Xog Ismacil Omar Gelle oo weraray S/Land &Itobiya, Hogamiyaha AWDAL STATE oo Jabuuti ka dagay, Ali B

แชร์
ฝัง
  • เผยแพร่เมื่อ 30 ก.ย. 2024
  • ✔ Subscribe ✔ Share ✔ Like ✔Suldaanka Tv Channel You Can Get This Channel Somali Update News 24 Hours Daily
    #@suldaankatv.

ความคิดเห็น • 31

  • @Saajac2024
    @Saajac2024 3 หลายเดือนก่อน +4

    siyaasaduu xabaadaa ayee kaa xuuntahay , JAHBAADAAN SOMALILAND JOOGTAA aqliigii 1991 ayaa ku jiiraa.

  • @mohmetmuhtar3935
    @mohmetmuhtar3935 3 หลายเดือนก่อน +2

    Cadawga somaliland wuu badan yahay geelana waxba kamaqaadi karo horaba somali meel ay joogtaba somaliland way isku bahaysteen waase lagu hungoobay imikana tii uunbaa taagan somaliland guul guul cidna uma daba fadhido guulaha ay gaadhay

  • @MohammedMuhumed-yb6uh
    @MohammedMuhumed-yb6uh 3 หลายเดือนก่อน +1

    Somali Italian iyo ina cumargeele xaarkiibaa kadhamaaday subxaanallah 😂😂😂

  • @ashasalah2835
    @ashasalah2835 3 หลายเดือนก่อน +1

    MD. XASSAN SHEKH, SIDEEBU UGA OGOLANAYA MADAXWEYNAYASHA ISAGA LA MIDKA AH, SIDA TURKI IYO QATAR IN UU OGOLAADO IN UU ITOOBIYA LA FARIISTO KALA HADLA ARRIMAHA DALKIISA, MIDDAS WAA DULLINIMO.

    • @a.j2428
      @a.j2428 3 หลายเดือนก่อน

      XASAN MASKAX UU LEEYAHAY MAJIRTO, WAXA UYEELAAYO WAXAA FARA OO USHEEGA ISMAACIIL CUMAR GEELE.

  • @mohamedderia3522
    @mohamedderia3522 3 หลายเดือนก่อน

    Mafka doqontu Xukunka dalka qabsato meelkasta dagaallo qabiil ayaa kaqarxa doqontu u sabab tahay.

  • @mouminwaissliban7804
    @mouminwaissliban7804 3 หลายเดือนก่อน

    tafatir, jooji tafatirka. Kahor baran Faransiiska , Munaafaq

  • @adeerknoor4878
    @adeerknoor4878 3 หลายเดือนก่อน

    Warya suldaanka tv hooyada was san flwka laguma radiyo kala tag umada beenta waradka was

  • @Baaruuda2024
    @Baaruuda2024 3 หลายเดือนก่อน

    Kuwan kalle Waxay qoxoonti kuyihiin dhulkooda oo United Nations ayaa Qamadi iyo cunto kalle oo dhacday ku quudiya muuqadisho.. Afrikaankuna amaankooduu sugaa😂😂😂😂😂😂😂😂

  • @dr.mohamedabdisheik8813
    @dr.mohamedabdisheik8813 3 หลายเดือนก่อน +1

    Bushada galmudug dagaal u jooga noqotay waxaan leeyahay Dhalinyarta yaan lagu layn dagaalada micnaha ku fadhiyin ,Odayaasha Allah ha ka baqeen oo Aakhiradooda ha u fekeraan ,Fadlan damiya dagaalka qabiilka ku dhisan oo micaha ku fadhiyin ee ka holcaya deegaanadiina

  • @Awooda57
    @Awooda57 3 หลายเดือนก่อน

    Kkkkk aan aragno waxay ka helan bal somalilan 😂😂😂

  • @aliismael585
    @aliismael585 3 หลายเดือนก่อน

    Beenta jooji jabuuti awood ma laha ku wa sati awdal

  • @FaadumoMaxmuud-qu9kh
    @FaadumoMaxmuud-qu9kh 3 หลายเดือนก่อน

    😂😂😂😂😂😂geelaha jabuutay iyo gurguurtaha xamar waxba nama yeeli karaan dublumasi waan kaga adkaanay gacantana waan kaga adkaandoonaa insha allaah waana dhamaadkii jabuutay gaar ahaan geele oo meesha kuraagay xiligana waxaa loo baahanyahay mucaaradka geele inay soomaalilaan yimaadaan

  • @sshirwacaadan7938
    @sshirwacaadan7938 3 หลายเดือนก่อน

    ITOBIYA IYO SOMALILAND KU GUULESATAY HESHISKA BADDA.

  • @ashkirohassan9859
    @ashkirohassan9859 3 หลายเดือนก่อน

    Maxaa laga habiinaa horgeesa waa soomaaliyee

  • @jamilajamila-h8v
    @jamilajamila-h8v 3 หลายเดือนก่อน

    Bidagaani inataya gudo kale qura xinayaso ayuu keedu uraa dadka baa caloolay bilaa biya iyo bila layadha markaasa somaliland oonada gaadhaya ku daba haraadaye

  • @NimoOmar-p3h
    @NimoOmar-p3h 3 หลายเดือนก่อน

    Itoopiya ayuiskudoontay

  • @warsamewaberi3792
    @warsamewaberi3792 3 หลายเดือนก่อน

    Waar kani been badanaa

  • @NimoOmar-p3h
    @NimoOmar-p3h 3 หลายเดือนก่อน

    😂😂😂😂😂😂😂😂😂hawadha laisi

  • @FoosiyaAhmed-n9o
    @FoosiyaAhmed-n9o 3 หลายเดือนก่อน

    Xasan xabaala fadhe IYo ISMAACIIL CALOOL GEELLE LAF BAANU KUBWSI HADAY EDEBSAN WASYAAN,

  • @cabdixuseen1839
    @cabdixuseen1839 3 หลายเดือนก่อน

    Wuxuu qadayo ayaa iska yar geele somaliland way dhaqaaaqday cid hor istaagi karta majirto guuul somaliland

  • @Mideye157
    @Mideye157 3 หลายเดือนก่อน

    Geele iyo Hassan Dhiiqo qabyaalada ha jojiyeen oo Somali weyn ha kuso noqdeen

  • @jamilajamila-h8v
    @jamilajamila-h8v 3 หลายเดือนก่อน

    Maxaada ka qaadi geela caloolaya laasha baada saarantahaye oo bada weyan dula jooga yaada hafani wara hoya jooga caloolaye

  • @somaliasomalibaleh7822
    @somaliasomalibaleh7822 3 หลายเดือนก่อน +2

    Amhaarada gabbaad iyo ictraaf ha loo raadiyo oromo iyadaa isku bani doontee. Tigrenya ha go,do hana lagu garab istaago Qatar ha loo kaashado.

  • @Saajac2024
    @Saajac2024 3 หลายเดือนก่อน +1

    waar bixiyoo maad joogtiid reer jibuutii xitaa oromkaan ku waalaay ee ABIYE AXMED ayaa kaa gaabsadaa.

  • @abdiaziizahmed7827
    @abdiaziizahmed7827 3 หลายเดือนก่อน

    SIILKA HOOYADA EE URAYA U SHEEG WAXA AAD SHEEGEYSO

  • @hawoali120
    @hawoali120 3 หลายเดือนก่อน

    Wan u bahanahay owadal state hala aqoon sado inshaa Allah ❤❤❤❤❤

    • @Saajac2024
      @Saajac2024 3 หลายเดือนก่อน

      reer jibuuti iyoo reer owdaal waax fuudud maxaa. reer jibuuti haa gooyaan interneedkaa aay siyaan somaliland siii deeg deeg ah .

  • @Baaruuda2024
    @Baaruuda2024 3 หลายเดือนก่อน

    Hada jabuuti dhan waanu qabsan karnaa

    • @gashantv9807
      @gashantv9807 3 หลายเดือนก่อน

      Gojacade ma xasuusata

    • @Baaruuda2024
      @Baaruuda2024 3 หลายเดือนก่อน

      @@gashantv9807 waan xasuusta sidaa sideeda blood kaaga shaqaynayey ee aan maalin walba sii caydhsanayey waataan iskaga soo baxay..