*Sheeko | Magaalo Joog Xumo | Qaybta 1aad

แชร์
ฝัง
  • เผยแพร่เมื่อ 16 ธ.ค. 2024

ความคิดเห็น • 35

  • @farhiafarah6954
    @farhiafarah6954 2 ปีที่แล้ว

    Khatraaaaaaaycaday yarey.dumaarcadceed waan uwataaaaauguna qiimibadanahay.ihihihihi absuttly.fariidatan yar

  • @farhiafarah6954
    @farhiafarah6954 2 ปีที่แล้ว

    Miyaaaa khatraaaaay gabadha khatraaaaayqaraneycaxay yarey qiimoiyo qurux noloshayba waan ahaaa laygu yaqaane.yartaan.ihihihihihii mashaaaaaalah5

  • @Maasal123
    @Maasal123 4 ปีที่แล้ว +1

    MachaallH after 17years later
    AHmed waxaYs
    UpaH faHmO
    ZaHra ilaYz
    NollaadO Napad ku waara😍🥰🥰🥰

  • @yurub5288
    @yurub5288 4 ปีที่แล้ว +3

    Mash Allah Dhamaan tiin waad soo halngateen somalilaan dhabaha ayaa tiin wana laydin jecelyahay waxad tihiin idhihii somalilaan guul iyo gobanimo ku noolada✊❤❤❤❤💚💚💚💚👍

  • @farhiafarah6954
    @farhiafarah6954 2 ปีที่แล้ว

    Tanaaalagaa dooqoo jeclaadey waayihi danbe yareydaan.gabadha khayraaaaayfaraxsaney.iyaaaaa ihihihihihihihi giid girl aa lay yiraadh. Mashsaaaaalah fariidadatan.5👋

  • @farhiafarah6954
    @farhiafarah6954 2 ปีที่แล้ว

    Cayntii aan qabay ttttttt gabadha yaryar kgatraaayqaraneycaday yarey.ihihihhihihihii generations Xamarwadajir.

  • @farhiafarah6954
    @farhiafarah6954 2 ปีที่แล้ว

    Familybaana nahay iyo Reero.Islaaaaam soomaaaliyeed.kugu taagnaaato.

  • @nagaaxmmq
    @nagaaxmmq 4 ปีที่แล้ว

    istaqfurullah alla ubax hargaysaba iiga daran axyaa qaraami walahay xusuus ayaan galay

  • @abdiwarsame6229
    @abdiwarsame6229 4 ปีที่แล้ว +2

    Nice 👍 waan ka heley fadlan part 2 mahadsanid

    • @caweyskadalmar
      @caweyskadalmar  4 ปีที่แล้ว

      Hada ayaan sii daayey qaybta 2aad

  • @amaalaxmed3672
    @amaalaxmed3672 4 ปีที่แล้ว +2

    Maasha alllhe Mahada sanidiina inada fikirkaa kenaya plse waxana iska sugayana qabatii labada 2 noogu dhaqasada insha alllhe

  • @kaderali6220
    @kaderali6220 4 ปีที่แล้ว

    Waw waan raadinayat

  • @dahirmohamud2307
    @dahirmohamud2307 4 ปีที่แล้ว

    Waa 20 sano ka hor....

  • @adamali8966
    @adamali8966 4 ปีที่แล้ว +1

    Laxawla! Wagaas Ubax Fahmo maqadayn, dhuubnaydaa?

  • @xasan5567
    @xasan5567 4 ปีที่แล้ว

    Asssad

  • @naimadahir519
    @naimadahir519 4 ปีที่แล้ว

    😍😍😍😍😍😍😍😘

  • @Mars-amare
    @Mars-amare 4 ปีที่แล้ว +2

    Ubax fahmo miya wiilka walalshii???

  • @tayoqaran.1446
    @tayoqaran.1446 4 ปีที่แล้ว +1

    9:52 halkaa ay ubax fahmo marayso qof reer hargeysa ah si fiican ayuu u garan walee way is badashay halkaasi wakhtigan aan joogno.

    • @caweyskadalmar
      @caweyskadalmar  4 ปีที่แล้ว +1

      Aniga meesha garan waa, waa halkee walaal?

    • @tayoqaran.1446
      @tayoqaran.1446 4 ปีที่แล้ว

      @@caweyskadalmar Waa Xusbiga Hargeysa Wax Badan Hada Way Isbadashay Balse Halka uu Taagan Yahay Dhaynahay Ay Eegayso Ubax Waa Sideedii Waana Jirtaa Halkaasi.

    • @caweyskadalmar
      @caweyskadalmar  4 ปีที่แล้ว

      @@tayoqaran.1446 Meeshaas oo cidlaha oo masas leh baan ordi jirnay, waagaas waxaan ku jiray Biyo Dhacay Hoose, markii la dhisay xisbiga (inkastoo qabyo ahaa) gidaarkiisa baan fadhisan jirnay, waa xaafadii la odhan jiray Daruuraha, waayo waayo.

    • @caweyskadalmar
      @caweyskadalmar  4 ปีที่แล้ว

      @@tayoqaran.1446 Mahadsanid walaal

    • @tayoqaran.1446
      @tayoqaran.1446 4 ปีที่แล้ว

      @@caweyskadalmar xaafadii daruuruhu waa jirtaa hada waxaa isbadalay dhulkii, dadkii iyo degoomooyinkii hargeysa hadaad shan degmo ku ogayd hada waa sideed degmo waana hargeysa oo balaadhatay waanad mahadsan tahay goormee dib u soo duubnaa taariikhda dhulka sii jira wali.

  • @g.hdjama8922
    @g.hdjama8922 4 ปีที่แล้ว +1

    Taariikhda la duubay filimkani ma 2000 kiiba

    • @caweyskadalmar
      @caweyskadalmar  4 ปีที่แล้ว

      Waan umalaynayaa ma huba wakhtiga la duubay sorry

    • @caweyskadalmar
      @caweyskadalmar  4 ปีที่แล้ว

      G.H Djama Waxaan waydiidyey qolada duubtay waa 2000 ama 2003.

    • @khadarkhaan7588
      @khadarkhaan7588 4 ปีที่แล้ว

      Haa wll lkn wll anigu waxaan daawanayey 19-6-2004

  • @halimohussien2981
    @halimohussien2981 4 ปีที่แล้ว

    P

  • @ugbaadsaid5156
    @ugbaadsaid5156 4 ปีที่แล้ว

    Ubax fahmo maxa helay markaa

  • @fadhumoabdikari481
    @fadhumoabdikari481 4 ปีที่แล้ว

    Ruxan ubah fahmo miyaa hhhh