Waa hees macaan, ee su aashu waxey tahey maxey gabdhuhu maryaha u tuurteen. War Ilaahey ka yaaba ee Asturka haka tegini, adduunyo waa daar aakhiro loo shaqeysto, meel farxad iyo macsi ma aha, ee Ilaah yaan la ilaawin oo toobada iyo camal wanaagsan yaan laga tegin.
Lahjadan Abgaalka Iyo Dadka Isku Degaanka Yihiin Ba Leh Kutebey Xamuudey Waa Magac Gabdheed Ha Iga Kudine Ii Korod Waa Ha Iga Tegine ii Joog Kooy Madoobe Ma Ihiye Nin Xun Ma Ihi Ama Qof Xun Kuktu Way Xanuunta Madaxu Way Xanuuna Kisna Waa Wadhaaye Lacagna Wan Haystaa From Somaliland
Ku salin Nabigena The best person ever The most knowledge able and The most shine all created prophet Muhammad (ﷺﷺ)🕋❤️☝️
Scw scw
Scw Scw Scw
s/c/w
Okay iga dheh
Scw100jeer scw swc scw scw scw scw scw scw scw scw scw scw scw scw scw scw scw scw scw scw scw scw scw scw scw scw scw scw scw scw scw scw scw scw scw scw scw scw scw scw scw scw scw scw scw scw scw scw scw scw scw scw scw scw scw scw scw scw scw scw scw scw scw scw scw scw
Best song 🎉🎉🎉I ever heard nabee😅xaa jiro dheh🎉🎉🎉🎉heyga kudinee ii koro top original🎉❤🎉❤🎉❤🎉
Waxaan hees wey dhaaftay kutubey xamuudey waaaaw❤❤
Waa lahjada abgaal ismaan codkii siidi cali winkey
Jah tolkey cid ka lahjad mcn ma jirto ❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤
song of the yaer siidii cali winkey❤🎉
Ku Sali xabiibkeena muhamed scw
Scw scw
Scw Scw Scw
He's iyo saliga nabigena maxamed scw maxa is kugu so dartin maxa idinku dhacay
Scw scw scw❤❤❤
Anfj😊
Ismail aarka aan ka maqlay markii ugu horeysay heesba una maleyhayn
😊😊😊😊😊😊😊😊😊😊😅😂❤❤❤
SAS waye❤❤❤❤❤xoyahayneh
Woow muqdisco walaysku heslay casimada umada sonaliyeed noloda walalyal from borama
Tnx wllka dadka xun
waxaa
Kabadan
Dadka
Wngsn
🎉🎉🎉
Abgaaloow waa idin salaamayaa😂😅
Xaa Jira dheh 🎉xeey tahay dheh😅 its really top song👑❤️👑🎉👑❤️🥰
Hala soo badiyo heesta Lahjada Abgaal iyo Gabayo Hana la keydiyio
Lahjada xawaadle xitaa ku jirtee
Lahjadena xataa kama maqna MJ❤
@@user-sn5yz7vg8vaaway lahjadiina😂😂
🆎waa idin ka heyna ❤😊kutubey xamuudey ku mee
😂😂😂😂😂😂
🎉❤🎉❤🎉❤🎉❤ kutubeey xamuud 🎉❤🎉❤🎉 Masha Allah 😍 ❤️🎉❤🎉 beautiful song
Beautiful song one love from USA
🆎️🆎️🆎️🆎️🆎️💪
Garre❤
Abgaal heestoodii aragnaye gabaygoduna waa nooce hogaye kisna waan wadhaye
🆎💪 kugta waay xanuuniyee kisna waa wadhaa
heesta waxii 🆎 ah weeku soconeeysaa
Best song in 2024❤
Waa iga gadantahay ❤
KUTUBEEY XAAMUUD HEESTAS WAAN KUHAYSTAA WALEE
😢😢😂😂🎉😂😂
Heeeey Sidii Cali il est vivant
Lahjada is not easy ❤
Eid Mubarak ❤❤❤❤
Eid mubarik dhamaan tiin Intii Ciiday manta
Lgend siciid cali winkeey❤❤
AL FANAN. DAYAX. DALNUURSHEEY. WAAN. SII AAN HOREY LOO ARKIIN AYAAN. KU SOO DAHWEEY NEY NAA. CASIIMADA. WADANKA. JAMHUURIYADDA DJIBOUTI 🇩🇯 ♥️ ❤️ 💖 😍 ✨️ 🇩🇯 ♥️ ❤️ 💖 😍 ✨️ 🇩🇯
Best song 🎉❤🎉❤🎉❤🎉❤🎉❤ nabee🎉❤🎉❤🎉
Ana ugu horeeyey heestaa kkkk
Keey madoobe maahiye❤❤
Heesta barnamijka waye waa uxoog sheegtay fananinta qibrad faneed buu kuqaracay wlhi Winkey ❤❤❤
Cawa ciyala reer xamar hargaysa xxx hargaysa 🙏
Waaw waa hees iyo badh from isaaq
rer .mogadishu. waxaad. Naguu. Tìraahdan. WA. CASIIMADA. 5TAA. SOMALIYEED
Waa hees macaan, ee su aashu waxey tahey maxey gabdhuhu maryaha u tuurteen.
War Ilaahey ka yaaba ee Asturka haka tegini, adduunyo waa daar aakhiro loo shaqeysto, meel farxad iyo macsi ma aha, ee Ilaah yaan la ilaawin oo toobada iyo camal wanaagsan yaan laga tegin.
Xaa Jira dheh iyaa🎉🎉❤🎉❤kutubeey xamuud magaca i diley nabee😅 xeey tahay dheh
Siciid Cali Winkeey❤❤❤❤❤❤
I am loving it
Brilliant thanks
Old school diidi cali wankey🙏
SIIDII. CALII WEEYN KEY. WAA. FANAN. WA NAA.MUSÌIGEEYSTEE. SIIDAA RER. SOMALIA 🇸🇴. UU YAQAANIIN
lovely song❤😍🥰❤️🎉👑🥰😍❤️👑🎉🥰❤️kutubeey 🎉❤🎉❤🎉🤩
War ninku codow leeyahye heesaha soo badi dheh😅😅
Xaadhacaydhe❤😊
Ish calaa hees iyo bar ❤
Plzz hestii liban isodayoo😢❤
The legend SIIDI CALI ❤❤🎉🎉🎉🎉🎉
HAA. SOO COOTO. CIIYAAR TAA
Tolkeyga❤❤❤
Heestii waala soo dhameeystiray kutubeey xamuudeey hayga kudine ii koro keeymadoobi ma.ahiye😂😂😂😂😂
Wooow sidi cali wimkey al ustad nin an saxib
Kuli Soo Fasax Shaadiyaay❤😊
One Love for the nation that never give up in life 👌
❤❤❤❤
Hees Kala xiran
War Heesta AB mcn😂
Masha Allah ❤❤❤
Oday soo jabay
Caleeeeeek 🤟🏻🤟🏻🤟🏻🤟🏻🤟🏻🤟🏻🤟🏻🤟🏻
Woow
Xoow yahay dheh 🎉🎉👑🎉👑🎉🥰❤️👑🥰👑🤩
❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤
❤❤❤❤😂😂😂😂siidii cali winkeey kutuubey xamuude
Kisna waa wadhaa ❤❤❤
Dadkii hore thanks❤❤❤❤❤❤❤❤❤
Viva Unuka nabee🎉❤💯👑👍💃👍🎉👑❤️👑❤️🎉💃
Salalah caleyhi wasalim
Scw Scw Scw
Lahjada AB Wan jeclahy ❤
Favv song 🎵💕😂
❤❤
Hees Abgaalsan😂😂😂😂kutubeey xamuudey😂😂😂Somali wixii yiri waa isyihiin been buu sheegy reer zulu
Zulu Kismayo amey ka dhow yihiin dadka daafaha Somalia degan aya looga baqaa sheekadaa, iyaga muuqooda qayiran yahay, hase ahaatee reerkan Somalia bartamahey ka degaane DNA-goodu waa Soomali, dadka hareeraha dalka deganow qas-qas iyo soo galooti adinku idin milan yahay Tusaale Deni ayaa kuugu filan Ilaahey ha deystee lol
@@Raz._Al Dani dadka ayeeyo doonbiro sinji rogtay buu kujiraa ayeeyadaa haday zulu tahay Barbar zulu baad noqon, Daarood waa laogyahay meeshu kayimid awoowgood iyo ayeeydood Boosaaso korkeeda ayey ku aasanyihiin waana lasoo siyaartaa adigu sinjigaagii meel ku sheeg sidii bakhtigii baad u fogenyseen oo qariseen maxaa khaldanaa ood qarinayseen
Waa sax suuqa xalaah xaa jiiro dheeh❤😂🎉😢
Kutubeey xanuuneey mise waa kutubeey xamuudeeeyvii sheega haasta lahjadda abgaal cadde waan ka helay wlaaahi
1-xaa dhacay
2-xow yahay
❤
🎉🎉
Xoow yahay dheh🎉❤🎉❤🎉❤🎉👑🥰👑🥰👑
🎉🎉🎉🎉🎉🎉🎉🎉🎉
heesti waa mcn wlhi
Legend
Heesta AB lee iska leh😂😂
Pronunciation ka ayaa qaldan, ee Heeskan REMAKE halaga soo sameeyo, waliba ISMAACIIL AARKA, Haloo dhiibo.
❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤
Kutuweey xamuudee ❤❤❤❤❤❤❤
Kutubay wan ku haysta 🥰🥰🥰
Viva unuka nabee❤🎉❤🎉❤🎉❤🎉👑👑👑👑👑
❤❤❤
Hees lahjada abgaal my tolkii leyga beeray
❤❤❤❤❤❤❤❤❤
HADDII. AAN. NAHAY. DAHLIINYARADA. QABIILKA CIISE. EE. IISKAA. LEH. TALAADA. DALKAN .JAMHUURIYADDA. DJIBOUTI 🇩🇯 🇩🇯 🇩🇯 🇩🇯 🇩🇯 🇩🇯 🇩🇯 🇩🇯 🇩🇯 🇩🇯 🇩🇯 🇩🇯 🇩🇯 🇩🇯 🇩🇯 😅. WAXAAN. UU.QÈEY NEY NAA. .MUDANE.MADAXWEY NAHAA.QARAN KAN. JAMHUURIYADDA DJIBOUTI 🇩🇯. MUDANE.IISMACIIL CUMAR GUELLEH. حفطه الله🎉.وراعاه
M a cajiib
❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤
Abgal wan idin wataa
Mahadsanid wll
ciise waaku wadanaa ugaas adigana
Ameen yare wuxu ku hesayo ayu garan la ayahay 😂😂
Love it
Kutubey xamudey ❤❤❤❤❤
Mj ❤❤❤
Kutubeey Xamuudeey ha iga kudine ii koro😂😂😂
Abdifitah yare caadi ma aha musigaan heestaan
Heesta waaba fahmi wayay wllhi from hargeisa
Waa lahjada reer Muqdisho. Ciid Wanaagsan.
Lahjadan Abgaalka Iyo Dadka Isku Degaanka Yihiin Ba Leh
Kutebey Xamuudey Waa Magac Gabdheed
Ha Iga Kudine Ii Korod
Waa Ha Iga Tegine ii Joog
Kooy Madoobe Ma Ihiye
Nin Xun Ma Ihi Ama Qof Xun
Kuktu Way Xanuunta
Madaxu Way Xanuuna
Kisna Waa Wadhaaye
Lacagna Wan Haystaa
From Somaliland
@@mceeri7238si fiican ayaa u sharaxdey eeboow👍👍👍.
DAHWAAN. .WAXAAN KU CASUUMÈY NAA. DALKAN .JAMHUURIYADDA. DJIBOUTI 🇩🇯 😂😂😂😂
FANAN KAA. WEEYN. .ALLAA WEEYN. EE. RER. SOMALIA 🇸🇴. DAYAX. DALNUURSHEEY. FANAN. QAALII. AH. PASSPORT DALKAN. JAMHUURIYADDA. DJIBOUTI 🇩🇯 🇩🇯 🇩🇯 🇩🇯 🇩🇯 🇩🇯 🇩🇯 🇩🇯 🇩🇯 🇩🇯 🇩🇯 🇩🇯. WAAN. SIINEY NAA. INSHA. ALLAH
Shadya walalo hore usoc nolada sharaf iyo maamus ayad ledihin adiga iyo cabdifatax dad qalbi fican ayad tihin wani wataa 😅