Firdhiye si aan kursiga loogu qabsan Ceerigaabuu dhalinyarada ku shubi kuna dhamayn. Dagaal baanu ku jirnaa doorashona ma jirto 2 sano hala iigu daro buu odhen. Africaanka caqligoodaanu naqaan.
Waa wax wanaagsan in Doorasho la isku soo sharaxo, rag kale oo fara badan ayaa jidka kusoo jiro. Ee wanaaga mar walbo halaga shaqeeyo, hala isu sabro Firdhiye halala shaqeeyo inta Doorashada dhaceeyso. Xiliga doorashada loolan ayaa lagalayaa waa caadi. Lakiin marna yaan la arkin nin shisheeye wato.
Muxuu rabah doqon kan miseh idor bu rajoh kah rabah war calacalkah jojih shalay idor bad lef lefaysay kan ciroh bah so buxiyay Kenya 🇰🇪 waxbah kah jirah firdhiyeh is not easy
dambiile Sakhraan sakhraan dhalay nigis IDOOR BAA UU QABAA NAJIS DOWLAD WADI KARTA WAR NAG AAMUS DUF IYO DULI U DHIMO WAR DOWLADA ALLE WEYNAA NASIIYAY IYO GARAADADYADA EE WALAAHI ISAQ BAA KAA SOO URAYE AAD CIRO U NOQO HORGAL NA DHAAF CAARKAAG WASE
DB hubsiimo hal baa la siistaa..... Jabuutaawi waxuu ka hadlay horta ha loo fiirsado deetona ha la faaqido waxuu yidhi: 1) Dhallinyarada Jaamacadaha ka soo baxday shaqo geee....ma arrin xun baa 2) Aan sida Dawlad Deegaanka u shaqeyno hadaynu dawlad nahay ....ma arrin xun baa 3) Dumarka xaqooda siyaasadeed ha la siiyo.....miyey xun tahay 4) Qurbo-Jooga waxa ka mudan Qol-Qol Joogga dhibta taabatay.....miyey xun tahay 5) Doorasho waqtigeeda ku qabo .....ilama xuma 6) Anaaa Madaxweyne u tartamaya oo aaminsan inaan ku habboonahay.......yay la fool xun tahay DHULBAHANTOOOW MIYIR.COM
Wa aalkuleystahan yuu kumanasheeganayaa. War qaadwale madaxyeyne umad umanoqdo.qurbo joogtana waa mida dalku kudhisanyahay dhaqaale ahaan iyo cimi ahaan. Kabar qaadna cimi kama imaado dhaqaalena lagamakeeno ee misaajidka gal oo ale udhawoow
Wall ina jabutawi kuma fiicnid siiysada ee iska dhaaf qof qadiyad leh ma tihid dhulbahante ama harti wuxu u bahan yahay nin qadiyad leh oo idoor laso shaqeyn adiga idoor baad laso shaqeysay Marka waxan ku leyahay ALLAHA kuma sahlo kursiga waayo ma lihid qadiyad iyo aqrgti dheer
Maya xaaji ga iidoor diile waye Xaajiga Landhere ha yaan lagu gafiin ilma aderaya please Waax ayu dhalilaya xaaji xuman Kama ahan runti. waa ina ader keen xaaji ga. From BS ❤🩸
goor muu cabasho bilaabey ??? allaha ku hanuunsho. qoyskasta waa laga dhintey😢 dhamaan allaha u naxariisto shuhadaaga. waana runtaa qof uu dagaalku saameeyey baa tahay , khayr allaha kusiiyo inaadeer, balse kuma wanaagsanid Xil Madaxweyne , kow cod kar ma tihid, labo iidoor kaa baqaanoo waxay aamin san yihiin iney ku sasaban karaan😢‼️ 3 Nin jaad ka ganacsada allow tala hanoogu dhiibin😢😢
Yaab weye dhulbahante qayrkooda waxa reebay waa dabaqoodhi nimo iyo horgalo robot ah war xage lagu arkay madaxweyne o shan tiisa sano an dhamaysane war xage lagu arkay madaxweyne o sanad iyo dhawr bilood kursiga fadhiya o la leeyahay doorashda qabo xage ku arag ay mida kale ka ad moodo in jabiskii cagarna la kacay maxa meesha so tagay😂.
Maxamed cabdi carale daad kagu ayad ku asayey caftada lakin firdiye how calacalin ee daad kaga waad u dhimatey dhiigi iyo daqaleba waad ku bixisey adigan ku doraneyna xaji wa fikirkeyga anigo cali wajiya aya ku qiraya inada madaxwreyne noqoto
Nin gob ah oo aanu dulminay . Waa ninka keliya ee Somaliland ku xadgudubtay ina Jabuutaawi. Ninkaas waa in lagu Abaalmariyo Somaliland in uu 30 ka sano ee soo socda madaxwayne ka noqdo. Si uu u mideeyo Ciidanka qaranka iyo kuwa beelaha SSB SSC iyo G36.
War nimanyahoow dadkaan dhulbahantaha la leeyahay ma waalan yihiin ama waa dad nocee ah waxa mediyaha la isku mariyo iyo waxa kale may kala oqoon la yihiin away garaadadii
War ni Kaanapali yaa Naga qabta war ilahey ka baqow Naga tag dirashadaada beele yaad maamuleysa war qof walba oo Alan dorasho ayu radinayaa hhhh war firdhiya udaaya masuliyadda saxib
Dadka meesha ka Hadlayaa ee isaaq iyo SNM ka hadlayaa maxaa ka khaldan? Haddii la isla xisaabtamo oo maamulka wax laga sheego ma isaaq iyo somaliland baa laga hadlay. Ina Djibouti xaq buu leeyahay in uu madaxweyne noqdo firdhiye wuu ku fashilmay ee meesha ha dhaafo.
Mujaahidkii dadkiisa u dhiigbaxay wlhi ninkàas reer SSC hogaanka haduu u qabto uu wadadaye ha doortan ama cirro iyo soomaaliland hakusoodaro wlhi uu kara Inuu jaamac siyaadka laascaano uu ku hayo SSC iyo inuu ka keeno oo uu soomaaliland gacanta usoogaliyo oo isna Dhaqaalihiisi ganacsi ka sii wato War ilmaaderayaal reer SSC yow ninkan Cidlo Hawga dhaqaaqina
30 sano reer ssc waxay aduunka uga hadhen wa madaxda isaaq iyo puntland bay mid fiican bay kadabo ordayan sa mid xun ba kadambeyn oo cagta marin wayo waxa matkas taagan uun bay wax kudhisan oo kafekerimayan siyaasada iyo madaxda isbedleysa laakin taas reer ssc hader uma taalo oo dowlad bay noqden
horta reer ssc wainay ogaadan wax markas taagan uun wax inan lagu dhisin yacni ninkan hadalkisa hay loo raaco cirro wax mooday dee ciro hadu tago mid muuse oo kala bedeli yacni wa cudurka reer ssc 30 sano soomali kareebay
yaaaaaa ciro durbaba ma kubilaabay reer ssc war toosa reer ssc yow sheekadi wey bilaabtaye ee idoor ba kadhex hadlaya ninkane ee qabta midakale wuu cabsanyahay
KKK Xaaji Jabuutaawi mahadsanid halganka qaybtaad ka qaadatay laakiin kursigu iiga kac maaha, tartan in laqabtaa waa fikrad wanaagsan laakiin ragbadanoo halganka si toosa iyo si dadbanba uga qaybgalay ayaa tartamaya qofkii ladoorto ayaana lagu wareejinayaa, Laakiin kursiga iibanee maaha xaalku.
Hhhh caawa ma.sidii kalaa war maamulka haku soo sakhramin ina.jabutawi.yowow🤣🤣🤣🇸🇴🇸🇴🇸🇴🇸🇴🇸🇴🇸🇴🇸🇴🇸🇴🇸🇴🇸🇴🇸🇴🇸🇴🇸🇴🇸🇴🇸🇴🇸🇴🇸🇴🇸🇴
Ninkani Somaliland buu u socdaa waayo wuxuu yidhi danbigii laascaanood Muuse Biixi baa galay.taa macnaheedu waa Muuse wuu tagaye ciro ayaan u socdaa
War ina Adeer maxamed jabutawi 😮😮joji howlaha aad wado SSC khatumo WA loo wada siman yahay musharax hadad tahy muwadin Aya tahy ISA soo sharax adeer😮😮
Djiboutawii waa in uuu sabraa madax marabnoh in aad no noqoto ukaadi. Inadeer
Firdhiye si aan kursiga loogu qabsan Ceerigaabuu dhalinyarada ku shubi kuna dhamayn. Dagaal baanu ku jirnaa doorashona ma jirto 2 sano hala iigu daro buu odhen. Africaanka caqligoodaanu naqaan.
Waa wax wanaagsan in Doorasho la isku soo sharaxo, rag kale oo fara badan ayaa jidka kusoo jiro. Ee wanaaga mar walbo halaga shaqeeyo, hala isu sabro Firdhiye halala shaqeeyo inta Doorashada dhaceeyso. Xiliga doorashada loolan ayaa lagalayaa waa caadi. Lakiin marna yaan la arkin nin shisheeye wato.
Dhalinyarow macnihiinu waa in aad macno la'aan ku dhimataan !!!!!!!
War lagamayo waxa aad Allah hortii kala kulanteen dhalinyarooy!!!!!!
II GEEYA CIRRO IN AY KA DHACDO BAAN KA BAQAYAA
jabuutaawi meel hafadhiisto meesha ciyaar mataale dhiig ba lagu dhisaye oo xata masuul banoqonkaro wa qof zanuunsan
Muxuu rabah doqon kan miseh idor bu rajoh kah rabah war calacalkah jojih shalay idor bad lef lefaysay kan ciroh bah so buxiyay Kenya 🇰🇪 waxbah kah jirah firdhiyeh is not easy
dambiile Sakhraan sakhraan dhalay nigis IDOOR BAA UU QABAA NAJIS DOWLAD WADI KARTA WAR NAG AAMUS DUF IYO DULI U DHIMO WAR DOWLADA ALLE WEYNAA NASIIYAY IYO GARAADADYADA EE WALAAHI ISAQ BAA KAA SOO URAYE AAD CIRO U NOQO HORGAL NA DHAAF CAARKAAG WASE
wa duli horgala
Ceeb kumuu hadlin doorasha qabuu yidhi dhalinyarada wax baratay iyo dumarkana xaqooda sii
Sxb jaad baa umada ku dishay waligaa ari iyo digaag lagug amini maayo
Ninkii cabdirisaq ahaa ee gudoomiyaha baarlamaanka iidoor kasoo tagay ayaa Meesha loo Dhibaya maaha ninkan. Isagoo mahadsan ha raali noqdo.
Cabdirisaaqba ragbadanoo lamada ama kaba sii wacan baa joogee, oon weligoodna iidoor lashaqaysan, cid hebel layiraahdo oo waxloo dhiibayaa majirto, cidii doorashada kusoo baxdaa loo dhiibayaa, sheeka raqiista kursiga iiga kac iyo hebel baa loo dhiibayaa is nonsense. hebelwalboo wax isbidayaa hayimaado oo hatartamo, it that simple.
DB hubsiimo hal baa la siistaa..... Jabuutaawi waxuu ka hadlay horta ha loo fiirsado deetona ha la faaqido waxuu yidhi:
1) Dhallinyarada Jaamacadaha ka soo baxday shaqo geee....ma arrin xun baa
2) Aan sida Dawlad Deegaanka u shaqeyno hadaynu dawlad nahay ....ma arrin xun baa
3) Dumarka xaqooda siyaasadeed ha la siiyo.....miyey xun tahay
4) Qurbo-Jooga waxa ka mudan Qol-Qol Joogga dhibta taabatay.....miyey xun tahay
5) Doorasho waqtigeeda ku qabo .....ilama xuma
6) Anaaa Madaxweyne u tartamaya oo aaminsan inaan ku habboonahay.......yay la fool xun tahay
DHULBAHANTOOOW MIYIR.COM
@@a.j2428cabdirisaaq khaalif ssc madax kanoqon maayo wayo weli idoor bu lajira wana bila qadiyad dee hadu idoor kaso tegay isagay dan ugu jirtay
Wa aalkuleystahan yuu kumanasheeganayaa. War qaadwale madaxyeyne umad umanoqdo.qurbo joogtana waa mida dalku kudhisanyahay dhaqaale ahaan iyo cimi ahaan. Kabar qaadna cimi kama imaado dhaqaalena lagamakeeno ee misaajidka gal oo ale udhawoow
He found out the reality 😂
Wallahay illaahay hadaayo ina jabuutaawi waa wadani aaway dhalinyaradii dalka coraysay oo wada jaamiciga ahayd markuu sidik casan dhiiqo dibada uga yeedhanayo diyaasbaro yelimayno wuxuj wado mw. firdhiye kursiga ha baneeyo uma qalmee
Hadana jamac siyaad nahy kani nama matalo
War dhulbahantow ssc ma doonaysa mise inad idinku o nool in la idiin aaso ayad doonaysa miya?
Anigu ssc jiritankeeda firdhiye ku Aminaya nin walan o cabsan o street ku furan yahay o hargeisa jaadka ka ganacsan jiray Loma bahna
Wall ina jabutawi kuma fiicnid siiysada ee iska dhaaf qof qadiyad leh ma tihid dhulbahante ama harti wuxu u bahan yahay nin qadiyad leh oo idoor laso shaqeyn adiga idoor baad laso shaqeysay Marka waxan ku leyahay ALLAHA kuma sahlo kursiga waayo ma lihid qadiyad iyo aqrgti dheer
Waa runtii qurba joog faaiido Mason wadaan, soomaaliland iyo soomaalia bay baabuyeen
War ninka telefonka ka qabta, xaaji maxamed cadawgu wuu ku maqlayaa ciyaarta jooji
war waxan iskaqabta wa horgal idoor soo diirsadaye bal fiiri hadal ba kafakaday oo ah muuse dembigi sool qaadaya
War dhulbahante waxa qayrkooda reebay waa dabaqoodhi nimo iyo horgalo robot ah war xage lagu arkay madaxweyne o shan tiisa sano an dhamaysane 😂
Anagu hadaanu nayay reer ssc firdhiye cid aan ahayn umasocono sababto ah xaalado warer ah ayaa tagan marka ssc cid an firdhiye ahayn ku amini mayno
Kabadbadis buwadaa ganacsaduhu lkn wasoo halgamey waa runtii qurbajogtase wuuku gafey waÿo ilaahaday tageradi wadaan iskuso duuboo jabutawi madaxweyñe uma qalmo firdhiyaan wataa
Maya xaaji ga iidoor diile waye Xaajiga Landhere ha yaan lagu gafiin ilma aderaya please Waax ayu dhalilaya xaaji xuman Kama ahan runti. waa ina ader keen xaaji ga. From BS ❤🩸
goor muu cabasho bilaabey ??? allaha ku hanuunsho. qoyskasta waa laga dhintey😢 dhamaan allaha u naxariisto shuhadaaga. waana runtaa qof uu dagaalku saameeyey baa tahay , khayr allaha kusiiyo inaadeer, balse kuma wanaagsanid Xil Madaxweyne , kow cod kar ma tihid, labo iidoor kaa baqaanoo waxay aamin san yihiin iney ku sasaban karaan😢‼️ 3 Nin jaad ka ganacsada allow tala hanoogu dhiibin😢😢
Kudooran mayno mujaahid jabutaawiyoow
Waa bilaabantey furfurkii😂😂. Jabuutaawi waa wadani lashaqeenaya curro
haahay ee horgalada wain laga dhameeyo
Yaab weye dhulbahante qayrkooda waxa reebay waa dabaqoodhi nimo iyo horgalo robot ah war xage lagu arkay madaxweyne o shan tiisa sano an dhamaysane war xage lagu arkay madaxweyne o sanad iyo dhawr bilood kursiga fadhiya o la leeyahay doorashda qabo xage ku arag ay mida kale ka ad moodo in jabiskii cagarna la kacay maxa meesha so tagay😂.
Miiskan u garaacayana ma mafrash buu ka soo qaatay 😊
wuu cabsanyahay wana qof xanuunsan waxana kadhex hadlaya cirro midakale maxmed jabuutaawi wa horgalka ugu xun oo weligi idoor katanaasulin
Ina jabutawiyo wasirkagi wa diyar so carar saxib
@mohamedalimohamed5828 xagee uso carara
@firdowsmusay-ze9gs madaxtoyada jamuriyadi barakasnieed dee
Waxay ilatahay odaygan yar ee gaaban ee ina jabutaawi iyo ssc kalabadan halahubiyo xaladiisana lalasocdo yanlagu degdegin ehalahubsado hadaykucadato Snm waa ingacanta lasaaraa
SSC khaatumo waxaa maamulaya intii wadanka joogtay oo halganka naf iyo maalba u hudhay. Qurba joog waa dadaashay dhaqaalo iyo taageeroba weydhiibeen laakiin bal maamulka haloo daayo qolqol joogta, iyagaa baahida SSC khaatumo garanaya
Welina wuu ka xishooday inuu yirahdo hatidaydii baan dul dhigay naf iyo maalba ee firdhiyoow meeshan anagaa ku fadhiisinay aniga iyo dhalin yarada jamaahiirta ah maxaa runta looga leexanayaa
Madaxtinimada somaliya is kadaa hadaad ganacsade tahay waayo dadkad isku nacaysaan. Dhaliil soconaysa weyan.
Jabuutaawi siyaasi maaha waa ganacsade. Walaalo jabuutaawi dhibka daa.❤❤❤❤
Askarti darogada iyo qamriga ka dharagtay Miya waziro larabtaa 😂😂
War ileen horaloyidhi dofaar madahiro ninqad wale ah waakannaa ninkan Snm basodiratay siday ilatahay hartiyow ishakuhaya dhaqdhaqaaqiisa
Asc mohamed jabuutawi walaahi waa ka xumahay dhaqaalo badan laascanood kaga baxday lacag Dhani 500 000kun oo dolar dayuradii jabuuti hargaysa iyo nayroobi jaadkii bil wal ba 30 000kun oo dolar baa jaadka somaliland kaa soo galaysay
Saan iyo ka xunba waa lagaa sugayay suntii qaadka dhalinyarada aad ku baa bi isay in alle kaa gooyo
Maxamed cabdi carale daad kagu ayad ku asayey caftada lakin firdiye how calacalin ee daad kaga waad u dhimatey dhiigi iyo daqaleba waad ku bixisey adigan ku doraneyna xaji wa fikirkeyga anigo cali wajiya aya ku qiraya inada madaxwreyne noqoto
Kkk qurba joogta hotel ka kaa kiraysane soo dhaweee
Dhulbahantow is jira dantina garta
Xaaji ssc khatumo inader buuq uma bahna maxamed
Kani quraan Saar buu rabaaye dadka iyodalka halaga qabto ma aabi baa wax kusoo akhriyey
Nin gob ah oo aanu dulminay .
Waa ninka keliya ee Somaliland ku xadgudubtay ina Jabuutaawi.
Ninkaas waa in lagu Abaalmariyo Somaliland in uu 30 ka sano ee soo socda madaxwayne ka noqdo. Si uu u mideeyo Ciidanka qaranka iyo kuwa beelaha SSB SSC iyo G36.
Mr jbutawi ilaahey.janatul fardusa hakawaraabiyo hoyadaa xaawa oo aheyd qof aad wngsan.. mqoor harg
War nimanyahoow dadkaan dhulbahantaha la leeyahay ma waalan yihiin ama waa dad nocee ah waxa mediyaha la isku mariyo iyo waxa kale may kala oqoon la yihiin away garaadadii
MESHA MA J.SIYAD AYUUNBA TARTAMAYA MIYANAY CIDKALEBA XUKUMAYN
War ni Kaanapali yaa Naga qabta war ilahey ka baqow Naga tag dirashadaada beele yaad maamuleysa war qof walba oo Alan dorasho ayu radinayaa hhhh war firdhiya udaaya masuliyadda saxib
Jabuutaawiyow !
Ragga qurbaha ka yimi, dagaalkay ku jireen, af, addin iyo dhaqaaleba,
Inaad la tartanto xaq baad u leedahaye,
Hayna kala gurin.
Subcaana laah.subxaana laah dalku xaguu jiraa? Ma Hal demo ayaa Dal noqotay? Bal jahliga intaa leeg eega ?
maxamed jabuutaawiyo idoor ba kumadiideystay oo rabtaye wain xabsiga lagu dhigo bal sanad buu aamusna marki ciro qabtay buu warka cadeystay war ciro waki hambalyay xasuuqi sool
Kani ma harti baa
Misa was sanzibaarkii darood
meel buu socdaa, wey bilaanantay, dib baa loo noqonayaa!
Odaga qamriga marku cabay maxay mikirifonka ugu dhiibeen
wa waxa lala yaabanyahay
wale dhulbahante waxa qayrkooda reebay waa nocas
Meesha ma wali ba jirta xaaji maxamed jabuutawi inaga daa ciyaarta indr ganacsigaaga ku eekow please siyaasada waxba ka garan mayside ha ina waaline😂
War kan xidha umadi an shalay 2023 so xareenay bu strees ku furaya😂
ilaahay baan idinku dhaariyaye ninkan horgalka iskaqabta reer ssc yoow war wallay maanta maamulka ugu fiican batihin wadanka ee horgalada dila oo ina jabuutawi ugu horeyo
Dadka meesha ka Hadlayaa ee isaaq iyo SNM ka hadlayaa maxaa ka khaldan?
Haddii la isla xisaabtamo oo maamulka wax laga sheego ma isaaq iyo somaliland baa laga hadlay.
Ina Djibouti xaq buu leeyahay in uu madaxweyne noqdo firdhiye wuu ku fashilmay ee meesha ha dhaafo.
Bi kuly ixtram wey sodaftey muriqy caqoon ey wayaarag bey joktaa
Jabutawi inabti garbaad ku joogtaa xaqbaad uleedahay
Firdhiye habar yar garqaado
dhaliyarada xaqeeda sii
❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤
War aalkulitahan you kumana sheeganayaa.war magaca umada hakahaleyn qaadwale madacweyne manoqdee. Qurba joogtana waa kuwa dalku kutaaganyahey dhaqaale ahaan cilmi ahaanba.kafariiso umada
Kkk copy snm.baa idin dilay.. waar ganacsade inaga daa hargeisa iska kaalay qoobadaasi kuma haynayso
Inaadeer BAAAAAAAAA
Ina Jabuutaawi wuu murqaamay. Dhulbahante hogaamiye degan oo miyirqaba ayuu u baahan yahay. Inaadeer, Inaadeer dal laguma xukumo.
War isagu marku kulmiye ku jiri jiray o hargeisa joogay siyasad muu rabine maxa keeny inu mooshin kan keeno?
Maxamed jabutawi waxaanu usheegaynaa hadad iswaasho ssc iyo adiga adaafudud wadadii inacambashe ayaadna maridoontaa adeer is ilaali
❤ nin rageed weeyi jabuutaawi
Fishiye utag
War wax ba laguma dhibaye naga fadhiso meel Wa cabsan yahay ninkani
That’s true ⁉️‼️😇😭🌴🌴🌴🌴dhalin yarada
Kani hadu xilka madxweene qabto
Ma durba?
Kan ciiduu cuney markuu waayey dimuqraadiyadii.
Argagixisadii iyo alsheydaankii kuwaaley u cabo.
Ninkan somali madaxweyne ugashiga
Mujaahidkii dadkiisa u dhiigbaxay wlhi ninkàas reer SSC hogaanka haduu u qabto uu wadadaye ha doortan ama cirro iyo soomaaliland hakusoodaro wlhi uu kara Inuu jaamac siyaadka laascaano uu ku hayo SSC iyo inuu ka keeno oo uu soomaaliland gacanta usoogaliyo oo isna Dhaqaalihiisi ganacsi ka sii wato War ilmaaderayaal reer SSC yow ninkan Cidlo Hawga dhaqaaqina
That’s true dhalin yarada hala hagaajiyo somaliyey odayashu ha fadhiistaan
furfurki wuu biloowday oo cabdoodi ba la aadegsanaya oo kani ugu horeyo
30 sano reer ssc waxay aduunka uga hadhen wa madaxda isaaq iyo puntland bay mid fiican bay kadabo ordayan sa mid xun ba kadambeyn oo cagta marin wayo waxa matkas taagan uun bay wax kudhisan oo kafekerimayan siyaasada iyo madaxda isbedleysa laakin taas reer ssc hader uma taalo oo dowlad bay noqden
😂😂😂😂😂
Ninkaas waziir iyo wax un hala siiyo cirro u socdu u egyahaye
😂😂😂😂 ninkan cirra uma socdee. Siyaasadusan fahansanen.
SSC hada waxy kasobilaabaty sagxadda, qurba jogta xilka waxa looga dhiibayo waxa weye dalka inay maalgashtaanoo, free ugu adeegaan bulshadooda. Qofkasto wasiir ah wasaaradiisa isaga dhisayo, qalabaynayo.
xabsiga ladhigaya
@firdowsmusay-ze9gs inader nin xabsi la dhigo ninku wa ka wayn yahaye fardawsay , ninkas wax hala siiyo , wuxu ku jira raga ssc e sharucda ka wayne
Qaracan iga dheh
Cid ka ooy 🤥🤥
Magaca ba' ina jabutaawi yaa wax kaa
dhigaya kkkkkk
horta reer ssc wainay ogaadan wax markas taagan uun wax inan lagu dhisin yacni ninkan hadalkisa hay loo raaco cirro wax mooday dee ciro hadu tago mid muuse oo kala bedeli yacni wa cudurka reer ssc 30 sano soomali kareebay
Jabuutaawiyow ganacsigaaga ayaad ku fiican tahay siyaasada haysku doonan
wuuba waalanyahaye oo sixir madiida haya laga yaaba ee wainay iskaqabtan
jabuutaawiyow adiguba qurba joog baad tahay qurba joogtu waa dhiigii dhaqaajiyey halganka
Kkkkkkk
Ma wuxuu rabaa dawlad qaad wale ah
Kkkkkkk
War qaadkaaga nabad ku shaqayso hadaad soo halgante wadigaa nabada ku shaqaysanayee
OO MAXAAD HAYSAAN MA QAADKA. NO DEKAD NO BEERO NO AIRPORT NO KASTAM HHHHHHH. TUULOOYINKA KU DHEX WAASHA. KKKKK
Subxaanallaah 😢
HAYAAAA WAR MIYU WASHAY MISE IDOOR BURABA 😱😱😱
Ninkan inajabuutawi ildheer halooyesho walaahay baankudhaartee aad ban uganaxay hadalkiisa waxbaa dabayaal wuu isasoqawiyey
WAR BEEN HOOYO DI HORAY KU DHIMA TAY ILAAHAY HA U NAXARIIS TO WA BEEEN AALE SOMALILAND WA LASCAANOOD KU SOCO
Nin rageed walid jecel
Ku soco 😂
My god walahi qalbigu ka hadlay
yaaaaaa ciro durbaba ma kubilaabay reer ssc war toosa reer ssc yow sheekadi wey bilaabtaye ee idoor ba kadhex hadlaya ninkane ee qabta midakale wuu cabsanyahay
wuxu yidhi muusa dhibka waday yacni muuse hadu tegay wa idoor halagu laabto taas wa salayo tagtay laakin cagli xumada wax kamida aragti gaabni yacni cirro haduba fiicanyahay maxad ka ogtahay midka kadambeeya inu cagta idin marinayo sidi muuse mujrim
Waa dooranaynaa ina jabutaawi waa mujaahid firdhiye down khaatumo waa la hadhay
Siilkii hooyadaa down
idoor ba tahaye kabax meesha
Caadi iska dhiga qofku haduusan idinla rayi ahayn ma iidoorbaa furdhiye muxu qabtay taniyo malinki la doortay
@@somfunsays8617 anaaa isaaqa oo ciise muuse maxmed ciiise ah balse ninkan waaxba kama hadaline na nagu soo noqine bal ciro iyo habaryoonisa waaxye yeeelanaba eeeegaan intaaa haysta lasacanooda ceerigaabana kaaalya 😅😅😅😅😅😅 anigu sheekh berber dhufaysaka kaga jirayaaaa
😢@@firdowsmusay-ze9gs
Kkkk
dhuloos ninkana ugu fiyoow
BARWAAQUU KU JIREY WAAGIU SOMALILND LA SHAQAYSANAYEY MAANTA WAAKAA OOYAYA.
Xaq baad U Leedahay ❤