3 ALBAAB KASTA NOLOSHA LAGU FURTO♥♥♥

แชร์
ฝัง
  • เผยแพร่เมื่อ 24 ม.ค. 2025

ความคิดเห็น • 203

  • @ahlamsheikh7788
    @ahlamsheikh7788 3 ปีที่แล้ว +49

    'guushu waxay kujirta in Allah lacabudo' good point... may Allah swt grant you jannah

    • @Ahmedj48
      @Ahmedj48 3 ปีที่แล้ว +2

      xaqiiqo wllo

    • @sawdosiman1367
      @sawdosiman1367 3 ปีที่แล้ว

      Waa runtaa wlshy👌

    • @ahlamsheikh7788
      @ahlamsheikh7788 3 ปีที่แล้ว

      @@sawdosiman1367 these words are the words of brother Ayuub jazahulahu khairan

  • @Sahidohrye256
    @Sahidohrye256 3 ปีที่แล้ว +7

    Thanks dhiirigaliye jasaka allah ani aroorti hadan kaco 4:00am waxan dhageysta waa adi waxan joga dalki waxan dhacey shaqadi wadanki dadki nafsadeydi alx lkn mar walba waxan soo xasuusta inaan ahey wali qof nasiib wacan ileen wali waa nolahey waxan fursad wali uheysto inaan ushaqeysto mid aakhiro iyo mid aduun hda nolosheyda sidii hore waa ka badalanatahey xata fakarkeyga nolosheyda aad baan ujecladey shaqanka abuurtey wadanka waxbarashadeydi baan dhameystirtey heer jamacad baan ku jirey lkn ma dhameyn hda waxan rajeynaya inaan dhameeyo marka hormarinta nafteyda qeyb baadka qadatey markan arko inaan isdhibey waan ku dhageystaa marksan power yeesha waxan mar walba is dhaha noloshaan marnaba sidaad rabto qof ku yeelaya majirto ee ka kac meesha jasakaallah teacher waaa mahadsantahey

  • @Rohan-o6p3n
    @Rohan-o6p3n 3 ปีที่แล้ว +11

    Mashaallah waano iyo xigmad midii ugu wanaagsaneeyad ruuxii qaata rabi ha ku anfaco adigane jazaakallahu kheyar

  • @Ahmedj48
    @Ahmedj48 3 ปีที่แล้ว +8

    wallal ayuubow waxaan ahy nin illahay ku xiran lkn nio waxaan la ahay gabar daacad ii ah gabar walba waan isku dhacaynaa hada jamacad baaan wdaa wll ila tali

  • @haajiroabdi7305
    @haajiroabdi7305 3 ปีที่แล้ว +9

    BROTHER AYUB AHMED may Allah bless you at this moment Iam getting one point that is effort is the most improtant that I want to know because of without effort nothing good So thanks🙏🙏🙏 again keep going the best one

  • @umakhaalid4275
    @umakhaalid4275 3 ปีที่แล้ว +8

    اللهم صل وسلم وبارك على سيدنا ونبينا محمد وعلى آله وأصحابه ةأجمعين اللهم اجعلني مقيم الصلاة ومن دريتي ربنا تقبل دعاء ربنا اغفر لي ولوالدي وللمومنين يوم يقوم الحساب اللهم إني اسالك الهدى والتقى والعفاف والغنى اللهم آمين

  • @salaadmechanicnuurfaarax1219
    @salaadmechanicnuurfaarax1219 3 ปีที่แล้ว +2

    M.a wll qaaliya waaku wataa gar iyo gar daroba nin xikmadeysan dhiirigaliya ah ♥ ❤ 👌 waaniyo ah legend
    Nio ani waxaan kuu doooran lahaaa doctorka cilmu nafsiga ama dhimirka good jobs bro

  • @alipelley142
    @alipelley142 9 หลายเดือนก่อน

    Allaahuma as,aluka lakal xamdu Laa ilaaha ilaa antal manaan Yaa badiica samaa waati wal ardi Yaa dal jalaali wal ikraam yaa xaliim yaa qayuum ❤❤

  • @فوزيةخليف-ذ6ظ
    @فوزيةخليف-ذ6ظ 3 ปีที่แล้ว +3

    ربي اجعل مقيم صلا تي ومن درتي ربناتقبل دعاء

  • @atushmohamed3370
    @atushmohamed3370 3 ปีที่แล้ว +3

    Wll Ayuub horaa usoo mashallah tabarakalah

  • @loveumom2746
    @loveumom2746 3 ปีที่แล้ว +4

    Application walbo waaka tiray telkeyga alxmd waana la qabsanoya xoga SAA u bilaaby daawashada chanelkaan wax bdn iska badaly noloshyda naftaydana jihaad Kula jiraa iso duceeya owlaad baari ah in illahy nagu arsaaqo ani sowjkayga
    Jzakallaahy wllkey chanelkaga iyo kuwa lamida o wacdi Ka faido whel I ah 🥰🥰❤️🤲🤲

  • @umakhaalid4275
    @umakhaalid4275 3 ปีที่แล้ว +2

    لأ إله إلا أنت سبحانك إني كنت من الظالمين استغفرك وأتوب إليك يارب العالمين يارب لأ حول ولا قوة إلا بالله اللهم اصلح لي شأني انك علي كل شيء قدير رب إني لما انزلت إلي من خير فقير الحمد لله علي كل حال

  • @nurang7364
    @nurang7364 3 ปีที่แล้ว +2

    M.a horey u soco walo waxaad na bartaa wax wngsan Mr walba ilaahay wanaagaad na barayso khayr hakuugu bedelo aduun iyo aakhiriba

  • @foozia426
    @foozia426 3 ปีที่แล้ว

    Ilahayow nasoo hadee ya rabi

  • @muuseshiikhmuxidiin7684
    @muuseshiikhmuxidiin7684 3 ปีที่แล้ว +1

    Qofqii ugu horeeyo oo daawado waan ku faraxsanahy inaa noqdo
    Mhdsnid ustaad Ayuub Axmad

  • @Jamaalclqaadir-z1x
    @Jamaalclqaadir-z1x 2 หลายเดือนก่อน

    My teacher thanks yuo more

  • @maryamabukar7900
    @maryamabukar7900 2 ปีที่แล้ว

    Maashaa allaah ayuub allaha ku dhoowro waxaad tahay qofka kaliya oo aan weheshado waxaad. Noodaa inaad aniga uun icaawiso ama aadba tahay waalid oo kale ayuuboow waano wanaag ayaad tahay allaha kaa aqbalo qoolkaadana ka dhigo dacwada alle.

  • @princesspalqisa2423
    @princesspalqisa2423 3 ปีที่แล้ว +1

    Mahadsand walal aduunkena iyo aqiradenaba wad nagu dhiiri galisaa shukran 🥺🏆🏆🥇🏆🏆🥇Allah nagu hanuniyo wadada xaqa

  • @hamdahamda941
    @hamdahamda941 2 ปีที่แล้ว

    Dhibaato ayaa iahysata laakiin in sha laah waan kabixi doonaa 🥺🥺

  • @xasancadde5581
    @xasancadde5581 3 ปีที่แล้ว +1

    Macalimuu ayuub sida aad no
    Jeceshahay ilahey haku jeclaado
    🙏🙏🙏🙏🙏🙏🙏🙏🙏🙏🙏🙏🙏🙏

  • @ubaxbashi1621
    @ubaxbashi1621 3 ปีที่แล้ว

    Masha allah guushu meeshay ku jirto waa sheegtay runtii markasta barnaamijkaaga daawado xaga raali ahaan shah eebe weyne lagam waayo allah ku sharfo

  • @sabaaxcumar5752
    @sabaaxcumar5752 2 ปีที่แล้ว

    Mansha Allah walla Alle ha xiftiyo isha allah

  • @foozia426
    @foozia426 3 ปีที่แล้ว

    Salaada wan katagtagaye ilahayow salaada iifududee ya rabi .oo khatumada khayr noogu khatin

  • @nasroaweys7726
    @nasroaweys7726 2 ปีที่แล้ว

    Jazakallaah kher wallky mcn
    Respect more wlhi allh ino
    Kaaxafido ustaaatkaga ❤️🙏

  • @husnihassan9289
    @husnihassan9289 3 ปีที่แล้ว

    Wlh xaqiiqda kahadashaa bro waa muhiim in dareenka dadkakale la ilaaliyo tnx a lot bro

  • @ayaansuri5581
    @ayaansuri5581 3 ปีที่แล้ว

    Masha allah tabarakallah barakalaah feek aquyah ayub jazakallahu kheeyr taasi waa runtada hadi aad alle aad waqtigaga sinin waxbadan ayaa kaa maqan ee alle hana hanuniyo yaa rabi 3alamen amiin

  • @hafsaahmedsh.mohamed7666
    @hafsaahmedsh.mohamed7666 3 ปีที่แล้ว

    Yaa allah
    Markan dhagaysanyo dhirigalintu badane ustaadkena hadaladiisu xaqiiqday si began utabanayan
    Dhiga kusiidiraya
    Alxamdulliah
    Wlhi maskaxdèna si qoto dheer ayaad uqudisa
    Alleh adigana cimri dheer iyo camal suuban alleh hakugu daro
    Hakusii iftiimiyo ustaad ayub ahmed

  • @farhiya2269
    @farhiya2269 3 ปีที่แล้ว

    Aniga aabahay mcn ayaa IGA dhintay ramadaantii waxaan hadaf lahaa oo dhan waan ka hadhay wali murugadii way ihaysaa wll isoo duceeya

  • @mohamedadan5842
    @mohamedadan5842 3 ปีที่แล้ว +9

    Aslamalykum brother, thank you so much for the videos. But in this video I only understood 2 lessons, should I say. 1.Goals and 2.prayers what’s the other lesson? Tho I watched the video 2 times, can’t seem to get it. And the other thing I want to mention brother is can you do like a quick recap in the end off your videos it would be soo much helpful.

  • @maidakhalifali1232
    @maidakhalifali1232 3 ปีที่แล้ว +1

    Wll mcn ilahey haku dayo dhiri galiye buxo marwalbo markn kudhagesto wa dhiri galisma🥰🥰😘😘

  • @xhafi104
    @xhafi104 2 ปีที่แล้ว +1

    Thanks wllo alle haku xifdiyo🥰

  • @mumatiabdi2199
    @mumatiabdi2199 3 ปีที่แล้ว +1

    Thnkiz wll taloyinkaga aad ayan uga faaiday thnkiz🙏🤴

  • @nastehaayub9594
    @nastehaayub9594 3 ปีที่แล้ว +1

    M.a alle haka awal mariyo insha Allah shukran

  • @fowzaanchannel303
    @fowzaanchannel303 3 ปีที่แล้ว +1

    Masha Allah wll ayubow alee ha kukalmeyoo wax walbaa ad qabto inbadaan walasocdaa chanell kagaa kusoco Dhinac haegiin adowgaag lugaaha hostisaa

  • @abdikhadijo7498
    @abdikhadijo7498 3 ปีที่แล้ว

    Legende Ayuub Ahmed guuleeyso walalkeya

  • @Sultana_Alisha
    @Sultana_Alisha 3 ปีที่แล้ว +1

    Jazakallah kheyr

  • @ayaanmahamud4099
    @ayaanmahamud4099 3 ปีที่แล้ว

    Mansha Allah waxaan cadeystay maalin walbo inan dawado fidiyowyadada

  • @drsamiish7157
    @drsamiish7157 3 ปีที่แล้ว +1

    Masha Allah .....waa commentigii ugu horeeyay ee aan kusoo qoray inkasto aan daawan jiray vedioyaadada . Àd baad umahaddan tahay runtii lama soo koobi karo vediokan saamenta uu igu yeeshay mahadsanid Allaha ku sharfo ustaad

  • @ibrahimosman1993
    @ibrahimosman1993 3 ปีที่แล้ว

    Masha Allah ilaahey haku barakeeyo WLL aad baad u mahadsanthy

  • @mtr_mohamed-1663
    @mtr_mohamed-1663 2 ปีที่แล้ว +1

    HAMBALYO'HAMBALYO WLL Ayuub axmed

  • @mascuudozil3617
    @mascuudozil3617 2 ปีที่แล้ว

    mashllah wll qali Allah kubarakeyo

  • @maxamedabdi9405
    @maxamedabdi9405 3 ปีที่แล้ว

    Haye teachar🥰🥰🥰

  • @hipoabdillahi1259
    @hipoabdillahi1259 3 ปีที่แล้ว

    Rabbi haku xafido ustaad Ayub

  • @saharaaftin4051
    @saharaaftin4051 3 ปีที่แล้ว +1

    Plz teach us more about salat

  • @shaammahamet9029
    @shaammahamet9029 ปีที่แล้ว

    jasakalahu khayr wll ayuup axmeth ❤

  • @Munalalachenell
    @Munalalachenell 3 ปีที่แล้ว +2

    Manshallah walalo wanku cusbahaye chanelkaaga aqliga allhakuuxafido aad baad ugumahasantahaye

  • @ayanabdi5894
    @ayanabdi5894 ปีที่แล้ว

    Jasaakumullahu kher Mahadsan abwe 🥰🥰🥰

  • @ashwaqi2309
    @ashwaqi2309 3 ปีที่แล้ว

    Teacher ayub jasa kallah khyr

  • @MajidMajid-yf2tt
    @MajidMajid-yf2tt 2 ปีที่แล้ว

    Waad mahad santahay ustaad

  • @abdirizaksuldan7392
    @abdirizaksuldan7392 3 ปีที่แล้ว

    ustaad alle ha ku xafido jazaakallh qyer alle ha ku sharfo

  • @ayanelmi8891
    @ayanelmi8891 3 ปีที่แล้ว

    mashallah wllkey shukran illahey mel kalee xakaziiyo kheyrkaa ad nafartoo

  • @cusubohormar7319
    @cusubohormar7319 3 ปีที่แล้ว +1

    Maashalaah ilahay ha ku barakeeyo ayuub

  • @wardaaxmed8519
    @wardaaxmed8519 2 ปีที่แล้ว

    Alle haku barakeeyo ayub

  • @barwaqohussen4875
    @barwaqohussen4875 2 ปีที่แล้ว

    Mansh allha Alle ha ku sharfo wllo

  • @ahmedmohumedabdullahi
    @ahmedmohumedabdullahi 3 ปีที่แล้ว +2

    Aad ban ugu bahnaa

  • @zakariamohamed5855
    @zakariamohamed5855 3 ปีที่แล้ว

    اللهم صلي على سيدنا محمد وعلى آله وصحبه أجمعين

  • @mohamedziyad8279
    @mohamedziyad8279 3 ปีที่แล้ว +1

    thank you my brother

  • @yaaskacadeyaaskacade6428
    @yaaskacadeyaaskacade6428 3 ปีที่แล้ว +1

    m.a aad baadv
    umahad Santahy teacher waxbadan ayaan halkaan kala dhexbaxay

  • @RoodaCllaahi-c4i
    @RoodaCllaahi-c4i 5 หลายเดือนก่อน

    Mashallh ilaahyow salad no fuduudey😢😢

  • @ayanabdi5894
    @ayanabdi5894 ปีที่แล้ว

    Abousutite amazing 💖💖💖💖💖

  • @ahmedyassinadan1682
    @ahmedyassinadan1682 3 ปีที่แล้ว

    Marsha Allah thanks my brother 🙏👍

  • @nimcohassan452
    @nimcohassan452 3 ปีที่แล้ว

    Wsc wllky ale ha ku xafido ale ayaa mahad iska le muslika naga dhigay

  • @annaahmed2564
    @annaahmed2564 3 ปีที่แล้ว

    Masha Allah well done bro thanks for sharing keep it up good work.

  • @hamdamahamed3917
    @hamdamahamed3917 3 ปีที่แล้ว +1

    Masha allaah alleh haku bara keeyo wllo😍🥰🌍❣ Allena haynaga dhigo ku wa jannada kukulma

  • @ahmetseeraar4741
    @ahmetseeraar4741 2 ปีที่แล้ว

    thank you brother

  • @khadijaabdirahman9343
    @khadijaabdirahman9343 3 ปีที่แล้ว

    walal ilahay dartii ayan kuu jeclay khair badan alla haku siiyo😍😍😍

  • @umakhaalid4275
    @umakhaalid4275 3 ปีที่แล้ว

    السلام عليكم ورحمة الله وبركاته يا اخي أيوب ماشاء الله شكرا لك وجزاك الله خير

  • @luckyyazin2515
    @luckyyazin2515 2 ปีที่แล้ว

    جزك الله خير

  • @ahmednuur7
    @ahmednuur7 3 ปีที่แล้ว +1

    Thanks ustaad🥰🙏

  • @quenfatima6825
    @quenfatima6825 3 ปีที่แล้ว +2

    Legend keep going wllky qli🥰🥰

  • @najaxmaxamed2842
    @najaxmaxamed2842 2 ปีที่แล้ว

    Xaqiiq weeye✅✅

  • @hamdimomha9571
    @hamdimomha9571 3 ปีที่แล้ว

    manshaalll waalll
    aad ayda nolo dadalysiid

  • @rasmiimsaar6065
    @rasmiimsaar6065 3 ปีที่แล้ว

    Maansha alaah wll ayuub waxa thy macalin ku dayasho mudan ilaahey ha ku xifdiyo🥰❤

  • @kawsarfaaruuq9173
    @kawsarfaaruuq9173 3 ปีที่แล้ว

    جزاك الله خيرا جزاء استادى ♥️♥️

  • @jawhara4154
    @jawhara4154 3 ปีที่แล้ว

    Mansha'allah wlhi Waa hadal qiimo badan oo qalbiga Naga taabtay jazakallaahu khayr ustaad Keena ❤️🌹👑

  • @canabxasan9411
    @canabxasan9411 2 ปีที่แล้ว

    Alaah kubarakeey

  • @mahadxeeylexayle7878
    @mahadxeeylexayle7878 3 ปีที่แล้ว

    Xafidulaaah libaaaaaaax

  • @abdirisaakmahamed3631
    @abdirisaakmahamed3631 ปีที่แล้ว

    Mahadsanid wllo ayuuub

  • @fortunemoalim5274
    @fortunemoalim5274 3 ปีที่แล้ว

    Masha Allah suheyb mahadaanid in badan

  • @falisgaladxaashi5340
    @falisgaladxaashi5340 2 ปีที่แล้ว

    Insha allash

  • @barwaaqomaxamuud5231
    @barwaaqomaxamuud5231 3 ปีที่แล้ว

    Ilahay hanaga dhigo kuwii ku dhaqma sida ugu wacan

  • @amrannoor604
    @amrannoor604 3 ปีที่แล้ว

    Macalinka nolosha♥️✍🏾

  • @wardhere8699
    @wardhere8699 3 ปีที่แล้ว

    Mahadsanid in badan Ustaade

  • @fatouyoussouf1150
    @fatouyoussouf1150 3 ปีที่แล้ว

    Masha Allah horey u soco wll ayub

  • @khalidahmed77165
    @khalidahmed77165 3 ปีที่แล้ว

    Jazakallah Ustaad 💯🎓❤

  • @nastexodahir7160
    @nastexodahir7160 3 ปีที่แล้ว

    It s 3 lay your speaking resent g talme

  • @princesspalqisa2423
    @princesspalqisa2423 3 ปีที่แล้ว +1

    Salalahu calehi wasalam ❤

  • @mushtaaqabdiomerdaahir7598
    @mushtaaqabdiomerdaahir7598 2 ปีที่แล้ว

    Waqtigiii oo qofa ♥️♥️♥️♥️♥️

  • @ziabeauty8830
    @ziabeauty8830 3 ปีที่แล้ว

    MashaAlh ustaaad alaha kaa raali noqdo

  • @abwaansharmaarkeofficial
    @abwaansharmaarkeofficial 3 ปีที่แล้ว

    Maashaa'alaah
    Xafida kalaah
    Walaal macaan

  • @nashaaadvip411
    @nashaaadvip411 3 ปีที่แล้ว

    MashaaAllah ustaad , waxaa kaloo guul lagu garaa in waalidka baari loo noqdo 🥰🤲

  • @faryaadhussein
    @faryaadhussein 2 ปีที่แล้ว

    Asc waxathy qof aaad wangsan ilahy khayr haku siyo waxad tahy macalinka nolshayda❤

  • @nuuraabdirizak2083
    @nuuraabdirizak2083 3 ปีที่แล้ว

    Jazakallah macalin ayuub🥰

  • @atokatama8098
    @atokatama8098 3 ปีที่แล้ว +3

    Respect ✊🏼

  • @SNiPer.9kk
    @SNiPer.9kk 3 ปีที่แล้ว

    Allaha ku barakeeyo!! 💕

  • @canabxasan9411
    @canabxasan9411 2 ปีที่แล้ว

    Ilaahay hakubarakeeyo

  • @faadumafaarax4490
    @faadumafaarax4490 3 ปีที่แล้ว +1

    mahadsanid wLLky ❣️ 👏🙏

  • @usamasalman6379
    @usamasalman6379 2 ปีที่แล้ว

    Wcs wllka aad baan kuugu xirnahay inkastoo comment aanan soo qorin waxaadna ka mid tahay dadka aan Allaah dartiis u taageersanahay oo umada wax tara aniga aad baan u jeclahay qofka wax tarka leh jazaakallaahu kheyra wllka

  • @aftax77
    @aftax77 3 ปีที่แล้ว +2

    جزاك ألله خير الجزاء يا آخي🙏

  • @fatimabintumahad4991
    @fatimabintumahad4991 3 ปีที่แล้ว

    Jazakallah khyr ustad mayska daysy englishki