Qofkii yiri Nabi Maxamed injir buu lahaa Diinta islaamka Wuu Ka baxay sheikh saalax

แชร์
ฝัง
  • เผยแพร่เมื่อ 6 ก.ย. 2024
  • "qofkii yiri nabi mohamed ba injir lahaa dinta islaamka wu kabaxay "sh saalax

ความคิดเห็น • 251

  • @adnanabdi1310
    @adnanabdi1310 2 ปีที่แล้ว +8

    Masha Allah.
    Ilaahey dambiga ha dhaafo jannatul firdowsneh ha ka waraabiyo sheikh salax.
    Aamin ya rabbi aamin.

  • @midnimodoon8724
    @midnimodoon8724 2 ปีที่แล้ว +7

    jasakakah shiikh saalax Alle ha ku barakeeyo adduun iyo aakhiraba.

  • @abdihassan8244
    @abdihassan8244 3 ปีที่แล้ว +7

    Sheekh saalax illaahayaaw xifdi allaahu maa aamiina yaarabal calamiina inshallaahu bikhaayr

  • @dhagardiidnasruallaah4213
    @dhagardiidnasruallaah4213 2 ปีที่แล้ว +8

    Maashaa allaah ilaahow ino xifdi inoona caafi caalimkeena shiikh saalix Maashaa allaah

  • @nimconadar7850
    @nimconadar7850 7 ปีที่แล้ว +29

    alla manabigena uduga badnaa buu hadalkaas kushega aakhiraa lagu waydiin dheh markuu noshafeca qadayo scw scw scw

    • @bilecolowbileyare3156
      @bilecolowbileyare3156 4 ปีที่แล้ว

      Mowlidka yaaa baneyay adigusa ma nawi muxamad scw ayadka jecled saxabadisa miyad ka nawijecled adiga saxabadi nabiga waxeysan samey nibiguna intow nola wax oowsan suneyn miyad lazimeysan qolyahan sufida ahey ken Mel ey dinta islamka kasogasho mowlid Mel kasogali

    • @mohamedabdikaadir2314
      @mohamedabdikaadir2314 4 ปีที่แล้ว +1

      M.a abyo wa runta

    • @theworldjsm9715
      @theworldjsm9715 3 ปีที่แล้ว

      @@bilecolowbileyare3156 ok

  • @tuugdile6468
    @tuugdile6468 ปีที่แล้ว +3

    Xabiibkeena muxamed salalahu calayhi wasalm ❤

  • @guuleedyuusuf6494
    @guuleedyuusuf6494 4 ปีที่แล้ว +7

    Sheekh Saalax Macalin xaaji la cilmiga iyo aqoonta ha kiu daayo

  • @liilii2897
    @liilii2897 4 ปีที่แล้ว +7

    Waakuwaan culimada ahalka u ah islaamka iyo nabigeena csw

  • @saabiriinahmed1773
    @saabiriinahmed1773 3 ปีที่แล้ว +3

    Masha allah sheekhina sheekh saalax mucalim

  • @ahmed-jm6di
    @ahmed-jm6di 3 ปีที่แล้ว +3

    اللهم صل وسلم على سيدنا محمد عدد ما ذكرك وذكره الذاكرون و غفل عن ذكرك وذكره الغافلون ومداد كلماتك ..

  • @rashkaqaniamiin7615
    @rashkaqaniamiin7615 5 ปีที่แล้ว +7

    Masha Allah shiikh saaalax kheyr allaha Ku siiyo wll sida ad xaqa u iftiimiso oo waliba bidcada aad u radiso umusha iyo waxi LA halmaala

  • @guuleedyuusuf6494
    @guuleedyuusuf6494 4 ปีที่แล้ว +3

    Wali Sheekh Saalax waa Sheekh aan aad u jeclahay

  • @abdihassan8244
    @abdihassan8244 3 ปีที่แล้ว +1

    Manshaallaah tabarakallaah sheekh saalax illaahayaaw xifdi allaahu maa aamiina yaarabal calamiina inshallaahu bikhaayr

  • @ashkiraanihassan6837
    @ashkiraanihassan6837 8 ปีที่แล้ว +15

    illow jidka toosan nagu hanuuni iskastoo aan caamo ahay in nabiga loo gafo ma jacli walibo in jir iyo wasaq lagu tilmaamo

  • @maryanmohamedbarremewa4246
    @maryanmohamedbarremewa4246 8 ปีที่แล้ว +7

    amiin amiin yaarbi Allah Akbar Allah Akbar

  • @mohamedabdirahman5609
    @mohamedabdirahman5609 2 ปีที่แล้ว +3

    SALLALLAHU CALAIHI WASALIM

  • @Biishcali
    @Biishcali 2 หลายเดือนก่อน

    Scw scw scw shiq salx Allaha kuxifdiyo

  • @balariaraktidada9877
    @balariaraktidada9877 4 ปีที่แล้ว +4

    عليه افضل الصلاة والسلام ❤

  • @abuuhureeramohamedibraahim6803
    @abuuhureeramohamedibraahim6803 4 ปีที่แล้ว +4

    Waa hadal saxiix ah wllhi sheikh allaha ku xafido

  • @seekguidanceb4its2late85
    @seekguidanceb4its2late85 4 ปีที่แล้ว +2

    ALLAHuma sali calaa muxamad. Walaal injirta wasakh maraacdo. Injirta qof qaba haddeey kaa soo raacdo waa wax dhici kara. Injirta dhiig uunbeey raadsan. WabiLLAHi tawfiiq.

    • @falhadamohamed2895
      @falhadamohamed2895 2 ปีที่แล้ว

      Shub dex

    • @NuurMaxamed-ny2zq
      @NuurMaxamed-ny2zq 2 หลายเดือนก่อน

      Waxa tahay gaal

    • @CabulahiXarir
      @CabulahiXarir 16 วันที่ผ่านมา

      Muxuu gaal kuyahay inuu nabigu scw madixiisa injir laga guray xadiith fara badan ayaa kusoo aroortay maxad kugaalaysiin

    • @CabulahiXarir
      @CabulahiXarir 16 วันที่ผ่านมา

      Waad saxantahy wll

    • @CabulahiXarir
      @CabulahiXarir 16 วันที่ผ่านมา

      Waa sidaa warku

  • @mustafmohamudsaid6190
    @mustafmohamudsaid6190 4 ปีที่แล้ว +4

    Msha allah. allaha ku xifdiyo shiikh saalax

  • @durgufdurguf6976
    @durgufdurguf6976 3 ปีที่แล้ว +2

    Sh saalax Allaaku xifdiyo

  • @maryanmohamedbarremewa4246
    @maryanmohamedbarremewa4246 8 ปีที่แล้ว +8

    jasaklaah khayira wall

  • @salminamohmmed6378
    @salminamohmmed6378 3 ปีที่แล้ว +2

    صلي الله عليه وسلم صلي الله عليه وسلم صلي الله عليه وسلم صلي الله عليه وسلم صلي الله عليه وسلم صلي الله عليه وسلم صلي الله عليه وسلم صلي الله عليه وسلم صلي الله عليه وسلم صلي الله عليه وسلم صلي الله عليه وسلم صلي الله عليه وسلم صلي الله عليه وسلم صلي الله عليه وسلم

  • @user-wk6wr8ld3m
    @user-wk6wr8ld3m 8 หลายเดือนก่อน

    Allah sheekh saalax aduun iyo aakhiroba ha xafadido

  • @shiiraarcalixasan6126
    @shiiraarcalixasan6126 4 ปีที่แล้ว +3

    Masha,Allah sheekheena sheekh salax

  • @xuseenbicir5893
    @xuseenbicir5893 2 ปีที่แล้ว +1

    Scw

  • @maryanswety9637
    @maryanswety9637 8 ปีที่แล้ว +13

    subxnllah ilhy jidka tosan hana tuso....

  • @maxamedcumarbuloow4655
    @maxamedcumarbuloow4655 3 ปีที่แล้ว +2

    Allah ku xafido

  • @arabjibril435
    @arabjibril435 ปีที่แล้ว +1

    Culimadenu wa Ahlu sunna Anagana Suufiya Nala dhaha

  • @yuusufxasan876
    @yuusufxasan876 2 ปีที่แล้ว +1

    Masha allaah allahaa kuxafido

  • @user-hd4cr8lx6n
    @user-hd4cr8lx6n 4 ปีที่แล้ว +4

    Sh umul waacaalin nabiga na waa bashar aan hubsano axaadiista saxiixafiiriya ilaah hagabaqo

    • @balariaraktidada9877
      @balariaraktidada9877 4 ปีที่แล้ว

      Nebiga ma wasaq bu laha mise injir?

    • @user-hd4cr8lx6n
      @user-hd4cr8lx6n 4 ปีที่แล้ว

      Balari Araktidada waligeey mamaqal waaraadiyey culumadacarabta Wax sheegaaya mamaqlin laakiin shuyuuqdii waaweeynaa meykahalaan aniga ilabaaraarabay lahubsado sh haduu saan yahay yaab waaye ilaah xaqa hanaguhanuuniyo eedo

    • @siraajdiin7185
      @siraajdiin7185 4 ปีที่แล้ว

      لولو العلى hadad sheikh umul kudhahay INJIR ayad leedahay waa uxanaaqin see nabiga ugusifeeyey

    • @user-hd4cr8lx6n
      @user-hd4cr8lx6n 4 ปีที่แล้ว

      Siraaj Diin waaruntaa laakiin sheekha caalinaa ku ogaa Waa arin xun sub xaanalaaah laakiin lama caayow Wuxuu shaqeestuuleeyahay nabigeena waanadaafad udhooon

    • @siraajdiin7185
      @siraajdiin7185 4 ปีที่แล้ว

      @@user-hd4cr8lx6n
      Macayin wadadka anigu taas cay haday tahy sheikh asaga dhahay anbiyada INJIR ayadishy XABIBKA a walagagurinirey maxaad taas kale adi

  • @user-qt2do8hv7r
    @user-qt2do8hv7r ปีที่แล้ว

    Allaha ku barakeeyo Sheikh❤

  • @abdirizaqdayib1231
    @abdirizaqdayib1231 3 ปีที่แล้ว +3

    Sheik umal Allah hakubarakeyo caalimka islameed waye

  • @hassanmohamedabdalla4108
    @hassanmohamedabdalla4108 5 วันที่ผ่านมา

    لا نفرق بين احد من الرسل nabiga oo ku in anbiyada lagu imtixaamo injirta , ma waaxaan dhihi suubanaha anbiyada ayuu caayay oo janno arki maayo
    وقد جاء في حديث متكلم في سنده أن الأنبياء قد يبتلى أحدهم بالقمل، قال ابن كثير في السيرة: إنا معشر الأنبياء يضاعف لنا البلاء كما يضاعف لنا الأجر، إن كان النبي من الأنبياء ليبتلى بالقمل حتى يقتله، وإن كان الرجل ليبتلى بالعري حتى يأخذ العباءة فيجوبها، وإن كانوا ليفرحون بالبلاء كما يفرحون بالرخاء، فيه رجل مبهم لا يعرف بالكلية، فالله أعلم. اهـ
    ولو افترض أنه قد كان فيه القمل فلا نقص في ذلك عليه، لأنه بشر يعتريه ما يعيري البشر مما لا يقدح في نبوته ورسالتها، فقد كان يمرض ويجوع ويعطش صلوات الله وسلامه عليه.
    والله أعلم.

  • @Somfox1
    @Somfox1 5 ปีที่แล้ว +2

    Nabigeena ha lagu Saliyo CSW .. koley culumadad Somaliyed way dadaalayaal , anigu cilmi badan ma lihi laakin Nabigeena Suuban waa aqoon iyo iftiin Ilaah umada u soo diray , sheekh umalna waa sheekh cilmi badan leh .. aniga waxa ay ila tahay in arinkaas ka hoos baxday. Allow diinteena iyo Dadkeena islaamka ah noo dhowr oo dalkeena Somaliyed nabad iyo barwaaqo noogu soo dabaal

  • @eventsland4k90
    @eventsland4k90 ปีที่แล้ว

    صلي الله عليه وسلم ❤

  • @axmedbashiir928
    @axmedbashiir928 4 ปีที่แล้ว +1

    صلى الله عليه وسلم

  • @abshiroha2072
    @abshiroha2072 2 ปีที่แล้ว +1

    Scw Scw Scw Scw Scw Scw Scw 😭 😭😭😭😭😭😭😭😭❤❤❤❤❤🥰🥰🥰🥰

  • @FartuunXuuriye
    @FartuunXuuriye 10 หลายเดือนก่อน

    Mnsh allh allow inoo caafi sh saalax😢

  • @KhadraIbrahim-kf1ry
    @KhadraIbrahim-kf1ry 11 หลายเดือนก่อน

    M.a sheekh saalax alaha raali kaa noqay

  • @Biishcali
    @Biishcali 2 หลายเดือนก่อน

    Scw scw scw

  • @axmaddahir4252
    @axmaddahir4252 4 ปีที่แล้ว +1

    Khayr allaha kuu siyo

  • @yusufmahamed2163
    @yusufmahamed2163 7 ปีที่แล้ว +14

    Allaha Akbar
    Illahow wahaabiyo sharkeeda naga ilaali

  • @cabdifataxcabdulahi7748
    @cabdifataxcabdulahi7748 5 ปีที่แล้ว +2

    xaqa waxaa laga qaataa kitaabka iyo sunada qofna diintaada marti ha ugu noqon cilmigu waa nuur janno ayuuna kuu hogaamin jahlliguna waa mugdi naar buu kuu hogaamin marka qof waliba yaan lagu wareerin wax baro caqiidada baar oo iska sac haday kaa qaldantahay yaanan indhaha iyo dhagaha lagaa xirin kusoo dhawowo kanaaalkayga kana faa iidayso waxaa culuum ee kujirta dadkana ku faafi oo u gaarsii allaah dartii waad ku liibaanaysaane

  • @CabulahiXarir
    @CabulahiXarir 16 วันที่ผ่านมา

    Hadalka ah nabi muxamad scw nuur buu ahaa waa masalo khuraafa ah wax kajirana malaha nabigu scw wuxuu ahaa bani aadam waxaana laga abuuray uun dhooba sida anagaba naloo abuuray marka masladaas waa khuraafat aan waxba kajirin

  • @ugaaskareerka5403
    @ugaaskareerka5403 6 ปีที่แล้ว +13

    Sixun allah udilo musibo kugudhecday umal iyo wixi lamid ah

    • @waadax.Sports
      @waadax.Sports 5 ปีที่แล้ว +3

      Wax hubso habaar hoostii madhaafo sxb Waligaa wax soo hubso waa iga dardaaran wllkyga muslimka ah

    • @fartunmohamed9317
      @fartunmohamed9317 5 ปีที่แล้ว +3

      @@waadax.Sports maxaa lahobsana umal inuuyahay weycadahee

    • @abdiqanimohamed1413
      @abdiqanimohamed1413 5 ปีที่แล้ว +1

      ugaaska reerka waraa ilhy ka baq oo shiikheena an jecelnahay afkaga ka leexi ilhy u towbad keen

    • @abdirisaqali7002
      @abdirisaqali7002 4 ปีที่แล้ว

      @@fartunmohamed9317 Caama tahaye Diinta baro.

    • @omogan9299
      @omogan9299 4 ปีที่แล้ว +1

      @@abdirisaqali7002 ilaahay haxiftiyo culumadeena aqoonta leh sida shiikh umal iwm . culumada suufiyiinta ilaahay cilmi habaro shirki bay dhexda uga jiraan waana culimadii waxbadan diinta lagubartay
      iyadoo khaldan
      kii diinta jaamacado ugalaana
      wuu kabaxaa firqadooda diinta barta waa waano xageyga ah xadiisyo aan la aqoon iyo qabuuro caabud meesha halafadhiyina kakaca fadhiga waxbarta intaa iilkii yaraa laydingelin maarkaa dadka lamurmo
      suufiyaan ahaa laakiin diintaan bartay alxamdulilaah waxbaa iikalacadaaday

  • @salahhanad6579
    @salahhanad6579 4 ปีที่แล้ว +2

    qofkan walan ee iska had hadlaya waxa ka daran kuwa dhagaysana ee sheekh ahan u hoos fadhiya.

  • @RaabicaMahmadibrahim
    @RaabicaMahmadibrahim 3 หลายเดือนก่อน

    ❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤

  • @shaaficiabdicali
    @shaaficiabdicali ปีที่แล้ว

    Scw scw scw scw scw scw scw scw scw scw scw scw scw scw scw scw scw scw scw scw scw scw scw scw scw scw scw scw scw scw scw scw scw scw scw scw scw scw scw scw scw scw scw scw scw scw scw scw scw scw scw scw scw scw

  • @abshirnasta7041
    @abshirnasta7041 4 ปีที่แล้ว

    eng calixasan ma waalaty nabigu waaa makhluuqi ugu ajirka badnaa e allaah abuuuray

    • @tuugdile6468
      @tuugdile6468 ปีที่แล้ว

      Subxanallah Subxanallah Subxanallah 😢

  • @cademcc53
    @cademcc53 3 ปีที่แล้ว

    M. A shekh saalax ahlu kheer

  • @A.k.s.378
    @A.k.s.378 2 ปีที่แล้ว

    ماشاء الله

  • @nimohusseinhiirey9645
    @nimohusseinhiirey9645 4 ปีที่แล้ว +2

    ilahoow naga qabo wixii diinta ilahay badala

  • @caydaruusjaamac9400
    @caydaruusjaamac9400 3 ปีที่แล้ว

    Wll dhagaysta su aasha laga waydiiyay sh cabdikariim xasan xoosh
    Isaga ayaa idinka jaahil saraya ee inshaallaah

  • @tuugdile6468
    @tuugdile6468 ปีที่แล้ว

    Salalahu calayhi wasalm ❤

  • @abshiroha2072
    @abshiroha2072 2 ปีที่แล้ว

    Subxanallah subxanallah subxanallah 😭

  • @cademcc53
    @cademcc53 3 ปีที่แล้ว

    Scw scw scw scw Scw Scw Scw scw Scw Scw Scw Scw Scw Scw Scw

  • @mohamedabdirahman5609
    @mohamedabdirahman5609 2 ปีที่แล้ว

    ALLAHU AKBAR

  • @mohamudkahin9456
    @mohamudkahin9456 5 ปีที่แล้ว +3

    Alshabaab cadaalad ma aha
    Ninki gaalkacyo oo nabiga wax kasheegay way dileen,umal wuu nool yahay .mise umal iyo shabaab baa xiriir leh..alshabaab are not fair, they killed the man who abused the prophet in gaalkacyo,
    But who also abused is alive.

    • @sakariyeabuurka9100
      @sakariyeabuurka9100 4 ปีที่แล้ว +1

      Adiga taas lagu ma tirsan sxp ilahay baa xisbatas aktaal makartay!!!!

  • @hiilculumomediachanel7078
    @hiilculumomediachanel7078 2 ปีที่แล้ว

    Xadith bukhariga. Marki u sh umal akhrinaye ayu maray xathika injirta shegay sh umalna sidi culumadi isl amka usharxen ayu usharxay . Wax jebkisa u kala yimaday majiro. Sh salax arintas aan shegay wu ogyahay kaliya sh umal ayu cebe islaha. Waxyalaha afka lo qabtay wa sidanonkale diinta iyo radinta culumada cadalad iyo dacad ayey rabta

  • @guuleedyuusuf6494
    @guuleedyuusuf6494 4 ปีที่แล้ว

    Masha allha

  • @yusufmahamed2163
    @yusufmahamed2163 7 ปีที่แล้ว +9

    SCW SCW SCW

  • @anasmohamed5191
    @anasmohamed5191 4 ปีที่แล้ว

    M.a sheikh salax

  • @hardcoresalafist4189
    @hardcoresalafist4189 5 ปีที่แล้ว

    Alshaabab.... takfiri xum

  • @AhmedHassan-ne6xc
    @AhmedHassan-ne6xc 7 ปีที่แล้ว +6

    hala dilo umulkaas eyga ah eee shekha isku tilmaamaya wa MURTIDE

  • @shiiraarcalixasan6126
    @shiiraarcalixasan6126 4 ปีที่แล้ว +3

    Umal waa Gaal cadeeystay
    Umadda alaha kaqabto
    Faaris kiisa

    • @samirzain7212
      @samirzain7212 2 ปีที่แล้ว

      Subxanallah hadalka makafiirsateen adiga iyo jahilkan iskahadlaayo hadeey caay tahay kasoobilaaba imam nawawi gaalnimada sheikhan bas mxd uheysataan

    • @MohamedAbdimahatAli-ke9kp
      @MohamedAbdimahatAli-ke9kp 4 หลายเดือนก่อน

      ​@@samirzain7212warya jahil nin rasulka scw wax ka shegay miya difaceysaa dadka ficn haku so drin nin jahil umu WAA jhil

  • @mohacade8773
    @mohacade8773 2 หลายเดือนก่อน

    Wahaabiyada umada alle haka qabto

  • @abshirnasta7041
    @abshirnasta7041 4 ปีที่แล้ว

    war ugaden oo dhan nabiga maba aamidana miyaaa subxanlllh

  • @maryandirshe8156
    @maryandirshe8156 2 ปีที่แล้ว

    jawabtiisa ayaasisay

  • @idbacofficalidbacoffical4717
    @idbacofficalidbacoffical4717 5 ปีที่แล้ว

    allah

  • @ifrahahmed4553
    @ifrahahmed4553 3 ปีที่แล้ว +1

    Xasbu nallaah allow xaqa tus umul

  • @aliabdikarim4328
    @aliabdikarim4328 4 ปีที่แล้ว +1

    Mansha Allah

  • @saydiiofow1335
    @saydiiofow1335 4 ปีที่แล้ว +1

    Salaxoow wax aad sheegeeyso xadiith aad la soo raaciyaa adaa xadith u abtirinaayo layskama sheekeeyee

    • @saalahhimmo172
      @saalahhimmo172 4 ปีที่แล้ว

      Hadana mawaxaad doid ka keenaysaan inu dhaahaa kacaraf badnaa miskiga
      Waxaa tihiin eeyaha naarta
      Nabigaa ina sheegay
      Fakaroo
      Sheeq Umal waa baadile
      Iskatawbadkeen
      Waad aragtay culumadini
      Xasaani iyo Umal say isku rifaayaan maxaayeelay qalad laguma wada socda
      Kuwa muslimka laayana isku caqiida tuhiin
      Diin mahysataane dinta kusolaabta

  • @barwaqoahmed4899
    @barwaqoahmed4899 2 ปีที่แล้ว

    Shiikh umul aloow cimriga u barakee oo noo xafid

  • @qalixasanchannal7516
    @qalixasanchannal7516 4 ปีที่แล้ว +1

    Subxanallah ninkan muxuu yahay alle wuxuu yiri ibnu adam ka oo dhan waxan ka awuuray dhoowo ama caro alle malla ikta ayuu ka aburay nuur ee alle iyo galamkisa hagu ciyarina

  • @khaliifabdi8139
    @khaliifabdi8139 5 หลายเดือนก่อน

    Nacam wuu kabaxay dibna
    Ugu so nowonmayo nijaz weye

  • @hibohassan3817
    @hibohassan3817 ปีที่แล้ว

    Kan markan dhageysanayo waa iska qoslaah sheekh mahn waa qaburi

    • @Daljirka-Dahsoon
      @Daljirka-Dahsoon ปีที่แล้ว

      Nabigeena Suuban صلى الله عليه وسلم qofkii caaya waa kabaxay diinta. Qofkii kutaagerana waa lamid. Sheekh Umal uraac meeshuu kasbado qiyamaha. Jaceelka Nabigeena muxammad صلى الله عليه وسلم ayaad nagu heysataan ee wax kale ood usocotaan malahan. Bidco iyo katagida ahlu sunna waljama indinkaa ugu horeeyey. Imaamkeena Abu Abdullah muxammad ibn Idiris Al-Shafi'i (RaximuLaah) wuxuu kuqaldanaa oo ay kusaxnaayeen ibn Taymiyah, ibn cabdulwahab, Albaani, cabdulwahab, uthymeen iyo kan aad hada dabasocoto ee wajiga rogmaday ee carada Alle kudhacday ee umul bal noo sheeg. Intoodoo la iskudaray wadar ahaan aqoon makugaaraan Mujadid Al-Shafici (raximuLaah). Nabigeena Udgoon ee Nuurka ah oo kheyrul khalqiLaah ah qofkii caaya Ilaah Subxanahu Watacaala sharafta hakaqaado aakhiro iyo aduunyo. Waa wax aad looga xumaado. Cilmi yarida iyo kibir iskaashaday qatartaan bey leedahay.

    • @hibohassan3817
      @hibohassan3817 ปีที่แล้ว

      @@Daljirka-Dahsoon War beenta iyo fatadhaqta nagala tag yaaa nabiga SCW mida kale orod jihadka gal galo dalkii kusoo dushey nabiga waa dagalami jirey qabriyada macabudi jirin owliyo ma baryi jirin wahabiyo waa kuwiii qaburaha kaaa dul kacshey oo kaaa bur buriye alxm dheh aaamus

    • @Daljirka-Dahsoon
      @Daljirka-Dahsoon ปีที่แล้ว

      @@hibohassan3817 Nabigeena suuban صلى الله عليه وسلم ha aflagaadeen markii lagu yiri jawaabteedu ma waxay noqotay orod dagaal gal? Yaa kuu idmay inaad khaliifkeygii dagaal galin igu amri karay aad noqoto? In aad ku adkeysato taagerada ninkan umul ee jaahilkah aflagadada uu ugeystay Rasuulkeenii Suubana e muxammad صلى الله عليه وسلم oo uu Allah Subhanahu watacalaa u sheegay inuu yahay "Inaka lacalaa khuliqin adheem" waa ayaan daro. Midii Abu lahab (NaclatuLaahi) u hoyatay ee xamaalatul xadhabta ahayd dariiqii ay martay qaad awalba qof habaaran oo caasi waalid ah baa raaca bidcada cusub ee ibn cabdulwahab - qof duceysan halaagaas Nabi Nacaybka ah ileen magalee.
      إِنَّ ٱللَّهَ وَمَلَـٰٓئِكَتَهُ يُصَلُّونَ عَلَى ٱلنَّبِىِّ يَـٰٓأَيُّهَا ٱلَّذِينَ ءَامَنُواْ صَلُّواْ عَلَيْهِ وَسَلِّمُواْ تَسْلِيمًا

  • @Mohamed-wg4gp
    @Mohamed-wg4gp 4 ปีที่แล้ว

    M a

  • @inaclaahi3526
    @inaclaahi3526 3 ปีที่แล้ว

    Sheekh alcallaamah almuxadith almufasir maxamed Cabdi umal cidii mas,aladan umada ku waalaysa sheekhu waxa uu sheegay dood in uu la galayo waliba mudo sanad ah in uu u qabanayo markaas saalax macalinoow iskeen ama umada kale dhex waxan aad dhex wado hadii kale sidii 2001 ayey ceeb kale ku raaci doontaa

    • @mroay8470
      @mroay8470 3 ปีที่แล้ว

      Subxaanaallh nabiga inee injir kashay ma cadeyneysaa subxaanaallh teeda kale masheyqa 2001 ceyboobe wr rabi kabaq qabri ayaa lagu galinaya qiyaamane waa lagu sosari donaa hadalka ku hadleyso kafiirso carabkaga yuu naar kugalin wall qaali hadalkaad ku hadleyso wll iska hubi 😪please 🙏ga,fka kaa dhacay ilahy hakuu dambi dhaafo )Hal arinaa ku weydinaa wll ma damiika ayaa kusiiye inaa rasuulka scw waxaas ku tilmaamtid MARKA HORE sheikh wuu qaldamaa sheikh ma,laik maaha Lakin culuma badan ayaa kahadashay arintana waa qalad ayena yireen balse walal waxaana ogeyn haku deg degin wll nabiga salligisa badso maxaba nabiga quluubteyna allah kaliyo amiin yaarabi🥺🤲😭

  • @kamaalmubarak7819
    @kamaalmubarak7819 7 ปีที่แล้ว +4

    waryaaa ilaaahay u tawbad keen ilaahayna ka cabso jahanama way jirtaaye ha hilmaamin

    • @xamseiidraage1545
      @xamseiidraage1545 5 ปีที่แล้ว +1

      Shaki kumo jiro qofkii caaya nabiga scw inuu gaal yahy

  • @ahmed-jm6di
    @ahmed-jm6di 3 ปีที่แล้ว

    Umul waa Murtad weyn taasi shaki ma leh in uu u shaqeeyo Yahuuda

  • @ahmedhassanhassan4469
    @ahmedhassanhassan4469 2 ปีที่แล้ว

    Beenta intaa leeg waar nabiga gaajaa dishay

  • @ramadannsh.abdirahman4935
    @ramadannsh.abdirahman4935 4 ปีที่แล้ว

    Midkle waad qaldantahee twbadu way furantahy ilaa qiyaamaha yaaku dhahay twbad majirto ?

    • @liilii2897
      @liilii2897 4 ปีที่แล้ว

      Bidci culimada waxba kama qaato nabiga csw oo loogafo towbat malaha umal ayaa kulumiyey

    • @inaclaahi3526
      @inaclaahi3526 3 ปีที่แล้ว

      @@liilii2897
      Nabigu scw miyaa loo gafay mise xadiith ayaa la sheegay .
      Allow suufi hanoo qufulin

    • @MohamedAbdimahatAli-ke9kp
      @MohamedAbdimahatAli-ke9kp 4 หลายเดือนก่อน

      ​@@inaclaahi3526haditk car sheeg WAA hadal xun baa shegteen rasulka scw nadif buu aha Kii wax ka shego qadko Ka bxy

  • @islamicentertainmentchanne1128
    @islamicentertainmentchanne1128 2 ปีที่แล้ว

    Mawkiidka waa bidco manalaogalo sharciga islaamka maogalo . Waa xaaraam .

  • @daacimukhtaar968
    @daacimukhtaar968 5 ปีที่แล้ว +2

    Qof ashahaadanaya daliilkad ku gaalaysiisay sheeg saalaxow

    • @andreeldiabloii9470
      @andreeldiabloii9470 4 ปีที่แล้ว

      adi nabiga caay noooh bal inaa muslim sii ahaatid aragneeee

    • @axmedamiin5034
      @axmedamiin5034 4 ปีที่แล้ว

      Ninkii nabiga caaaya waaa gaal

    • @libansaed2227
      @libansaed2227 4 ปีที่แล้ว

      Sxb adinkaagaba gaaleysiiya dad dhahaya laa ilaah
      Midda kale nabigaan jecel nahay qof la jecel yahay mala caayaa

    • @XareedaCali-xc3cp
      @XareedaCali-xc3cp 4 หลายเดือนก่อน

      Mesh.kabax

  • @ahmedcasayr211
    @ahmedcasayr211 4 ปีที่แล้ว

    Ar shikh Umal wesada ka jabtay waxad mel uga dhacday Xabibkena SCW
    Away akhlaqdi shikh Umal nabga scw aya istag ku kadiyay manala tahay in adunka ugu kheyr badan macalinki ugu wanagsana hadu istag ku kadiyay makulatahay akhlaq inay ahayd xabibkena mahayn qof wasakh badan injir badan tujinayay umad ad ufara badnayd lahana xasas badan injir xage isku arki karan
    Shihk umal wadadan jeclahay ayu ka mid aha lkn manta wa iga tufan yahay barina maxa xiga subxanaka ya cadim tana ma dhacday

    • @mahadsharmake4395
      @mahadsharmake4395 4 ปีที่แล้ว +1

      Niyahow anaa kubaqyo ee shiiqa iskadaa Nabiga in uu istaag ku kaadyey xadiiska xadyfa aya sheegyo diinta na ra’yi ma ahan niyow ee aaqiradaada ubaq

    • @ahmedcasayr211
      @ahmedcasayr211 4 ปีที่แล้ว

      Mahad sharmake maxanu ugu dayan waynay oo istaga ugu wada kadin waynay wadadadenu kuligod ugu bararujin wayen walale akhlaqda nabiga scw iyo diinta yan logu gafin xadis dicif ah wadad tager akhlaqda dinta yaysan ku dhafin walal aniga waxba ha ii baqin rayiga xun qof waligay kuma tagerin qofku wuxu rababa ha ahade tas ha ilawin

    • @samirzain7212
      @samirzain7212 2 ปีที่แล้ว

      @@ahmedcasayr211 Akhii horta waxaa fiican inaad soodhageysato lawada muxaadaro oo uu sifaahfaahsan oogahadle sheikha wax nusqaan ahna makeenin oo xadiith waxaa jiro nabiga scw uu kusheegey in nabiyadi hore qaarkood injir leysey waana xadith saxiix ah marka isweydii nabiyadi hore wasaqlayaal miyey ahaayeen. Mideeda kale xadith nabiga scw inuu istaak kukaajay waa suganyahay hadaad istaak kukaadido dambi kaamasoogaaraayo balse fahamkeenaa wuxuu yahay qofki istaak kukaajo inuu qof xun yahay lkn waqtiga nabiga caado ayey eheed. Dad walbo caado ayey leeyihiin midaas lasoco

  • @waleedmohamed3311
    @waleedmohamed3311 4 ปีที่แล้ว

    Mashallah

  • @engcalixasanofficial1809
    @engcalixasanofficial1809 4 ปีที่แล้ว +1

    Tankale nibiga markii nuuru ahaaye dhaxeyso nibiga scw malaaig muu ahaa mise bani aadam Allah mxay nabiga been kushegeen

    • @balariaraktidada9877
      @balariaraktidada9877 4 ปีที่แล้ว +1

      Nur bu aha wana bashar Insan Ilah dortay Nebiga (scw) wajigisa wu ifi jiray

  • @idbacofficalidbacoffical4717
    @idbacofficalidbacoffical4717 5 ปีที่แล้ว

    mazHa

  • @engcalixasanofficial1809
    @engcalixasanofficial1809 4 ปีที่แล้ว +1

    Towbad markasta weyfurantahy ilaa qofka aysan uimaan geerida
    Qurafadka joojiya

    • @imanadan3984
      @imanadan3984 4 ปีที่แล้ว

      jaahil baad tahay hadad wax un faham ah haysatid ama tarikh islaam aad wax ka ogtahay kuwa nabiga caaya ama u gafa waxba ogama dwana kuwii maka furashadeda nabigu uu yiri hala dilo meshii lagu arko xataa ayago kacbada dawaafaya hala dilo ayuu dhahay marka wxba ma ogide aamusla wax kudhama maleh

    • @abshirnasta7041
      @abshirnasta7041 ปีที่แล้ว

      Marka hadhow maatowbad keeni rabtiin

  • @maxmudxareed1345
    @maxmudxareed1345 3 ปีที่แล้ว

    Suufidu wax iskadhici ma ahane wax kale kuma jirto.

  • @MoustaphaMudir
    @MoustaphaMudir 3 หลายเดือนก่อน

    inaad cilmiga barato iskuday sh saalx

  • @zuhuurabdullahi5698
    @zuhuurabdullahi5698 7 ปีที่แล้ว +2

    galbkaa kalaaba igu darn oosooqoraayo walee maalin aan maanta eheen Ayaad kasheegeen dontaa

  • @dhuunmaashochannel9360
    @dhuunmaashochannel9360 7 ปีที่แล้ว +3

    Subaxanalaah wale waa yaab sheekhan allah soo hanuunsho sheekh umal waa cadeeyay hadalna musan habeen diinta iyo cilmigiisana musan laa gamban waxuuna sheegay hadii micna ana eheen injir ayaa laga guraayay jeelato fadiraada aniga qaladka leh hadii sidaan uu fasirayana ahaato waa kaas oo qaladka haa loo saarsho anas. Marka hadalka an laa qalooccine maxaa yeelay shiigan uu uu dambaawaya maxaa yeelay injir wasaq ka maa timaade waa nadafada ee ka dhalataa sidii cambaarta ama af gaaleedka exeem mideeda kale nuur laga maa sameen mana ahaa nabiga scw ee nuur waxeey uu ahaatay malaaigta oo laga sameeyay marka quraanka haa ku dambaabin cilmi haduu ogaaday walaalkana waa laa tixgaliyaaye lamaa mucaarado nabi maxamed scw waa nacebaa ruuxi muran iyo dood diinta ka dhiga diinta na qaloocsha asc wr wb

    • @princesssophia5835
      @princesssophia5835 6 ปีที่แล้ว

      dhuun maasho channel 👎👎👎👎👎👎

    • @abdullahimaulimahmed6431
      @abdullahimaulimahmed6431 5 ปีที่แล้ว

      Khaan beenlow ah cilmiga iyo kutubta luqada carbed baro shekh salaax waruntiis Umalne waa shaydaan kii ugu xamay ee ha'halaagsamin injir nadaafad daro ayay katimadaa

    • @abdihakimmussa4485
      @abdihakimmussa4485 5 ปีที่แล้ว

      wlhy sxp wa nasib daro in sheikh ummal oo intas o khalgi ah kuxiran yihin inu sibarer ah u aflaga deyo nabiga

    • @abdihakimmussa4485
      @abdihakimmussa4485 5 ปีที่แล้ว

      injurtu wasaqdey ka dhalata sxp waxan kusinaya example yar dumarka mida nadafada badan oo markaste tinteda nadifisa injir isma arkan bal sxp tan an dhaqin oo shalnayn tindeda so ugow (take it as home work an come for recorrection)

    • @salaamcizzi4432
      @salaamcizzi4432 5 ปีที่แล้ว

      Sida aad asxaabta u sheegeysid waa si aan wanaagsaneyn oo asxaabta marka lasheego waa loo duceeyaa saxaabi baat sheegtay hadana ma aadan sharfin, Nabigu waa bani aadam, waana kan ugu kheyrka badan intuu Alle abuuray oo qalqi ah Alle waxaa uu kutilmaamay Nuur,
      Jeegaanta roobaad ka jaah qurxoonow ku la joogistaadaan jeclaa laahay SCW

  • @abdirisaqali7002
    @abdirisaqali7002 4 ปีที่แล้ว

    Wadaad iyo firqo diineed intaan daba socono meel gaari mayno.iyagii ayaa injir isku heysta.

  • @samirzainkiimran7567
    @samirzainkiimran7567 4 ปีที่แล้ว +2

    Saalaxow haa iskaqeelqeelinine rag hadaad tahay oo aad cilmi iskuheyso orod utak sheikh umal ookuladood meeshan haacawaadine

    • @baiyobaijamki4694
      @baiyobaijamki4694 4 ปีที่แล้ว +1

      2001 wixi lagu digay sh saalax wuu ogyahay .....haduu bilaabay inuu meelaha ka gaaleysiyo sh umal oo ka cilmi badana suufiga xunka ah

    • @siraajdiin7185
      @siraajdiin7185 4 ปีที่แล้ว

      Waxa ladooda nin waxmaqlaya umul waa jaaxid sheikh xisaan sheegay sheikh salax Maxa ukadoonin

    • @samirzainkiimran7567
      @samirzainkiimran7567 4 ปีที่แล้ว +1

      @@siraajdiin7185 sheikh xassan ama sheikh kale ha'ahaado oo aan suufi eheen sheikh umal daliilo iyo hadalo salafki hore ayuu keensade sheikh xassanka aad sheegi wax daliil ah lamuu imaanin caqligiisa ayuu kahadlay caqlina daliil manoqdo sh saalaxna sidoo kale caqligiisa ayuu kahadlay waxaan kaacodsan muxaadaro uu sheikh umal dhigay oo uu sicad oogahadlay ayaa jirto dhageyso dad badan ookasohorjeesteen markey muxaadaradaas dhageesteen waxey bilaabeen iney raali galiyaan marka waxaad cilmi uleheen haakudagdagin wllh sheikh umal xaq buu kutaaganyahay

    • @ahmedfaahim3787
      @ahmedfaahim3787 4 ปีที่แล้ว

      Caqli xumo waxa kugu filan in ad weli daba ordeyso qof rasuulka csw caydiisa diin kaga dhigahayo.
      War wax xun miyu sheegay rasulka an xumaan ka fogeeyno bu yiri dhibka ku hayo maxytahy
      Umul ummi miyaa aqoon ku dhan shekh saalax.
      Adigana beenaale kale bad thay.

    • @siraajdiin7185
      @siraajdiin7185 4 ปีที่แล้ว

      @@samirzainkiimran7567
      Waan dhagaystay lkin xathiiska sid sheikh xisaan usheegaty iyo sheikh saalax weeye ee wallow nabiga hakugafin INJIR magalin waligiis adi INJIR hada makugashaa

  • @samirzain7212
    @samirzain7212 2 ปีที่แล้ว

    Qaanso roobaad munaafiq baa tahay horta adiga. Sheikh umal wuukahadlay sifaahfaahsan waadna dhageysatoo wxn arkay commentigaaga adigoo leh sheikhow xaqa waad cadeyse hadana maa meeshan ayd kasoojeedsate waa yaab

  • @sadiyaali6327
    @sadiyaali6327 4 ปีที่แล้ว

    Tatkan afsomali ma yaqanan injirda nabiga maqabin ee walku tartaye

    • @afraxcadow9034
      @afraxcadow9034 4 ปีที่แล้ว

      Sadiya doqon duleeysan batahay Hadaad amin santahay nabiga inji lagudaran qalbigaaga wagubtay non kuku maxirmo diin LA aan batahay wasaqat batahay

  • @deeqoahmed1771
    @deeqoahmed1771 4 ปีที่แล้ว +1

    Naga aamus odayahow ehlu shirkiga ah waxa diinta kabaxey waa adiga iyo wixii kuraacsan oo qubuuraha caabudo illaahey cibaadadiisa siiseen adoomadiisa uu abuurey waxaana ciil idinka haayaa sharafta cilmiga iyo akhlaaqda wanaagsan uu illaahey siiyey culumadiisa idinka waxaa tihiin culumada ibliis ileen isagaa idin amrey inaa qubuuraha caabudaan owliyadana tuugsataan waxa culumada caayo waa idinka waxa illaahey ushariik yeelay waa idinka waxa ummada diinta kaqaldo waa idinka waxa hooyooyinka soomaaliyeed kagurto xoolaha waa idinka hadey idiin diidana waxaa kaga qaadaan sixir iyo faalin xasbunallaahu wanicmal wakiil