3 Hab oo si Dag Dag Ah aad Lacag ugu Sameyn Kartid - Somali Programmers
ฝัง
- เผยแพร่เมื่อ 7 ก.พ. 2025
- 3 hab ood lacag badan aad u sameyn kartid adigoo isticmaalayo aqoontaada Programming ama adigoo developer ah oo meel kasto joogo sida Somalia.
Kusoo biir DISCORD keena: / discord
Kusoo biir Facebook Groupkeena "Somali Programmers" / 230156310811009
My Web Design Business: sahalsolutions.com
My SAAS (Software As A Service) Business: alifcloud.com
my facebook: / duraanali
my twitter: / duranali619
My Instagram: / duraan_ali
my email: ali@sahalsolutions.com
Hadaa ka faa'iideysatay waxyaabaha aan soo galino ood rabtid inaad na caawisid, fadlan link-gaan dhagsii oo wax noogu deeq: / duraanali
Horta adigu ma is qiimaysa halkaad kuficantay qofba meelbu kufiicanyahay markaad ogaato halkaad kuficantay ee adiga kula sahlan kudhaqaaq kuma anfacayso waxad aragtaba inaad tijaabiso ama figrado raadiso shiil fikirkaga kala sobax madaxaga wax ku anfacaya dhanka kale qofba qofku kafikir badanyahay waa kacafimad iyo cimri dheeryahay isku day inaad wakhtiga uga faiidaysato nolosha dheer iyo mida marka lagu jiro hore usoco🤝👌
Ustaad @duraan Ali aad baad u mahadsantahay
Mahadsanid macalin ilaahy Haku barakeeyo aamin sida aad nooga faaidaysid aqoontada waa abaal aan kaaga hayno insha allh marna hanaga daalin hadaan nahay dhalin yarta soomaliyeed ee iminka soo koraysa
mash allah somali programers
asc wan ku salamay macalin qali ah duraan
waxan ahay qof programing-ka mardhow bilaway
waxan aqanna obilow i ah python
majira group- somali programers ay ku jiraan
becouse wxan ka baranoya online ahan
weli school-ka madhaeynin sanad-kan idhamana insha allah 2020-2021
programink iska jeclahy
hadii fariintan aqrisid macalin iyo dawade ila wadaag group somali programers ay ku jiran thanks
Walaal muuqaalkaan description kiisa ayaad ka heli kartaa linkiga, groupka somali programs .
Shukran Ustaad
masha allh masuul mahdsnid
Manshallah good points bro it helped me a lot
Guuleyso ustaad
Mahadsanid ustaad.
Allaha ku Barakeeyo Ustaad
Thank you your the best
THANK YOU
Thanks Eng.
I take these three ideas
👀👀🖐
Mahadsanid
Masha’allah thanks for the tips.
We love your ideas keep it up 👍💕❤️💕👑👑👑
Duraan ali aadbad umahadsan tahay wll wakhtiga aad noo hurtay in aqoontada nooga faaiidayso aadna kaga amahad celinaynaa
Thanks
Zxb ani kuma fahmin xgee kala so xirira
Thanks bro
Hore usoco lpx
Asc waan ku salamaye marka kowada ilhye ha ku xifdiyo marka labaad wxn bartaa faclty i.c. t wxn donayaa inaad igu cawiso HTML iyo css sida loogu sameyo webist aad ayaan u tageraaa Thanku bro......
*sxb noo soo sheeg marka aan barto IT fursadaha ay leedahay*
Ustaad sida backend loo sameeyo muuqaal ma ka sameesay
Keep Going Walal
Bro suaashan rabay inaan ku waydiyo aniga waxan ku fiicanahay photoshop sidee ayaan online ugaga bilaabi kara as job
Mashaallah wll ma awoodaa inaan wep developer barto anon jaamacad u aadin
Haa aad io aad kaliya waxd u baahantay Html css iyo waxoga javascript ah intuba youtube ayay ka buxan bro
Haa waad awoodaa hadii aad heleyso machadyo ama xarumo bixiyo koorsayaas wiliba waqti gaaban
Run hadaya tahaya isku daya
waa mahadsantay wllo
waxaab rabaa inaan barto sida loo sameeeyo website markaa halkaan kabilaabaa
In kastoon cashar wayn kasoo wado arintaas, waxaan ka bilaabi kartaa html/css kadibna waxaad soo galisaa internetka adigoo ftp isticmaalayo ama websiteka github la yiraahdo.
Hadaa taqaanid English mise Carbi waa fudeed
M.a👏
Duraan Ali sxb Mongodb wali video ma ka diyaarisay ? hadi uu jiro fadlan let me know. thnks
M.A HORMARWACAN WLL
ustaad durhan ali waa maxay portofolio afsomali ahaan?
Nio Big Bro isku cod egtihiin 😂
Wcs sxb ✊🏿
respict pro
dadku waxay isweydiinayaan emailkaaga, talefoonkaaga, iyo websitkaaga PLEASE
Email: ali@sahalsolutions.com , website: dhowr website ayaan leeyahay, alifcloud.com, sahalsolutions.com iyo gabischool.com. Markuu taleefon noqdana, website-yadaas ayaa ka helaysaa.
But Duran bro lets be realist if there are those kind of opportunities. Why don’t you take them. Instead of trying to make money on TH-cam which is 10x harder. You know what I mean. Unless your not tryina to make money on TH-cam
I am, I have SAAS business, you can check it on my description. I also have web design agency that is thriving. I don’t make money from TH-cam at all, I just like to share my knowledge.
Duraan Ali I respect that bro. That’s what I thought too. I’m in Columbus Ohio now. Almost done With My Computer Science degree and I just wanna let you know that your videos really helped me and motivated me. I hope you get what you most desire👏🏽💖🙌🏾
Adigo mobileka isticmaalayo sidee lacag u samee karta weli oo joogto somalia jwb iga sii parafsoore wyo youtube bdnkoda beentoda ayaa bdn lkn adiga wa ku kalsooni aya ku qba jwb iga sii wl
Coming Soon .NET 5
Boe talo ayan kaga bahna xagee kala soo xirira
Nio shaqadan software development gu waba tuksi cadiya kulaha waraqo ku so wareji suqa 🥱
Lol Ganacsi kasto saas ayuu u shaqeeyaa! Hadaadan xayaysiinin, see laguu ogaanaa?
@@DuraanAli ok zhp wxd thy qofka somaliga ah e si Dacad ah wax nogu shega ani Iika wxa bartaa degree software engineering ah mar wakula soconaya zhp
Waar waxaasi somaliya kama shaqyso niyow
Dad ku shaqeysto oo Somalia joogo ayaan garanayaa, waxay xirantahay meesha aa Somalia ka joogtid.