ISTIQFAARTA SIDA OOGU FUDUD AAD NAFTAADA & CARABKAAGA AAD UBARI KARTID WAA ....

แชร์
ฝัง

ความคิดเห็น • 170

  • @jawaahirhussain2890
    @jawaahirhussain2890  ปีที่แล้ว +20

    Asxaabey subscribe inoo saara fadlan TH-cam keena cusub👇 th-cam.com/video/O870DbXaSag/w-d-xo.html

    • @dhuuxamaxamed
      @dhuuxamaxamed ปีที่แล้ว +1

      @jawaahur Hussain walal macan waxan ka codsan duco iyo ayado aan u aqrisdo guri sbbto ah agon ayaa nhy balse dhaxal hoyaden dad xog sheganayo naga heysta ee duco aan u aqriso iso aor ajar iyo xasanad alla haga siyo wll mcn ino Allah dhaxalka hoyadey cadowka ka fujiyo Allan guri nogo dhiso jinkadba ha ahade😭😭😭😭😭😭😭😭😭

  • @CaishaMaxamed-iq1ud
    @CaishaMaxamed-iq1ud ปีที่แล้ว +15

    Allah ha kubarakeyo shukran waxaan dhageysan jiray heesaha Lkn ISTAQFARTA markan bilabay 21 malin kadib walaahi heesihi waa nacay shukran yaa Allah Abaayo ilahay ka sokow Adiga ka sabab Leh shukran 🤲🙏😭❤

    • @aishaadaud2612
      @aishaadaud2612 ปีที่แล้ว +1

      Alxmd allaha ku siyaadiyo abyo hanuunka
      ani hees madhageyto lkn musasalo fiirsada allaha iga gooyo

    • @shushuyousif2184
      @shushuyousif2184 ปีที่แล้ว

      Amiin yaarabi
      Wllo

    • @CaishaMaxamed-iq1ud
      @CaishaMaxamed-iq1ud ปีที่แล้ว

      Amiin yaa rabi

  • @xafsoabdikadir4
    @xafsoabdikadir4 ปีที่แล้ว +11

    Masha alllah
    Anigaba sidaaas ayaaa la idhahaaaa lacagtaada tusbaxda ayaa qabto anigana waanba kuqanacsanahy Alx

  • @saado209
    @saado209 ปีที่แล้ว +10

    jawaahirey guulayso xabiibti qisooyinkaga iyo waanadadu wax badan ayey ka bedeleen noloshayda qaali jasaakalahu khayr alle haku xafido

  • @bayaanjama629
    @bayaanjama629 ปีที่แล้ว +4

    Masha Allah
    Illahow cibadada noo fududee ❤️jisakallahu qayr sister qali

  • @munasaidchannel5767
    @munasaidchannel5767 ปีที่แล้ว +6

    ALLAHUMA SALI CALI SAYDINA MUXAMAD ❤️🤲❤️❤️❤️

  • @sahraj3885
    @sahraj3885 ปีที่แล้ว +1

    Maansha Allah Tabaraka Allah
    Jaza Allahu Khayran Jaza

  • @fardowsaabdi640
    @fardowsaabdi640 ปีที่แล้ว +3

    Aniga waaxan belabey 2018 alxamdulilah waa la qabasadey waa ruun qofkii barto ma dhafikaro

  • @umurashaad6869
    @umurashaad6869 ปีที่แล้ว +3

    Aallahuma aamiin yaa raabii yaa raxman yaaa raxiim jazakallahu kheer xabibiti inshallaha 💯💯💯🥰🥰🥰🥰🤲🤲🤲🤲

  • @khadijaabdullah9367
    @khadijaabdullah9367 ปีที่แล้ว

    جزاك الله خير الجزاء يا اختي الكريمة احبك في الله

  • @oubahmohamed624
    @oubahmohamed624 ปีที่แล้ว

    Allahuma amiin Ya Rahman shoukran uqtii filah

  • @ruweidaxasan8137
    @ruweidaxasan8137 ปีที่แล้ว

    Mahadsanid abyo jawaahir khayr allaha ku siiyo

  • @eymanabdiweli
    @eymanabdiweli ปีที่แล้ว

    Masha Allah🤲🤲🙏🙏❤❤💯💯 Jazakallah qeer🥰🙆‍♀️

  • @user-sh3bw7lv9w
    @user-sh3bw7lv9w 6 หลายเดือนก่อน +1

    جزاك الله خير يا أختي ❤

  • @fadumoali9942
    @fadumoali9942 ปีที่แล้ว

    Masha Allah xbbti jzkillah kheyr ❤❤

  • @halimashariif9560
    @halimashariif9560 ปีที่แล้ว

    جزاكم الله خيرا وبارك فيك

  • @balqiismaxamed5359
    @balqiismaxamed5359 ปีที่แล้ว

    جزاك الله خيرا واحسن إليك

  • @bishaaroadan6992
    @bishaaroadan6992 ปีที่แล้ว

    M.a Wllshey mcn jawahir hussein dar alle kuujeclahy wlhi rabbi Haku dayo mcneey nolosha kuma xumeyso abid Guleyso 👏👏❤❤👑

  • @user-lj5kq3vm4w
    @user-lj5kq3vm4w 9 หลายเดือนก่อน

    Masham allh jasSAAAKALAHU KHAYR QAALI

  • @fadumaumar6368
    @fadumaumar6368 ปีที่แล้ว

    Mashaallaah allahuma baarig xabibti

  • @farxiyoxuseen7158
    @farxiyoxuseen7158 ปีที่แล้ว

    Jasakallah kher walshei ♥️

  • @aminaismaciil6051
    @aminaismaciil6051 ปีที่แล้ว

    Mansha allaah allee haku siyadiyo

  • @allafichannel9063
    @allafichannel9063 ปีที่แล้ว +1

    Aamiin Allaha kusharfo 👍 wll

  • @sawdadahir5432
    @sawdadahir5432 ปีที่แล้ว

    Mashaa Allah baarakalaah

  • @ayaanhamudguleed8955
    @ayaanhamudguleed8955 ปีที่แล้ว +2

    iso duceeya waan xanuunsanaya insha allaH🥺

  • @munocali3093
    @munocali3093 ปีที่แล้ว

    Mahadsanid abayo allah kuxifdiyo

  • @fardowsahayat5005
    @fardowsahayat5005 ปีที่แล้ว +2

    M.a allh ku xafido abyo

  • @salaankarayska4764
    @salaankarayska4764 ปีที่แล้ว

    Mnshaa allah ilaahy haku barakeeyo wllo qaali

  • @sahramaxamed5211
    @sahramaxamed5211 ปีที่แล้ว

    Mansha Allah baaraka Allah wll

  • @zaharentertainment225
    @zaharentertainment225 ปีที่แล้ว +1

    MashaAllah MashaAllah

  • @qalimuhidin7919
    @qalimuhidin7919 ปีที่แล้ว

    M.a, waa mahadsantahay abyo❤️💯❤️

  • @user-wy3ql7ny2p
    @user-wy3ql7ny2p 8 หลายเดือนก่อน

    Jazaaka Allahu Khayr

  • @umusuhelaxubi3408
    @umusuhelaxubi3408 ปีที่แล้ว

    Masha allah ilahe haku xafido xayati

  • @ayaanhamudguleed8955
    @ayaanhamudguleed8955 ปีที่แล้ว +1

    jasakallaH khayr xppti🥰🥺

  • @xaliimoyuusuf1989
    @xaliimoyuusuf1989 ปีที่แล้ว +2

    Masha Allah ❤️❤️❤️

  • @user-uf9ph2cz4k
    @user-uf9ph2cz4k ปีที่แล้ว

    Masha Allah hbbti.💙💙❤

  • @maryamadeganayaanleabdi5802
    @maryamadeganayaanleabdi5802 ปีที่แล้ว

    Wll jawaahir ale haku barakeeyo

  • @riyaadofficial9978
    @riyaadofficial9978 ปีที่แล้ว

    Jawahir waa igaa qoslisay xabbti ilhay haa kuu xafido

  • @userb7056
    @userb7056 ปีที่แล้ว

    Masha.ahalah.jawaahir.yaray

  • @Zahruush
    @Zahruush ปีที่แล้ว

    ما شاء الله حببتي ❤شكرا🦋💙

  • @abdirahmanbillowxaji-ue9eg
    @abdirahmanbillowxaji-ue9eg ปีที่แล้ว +1

    MashaAllah ❤

  • @KawsarMohammed-ht5sw
    @KawsarMohammed-ht5sw 6 หลายเดือนก่อน

    mansha aallah walalshay ale haku barakey

  • @jamilafashe5629
    @jamilafashe5629 ปีที่แล้ว

    Maasha Allaah

  • @saiid8577
    @saiid8577 ปีที่แล้ว

    Amin ❤

  • @hoodomaxamedjamac1904
    @hoodomaxamedjamac1904 ปีที่แล้ว

    Masha allh tabaarika allh

  • @fatumaali6611
    @fatumaali6611 ปีที่แล้ว

    Masha allh. Wlh wan kahelay Malin tan kudawaday ban bilabay

  • @umuhayta6174
    @umuhayta6174 ปีที่แล้ว +4

    Asc abyo iso duceyaa adiga iyo asxabataba Waxan ahy hooyo waxa aad igu culsa salad subax mara waliba waa iga tagataa oo waqtigeda kum dukado waxa so kac aydo qorxad so baxady runti si kasto waxa I qabto hurdo aan ka kici karina Mar Mar anigo maqlayo Ayan Kaci karin iso duceyaa si alha darti ah walhi maalinteyda waxa ku qata ciri iyo waqti oo cararo iyo cajisa shalyto

    • @Dhigow
      @Dhigow ปีที่แล้ว

      Abaayo ilhy hakuu kaso inaad ka kacdo walhi waa qatar salad subax mida kle habeenki markaa jiifinaysid quran aqri duceso kuna jiifo inaad kacaysid inshaaa alh wad kacysaa quruxy baidnilh

    • @umuhayta6174
      @umuhayta6174 ปีที่แล้ว

      @@Dhigow abyo si kasto walhi waxa dhaceyso anigo maqaly inaa kici karina habeenki quran laan ma sexdo

  • @safaahmed7642
    @safaahmed7642 ปีที่แล้ว

    Abaayo ajar xasanad alh kasiiyo anaga kuwi ku cml fala naga dhigo🤲

  • @ashaabdi2917
    @ashaabdi2917 ปีที่แล้ว

    Masha Allah

  • @ayaan.cabdiraxmaaan
    @ayaan.cabdiraxmaaan 8 หลายเดือนก่อน

    Maanshala tbarakaalaah❤ 4:17

  • @newassong7535
    @newassong7535 ปีที่แล้ว

    Masha alllah wa sheyga ugu fican la gato wa tusbaxa iyo kutabka

  • @mariaali2422
    @mariaali2422 ปีที่แล้ว

    Masha allah 💕♥

  • @fatushayaan8316
    @fatushayaan8316 ปีที่แล้ว +2

    masha allah

  • @ziyaabae6492
    @ziyaabae6492 ปีที่แล้ว +1

    Alx🤲🤲ani ma iga dhumo marka bilawe ilaa hada 2xabo lee so gade bas🤲

  • @user-yr9vd5kd1m
    @user-yr9vd5kd1m 8 หลายเดือนก่อน

    Mahadsanid abyo ❤

  • @newassong7535
    @newassong7535 ปีที่แล้ว

    Jizaka laah

  • @siciidodhad5993
    @siciidodhad5993 ปีที่แล้ว

    💘 maasha allaa alle hakuu siyaadiyo💘💘💘💘

  • @FatmaAli-ee6ks
    @FatmaAli-ee6ks ปีที่แล้ว

    Masha allah abayo alle haka awal mariyo

  • @naimayusuf9008
    @naimayusuf9008 ปีที่แล้ว

    Masha allaha

  • @samiraADAM1yusuf
    @samiraADAM1yusuf ปีที่แล้ว

    Masha allah 🥰

  • @user-gp1li7ok1r
    @user-gp1li7ok1r 5 หลายเดือนก่อน

    Maashaallaah 🤲🤲💯💯

  • @fatumacadeey826
    @fatumacadeey826 ปีที่แล้ว +1

    Ilaahey dartiis ayaan ku jeclahay jawaahirey markaan ku arko waan farxaa

  • @xalimasuubaan5053
    @xalimasuubaan5053 ปีที่แล้ว

    Masha allaha ♥️😘

  • @nuraabdirahman1216
    @nuraabdirahman1216 ปีที่แล้ว +2

    Wlh waxkaste naftada waa laqabsi anigu sidaas oo kale baan ahy mxa ilowsantahy baan isdhahaa kadib anoo dhahaayo baan kushaqaysto

  • @qalidumar6908
    @qalidumar6908 ปีที่แล้ว

    Qali allh haku xifdiyo😘😘😘😘

  • @deeqodaahir5211
    @deeqodaahir5211 9 หลายเดือนก่อน

    Masha allah

  • @caaliyagoobaad1914
    @caaliyagoobaad1914 ปีที่แล้ว +4

    ❤ماشاء الله ❤👸🌺

  • @shukri114mohammed2
    @shukri114mohammed2 ปีที่แล้ว +1

    Walaalo ❤Tusbaxa❤Ayaa ka wacan❤sow maaha❤Electronics-Ka?? Tusbaha waa Shayga qudha, ee weligeedela yaqaanay!!electronics-ka, wuu xumaadaa. Badanaa!! Tusbaha, ayaa Muhiim ah!!

  • @ugaasocismaan733
    @ugaasocismaan733 ปีที่แล้ว +1

    Wcs my abaayo jawaahir xuseen

  • @muslimah6785
    @muslimah6785 ปีที่แล้ว

    Abaayo jawaahiray khayr Allah kusiyo anaa kula midaa kuwa badan kala duwan hestaa mar ba mid iga hor imaada tasbixda way ku xasusinee mid hada waayo midaa iga hor imaado

  • @muminoali5582
    @muminoali5582 ปีที่แล้ว +1

    Maasha allaah walaal macaan qeyrka aad mar kasto noon sheegtid bedelkiisa wax qeyr qabo alaha kuugu badalo

  • @ifkamedia8334
    @ifkamedia8334 ปีที่แล้ว

    Mashallah

  • @nimahassanhidde6946
    @nimahassanhidde6946 ปีที่แล้ว

    Su aal aan rabay Ina ku weeydiiyo aheed wlhi shugran xxti

  • @user-je2km2ve3d
    @user-je2km2ve3d 4 หลายเดือนก่อน +1

    Walshey dar Alla ayan kugo jeclhy ❤

  • @RahmoKhalif-go1ou
    @RahmoKhalif-go1ou 7 หลายเดือนก่อน

    Mansha alaah ♥️

  • @boqoradasoomaaliyeed8074
    @boqoradasoomaaliyeed8074 ปีที่แล้ว

    M.a abaayo

  • @rawdaxuseen1826
    @rawdaxuseen1826 ปีที่แล้ว

    Mansha alh

  • @user-cc4wf8cs5h
    @user-cc4wf8cs5h 9 หลายเดือนก่อน

    Amiin amiin ❤

  • @nasteexonour7731
    @nasteexonour7731 ปีที่แล้ว

    Salallahu calayhi wasalam

  • @user-wy3ql7ny2p
    @user-wy3ql7ny2p 8 หลายเดือนก่อน

    Thanks ❤

  • @user-lq4dk7lg1i
    @user-lq4dk7lg1i ปีที่แล้ว

    Aamiin yaa rabi

  • @samiamuse7457
    @samiamuse7457 ปีที่แล้ว

    Mashllah

  • @siciidodhad5993
    @siciidodhad5993 ปีที่แล้ว

    Asc waa faraxsanahey digriga waa kaabaranaa wll illaahey kheyr haku sii

  • @hoodomaxamedJaamac-tg6ko
    @hoodomaxamedJaamac-tg6ko 8 หลายเดือนก่อน

    masha alh

  • @macaanichannel6740
    @macaanichannel6740 ปีที่แล้ว

    Aamiin ya Allah

  • @abdiazizmohamed4135
    @abdiazizmohamed4135 ปีที่แล้ว +3

    ducadani way caawisaa
    اللهم أعني على ذكرك، وشكرك، وحسن عبادتك‏“
    [ رواه أبو داود بإسناد صحيح]

    • @riyaadofficial9978
      @riyaadofficial9978 ปีที่แล้ว

      Wllo mahdsanid somali ma iguu so qori kartaa ilhay ajar haa kaa siyèe

  • @oubahmohamed624
    @oubahmohamed624 ปีที่แล้ว

    AlhAlhamdulilah

  • @xaliimoaxmedxaliimo5791
    @xaliimoaxmedxaliimo5791 5 หลายเดือนก่อน

    Waa iga talo diintane wax waakataqanaa marka ilahy aku xafido guuleso inshaalh mahadsanid

  • @khawlamohamed7860
    @khawlamohamed7860 ปีที่แล้ว +7

    Asc Jaawahir Abayo Waxan Kaa Codsanaya inad Noo soo Badiso Qisoyinka Istiqfarta
    Mar walba wan kugu Xiranahay Qisoyinkaga Ha u badnadan
    Istiqfaar wallahi markad Soo galiso Qiso ka Hadleyso Istiqfarta Aad Ayan u Farxa

    • @Dhigow
      @Dhigow ปีที่แล้ว

      Ab

    • @Dhigow
      @Dhigow ปีที่แล้ว

      Abyo ha joojin walhi aad ayey u fiican thy maaanshaaa alh

  • @xassankhadra8922
    @xassankhadra8922 ปีที่แล้ว

    aamiiin.aamiin

  • @aminaabdi44
    @aminaabdi44 ปีที่แล้ว

    M.a Abyo

  • @fjnxukkfihcduji397
    @fjnxukkfihcduji397 10 หลายเดือนก่อน

    Aamiin Aamiin Aamiin yarab

  • @maryanmohamed5142
    @maryanmohamed5142 ปีที่แล้ว +1

    Lagumadhihin xosaabi muhiimada maalinti oodhan carabkaada yey kasuuli

  • @LoukmanLuis
    @LoukmanLuis ปีที่แล้ว

    mashallah

  • @fartunsaid6312
    @fartunsaid6312 ปีที่แล้ว

    Abyo ale hakubarakeeyo xbbt wxaan aad ulaqabsanlahy subxanalaah salaadaha Sunada ee talo isiii

  • @hm-vb2zv
    @hm-vb2zv ปีที่แล้ว

    Asc abyo waan ku salamay jawaahir waxa aan rabaa taleefonkaaga see ku heli karaaa

  • @amalqueen5966
    @amalqueen5966 ปีที่แล้ว +1

    Gabadhn waxbdn kafaide alha kuxfido

  • @almasmuxudiin9595
    @almasmuxudiin9595 ปีที่แล้ว

    M a abyo wlh isku midaa nahay midka aan nalka shidayn waa o.5 midkaa hada heesana waa 1$ thank you mcn bdne

  • @user-wy3ql7ny2p
    @user-wy3ql7ny2p 8 หลายเดือนก่อน

    Thanks

  • @Layla11-er1hf
    @Layla11-er1hf 4 หลายเดือนก่อน

    Manshalla