Khatar Ku Soo Fool Leh Dhulka Soomalida Ethiopia & Sida Looga Hor Tagi | Sh Cabdiraxmaan Bashiir

แชร์
ฝัง
  • เผยแพร่เมื่อ 10 ม.ค. 2025

ความคิดเห็น •

  • @gouledmoussa3133
    @gouledmoussa3133 20 วันที่ผ่านมา

    Jazakallah khayr sheekhana

  • @Khalidabdirashidbade
    @Khalidabdirashidbade หลายเดือนก่อน +1

    Sheekha Allaha ha barakeeyo meelo baden oo muhiima oo loo baahanyahay ayuu ka hadlaa ❤

  • @mohamedosmanabdullah218
    @mohamedosmanabdullah218 หลายเดือนก่อน

    Sh. C/raxmaan bashiir ALLE Haku barakeeyo waxaan kaa faa'iida wax badan run ahaantii

  • @mohamedhamiid3426
    @mohamedhamiid3426 หลายเดือนก่อน

    Sh abdirahman bashir (Mufakir) Rabbi ha barakeeyo wax badan oo ogaal ah baan ka bartay

  • @MustafeHassan-y3v
    @MustafeHassan-y3v 21 วันที่ผ่านมา

    Allah says in Chapter 45 Surah Al-Jathiyah aayat 17: "Then they differed amongst themselves after the knowledge (of Islam) had come to them, only because they wanted to wrong one another. Your Lord will judge between them on the Day of Resurrection concerning the matters in which they have been differing."
    Allah says in the Holy Quran Chapter 23 Surah Mu’minoon verse 52-54: And you all belong to one and the same ummah, and I(Allah) am your Lord; so fear Me Alone! Yet afterwards the people divided themselves into different sects, and each sect rejoicing in what it has. Well, leave them deeply involved in their heedlessness up to an appointed time.

  • @Maxamedcadeq
    @Maxamedcadeq หลายเดือนก่อน +10

    For 34 years, the Issa and Darod clans have been strong enemies of Somaliland’s independence, driven by deep hatred for the Isaaq clan. They have tried to destroy and harm the Isaaq people to stop Somaliland’s progress. But by God’s will, all their plans have failed. Somaliland’s recognition as an independent nation is now close, proving that faith, resilience, and justice will always win. Those who tried to harm Somaliland will see their efforts fall apart and face the consequences of their actions.

    • @mohamedabdikarim778
      @mohamedabdikarim778 หลายเดือนก่อน +7

      Riyo 😅

    • @AbdirahmanAli-p5v
      @AbdirahmanAli-p5v หลายเดือนก่อน

      No clan can be a country

    • @zamzamhussen2893
      @zamzamhussen2893 หลายเดือนก่อน +5

      Enemies kulahaa😂😂. Wake up to reality!. Nobody hates you or is your enemy . May Allah guide you.

    • @ZAHRASAEED-k2m
      @ZAHRASAEED-k2m หลายเดือนก่อน

      Very enlightening. Jazakum Allah khair

  • @maxamedsaleymaan8677
    @maxamedsaleymaan8677 หลายเดือนก่อน +2

    Diridhabe caasimaddii Soomaalida ka hor 1992G.C

  • @MohamedBarrrow-mh5gg
    @MohamedBarrrow-mh5gg หลายเดือนก่อน

    Dadkaan jigjiga jooga waa 2 qolo, Qolo Somali ah & qolo Ogaden ah oo isdiidan, meles zenawi ayaaba soo jeediyey on Diri-dhabe in ay Caasimadda Somali ay noqoto, taasi waxay keentay, in Ogaadeen ay geeyaan Godey taas oo aay ka maqan tahay. wax Somali ah.

  • @NXTDoctor
    @NXTDoctor หลายเดือนก่อน

    Somali waligood isma maamuli karaan, waa, dad xaadad kasts rabto inay madaxwayne yeelato

  • @Heimatar
    @Heimatar หลายเดือนก่อน

    Abiye inkaar ku dhacday isagoo wanaag ujeedo ayuu naceeb awuuray waana mas fikradeeda sidii sh/ bashiir ayee aheed lkn hadeer maba aamini karo Oromo afgaduud ninkii sinnaantaada diida sareentiisa ayaa la diidaa.

  • @AliUgaz
    @AliUgaz หลายเดือนก่อน

    Sheekha hal codsi noo gaarsiiya hadii aad awoodaan : xeerka ciisaha inuu falanqeyn ku soo sameeyo .

  • @aminamaxamed8058
    @aminamaxamed8058 หลายเดือนก่อน

    Waxaan idin odhan lahaa federaalka xumaantiisa kasoo hadla sh cabdiraxmaan bashiir 😂😂😂😂😂😂😂

  • @AxmedMahmed-j5b
    @AxmedMahmed-j5b หลายเดือนก่อน +1

    Beenta joohiya somalida itopiya anaga idinka oge shaeaf bey leedahay mar walba.guul Ethiopia 🇪🇹 ♥️ ❤️

  • @IsmaaciilcabdiIsmaaciil-t5h
    @IsmaaciilcabdiIsmaaciil-t5h หลายเดือนก่อน

    Isaga uunba aqli leh waxgarad ah
    Ninkan wariyaha iskusheega ah miyuuna qof kale waraysan karin

    • @FatimaMaxamed-xp3py
      @FatimaMaxamed-xp3py หลายเดือนก่อน

      Mxaa la xnaqday😂

    • @Sam_Saylici
      @Sam_Saylici หลายเดือนก่อน

      Waxa muuqata in'aadan PODCAST aad daawan waxa jira kumanaan waraysi oo kaliya laba qof ka dheexeya iyago maalinba arin ka hadla kana waa lamid, Noocyada waraysida ayaa kuu kala soocnayn oo aad oqoon

  • @jamuuriyadasomalilandhanoo4591
    @jamuuriyadasomalilandhanoo4591 หลายเดือนก่อน

    ETHIOPIA WALAALAANU NAHAY ADEER,U SHEEG KAN AFGA CAS EE KU WARAYSANAYA CABDILLAHI YUUSUFBUU AHAA NJNKII CIIDAMADA XABASHIDA AH FAILED STATEKA SOMALIYA GEEYAY SI UU UUGU LAAYO HAWIYAHAA CAWAANKA AH EE AAN WALI TOOSIN

  • @IsmailKahin
    @IsmailKahin หลายเดือนก่อน

    Suldaan ninkan cad ee qalinka sita miyaad waday somali qalin sita

    • @SuldaanMedia
      @SuldaanMedia  หลายเดือนก่อน +1

      Mawduuca dhakhtar ayuun buu ku saabsanyahy muhimadu maha qofka mida kale somalidu ma laha muuqaalo loogu talo galay in la isticmaalo..

    • @FatimaMaxamed-xp3py
      @FatimaMaxamed-xp3py หลายเดือนก่อน

      ​@@SuldaanMediahaa maleh somalidu

    • @SuldaanMedia
      @SuldaanMedia  หลายเดือนก่อน

      @@FatimaMaxamed-xp3py Waa sababta aanu u qaadano wll

  • @AAli-g1p
    @AAli-g1p หลายเดือนก่อน +1

    Gurgure waxa uu ku biray oromada.