MAANTA WAXBA LAYSU QARIN MAAYO RUNTA WAATAN

แชร์
ฝัง
  • เผยแพร่เมื่อ 31 ธ.ค. 2024

ความคิดเห็น • 358

  • @HanaQalbi-x2j
    @HanaQalbi-x2j 2 วันที่ผ่านมา +39

    Isaaqow culimada cadowga la socota dheg haw dhigina cadawga u midooba guul

    • @XudayfiAdam
      @XudayfiAdam 2 วันที่ผ่านมา +2

      Maye wll culumadoo dhan maaha ee waa culumada ictisaamka

    • @najmamohamed2676
      @najmamohamed2676 2 วันที่ผ่านมา

      😂😂😂😂😂

  • @Canabjaamac-s4f
    @Canabjaamac-s4f 2 วันที่ผ่านมา +45

    Waa ictisaam argagixiso umadan iyaga dhibaato ku haya ale umada idinka qabey amiin

    • @XudayfiAdam
      @XudayfiAdam 2 วันที่ผ่านมา

      نعم 😂 may salfiyiin iska noqdaan

    • @ababejama7505
      @ababejama7505 วันที่ผ่านมา

      Waar waax culimo maaha waa inta lawaso

  • @axmedtimacade4693
    @axmedtimacade4693 2 วันที่ผ่านมา +25

    Culimada io saladiinta habarba inagaga dhacay reer somaliland gaar ahan reer sheekh isaxaaqow ilmaderayaal

  • @AbdiAli-xw3my
    @AbdiAli-xw3my 2 วันที่ผ่านมา +46

    Somaliland halis aye ku jirta dhan walba ninki xirsi gaab na jibuti ayu kula shiraya kii xasan sheikh Allaw bad badi somaliland amin

    • @CabdiwaduudIbraahim-o5p
      @CabdiwaduudIbraahim-o5p 2 วันที่ผ่านมา +1

      Aamin wll

    • @khaliilegal4490
      @khaliilegal4490 2 วันที่ผ่านมา

      Hadalkaa aad sheegeysid Uma haysid cadyn inuu xirsi lashiray xasan sheekh .markaa adaa isku diraya Dadka reer Somaliland .xil ay tahay inaad Somaliland la mideeyo Siday cadowga isaga celiyaan laakin adigu qabyaalad ayaa Ku indho tiraysa

    • @CabdiwaduudIbraahim-o5p
      @CabdiwaduudIbraahim-o5p 2 วันที่ผ่านมา

      @@khaliilegal4490 war wan ku indha tirayaye adu mxd ahayd wudhunyhaw cdyn wn hyna adeer

    • @AbdiAli-xw3my
      @AbdiAli-xw3my 2 วันที่ผ่านมา

      @khaliilegal4490 cawa 30.12.024 kempeski hotel ayu joga xirsi wan joga jibuti sxb lemoni camp aya daganahay ok shirqolka lo dhigayo somaliland wanu ognahay wanu dhagesana cid walba ku darso wanu difacayna somaliland weyna gulaysan lacagta chine u keney aya lagu qaysanaya ee BCIMR BANK LA IDHADO LA SO DHIGAY IYO CHINE BANK WA NU OGNAHAY

  • @Abdirahmanmohamed5104
    @Abdirahmanmohamed5104 2 วันที่ผ่านมา +36

    Culimada iyo madax dhaqameedku wakuwa SOMALILAND lugtahaya

    • @MursalAlaahi
      @MursalAlaahi 2 วันที่ผ่านมา +3

      Haloo diro Laascaano Nabad hakeenaan ama ha lagu laayo oo aynu ka nasanee.

  • @idrissumar9009
    @idrissumar9009 2 วันที่ผ่านมา +27

    Ictisam, Nairobi,ayaa,lagaxukuma

  • @Internet_n_Things
    @Internet_n_Things 2 วันที่ผ่านมา +8

    Thanks Waridaad for speaking the truth for all of us!

  • @SafiyaCisman
    @SafiyaCisman 2 วันที่ผ่านมา +8

    Aar buufi wuxu waa ictisaame waa huwan walaahi .
    Walaahi karbaash allaylahee ❤

    • @idirisxaashi8965
      @idirisxaashi8965 2 วันที่ผ่านมา

      Sheikh mustafe Sheikh ayaan moodi jiray lkn imika waan nacay waa ictisaam

  • @abiibabiib4108
    @abiibabiib4108 2 วันที่ผ่านมา +5

    Culimada Somaliland waa in Maskaxdooda la Xoreeyo. Waa in la maydho. Maaha Culimadeenii. Waa Ictisaam.

  • @bulaalebulaale5430
    @bulaalebulaale5430 2 วันที่ผ่านมา +19

    War idaad legend

  • @AlikilasHaid
    @AlikilasHaid 2 วันที่ผ่านมา +4

    Well done! I am now happy ! Such are ways of making the nation be alert and united ! Tell them.

  • @HanaQalbi-x2j
    @HanaQalbi-x2j 2 วันที่ผ่านมา +11

    Reer somalilnd salaadiin iyo culimo wey falan yohiin miyaa

  • @Farax_mm
    @Farax_mm 2 วันที่ผ่านมา +2

    ❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤
    Walaahi waaaruntaa ale haynaga
    Qabto culimadeena cidakale ayay
    Ushaqeeyaane

  • @cabdixuseen1839
    @cabdixuseen1839 2 วันที่ผ่านมา +4

    Culimada Somaliland joogta dhawr qof moyaane waa ictisaam waana argagixiso wlhi marka sujuuda halaga wada toogto wlhi janada lagu galaya odayaasha iyo culimadaba ha lawada togto waa danbiilayaaal qaran

    • @ababejama7505
      @ababejama7505 วันที่ผ่านมา

      Waar waxba culimo maaha waa lawasaa hhhhhh

  • @abucabdleiriir7271
    @abucabdleiriir7271 2 วันที่ผ่านมา +10

    Sheekh shacbaan halagu daba faylo
    In lays difaaco waa waajib

  • @CabdiiJaamac
    @CabdiiJaamac 2 วันที่ผ่านมา +3

    Culimadu waa shisheeye kalkaal cid kalay iska dhisaan waacadaw khaayimiina

  • @khadramahamed-qn2dq
    @khadramahamed-qn2dq 2 วันที่ผ่านมา +7

    Waa aragagixiso culimo mahaa
    Vive Somaliland and isaaq pawer
    buufi huwanta xarood faqash dabadhiflayadoda

    • @ababejama7505
      @ababejama7505 วันที่ผ่านมา

      Ma culimaan leenahay inaku afarta xaaraanta ah ee lawaso buufi

  • @DrcaydiidAhmed
    @DrcaydiidAhmed 2 วันที่ผ่านมา +1

    Culimadeena waxaku jiray sheekh aadan siiro wuuna dhintay Allaha naxariistee waxa kalena waa baaba

  • @abdillahimohamoud7750
    @abdillahimohamoud7750 2 วันที่ผ่านมา +4

    Somaliland ha tashato Cirro iyo Xirsi na ha iska qabato iyo wadaadada ictisaamka ah ❤Guul Somaliland❤

  • @Nora-lq2gt
    @Nora-lq2gt 2 วันที่ผ่านมา +1

    Subxanalah😣😣 ninkan wax logu minanaya wa shar caad. Waxa uqaybinaya Shuquul shaydaan. Walaal aniga oo ah gabadh daka aad isku tiin heer Shekh isaxaaq. Waxan ku xasuusinaya iin aan toolka cadaab ka baadbadiinaayn. Isdanaqabo walaal.. Waxaad qaybiinaysa furayasha fitanka… waa iga nasteexo ku soocota adiga iyo inta ku jiibinaysa.. Alle ka baqa inta aan qabtu idiin ku dhiciin❤❤❤ cafiis iyo samaax ayaan idinka oodsanayaa❤❤❤

    • @AyeeyoSheekoxariiro-uv4nc
      @AyeeyoSheekoxariiro-uv4nc 2 วันที่ผ่านมา +2

      Lkn hadii naftaada iyo maalkaaga lagu Soo duulo way banaantahay in layska celiyaa dib ugu yar noqo halkaa layskama jiboodee fitnadu waa Marka aad dad nabad ah oon cidi kusoo duulin aad kiciso

    • @Araweelo74
      @Araweelo74 2 วันที่ผ่านมา

      Ictisaamka faqash maskaxda ka xadey makamid tahey😂😂😂

  • @Araweelo74
    @Araweelo74 2 วันที่ผ่านมา +1

    Ictisaamta faqashtu dadkoogey si qaawan ula safteene kuweenu ma adhigoogibaa waar iska qabta cadawaan ictisaam ahaayn isaaq malee jufo kasta ninbaa u jiree ninwalba kiisa hasoo qabgo hadii kale faqashyo xuluufadooda waad u jabteen

  • @xamudcali778
    @xamudcali778 2 วันที่ผ่านมา +1

    Culuma maaha waa makhnuudin, makhnuudinta culimada sheeganaysa beesha isaaq dhagax haku disho

  • @HaronOmar-fo7ji
    @HaronOmar-fo7ji 2 วันที่ผ่านมา +2

    Sax sax ,ictisaam halaga sifeeyo somaliland. Hadii kale somaliland ictisaam aya qabsaneysa. Xirsi hala iska qabto

  • @najahdarajo4689
    @najahdarajo4689 2 วันที่ผ่านมา +1

    Waa Qoladu Ibrahim Caydiid Shegay Ee Jiritaanka Somaliland Ka Xun

  • @CawilCali-ng1wu
    @CawilCali-ng1wu 2 วันที่ผ่านมา +1

    SIYAAD BARRE AYAAN KA MAQLI JIRAY (WADAAD XUMAYAAL)ILEEN KUWAN AYUU SHEEGAYAY WAA XAARAAMIYIIN AF KOODA URTA QADHMUUN AYAA INAGA FILAN HANA LOO DIYAAR GAROOBO SIDII LA ISAGA QABAN LAHAA.

  • @landsurveyingandmapping6485
    @landsurveyingandmapping6485 2 วันที่ผ่านมา +2

    Tuug tuug dhashay weeyi oo argagixiso ah waar laaya waa al ixtisaane maaha wadaado waa daba dhilif waxloo yeedhiyo allaah caamo idinka dhig duli duli watay waar iyaga iyo koofid baclashaasha aan layno

  • @Jubalandvisit
    @Jubalandvisit 2 วันที่ผ่านมา +3

    Subxanallah war sheikh kaxishow sanad walba December kiisa Nairobi ku qabtan kulan diimed. Isdaya naar idinka horayse hadu dhahy miyu qaldan yahy

    • @KoosHassan-w9s
      @KoosHassan-w9s 2 วันที่ผ่านมา +1

      Naartu kan dagaalka nalaso aadaya kama horayso sheekha aad xaqa sheegi karin ee cid gooniya u fadwoodaa yuu wacdiyayaa

    • @IsmailMohamed-l8t
      @IsmailMohamed-l8t 2 วันที่ผ่านมา

      @@KoosHassan-w9s Kitaabka Alleh Iyo sunadiiisa Qaata Mid Noqda Iska Daaya Demuqraadiyada Iyo Qabiil Ka Hadad Qabiil Iyo Demuqraadiyad Rabtaan Bari Baanu Idinka Nahay Idinka Iyo Asnamtaad Cabudaaysan Waxba Nagama Quseeeyo Cadowgaynaa Ayaa Tihiiin ilaa Shareeecada islamka Ka Qaadanaysaan Ogaada Xaqiiqda Walama Huraan Muslimiiinta Waa Isku Mid Shareeecada islamka Ayaa Sharci u ah Dhawaqiida Shararka Qabiil Ka Idin So Xidhay Ka Hadha Ama Godka Ha Idinku Guraan Idinka Ka Hadhi Dooona Markaad Cadowgayna Fahamtaan Ragan Kitaabka Alleh Iyo sunadiiisa Diiiiday Ka Hadha Miyaa diiiiidaysaan Alleh Raaaca Ka Dib Na Ku Dayda Nabiga Mohammad Swc Ha Raacina Galada Iyo Kuwa Raaacay War Waalidiiiina Ka Daaya Culumada

  • @safiaibrahim8513
    @safiaibrahim8513 2 วันที่ผ่านมา +3

    CULUMO MAA JEERTE WAA ICTISAM SH MUUSTFA WAAKI G21 LAA CASHEYNYE WAA GAFANYASHE SMALILAND MEELKASTE BESNESKA KAA FUURTYE

  • @prosl11
    @prosl11 2 วันที่ผ่านมา +2

    Walaahi waa runta weli sheekh kaa hadlay xasuuqi dacawaley maan arag berigii lascanood meel walba waa laga qayliniyeey

  • @nimcocabdi-ij9vu
    @nimcocabdi-ij9vu 2 วันที่ผ่านมา +3

    Waa ictisaam sheekh umalbey ka Amar qaataan keniya kama dhamadaan talow maxayka qaabtan

    • @XudayfiAdam
      @XudayfiAdam 2 วันที่ผ่านมา

      Mooji😂

  • @MomtazDiomond
    @MomtazDiomond 2 วันที่ผ่านมา

    Culimadeeenu somaliland way necebyihin ma imikad ogatay inader waa wada huwan waxunba ku yudhi somali ha midowdo yadon waxba isku tarayn aay guul gaadhi isleeuihin 😂😂😂😂😂nama mataalan adeer mustafahan iyo afarta sheekh ee klae

  • @maxamedabwaan2673
    @maxamedabwaan2673 2 วันที่ผ่านมา +4

    Masaajid ciyaarta halaga daayo ICTISAAM khayr male xuduudaha sland ayay ka soo horjeedaan xirsi caanyo waa ka mid

  • @Ahmed-n6r1k
    @Ahmed-n6r1k 2 วันที่ผ่านมา +2

    Culimadeena Somaliland Xamar aa laga Daaraa.

  • @FaraxCabdilaahi-m9z
    @FaraxCabdilaahi-m9z วันที่ผ่านมา +1

    1:11 ❤❤❤

  • @AbdirashidYusuf-lv6ww
    @AbdirashidYusuf-lv6ww 2 วันที่ผ่านมา

    Waridaadow indrky qaali waanku salaamay indr jeero aynu yeelano culimada daarood oo kale moose waxaba island celin mayno inoo doona culimo ciyaalka xafada oo kale ah

  • @abdirasheedwarsame5876
    @abdirasheedwarsame5876 2 วันที่ผ่านมา +2

    Wadaadani waa waxay la mabda yihiin huwanta .

  • @shabeel7467
    @shabeel7467 2 วันที่ผ่านมา +1

    Dacawalay Dirir miyuu ka hadlay oo dadkiisii la xasuuqay waar waa mujrimiin daba dhilif u ah cadowga.

  • @SheekhAxmed-r3w
    @SheekhAxmed-r3w 2 วันที่ผ่านมา +1

    Alle haqabto wasakh weeyi alle garad aan ahayn kaan cadawga arkayn madaajidka dacawalay kutubtii taalay ayaa ay qori kudhufteen waana kutubtii quraanka ahayd mujrimiin weeyi meel iujoogaba ka cadayn waaya ee sheekh sheegtaa waa mujrim

    • @SheekhAxmed-r3w
      @SheekhAxmed-r3w วันที่ผ่านมา

      Ilaaheenii aan jeclayn ayaa maceena ah waa dagaalkii lagu sifaynayay dadka caqiidada xun ama sheekh ha sheegto ama badhyo culuse kii aan xaqa cadayn waa in shaqo laga qabto kuwa wadaadada ahna aadan sune kay ku sheegayeen uunbay hayb wadaagaan xaga caqiidada argagixisada ah iyaga laftooda waa in shaqo laga qabto

  • @cumarcali5512
    @cumarcali5512 2 วันที่ผ่านมา +2

    BEEN MAAD SHEEGIN WAA RUNTAA ICTISAAMNA WAA LA FAHMEY WALIBA MEELXUN BAY GAADHI DOONTAA OO LABA LABA NAAGOOD LA QABIMAAYO LANDCURUSERNA LA WADAN MAAYO MASAJIDADANA LAGA NEEFNEEFSAN MAAYO HADAY DADKOODA LAGU SOO DUULAY SHEEKO ULA YIMAADAAN IYO WAXII HORE LOOGA BARTAY

  • @nimcocabdi7516
    @nimcocabdi7516 2 วันที่ผ่านมา +2

    Culimada iyo madax dhaqanedku wakuwa lugta inahaya inader aynu tashano rer somali landow ❤

  • @ibrahimahmed7444
    @ibrahimahmed7444 2 วันที่ผ่านมา +1

    War culumo isku sheegta somaliland iska dhaf inay Somalilanderka u hadlana xiita lacag ayay ku bixiyan in dagal laga taxaluso cidamada kala noca ah ee somaliland, culumo isku sheegta somaliland wa wada dilaliin badankodu kuwa faqashta kolba la fadhista. Culumo mahe wa munafiqin kalab ah runti.

  • @ikraammahmoud790
    @ikraammahmoud790 2 วันที่ผ่านมา +1

    Subxanalaa culimadu dacad maha subxanalaa

  • @NimcoXaashi123
    @NimcoXaashi123 2 วันที่ผ่านมา +3

    😂😂😂😂 waridaad TV waa runtii oo qofa kusoco geesi geesi dhalay 💚🤍❤️💪💪💪💪

  • @XudayfiAdam
    @XudayfiAdam 2 วันที่ผ่านมา +1

    Waa ictisaam may salfiyiin iska noqdaan😂

  • @NaasirXasan-p3c
    @NaasirXasan-p3c 2 วันที่ผ่านมา +1

    Waa wxa uu xalay faysal ali Hussein sheegayey

  • @fayselhassen4681
    @fayselhassen4681 2 วันที่ผ่านมา +2

    😂😂😂😂😂, Walahi waa Runtaa
    Waa danaystayal waa Tuugo
    Aduunyo Jecel

  • @abiibabiib4108
    @abiibabiib4108 2 วันที่ผ่านมา +1

    Somaliland waa Qaadiriyiin.

  • @ahmetjk6709
    @ahmetjk6709 2 วันที่ผ่านมา +3

    Adayashani waa falsoda waridaadaw wll guul somaliland allow cadaw gaga jabbi

  • @xuseenxasan
    @xuseenxasan 2 วันที่ผ่านมา +1

    WAXA JIRA CULIMO , SALAADIIN IYO SIYASIIN URUR ICTISAAM AH OO REER SOMALILAND AH OO LA MABDA AH CADAWGA SOMALILAND WAANAY FAHMAAN SHICIBKA SOMALILAND MAANTA.

  • @Kawsarali-p3c
    @Kawsarali-p3c 2 วันที่ผ่านมา +1

    Culimadani waa ictisaaam ictisaamna waa alshabaaaab

  • @sarahmohamud177
    @sarahmohamud177 2 วันที่ผ่านมา +1

    Asc waridaadow, culimadeenu dhiigeena ayay ku farxan, maxay maxaabiisteena uga hadli waayeen iyo tacadigii ku dhacay

  • @ZahraGonle-e5k
    @ZahraGonle-e5k 2 วันที่ผ่านมา

    Kkkkkkkkkk kusocda walaloyaal xaqiiq 👍👍👍👍👍👍👍👍👍👍👍👍👍👍👍

  • @basheebooshie6415
    @basheebooshie6415 วันที่ผ่านมา

    Ahlu naar baad hadalka aad culimada ku sheegaysa. Diintaa ilaahay kugu wacdiyasaaß baad ju noqonaysaa ADIGA KHALDAN 100%.

  • @haanihaaroun2865
    @haanihaaroun2865 2 วันที่ผ่านมา +2

    Sheekh mustafe,wu,siqiiray. Dadka,islasawira,iyo,umal,waad,aragteen,isaga, darajada,isgaadhsiiyay

  • @ZahraGonle-e5k
    @ZahraGonle-e5k 2 วันที่ผ่านมา

    Ruuuuunta xaqiiq geesi run kusoco walaloyaal 👍👍👍👍👍

  • @jamilajamila-h8v
    @jamilajamila-h8v 7 ชั่วโมงที่ผ่านมา

    CUlimo maaha waa mooriyaanta Citisaama faraa ka wada yaala isaaqo waa inaada isaka qabataan shayadaama sheeka sheegata ito koofiya bacaalayaasha

  • @XaawaCabdi-r6v
    @XaawaCabdi-r6v 2 วันที่ผ่านมา

    Buuufi inaadeer waridaadow kuwani culimo maahee waaa cadaabteeenee waa citisaaam kuwani wll waa munaaafaqiiin buuufi inader oo hakacaajisin

  • @NuraAbdillahi-k1s
    @NuraAbdillahi-k1s วันที่ผ่านมา

    Daarodkiiba falaykan sakhraan shekh mustafe kaadidiisaa kaasharafbadan ilka caagow

  • @badalchannel3963
    @badalchannel3963 2 วันที่ผ่านมา +1

    Waa rental waxbaa qaldan waayo ku wan iyo ku waasiba waa ictisaam dhamaan oo aan aamin sanayn soomaalilaand inbadan oo ka mid ah.

  • @DaahirCabdiwahab
    @DaahirCabdiwahab 2 วันที่ผ่านมา +1

    Asc waa daahir walaal culimooy masaajidka ciyaarta kadaaya idinkuunbaan alif waxmale iyo hoosdhow lehba idinkahaynaaye????alana halagacabsado caamadana halootudho

  • @fotballontop
    @fotballontop 2 วันที่ผ่านมา

    Culimada afkaaga xun ka jeedi. Dulliyohow xumi, culimadu xaqii ilaahay bay kuu sheegeen, Buqdharkaynna Garxaajis baa ku difaacay waadigii ka cararay tuuladaadii yarayd, gacanna sidaa ma tidhaahdide fule ayaad tahay , diinta ha ka hor Iman.

  • @abucabdleiriir7271
    @abucabdleiriir7271 2 วันที่ผ่านมา +2

    Waxalaga rabaa culuma somaliland inay masaajida lacag uga ururiyaan dadka lagu xasuuqay dacawalay

    • @fayselhassen4681
      @fayselhassen4681 2 วันที่ผ่านมา +1

      In Ay ku dawarsadan dheh😂
      Shaqo Ayaa u soo baxdey

  • @MukhtaarCabdi-z8p
    @MukhtaarCabdi-z8p 2 วันที่ผ่านมา +1

    Walaahi.runbaad.sheegtay.nin.rageedbaad.tahay

  • @abiibabiib4108
    @abiibabiib4108 2 วันที่ผ่านมา +1

    Somaliland ha laga saaro Ictisaam iyo Wahaabiyiinta. Diinteenii Qaadariyada ayaa inagu filan. Dhagta dhiiga waa in loo daro wixii aynaan Diin ahaan Dhaqan u lahayn. Ictisaam iyo Wahaabiyiinta Xabad Cas ha loo Qoro.

  • @HadiyaYusuf-g5c
    @HadiyaYusuf-g5c 2 วันที่ผ่านมา +3

    Hhhh😂 wlhi waa run taaa ilhyna wxuu yidhi naftade iyo cirdigaaga wy bnaanthy in la difaaaco

  • @jamilajamila-h8v
    @jamilajamila-h8v 7 ชั่วโมงที่ผ่านมา

    Marka Somaliland la soo weeraro waa xalaala Culimada dhaqaala kasoo gala laakii marka Somaliland difaaca gasho waa xaaraa na waayo dhaqaala ma jiro

  • @TaaroFihri-f9i
    @TaaroFihri-f9i 2 วันที่ผ่านมา

    Sheekh mustafe umal iyo kuwa lamidkii waa ictisaam hadaba waamaxay sababta uu sheekh barbaraawi uga qaybgaliwaayay kali iswaydii anu macaayin lkn waxay baal marsanyihiin suubanaha

  • @lutfi9892
    @lutfi9892 2 วันที่ผ่านมา +1

    Tuke ayey keensadeen malagiisii ayuu soo doontey ninkii dila tuke abaal marin ayuu heleyaa ninkii reer Somaliland xasuuqey

  • @MohamedDuale-l3u
    @MohamedDuale-l3u 2 วันที่ผ่านมา

    War wa Tuug bayac mushtara oo waliba bila abaal ah..
    Wa in laga qaada cashur 3 jibaran..
    Mediyahana laga mamnuca...
    Rag Bay dhiigoda ku fadhiyan.. Naagahan diricyada cad sitaa...

  • @HassanSharif-k9d
    @HassanSharif-k9d 2 วันที่ผ่านมา +1

    Kkkkkkkk culimada isaaq waa bilaa caqli

  • @AbiibColaad
    @AbiibColaad 2 วันที่ผ่านมา

    Waridadaw wlahi xogxogaal badthy wlee runta shega Reer Somaliland difaca qarinamadu ha udiyaar garbaan way arkayaan cawagu sida ku fikiryaanee

  • @mustafexasancalikaabanka4332
    @mustafexasancalikaabanka4332 2 วันที่ผ่านมา

    dhiigena inaga xalaala malaha
    dhiiga qadhmun ee daarodkuna waa xaaran malaha sidasay noqonYsa

  • @MahamedAbdillahi-f6f
    @MahamedAbdillahi-f6f 2 วันที่ผ่านมา

    Waar maa anigo dhinac waliba dagaal igaga socodo. oo waliba laa iwadatashanayo gacmahayiga laa bimayo anba culumo haa shirto dagalku waa muqadas😢😢

  • @shabeel7467
    @shabeel7467 2 วันที่ผ่านมา

    Culimo haku ofhan waa mujrimiin fooqal mujrimiin mujrimka Ogaadeen ee Umul ayaa xukuma oo daba dhilif u yihiin.

  • @ASAD-988
    @ASAD-988 2 วันที่ผ่านมา +1

    waxani waa sheeko la isla og yahay

  • @cabdiwaadbarakaysantahayxu9244
    @cabdiwaadbarakaysantahayxu9244 2 วันที่ผ่านมา +3

    Waa ALIXTISAAM WAXAXAALADA WADAA

  • @IlhanMohammed-yj3iz
    @IlhanMohammed-yj3iz วันที่ผ่านมา

    War ilahay Ka baq dhiga islaamku wa xaran oo wa run

  • @rashaabdallah7400
    @rashaabdallah7400 2 วันที่ผ่านมา

    Waar tuugtii ictisaam waxaa ka dhex muuda kii ina shiikh csli waridaadow kan inashii cali iyo kan ugaadeen ee ibraahin cydiid sheegay ee shuraakafd ahi xaalkood waa la og yahay waan soo qoridoonaa la soco

  • @RasheedKhalif
    @RasheedKhalif 2 วันที่ผ่านมา

    Shirkani waa mid somaliland lagu mijoxabinayo ee isha halagu hayo nimakani waa icitisaam oo maanta somaliland janis u heeshay odaygii ciiro ee la doortay koom buu ku jiraa taladii dalka waxaa la wareegay dad aan la dooran oo ciiro waxba gacanta ugum jiro ciiro laba hasameeyo inuu dadka u sheego inuu dalku gacanta ugu jiro oo dadkana iska qabanayo oo dhamastiraayo heshiisyadii dalka dantu ugu jirtey iyo inuu iscasilo is dalka kooxahan looga badbadiyo

  • @Halbeeg.mediapro
    @Halbeeg.mediapro 2 วันที่ผ่านมา

    Ciyaartu waa warar iyo difaac ka weerarka dambiga iska lehe waynu isdifaacayna dhulkena iyo Qaranka Jamuuriyada somaliland ba

  • @TaaroFihri-f9i
    @TaaroFihri-f9i 2 วันที่ผ่านมา

    Somaliland se manta niman ictisaama ayay udhiibteen anu macayin lkn dadkeenu waa umad dhoohan

  • @user-vlogscountery
    @user-vlogscountery 2 วันที่ผ่านมา +1

    Izaqaw dagal laabta ka ogsonaada wllhi ceerigabo cadaw badan ayaa kuso socda allow inadhaha noo kala fur waar kaca wixi hub iyo saanadba hayaw h jeclo iyo habar yonis way jogan h awal kumeh iyo samaronki nefka aha

    • @Ifraax-h5l
      @Ifraax-h5l 2 วันที่ผ่านมา

      HABSR. AWAL. KUUIMAN. MAYSEE. DIFAACO. MEESHAADA. MAXAA. NOOKAAKEENAYA. MADOQMAAD. NAMOODAY

  • @ahmedmed6816
    @ahmedmed6816 2 วันที่ผ่านมา +1

    Waa ictisaam waa cadawga soomaaliland iyo reer isaaq

  • @avoidcruel744
    @avoidcruel744 2 วันที่ผ่านมา +2

    Waa run dhex maaha raganu❤

  • @ApdiraxmaanIpnucabdiraxmaan
    @ApdiraxmaanIpnucabdiraxmaan 2 วันที่ผ่านมา +1

    Hortay ma ila yaabten rer somalilandnaw

  • @NimcoMuuse1
    @NimcoMuuse1 2 วันที่ผ่านมา

    Culimadu xaq bayshegayan ninki xaqa dida allah arkaya

  • @SaynabCabdi-l9n
    @SaynabCabdi-l9n 2 วันที่ผ่านมา

    Goog iyo haalaag kuusugnaaye maantana culimadii ayaad afakalagashay maxishoode waasidan

  • @abdigouled6801
    @abdigouled6801 2 วันที่ผ่านมา +1

    Wa ay maha sheikh yal in kagu qarxiyo mesha ay ku shiratan wa ictisam dinta waxay hassan dinta ayda

    • @MahamedAbdi-jv7hx
      @MahamedAbdi-jv7hx 2 วันที่ผ่านมา

      Subxanallah ilahay ka yaab wllo culimada siyaasada ka daa neefyaw

    • @abdigouled6801
      @abdigouled6801 2 วันที่ผ่านมา +1

      Maha sheikh wa shaydamo dinta ay haystan wata shadinta nacaladba kugu tale iyaga wa in lagu guba mesha ay jogan

    • @ababejama7505
      @ababejama7505 วันที่ผ่านมา

      ​@@abdigouled6801walaahi baan ku dhaartee waa wahaabiyo diinta kufaana oo usgaga

  • @AbdilahiGurey
    @AbdilahiGurey 2 วันที่ผ่านมา

    Ka soo samee barmaamuj hadaladii hore ee ay ku hadleen kuw shukhuuda isku sheegayaa ina idiris iyo umal

  • @fardusaw9688
    @fardusaw9688 23 ชั่วโมงที่ผ่านมา

    Sheekh mustafe wuxuu is mooday in aanuu ahayn somalilan sida tirada loogu buuxsado ee uu bilaa damiir u yahay.

  • @SamaDeri
    @SamaDeri 2 วันที่ผ่านมา

    Sheekh mustafe waa ninka ugu liita isaaq wax jira maaha. Nonkan garaadada ayaa kadhow. Wax jira maaha hore ayaan ninkaa aan uga hadley

  • @maxamedabwaan2673
    @maxamedabwaan2673 2 วันที่ผ่านมา

    Wakaa ceerigaabo markay bilaabaan buuhoodle iyo laascaanood halaga bilaabo yes far maqaadikaraan

  • @IAM-x5s
    @IAM-x5s 2 วันที่ผ่านมา

    Ninkii xirsi gaabxasan sheekh iyo in cumar geele ayuu kula shirayaa jabuuti wax badan baa soo socda indhaha fura dadka reer somaliland

  • @SheekhAxmed-r3w
    @SheekhAxmed-r3w 2 วันที่ผ่านมา

    Alle haka.qabto cadawga iyagaa inagaga daran cida dulmiga wada ma cadeenayaan culamaau suu علماء سوء weeyi

  • @CabdiraxmanSuleiman
    @CabdiraxmanSuleiman 2 วันที่ผ่านมา

    Waxani waa ictisaam waa cadawu Laahi hadaynaan laynina way ina laynayaan sidii dacawalay ay inoogu hoosaasinayeen ee maatadeenu ugu le,atay

  • @abirashiidaadan3496
    @abirashiidaadan3496 2 วันที่ผ่านมา +2

    Culamadu waa culamadeenii rag ayaa ku daba dhuumanaya

  • @cabdixuseen1839
    @cabdixuseen1839 2 วันที่ผ่านมา

    Libaax libaax dhalay nin qaranka Somaliland calamad u ah geesi geesi dhalay waridaad waan kugu faana

  • @IsmailMohamed-l8t
    @IsmailMohamed-l8t 2 วันที่ผ่านมา

    Culumada Waxey Idin Odhanayaan Shareeecada islamka Isku Xukuma Mid Noqda Iska Daaaya Demuqraadiyada Qabiilka Iyo Calmadaan Badan ama Nabad Kuwada Nooolada Ha Is Dilina Marka Culumadaa Saxan Ayagaan Raacsanahay Aniga Khatumada Alleh Khayr Hanagu Khatimo

    • @prosl11
      @prosl11 2 วันที่ผ่านมา

      Dee waa sax laakiinse maxaa keenay marka isaaq laa xasuuqiyo in aan laga hadlin isaa qmuskim maaha miyaa taasa fahmi wayeey anigu

    • @IsmailMohamed-l8t
      @IsmailMohamed-l8t 2 วันที่ผ่านมา

      @@prosl11 Isaaaq Iyo Darood Waa Dad Muslimiiin ah Walalo Ah Dadka Iska Xiga Waxa Is Dagalayo Magacyadan Reeeraha Qaatay Waaa Labada Dalamiin SNM Iyo SSC Labada Ba Maba Ma Talaan Isaaaq Iyo Darood Ogaada Danahoooda Ayeee Wataan Waxeyna U Shaqeeyaa Gaalo Kitaabka Alleh Iyo sunadiiisa Qaata Ku Dhaha La Badoooda Mid Noqda Haday Diiiidan Qabiil Iyo Demuqraadiyad Rabaan Iyo Calamadan Wataan Ku Dhaha Bari Baanu Idinka Nahay Idinka Iyo Asnamtaad Cabudaaysan Xaqiiqda Walama Huraan Muslimiiinta Waa Isku Mid Shareeecada islamka Ayaa Sharci u ah Marka Dadka Isku Kiiiin Diraaayo Waaa Calmaniyiiinta Asnamta Cabudaayo Dasruuurkooda Qoooma Luuudka ah Kuma Hashiiinayan Ogaada Ka Tashta Hana La Dumiyo Nadamkooda Kufriga Iyo Diin La aaanta Dadkaan Muslimiiinta ah Wala Qabsaday Hadane Calmaniyiiintan Baaa Shaarar Qabiil Iyo Calamo So Xidhay Aqliga Ha Shaqeeeyo Nabad Ku Wada Nooolada Hala Dhaho La Badoooda Ba

    • @IsmailMohamed-l8t
      @IsmailMohamed-l8t 2 วันที่ผ่านมา

      @@prosl11 SNM Laasacanood Ayee Shacab Ku Xasuuqayn Maantane Sedo Kale Shacab Ayaa New Police Xasuuqayn Kuwa Wax Dilaayo Waa Mujrimiiin Labada Dhinac Ba Marka Shacabka Muslimiiinta ah Labada Dhinac Haka Tashtaan Dhawaqiida SNM Iyo SSC Kuma Hashiiinayan Dastuurkaan Qoooma Luuudka ah Xalku Waa Shareeecada Islamka In Dalka Lagu Xukumo Mid La Noqdo Kuwa Diiiidan Baaa Cadowgayna Ah Marka Hala Shiro Dadka Muslimiiinta ah Ha Isku Imadaan Dalamimtan Magacyada Qabiil Ka Wato Demuqraadiyada Rabo Halagu Dhaho Kitaabka Alleh Iyo sunadiiisa Qaata Haday Diidan Ogaada Waa Cadowgayna Isaaaq na Mahan Darood na Mahan Waa Cadowgayna Mid Aaan U Noqono Aaan Dumino Asnamtooda Eee Cabudaayan Dalkane Aaan Ka Saaarno ilaaa Ee Ka aqbalaaan Kitaabka Alleh Iyo sunadiiisa Waxba Iskuma Darsan Karno Wadadada Way Saxan Yihiin Cadowgayna Garta Waa Kuma ?

  • @jamilajamila-h8v
    @jamilajamila-h8v 7 ชั่วโมงที่ผ่านมา

    Wadaada waa xawalenayiina waa yaqaana dhibe xamar baya ku xidhanayiina

  • @Gaashaamo
    @Gaashaamo 2 วันที่ผ่านมา

    Dhiiga islaamu waa xaaraan kuwananina waa ictisaam iska jira