DEG DEG: XOG CUSUB OO SOO BAXDAY QABKII AY U DHACDAY KHAARAJINTA HANIYA

แชร์
ฝัง
  • เผยแพร่เมื่อ 20 ต.ค. 2024

ความคิดเห็น • 114

  • @fadumoabdillahi9616
    @fadumoabdillahi9616 2 หลายเดือนก่อน +1

    Ilaahay shahaadasiisa ha u aqbalo aamiin yaarabbi

  • @AbdiAliFaroole-jm4qp
    @AbdiAliFaroole-jm4qp 2 หลายเดือนก่อน +2

    Ilaahow u naxariiso Qabrigiisa u Waasaci Janofardowsa ka Waraabi Aamiin yaa Rabi InshaAllah Ismaaciil Haniya

  • @fadumaabdirisak3480
    @fadumaabdirisak3480 2 หลายเดือนก่อน +1

    Alle hawnaxariisto

  • @MedHaji-lw3ru
    @MedHaji-lw3ru 2 หลายเดือนก่อน +1

    Allah ha u naxaristo ismacil hamiya

  • @MaxamedMaxamuud-ou6uo
    @MaxamedMaxamuud-ou6uo 2 หลายเดือนก่อน +1

    ❤wcs❤ tacsi ismaciil haniya iyo falastii..alaha nariisto❤ amiin amiin❤

  • @DaahirXasan-b5q
    @DaahirXasan-b5q 2 หลายเดือนก่อน +1

    Sorrow ful😢

  • @MahamadAbdiAbeey
    @MahamadAbdiAbeey 2 หลายเดือนก่อน +1

    Alahaunaxariisto

  • @MaxamedMaxamuud-ou6uo
    @MaxamedMaxamuud-ou6uo 2 หลายเดือนก่อน +1

    ❤halo dilo
    Bedin. + natayahu ......❤ alahu akbar..❤

  • @badrisharaf4706
    @badrisharaf4706 2 หลายเดือนก่อน +1

    Alle ha janeeyo😢

  • @ayan123aadan5
    @ayan123aadan5 2 หลายเดือนก่อน +19

    Alaaha unaxaristo janatul fardowso allaha ka warabiyo waa shihiid muslimiinta geerida kama baqaan Haniya wuu dhuuntay wuuna shahiiday marti lajecelyahay Alaha ka dhigo amiin

  • @mukhtaarmiicaad9066
    @mukhtaarmiicaad9066 2 หลายเดือนก่อน +2

    Allah ha unaxaristo marxuum ismail haniya iyo inta shuhaadada dhamantood aaamin

  • @CabdallaxaajicusmaanXaaji
    @CabdallaxaajicusmaanXaaji 2 หลายเดือนก่อน +10

    Allahayow guul degdeg ah sii reer Falastiin jihaadka way ku samreene. Aamiin Aamiin Aamiin. Yaa Allaah.

  • @NuuraCabdi-b2j
    @NuuraCabdi-b2j 2 หลายเดือนก่อน +1

    Allah ha unaxariisto

  • @Sacdasheikh
    @Sacdasheikh 2 หลายเดือนก่อน +1

    Ale haunaxariisto

  • @mahamedabdirahim5305
    @mahamedabdirahim5305 2 หลายเดือนก่อน +1

    Allah ha u naxariisto ismaaciil haniyeh😢😢😢😢😢

  • @CabdirashiidMaxamuud-y5b
    @CabdirashiidMaxamuud-y5b 2 หลายเดือนก่อน +1

    Allaaha. ha. unaxariist🤲🤲🤲

  • @Xussenaxmedmaxamed
    @Xussenaxmedmaxamed 2 หลายเดือนก่อน +1

    Allah unaxariisto wllken ismaciil haniya

  • @Axmed-jf8fu
    @Axmed-jf8fu 2 หลายเดือนก่อน +4

    Alle ha unaxariisto jannadiisa fardowsa haka waraabiyo aamiin

  • @baariyowchannel7472
    @baariyowchannel7472 2 หลายเดือนก่อน

    Allah ha unaxariiso jantula fardowso ka waraabiyo 😭😭😭😭😭😭

  • @SiyaadFaarax-n4o
    @SiyaadFaarax-n4o 2 หลายเดือนก่อน +1

    Allaaha u naxariito wamujaahid wana geesigarab waayey waxan maqli jiray carab dhigmalahan

  • @MuhumedMohamed-m3n
    @MuhumedMohamed-m3n 2 หลายเดือนก่อน +1

    Allah ha unaxriisto

  • @maryanaden1846
    @maryanaden1846 2 หลายเดือนก่อน +1

    Allaaha ha unaxariisto 🤲😭😭

  • @XASANINDHACASE
    @XASANINDHACASE 2 หลายเดือนก่อน +1

    ilahay ha unaxariissto

  • @DeeqocabdulleDiiriye
    @DeeqocabdulleDiiriye 2 หลายเดือนก่อน +2

    Aamiin

  • @ashawooo
    @ashawooo 2 หลายเดือนก่อน +2

    illahaya ha uu naxariista

  • @KayseHuriye
    @KayseHuriye 2 หลายเดือนก่อน +1

    Scw

  • @abdiazizjama4290
    @abdiazizjama4290 2 หลายเดือนก่อน +2

    Allaha u naxariisto ismaaciil haniya .

  • @latifayusuf6818
    @latifayusuf6818 2 หลายเดือนก่อน

    Ilaah ha unaxaristo

  • @BashiirDiiriye-p1x
    @BashiirDiiriye-p1x 2 หลายเดือนก่อน +1

    Allaha haunaxaristo kitaabkisana midigta allaha hakasiiyo ehelki iyo awlaadisa samar allaha haka siiyo dhamaan shacabka falastiin aamin aamin aamin aamin aamin aamin aamin aamin aamin aamin aamin aamin aamin

  • @mms8525
    @mms8525 2 หลายเดือนก่อน +1

    Alla xanuunbadanaa. Mataa nasrullaahi.

  • @laylosiyaad-qm8uj
    @laylosiyaad-qm8uj 2 หลายเดือนก่อน +1

    لااله الاالله لااله الاالله لااله الاالله محمد رسول الله صلى الله عليه وسلم انا لله وانا اليه راجعون اللهم ارحم الراحمين اللهم آمين يارب العالمين عسماعيل هنيه مجاهد إسلام اللهم انصر اخواننا في فلسطين 🇵🇸 الحبيبه ❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤😂😂😂😂😂😂😂😂😂😂😂😂😂😂😂😂😂😂😂😂😂😂😂😂😂😂😂😂😂😂😂😂😂😂😂😂😂😂😂

  • @aslicadeey8511
    @aslicadeey8511 2 หลายเดือนก่อน +1

    Ilaaheey ha u naxariisto cimaaciil haniya koley cid u aareysaa majirtee ilaaheey ha u aaro oo.masiibada ilaahey haka dulqaado musiibada

  • @nathra7351
    @nathra7351 2 หลายเดือนก่อน +1

    Iran maay dilin sirdoonka iran waxaa kujiray shiico taagersan yuhuuda ama Israel ay ku dhexjitey ayaa laga yaabaa

  • @mahadiadawe
    @mahadiadawe 2 หลายเดือนก่อน

    IN LOOGU XIRAY GURIGA QARAX AYEEY UDHAWDAHAY CAQLIGA MABA GASHO KURUUS LAGA SOO GENAY ISRAAIIL BAA GURIGA KALIGII UU DEGANAA KUDHACAY CAQLIGA MABA GASHO IN LOOGU XIRAY AYAA UGU MACQUUSHAN USTAAD

  • @Fadumaabdirahman22
    @Fadumaabdirahman22 2 หลายเดือนก่อน +2

    Iiran cadowga ba ku dhex jira jaajuus ba dilay marekanka ingiriiska reergalbeed wa khiyaan

  • @FadxiCali-lp6ix
    @FadxiCali-lp6ix 2 หลายเดือนก่อน +1

    Alle ha uunaxriisto ismaciil wuu shihiiday

  • @sumayamohamed2807
    @sumayamohamed2807 2 หลายเดือนก่อน

    😢😢😢

  • @ayan123aadan5
    @ayan123aadan5 2 หลายเดือนก่อน +1

    Waa sidii riiisi markii uu ka soo noqday meeshii ayuu diyaarad la dhacay kana waa sidii oo kale iiran faaiido ma leh martideedii ayaa lagu hor dilay 😭😭😭😭😭😭😭😭😭😭

  • @EngCabdi-y6k
    @EngCabdi-y6k 2 หลายเดือนก่อน +2

    Asc

  • @makobade
    @makobade 2 หลายเดือนก่อน +4

    sirdonka iran aya ad uu liito

  • @CabdullahiDheere-ik5ew
    @CabdullahiDheere-ik5ew 2 หลายเดือนก่อน

    Ninkaas iiiraan ayaa dishay sxb

  • @shamkehade5972
    @shamkehade5972 2 หลายเดือนก่อน

    Mowliid in the house 🏠

  • @XawoMayoow
    @XawoMayoow 2 หลายเดือนก่อน

    😭😭😭😭😭😭😭😭😔😔😔😔😔

  • @Sacdasheikh
    @Sacdasheikh 2 หลายเดือนก่อน

    Ale haunaxariisto ismaaciil haniye waa shahiide 7:01

  • @HeyDbm
    @HeyDbm 2 หลายเดือนก่อน

    Haa
    Shiicada
    Ayaa.dishay

  • @KayseHuriye
    @KayseHuriye 2 หลายเดือนก่อน

    Scw.scw.scw.scw

  • @ibrahimhusien9350
    @ibrahimhusien9350 2 หลายเดือนก่อน

    Wcs. Mahad. Sanid. Sxb

  • @BattoGuedi-jd6ri
    @BattoGuedi-jd6ri 2 หลายเดือนก่อน

    Tani.waa.dhamadki.israeil

  • @MahamadAbdiAbeey
    @MahamadAbdiAbeey 2 หลายเดือนก่อน

    Cusmaaciil aniya waaxaadiley dowlada Iran aayaadishey waayo sirdoonka Iraan

  • @haa8793
    @haa8793 2 หลายเดือนก่อน

    Bbc run mashegtaa yahud lee malaheynoo

  • @Dalmarlogistic
    @Dalmarlogistic 2 หลายเดือนก่อน

    Iran naf malee . Waa daacif. Madaxweynaheegi waxba waa u qaban waayeen

  • @puresomalilander6951
    @puresomalilander6951 2 หลายเดือนก่อน

    قال تعالي
    ( وقضينا إلى بني إسرائيل في الكتاب لتفسدن
    في الأرض مرتين ولتعلن علوا كبيرا ( 4 ) فإذا جاء وعد أولاهما بعثنا عليكم عبادا لنا أولي بأس شديد فجاسوا خلال الديار وكان وعدا مفعولا ( 5 ) ثم رددنا لكم الكرة عليهم وأمددناكم بأموال وبنين وجعلناكم أكثر نفيرا ( 6 ) إن أحسنتم أحسنتم لأنفسكم وإن أسأتم فلها فإذا جاء وعد الآخرة ليسوءوا وجوهكم وليدخلوا المسجد كما دخلوه أول مرة وليتبروا ما علوا تتبيرا ( 7 ) عسى ربكم أن يرحمكم وإن عدتم عدنا وجعلنا جهنم للكافرين حصيرا ( 8 ) ) س الاسراء
    XILIGII ALLEH SW SHEEGAY AYAA DHOW

  • @maxamedahmedshiil9701
    @maxamedahmedshiil9701 2 หลายเดือนก่อน

    Asc Walaal Haduu Gantaal yahay & hadii Aay Dron Tahay Labadaba waxaa la Arki lahaa haraadiga kasoo haray marka Aay halkaas ku Qarxaan Marka Waxaa sax ila ah inuu ahaa Waxyaabaha Qarxa oo Qolkiisa loogu sii Diyaariyay Waa Ra.yigeeyga Mahadsanid

  • @roobocadeey688
    @roobocadeey688 2 หลายเดือนก่อน

    Wlle maraykan iyaga ayaa diley Marxuumkaas ee warkooda waa huuhaa iyo jaah wareerin

  • @abdisharif8315
    @abdisharif8315 2 หลายเดือนก่อน +1

    IRAAN AYAA XOGTA RASMIGA AH SOO GUDBISAY BALSE WARKA NEWYORK TIMES AY FIDINAYSO WAA MARIN HABAABIN, WAXAANA ISKA KAASHADAY CIA-DA MARAYKANKA IYO KUWA YUHUUDA

  • @MahamadAbdiAbeey
    @MahamadAbdiAbeey 2 หลายเดือนก่อน

    Asalaamacaleykum

  • @FarduusMohamud
    @FarduusMohamud 2 หลายเดือนก่อน

    Alle haunxariisto ismaacil haniyah

  • @JimcaaleJanaale-qh3ln
    @JimcaaleJanaale-qh3ln 2 หลายเดือนก่อน

    🤨maaha wax is leh wixii la sheegaayey iyo waxaan aragnay😢
    Maxaa ka jira wararka sheegaya in la dilay[ maxamed deyf]

  • @mohamedhussein8590
    @mohamedhussein8590 2 หลายเดือนก่อน +1

    Iran baa dhishay Ismail haniya

  • @CadarFaarax-qo6tg
    @CadarFaarax-qo6tg 2 หลายเดือนก่อน

    Shiico haniya & yahuud yahuud bayjecel yihiin warkoodu waabeen

  • @FadGalbeed-b1m
    @FadGalbeed-b1m 2 หลายเดือนก่อน +1

    Warka dag daga aha Waa lays weerar baan is dhahay

  • @ahmedgeedi6572
    @ahmedgeedi6572 2 หลายเดือนก่อน +1

    Adeeroow meeshaa cid aan eeraan ahayni ma geli karto waxba yaan cid kale lala raadsan yaa qaraxa halkaa ku diyaaran kara warkaasi waa cadyahay

  • @shwnabdul1517
    @shwnabdul1517 2 หลายเดือนก่อน

    Saxib dunida islamka oo dhan gacanteyna kuma jiro datbaa say donaan u maamusha yaa lagu wareerin.!

  • @mohamedguleid5330
    @mohamedguleid5330 2 หลายเดือนก่อน

    Maraykan qiil ayuu rabaa in uu sameeyo yuhuuda si looga aargudan

  • @MahamadAbdiAbeey
    @MahamadAbdiAbeey 2 หลายเดือนก่อน

    Sidadarteed iraan umbaakadabeysa

  • @warsameabdi6914
    @warsameabdi6914 2 หลายเดือนก่อน

    Sxb.waxba.kama jiraan.waa sheeko Baraley iyo eran oo an.rabin.inay aarsato. Waayo maxay isdhaamaan.

  • @NuuraCabdi-b2j
    @NuuraCabdi-b2j 2 หลายเดือนก่อน

    Mahad sanid

  • @xuseendiiriye6973
    @xuseendiiriye6973 2 หลายเดือนก่อน +1

    Wale madax dhaga la,a Ayan sidna,hadnahay calamul Islam

  • @cabdirisaaqxaashi2277
    @cabdirisaaqxaashi2277 2 หลายเดือนก่อน +1

    EERAAN ayaa u FUDUDAYSAY SHIICO waa DABA DHILIF

  • @Jibril58
    @Jibril58 2 หลายเดือนก่อน

    Drone in tahay waa iska cadahay

  • @Omra-qt7jo
    @Omra-qt7jo 2 หลายเดือนก่อน

    Arintan Iran aya ka danbaysay madaxweynaha cusub iyo urur reer galbedka sameyen ka danbeyay

  • @EngCabdi-y6k
    @EngCabdi-y6k 2 หลายเดือนก่อน

    Iraan runta may sheegin

  • @yussufhassan486
    @yussufhassan486 2 หลายเดือนก่อน

    Ismacil Haniya waxa dilay marekanka iyo Israel

  • @shamsoabdul6185
    @shamsoabdul6185 2 หลายเดือนก่อน

    Eran badishay ismacil

  • @CabdiSamed-o9v
    @CabdiSamed-o9v 2 หลายเดือนก่อน +1

    I aamina natanyahu loogu aari doonaa

    • @naam9190
      @naam9190 2 หลายเดือนก่อน

      Illhay idinki taas inay dhacdaan rajaynaynaa

  • @nimcanabdi9437
    @nimcanabdi9437 2 หลายเดือนก่อน

    Iiraan aya kadabaysay dilki ismacil haniya war ka wanhayna

  • @Abdikahinshukri-gx2cb
    @Abdikahinshukri-gx2cb 2 หลายเดือนก่อน

    IIRAAN UNBAA DISHAY YAAN MEEL KALE LA AADIN BA

  • @Zaak100
    @Zaak100 2 หลายเดือนก่อน +1

    falastiiniyinta way ka guulaysan doonan cadawgoda ilhay waxu siin doona guusha yahuudana qasaaro aan dhaman iyo naarta jahanam ku waari

  • @CabduqadirMohamed-t7f
    @CabduqadirMohamed-t7f 2 หลายเดือนก่อน

    Cismaaciil haniyaya waa layaab dawlada iiraa meel hasaran hadii sirdoonka qaraxa waxa kadan beeya waayo goob taas waxa udhaw amadagan siyaasiyiin iiraan

  • @jamiilaJama-c5c
    @jamiilaJama-c5c 2 หลายเดือนก่อน +1

    Ismaaciil hania waxaa loo dilay sidii cayrow loo dilay. Cayrow qolkii uu ukujiray ayaa kimiko lamariyey gantaalki uu mareykanka ku dilay ayaa lagusoo hagay. Ismaaciil hania qolkuu ku jiraa lagu hagay gantaalki lagu dilay

  • @samir7657
    @samir7657 2 หลายเดือนก่อน

    Ismail Haniya Israil ma dilin. Waxa khaarajiyay Ayatulahi Khamainiga Iraan. Khumayni wuxu horay u khaarajiyay madaxwaynihi hore Raisi iyo wasiirkiisi arimaha dibada. Khumayni madax iyo saraskiil badan o Iraniyeen ah aya ku maqan . Wa mujrim qofki ka fikir duwanba khaarajiya

  • @MahamadAbdiAbeey
    @MahamadAbdiAbeey 2 หลายเดือนก่อน

    Dilaalfarabadan ayaalugufuliyey iraan

  • @osmanrachid2385
    @osmanrachid2385 2 หลายเดือนก่อน

    Horta mid ahhay ma amiinanayo war ka soo baaxa mareykan .hadi loogu talagay mar xuunka wakhti hore sidey usi garen karen inu galayo marxuunku.

  • @XabiibiCali-vy7xy
    @XabiibiCali-vy7xy 2 หลายเดือนก่อน

    Iiraan waa 0 Madaxweynahoodii baa ladilay dhaxdoodaa lagu jiraa sidii madaxweenahooda loo dayacay baa haniya na loo dayacay

  • @isabnassahmxmed994
    @isabnassahmxmed994 2 หลายเดือนก่อน

    Iiraan iyada shirqooshay inla dilo Ismaciil Haniya shiicada gaal u adeega naclad ku taale

  • @hassanomer-q4v
    @hassanomer-q4v 2 หลายเดือนก่อน

    Laga soo bilabo dilkii khabiirkii nuclear ka ilaa ismacil haniyeh waxay kuu sheegaysaa in iran madaxda sare lagu dhex jiro
    Iran kor haka bilawdo baadhisteeda
    IRAN Si weyn in loogu dhex jiro way cadahay madaxda ciidanka iyo iyo siyaasiyiin ba

  • @EngCabdi-y6k
    @EngCabdi-y6k 2 หลายเดือนก่อน +1

    So da xogta

  • @KaltunAbdille
    @KaltunAbdille 2 หลายเดือนก่อน

    wariye waxaan aaminay boqolkiba sagashan in uu sax yahay qarax in guriga lagu diyaariyay oo uu saas ku dhintay mujahid ismacil haniya rabi raali ha ka ahade mida kalana iiran si kastaba way u fashilantahay oo ay cebawday abni ahaanba way khalkhalsantahay waxaana la adegsan hayaa waa iiran dhaxdeda kooxo ah oo bidhiqatayal ah ee alaha saqiri koley geerida mujahidka qulubta musliminta kama goayso

  • @shaaficiali1056
    @shaaficiali1056 2 หลายเดือนก่อน

    wax ka jiraaho ma jiraan sabab too ah yaa u sheegay in ow lababil kedib gurigaan imaandoono

  • @mustafecabdi1526
    @mustafecabdi1526 2 หลายเดือนก่อน +1

    Waxkasta maynu iska aamina.
    2bil kahor in qolkan uu degi doono ismacil haniye sidee lagu ogaaday ilayn caqli saliimka ahi waxanoonakale ma aqbali karee

  • @Basshe-r7y
    @Basshe-r7y 2 หลายเดือนก่อน

    I know.. mawliid new York Times miyaanay ahayn warbaahintii reer galbeedka ee waligood wararka kala badali jiray..
    Waxan aaminsanay in sida khubara badani sheegtay aanu gardaradan maraykanku aanu sina uga fayoobayn..
    Markaa waa jahwareerin kale oo israel iyo America Mar kale ay xaga warbaahinta soo Marsden..

  • @CabduqadirMohamed-t7f
    @CabduqadirMohamed-t7f 2 หลายเดือนก่อน

    Waxan layaabanahay iraan away sirdoonka tawrada iran waxa kadanbayso iiraa waa wadan wax diyaarad darooniska majiraan ari taa waxa kadabeeyey bariga dhaxe sabab too ah meesha uu qarax goobtas waxadaga kacaanka iraa waayo aritaas israa iil iraa ayadakadabasa

  • @umurowda6887
    @umurowda6887 2 หลายเดือนก่อน

    waxa beena in bilo ka hor lagu diyaariyay sababtu yaa u sheegay in marku ismacil haniya qolkan gali doono
    eeraan ayaa ka shaqaysay ilaaladi meeday

  • @abdigaiye715
    @abdigaiye715 2 หลายเดือนก่อน

    Madaxwayna ha bacawga ah ee loo sameynaayay caleemo saarka inuu ku dhintaa fiicneed bedel ka ismacil haniya.

  • @MahamadAbdiAbeey
    @MahamadAbdiAbeey 2 หลายเดือนก่อน

    Iraan waatan muruqasheganeysee

  • @XuseenHaybe-i2y
    @XuseenHaybe-i2y 2 หลายเดือนก่อน

    Iiraan oo kaliya ayaa dishay looguma iman cid kalena ma dilin diid ama yeel

  • @abdisharif8315
    @abdisharif8315 2 หลายเดือนก่อน

    SAQAFKA SARE EE GURIGA WAXAA KA MUUQDA BURBUR BADAN WELIBA GANTAALKAN MAGACIISA AYEY SHEEGTAY IRAAN WAXAANA SAMAYSA ISRAEL WAXYEELADIISUNA UU KOOBAN YAHAY

  • @FarhanAbdi-l1c
    @FarhanAbdi-l1c 2 หลายเดือนก่อน

    Warbenta is kada tuge bade tahey

  • @amalnoor4760
    @amalnoor4760 2 หลายเดือนก่อน

    Waxas wax lagu hadlo miyaa sidee ilaa laba bilood ka hor qarax ey ugu diyaarinaayan iran maxuu ka galabsaday magan ayey ka dhigteyn xamaas iyo madaxdooda sababtoo ma heystaa carab iyo muslim kale oo u maciineyso ama wax siiso ama u damqato iran meeqa masuul sare laga dilay ee aarsan weysa si ayey u jiljilcsntahay iran laakin booto iran iyo ardugan bootaalooshin is nacay

  • @yussufhassan486
    @yussufhassan486 2 หลายเดือนก่อน

    War been ah qaraxa lagu dilay ismacil haniya waxa iska kashaday israil iyo rer galbedka