sea to the river. Your sister Laila from Gaza ❤ .*

    • @Mohamedgafdiid
      @Mohamedgafdiid 14 ชั่วโมงที่ผ่านมา +11

      We are sorry we have no power to defend you 😢😢

    • @zahramuse7183
      @zahramuse7183 14 ชั่วโมงที่ผ่านมา +6

      Insha allah guul allah garabkiina ha galo inan idin duceeyo unban awooda walalahay palestine

    • @riixaanriimaas
      @riixaanriimaas 13 ชั่วโมงที่ผ่านมา +4

      ان شاء الله☝️ فلسطين ستحرر قريبا باذن ربي المقتدر القدير القادر على كل شيء🤲☝️💯💔🥺😓😭🇵🇸

    • @operatormaxamedsomali
      @operatormaxamedsomali 13 ชั่วโมงที่ผ่านมา +3

      Allah keep you 🙏

    • @mowlidosman2403
      @mowlidosman2403 13 ชั่วโมงที่ผ่านมา +1

      We love people of Gaza

  • @maryamawess6625
    @maryamawess6625 15 ชั่วโมงที่ผ่านมา +51

    Allah quluubta musliminta hamideeyo

    • @Mohaplayer44
      @Mohaplayer44 14 ชั่วโมงที่ผ่านมา +3

      ❤aamin❤🤲

    • @riixaanriimaas
      @riixaanriimaas 13 ชั่วโมงที่ผ่านมา +3

      اللهم آمين ياربي يارب العالمين🤲

    • @riixaanriimaas
      @riixaanriimaas 13 ชั่วโมงที่ผ่านมา +4

      Meel kasto ay joogaan Muslimiinta RABIGAYGA ha mideeyo o hal haka dhigo Insha ALLAH🤲☝️💯💔😓😭

  • @celmiaccedemy1766
    @celmiaccedemy1766 15 ชั่วโมงที่ผ่านมา +71

    Isreal insha allah waxaan u rajeyneyna fadeexad iyo bur bur aduun oo soo deg dega

  • @momar1
    @momar1 15 ชั่วโมงที่ผ่านมา +42

    لَا إِلَٰهَ إِلَّا ٱللَّٰهُ مُحَمَّدٌ رَسُولُ ٱللَّٰهِ ❤

  • @SouhaibAbdi-mw3wx
    @SouhaibAbdi-mw3wx 15 ชั่วโมงที่ผ่านมา +18

    الله اكبر الله اكبر الله اكبر الله اكبر 🎉

  • @mohamedfarah7667
    @mohamedfarah7667 15 ชั่วโมงที่ผ่านมา +17

    Shukran bro omar inshaar

  • @SaadoSaadoalihussein
    @SaadoSaadoalihussein 14 ชั่วโมงที่ผ่านมา +8

    نصرا من الله وفتح قريب

  • @jamadaad5762
    @jamadaad5762 13 ชั่วโมงที่ผ่านมา +7

    Waa bilawashadii u nbi Mahamed scw hore u sheegay in Dhulka Shaam u hoolac ka dhacii doono san santeyda sragnaah

    • @Moha57959
      @Moha57959 6 ชั่วโมงที่ผ่านมา

      Gaalada ku gubanaysa holaca miyaa kawadaa

  • @Isniin_media
    @Isniin_media 15 ชั่วโมงที่ผ่านมา +18

    اللهم صل وسلم وبارك على نبينا ❤😢

  • @ahmedabdullah6198
    @ahmedabdullah6198 15 ชั่วโมงที่ผ่านมา +13

    Alxamdulillah for everything 😢❤

  • @FarxanMaxamed-o5t
    @FarxanMaxamed-o5t 14 ชั่วโมงที่ผ่านมา +6

    Alaahu akbar alaahu akbar alaahu akbar alaahu akbar alaahu akbar alaahu akbar alaahu akbar alaahu akbar alaahu akbar alaahu akbar alaahu

  • @hanadhashisiad9448
    @hanadhashisiad9448 15 ชั่วโมงที่ผ่านมา +7

    Gusha islamka wa muqadas❤

  • @LamaHelikaro-s3m
    @LamaHelikaro-s3m 15 ชั่วโมงที่ผ่านมา +12

    Hadaad qoralkeyga aragto ku sali xabibkena muxamed scw

    • @XalanesuldaanAli
      @XalanesuldaanAli 14 ชั่วโมงที่ผ่านมา +2

      Scw scw scw scw scw scw scw scw scw scw scw scw scw scw scw scw

  • @shijo2055
    @shijo2055 13 ชั่วโมงที่ผ่านมา +8

    اللهم أصلح أحوالنا وألف بين قلوبنا وأصلح بلادنا وبلاد المسلمين والمسلمات 🤲 🤲 🤲 🇸🇴🇸🇴🇸🇴🇸🇴🫂🫂🫂

    • @popular7493
      @popular7493 3 ชั่วโมงที่ผ่านมา +1

      @@shijo2055 اللهم أمين يارب

  • @maazmaazimcadde497
    @maazmaazimcadde497 15 ชั่วโมงที่ผ่านมา +13

    Alle yuhuuda ha jabiyo

  • @riixaanriimaas
    @riixaanriimaas 12 ชั่วโมงที่ผ่านมา +10

    Urdogan RABIGAYGA ha xifdiyo asiga iyo shacbigiisa si buuxay falastiin u taageereen waa geesigii musliminta iyo libaaxii Islaamka RABIGAYGA SWT Dartii ban u jeclahay hogamiyahaas wanaagsan cumrigiisa ALLAH HAYGASWT ha barakeeyo Insha ALLAH🤲

    • @maxamedcabdixakiin7204
      @maxamedcabdixakiin7204 6 ชั่วโมงที่ผ่านมา +3

      Waa munaafaq Adigana aqoon daraa ku haysa haddi Falastiin taageero maxay safaarada Israel ugu faran tahay Turkiga sidoo kale safaaradii Turkiguna ugu faran tahay Israel gudaheeda uguna shaqaynaysaa

    • @ummkhubayb2290
      @ummkhubayb2290 ชั่วโมงที่ผ่านมา

      Muxuu kutaageeray hadal mise hub ?

  • @jookarcali1930
    @jookarcali1930 15 ชั่วโมงที่ผ่านมา +47

    First ninka kliya eee mustaqbalkayga qeybta weyn kuyeeshey waxaan caawa nsiib isheeyey inaan noqdo qofkii ugu horeeyrey guuleysoh ogaansho

    • @khadarmahad1962
      @khadarmahad1962 14 ชั่วโมงที่ผ่านมา +4

      Ninkan Waa Nin Wanaagsan

    • @moguehomarboulaleh1116
      @moguehomarboulaleh1116 ชั่วโมงที่ผ่านมา +1

      ​@@khadarmahad1962000000000000000000000pp000000p0000000000pp000000000000000000000000000000000000099999900000000000000000000000000000000000000000000090000

    • @moguehomarboulaleh1116
      @moguehomarboulaleh1116 ชั่วโมงที่ผ่านมา

      ​@@khadarmahad1962000000000000000000000pp000000p0000000000pp000000000000000000000000000000000000099999900000000000000000000000000000000000000000000090000

  • @seed3966
    @seed3966 10 ชั่วโมงที่ผ่านมา +17

    Sheikh gaalo jabkooda waa qarsadaan ee khasaare badan yaa gaadhay yuhuudi wey qarsadeyn 😮😮😮

    • @MoustaphaAdenelmi
      @MoustaphaAdenelmi 4 ชั่วโมงที่ผ่านมา

      😂😂 waa ruun yahuudu way qarinayaan

    • @Trust.to.allaah
      @Trust.to.allaah ชั่วโมงที่ผ่านมา +1

      Runtii wallaahay wax dhimasho ma sameyn gantaalayaasha lagu tuuray israa'iil

  • @bakarbulshawi9007
    @bakarbulshawi9007 14 ชั่วโมงที่ผ่านมา +9

    Waan ogaa howshaan iney howlahaaga tahay Omar maanta oo dhan baan ku sugaayi dad bdn so dhigaayo wan arkay Lkn ilaa run hadii la dhahaayo adiga ayaa mudan Taliye Omar inshaar ❤

  • @awaleyare17
    @awaleyare17 13 ชั่วโมงที่ผ่านมา +7

    Iraan guul inshallah iyo dhamaan umada muslimiinta meel walpo eey joogaan👏

    • @wiilkagarxajiisstate6872
      @wiilkagarxajiisstate6872 13 ชั่วโมงที่ผ่านมา

      Ninkani reer galbeedka ayuu la shaqeeysta sxp iska jira,,, maalin kasta dalka muslimka ee 🇮🇷 Iran ayuu meesha ku caaaya,, waa badaw aan carabta dhaafin

    • @wiilkagarxajiisstate6872
      @wiilkagarxajiisstate6872 13 ชั่วโมงที่ผ่านมา

      Ogaaasho waa iga shubo

    • @xanaanqali5392
      @xanaanqali5392 10 ชั่วโมงที่ผ่านมา

      @@wiilkagarxajiisstate6872iiran so baro Horta wll marka hore shiico beenbadan waaye

    • @tasnimmohamed8670
      @tasnimmohamed8670 10 ชั่วโมงที่ผ่านมา

      @@wiilkagarxajiisstate6872shiico muslim maaha waa munaafaq lkn suniyiinta lacagta caabuda kasii liita don’t fall for iran they act.

    • @CabdiRaxmaanCismaan90
      @CabdiRaxmaanCismaan90 ชั่วโมงที่ผ่านมา

      😂😂😂😂​@@wiilkagarxajiisstate6872

  • @AmlasOmar
    @AmlasOmar 14 ชั่วโมงที่ผ่านมา +2

    الحمد لله علي كل حال. ........ حر فلسطين ان شاء الله

  • @xuseensuldaan2912
    @xuseensuldaan2912 14 ชั่วโมงที่ผ่านมา +6

    Yuhuuda jabkooda waan ku diirsanay allhu akbar❤

  • @kamaalmohamed8579
    @kamaalmohamed8579 15 ชั่วโมงที่ผ่านมา +5

    Alle yahuuda ha jabiyo

  • @abdi7932
    @abdi7932 14 ชั่วโมงที่ผ่านมา +15

    Israaiil way qarinaysaa, waxaan ku dhacay 😮

  • @sooyaanherbal
    @sooyaanherbal 14 ชั่วโมงที่ผ่านมา +5

    Allah ugargaaro walaalaheena falastiin

  • @Cabdifataax-h4x
    @Cabdifataax-h4x 15 ชั่วโมงที่ผ่านมา +14

    Asc Mr omar

  • @CabdiraxmanCabdulahi-o2h
    @CabdiraxmanCabdulahi-o2h 14 ชั่วโมงที่ผ่านมา +4

    تحسبهم جميعا وقلوبهم شتا

  • @Axmedweli-oo9qm
    @Axmedweli-oo9qm 15 ชั่วโมงที่ผ่านมา +4

    الله أكبر

  • @Cabdirahmaan-r1n
    @Cabdirahmaan-r1n 15 ชั่วโมงที่ผ่านมา +14

    Omar wala soo daahday saan usugaaye waan daalay😂😂😂

    • @riixaanriimaas
      @riixaanriimaas 13 ชั่วโมงที่ผ่านมา +1

      Aaad u weyn💯

  • @rashiidyare8302
    @rashiidyare8302 15 ชั่วโมงที่ผ่านมา +1

    صالي حبيبي محمد scw❤

  • @soniamohamed9563
    @soniamohamed9563 13 ชั่วโมงที่ผ่านมา +1

    Ilahow muslimiinta kor InshaAllah ❤❤❤

  • @abdullahikahee1508
    @abdullahikahee1508 14 ชั่วโมงที่ผ่านมา +3

    waaleikuma sallam ustaad

  • @MohamedJeeyte
    @MohamedJeeyte 15 ชั่วโมงที่ผ่านมา +3

    Alaha u gar gaaro Muslim ka

  • @alibashichannel5667
    @alibashichannel5667 15 ชั่วโมงที่ผ่านมา +49

    Iran is the best ❤

    • @cismaanyare5095
      @cismaanyare5095 15 ชั่วโมงที่ผ่านมา +10

      Yuhuuda beyba ka daran yihiin waba munaafiqiin

    • @alibashichannel5667
      @alibashichannel5667 15 ชั่วโมงที่ผ่านมา

      Compare Muslim countries

    • @alibashichannel5667
      @alibashichannel5667 15 ชั่วโมงที่ผ่านมา +3

      ​@@cismaanyare5095waa Muslim xor ah

    • @yaxyeaadan7213
      @yaxyeaadan7213 14 ชั่วโมงที่ผ่านมา +3

      Muslim ma ahan nio wa shiico diintii hay baal dhaafeen

    • @yasinshuceyb397
      @yasinshuceyb397 14 ชั่วโมงที่ผ่านมา

      ​@@cismaanyare5095Israel Cid kasto duqeyneysa ama cambareyneysa Wanu garab tagan nahay Diintey donta ha watane Hadey cidna la dagaleynin na Wa kuwa kaliye ee Ka adkan dona inetey nagu qadataba Umadda Islaamka Malin malmaha ka mida Israel way babin donan insha allah
      Qof kamida Israel oo dhinta wa guul anu gari rabno ka ad kanshaha Israel
      Israel Galadoo dhana Eganaya
      Insha allah wanu ka guleysan donaa

  • @khadiijacabdiraxman1308
    @khadiijacabdiraxman1308 14 ชั่วโมงที่ผ่านมา

    Mashaa Allah guul falastiin guul iira hadalkedii runbuu noqday alxamdulilaah

  • @AbdirahmanOsool
    @AbdirahmanOsool 12 ชั่วโมงที่ผ่านมา +2

    وعليكم السلام ورحمة الله وبركاته

  • @seed3966
    @seed3966 11 ชั่วโมงที่ผ่านมา +1

    Allaah maa shaa allaah allaah maa shaa allaah allaah maa shaa allaah. ❤️❤️❤️

  • @samatar1142
    @samatar1142 14 ชั่วโมงที่ผ่านมา +2

    Alxamdulillah iiraan kor Allah kayeelo

  • @SixteenBoy333
    @SixteenBoy333 14 ชั่วโมงที่ผ่านมา +1

    Thanks Omar inshaar

  • @shaxshaxlowgaxafada
    @shaxshaxlowgaxafada 14 ชั่วโมงที่ผ่านมา +2

    Allow ugar gaar Reer Gaza Yahuuda Allha jabiyo iyo wixii Soo Raacaba Aamii Yaa Rabi

  • @AxmedGeeljire
    @AxmedGeeljire 15 ชั่วโมงที่ผ่านมา +2

    Ha socoto ciyaarta

  • @IkraamCaday-ms2pn
    @IkraamCaday-ms2pn 15 ชั่วโมงที่ผ่านมา +9

    الله اكبر

  • @XasanDiiriye-b6p
    @XasanDiiriye-b6p 15 ชั่วโมงที่ผ่านมา +2

    Allhu akbar

  • @CabdiCabdisalaam
    @CabdiCabdisalaam 15 ชั่วโมงที่ผ่านมา +2

    Ku Sali nabigeena ❤❤

  • @mukhtaarciise2585
    @mukhtaarciise2585 14 ชั่วโมงที่ผ่านมา +4

    Cumarow wiilkaa aad tidhi waxba ma wato oo uu inuu saaxiibkii la dhinto ayuu raacay wuxu saaxiibkii uraacay haddii la dilo in uu isagu qoriga qaato oo uu in kale aakhiro ugu diro

    • @cabaascabdullahi8665
      @cabaascabdullahi8665 4 ชั่วโมงที่ผ่านมา

      Ayga hub ma wataaan 1 askari ayey dileen qorigiis ka qateen kaas ku dagalamoyaan szb

  • @seed3966
    @seed3966 11 ชั่วโมงที่ผ่านมา +1

    Asc wallee reer falastiin waa geesiyaal hadaay geesinmo jirto ilaahoow ugargaar adaa waaxidee 🤲🤲🤲

  • @Geedi-ed1lm
    @Geedi-ed1lm 13 ชั่วโมงที่ผ่านมา +2

    Israel wey qarisaa dhibkeeda macalin. At least Iran deserves praise ustaad. Qadar, Saudi kumadheehankaraan xitaa inay kahadlaan leave about bombarding with fake missiles.

  • @SaadaamAbdi-c3n
    @SaadaamAbdi-c3n 15 ชั่วโมงที่ผ่านมา +1

    Kusali nabikna❤❤❤❤

  • @ashrafbk2273
    @ashrafbk2273 14 ชั่วโมงที่ผ่านมา +6

    Sxbow waxaa rabto Maa noo shegee iran 🇮🇷 intay awoodo way sameysay lkn carabta dulaysan Uma jeedid adi subxanallah

    • @zaedismacil5684
      @zaedismacil5684 12 ชั่วโมงที่ผ่านมา

      Ninkani carab Ayuu isu yaqaan isagu malaa 😂😂😂

    • @SakariyeMoha-s2t
      @SakariyeMoha-s2t 11 ชั่วโมงที่ผ่านมา

      Hhhhhh
      Ninkan waxay iyagu sheegaan
      Ayuunbuu inoo sheegaya omarow waxan ka qorimaayo ee wax kale noo sheeg

    • @ashrafbk2273
      @ashrafbk2273 10 ชั่วโมงที่ผ่านมา

      @@zaedismacil5684 waa layabay carabtan yahuuda u niikinaysa oo bin Salman shaley dhahaayay anaga Palestine wax Nagama galin iyo masar oo darbi kuwerijisay albaabna kusoo xirtay umaba jeedo asuu iran 🇮🇷 wax kashega kwrn wixii uu kacaqli badanyahay ha usheekeyo pro

    • @ashrafbk2273
      @ashrafbk2273 10 ชั่วโมงที่ผ่านมา

      @@SakariyeMoha-s2t meel xun lagashay allaha soo hanuuniyo carabtiyii digsigoodii raashinka madaxa kula jiraahe 😃 😀 😄

    • @XudayfeCigaal
      @XudayfeCigaal 2 ชั่วโมงที่ผ่านมา

      Hadda soo tuu lahaa wadamo carbeed baa haduu Netanyahu gaza qabsado lacagta siindoona

  • @dahabodeeq
    @dahabodeeq 15 ชั่วโมงที่ผ่านมา +3

    Maantoo dhan ayaan raadinaye inaad soo dhigtay 😊

  • @MacalinDhiblaawe-z1l
    @MacalinDhiblaawe-z1l 14 ชั่วโมงที่ผ่านมา +1

    اللهم انصر اخواننا في فلسطين ودمر اعداءهم من اليهود ومن تبعهم يا رب العالمين

    • @AarnafPoy-e6v
      @AarnafPoy-e6v 14 ชั่วโมงที่ผ่านมา

      Asdxcvyubvnk😊

  • @bulxandahir734
    @bulxandahir734 12 ชั่วโมงที่ผ่านมา +1

    Isreal ma iyada wax ka dhintay qirata waligiid waxba ma qirato mida kale gantalada Iran 🇮🇷 ma qaraan markad ledahay waxan aragnay kuway ku garaceen xaradi ciraq kutahay marakanku laha gantalada ku garacen siday u burburen xogooda wan aragnay saxafada sooban dhigtay Marka Axmed inshaar haku cayariin caqliyada dadka mahdsid

  • @muhamedhusein2980
    @muhamedhusein2980 11 ชั่วโมงที่ผ่านมา +2

    Ogaanshoy mid ogow inay dad dilaan hadafku ma ahayn kaliya military bases-ka iyo intelligence bases-ka yuhuuda ayey duqeeyaan, shacabka ma bartilmaamedsadan. Wahaabiyada uunba dhaleeceya self defence ka iran. Iran waxay la dagaalamaysa World super power 🇺🇸🇮🇱

  • @Somali252-s8e
    @Somali252-s8e 15 ชั่วโมงที่ผ่านมา +1

    Shaashad is the. Best

  • @Zakariyehuseen-v5p
    @Zakariyehuseen-v5p 13 ชั่วโมงที่ผ่านมา

    اللهم إلا أن نصر الله قريب

  • @Xaliimo11
    @Xaliimo11 14 ชั่วโมงที่ผ่านมา +1

    Allahu akbar

  • @XafsoxuseenCamey
    @XafsoxuseenCamey 13 ชั่วโมงที่ผ่านมา +1

    Falastiin freedom

  • @ايوبديقوبنالخليف
    @ايوبديقوبنالخليف 14 ชั่วโมงที่ผ่านมา +1

    Mshallaah

  • @SaraHaji-x3e
    @SaraHaji-x3e 2 ชั่วโมงที่ผ่านมา

    Gantalada shacabka loguma Tala galin iran bartilmamedka wey gareyn
    Gaal jabkisa wa qarsada
    Duqeynta shacabka guul maha

  • @qadarcabdi1772
    @qadarcabdi1772 12 ชั่วโมงที่ผ่านมา +2

    Markii aan Israel iyo gaalo kahadleeyno Islam waa mid. Hogaamada carbeed maanta waxaa Islaamka uga qiimo badan South africa oo Falastiine uhiilisay. waxaan kugula talin lahaa in aad kaguurto dalka carbeed ood dagantahay, si aadan nuucooda u noqon.

  • @AMIINGACAL
    @AMIINGACAL 14 ชั่วโมงที่ผ่านมา +2

    Waa sida kuwa logu yero danabta sonaliya ee dulmiga utaagan😊

  • @NimcoStar-sf2wv
    @NimcoStar-sf2wv 14 ชั่วโมงที่ผ่านมา +6

    wllhi waa war farxadleh sida loo galay israiil 💋😂

  • @Xirsiev
    @Xirsiev 49 นาทีที่ผ่านมา

    Ilaahay ha barakeeyo Iran 🇮🇷 🇸🇴 ❤❤

  • @AbdirahmanAbdilahi-l4r
    @AbdirahmanAbdilahi-l4r 2 ชั่วโมงที่ผ่านมา

    اللهم اغفر المسلمين والمسلمات والمؤمنين والمؤمنات الأحياء منهم والأموات 🤲🤲

  • @KaltunAbdille
    @KaltunAbdille 13 ชั่วโมงที่ผ่านมา +1

    way guulaysanayan rer falastin iyo muqaamada jihadka ku jirto ee ay hogaaminayso dawlada iiran dhaman way guulaysanayan. rabiga sareeya ayaa guulay oo garabtagan insha alaahna nasrigii ale iyo cadaaladiisi ayaa timid in gumaystaha uu halaag guuldaro iyo khasare daaiman ah ku dhaco waa amarki iyo awodi ale wayna jabayaan burburayan waana cadalada ale mana baaqanayso cadaalada ale way iman donta wayna imaatay halaag burburkodi iyo guuldaradoodi ayuuna rabigu amray insha alaah rabigu. wom baadilin ah oo fasahaday aduunka korkiisa wuu halaaga mid daran amarka ale wuu socon wax baajin karana ma jirto siduu aluhu ugu talagalay ayay noqon waa galagi kufarta insha alaah way guulaysan iiran iyo awlaadeeda waana la xorayn alaqsa iyo gasa iyo shacabka falastin insha alaah baidmi laah. mida kale gantaaladi iiran waxay ku dhacen waa meela loogu talo galay oo bartilmaamed ah oo gaara ee shacab ma beegsanaynin meelihii loogu talo galay ayay ku dhaceen. taasna aduunko dhan iyo iyaga yuhuda ayaa maqratiga furay waana arin run ah. adiga mooye wax kalo waxaas ku hadlay ma jirto gaal iyo muslin tona markaas adigu kaligaa waxan xageed ka keentay been iyo barabagando aadan geed ugu soo gaban ayaad ku hadashay waxadna tahay kuwa kufarta tagerta naxliga kala bax suuqa xaari ayaa tahay beenale ah ala ku cadaab waan ku canbaaraynaynaa tuug ayaa tahay muslinka neceb midna ogow iiran waxba laga qaadi maa wayna guulaysan iyada iyo inta jihadka ku jirta adiga bunbunin iyo kufartuba waa halaagiini insha alaah baidmilaah

  • @MohamedIsmail-c8q
    @MohamedIsmail-c8q 14 ชั่วโมงที่ผ่านมา +1

    warkii reer Aala sacuud oo dhammaystiran

  • @xasansuudi4565
    @xasansuudi4565 5 ชั่วโมงที่ผ่านมา +1

    Regime ka iiran wuu ka qoomamayn doonaa waanad arkin doontan regime ka iiran ee wadaada oo la rido , bariga dhexena barwaaqo iyo nabad waarta ku nooladan

  • @MohamedBulhan489
    @MohamedBulhan489 10 ชั่วโมงที่ผ่านมา

    Wllhy falastin waxaay ubahan thy Gurmaad islaami Ah 😢😢 oky waa in lo gurmada❤falastin Allahu Akubar💯💯

  • @AbdulMohammed-p1b
    @AbdulMohammed-p1b 15 ชั่วโมงที่ผ่านมา +2

    Love ❤️

  • @JaabirMuqatar
    @JaabirMuqatar 15 ชั่วโมงที่ผ่านมา +4

    Qofka ugu horeeye ee daawada🎉😂

  • @Idil-bq5um
    @Idil-bq5um 13 ชั่วโมงที่ผ่านมา +3

    Suuro gal ma aha in iraan majaajilo hankeedu waa kaweyn yahay khasaare waa jiraa lakiin waxa laga mamnuucey in labaahiyo muuuqaal waaney qarsanayaa takale iraaan bartilmaameed ayey

  • @XaawoJaamac-pr5on
    @XaawoJaamac-pr5on 15 ชั่วโมงที่ผ่านมา +2

    🙏

  • @amirsheikh691
    @amirsheikh691 14 ชั่วโมงที่ผ่านมา +2

    Ustaad Omar barnamijyada Soo gaabi 24 daqiiqo wey dheer tahay

  • @riixaanriimaas
    @riixaanriimaas 13 ชั่วโมงที่ผ่านมา

    لا اله الا الله☝️محمد عبده ورسوله صلى الله عليه وسلم🤲💯💚💖❤️💝الله أكبر كبيرا☝️💯💚💖❤️💝💟💌اللهم احفظ اخواننا واهلنا في فلسطين وخاصة في غرة وانصرهم نصرا قريب فلسطين وسوريا واليمن ولبنان وايران وسودان ياربي الف قلوب مسلمين في كل مكان🤲 ان شاء الله☝️باذنك يامقتدر ياقدير ياقادر على كل شيء🤲💯💔🥺😓😭🇵🇸🇮🇷🇱🇧🇸🇩🇮🇶🇸🇾

  • @DeeqAbdikariim-fi2bq
    @DeeqAbdikariim-fi2bq ชั่วโมงที่ผ่านมา

    Masha alah

  • @FadumodauudCismaan
    @FadumodauudCismaan 14 ชั่วโมงที่ผ่านมา

    Alahhu akbat

  • @AbdirahiimAweys
    @AbdirahiimAweys 15 ชั่วโมงที่ผ่านมา +2

    Free palasrin

  • @muhsenali123
    @muhsenali123 10 ชั่วโมงที่ผ่านมา

    Ustath kheer Allah hakusiiyo

  • @kaphizoothmani1117
    @kaphizoothmani1117 10 ชั่วโมงที่ผ่านมา

    Falastiin waa dalka kaliya ee islaam ah oo xor ah allha xafido kuwoda shahiidayna jana insha allh kuwooda noolna xoryada ay heysaan allha u siyaadiyo

  • @maxamedchanuunmediainc1511
    @maxamedchanuunmediainc1511 13 ชั่วโมงที่ผ่านมา +3

    Aduunka waxaan ugu necbahay Dadka Beenalayaasha ah waxaan iswaydiin mudan sawirka aad natustay ee ahaa Raysulwasaaraha Israa iil oo fool xumo iyo diifi ka muuqato Marka diiftaas iyo fool xumadaas yaa Gaarsiiyay? SOO Iiraan Ma ahan Haa waa Iiiraan Mana Kulayaabayo Oo Fikirka wahaabiwamka Ikhwaaniga Yaa ku dhisan Cunfi Aaway Sunigii Aad Sheegaysay Aawaye Yuhuuda Ayeey Usujuudsan Yihiiin Aawaye Hogaankii Qadar Iyo kii Turkiga Kiii Sucuudiga Maxaa Waa Jibka Goonida Ah ee saaran Iiran iyo Ururada Ay taageero Iiraan Iyo Kooxaheeda Waan Aragnaa Lkn Aawaye Sunigiii Aaway Sunigiii? Adeer Afka diinta iyo Sunada Xaq uma lihin in aan sheegano Eeraga Raga iska Celinaya Aan Faraha Ka qaadno

  • @khadarcabdilaahiobsiiyebidaar
    @khadarcabdilaahiobsiiyebidaar 14 ชั่วโมงที่ผ่านมา +1

    Shasahd xisihisuu.wataa

  • @macruufmaxamedcisman7467
    @macruufmaxamedcisman7467 13 ชั่วโมงที่ผ่านมา

    Ustaad yahuuddu way qariyeen xogta qasaaraha kadhashay weerarka

  • @mustafeyusuf5024
    @mustafeyusuf5024 9 ชั่วโมงที่ผ่านมา +3

    Sxb cumar an ku saxo qasaraha Israel so gadhay ma shegan cidan iyo saxafadba way qariyaan lakin gantalka ku dhacay danta galbeed waa motorki so xanbaray madaxa e madaxi gudaha ayu u galay Israel waa qolofki gantalka

    • @ummkhubayb2290
      @ummkhubayb2290 ชั่วโมงที่ผ่านมา

      Khasaare waa so gaaray lakiin ma ahan mid lamid ah kan reer Qaza so gaaray .Allow dhulka la sin yahuudaas.

  • @AyaanleYuusuf-xi6pz
    @AyaanleYuusuf-xi6pz 14 ชั่วโมงที่ผ่านมา +1

    Zxp cumaroow cidna waxba haka Soo qaadanin zxp janalka ayaanu waayi doonaye☺️🙏🖐️

  • @DuniyonuurMaxamed
    @DuniyonuurMaxamed 13 ชั่วโมงที่ผ่านมา

    Cumar inshar

  • @IidoAxmed-y4y
    @IidoAxmed-y4y 14 ชั่วโมงที่ผ่านมา

    Alaahu akibar ilaahay yahuuda gacmaha shiicad iyo gacmaha muslimiinta ba wuu kucadaabayaa❤❤❤❤😅😅😅

  • @AaminCabdulaahi-j3z
    @AaminCabdulaahi-j3z 13 ชั่วโมงที่ผ่านมา

    🍓🍓 shukran zxb

  • @sacdiyomursal156
    @sacdiyomursal156 6 ชั่วโมงที่ผ่านมา

    Ilaahay umada ha ka qabto

  • @Hassanelcaptain
    @Hassanelcaptain 12 ชั่วโมงที่ผ่านมา

    May God bless Palestine

  • @ShortsOfficial-907
    @ShortsOfficial-907 ชั่วโมงที่ผ่านมา

    حر فلسطين 🇵🇸 ❤

  • @Maxamad-2024
    @Maxamad-2024 14 ชั่วโมงที่ผ่านมา

    AlhamduLiLaH

  • @Happy-go-l
    @Happy-go-l 5 ชั่วโมงที่ผ่านมา

    Walaaloow warka ha jiidjiidin ee soo tuf kalamadahana haku celcelin please 🙏

  • @mohamedhassanmahdi2298
    @mohamedhassanmahdi2298 15 ชั่วโมงที่ผ่านมา +1

    Asc anaa oga horeeya from kampala salaama bro omar

  • @Hafsa-b2p
    @Hafsa-b2p 13 ชั่วโมงที่ผ่านมา

    Absolutely

  • @HodanCabdi-gc3io
    @HodanCabdi-gc3io 2 ชั่วโมงที่ผ่านมา

    Allow jabi yahuuda iyo xulufadoda halaag allaha galiyo

  • @seed3966
    @seed3966 11 ชั่วโมงที่ผ่านมา

    Iraan nuxuustii yey muslimiinta ka dul qaaday allaah ha u gargaaro 🤲🤲🤲🤲🤲

    • @tasnimmohamed8670
      @tasnimmohamed8670 10 ชั่วโมงที่ผ่านมา

      Shiico waa munaafaq Muslim iney wax uqabtaan ha sugin trump marku xilka qabtay wuu yaabay wuxu dhahay iran waxey dhahday waa inan dawlad iska dhignaa ee hubaan meeshas kuso rideynaye hala ogaado,iiran waa shiico gaalada dhaanta waa munaafiqiin.

  • @mohamedalpha1644
    @mohamedalpha1644 10 ชั่วโมงที่ผ่านมา

    Iraan guul shiico 🇮🇷 waa Muslimka smankan gatab taagan wlloah reer falatiin

    • @CabdiRaxmaanCismaan90
      @CabdiRaxmaanCismaan90 30 นาทีที่ผ่านมา

      😅😅😅😅 1 israaiil lama dilin maxaa hiilin ah aqli xumidaa

  • @MubaarikAbdi12
    @MubaarikAbdi12 4 ชั่วโมงที่ผ่านมา

    Allahu Akbar