Sheeko | Magaalo Joog Xumo | Qaybta 8aad | Dhamaad

แชร์
ฝัง
  • เผยแพร่เมื่อ 4 พ.ย. 2024

ความคิดเห็น • 29

  • @shayma-yarofficial3571
    @shayma-yarofficial3571 ปีที่แล้ว +2

    .my mom ubax

  • @rayaanahmed
    @rayaanahmed 4 ปีที่แล้ว +8

    Ifka lagu yahay walal😭
    Wan idin baryaa walalayaal i caawiya i gaadhsiiya bes😭😭😭😭😭😭😭😭😭👏👏

  • @zhugrizhacni7187
    @zhugrizhacni7187 4 ปีที่แล้ว +2

    Wakhti tagay iga dheh manta ayay hargaysa calam noqoty walee

  • @shayma-yarofficial3571
    @shayma-yarofficial3571 ปีที่แล้ว +1

    Hhhhhh wllhi sahra beerka I casaysay

  • @abdiwarsame6229
    @abdiwarsame6229 4 ปีที่แล้ว +3

    Salaamu Calaykum sxb aad baad u mahadsantahay, 100% aad baan kaaga mahad celinaya sida wanaagsan aad noogu soo gudbisey filimkan aadka u xiisaha badan runtii waa arin u baahan in wax laga qabto oo laga wacyi geliyo gabdhaha soomaaliyeed walaal hadii aad aragto gabadhaha soomaaliyeed qaarkood ee jooga qurbaha walaahay waxaad moodaysa qorotoyiin markaa waxaas iyo wax ka daran aya la keeney dalkii sxb waad ku mahadsantahay fadlan filimaantan oo kale noo keen inshaa Allaah mahadsanid 🙏❤️❤️❤️👍👍👍

    • @caweyskadalmar
      @caweyskadalmar  4 ปีที่แล้ว +1

      Walaal adiga muddan. Inshallah hadaanu qaar kale waanu soo dhigi halkan

    • @abdiwarsame6229
      @abdiwarsame6229 4 ปีที่แล้ว

      Caweyska Dalmar inshaa Allaah walaal Allaah ha ku xafido waa ku mahadsantahay thanks 🙏

    • @F13500
      @F13500 4 ปีที่แล้ว

      Qurbaha dawo dumarka inta badan ma marsadaan wayo waqtiga nagu yar lkn kuwa Africa iyo carabaha joga dawada marsada adiga marka arko cadaanka qoraxda isku dhigan sidee umadobadan adiga midab keyga jeclada light skin ilahey isiyay wllo

  • @abdishakuuryoussef5604
    @abdishakuuryoussef5604 4 ปีที่แล้ว +13

    24hr gudahood allah hakaga farxiyo wll iga farxi🙏❤
    Subscribe iisaar cadowgaaga allaah haka qabto 2k oo subscribed plz codsi weeye wllzhy ama wllky

  • @adamali8966
    @adamali8966 4 ปีที่แล้ว +3

    Sahra ilays iyo Ubax Fahmo oo yaryar

  • @abdiomar7413
    @abdiomar7413 4 ปีที่แล้ว

    Si wanaagsan ayaad u dhigteen

  • @abdiomar7413
    @abdiomar7413 4 ปีที่แล้ว +1

    Aad ayaan idiinka mahad cilineeynaa

  • @amaalaxmed3672
    @amaalaxmed3672 4 ปีที่แล้ว +1

    Asc bacada salana wada mahada sanidiina dhamana tiina fikirkaada noo keenadeena waa dhaqanaka socda hada walhi waxa bada so waxabeela baya daradaa mida kale noo soo daya insha alllhe Sheeka kale

  • @hony1435
    @hony1435 4 ปีที่แล้ว +2

    Manooli

  • @sumayaahmed3638
    @sumayaahmed3638 4 ปีที่แล้ว +2

    Riwayadan si fiucan baa lo duubay lkn makarfoonka hoosta la iska so galinayo ayan wax waalaya

    • @adamali8966
      @adamali8966 4 ปีที่แล้ว +5

      Dee maxaa lasameeyaa awoodkale lama hayne waa 90diiye. Dirqi baaba camerada lagu hayee kkkkkkkkk

    • @allahwithmeneverbedeprived3494
      @allahwithmeneverbedeprived3494 3 ปีที่แล้ว

      Dadka riwaayada matala magac yadooda yaa garanaya?

    • @sumayaahmed3638
      @sumayaahmed3638 3 ปีที่แล้ว

      @@allahwithmeneverbedeprived3494 ubax fahmo iyo jamac iyo sahra ilays

    • @allahwithmeneverbedeprived3494
      @allahwithmeneverbedeprived3494 3 ปีที่แล้ว

      @@sumayaahmed3638
      Haa grty lamaba garanayo, taariikhda ma garn

    • @sumayaahmed3638
      @sumayaahmed3638 3 ปีที่แล้ว +1

      @@allahwithmeneverbedeprived3494 haa lkn malah tarkhiida man dhalan kkkkkkkkkkkk

  • @baladomar7798
    @baladomar7798 4 ปีที่แล้ว

    Waar gabadha iyo nin ka maleeys ku muslaxay ??
    Meeshu wax baa ka dhacay

  • @muwaahib7119
    @muwaahib7119 4 ปีที่แล้ว

    Hhhhhhh

  • @khadarismaaciil4143
    @khadarismaaciil4143 4 ปีที่แล้ว

    At zoo we zoo we app app zoo zoo zoo zoo! Zoo H so we will I zoo (si; so so so zoo co