اللهم صلي على محمد وعلى أ اله محمد كما صليت على إبراهيم وعلى آل إبراهيم إنك حميد مجيد اللهم مبارك علي محمد وعلى اله محمد كما باركت على إبراهيم وعلى آل إبراهيم إنك حميد مجيد
Thank you waan samrayaa inshallah illhay wan isku xiray illhay nolosha adag ha iga bixyaa asaga awood badana ah 😭🤲🤲aad baan u niyad jabsana lkn hdlkaga wax badan ba iga baxay tnx wllo
Asc ayub waku salama wllhi waxbadana ka bedesha ana isla yabanaye marka nolshada qisoyinkaga dhegesta alx wan isbedela ana isla yabanaye lacib so j jaba tahay qisadeyda wankula wadagi dona inshallah
Wlhi ciwankan manta arky video walbo arko saameyn igu yeesha ilaa aan daawady video hada so dhcy bini adam ku in la aamino xnn mooye wax kale kama dheefeysid wxn ahay qof daacad ah hadana daacad nimadeyda darteed wa laigu dhibaateya wn ooya wn xnnsada marka fcnadana wn cafiyaa o wn ilaawa dhibta tani wa mida idhigty meesha manta joogo😭5yrs xiriir leeyhy sanadki kowad mooye inta kle farxad ma helin malin murug iyo walwal malin farxad wxn noqdy qof nlshiisa qof kle ku xiran tahy qof loo haayo furaha nolosha wuu idhawaca wuu iga tagaa wn xnnsada heer aan galo xld xun aan is dhaho xldani ma taa ku dhiman lhyd bes waaye nlsha ka quursana kadib marku jawiga ii dago kadib u so laabto meeshi laga raby ina maya dhaho hye leyhy anigo og qof mar ku qiyaanay hadu so laabto markle ka filo inu ku qiyaano aa iska indho tiraa rabitanka qalbigeyga i bahdilaayo caqligeyga wuu diida lkn kuma shaqyo caqligeyga e wxn ahay mid qalbiga un wado hada aan qoralkan qorayo wxn ahay qof niyad jabsan o malinteda dhan wax qabsan sariirta ka kicin tabar dari iyo xnn qalbi daremeyso mar walba wxn ka baqi jiray inuu qofkas iga fogaado wng wlbo aan sameyo wxn arkaa ayado xumaan laigu badalay wa weyneyaa wa qiimeya wuxu iga dhiga qof liita uu marku doono ka tagayo marku doono uso laabanayo yaa allah xldan kujiro cidna ima galin aniga u ogolaaday nafteyda wax aysan u qalmin aqristow plz iso ducey inuu illahy qalbiga i qabojiyo igana dhigo qof adag o iga bixi xldaan qof aan naxariis lhyn naxariisteyda tusay abaalkeyga wn helay yaa allah i caawi😭💔
Qofkii ugu fiicnaa uguna khayrka badnaa, uguna aqoonta fiicnaa, uguna naxariista badnaa, uguna akhlaaqda badnaa, uguna udgoonaa rabbi inta uu abuuray waa nebi Muhammed SCW ❤
S c w s c w s c w s c w
Scw
اللهم صلي على محمد وعلى أ اله محمد كما صليت على إبراهيم وعلى آل إبراهيم إنك حميد مجيد اللهم مبارك علي محمد وعلى اله محمد كما باركت على إبراهيم وعلى آل إبراهيم إنك حميد مجيد
Scw
عليه الصلاة والسلام
Thank you waan samrayaa inshallah illhay wan isku xiray illhay nolosha adag ha iga bixyaa asaga awood badana ah 😭🤲🤲aad baan u niyad jabsana lkn hdlkaga wax badan ba iga baxay tnx wllo
Masha Allah
Mashallah ,may Allah increase your wisdom ameen.
Inta murugeesan murugada Allah ha ka qaado aamiin isooboqo wll mcn
Mashallh wallo alle maskaxda hakuuu barakeeyo waxad tahy qof dagan aftahan ah ♥nolosha wax badan ka garanaya wllo aduunka iyo aakhiraba ilahy haku garab galo
thanks for your advice, fact you are the motivation of soul❤
👏🏼💯
@@zackydinero1 oo
@@cabdifitaax9070 haa walal
Asc waalo waañ rabaa Ina ilatalasiit ee haalkeen kaala xaarira ruuti diib ayaa iheesto ee icaawi
@@cabdifitaax9070 0p9ppò
Ayuub ahmed Xaqiiqdaa ka hadashaaa wllhi❤😊
Asc ayub waku salama wllhi waxbadana ka bedesha ana isla yabanaye marka nolshada qisoyinkaga dhegesta alx wan isbedela ana isla yabanaye lacib so j jaba tahay qisadeyda wankula wadagi dona inshallah
Wlhi ciwankan manta arky video walbo arko saameyn igu yeesha ilaa aan daawady video hada so dhcy bini adam ku in la aamino xnn mooye wax kale kama dheefeysid wxn ahay qof daacad ah hadana daacad nimadeyda darteed wa laigu dhibaateya wn ooya wn xnnsada marka fcnadana wn cafiyaa o wn ilaawa dhibta tani wa mida idhigty meesha manta joogo😭5yrs xiriir leeyhy sanadki kowad mooye inta kle farxad ma helin malin murug iyo walwal malin farxad wxn noqdy qof nlshiisa qof kle ku xiran tahy qof loo haayo furaha nolosha wuu idhawaca wuu iga tagaa wn xnnsada heer aan galo xld xun aan is dhaho xldani ma taa ku dhiman lhyd bes waaye nlsha ka quursana kadib marku jawiga ii dago kadib u so laabto meeshi laga raby ina maya dhaho hye leyhy anigo og qof mar ku qiyaanay hadu so laabto markle ka filo inu ku qiyaano aa iska indho tiraa rabitanka qalbigeyga i bahdilaayo caqligeyga wuu diida lkn kuma shaqyo caqligeyga e wxn ahay mid qalbiga un wado hada aan qoralkan qorayo wxn ahay qof niyad jabsan o malinteda dhan wax qabsan sariirta ka kicin tabar dari iyo xnn qalbi daremeyso mar walba wxn ka baqi jiray inuu qofkas iga fogaado wng wlbo aan sameyo wxn arkaa ayado xumaan laigu badalay wa weyneyaa wa qiimeya wuxu iga dhiga qof liita uu marku doono ka tagayo marku doono uso laabanayo yaa allah xldan kujiro cidna ima galin aniga u ogolaaday nafteyda wax aysan u qalmin aqristow plz iso ducey inuu illahy qalbiga i qabojiyo igana dhigo qof adag o iga bixi xldaan qof aan naxariis lhyn naxariisteyda tusay abaalkeyga wn helay yaa allah i caawi😭💔
Asc abaayo hani Instagram kaaga makala hadlikaraa please 🙏 ado raali Ah
@@farduusdaahir8970 wcs haa abayo wa ila so hdli kartaa Umu amaan igu qoran name hoosana Hana Ali Awale kuso baxayo abayo gbr yar iisaaran
Wll macaan aduu horta qiimo isku yeeL markaasay dadku ku qiimaynayan quruxey qof aad xidhiidhka la leedahy ha israacsiin yacni kalsooni xad aH ha siinin
wll Allllah qalbiga Haku adkeeyo qof xldd ku jira uun ku dareemi kara same Lee nahy qalbi xanuun meel ka darani ma jirto
@@ahmednadiif473 Aamin wllo mahadsanid qeyr allah ku siiyo
aad baad mahdsanid walhy waxbadan kaafaaaiday ilaahy janadiisa hakaaga abaal mariyo
Aad iyo aad bro alle ha ku xafido
mahadsanid wll wax badan wa hagagin i,a
Masha Allah ustaadkena shukran jazaka Allah kheir
Alle caqliga ha kuu siyaadiyo cimriga alle kuu dheere
Mahadsanid macalin Ayuub
Usuduceya malinka malin walba dhirigalintintan muhimka oo wanagsan ayu nalawadhaga runti hadhalahisa sax weyn aniga waxyaba badhaney kaarkey MashaAllah walalo Mahadsanidh Mwalimu Ayub Ahmed.
ASC wll. Wa. Runtaa taasi Thinks broo
maasha Allah tabaarakallah ustaad Ayuub Axmed ilaahay ha ku barakeeyo ♥️
Abaal ayaan kuu hayaa wll wllhi
Illahay haku xafido markad alla ka hadasho wllhi waan jidhiidhicyoodaa
Mahadsanid wll ayub
Wlhi wax badan kaa faaiday ajar allah kaa siiyo
Thank you 😊 teacher 🥰
Wooooooow
Alle ha ku xafido wllkay
Waa ka faiday😍💓
Mahadsanid walaal.
Thank you teacher🥰🥰🙏🙏❤❤💯💯
m.a ayuub axmad keep going dhiiri giligaha ugu caansan ee bulsho weynta soomaalia qof adigoo kle ma jiro
taas ayaa run ❤️💯
Macha allah brother nolow you are very good ❤❤❤❤
Mashaalaah walaalo waad mahadsanid ilaah hanookaaxifdiyo your advice is really good and helps me alot thank you 😊 🙏 ☺️
waa ayaa run ah ❤️💯
Nolow Ayub waane kuu followgraya, waqti xuun baa somaray inaa waaye hadhe insh Allah Khyr
Fast only🥰💯
Masha allah wllkey waaku mahadsan tahay waanadada
Masha allah thanks brother insha allah taloyinkaga wn qadneyna
Walal allaah dambigaaga
aduun iyo aakhiro ha dhaafo
Waxaan kaa codsanayaa Inaad khayrka nagu garab istaagto Kaliya nagusoo biiir❤❤❤💔🌙🤙❤❣❤
Thnks my bro nolosha kuma xumeso wlhi dhiiragliye aya ino tahy kama daalo dhagesiga chanelkan 🥰
Mahdsanid ustad
Thank you for your advice❤️❤️❤️
Jazakallah kheyr
Mnsha allh wll alle haku barkeeyo❤️❤️☹️
Masha ALLAH mahadsanid wllky
best youtube in the year❤❤❤
Thanks Dear Teacher
Shukran ustaad❤❤
Mahadsanid wll
Qof walpa commenti geyga arka
duco ayaan ka codzanaa allah dartiiz muraad ayaan leeyahay 💯❤✅
Alle hakuu fududeeyo wixii khayr kuu ah
Masha Allah waan ku faaiiday inbadan channel ustaad💯💯👏👏
Ilahay murugadan haigabihiya dibata waihesata qalbigega wugubana tan hada ihesata wah igadaran majirta inti mushkilad isomarte ti ugu humed yadul tagane alaha Rahman kaaha amuraheda haisaqiya waquste niyadeda Mel Hun yey garte wayo rafadka Andama nenin oihesta igusisaidaya marwalba
First one👆
Sxp kofiyaad Klee soooxio😂😂😂🙏
Mash allh wll mahdsanid
Many Thanks 🙏 Dhiira Galintaada Marwalbo Walal Ayuub
Waad mahad santahay ustaad
Masha allaah wll ayuub 🙌
Mshlllh thnks wlll🥺🥺
Hore usoco wll ayub
Tkhs you do much to your advice brother
Thanks ustaad the way you motivated us keep it
Wow Thanks Teacher Ayuub🥰
Mahadsani wll qaali Alle haku barakeeyo waanadada qiimaha badan Allah hakuu dambi dhaafo
waxan rajynayaa nolosha in aan heer ka gaadho insha allah
Mahdsnid ustaad keep going allaha ku barakeyo ❤ 🙏 👏
Walakay ayuub ahmed thanks ilahay ha Ku dayow 💯🙏🏾💯🙏🏾💯🙏🏾
Macalinkaygi dhirigali yahyga kaliya alle haku xafido macalin noloshado dhana alle haku hagaajiyo insha allah 🙏🙏🙏♥️♥️♥️♥️♥️♥️🔥🥰🥰
Thank you so much teacher 🙏💖
بارك الله فيك
walaal Ayuub waa mahadsantahay qeyr alaha kusiiyo
mnsh allh
Ustaaad wan kuu baahanay inteen kaalasoo xariiiraaa
Tnx tech❤
Masha aalh
اسلام عليكم ورحمة الله وبركاته جزاك الله خير ربنا يحفظك
M.a My ustaadi
Aad baan kugu xiranahay Wll qali Ilahy haku barakeyo 🥰🙏
Wlh wax badan ayan ka faaiday walalkay
M.a wallo wadmhdsnthy waxaa thy ruux wax bdan laga faidayo
M.a ustaadi thanks👍❤
Thanks you teacher
As wrwb ayuub aad ayaankaga faaiday zl allaahu khayr
Runtaa waaye bro
Thanks ustad
Thank you my teacher Allah forgive you 💖
Masha allah ❤️
👍👍👍👍👍💯💯💯💯
Runtii wax badan ayaa kaafaidey shukran in badan🙏
Shukran wlkey
Waxaa Itustay dhiiranaaanta runta iyo kahadalka qof ku aaminay 🥳
Masha allaaah ayub illaahay haku xafido wllo wax badan ban ka faaiday
That's true 👍 💯
wcs ustaadi
Mahadsind wll
Thnkz ustaadi
Aniga waad 🥰🥰🥰
Shukran
Maasha allaah wllo illaahay ha kuxifdiyo
💪🙏champion 🙏💪
Maasha allah jasakallah
Keep going pro 💪
door wanagsan ayad ku dhexledahay bulshada wan kugu dhiri gala howshan aad u heyso bulshada horay usoco 🙏🙏
Thanks wll
Masha Allah Allaha kuxifdiyo wllo