Jamiil Weheliye Ilmada Iga Da'aysa Official Video 2021

แชร์
ฝัง
  • เผยแพร่เมื่อ 25 ธ.ค. 2020
  • Ilkacase Lyrics
    ilkacase
    Lyrics
    SOMALI
    Hees Qoraa
  • เพลง

ความคิดเห็น • 338

  • @abdulhakemaditya325
    @abdulhakemaditya325 3 ปีที่แล้ว +305

    Qof walba oo Qoraalkaygan arka Waxan ugu ducaynaya cibaado suban iyo cafimad😪❤

    • @ikranmohomed9933
      @ikranmohomed9933 3 ปีที่แล้ว +5

      Masha’allaah tabarakallaah thanks wllo Allaahuma amiin yaa rabi 👉❤️💌

    • @karimaqli9410
      @karimaqli9410 3 ปีที่แล้ว +3

      Sido kleh adna huuno

    • @akramaabdi2377
      @akramaabdi2377 3 ปีที่แล้ว +1

      aamiin walaal dhamaanteenba🤲

    • @ayaandhalad4559
      @ayaandhalad4559 3 ปีที่แล้ว +1

      Quranka wax ka ficn malaha

    • @ikranmohomed9933
      @ikranmohomed9933 3 ปีที่แล้ว +1

      Allaahuma amiin ❤️
      Mahadsanid wllky 💌💌

  • @karimaqli9410
    @karimaqli9410 3 ปีที่แล้ว +70

    Marbaad u ooyi dartay 27/12/2020 time 8:15 dib ayaan qorlka u zo eegi doona hadii nafta alle ii dayoincha Allah badal khayr qaba 😭💔

    • @farhanhajimuse494
      @farhanhajimuse494 3 ปีที่แล้ว

      Sorry walashy what happened to you

    • @quman1439
      @quman1439 3 ปีที่แล้ว +1

      Maxa kugu dhacay quruxey😳😳😳

    • @asiyamoiadin4930
      @asiyamoiadin4930 2 ปีที่แล้ว +2

      soo eeg mar kale hddii alle NAFTA kugu garsiiyo mcnti 😘

    • @Jamaal.Nour24
      @Jamaal.Nour24 2 ปีที่แล้ว

      manoshahy hda

    • @MUXIYEOFFICIAL
      @MUXIYEOFFICIAL 2 ปีที่แล้ว +1

      Waa 2022dii manooshahay wll mise waad naga hooseysa🥺

  • @hamdasagal5404
    @hamdasagal5404 3 ปีที่แล้ว +23

    Ilmada iga da,aysee indhahyga qoysay ma markaad aragtaad istareex noqotaa😭😭😭 ma aduu nabarkygu anfacaa niyadaada 😢😢 Wax kle horumar wacan Jamiil weheliye👏🙏

  • @nimcohassan6698
    @nimcohassan6698 3 ปีที่แล้ว +35

    Heestuu cadi maha wllhi Wn ku hysta oh 😧 waxa dhaca ayaa ka hadlaysa 😢😢iniinkii heestan sameey cadi maha Wn uu qiray inuu yahay abween an cadi aheen Inbtii heestan tabatay lega sra bila calek 🖇😢✋

  • @saskianuur6062
    @saskianuur6062 3 ปีที่แล้ว +61

    Aax aax allaa jaceylku xanuun badana allow diib heygu so celin allaha ninku xumaya tariikhdu 2020.26.12 sacadu 16:48 qof an qof moday baa ii xumeyay comment gan xasuus bu ii noqon inshallaa😢

    • @Ahmedvidic
      @Ahmedvidic 3 ปีที่แล้ว +1

      Walaal hadaan ku xumeeyay youtube inaad igu soo. Qorto meey ahayn calafkeenaa dhamaaday.

    • @suleqaaadan8296
      @suleqaaadan8296 3 ปีที่แล้ว +1

      @@Ahmedvidic qofka ey ka sheeganeyso adiga miyaa

    • @ducayzen9368
      @ducayzen9368 3 ปีที่แล้ว +5

      @@Ahmedvidic meel walba lagugu qorayaa waryaa maxa u xumaysay gabdha dofaar🥲💔

    • @ayaanmatn6383
      @ayaanmatn6383 3 ปีที่แล้ว +1

      Xbti inshllh wad gulaysan

    • @ayaanmatn6383
      @ayaanmatn6383 3 ปีที่แล้ว

      😥😥😰😰😰

  • @hodanmuhyadin3612
    @hodanmuhyadin3612 2 ปีที่แล้ว +8

    Ilmada iga da aysa indhahyga qooysa ma markaa aragtaa istareex noqotaa😭😭 22/01/2022 ⏲️9:30 habeenimo😭💔💔 marbaa arageyga ku raadin ileys

    • @sucdiina7399
      @sucdiina7399 2 ปีที่แล้ว

      Everything will be good bbe😭💔

  • @amiishali4110
    @amiishali4110 3 ปีที่แล้ว +12

    Waa hees xanuun xabarasan 😭😭😭caku jaceyl markaan oo kale nac kuqabanee

  • @fathimustaphe3046
    @fathimustaphe3046 3 ปีที่แล้ว +19

    Ilmada iga Da'aysa 😭
    Indhahayga Qoysaa 🥺
    Ma Markaad Argtaa 😥
    Istareex Noqotaa 😱😱
    Ax Ax Ax
    Marbaad inanyahay u Ooyi
    Dartay 😭
    Marbaad aawaday iloobi Naftaada 😥
    Marbaad Aragayga Ku Raadini iLaYs 🥵💯💯💯💯💯💯
    Alle Codka Ha Kuuu BarakeeYo 💯✌

  • @safaa624
    @safaa624 3 ปีที่แล้ว +6

    Heestan mlinti ugu horaysay ay so baxday wan geeyay Lkn muhimad man siin, 3 cisho kadib wanigan kuso noqday wanan aqoonsaday waxy tahy oo dhan.
    Waxyabo badan ayaa ku dhafaya adoo modaya in anay muhiim ahyn marnaba Tasina qoomamayn bay kenysa
    Hadad i fahntay u jedadayda waad fa'iday 🥰

  • @abdicasiisaadan8040
    @abdicasiisaadan8040 3 ปีที่แล้ว +5

    Way igu dhacday qisada heesta ay ka hadlaysaa wlhi 😭2020🤟🏻

  • @najiibrohaman7935
    @najiibrohaman7935 3 ปีที่แล้ว +25

    Cidii jamiil weheliye lane tageerta like iisara 🙏🙏

  • @sacdiaxasan1169
    @sacdiaxasan1169 3 ปีที่แล้ว +7

    Heestan wlhi ani in ey igu socota ayan umaleya 💔💔

  • @Qoordheere.
    @Qoordheere. 3 ปีที่แล้ว +4

    Inta badan comments ka aan aqriyay heesta anay itaabanee ay taagan yihiin, taas macnaheeda so manoqon karto bulshadeena inaanba qiimayn jacaylka ama dad la iskugu talagalay ayaanan isku so aadin?! Waan ku wareeray maryooleey.
    Xanuun mar aan somaray in qofkaas uu maro lama jeclaysteen, ee abwaanka heestaan sameeyay iyo fanaankaaba waxaa leeyahay amuuraha allaha saqiro

  • @cawaalecaydaruus3455
    @cawaalecaydaruus3455 3 ปีที่แล้ว +5

    In badan ayaa aan heestan sugayay, way-na u qalantaa wakhtigii badnaa ee la sugayay. Iga walla waa hees garaacan. Respect Sir 🙏

  • @ducayzen9368
    @ducayzen9368 3 ปีที่แล้ว +8

    🥺💔xaqiiqada ayaa ah qofku intuu ku rabo haddiii aad ilaaahan waydo waxad ku ooyi meeshii u ka dhaqaaqay waana aad ka shalayn in badan ......aduunyadu waa wareegto maalinba qof ayeyna ku dhegantay markaas qof walboow qofka ku jcel ixtiraam oo ilaasho inta aadna u oohyin🤝

    • @ugbaaddiamond6244
      @ugbaaddiamond6244 3 ปีที่แล้ว +3

      Aniga ayaa wiil aduunka ijeclaa oon mudo hal sano iyo bara wada soconey jacaylkisi kabaxey anoo waliba qof kale ka racey wallow aan mar walba raali galin jirey una shegi jirey inaan anu kabaxey xidhka una aha wax aana ku qanaxanayn mudo halkii sano iyo barkii okale ah markii aan kamaqna oo aan kii lasocedey ayaa jacayl igaley kiina xumaan ayaan kala kulney wayo qofka laxumeyaa war walba waka dhawaca jacayla qaba hada kii ayaan so ceshadey aniga oo jecel oo aan kashalaaya inaan dhaawacay😭 ana wara jaynaa kii idhawacay in nasbi ihoos keeno

    • @ducayzen9368
      @ducayzen9368 3 ปีที่แล้ว +3

      @@ugbaaddiamond6244 Oh aad ayaad u nasiib badantay mar haddiba aad ku guulaysatay inuu ku soo laabto waayo way adagtay inaad dib u hesho qof aad dhaawacday kana tagtay sis hada kaas ku dhaawacay iska ilow kan aad u soo laabatayna ilaasho qofka ku jcel mar walba ka horaysii kaad adigu jceshy 👈🏼 guulayaso

  • @asmacabdifitax318
    @asmacabdifitax318 3 ปีที่แล้ว +8

    Jeceylkeyga markuu ii jecela jeceylkiisa ma daremi jiriin hadlkiis waa naci jiray lkn manta ana ku jiiro godkii jeceylka Ano ila sara kacay isgana ima bahano😭😭😭😭😭😭😭😭😭😭😭😭😭😭😭😭

    • @karimaqli9410
      @karimaqli9410 3 ปีที่แล้ว

      😧😧💔

    • @safaa624
      @safaa624 3 ปีที่แล้ว +1

      Sorry wll qli 😔💔

    • @abdisitaarali2983
      @abdisitaarali2983 3 ปีที่แล้ว

      Waa eey dhacdaa lkn usheeg kana dhaadhici unaqiro waxaad kaloo xasuusisaa maalmihii ow somaray laga yaabee inuu ku fahmo👍😭

    • @asmacabdifitax318
      @asmacabdifitax318 3 ปีที่แล้ว

      @@abdisitaarali2983 badal Qayar qaban helin🤲🤲🤲🤲

  • @samirofaysal7805
    @samirofaysal7805 3 ปีที่แล้ว +7

    Marbad inanyahow uooyi dartey
    Marba awaaday ilawoobi naftaad
    Marbaad arageyga ku raadin ileys
    30 December 2020 00:20 habenimo xasuus buu iahan doona 😭🙏🏻

  • @sleepingbeauty.8359
    @sleepingbeauty.8359 3 ปีที่แล้ว +6

    Beautiful music viva jamiil💕💕

  • @khalidmukhtarabdiwali1201
    @khalidmukhtarabdiwali1201 3 ปีที่แล้ว +16

    Emotional song 🎵 😢 😭 it has great influence 👌 👏

  • @hoodoismail2301
    @hoodoismail2301 3 ปีที่แล้ว +4

    Ruuxi dhaba waxa u jecelbaa dareemayay dhacday waxa walba 😭😭😭😭

  • @youngcash2907
    @youngcash2907 3 ปีที่แล้ว +6

    Big legend jamiil 🔥🔥🔥

  • @abosto4640
    @abosto4640 3 ปีที่แล้ว +2

    Daren hadu jiro ama lamaro Wllhi waa 😭 mid u hadlaysa xaqiiiq oo taabnysa Qalbiga
    Inkasto dadka dhayalsado aysan mid kafahmyn ✌🏾✌🏾✌🏾🙋‍♂️🙋‍♂️🙋‍♂️

  • @maaida1643
    @maaida1643 3 ปีที่แล้ว +6

    Marbaad inyow u ooyo dartee 💔😭marbaad awadey ilowi naftaada💯🤲🏾 marbaad arageyga Ku raadin ilees

    • @ahmedmoose5159
      @ahmedmoose5159 3 ปีที่แล้ว

      Maisa Hassen lagama yaabo kk

  • @samsammuhamed2241
    @samsammuhamed2241 2 ปีที่แล้ว +4

    Marba aragayga ku radin ilays😥6 may bisha /5naad /2022/malin jimaca ah sacadu thy/1:17 daqiiqo malin malintan ka wcn ayaan so egi dona insha allaah haday naftu alle idayo😥🙏

  • @faadumoapdiali123
    @faadumoapdiali123 ปีที่แล้ว +3

    Bests song 🎵 ♥

  • @hugopoi6518
    @hugopoi6518 3 ปีที่แล้ว +4

    best fanaaan from germany jamiil yare😍😍😍😍Respekt bwe

  • @abdiqadir9824
    @abdiqadir9824 2 ปีที่แล้ว +1

    Waligay jacayl iguma dhicin qalbigayga oo nadiif ah ayaan guursaday jacaylka dhabtiina waa guurka ka dib

    • @faiidochannel4
      @faiidochannel4 6 หลายเดือนก่อน

      Haa waxba maad arag hadaan guurka hortii jcyl kugu dhucin

  • @user-yf8bk6kj4d
    @user-yf8bk6kj4d 9 หลายเดือนก่อน

    Calas wallhi wa best song
    Jamil weheliye fananka jinka

  • @zupersiciiddhiif2719
    @zupersiciiddhiif2719 3 ปีที่แล้ว +2

    Ilkacase+weheliye❤🔥

  • @aafnaanqali2011
    @aafnaanqali2011 3 ปีที่แล้ว +6

    28/12/2020 sacadu 00:58 am habeen isnin ah marbaad inan yahow u ooyi dartey

    • @malapohchannel5399
      @malapohchannel5399 3 ปีที่แล้ว +1

      Qof walpa marbuu garan qiimaHa uu garan laayahay

  • @xaajiqalpi2724
    @xaajiqalpi2724 3 ปีที่แล้ว +10

    Mxaad i in kirta isha igu gobta 💔💔🥺👋

    • @zahackahmed1287
      @zahackahmed1287 3 ปีที่แล้ว +1

      Ax 🙄🙄🙄

    • @maanka348
      @maanka348 3 ปีที่แล้ว +1

      Yazeen awil Farah shodhahaygii yaraa wa Mano qatar 🇶🇦 kaaso salaamaya

    • @xaajiqalpi2724
      @xaajiqalpi2724 3 ปีที่แล้ว +1

      @@maanka348 abdirahman Ahmed osmaan ducaale my blood brother ❤🙏

    • @maanka348
      @maanka348 3 ปีที่แล้ว +1

      @@xaajiqalpi2724 love you too my bro 🤴 ❤✌

    • @xaajiqalpi2724
      @xaajiqalpi2724 3 ปีที่แล้ว

      @@maanka348 heesteni nafta adi ku waYda nolani maysee❤😂😂

  • @juabarre308
    @juabarre308 3 ปีที่แล้ว +8

    Heestaan meelee ika taabaty😢😢marbaa inanyahoow u ooyi darteed marbaa awadeey iloobi naftaada insh allh😢🙈

  • @mohadalka4357
    @mohadalka4357 3 ปีที่แล้ว +1

    Wewe legend jamil ❤️❤️❤️

  • @ubaxkayse6689
    @ubaxkayse6689 3 ปีที่แล้ว +3

    So good song😍

  • @abaazlabagoleh9807
    @abaazlabagoleh9807 3 ปีที่แล้ว +2

    Ogobeey jeclidaa anfariirka naftayda
    Marbaa inanyahy u ooyi dartay
    Marbaad aawaday iloowi naftaada
    Marbaad aragaygaa ku taadin ileys
    Ax yaa miro cajiiba 🙋‍♂️🙋‍♂️🙋‍♂️🙋‍♂️

  • @ciiltiresheikhdahir8062
    @ciiltiresheikhdahir8062 3 ปีที่แล้ว +1

    wooow nice song walhi waan ladacay heestan al fanan jamiil weheliye hoorey usoocoo walalka

  • @maxamedsaleban9843
    @maxamedsaleban9843 3 ปีที่แล้ว +1

    Jamil waheliye legend hees qalbiyada na dhaqaajisay Ka hayna

  • @libax7498
    @libax7498 3 ปีที่แล้ว +2

    Weheliye fanan degan cod mcn sxb wa ku cimaa maday masuul

  • @adm6178
    @adm6178 3 ปีที่แล้ว

    Big Man Alfanaan Jamiil Weheliye🔝👍🏾

  • @abadirabdillahiomar2209
    @abadirabdillahiomar2209 3 ปีที่แล้ว +1

    Jamiil weheliye amazing bro keep going

  • @xamdamaxamoud4386
    @xamdamaxamoud4386 3 ปีที่แล้ว +3

    cood iyo stel miro good man keep going

  • @ahmedpato538
    @ahmedpato538 3 ปีที่แล้ว +2

    Ilkacase legend

  • @wardaosman3478
    @wardaosman3478 3 ปีที่แล้ว +4

    Alle Ha noo Qaboojiyo QalbiYada 😭😭😭

  • @DhaalMedia
    @DhaalMedia 3 ปีที่แล้ว +1

    Wlhi sigare iitabaty sxb jamiil weheliye hestan Allah kudayo codkagag macan

  • @MSSMUTE
    @MSSMUTE 3 ปีที่แล้ว +3

    Hestaan marka faraxsan thy waa ku Raxesane erayada lkn marki qalbiga ka dhawacanto eray walba wuu ku xanujinaa 😭

  • @ahmedcodey3315
    @ahmedcodey3315 3 ปีที่แล้ว +11

    JamaL weHeLiYe inTii TAagerO U AH ZiDaYdaH LikE Dhac Ku ZiiH Ax Yaaa Hees iLamaDa iGa Da'AaYsaH

  • @habooncolow8059
    @habooncolow8059 3 ปีที่แล้ว +1

    Marba inanyahow u oyi darey 🥺

  • @Fiza-nx3jp
    @Fiza-nx3jp 3 ปีที่แล้ว +1

    Waw caadi mahan 👌

  • @keynaanfilms5374
    @keynaanfilms5374 3 ปีที่แล้ว

    keep going bro jimiil weheliye

  • @Taliso1
    @Taliso1 3 ปีที่แล้ว

    Fanaanka Germany 💫👌
    Shida

  • @jamiilahashi181
    @jamiilahashi181 2 ปีที่แล้ว

    Masha allah weheliye yare waa wada qiiro❣

  • @husseinmohamud4187
    @husseinmohamud4187 3 ปีที่แล้ว

    Waaaw hees qiiro leh inaba caadi ma ahan

  • @farxaanguddi2700
    @farxaanguddi2700 3 ปีที่แล้ว

    Masha Allah zxp igu qaliya jamil

  • @yusufguulofficial
    @yusufguulofficial 3 ปีที่แล้ว

    best calaacal brother

  • @ibnuali6818
    @ibnuali6818 3 ปีที่แล้ว +10

    Way igu Socota Hestan waxbad mooda inaY ani iga Hadlyso🙄🥺

  • @abdirahmaanck5274
    @abdirahmaanck5274 3 ปีที่แล้ว

    ILKACZE Lengend zxb qlih waaaa ku wata LIPH

  • @hibaaqofficial4479
    @hibaaqofficial4479 3 ปีที่แล้ว

    Aax ya jacayl ❣❣❣❣

  • @abadirabdillahiomar2209
    @abadirabdillahiomar2209 3 ปีที่แล้ว +1

    marbad inaan yahahy uu oyii dartay eyreyo dhaxal galaa weyii laxan dagan iyo cod aad umacaan iyo misic yaabkisa wata al ustaad laxamystihii wayn abdi ismaciil beele al fanaan weheliye big respect bro horay usoco

  • @thomaskorbes6696
    @thomaskorbes6696 3 ปีที่แล้ว +1

    Legend jamiiil

  • @Mahmod-m7r
    @Mahmod-m7r 3 ปีที่แล้ว +1

    I like it ❤

  • @kaafiyagobaadofficial4232
    @kaafiyagobaadofficial4232 3 ปีที่แล้ว +4

    ilmada iga da Aysa mamarka argda is darex noqota😭😭😭 mrba wiilyahow u oyii argayga mrpa argayga ku radin il3ss😭😭😭😭🥺

  • @hasandeedee97
    @hasandeedee97 3 ปีที่แล้ว

    Super star jamiil weheliye
    ❤❤❤❤❤❤❤

  • @Maantafilims
    @Maantafilims 3 ปีที่แล้ว +1

    Legend jamil Wehliye Waan Ku wataa
    Fanaan Iyo badh🙏 Keep going Broh

  • @queenyismail5158
    @queenyismail5158 3 ปีที่แล้ว +1

    31.12.2020 maalinti udambaysay 2020😪😪
    Marbaad aragayga ku raadin ilays😪maalin saa ufogayn weyaan

  • @mohamed4729.
    @mohamed4729. 3 ปีที่แล้ว +9

    Last saturday 2020👈

  • @sagalasadmaxamed3367
    @sagalasadmaxamed3367 3 ปีที่แล้ว

    Eshcal hees kama dalo dhagaysigeda illahow hanagu cadabin wlkay jamiil weheliya codka alle haku barakeeyo🥰🥰🥰🥰🥰

  • @user-iz9qi6ym9r
    @user-iz9qi6ym9r 7 หลายเดือนก่อน

    Best song ma markay aragtay istreex noqotaa😢❤

  • @saalix.saalax
    @saalix.saalax 3 ปีที่แล้ว

    Jamiil weheliye calaacalka best ku thyba abti

  • @mustafeabdi3739
    @mustafeabdi3739 3 ปีที่แล้ว +3

    Wooow amazing 🥲 song bro jamiil 🔥🔥🔥

  • @M.OZIL4
    @M.OZIL4 3 ปีที่แล้ว +1

    *Jamiil weheliye* hormarkagu waa homarbayga hore soco keep going bro

  • @iqromaxamudcali7559
    @iqromaxamudcali7559 2 ปีที่แล้ว

    Mashallah waa wiilka kaliya fanka si daganan ah kujogo keep goin

  • @kiinali5994
    @kiinali5994 3 ปีที่แล้ว

    I felt this😥

  • @ahmedgeymale365
    @ahmedgeymale365 3 ปีที่แล้ว +1

    Fan nool
    Jamiil wehliye wllky

  • @nimcosharaf2585
    @nimcosharaf2585 2 ปีที่แล้ว +1

    26/9/2021 malin axada 11:25 💔😭arornimo malinti igu xumaday ma ilawin dono💔😭

  • @yahyehassan9777
    @yahyehassan9777 3 ปีที่แล้ว +1

    Keep going pro

  • @ahmedabdirisakdahir2055
    @ahmedabdirisakdahir2055 ปีที่แล้ว

    Jamiil wehliye big legend the best song for ever

  • @jamaalmohamed9050
    @jamaalmohamed9050 3 ปีที่แล้ว

    My brother 😍😘

  • @aarkadhulpante7889
    @aarkadhulpante7889 3 ปีที่แล้ว

    Big Legend
    Wehiye Hormar wacan Bro❤🙏

  • @HEES_CUSUB
    @HEES_CUSUB 3 ปีที่แล้ว +16

    Intaa heestani kusocto like 😪😪

  • @kaltuunmataan7225
    @kaltuunmataan7225 11 หลายเดือนก่อน

    Marbaad u ooyiin dartaay 28/8/2022 habeen axadaa xasuuus

  • @positiveandfunny4332
    @positiveandfunny4332 3 ปีที่แล้ว +3

    #Jaceylkeyga kumee 🌹

  • @lastqueen785
    @lastqueen785 2 ปีที่แล้ว

    Marbaad aragayga ku raadin ilays🥺💯🧘‍♀️

  • @somaliyameni202
    @somaliyameni202 3 ปีที่แล้ว +1

    Song is emetional 😥

  • @Ibra12886
    @Ibra12886 3 ปีที่แล้ว +2

    Ax ya hees reer Germany jamilki hirgalay

  • @bilanmahamed8850
    @bilanmahamed8850 3 ปีที่แล้ว

    Jamiil weheliye 🥰❤💯

  • @rahmaoromotube7715
    @rahmaoromotube7715 3 ปีที่แล้ว +1

    Jamil my brother love you 🤗🤗🤗🥺🥺🥺🌍

  • @RobleIbrahim
    @RobleIbrahim 3 ปีที่แล้ว

    ||jamiiiilka🔥|||💯

  • @najmocagmadhige2764
    @najmocagmadhige2764 3 ปีที่แล้ว

    Walky keep going

  • @Ahmednour.143
    @Ahmednour.143 3 ปีที่แล้ว +1

    2013 Baan Xasuustaa Heestan Markaan dhageystey Wakhtigaasey I Khusey sey Aniga

  • @maanka348
    @maanka348 3 ปีที่แล้ว

    Jamiil weheliye 💯🙏

  • @mubarakdawoud323
    @mubarakdawoud323 2 ปีที่แล้ว

    mar baad inanyahay u ooyi dartay marbaad aragayga ku raadin ilays

  • @aminabdi9820
    @aminabdi9820 3 ปีที่แล้ว

    horay u soco bro

  • @luqmaansaid65
    @luqmaansaid65 2 ปีที่แล้ว +1

    Heestaan iyo Qisadaba wey igu dhacdey hadda maxaan Qaban karaa.
    Wlhi marwalba oo aan erey ku haboon waxaa la I dhihi jirey igadaa jileeca iyo is ciyaaleysiinta
    Lkn maanta arageyga ayaa ileys lagu Raadinayaah

  • @ahmedbashiir9440
    @ahmedbashiir9440 3 ปีที่แล้ว

    Wow hees mcn wYe

  • @samiiraaadan8463
    @samiiraaadan8463 3 ปีที่แล้ว +1

    Waw jamiil wad tahtey wlo hore usoco❤️👑

  • @aliiid4305
    @aliiid4305 3 ปีที่แล้ว +2

    Top Hit Abti y Hore U Soco
    ilmada iga da aysa

  • @ayuuphabib912
    @ayuuphabib912 3 ปีที่แล้ว +1

    😥😥😥😥😥 Axyaaaa Heeeeez

  • @amalosman4596
    @amalosman4596 3 ปีที่แล้ว

    Qalbiga igdaaaa hees qiiroleh

  • @garaadgulethajiofficial9203
    @garaadgulethajiofficial9203 3 ปีที่แล้ว

    Hees hees dhaataY😊