Allaha ku barakeeyo sheekhow ummada islaamkana ha igu soo duceeyan in ku shiikha shegaya dhib igu haya Amerikee in illahy iga guuleeyo oo dalkaygii ama meel aan illahay ku cabudi karo iiso sahlo walee hadan ogaan laha in bakhtigaan iga horeeyo ina america aadeen illahow ummadada ugargar illahow qowmkan dhunsan iga guulaysii yaa Raxmaanu😢
@mohamudsomali7040maya ma ihi 😂 ee wxn ahy dadka aminsan in uu xasan Dhuusow dhaqan xumu kasta in uu dalka so geliyo uu ka shaqeysto gabdhaha yaryar uu muqalada sex ka laga duubu iyo inamada is cunya xasan baraf aya ka shqesta maanduriyaha dhalinti maskaxda ka wstey xasan dhuusuw iyo team kiisa ka shqeesta marka waa in aad sidaas shaxda u fahantaan
Masha Allah, sheikh abdi xayi ilahow ku barakey anakane ku wii qato oo ku camal falo rabiyow naga yeal amiin thuma amiiin ya rabi ya raxman
maasha allaah
Maashaa Allah sh abdi xayi walaal an jelahay alle dartiis
Jizaakallaah kheer shiikh Allaha Ku Xifdiyo Aamin Aamin Aamin
Maasha alaah shiikh Cabdi ilaahay if iyo aakhiroba haku xafido
Mansha allaah❤❤❤
M.a Alle Haku XiffdiyO sheikh Apdi HayI❤
صلي الله عليه وسلم ❤
Allaha ku barakeeyo sheekhow ummada islaamkana ha igu soo duceeyan in ku shiikha shegaya dhib igu haya Amerikee in illahy iga guuleeyo oo dalkaygii ama meel aan illahay ku cabudi karo iiso sahlo walee hadan ogaan laha in bakhtigaan iga horeeyo ina america aadeen illahow ummadada ugargar illahow qowmkan dhunsan iga guulaysii yaa Raxmaanu😢
Aamiin wll alle ha ku barakeeyo diintaadana hakuugu sugo😊
@@Getinfosomali aamiin mahadsanid dhamanteen
Masha allah sheikh abdi xayi ilahey haku xafido
Kusali nabigena muxamad salallahu calayhi wasalam ❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤
sheekh danbigaaga allaha dhaafo waalid kaana jano allaha ku irzaaqo muxadarada ajiriyo xasanaad allaha kaasiyo ❤❤❤❤❤❤
Allaha kaa abaal mariyo aduun iyo aakhiraba anagana allaha nagu anfaco aduun iyo aakhiraba
Jasakallahu qayr
صلي الله عليه وسلم
Masha Allah
❤❤
Allah hanaguuleeyo
Illahow qoowma luudnimo ha inoo cadaabin
Aamiin Aamiin yaa rabi dhamaantena
Supxanallah
Naaag ena la fiirsado dooneesaba ogow sheikhuna
Subxaana Allah
Subxana Allah
صلي الله عليه 😅😅😊😊😅😮😢😢
Wllkey maxaa kugu dhacey maad dhameeystirtid saliga nabiga صلى الله عليه وسلم waa maxeyse qosalka aad daba dhigtey
Hadaan awood lahaan lahay hawiye iyo daarod kuwooda xun xun xabsi ayaan u taxaawilahay sida shayaadhiinta oo kale ayaan xabsi kucelin lahay iyaga iyo shartooda . Wadankaan waxa uula xasiloon waye iyaga waaye . 😢
❤
😢😢❤😢❤😢
Amiin ya rabi
❤scw❤scw❤scw❤scw❤scw❤
Somali waxa qanis ka dhiga wa qaadka iyo qamriga walahi nin qaad cuno inu kala jecleen ..naag iyo nin qaadka iyo qamriga wa baqti somali duleeyay
10th and 11th of November for the
shieqoow wxaas iska dhaaf xasan Baraf iuu qaburaha faganaya iyo maanduraya uu magalada soo galiyo maad ka hadashid mise masruufka ciriiiri galayo
" waxaas iska dhaaf" adiga ku mashaaricda faafinta qawmuluudka ka shaqeeya miyaad ka mid tahay? Mise adigaa ba ah oo is difaacaaya? Somalia waa meel qashin qub ah waayo cid ka masuul ah ma jirto Dalka iyo Dadka sidaas darteed xitaa waxaa la arki doona madax khanisiin ah ama gaalo ah. Ugunda waa waa waddan kirishtaan ah haddana waxay soo saareen ciqaabta dilka ah qofki lagu helo waxshinimadan.
@mohamudsomali7040maya ma ihi 😂 ee wxn ahy dadka aminsan in uu xasan Dhuusow dhaqan xumu kasta in uu dalka so geliyo uu ka shaqeysto gabdhaha yaryar uu muqalada sex ka laga duubu iyo inamada is cunya xasan baraf aya ka shqesta maanduriyaha dhalinti maskaxda ka wstey xasan dhuusuw iyo team kiisa ka shqeesta marka waa in aad sidaas shaxda u fahantaan
In suug lagu dilaa fiicneeyt lknHadii
la dili lahaa kuwa qabiil diin ka dhigtaa so boodi oo difaacaya
Somalia u bahan in malaa’g lo so diro oo la rogo sababto ah qomul luudka iyo Somalida galada ku so badatay
Somali Waa Urtay , Goormee
Sidan inoo Danbeysay.
Subxanallah que la malédiction sois avec eux .
❤