DEG DEG :SOOMAALI CUSUB OO KENYA LAGA HELAY (IS RENDINLLE SOMALI?

แชร์
ฝัง
  • เผยแพร่เมื่อ 2 เม.ย. 2018
  • Waad Mahad Santihiin Akhyaarta Insha Allaah Faafan Tube Waxay Soo Diyaarin Taariikhda Reerka Waxaana Booqan Doonaa Deegaanadda ay ku Nool yihiin Dhaqankooda iyo Tariikhdooda Naga Suga Subscrube Garee Channel Kan si Aad ula Socota Barnaamijyada Kabaxa Faafan Tube
    A copyright Laws and Treaties. Any unauthorized copy or re-upload of this video is prohibited. No part of this video may be reproduced, or used in any form or by any means. We will notify TH-cam ALL RIGHTS RESERVED. This video contains material protected under International and Federal Copyright of any reproduction or re-uploads

ความคิดเห็น • 597

  • @sarahngoley354
    @sarahngoley354 3 ปีที่แล้ว +22

    Am a proudly Rendille💪🏻💪🏻🥰🥰🥰

    • @thesilencevevo9839
      @thesilencevevo9839 3 ปีที่แล้ว +5

      my sister i want to learn Rendille language so bad now .. im sorry about my ancestor !

    • @monabts3143
      @monabts3143 3 ปีที่แล้ว +3

      Be proud but don’t forget ur blood & lineage is with the Somalis🥰

    • @box5319
      @box5319 3 ปีที่แล้ว +1

      I have been to loglogo and met the odhola people. Greeting from 009

  • @nawalali2359
    @nawalali2359 6 ปีที่แล้ว +74

    Way cadahay dadkani inay Somali yahiin quruxdooda kagaro walahi.halasoo dhaweeyo waa soomaali waana dadkeena qobiilkey doonaan Somali haka ahaadaan
    Somali waa iskumid ❤️🌹😘🇸🇴❤️🇸🇴👈

    • @ridwannorabdi236
      @ridwannorabdi236 3 ปีที่แล้ว +2

      Dadkan waa Saanle waa Laf katirsan Ajuuraan

    • @whatsnew3267
      @whatsnew3267 2 ปีที่แล้ว

      @@ridwannorabdi236 😂😂😂😂😂😂😂 war Somali du wa isir la yaqan tarikhdoda cidka luntay iyo cid kamaqana majirto dadkana wa bantu

    • @cabdiraxman6731
      @cabdiraxman6731 ปีที่แล้ว

      @@whatsnew3267 meshoda ha jogan somalia xabad ba ka socotee

  • @nash0224
    @nash0224 6 ปีที่แล้ว +55

    We wants our brothers nd sisters back we love them....

  • @abdihassan6578
    @abdihassan6578 6 ปีที่แล้ว +60

    The most important thing is to teach them the religion of Islam may Allah make easy for them

    • @shukriosman2864
      @shukriosman2864 6 ปีที่แล้ว +4

      ABDI HASSAN they are Muslim most of them

    • @hamdiqurux667
      @hamdiqurux667 5 ปีที่แล้ว +3

      @sudanese athiest which religion do they have or u don't understand the language. Stop boasting we are neither arabs nor Africans

    • @volta8871
      @volta8871 5 ปีที่แล้ว +2

      The somalis started islam too

    • @samaale7381
      @samaale7381 5 ปีที่แล้ว +1

      ABDI HASSAN why do you want to convert them you stupid boy? Everyone doesn't have to believe Arab religion

    • @mohamedaidrous2080
      @mohamedaidrous2080 5 ปีที่แล้ว

      @sudanese athiest how did you come accross this video no one knows about Rendille people except those from Northern Kenya and Southern Somalia lol, anyways no one wants to Islamise Rendille people we respect and live alongside them in Northern Kenya. They're my blood brothers and we share a language the closest of all horn languages actually

  • @adanali7889
    @adanali7889 6 ปีที่แล้ว +40

    We are Somalis yes agree with you .mheshimiwa.. Am proud to be ..

    • @Fowzia69
      @Fowzia69 3 ปีที่แล้ว

      What is that

    • @kaatimaabdullahi7443
      @kaatimaabdullahi7443 3 ปีที่แล้ว +2

      Ohh adna you so sweet am so happy to hear that you

    • @hasaanmuse4422
      @hasaanmuse4422 2 ปีที่แล้ว +2

      I am somali i am sure these people completely soomaali at side of language and appearance

    • @erikahammerramalho1025
      @erikahammerramalho1025 ปีที่แล้ว

      Adaan cali I ask you question are rondile??

  • @amran2010
    @amran2010 6 ปีที่แล้ว +28

    I now Rendile people they look like somali
    And borana even look like somali masha Allah tabarakallah
    Welcome back home

    • @wafflesali7180
      @wafflesali7180 2 ปีที่แล้ว +1

      No, Rendilles are ancient Somalis. They didn’t come from Somalia. They were Somalis before Somalia was a country and decided to settle in Kenya for some reason.

  • @FaafanTUBE
    @FaafanTUBE  6 ปีที่แล้ว +25

    Waad Mahad Santihiin Akhyaarta Insha Allaah Faafan Tube Waxay Soo Diyaarin Taariikhda Reerka Waxaana Booqan Doonaa Deegaanadda ay ku Nool yihiin Dhaqankooda iyo Tariikhdooda Naga Suga Subscrube Garee Channel Kan si Aad ula Socota Barnaamijyada Kabaxa Faafan Tube

    • @Fowzia69
      @Fowzia69 6 ปีที่แล้ว

      Ugaaska reer diinle oo 1991 ahaa gudooomitaha degmada aniga 4 bilood I haayay..waxaana la oran jiray daadiyow kaynaan..hadaad tagto raadi walaal iguna salaaan salaan 114.

    • @Cici_mimi
      @Cici_mimi 3 ปีที่แล้ว

      @@Fowzia69 Siddebeey Kuhaayeen? 🤔🤔🤔

  • @kodmoqooq5708
    @kodmoqooq5708 2 ปีที่แล้ว +15

    i am somali i stay puntiland rendille is somalia poplution we are somali

  • @zubeirmohamed8551
    @zubeirmohamed8551 4 ปีที่แล้ว +19

    We should bring our brothers back to the society. One big love ❤️❤️❤️

    • @qalbilulaabdi8946
      @qalbilulaabdi8946 ปีที่แล้ว

      But too late 😢 because I’m so sad Christmas

    • @genrichyagoda715
      @genrichyagoda715 ปีที่แล้ว

      They rejected islaam sxb iyag iyo boni/aweer people were expelled from juba land and those that remained and embraced islam were incorporated within the darood clan in particular 2 sub clans ogaden & mareexaan.

  • @foxeyplayz7524
    @foxeyplayz7524 6 ปีที่แล้ว +15

    Allahu Akbar guul soomaaliyeey marar badan waan maqlay East Africa soomaali baa xukumi doonta taas macnaheeda waa in aan dagno wadan walbo oo East Africa ku yaal

    • @nasyadeuanyeong8707
      @nasyadeuanyeong8707 3 ปีที่แล้ว +5

      In aynu geeska meelwalba waxa ka horaysay inta aynu Hada degno nabad ka dhigno is aqoonsano isku garowno is jecladno

    • @Cici_mimi
      @Cici_mimi 3 ปีที่แล้ว +1

      @@nasyadeuanyeong8707 Xaqiiqo Walal. Maxaanu East Africa Xukunaa Somalia Baaba Gubaneeysee.

  • @habiboaden2104
    @habiboaden2104 6 ปีที่แล้ว +28

    When I was studying GHC (Geography) in Dadaab refugees in 2008 my dad told me that Rendile are from Somalia!

  • @JAY-nc4kj
    @JAY-nc4kj 6 ปีที่แล้ว +27

    Thank you reerdiinle for coming back to your real brothers and sisters somalia loves you a lot.

    • @mawlidmahamed1891
      @mawlidmahamed1891 ปีที่แล้ว +3

      Maxaad usoo lugaynaysaa dadkaa nabada iyo noloshaha haysta kuwii wada joogay somalia ayaaban wada noolayn oo dhexdooda isdilaya maxaad kuwan utari kartaaa

    • @somalighosht999
      @somalighosht999 ปีที่แล้ว

      @@mawlidmahamed1891 af kayga Kala baxday welcome to the hell Randille 🤣🤣🤣💪🏿

    • @mimi-ahmed55
      @mimi-ahmed55 ปีที่แล้ว

      @@mawlidmahamed1891 walal boqortoyadi kuushi in iy so laabtaa laga yaabaa ha so labtaan nontaa sas nolol noma aha

    • @qalbihodon721
      @qalbihodon721 ปีที่แล้ว

      @@mawlidmahamed1891 kuwaan marhore eey na deyrsheen ninka wuxu dhahayo ma maqlee?. Rendille waxa laga wadaa Reer Diid oo waxa Somali tahay kumayal sano ka hor bay na eegen oo na dayrsheen

    • @cumaraliabdi2864
      @cumaraliabdi2864 ปีที่แล้ว

      In Mimi Omar Niko kismayo karibuni wa ndugu zetu

  • @michaelmoti6679
    @michaelmoti6679 4 ปีที่แล้ว +9

    i agree with him we kenyans never accepted somalis as kenyans and he choose the right way of joining his brothers
    nice job.

    • @Cici_mimi
      @Cici_mimi 3 ปีที่แล้ว

      Why though when y'all have our land? 🤔

    • @box5319
      @box5319 3 ปีที่แล้ว +3

      @@Cici_mimi which land?the land is inhabited by it's people. Stop claiming our land yet as someone from NFD ,I don't have right in zoomalia

    • @GeeljirePower
      @GeeljirePower 3 ปีที่แล้ว

      @@box5319 what are you? Borana slave

    • @abdirazacksergio4636
      @abdirazacksergio4636 2 ปีที่แล้ว

      @@box5319 f galla

    • @michiga5220
      @michiga5220 2 ปีที่แล้ว

      @@box5319 🙄stfu we NFD love somalia, they are our blood

  • @abdirisaktyga3782
    @abdirisaktyga3782 6 ปีที่แล้ว +26

    Somalidu dad yar mahee iyagaa is moday ilahay ha mideeyo hana soo ururiyo

  • @mohamedabotan9983
    @mohamedabotan9983 6 ปีที่แล้ว +13

    Yes Rendinle are somalis. So are the Borans!

    • @limbokidshanshi7720
      @limbokidshanshi7720 6 ปีที่แล้ว

      Moe Mugisha nah borans are not Somalis

    • @jibbrilborbor2579
      @jibbrilborbor2579 6 ปีที่แล้ว +3

      Borana is Oromo not Somali

    • @ghboy2914
      @ghboy2914 5 ปีที่แล้ว +5

      Moe Mugisha Borans in culturally related to Somali than Oromo

  • @zamzamabdi5279
    @zamzamabdi5279 6 ปีที่แล้ว +35

    Rerdinlee girls are beautiful like somalis

    • @sherminmehdi8748
      @sherminmehdi8748 6 ปีที่แล้ว

      Zamzam Abdi re yu rendilee dia

    • @nash0224
      @nash0224 6 ปีที่แล้ว

      Samsam abaayo xabado igaraadi

    • @zamzamabdi5279
      @zamzamabdi5279 6 ปีที่แล้ว

      Nash 022 waad igaa goosliseyy

    • @aishahussein4415
      @aishahussein4415 6 ปีที่แล้ว +1

      True.Thats not a lie

  • @engilyas3426
    @engilyas3426 6 ปีที่แล้ว +44

    War cusub ma ahn Rendilee wa somali luntey lkn wxaa farxad ah hdeba aqonsnyhim iney somali kaso jedaan

    • @adenseed9388
      @adenseed9388 3 ปีที่แล้ว +5

      Sxb waa aqoonsanyihiin ma ay ahane waaba ku faanaan inay soomali yihiin

    • @Yusufxasann
      @Yusufxasann 3 ปีที่แล้ว +1

      Qosloka waa ceeb ee sharafta ilaaliya. Soomaali akhlaaq malaha, aaway akhlaaqdii islaamka

  • @nuuromaxamed5160
    @nuuromaxamed5160 2 ปีที่แล้ว +3

    Soomaali Sharafi ha u sugnaatO iyo Midnaan Meel walbo uu joogo qof Soomaalinimo sheegataba😍🇸🇴🇸🇴🇸🇴💝😍.

  • @khadarahmed1423
    @khadarahmed1423 6 ปีที่แล้ว +7

    Illahay waxan uga baryaya in Uu dad wanagsan u diro insha allh guul dhaman somalida meelkasta ha joogto

  • @honestyfirst2165
    @honestyfirst2165 ปีที่แล้ว

    Hon Maalimo Arbello once helped me at Harambee house. I never knew him nor was i from his constituency nor am i Rendille. I am Somali. I met him at the entrance of Harambee house and greated him with asalaam aleykum. He responded. He took me inside Harambee house and helped my issues sorted out. May Allah reward you tremendously and guide all your people to Al Islaam.

  • @user-rn3zk7tb1t
    @user-rn3zk7tb1t 6 ปีที่แล้ว +14

    Waa Reer Sheikh ISAAK waliba Habar Yonis oo ah Dandaan Care ,which got mixed with reer Darood Ismail , LONG LOST BROTHERS ARE BACK WITH FUNNY NEW Somali, Nice Greetings From SOMALILAND✋🙋🙋🙋

    • @box5319
      @box5319 2 ปีที่แล้ว +1

      Rendille clan of isaack are idagaalo and samane only.the rest are garre and ajuran

    • @abdirshiidmaxamed6730
      @abdirshiidmaxamed6730 ปีที่แล้ว

      Mey indr qaybi Waa Reer diini..mareexaan qaybina waa Hyonis iskujira anaa Aad u dhexgaley ilaa odayal 100sano jiranu wareysaney Kenya. Zambia.Ruwanda.intaaba kuarkey Rendile. Waxay u Badanyiin Abtirsiintii. MREXAAN REER DIINI.

  • @layloyuusufcal4278
    @layloyuusufcal4278 3 ปีที่แล้ว +1

    Masha allah walaleheen so dhawaada

  • @IQ-mw6kz
    @IQ-mw6kz 3 ปีที่แล้ว +4

    Rendile ni wa Somali. I like the way he speaks Manshallah.

  • @mbudaktari8871
    @mbudaktari8871 6 ปีที่แล้ว +34

    I thought all kenyan Somalis knew them . because I knew them from young age that they are Somalis....specifically their original name was geylable(a subclan of Degodia) ,later changed to galdeyle then rer diide....rendiile.
    But that's not very important , what's most important as of now is Islamizing them may Allah guide them and make it easy for them.
    We Muslims need to join hands so that religion reaches these people and others.

    • @DekowMohamedofficial
      @DekowMohamedofficial 6 ปีที่แล้ว

      mbu daktari yah

    • @hajilito2227
      @hajilito2227 5 ปีที่แล้ว +1

      TRUE BRO

    • @ahmednurhassan5892
      @ahmednurhassan5892 4 ปีที่แล้ว +1

      Haa sxb ankee lahjad ahaan waxey is shabahaan degoodiga iyo xawaadlaha oo iyagana isa sii shabaha

    • @falkhal6848
      @falkhal6848 3 ปีที่แล้ว

      Digoodiguna yuu ahaa

    • @hafsadahir1707
      @hafsadahir1707 3 ปีที่แล้ว

      Allah ku barakeeyo waa iska ilmeeyay jiirkeenii oo islaamnimo iyo aduunba war u hayn

  • @amintifow4466
    @amintifow4466 6 ปีที่แล้ว +6

    True I was told the history by my mom

  • @abdiwahabmaalim2158
    @abdiwahabmaalim2158 6 ปีที่แล้ว

    MaashaAllah my good friend marsalino MAALImu Arbele aka Musa mp laisamis

  • @anabxuseenxuseen4697
    @anabxuseenxuseen4697 6 ปีที่แล้ว +8

    Karibu Sana Walalo 😢😢😢🙏🙏🙏

  • @mohazmouliid2837
    @mohazmouliid2837 6 ปีที่แล้ว +6

    Sxb this really true anigaba nagtayda waa rendile somaligeenana waa hal marka

  • @hamzemahamednoor
    @hamzemahamednoor ปีที่แล้ว

    Good work m.a

  • @aishaadam2172
    @aishaadam2172 6 ปีที่แล้ว +5

    Rer doon welcome 🙏🏻

  • @yuuyu114
    @yuuyu114 6 ปีที่แล้ว +39

    Somaali waa Qoowmiyad jirta ha la soo uruuriyo walaleleheen Soomaali

  • @y.yusufali9589
    @y.yusufali9589 6 ปีที่แล้ว +8

    My dad is a Somali and my mom rendille

    • @munaabdulahi5800
      @munaabdulahi5800 6 ปีที่แล้ว +1

      yusufinho dezz really and can you plz ask your mom where rendille are from because we the young generation dont know the history of somalis...i mean we almost lost our history...thnx

  • @fuadabdi6884
    @fuadabdi6884 6 ปีที่แล้ว +2

    Reer diine wa Dagodia dhuumi wlcm Ku so laabta Somali weyn

  • @husseinsharaf368
    @husseinsharaf368 3 ปีที่แล้ว +1

    ma cusba qabiilka madaxweyne kuxigenkii somali mohamed cali samater ka dhashay 😍😍😍😍😎

  • @dr.m.shafi18
    @dr.m.shafi18 6 ปีที่แล้ว

    It's true we have connection

  • @CadnaanSomali
    @CadnaanSomali 6 ปีที่แล้ว +39

    Rendiile dhalasho mj ban siinayna sas bay ku qaramaysan yihiin 🤘🤘🤘

    • @CadnaanSomali
      @CadnaanSomali 6 ปีที่แล้ว +3

      Darwiishka Hawdka 🤣🤣😂😂 kuwaan aan is dayno ban u bixinaynaa hhhh dacayadii aan sameyn jirnay miyaa nagu apply gareyssy 🤣🤣 aan is waso wax la dhaho naguma jiraaan ee raga noo daa aan dhalasho siine

    • @mohaholland4596
      @mohaholland4596 6 ปีที่แล้ว

      Cadnaan Garjeex sxb waxaa rabby camera carton eh apk
      Name..................................?

    • @CadnaanSomali
      @CadnaanSomali 6 ปีที่แล้ว

      Moha holland sxb aniga kayga prisma App la dhaho ban ku sameyay soo shubo

    • @mohaholland4596
      @mohaholland4596 6 ปีที่แล้ว

      Cadnaan Garjeex ok sxb waad mahdsan tahy

    • @makhiriya6753
      @makhiriya6753 6 ปีที่แล้ว

      Darwiishka Hawdka 😂😂😂😂😂😂😂

  • @khaoshanosman1309
    @khaoshanosman1309 6 ปีที่แล้ว +1

    Maansha Allaaaaaaaaah walaalakeen aan kala irdoowney soo dhawaada. Waxaas oodhan waala bari gabdhah waala xalaal aan isha allah ❤️❤️❤️❤️❤️❤️👋👋👋👋👋👋🌺💉💉💉💉💉💉💉💉💉💉💉💉🎈🎈🎈🎈🎈🎈🎈🎈🎈🎈🎈🎈🎈🎈😘😘😘😘😘😘

  • @fe8445
    @fe8445 2 ปีที่แล้ว

    Welcome back to your brothers and sisters.

  • @fartunabdullahi5172
    @fartunabdullahi5172 6 ปีที่แล้ว +4

    Rendiile sodhawad waxaa tihiin dad ajuuran ah oo somaali ah ❤❤❤❤💜💜💜💜💜💗💗

    • @Mohammedabdi1127
      @Mohammedabdi1127 6 ปีที่แล้ว

      Fatuma Abdi
      Fiqi Shinnida Dhulbahante la dega aya Ajuuraan ah ee doono

    • @professionalhacker2834
      @professionalhacker2834 6 ปีที่แล้ว

      Fatuma Abdi What's ajuuran?

    • @munaabdulahi5800
      @munaabdulahi5800 6 ปีที่แล้ว +3

      zack warrior its a name of tribe which used to rule some of somali peninsula and they were called ajuuran empire

    • @user-ne1cy3re2b
      @user-ne1cy3re2b 3 ปีที่แล้ว +2

      Dadkan reen diinlle baa la dhahaa waa ajuuraan asal ah

  • @HassanAli-ud9yg
    @HassanAli-ud9yg 3 ปีที่แล้ว

    Waa soo dhawaynayna dhankeena

  • @wadefreeman7340
    @wadefreeman7340 6 ปีที่แล้ว +38

    hala badbaadiyo dadka walaahay waa inoo sharaf hadaynu soomaal nhy

  • @raxaweynroyalty4804
    @raxaweynroyalty4804 3 ปีที่แล้ว +3

    Welcome our brothers and sisters ❤️

  • @kaatimaabdullahi7443
    @kaatimaabdullahi7443 3 ปีที่แล้ว +1

    Great speaker masha Allah former man who says we lost

  • @MaxamedmoonkaRaage
    @MaxamedmoonkaRaage 7 หลายเดือนก่อน

    God stick fm somalia

  • @muhyadinmustafe467
    @muhyadinmustafe467 ปีที่แล้ว +1

    welcome 🤗 our brothers and sisters

  • @motrailblazer2234
    @motrailblazer2234 6 ปีที่แล้ว +21

    I had classmates back in 2007 in the university of Nairobi, the girls don't cover their heads, they have beautiful dark long hair resting above their shoulders. The moment u have ua eyes on them they will remind u of the Somali Asal nomadic girls. They relate u and will associate with the Somalis. They used to teach me their language they call nirig nirig. The camel baby.

    • @box5319
      @box5319 2 ปีที่แล้ว +2

      Nirig is the maay dialects

  • @libanmohamed3954
    @libanmohamed3954 6 ปีที่แล้ว

    MashaAllah

  • @deqawarsame9018
    @deqawarsame9018 6 ปีที่แล้ว

    Hala soo dhaweeyo walaalahen.

  • @lolbob1906
    @lolbob1906 3 ปีที่แล้ว

    Allahu akber

  • @Madajiye
    @Madajiye 6 ปีที่แล้ว

    Well-done

  • @hassanbashir7578
    @hassanbashir7578 6 ปีที่แล้ว

    ManshaAllah Karibu

  • @wadefreeman7340
    @wadefreeman7340 6 ปีที่แล้ว +10

    maashalaah wellcome even theire Language is similar somali

  • @malyungandal8566
    @malyungandal8566 3 ปีที่แล้ว

    Karibu sana walaaleheen

  • @gediosman6055
    @gediosman6055 6 ปีที่แล้ว +1

    Rendile/Reerdiid Mrudi Nyumbani.Tafadhalini sana

  • @suadabdalla9863
    @suadabdalla9863 6 ปีที่แล้ว +1

    welecom walalhena somaliyet

  • @ah1114
    @ah1114 ปีที่แล้ว

    These people are really Somali

  • @khadigiaali2371
    @khadigiaali2371 3 ปีที่แล้ว +3

    Kkkkkkkkkmasha Allah ha xafiido somali meelkasta joogan iyo dhamaan african

  • @Magool-xp8vk
    @Magool-xp8vk ปีที่แล้ว

    Alla Somali yeesan usoo dhawaan qashinka carabta ayeey u gayn doonaan. Randile people are ver brave they saved Somali culture we need te from them. They don't need to learn Islaam.

  • @ugaassamatar937
    @ugaassamatar937 6 ปีที่แล้ว +1

    This guy is telling the truth.

  • @liban4679
    @liban4679 6 ปีที่แล้ว +1

    Waa Dir asal ah

    • @ra8682ra
      @ra8682ra 4 ปีที่แล้ว

      Viva Dir

  • @kaderhoussein9161
    @kaderhoussein9161 ปีที่แล้ว

    Welcome Rendile to Djibouti you are welcome brothers

  • @abdisala5346
    @abdisala5346 5 ปีที่แล้ว +1

    A bout beautiful,handsome doesn't matter as we ar Muslims .the good things is to know why ar u hear in this earth .and teaching ar from the book of Allah .so brothers and sisters let's not forget Allah commandments inshaAllah .may Allah leads us to straight path.

  • @yusufkarami7648
    @yusufkarami7648 6 ปีที่แล้ว

    waa DIR

  • @asaidiloveazish4621
    @asaidiloveazish4621 6 ปีที่แล้ว +1

    Masha Allah karipu ndugu yango kama ume chua we ni msomali sodhawow walal halbeynu nahay waa ii farxad inaan islenahay allahu akbar

    • @abdigaras517
      @abdigaras517 6 ปีที่แล้ว

      Reer diinleh ayaa ladhaha, waa Soomali oo oskidhx jirta. Waxay leeyihiin qabiilooyinka soomali sida Tumaal: oo ay uguyeeran Urarweyn oo soomali dhulbahante ah waxay leeyihiin odolla’ oo dhulbahante ah waxay leeyihiin reer isaaq oo Ogadeen gala waxay leeyihiin subeer oo ogadeen iyo isaaq midkood gala waxay leeyihiin Samane oo isaaq gala : waxay leeyihiin gaal deylan oo aan filiyaa gaal jecel ah: waxay ukalabxaan laba beelood oo waaweyn oo ay uguyeeraan Beeleysi bari iyo beleysi bahay oo macneeheedu yahay Beelaha Bari iyo Beelaha galbeed markaa waxaan filayaa in ay kasoojeedaan gobolada bariga iyo galbeedka dhulka Soomalidu degto

  • @Mukhtaar2004
    @Mukhtaar2004 ปีที่แล้ว

    May Allah swt guide them to the deen ya rabi

  • @abdikadiree6074
    @abdikadiree6074 2 ปีที่แล้ว

    Wooooow

  • @seinababdullahi5552
    @seinababdullahi5552 6 ปีที่แล้ว +2

    Randeele welcome brothers and sisters I am very happy for you.to come back to your people Alhamdulilahi the good thing you know your root, and I hope everyone from randeele are muslim.
    Alla walaal u gurmada hadii kale akiro waa la,idiin qabsanayaa ha loo gurmado reer randeele please.😙😙😙😙

  • @barlin1622
    @barlin1622 ปีที่แล้ว

    Waa Somaali waa Ajuuraan

  • @mohamudomar7050
    @mohamudomar7050 2 ปีที่แล้ว

    Wellcome reerdoon.reerdiile.somali ayaad tihiin.

  • @box5319
    @box5319 2 ปีที่แล้ว +12

    The idagaalo and samane clan are of isaaq.the odhola,uruwein and bursuna are of Garre while the saale are of Ajuran

    • @ahata7245
      @ahata7245 ปีที่แล้ว

      Those clans you are mentionning, are they also part of Rendille?

    • @bisharGellowMahad
      @bisharGellowMahad ปีที่แล้ว +1

      @@ahata7245 yes

    • @kaderhoussein9161
      @kaderhoussein9161 ปีที่แล้ว

      Urweine is Issa

    • @bisharGellowMahad
      @bisharGellowMahad 11 หลายเดือนก่อน

      ​@@kaderhoussein9161uurweyne big Garre clan bro.whatvis up

  • @mahmudabdilahi5014
    @mahmudabdilahi5014 5 ปีที่แล้ว

    Waa dir

  • @gediosman6055
    @gediosman6055 6 ปีที่แล้ว

    Poleni sana

  • @mustafemohamedabdurahman4707
    @mustafemohamedabdurahman4707 ปีที่แล้ว +1

    Randile are our brother we knew them from aro times... big love them -- came back to your Society - Somalis

  • @hooyohoyo8103
    @hooyohoyo8103 3 ปีที่แล้ว

    wa sax waran gile wa Hawiye awowe Hawiye waxu ku asan yahay babiley

    • @saamiyomohamed5237
      @saamiyomohamed5237 3 ปีที่แล้ว

      Halkey ku tala babiley

    • @hooyohoyo8103
      @hooyohoyo8103 3 ปีที่แล้ว

      babi ley wa xey ku tala I tobiya wa xay ku dhow dahay jig jiga iyo
      Harar dhex dod

  • @JAY-nc4kj
    @JAY-nc4kj 6 ปีที่แล้ว

    MarshaAllah

  • @Fowzia69
    @Fowzia69 6 ปีที่แล้ว +12

    Reendille waa soomaali awalba waa la ogaa 1991 ayay soomaali ahaan noo soo dhaweeyeen..qabiil walba way qabaaan

    • @cabdiraxmansalebaan4946
      @cabdiraxmansalebaan4946 3 ปีที่แล้ว

      Halkee idinku soo dhaweeyeen wll

    • @Fowzia69
      @Fowzia69 3 ปีที่แล้ว

      @@cabdiraxmansalebaan4946 Somalia markuu laga soo qaxay meel dhulka somalida ah ee Kenya oo la yiraahdo mar Sabit

    • @saleebanmaxamud2559
      @saleebanmaxamud2559 3 ปีที่แล้ว

      Fardosa oo halkeey dagaan wll

    • @box5319
      @box5319 3 ปีที่แล้ว

      @@saleebanmaxamud2559 laisamis district, marsabit county of NFD

  • @hanidaganchannel1780
    @hanidaganchannel1780 6 ปีที่แล้ว +7

    Waa dad qurux badan ninkan somali asal ah waye runtii

  • @wasaydhabaay600
    @wasaydhabaay600 5 ปีที่แล้ว +1

    Waa Dagodiye saransoor toloobay

  • @janjano6576
    @janjano6576 6 ปีที่แล้ว

    Karibuni brothers Rendile

  • @todaymedia9949
    @todaymedia9949 6 ปีที่แล้ว

    Waa Ajuuraan iyo Garre

  • @hayaanhalyey8964
    @hayaanhalyey8964 6 ปีที่แล้ว +7

    Waar wuxu waa wada Ogadeen meelaha ku dhumay. Masaakiin. Viva Soomaaliwayn

    • @adm565
      @adm565 6 ปีที่แล้ว +1

      Hayaan Halyey Ogaden luntay weeye yah kkkkkkkk waxad taariqh ka taqaano ayaa yiri hadad rindile Ku sheegtay OG

  • @abdihirsi6367
    @abdihirsi6367 6 ปีที่แล้ว

    Welcome back I don't know if you will love being part of the Somali I love Rendile people

    • @rukiyamuse7332
      @rukiyamuse7332 6 ปีที่แล้ว +2

      abdi hirsi hhhhh I don't know if you will love somali hhhh haiska so keen racaan koley markey dhaqankeena arkaan ayaa dib unoqon donaane

    • @zamzamabdi5279
      @zamzamabdi5279 6 ปีที่แล้ว +1

      Rukiya Muse waaruntaa

    • @yasminaden676
      @yasminaden676 6 ปีที่แล้ว +1

      Zamzam Abdi: Daqan Somali oo dagaal jeeda eh yaa rabo. Dadkaan dinta un halagaarsiyo, nooloshona haloodaayo

  • @fartunjibriilali4283
    @fartunjibriilali4283 3 ปีที่แล้ว

    Mashallh somali guuuuuuuuuuuul

  • @noordiinhussein5639
    @noordiinhussein5639 5 ปีที่แล้ว +1

    Karibuni brothers and sisters

  • @Sahalmacalin-zv2rl
    @Sahalmacalin-zv2rl ปีที่แล้ว

    Asc reer diini weeye Qabiilkaan waana mareexaan sede dhalashadooda

  • @MUSA_KING_GAMING05
    @MUSA_KING_GAMING05 ปีที่แล้ว

    am rendille and cousin of somalis by origin

  • @rukiyajama771
    @rukiyajama771 6 ปีที่แล้ว +1

    Innaalilaahi wainnaaileyhi rajicun

  • @rahmarosinaadam9969
    @rahmarosinaadam9969 6 ปีที่แล้ว +12

    Reerdiinle....iyaa war dadkaan waa sheekhaal ila soo socod siiya anay iyaga maqan yhne ; -))

    • @professionalhacker2834
      @professionalhacker2834 6 ปีที่แล้ว +1

      Rahma Rosina Adam Waa Absame

    • @KhadarwaleeD5
      @KhadarwaleeD5 6 ปีที่แล้ว +1

      Rahma Rosina Adam sheeqaal musqul Kenya kutaalo maala dhaha 😂

  • @GojoNiceMM2
    @GojoNiceMM2 6 ปีที่แล้ว +29

    Waa dad Ajuuraan ah asal ahaantooda

    • @siradm
      @siradm 6 ปีที่แล้ว +2

      Yasin Abdirahman Ahmed walaal aqoon miyaad u lee dahay? aniga waxan arkay meelo la leeyahay Ajuuraan baa ka guuray, malaha waagii jaahiliga oo dadku warmaha isku leyn jiray bey qexeen illeen wagaas dadku wey is dhameyn jireen

    • @Fowzia69
      @Fowzia69 6 ปีที่แล้ว

      Yasin Abdirahman Ahmed maaha ajuuraan kaliya soomaali dhan isugu jiraaan.

    • @alimudey5300
      @alimudey5300 6 ปีที่แล้ว +1

      Ajuuaran 4.5 lagama yaqaan.

    • @siradm
      @siradm 6 ปีที่แล้ว +1

      Ibrahim Aweis allaha ku caafiyo cudurkaaas aniga ima haayee inan dadkan Soomaaliyeed barto ban rabaa 4.5na bari ban ka ahay ma sameyna aniga lugna kuma lihi

    • @alimudey5300
      @alimudey5300 6 ปีที่แล้ว

      Xakasoo qeelisiyay hadaadan 4.5 aqoonin

  • @mohgai2154
    @mohgai2154 6 ปีที่แล้ว

    welcome home our rendille brothers and sisters .

  • @husseinosmangarow1122
    @husseinosmangarow1122 ปีที่แล้ว +1

    Redinle are isaaq from togdheer region of somàliland habarjeclo samane abokor

  • @ahmednurhassan5892
    @ahmednurhassan5892 6 ปีที่แล้ว +2

    Waxaandaawaday muuqaal gabar Rendiile ah uga hadleysa gudniinka fircooniga iyo dhibkee ey kala kulantay yaraanteedii. Afka ey ku hadleyso boqol kiiba 90 waa soomaali dhaqan ka waa somali balse diinta islaam ka ma heystaan cid gaarsiisana ma helin ankee ilaah waxey u yaqaanaan Waaq. Hala soo dhaweeyo dhamaan dadka soomaaliyeed ee leh asal sax ah oo la taaban karo.

  • @abdisharif8315
    @abdisharif8315 ปีที่แล้ว +2

    Maasha allaah waa dadkeena rendile lkn somaliyey allaah ayaan idinku dhaarshee qabyaalada idin dilootay yaan dadkan la barin ee xagga diinta halaga taageero.

  • @Desert-wolf.28
    @Desert-wolf.28 5 ปีที่แล้ว +3

    Sanle ajuraan One of the losted ajuran clan after the rest of somalis fought the ajuraan sultanite which inturn displace this people called Rendile

    • @user-ne1cy3re2b
      @user-ne1cy3re2b 3 ปีที่แล้ว

      Rendille waa ajuuraan waliba waa jufo kamid ah ajuuraanka .

  • @FaafanTUBE
    @FaafanTUBE  6 ปีที่แล้ว +9

    MAHADSANIDIIN INTA KU TAXAN FAAFAN CHANNEL IYO INTA KU CUAUBA WARAYSI TAARIIKHDA RENDILE OO FAAH FAAHIN BADAN KA BIXINAYA MEESHA AY KASOO JEEDAA RENDILE CADDAYNAYANA IN AY ASAL KOODU SOOMALI YIHIIN NAGA FISHA INSHA ALLAAH.
    SUBSCRIBE IN AAD DHAHDAANA HA ILAAWINA SI AAD ULA SOCOTAAN MUUQAALADDA XIGA

  • @dhubofarah6286
    @dhubofarah6286 6 ปีที่แล้ว

    waa ku farxay in ay soomali yihiin laakiin noo turjuma laakiin lee ka fahmey muxuu lee yahay wllkeen

  • @saaqeeyOfficialChanel
    @saaqeeyOfficialChanel 5 ปีที่แล้ว +1

    Reer awdiin waa ajuuraan sabuur waa ajuuraan

    • @user-ne1cy3re2b
      @user-ne1cy3re2b 3 ปีที่แล้ว

      Barabiyo haa Rendille waxay ka mid ahaayeen ajuuraankii qaxay .

  • @hussniahmed9441
    @hussniahmed9441 3 ปีที่แล้ว +1

    Plz I have a good information about rendiile were they came from,I'm somalian

  • @mohamedhorsed1135
    @mohamedhorsed1135 ปีที่แล้ว

    Ninka waa nin reer Diini ah oo Mareexan ah.

  • @AhmedMohamed-tv6kr
    @AhmedMohamed-tv6kr 6 ปีที่แล้ว +1

    Walaalayaal hadday maanta oo Soomaalinimaddii iyo Soomaalidiiba liitato qoomiyad ahaan xagga sumcadda ay dad ina soo sheegtaan ina raba oo dhaqan iyo diinba rabaan inay nala wadaagaan waa in lasoo dhoweeyaa. Way inoo eg yihiin afkooduna xidhiidh buu la wadaagaa keenna. Diintana ha lagu soo hanuuniyo.