DEG DEG Markab Dagaal uu Calanka Turki ka babanaayo oo lagu arkay Saylac, Xasan oo markaab dhulkii

แชร์
ฝัง
  • เผยแพร่เมื่อ 1 ก.ค. 2024
  • ✔ Subscribe ✔ Share ✔ Like ✔Suldaanka Tv Channel You Can Get This Channel Somali Update News 24 Hours Daily
    #@suldaankatv.

ความคิดเห็น • 14

  • @dahir-dz4vh
    @dahir-dz4vh 3 วันที่ผ่านมา +2

    Shacabka Somaliyeed waxaay waydiisanayan in Barlamaanka markii ay fariistan in barlamaanka lagu soo celiyo heshiiskii uu la galay Wasiirka Gashandigga Abdulkader Jamaac, asaga iyo Ethiopia oo ahaa heshiiskii amniga iyo badda Somaliyeed.
    Haddii la baxo heshiiskaas labada dowladood in laga sarikaro ciidamada Ethiopia kuwa aan ka mid ahayn Atmis inuu hirgalikaro ciidankaas la sarikaro si degdeg ah.

  • @CabdullahiDheere-ik5ew
    @CabdullahiDheere-ik5ew 2 วันที่ผ่านมา

    Markabkaas maxaa laga rabaa ?

  • @xalwoxalwo-g9h
    @xalwoxalwo-g9h 3 วันที่ผ่านมา

    suldan wariye matihid warka tarikhda u baxayo ma shetid mana soqortid

  • @user-lb4ub5nd3b
    @user-lb4ub5nd3b 3 วันที่ผ่านมา

    Gorayooy gabal kuu dhec

  • @MedIbrahimidrissIbrahim
    @MedIbrahimidrissIbrahim 2 วันที่ผ่านมา

    Caar Ethiopia hatimado xeebta zaylac

  • @guursadebarresare7197
    @guursadebarresare7197 3 วันที่ผ่านมา

    Afkaaga iyo dhegahaagu isma maqlaan.

  • @AbdikaadirMahamud-mf5yx
    @AbdikaadirMahamud-mf5yx 3 วันที่ผ่านมา

    Madaxweyme xasan ah. Maxamud haduu dalka ka saaro khawaariijta waxaan in 8 sanno oo cusub wadanka hoogaamiyaa oo baal dahab ah lagu qoraa...

  • @user-rd9hw6bz5f
    @user-rd9hw6bz5f 3 วันที่ผ่านมา

    Ehelunaarka.caqliga.ayaa.laga.qaadaa.kanoo.kale.bal.eega.sumxaan.ala

  • @user-rd9hw6bz5f
    @user-rd9hw6bz5f 3 วันที่ผ่านมา

    Waxasoo.miidhan.ayaa.dadka.hortiisa.isasoo.taagaya.

  • @xagardheerbulacley5047
    @xagardheerbulacley5047 3 วันที่ผ่านมา

    Arinta soo galootanimada ayaa beesha malaha walal walkukheyesa saa buu u dadajinyaa doorwahada.

  • @guursadebarresare7197
    @guursadebarresare7197 3 วันที่ผ่านมา

    Aabahaa Beenta suldaanka ah ka was,Beenaale,

  • @CabdullahiDheere-ik5ew
    @CabdullahiDheere-ik5ew 2 วันที่ผ่านมา

    Kkkkk waa lagu balansanaay in maraaiibta dagaalku ee turkigu badaheena ilaaliyaane itoobiya gaarsii saaxiiboow adigaa haya taleefanadoodee kkkkkk

  • @cabdallacagey2632
    @cabdallacagey2632 3 วันที่ผ่านมา

    Niyow adiga been badanidaa

  • @abdirazakmohamud5874
    @abdirazakmohamud5874 3 วันที่ผ่านมา

    maa runba markab turkii in u jooga xeebaha ee dooneso Ethopianka