Waxoogaa Waliya Ayaan Galnoo Hada Waan Miyir Sanay" Barkhad batuun

แชร์
ฝัง
  • เผยแพร่เมื่อ 22 ต.ค. 2024

ความคิดเห็น • 144

  • @shukrimohamed1254
    @shukrimohamed1254 3 ปีที่แล้ว +7

    Maashaa Allaah sh maxamed dirir Luqada uu casharada kusoo gudbiyo
    Aad baan u fahmaa Jaszadiisa Janadi Allaha kadhigo. Aamiin.

  • @khadrayuusuf2209
    @khadrayuusuf2209 3 ปีที่แล้ว +12

    Masha allah sheekh dirir alle ha idinka abaal mariyo barkhad hore u soco

  • @hudaaabdulahi437
    @hudaaabdulahi437 2 ปีที่แล้ว +1

    Mashaa Allah walalkeen barkhad wuxuu kamid yahay arday wax labaro Kuba ugu fiican waxaana filayaa in uu kaqoranaye sheekha Wixii faaiida ah Illahey habarakeeyo culimada iyo ardada iyo qof kastoo kaqeyb qaatay casharkaa Anagana Alle hanawaafajiyo inaan tafsiirka kabarano culima raasikhiin ah Anagoo horfadhino

  • @usaameosmaanmoallim8197
    @usaameosmaanmoallim8197 3 ปีที่แล้ว +3

    Maasha allaah sh.dirir iyo shiikhyada kale ee fadhiya iyo waliba batuun ilaahey janada ha,idiinka abaal mariyo

  • @habibabareh8459
    @habibabareh8459 2 ปีที่แล้ว +1

    Masha Allah Allah xiftiyo sheikh Mohammed cumar

  • @alihassanhiraabe6197
    @alihassanhiraabe6197 3 ปีที่แล้ว +22

    Ninkaan warkiisa waa wanaagsan yahay. Waana wadani. Waa nin ka muuqato in uu yahay nin wanaagsan uu sajuuda ka muuqdo maashaa allaah qofka diinta wanaagsan ku ixtiraama..qabiil wax mataree.

    • @cabdibaarood8279
      @cabdibaarood8279 2 ปีที่แล้ว +2

      2p

    • @MusaMusa-vs8yg
      @MusaMusa-vs8yg 2 ปีที่แล้ว

      Boqolal aji sheegta ayuu ka qalbi wacaan yahaay ruuntii.
      Oo uu ilahay uga dhiwyahay

  • @salmahashi6228
    @salmahashi6228 2 ปีที่แล้ว +2

    Mnsha Allah Barkhad batuun

  • @shakuromar7806
    @shakuromar7806 3 ปีที่แล้ว +4

    Maasha alaah tabaaraka laah sheekh dirir alle haku barakeeyo, batuun asagana alle ha barakeeyo

  • @xaawoabdisalah8910
    @xaawoabdisalah8910 3 ปีที่แล้ว +3

    masha alaah inati ada soshegatay iyo adigaba ajara iyo xasanada alaah idinka siyo amiin yarabi

  • @saacidiabdullahi6445
    @saacidiabdullahi6445 2 ปีที่แล้ว +1

    Wcs masha'ALLAH Waa gunaanad qurux badan ilaah ha idin barakeeyo dhamaantiinna

  • @sultanshaie2011
    @sultanshaie2011 3 ปีที่แล้ว +74

    Sharaftii Iyo Gobanimadii Oo Qof ah ❤️ Madaxweynaha Mustaqbalka Somaliland Xil. Barkhad. Allah Haku Guuleeyo.

    • @abdullahiali1322
      @abdullahiali1322 3 ปีที่แล้ว +2

      Mansha Allah Allah ha xifdiyo dhamaantood guul iyo gobanimo insha Allah

    • @ummaisha876
      @ummaisha876 3 ปีที่แล้ว +4

      Insha allah ,Barqad wuxuu noqon doonaa Madaxwaynaha Soomaali oo wada jirta.

    • @abdirahmanali3868
      @abdirahmanali3868 3 ปีที่แล้ว +1

      Aamiin Aamiin Aamiin

    • @abdiganiidris860
      @abdiganiidris860 3 ปีที่แล้ว

      @@ummaisha876 somalia anaga wasna ninkan wa reer somaliland ragaas o kale miya heli kartaan idinkama so baxaanbe

    • @cimaanmaxamed5916
      @cimaanmaxamed5916 2 ปีที่แล้ว +1

      Inshallah Allah ha gaadhsiiyo

  • @mohamudbashiradam9891
    @mohamudbashiradam9891 3 ปีที่แล้ว +2

    Masha allaah Alle ha barakayyo Sheikha sidoo kalee waxaan Alle khayr fara badan u rajaynayaa Barkhad Batuun.

  • @cibaadoaweys3668
    @cibaadoaweys3668 3 ปีที่แล้ว +2

    Maasha allaah anigoo yurub joogaa lasocdey tafsiika sheekh dirir

    • @rahmaali1158
      @rahmaali1158 3 ปีที่แล้ว

      Mashallah hore u soco wllo

  • @seynabmohamed-issa2289
    @seynabmohamed-issa2289 3 ปีที่แล้ว +1

    Mash allah tabark allah ilaahay baa mahd lahaa yaa allah jzk allah kheer sheekh iyo kuwa soo gudbay thanks 💝

  • @historynerd7549
    @historynerd7549 3 ปีที่แล้ว +2

    Mansha allah
    Jazakumu allahu kheyrakum
    Sheikhana iyo dhamanteen

  • @abdirahmanbiihihome7982
    @abdirahmanbiihihome7982 3 ปีที่แล้ว +3

    Mansha allah
    Alleh habrkeyo shekh maxamed sh cumar dirir

  • @nimcougbaad9681
    @nimcougbaad9681 2 ปีที่แล้ว

    MashaAllah waa qof wanaagsan afkiisuba wax wanaagsan mooye wax xunba ma yaqaano ilahay haku ilaaliyo walalkey

  • @مریم-ل2و
    @مریم-ل2و 3 ปีที่แล้ว +13

    Masha Allah tabaraka raxman

  • @faaizofaaizo919
    @faaizofaaizo919 2 ปีที่แล้ว

    M.a sh idriis jazaa kalaah

  • @faatiyasoomaliland8291
    @faatiyasoomaliland8291 3 ปีที่แล้ว +4

    masha allaa masha allaa barkha iyo c/kariin Mooge mustaqbal wanaagsan insha allaa

  • @asmaalicigal3308
    @asmaalicigal3308 3 ปีที่แล้ว +1

    Maasha allaah culimada ilahay hainoo xafido barkhad batuun ilahay haku xafido

  • @sahrayusuf5879
    @sahrayusuf5879 2 ปีที่แล้ว

    Allah habarakeeyo barkhad

  • @MalyuunManka-v2g
    @MalyuunManka-v2g หลายเดือนก่อน +1

    Masha allah

  • @nuuramahamedahmed4713
    @nuuramahamedahmed4713 3 ปีที่แล้ว +5

    Mansha allah mansha allah

  • @dahaboaxmed8347
    @dahaboaxmed8347 3 ปีที่แล้ว

    Mnsha AllH zhiikh barkhaD jaamac batuun xirsi Alle meel kazta haka zharfo

  • @abdifatahpashe608
    @abdifatahpashe608 2 ปีที่แล้ว

    Maasha allah barkhad nin mudakara weeyee ninkaasi

  • @fadkabari8554
    @fadkabari8554 2 ปีที่แล้ว

    Sharaftii quruxdii iyo maskaxdii oo qof ah. Hayakumallah 😍

  • @halimaawed3097
    @halimaawed3097 2 ปีที่แล้ว

    Maasha allaah tabaarakalaah ilahay swt wanaagaa iyo sharaftaa culumadeenu daadahaynayso rabbi swt ha inoo siyyaadsho Hana inoogu wado illa yoowmaddiika jzk kh WA khayru jzaa

  • @IbrahimAhmed-cp4ng
    @IbrahimAhmed-cp4ng 3 ปีที่แล้ว

    waan ku wadaanaa barkhadow

  • @ayanmohamed5784
    @ayanmohamed5784 2 ปีที่แล้ว +1

    Maaha allaah culumadeenna allaah hanoo xafido

  • @zahrachide2275
    @zahrachide2275 3 ปีที่แล้ว +1

    Maashaa Allaah BAARAKALLAAHU fiikum

  • @yusufaxmed2590
    @yusufaxmed2590 3 ปีที่แล้ว +2

    Maanshaalah 🌳 qurux 🌹 ilaahay ha barakeeyo dirir.. Waxa jira laba, hadalja ku wanaagsan.. Ninka caalamka ah, iyo duqa reerka u weyn sh dirir ka dul kicimaysid hadal macaan

    • @franskafka5913
      @franskafka5913 3 ปีที่แล้ว

      Ninka caalamka ah kulhaa😅😅

  • @m.13mediaproduction
    @m.13mediaproduction 3 ปีที่แล้ว

    Maansha allow noo barakee sheekh

  • @cibaadafarah5637
    @cibaadafarah5637 2 ปีที่แล้ว

    Mashallah tabaarakallah

  • @saidamahmoodali709
    @saidamahmoodali709 3 ปีที่แล้ว

    Masha allaah rabi ha noo xifdiyo
    Culumadeena

  • @aminaabshir1495
    @aminaabshir1495 3 ปีที่แล้ว

    Masha Allah, baraka Allah, Tabaaraka Allah

  • @nasraahmed2938
    @nasraahmed2938 3 ปีที่แล้ว

    Mnsha Allah álle ha no barakeeyo culimada alle haka khayr siiyo mnsha Allah

  • @malyunkhadar8168
    @malyunkhadar8168 2 ปีที่แล้ว

    Maansha allaah illahaw xifdi.barkhad waa nin diinleh

  • @ahmedabdalla5857
    @ahmedabdalla5857 2 ปีที่แล้ว

    Maansha allah tabaaraka llaah

  • @hafsayurub9392
    @hafsayurub9392 3 ปีที่แล้ว

    Maasha Allah barkhad jaamac batuun. alle haku xiftiyo

  • @IB_Adam
    @IB_Adam 2 ปีที่แล้ว

    Masha Allah!

  • @Gmaaad
    @Gmaaad 3 ปีที่แล้ว +9

    Mansha allah Barkhad waa nin dhalinyara ah oo ehel diin ah ilahay madaxweyna ha uga dhigo somaliland iyo somaliya odhan

  • @lebronjames1276
    @lebronjames1276 3 ปีที่แล้ว +2

    Sheikh Ahmed Aldayib iyo batuuuuun xafidakum allah

  • @shamsoqadan2587
    @shamsoqadan2587 3 ปีที่แล้ว +4

    Mansha Allaah

  • @mustafeismaacil4878
    @mustafeismaacil4878 2 ปีที่แล้ว

    Manshaa allah

  • @hindacabdi3669
    @hindacabdi3669 3 ปีที่แล้ว

    Msh allh barkhad batuun guulayso labada daaroodba

  • @craxmaansoodaani652
    @craxmaansoodaani652 3 ปีที่แล้ว +15

    Waa xafladii masaajidka rusheye lagu sookhatimay tafsiirka qur.aanka kariimka ah sheekh dirir sodhameyey ee badh tamaha hargaysa somaliland

  • @seeraar12moh84
    @seeraar12moh84 3 ปีที่แล้ว +2

    mansha alaah shiikh dirir

  • @naajaxofficialchannel125
    @naajaxofficialchannel125 3 ปีที่แล้ว +5

    Barkhad Jaamac Batuun shakhsi aad ugu qaali ah reer somaliland oo dhan gaar ahaan dhalinyarta somaliland.. Waxad tahay halyey ay tahay in lagu daydo, dhab ahaana waxad tahay shakhsiga koowaad ee aan ugu jeclahay siyaasiyiinta dalka. Rajo badan ayaa lagaa sugayaa.

  • @abdirizackofficial5126
    @abdirizackofficial5126 3 ปีที่แล้ว +1

    Barkhad wuxuu I qalmaa madaxwyne waana kii mustaqbalka

  • @MusaMusa-vs8yg
    @MusaMusa-vs8yg 2 ปีที่แล้ว +1

    Lol 😆 waxii is jecelba Somaliland ha is guursaato...
    Good like 👍 akhi.

  • @sulkhaabdi9382
    @sulkhaabdi9382 3 ปีที่แล้ว +2

    Mnsha allah

  • @cabdinaasirnuur7473
    @cabdinaasirnuur7473 2 ปีที่แล้ว

    Mashaa allaah

  • @hodanabdirahman8080
    @hodanabdirahman8080 2 ปีที่แล้ว

    Masha aala

  • @cimaanmaxamed5916
    @cimaanmaxamed5916 2 ปีที่แล้ว

    Allah hku sharfo xildhibaan Allah hkaa nbad galio cdowgaaga iyo dadka ka shqynyaa inay ku xumeeyaan

  • @amalyamani3384
    @amalyamani3384 3 ปีที่แล้ว

    Manshalh ilhy haka Abaal mariyo

  • @aminahassan1173
    @aminahassan1173 3 ปีที่แล้ว +5

    Illaahay baa mahad oo dhan iskaleh illaahay haynoo barakeeyo culimada cimrigooda hadheereeyo dhamaanteen caafimaad cimriga cibaadada camalka saalixa illaahay haynoo siyaadiyo allaahumma aamiiiiiiiin yaarabbi

  • @cabduraxmaanicumar9684
    @cabduraxmaanicumar9684 3 ปีที่แล้ว +2

    Masha alah

  • @caqlisame6000
    @caqlisame6000 3 ปีที่แล้ว +2

    Barkhad❤❤❤❤❤❤❤❤❤

  • @guledfrance283
    @guledfrance283 3 ปีที่แล้ว +1

    MAASHALAH

  • @matanebrahim9697
    @matanebrahim9697 3 ปีที่แล้ว

    Masha.allah Tabarakallah

  • @shukriahmed636
    @shukriahmed636 3 ปีที่แล้ว

    Mnsha.Allah tabaraka Allah

  • @libaanmuqtaar9124
    @libaanmuqtaar9124 3 ปีที่แล้ว

    Mansh allah

  • @Bashiradanbarre2024
    @Bashiradanbarre2024 3 ปีที่แล้ว

    mansha allah

  • @fadma638
    @fadma638 3 ปีที่แล้ว

    Mashllah Jzkllah kheyr 💕

  • @salatmohamed3833
    @salatmohamed3833 3 ปีที่แล้ว

    Masha allah gob.

  • @salmoabdi1731
    @salmoabdi1731 3 ปีที่แล้ว

    Mashaaalh tabaarakalh jazakalh khayr

  • @abwansuldanmuuseali
    @abwansuldanmuuseali 2 ปีที่แล้ว

    Aamiin.

  • @farhanalmani1772
    @farhanalmani1772 3 ปีที่แล้ว +2

    Mnsh allah

  • @abdinurmahamed2948
    @abdinurmahamed2948 3 ปีที่แล้ว +4

    Waxaan arka culama aan jeclahay ilahoow culumada inoo barakeey

  • @muunajamac2152
    @muunajamac2152 3 ปีที่แล้ว

    Mash allah

  • @Onlinemacalin
    @Onlinemacalin 3 ปีที่แล้ว

    Masha allah gobanimo

  • @abwansuldanmuuseali
    @abwansuldanmuuseali 2 ปีที่แล้ว

    Seedigaa iyo maayarka hargaysa maxbuub ayaa ku dhinac jooga seedi barkhad.

  • @adoontiallesiman262
    @adoontiallesiman262 3 ปีที่แล้ว +4

    wllhi barkhad waa runtii tafsiirka markaan idaacada ka dhagaysanayo ee aan maqlo sheekha oo rifan iyo lisan yidhi aad baan u qosli jiray

  • @qojobo3317
    @qojobo3317 3 ปีที่แล้ว

    Rag an wada jeclahay ameshan fadhiyah M.a

  • @abdiqanigpchannle6626
    @abdiqanigpchannle6626 3 ปีที่แล้ว +4

    💞

  • @abdirashidsaleh7973
    @abdirashidsaleh7973 3 ปีที่แล้ว +4

    War khaniisiinta iyo iskuulada dhalinyarada lagu gaaleeyo ka hadla
    Haday diintu dhab idinka tahay.
    Afar tii nin ee ninku wada qabay aaway maxaad uga hadliwaydeen.
    Shiikh dirir waa taabacaa tafsiirkiisa
    Aad baanna u Jeclahay shiikha ilaahay dartii.

  • @qojobo3317
    @qojobo3317 3 ปีที่แล้ว

    Haye

  • @abdalewarsame2282
    @abdalewarsame2282 3 ปีที่แล้ว +1

    Masha ALLA barkhad batuun viva somaliland ❤️👍🏼💪🏻

  • @suho7712
    @suho7712 3 ปีที่แล้ว +2

    Afsoomali ayuu ilaahay kuu dhiibay barkhadooow

  • @faizaali5702
    @faizaali5702 3 ปีที่แล้ว +1

    We love you 😍❤

  • @tunmed3393
    @tunmed3393 3 ปีที่แล้ว +2

    Allaha xifdiyo waa nin diinle oo cod kar ah

  • @cabdiraxmancabdilahi644
    @cabdiraxmancabdilahi644 3 ปีที่แล้ว +1

    ❤❤💗💗💗❤❤❤

  • @aayahamedia3239
    @aayahamedia3239 2 ปีที่แล้ว

    Masajidka ninkan yaasoogeliyey

  • @habibaadan1224
    @habibaadan1224 2 ปีที่แล้ว

    Scw scw scw scw scw scw scw scw scw scw scw

  • @SH-bw5fx
    @SH-bw5fx 2 ปีที่แล้ว

    ( politician + tasfir ) + ( wadad +$ USD ) = ( tasfir ) + ( politician + wadad + $ USD )

  • @quraanonlineschool6213
    @quraanonlineschool6213 3 ปีที่แล้ว +1

    𝗕𝗔𝗥𝗢 𝗤𝗨𝗥,𝗔𝗔𝗡𝗞𝗔 𝗦𝗜 𝗢𝗡𝗟𝗜𝗡𝗘 𝗔𝗛 𝗔𝗗𝗜𝗚𝗔 𝗢𝗢 𝗚𝗨𝗥𝗜𝗚𝗔𝗔𝗚𝗔 𝗝𝗢𝗢𝗚𝗔 𝗡𝗔𝗚𝗔𝗟𝗔 𝗦𝗢𝗢 𝗫𝗜𝗗𝗛𝗜𝗜𝗗𝗛 𝗪𝗛𝗔𝗧𝗦 𝗔𝗣𝗣 𝗡𝗨𝗠𝗕𝗘𝗥 𝟬𝟬𝟮𝟱𝟮𝟲𝟯𝟰𝟭𝟱𝟲𝟯𝟱𝟴

  • @mohamedali-oz7gp
    @mohamedali-oz7gp 2 ปีที่แล้ว

    Barkad batuuno,waxa ka wacan waxi diin ah aad uga hadlin iyaado culimadi kula jogto.

  • @sahrafarah8834
    @sahrafarah8834 2 ปีที่แล้ว

    Maxad kuu guu kaalifye Ina aad siinysto adiga oo xaasa iyo lix caruura leeh

  • @jamilajamila-h8v
    @jamilajamila-h8v 24 วันที่ผ่านมา

    Diinti ma waxaya noqotaye meela lagu dhuunto barqadow marka hore afkaaga iyo qalabogaaga midee jooji munaafaqada

  • @ifraaxcabdilahi2315
    @ifraaxcabdilahi2315 2 ปีที่แล้ว

    Xa

  • @ilwadmed3465
    @ilwadmed3465 2 ปีที่แล้ว

    Al musamax cheilk barkhad batuun

  • @mulaaxocaqli554
    @mulaaxocaqli554 2 ปีที่แล้ว

    🌷🌷🌷👑👑👑👑👑👑👑

  • @ilwadmed3465
    @ilwadmed3465 2 ปีที่แล้ว

    😭😭😭😭😭😭😭

  • @caaliyaofficial7974
    @caaliyaofficial7974 3 ปีที่แล้ว

    Wlhi wn qoslay 👈🤣rifan iyo lisan

  • @abwansuldanmuuseali
    @abwansuldanmuuseali 2 ปีที่แล้ว +1

    Tidhi seedi

  • @aqoontaislaamkabaro
    @aqoontaislaamkabaro 3 ปีที่แล้ว +7

    BARTAN KALO SOCDA CASHARO CARABI
    KA BARO MEELKASTO JOOGTAAN.

  • @bazeera5520
    @bazeera5520 2 ปีที่แล้ว

    Barkhad waxan ay ka hadlan ee haybsoco xabad ku dhimime ayaga xaqi ka gudbay oo ku cadaab mudan adigu xabad mada dhimin

  • @salmaumulkhayr4762
    @salmaumulkhayr4762 3 ปีที่แล้ว

    Sheer

  • @cabdulaahixasantahliil9829
    @cabdulaahixasantahliil9829 3 ปีที่แล้ว

    1