Maxaa iska bedelay sidii loo xusi jiray Sheekh Yusuf Al Kawnayn (Aw Barkhadle

แชร์
ฝัง
  • เผยแพร่เมื่อ 17 ต.ค. 2024
  • Kala Soco Barnaamijo Iyo Warbixino Ku Xiiso Galiya
    Ku Xidhnow Hereri Media Goob Kasta Iyo Goorkasta

ความคิดเห็น • 350

  • @saidabdille2073
    @saidabdille2073 ปีที่แล้ว +2

    Alle haunaxaristo sheekhenii sheekh yuusuf alkownayn waa sheekhii sameeyay Alifka soomaliga ee aan dhamaanteen wax kusoobaranay

  • @Aamiin.qurpawi
    @Aamiin.qurpawi 8 หลายเดือนก่อน +2

    Masha Allah ❤❤❤❤

  • @abdinasir____k9909
    @abdinasir____k9909 2 ปีที่แล้ว +34

    Wuxuu ahaa sheekhii asluub cusub U Dajiyay soomaalida Oon diinta Islaamka aan Aad U Fahansanyn Wuxuuna U fududeeyay Inay Qur,aanka si fudud Oogu fahmaan Hilgaada Soomaaliga Taasoo Ahayd "Alif wax Maale ا Baa Hoos Kaaleب ta Kor Ku Labadleت tha Kor Ku sadexle ث " Ilaahay Naxariistiisii Jano Ha Ka waraabiyo waligii Ilaahay Shekh Yususf koonayn👑❤️🙏

    • @AgriVibe-1
      @AgriVibe-1 2 ปีที่แล้ว +1

      #dhaqan_dhawr Waxaanu kusoo gudbinnaa dhaqankeenii qurxoonaa suugaan Iyo sheekooyin xiiso leh si joogto ah si aanu inooga dabar gu in.
      Fadlan intiina dhaqankeenna jecel jiritaankiisa nagu garab gal oo nagusoo biir.
      Mahadsanid wall abdinasir🙏.

    • @qadarabdullahi5165
      @qadarabdullahi5165 2 ปีที่แล้ว +1

      اامين يا الله

    • @libaaxasomaliland1066
      @libaaxasomaliland1066 2 ปีที่แล้ว +2

      Aad iyo aad lkiin jiilasha mnta ku dhex dhshy tiktok grn myn wxny modi ind adu smysay kkk waa taariikh dahabiya lkiin nsiib dro jiilasha mnta mha qaar og geeridii nbiga

    • @mustafemohamed248
      @mustafemohamed248 2 ปีที่แล้ว

      @@libaaxasomaliland1066 kkk wllhi sxb run bd shegty Jiilasha ku dhshy social media-ha dhexdiisa wxy adun ka ogyihiin majiro waa wda dhag-wayn grnyn hlky ka yimaden hlky jogan iyo hlky ku socdaan

    • @taqwalaah5911
      @taqwalaah5911 2 ปีที่แล้ว +1

      Laakiin dadku shirki ayay la yimeedeen oo qabrigiisa ayay wax weydiisan jireen arinkaasuna ma banaana

  • @aliismail1539
    @aliismail1539 2 ปีที่แล้ว +3

    Finally your own Chanel. Big fan of yours Mr. Abdisalan Hereri.

  • @samawade6470
    @samawade6470 2 ปีที่แล้ว +5

    Shiikh Yuusuf Al-kowneyn wuxuu ahaa shiikhii higaada afka soomaaliga ku turjumay si ay dadka ugu fududaato (alifla kordhebey aliflahoosdhebey....)
    Naxariisti janno Allaha siiyo Shiikh Yuusuf Al-kowneyn 🤲🤲🤲

  • @qadarabdullahi5165
    @qadarabdullahi5165 2 ปีที่แล้ว +10

    اللهم اغفر له وارحمه واجعل قبره روضة من رياض الجنة

  • @calidaahir6446
    @calidaahir6446 2 ปีที่แล้ว +42

    لا يجوز الغلو في الصالحين ولا بناء القبور ولا العكوف عليها

    • @ahmedjees2320
      @ahmedjees2320 2 ปีที่แล้ว

      صحيح لا يجوز ذلك

    • @cabdilaahioodweyne2734
      @cabdilaahioodweyne2734 2 ปีที่แล้ว

      KAdib bilaa c illmi

    • @ahmedjees2320
      @ahmedjees2320 2 ปีที่แล้ว

      @@cabdilaahioodweyne2734
      وكم من عجائب قولا صحيحا وافته من الفهم السقيم
      Oo adaaba hadalkaaga jahli kamuuqdaaye wayo ?dee wax diinta khilaafsan ayaad difaacday kuna hadashay taasina waa jahli aduunbaa isceebiiyey

  • @cabdifaarax63
    @cabdifaarax63 2 ปีที่แล้ว

    Alle ha naxariito awoowe shekh yuusuf al kownayn

  • @akramrashiid6055
    @akramrashiid6055 2 ปีที่แล้ว

    ALLAAH ha u naxariisto sheekha
    Qof kastok muslim ah ALLE ha u naxariisto dheh bad kale intaanad gelin

  • @mohamedhamudyasin1465
    @mohamedhamudyasin1465 2 ปีที่แล้ว +2

    Qolada C.bari wa muriidka Sheekh Yusuf Kawnayn sida Muse Caryhu muriid ugu yahay Sheekh isaxaaq war cudud ku ilaaliya jazakumu laha

  • @axmeddeeq7658
    @axmeddeeq7658 2 ปีที่แล้ว

    Masha allah hore u soco saxafi cabdi salaan xayakallah dadka dhaxal baad uga tagi doonta soo badi tariikhda shiikha somi weysan ogeyn eh maqaam cajiib ah buu ku leyhy ilahay raali haka noqdeee shiikha

  • @abdirahmanfaarah3912
    @abdirahmanfaarah3912 2 ปีที่แล้ว +2

    Sheekho waa awoowgay ilaahay raali haka ahaado wariye cabdisalam hereri anaagaa taariikh badan ka haya awoowgay sayid saadaati yuusof al kownayn waxaanan hayaa abtirsiintiisa oo dhamays tirin

    • @mustafemohamed248
      @mustafemohamed248 2 ปีที่แล้ว

      Wow sxb wxd kmid tahay dadka tirada yar ee wali kasii nool dadkii ehlu-baytka ahaa iyo duriyadii xalasha ahayd , sxb abtirsiintiisa hlknba md noogu so qortid ha barteen Jiilashan tiktok ku mskx-guuray

  • @hassenahmed5866
    @hassenahmed5866 2 ปีที่แล้ว

    Waa Sheekhii Waynaa Ee Af Soomaaliga U Sameeyey Higaada Lagu Akhriyo Xuruufta Quraanka Kariimka,Waa Sheekh Yuusuf Alkowniin.

  • @siciidali4034
    @siciidali4034 2 ปีที่แล้ว +38

    Waxa yareeyey dadkii ayaa diintii allah fahansiiyey in qabri lagu wareego sheekhana allah ha barakeeyo duco isagaa u baahan maanta 2000 kun ee ku hadhayna imika u soo safartaana way iska dhaafi insha Allah dhawaan.

    • @AgriVibe-1
      @AgriVibe-1 2 ปีที่แล้ว +2

      #dhaqan_dhawr Waxaanu kusoo gudbinnaa dhaqankeenii qurxoonaa suugaan Iyo sheekooyin xiiso leh si joogto ah si aanu inooga dabar gu in.
      Fadlan intiina dhaqankeenna jecel jiritaankiisa nagu garab gal oo nagusoo biir.
      Mahadsanid wall siciid 🙏.

    • @aidrusmohmed6801
      @aidrusmohmed6801 2 ปีที่แล้ว +1

      Caynkaa weeye caqliga ha waayin dadku way fahmeen in waxani shirki yahay

    • @sabiriinmaxamud2684
      @sabiriinmaxamud2684 2 ปีที่แล้ว

      masha allah

    • @dalmar199
      @dalmar199 2 ปีที่แล้ว +1

      @@AgriVibe-1 wa LAYSKAGA BARANNIYE WAX dadka anfacaya usooo Gali

    • @AgriVibe-1
      @AgriVibe-1 2 ปีที่แล้ว

      @@dalmar199 haye wall waan wadaa

  • @bradfordlangaard9014
    @bradfordlangaard9014 2 ปีที่แล้ว

    Thank-you! Noo soo gudbi qaybta 2aad. Ilaahoow u Naxariiso Sheekh Yuusuf Al kowneeyn. 🤲

    • @saeedbuni8104
      @saeedbuni8104 2 ปีที่แล้ว

      Waryaa waan jidhidhicooday i used go when I was young 🌱 Somaliland ha

  • @houseinbuluushe4815
    @houseinbuluushe4815 2 ปีที่แล้ว

    Alle hawnaxariisto sheekha..yuusuf .Hereri wan sugaynaa qayba qalena

  • @cabdiraxmaanguure7886
    @cabdiraxmaanguure7886 2 ปีที่แล้ว

    Sheekh ilaahey diin cid ugu soo dhiibay ma jirto nabiyada ayuu alle risaalada udhiibay culimadana hadba kii alle u sahlay ayaa ka qeyb qaadanayay gaarsiinta diinta ee wakiil sheekh ah ma jiro

  • @sabriinsiciid4410
    @sabriinsiciid4410 2 ปีที่แล้ว

    C.salaanoow waan canbaarynayaa in aad gacmaha kor u qaaday markaad qabriga dul joogtay subxnllah

  • @nasirmuse5082
    @nasirmuse5082 2 ปีที่แล้ว +16

    (إنه من يشرك بالله فقد حرم الله عليه الجنة ومأواه النار)

    • @dhiiraneomaar4700
      @dhiiraneomaar4700 2 ปีที่แล้ว

      Shirki maxaad u taqaana?
      Cibaado se maxaad u taqaanaa?
      Ficilkan ay samenayaanina waa maxay?
      Shirki: waa ilaahay qayrkii oo la caabudo ولا معبود بحق الا الله
      Cibaado: waa ficil ama hadal loo muujiyo ilaahay iyadoo la qirayo in adoomo loo yahay ilaahay sida Salaada Soonka Xajka Tadbiixda iyo Salliga nabiga NNKHA
      Ficilkab ay samaynayaan waxaa layidhaahdaa ka barakaysi التبرك waxaana ku soo arooray axaadiis farabadan oo saxiix ah
      Dhinac kale hadii aad ka eegto adigoonan u raadininba daliil kaliya waxaad ka eegtaa ficilka ay sameeyeen mayahay cibaado??
      Jawaabtu waa maya maxaa yeelay ragani umay tukan sheekha uma soomin uma sujuudin kuma salliyin
      Sidee ayaad markaa adigu ku xukuntay inay shirki ku jiraan?
      Waa laba midkood
      1 inay cilmi la aani ku hayso oo aad moodatay inuu ficilkani yahay shirki
      2 ama in lagaa dhaadhiciyay manhajka WAHAABIYADA ee ah manhajka kasoo horjeeda culimadii diinta dadka bartay

    • @nasirmuse5082
      @nasirmuse5082 2 ปีที่แล้ว

      @@dhiiraneomaar4700
      Alla ha kuso hadeeyo wll

    • @mohamedmiigane9137
      @mohamedmiigane9137 2 ปีที่แล้ว

      Shirkigaanad fahminba

    • @CarroEdeg
      @CarroEdeg ปีที่แล้ว

      @@nasirmuse5082
      Wahaabiyo fakar qaldan oo aan diin sal iyo raad toona lahayn noo soo xawishaan Idinka yelli mayno,

  • @abdis70
    @abdis70 2 ปีที่แล้ว +6

    Masha Allah 60k subscribers in one Month..Congratulations Abdisalam.

    • @istarmohammed6561
      @istarmohammed6561 2 ปีที่แล้ว +1

      Ka badan ayu istahila Somaliyey subscribe u sara

  • @maxamedxasan8342
    @maxamedxasan8342 2 ปีที่แล้ว +3

    Sheikha ilaahay ha u naxaristo laakiin waxaa barakaysane wixii ilaahay barakeeyo waana la xadiday

  • @abdirahmaanilkocasse8313
    @abdirahmaanilkocasse8313 2 ปีที่แล้ว +1

    Greatest Reporter Of somalia

  • @sayid_mohamedmahdi984
    @sayid_mohamedmahdi984 2 ปีที่แล้ว +9

    Alle cilmiga hakuu barakeeyo.
    Barnaamijyo tayoleh ayaad noosoo gudbisaa.
    Mahadsanid

    • @ryfarrah1
      @ryfarrah1 2 ปีที่แล้ว

      War warkaasi waa been ee ha dhegaysan. Sheekh Yusuf Al kaynuun magaciisu waacolonel joseph oo gaal ahaa.

  • @abdullahiyusuf4543
    @abdullahiyusuf4543 2 ปีที่แล้ว +2

    Waa La Eeeday Markii Afwayne
    Mamnuucay Siyaaradii Sheikh Yusuf al Kawneeyn. AMA Aw Barkhadleh.
    Waanu u Ducaynaynaa Sheikh Yusuf al Kawneeyn.
    Illahay ha Jasaai Siiyo Qur-aan ka Uu
    Af Somaliga ku Dhegay.
    Aamiin yaa Rahmaan Aamiin yaa Waduud Aamiin yaa Rabbi

    • @elmimuhiyadiin7746
      @elmimuhiyadiin7746 2 ปีที่แล้ว

      Qabyaalad baad ku dhex jirtaa iyo khuruufaad , waxaadna iska dhigaaysaa mid wanaag ku hadlaya, iskadaa reer nacaaybka, Siilaanyo wuxuu sameeyay ayaa ka daran wuxuu sameeyey Siyaad, shiikh Alkaawniina Ilaahaay haaw naxariisto marxuumka aamiin

  • @theahmedmohamed
    @theahmedmohamed 2 ปีที่แล้ว +4

    Cabdisalaan hereri marnaba kama xiiso dhacaysid barnaamijyadiisa, waan sugaynaa qaybaha kalana.

  • @qwertyaserty8404
    @qwertyaserty8404 2 ปีที่แล้ว +7

    Masha Allah Tabarakallah Somaliland tii hore wataa diinti awoowgay aan kasoo gaadhay!!!!!!

    • @ryfarrah1
      @ryfarrah1 2 ปีที่แล้ว

      Waryaa Yuusuf Kaynuun ( Colonel Joseph) gaal kiristiyaan ah buu ahaa ee awowgaa ma ahayn ee ha is ceebeen.

    • @abdulrahmansuleiman9804
      @abdulrahmansuleiman9804 2 ปีที่แล้ว

      Awawgaa diiin noocee ah ayaad kasoo gaadhay? Ma in xabaalaha lagu wareegaysto oo dad dhintay la baryo? Cilmi la,aanbaa kuhaysa ee waxbaro

  • @khalifibrahim13
    @khalifibrahim13 2 ปีที่แล้ว

    Subxanalaah wuxu ku leyahay nabina nomu iman rasuulna nomu imane sheekha diinta naso gaadhsiyay o macnaheedu yahay isaganu caabudayna ama isagaanu ilaahay ugu dhawanaynaa

    • @mohamedmiigane9137
      @mohamedmiigane9137 2 ปีที่แล้ว

      Waa runtii nabi noomu aman Iakiin culimada oo ah dhaxlayaashi rususha ayaa noo yimid bayd gaabyohow

  • @abdirahmanfaarah3912
    @abdirahmanfaarah3912 2 ปีที่แล้ว +13

    رضي الله عنه وأرضاه قدس الله سره الشريف سيدنا ومولانا الإمام شيخ يوسف الكونين
    اللهم انشر نفحات الرضوان عليه وأمدنابااﻷسرارالتي أودعتهالديه

    • @eganmedia2922
      @eganmedia2922 2 ปีที่แล้ว

      هل هو شخصية حقيقة؟.ام خرافة.

    • @thealphaman
      @thealphaman 2 ปีที่แล้ว

      أستغفر الله العظيم

  • @zakizaki5048
    @zakizaki5048 9 หลายเดือนก่อน

    Maasha allaah digri

  • @ayishahalsomali7539
    @ayishahalsomali7539 2 ปีที่แล้ว +5

    اللهم إنا نعوذ بك ان نشرك بك شيءا نعلمه و نستغفرك لما لا نعلمه

  • @KhaalidMohammed99
    @KhaalidMohammed99 2 ปีที่แล้ว

    ما شاء الله رضي الله عنه
    Alle haka raali ahaado sheekha insha'Allah waan rajaynayaa inaan marar badan Soo Ziyaarto waliyullah Sheekh yuusuf kawnayn
    Waa sheekhii keenay qaabkan wanaagsan ee higaadda quraanka kariimka ah ee soomaaliga ah
    Sida Alif labor dhabay Alif la hoos dhabay alif lagoday

  • @qadarabdullahi5165
    @qadarabdullahi5165 2 ปีที่แล้ว

    Ale haunaxaristo sheekha, barista diintena suuban oo quranka kariimkihi uguhoreeyo ayuu qeyb laxaadle kaqaatey , in qabrigisa labooqdana walagu cibro qaadan sidokale sheekha tarikhdisana dadka waxey usahli iney bartaan رحمة الله عليه

  • @mascuudyusuf410
    @mascuudyusuf410 2 ปีที่แล้ว

    Waa diintii xalaasha ahyd ragii somalida soo gaarsiiyey ilaahaw unaxriso shekh Yusuf maantna waaba lugu dilyaa adoo masjid kasobxy from galkacyo Somalia guul

    • @zaarahussein4705
      @zaarahussein4705 2 ปีที่แล้ว

      Magaaladeenna

    • @mascuudyusuf410
      @mascuudyusuf410 2 ปีที่แล้ว

      @@zaarahussein4705 good aniga hormar adna zaara madooby

  • @hawraarsame1603
    @hawraarsame1603 2 ปีที่แล้ว +1

    Aw barkhadle Awyuusuf wuxuu ahaa markii Boqortooyadii degaanka ka talin jirtay burburtay ama laga hayaamay wakhtigaa oo ahayd ilaa 200 oo sanadood Nabi Ciise cs dabadii waxa is bedel ku yimi dadkii magaalada taas oo sabab ay u ahayd in Diinta masiixiyada ee qaldani degelka soo gaadhay taas oo sababtay in Boqortooyadii oo haystay Diin islaam ah oo Alle Aamin ahayd weli uu kusii dihin yahay waxyigii rasuulkii u yimi 5 kun oo sanadood Nabi Ciise cs kahor hase yeeshee Diinta masiixiyada qaldan ayey dad qaateen waxayna sababtay dadkii inay kala qaybsamaan aakhirtiina burburto magaaladiina lagu kalo Guuro, waxa ay Dadka kusii hadhay deegaanku qaateen Diintii qaldanayd, halka qaarna sii haystaan diintoodi Islaamka ahayd ee hore, markii Nabi Maxamed csw soo baxay ee Diinta islaamku unkuntay ayaa dadkii deegaanka ahaa direen aw yuusuf si uu Diinta Islaamka usoo barto Markuu soo noqdayna Diintii Islaamka ayaa meeshii isku bedeshay oo masiixiyadii meesha ka baxday,
    Markaa aw-yuusuf iyo Bucur-bacayr labaduba waxay ahaayeen dadkii deegaanka ahaa ee Dhulka u dhashay midna carab iyo reer binu israa'iil muu ahayn, Runtii dadkii deegaanka ahaa ayey ahaayeen midna Diintii masiixiyada ayuu ahaa oo toga ayuu Dadka ugu maydhi jiray Markuu masiixiyaynaayo intuu laanqayr fooda u mariyo, awyuusufna Diintii Islaamka ee Nabi Maxamed NNKH waday markii ay soo baxday ayuu Dadka usoo bartay oo uu lasoo GURI noqday waana sheekhii ugu horeeyey ee Dadka Quraanka akriskiisa Dadka baray ee hingaada Afka carabiga ah ee waxyiga quraanku kusoo degay Dadka baray.
    Ilaahay labadaba haw naxariisto Aamiin.
    Sidoo kale magaalada Aw barkhadle waa magaalo qadiimi ah waxa ay ila tahay in kabadan 10,000 Toban Kun oo sanadood in la degenaa se waxa aan hubaa in Boqortooyadeenii ugu danbaysay boqorkeenii ugu horeeyey lagu caleemo saaray 7,000 Todoba kun oo sanadood ka hor ama 5,000 shankun oo sanadood Nabi Ciise cs ka hor,
    Boqortooyadeenaasi la bilaabay taxnaydna ilaa dhalashadii Nabi Ciise cs dabadeed waxayna ahayd tii ugu danbaysay boqortooyo xidhiidhsan ee aynu lahayn, laakiin bortooyadeenii ugu horaysay 20,000 hada Labaatan Kun oo sanadood kor Bay u dhaafaysaa markii aynu dhidibnay ee boqor u caleemo saaray!.
    Dhaqanku Waa Duug! Dhayal hamoodin ilaahay baan ku dhaartay Dhaqankeenu waa DUUG = Baali = wax jiray Kumanaan sano! Ama wakhti dheer oo cidi sugi karin goortuu bilaabmay, Waxaad qiyaastaa boqortooyooyin xidhiidh ah oo qaybiba magac lahayd ayeynu lahayn tii ugu danbaysay 5 kun ayey xidhiidh sanayd, waxa wax ilaahay loogu mahadiyo ah in Boqortooyadeenii ugu danbaysay ee taxnayd 5 kun ee sanadood in ay xusan yihiin oo ay qoran yihiin Magacyadii Boqorkii ugu horeeyey ilaa kii ugu danbeeyey, sidoo kale ay xusan yihiin boqortooyooyinkii ka horeeyey iyo boqoradii talin jiray ee boqortooyo-xidhiidhkii hore oo iyana kumanaan sano taxnaa,
    Taa cidi makuu sheegtay?? 😁 😁 😁 😁 😁

  • @xaalidahir8268
    @xaalidahir8268 2 ปีที่แล้ว +23

    Masha Allah Somaliland has a rich history!❤️🤍💚❤️💚🤍

    • @moonlight2373
      @moonlight2373 2 ปีที่แล้ว +4

      somalia to be exactly

    • @AgriVibe-1
      @AgriVibe-1 2 ปีที่แล้ว +1

      #dhaqan_dhawr Waxaanu kusoo gudbinnaa dhaqankeenii qurxoonaa suugaan Iyo sheekooyin xiiso leh si joogto ah.
      Fadlan intiina dhaqankeenna jecel jiritaankiisa nagu garab gal oo nagusoo biir.
      Mahadsanid wall xaali🙏.

    • @farhiaabdi2222
      @farhiaabdi2222 2 ปีที่แล้ว +4

      @@moonlight2373 somaliland iyo somalia maxa isku keenay marbay midooben way se lalaabatay qaranimadeedi somaliland riyada ka toos sxb

    • @libaaxasomaliland1066
      @libaaxasomaliland1066 2 ปีที่แล้ว +1

      @@moonlight2373 Zanzibar to be dreaming 🤣🤣

    • @libaaxasomaliland1066
      @libaaxasomaliland1066 2 ปีที่แล้ว +2

      @@farhiaabdi2222 wllo haysku hwlin kuwa qba cuqdada ncybka ku slysn watii beri hore laga tagay warkoda , hyska so qorqoran wxy donan inta wxy is leyihiin kaliya comment kga cdhysiiya ileen ciilka awodkale mahayane mrka idinkuna haba u jwabina hysku dhex dhintane 👈

  • @guledaxmed6296
    @guledaxmed6296 2 ปีที่แล้ว

    Hareeri barnamij wanaagsan ayaad soo gudbisaa horay usoco

  • @kayseali9510
    @kayseali9510 2 ปีที่แล้ว

    Alle hawnaxariisto sheekha

  • @qadarsaeed
    @qadarsaeed 2 ปีที่แล้ว +1

    Inta hereri tageerta waa idin salamaya👍👍🇸🇴🇸🇴

  • @nasirmuse5082
    @nasirmuse5082 2 ปีที่แล้ว

    C.salaan herari jahli xaga diinta ah aya haysata
    Alla ha ku soo hadeeyo

  • @samiyusuf9440
    @samiyusuf9440 2 ปีที่แล้ว

    INAA LILAAHI WAINAA ILEYHI RAAJICUUN. NABI iyo RASUUL nooma iman aa ninka weyni muxuu kuhadlay war meyd labaryaa waa shirki waa lagu gaoobaa ee Allah unoqo oo kaligii caabud

  • @ahmedabduwahab3515
    @ahmedabduwahab3515 2 ปีที่แล้ว +1

    mashallah khayrkiisa ilahaw na sii sheekha

  • @hibosahal1862
    @hibosahal1862 2 ปีที่แล้ว

    Allaha unaxaristo sheikh Yusuf al keynuun nin gadabursi kadhashay Allaha unaxaristo

    • @jarrohusen2331
      @jarrohusen2331 2 ปีที่แล้ว

      Asharaaf ayu aha gadabursi maha

    • @isackqamis1109
      @isackqamis1109 ปีที่แล้ว

      @@jarrohusen2331 wa gadubirse

    • @jarrohusen2331
      @jarrohusen2331 ปีที่แล้ว

      @@isackqamis1109 saasan ku maqlay walal

  • @jarrohusen2331
    @jarrohusen2331 2 ปีที่แล้ว

    Wa ashraaf ayan maqlay sheekhu

  • @sayidmaxamedcsbdilaahi124
    @sayidmaxamedcsbdilaahi124 2 ปีที่แล้ว +2

    اللهم اغفر له وارحمه واسكنه فسيح جناته

  • @munasudi3392
    @munasudi3392 2 ปีที่แล้ว

    Alaha kuxifdiyo waxaan ku garanayaa ilaa 1994 anoo dayar codkaadana aad baan udhuuxaa masha alaah

  • @Jaallejamal
    @Jaallejamal 2 ปีที่แล้ว +17

    Wll waa idin baryaya youtube ka waxaan kusoo gudbiyaa khayrka please 1k igaarsiiya 😥
    Kuna sali nabiga scw 😥

    • @mustafemohamed248
      @mustafemohamed248 2 ปีที่แล้ว

      Wll anu wn ku tabtay koorta

    • @Jaallejamal
      @Jaallejamal 2 ปีที่แล้ว

      @@mustafemohamed248 mahasanid wll 😥

  • @ibrahinkahin35
    @ibrahinkahin35 2 ปีที่แล้ว +1

    HERARI QAADIRIYO MANSHA ALLAH

  • @upssomalia6619
    @upssomalia6619 2 ปีที่แล้ว

    Shirki iyo aflagaado baa mesha laso tagantihiin qom allah duleeye batihiin xitaa Culumada afka Kutaagaayo Sheekh Yusuf alkowneyn qof somalia Muslim ah wuu Qadariyaa Qiimoweyna allah baa siiyey kalaya kaqada adinka Oo Qabrigiina 1000sano hataagnaado afka uraayo kala taga umada Iyo Diinta dadkii Wax u so qabtay Walhi Inaan Sheikh Yusuf nin somali Ah Waligiis gaareyn Shirki iyo waxa aad shegaas Waxa kahoreysa yaadadkab shirkiga baray haduusan Sheekh Yusuf dadka quranka bari laheyn dadkiina Caqliga forara ee Dhiiga muslimka caba Naga dhamaada

  • @XOGTAQARSOON2024
    @XOGTAQARSOON2024 2 ปีที่แล้ว

    mansha allah siyaarada sheekha insha allah hadii rabi igu simo waa in aan tan booqda una soo duceeya

  • @kamamoores3138
    @kamamoores3138 2 ปีที่แล้ว

    HERIRI HAYE HAYE HAYE TOP MAN❤

  • @dr.gutalealmuqdishawi9575
    @dr.gutalealmuqdishawi9575 2 ปีที่แล้ว

    Allaha unaxariisto sheekha

  • @abdirahmaanyuusufmacruuf2470
    @abdirahmaanyuusufmacruuf2470 2 ปีที่แล้ว

    Msha allh barnamij fiican Hereri horeusoco

  • @mustafemohamed248
    @mustafemohamed248 2 ปีที่แล้ว

    Wow wllhi wa taariikh dahabiya , shekh Yusuf al-kawnayn raximahu llaah, dhulkan Somaliland wa dhulkii barakysnaa wa dhulkii anbiyada iyo radadkii salixiinta meshad ugu imanyso, 👈👈

    • @geeskaonline6892
      @geeskaonline6892 2 ปีที่แล้ว

      Sharki weeye dadkii badankoodna waa fahmeen Qof dhintey in aad baridid meeshii aad alle baryi laheyd . Kuwaan iyo hindusku dhagaxa caabuda wax isma dhamaan

  • @mahadabdulahi2368
    @mahadabdulahi2368 2 ปีที่แล้ว

    Masha Allah sheekh yuusuf kawnayn

  • @saidhashi2856
    @saidhashi2856 2 ปีที่แล้ว +1

    Allah ha u naxariisto Sheikh Yusuf Aw Barkhadle (Abu barakat, Barbarawi, Al-baqdadi) waa Shiikha diinta Islamka ku faafiyey geeska Africa, Maldives iyo Sirilanka. Wuxu aha suldanka magalda Harar iyo qofka loo tiiriyo asaaskii saldanada Ifaat iyo Cadale. Rabi haka abaal mariyo dadalkiisa xaga diinta.
    Lakiin ma habona in qabrigiisa laga dhigto meel loo xajjiyo ama lagu sameeyo wax yaalo diinta ka mamnuuc ah. Sida in wadadka la baryo, qabrigiisa taalo laga dhiso iyo wax yaalaha la midka ah.

    • @1991-y3t
      @1991-y3t 2 ปีที่แล้ว +1

      Waa runtaaa Lkn Sheekh Yuusuf al kawnayn Wuxuu ahaa hogaamiyihii badwaynta hindiya Africa iyo Asia dagaalkii basbaaska (spacy war) kaasi oo u dhaxeeyey Bortiqiiska (Portugal) iyo Adal.
      Waxuu ahaa Ilaahay ha u naxariisteee hogaamiya labada aduun ( kawnayn) ma ahayn suldaaan Lkn waxa uu ka tirsanaaa Walashmadii Harar xukumi jirtay.

    • @saidhashi2856
      @saidhashi2856 2 ปีที่แล้ว

      @@1991-y3t Rer Harar aya sida qoray in Shiikhu kamid ahaa suldanadii harar soo martay. Waa sida ay iyagu qoreen.

  • @keynaanmedia5329
    @keynaanmedia5329 2 ปีที่แล้ว +1

    Mashallah, Yusuf Al kowneyn, Reerow Xassan Asharaaf

  • @adonallah
    @adonallah 2 ปีที่แล้ว +12

    Subxanallah Qabri labaryo ilaahey Aya naga korsHay bania.adam Lama barye ilaahey ayaa labaryaa barakana bayTkA makKah iyo QUr.anka Allah

    • @adonallah
      @adonallah 2 ปีที่แล้ว

      @@AgriVibe-1 ha ii So gudbin fadlan dhaqan wan lenahay waa dhaqankena islamka iga joji ha ii dhaqan gaalo kuso dhibTay

    • @adonallah
      @adonallah 2 ปีที่แล้ว

      @@AgriVibe-1 ha ii So gudbin fadlan dhaqan wan lenahay waa dhaqankena islamka iga joji ha ii dhaqan gaalo kuso dhibTay

    • @1991-y3t
      @1991-y3t 2 ปีที่แล้ว

      Qabri lama baryeee adiga ilaahay xaqa hanky tuso

    • @saidhashi2856
      @saidhashi2856 2 ปีที่แล้ว +1

      @@adonallah Daqamada umaduhu haystaan qaarna way fiicayihiin qaarna waa qalad iyo Alle ka dheeri. Marka kala sooc labadas. Adigu ma waxa qabtaa in meytida dhimatay la baryo ana loo hajjiyo?

    • @adonallah
      @adonallah 2 ปีที่แล้ว +1

      @@saidhashi2856 ilaahey ayaan ka magan galay iyo qabri iyo mayTi inan Tugo baryo Allah kaligis aya leh

  • @yahyeabdi9311
    @yahyeabdi9311 2 ปีที่แล้ว +3

    first viewer

  • @zuheylaqurux5885
    @zuheylaqurux5885 2 ปีที่แล้ว

    Cabdisalanow soo badi program yada kusaabsan dhulka somalidu dagto.

  • @aminaboon1290
    @aminaboon1290 2 ปีที่แล้ว

    حسبن الله ونعم وكيلا هذا شرك عطيم

  • @indheergarad3229
    @indheergarad3229 2 ปีที่แล้ว

    Mancha Allah Radiyalahu canhu wa arda

  • @mustihaji97
    @mustihaji97 2 ปีที่แล้ว

    Waa khuraafaad waxan uu ka sheekeynayo Alle aya mahad leh Somali u keenay culimo wata aqoon iyo diin sax ah oo xabaalo caabudka iyo jaahilnimada ka saaray

    • @inadauud3858
      @inadauud3858 3 หลายเดือนก่อน

      Kuwo lumey ku dabo luma wahabi yo wa wahabiyo

  • @kamaalmubarak7819
    @kamaalmubarak7819 2 ปีที่แล้ว

    اللهم اغفر له وارحمه

  • @MaxamedMuslim-6
    @MaxamedMuslim-6 2 ปีที่แล้ว +1

    وَإِذۡ قَالَ لُقۡمَـٰنُ لِٱبۡنِهِۦ وَهُوَ یَعِظُهُۥ یَـٰبُنَیَّ لَا تُشۡرِكۡ بِٱللَّهِۖ إِنَّ ٱلشِّرۡكَ لَظُلۡمٌ عَظِیمࣱ

  • @yaasir5920
    @yaasir5920 2 ปีที่แล้ว +2

    Abdisalaan waan ku salamay Marka hore, fadlan waxaad video ka soo sameysa horumarka uu cabdikariim Ahmed mooge ka samayay magalada hargesia fadlan

  • @abdirahmanmath7151
    @abdirahmanmath7151 2 ปีที่แล้ว

    Ilaahay cimrigaa u dheeree Hereri

    • @AgriVibe-1
      @AgriVibe-1 2 ปีที่แล้ว

      #dhaqan_dhawr Waxaanu kusoo gudbinnaa dhaqankeenii qurxoonaa suugaan Iyo sheekooyin xiiso leh si joogto ah si aanu inooga dabar gu in.
      Fadlan intiina dhaqankeenna jecel jiritaankiisa nagu garab gal oo nagusoo biir.
      Mahadsanid wall abdirahman🙏.

  • @Cartan8814
    @Cartan8814 11 หลายเดือนก่อน

    Joseph kennon waxuu ahaa yahuuda madow bucur bacayrna waxuu ahaa jareer
    Taariqda barta

  • @maxamedsamter4185
    @maxamedsamter4185 2 ปีที่แล้ว

    Alla sheekadu khayaalisanaa

  • @kowsarjama2575
    @kowsarjama2575 2 ปีที่แล้ว +2

    Hereri pls qudbiga shekh isxaaq tag si faahfaahsan nooga soo waran🙏

  • @ahmedjees2320
    @ahmedjees2320 2 ปีที่แล้ว

    Diinteena kuma banaana inxabaalaha ladhiso ama ladulfadhiisto xabaalaha

  • @somalilandarchaeologicalas7722
    @somalilandarchaeologicalas7722 2 ปีที่แล้ว +5

    شيخ يوسف الكونين قدس الله سره

    • @ryfarrah1
      @ryfarrah1 2 ปีที่แล้ว

      You mean the christian ( colonel Joseph) that was his real name. He was not Arab or Somali, he was a murderer gaal.

  • @smartmustafemedia8511
    @smartmustafemedia8511 2 ปีที่แล้ว

    Keep it up.

  • @Shin-wu4mi
    @Shin-wu4mi 2 ปีที่แล้ว

    Waa salameynaa allaah how naxariisto allaahu Allaahu ma aamiin 🤲🤲

    • @jaaneadam8437
      @jaaneadam8437 2 ปีที่แล้ว

      ???? Yaa salaamee ma ninka lawareysanayo mase 🤷🏼‍♂️

    • @Shin-wu4mi
      @Shin-wu4mi 2 ปีที่แล้ว

      @@jaaneadam8437 waxaan sallaameynaa qabriyadaa isllaamka halkaa ku jira iyo culimada halkaa joogta

  • @tawxiidchannel1906
    @tawxiidchannel1906 2 ปีที่แล้ว +1

    Qaybtu kle no so raaci. Mahadsanid

  • @khubaybsheikh6754
    @khubaybsheikh6754 2 ปีที่แล้ว

    Siyaaradii waxa iska bedelay Cilmiga iyo Towxiidka oo ay dadku aad u barteen Alle ayaa mahad leh intaa ka dib culimadii sida saxda ah noo baray towxiidka

  • @Tilawa5
    @Tilawa5 2 ปีที่แล้ว +1

    4:32 Allaahu Akbar

  • @aidrusmohmed6801
    @aidrusmohmed6801 2 ปีที่แล้ว +6

    إنه من يشرك بالله فقد حرم الله عليه الجنه ومأواه النار

  • @abdihakimmohamed2561
    @abdihakimmohamed2561 2 ปีที่แล้ว

    Waddankeenu shiicuu ahaan jiray waa dhaqankii shiicada waxani. Qabri caabudka inaga daa Hereroow.

  • @abdirahmanomaromar4554
    @abdirahmanomaromar4554 2 ปีที่แล้ว +2

    Waa baadil walalyaal waxaani halagadawrsadho

    • @suufishirwac1789
      @suufishirwac1789 2 ปีที่แล้ว

      Tuug beenala ah oo wahabiya oo khayina oo istubidh istubidh dhalay adiga ah shaydan bad tahay munaafaqa oo umada uu shaydan u soo diray si uu u lu goyo ayay nacdala doofaar

    • @ahmedaweys9202
      @ahmedaweys9202 2 ปีที่แล้ว

      Haye xaqa na tus

    • @abdirahmanomaromar4554
      @abdirahmanomaromar4554 2 ปีที่แล้ว

      @@ahmedaweys9202 xaqqa waxaa weyye qabri aan qabriga nabiga ahayn lamabooqon karoo waxaad adi hayso soo daaa

  • @alikaffe1242
    @alikaffe1242 2 ปีที่แล้ว

    Masha Allah

  • @michealxzoy401
    @michealxzoy401 2 ปีที่แล้ว

    Ilaahaw abaarta naga soo jabi

  • @moonlight2373
    @moonlight2373 2 ปีที่แล้ว

    that road is clean

  • @suufishirwac1789
    @suufishirwac1789 2 ปีที่แล้ว

    Wlhi hereriyow mantun bad ugu barmaamij ficnayd

  • @asmacabdi2263
    @asmacabdi2263 2 ปีที่แล้ว

    Xabaalaha siyaaradoodu mabanasna dadka wanaagsanaa yaan lagu xadgudbin

  • @libaaxasomaliland1066
    @libaaxasomaliland1066 2 ปีที่แล้ว

    Sh Yusuf al-kawnayn illhw u nxriso wa mid kmida mushekhdii diinta islmka so gdhsiisayay geeska africa , dhulka Somaliland wa dhul kmida dhulalka brkysn hdad u fiirsato waa bogcad kmida dhul ahaan melihii ay deganyeen anbiyadii iyo salixiintii sida qisadii khadar xilyadii nbi muse (cs) wyo wxad arkysaa radadkii iyo magacydii oo ka buuxa meelahaa mrkd mrto , xita bal eega cimilo ahaan ciid ahaan buur ahaan dhir ahaan waa isku dhul bariga dhexe xaga somalia kala mid tahay dhul ahan africa 👈

  • @MOHAMED-zc6bg
    @MOHAMED-zc6bg 2 ปีที่แล้ว

    Hereri media ✅

  • @maxamedcabdulaahi3649
    @maxamedcabdulaahi3649 2 ปีที่แล้ว

    Maansha ALLAH

  • @mustafadaahir1560
    @mustafadaahir1560 5 หลายเดือนก่อน

    Subxanallah

  • @xamsefarxaan4558
    @xamsefarxaan4558 2 ปีที่แล้ว

    Haaye haaye haaye
    Maanta way ka baydhay hereri
    Maantana ma halkaasuu ka dayay
    Inuu umada shirkigii xasuusiyo ay ka bogsatay

  • @cabdinaasirmaxamed3193
    @cabdinaasirmaxamed3193 2 ปีที่แล้ว

    Qaybtii higaada af somaliga ahaa soo daa wariye sare

  • @abdifaysal7292
    @abdifaysal7292 2 ปีที่แล้ว

    Walle wan yaabay oo xataa dhagax tuurkii ayey ja samaysten subanaha

  • @sheekhxamse7736
    @sheekhxamse7736 2 ปีที่แล้ว

    Tawxiidka ha la fahmo

  • @dalaisacgibril5899
    @dalaisacgibril5899 2 ปีที่แล้ว

    Very interesting

  • @mukhtarfarah969
    @mukhtarfarah969 2 ปีที่แล้ว +1

    sheekadii bucurbayr waa khiyaali ayaan filayaa

  • @husseinhassan289
    @husseinhassan289 2 ปีที่แล้ว +3

    Hadraawi wuxuu yidhi (qabrigaygu agjoog male) hadaan fahmay wuxuu uga jeeday

  • @alimohamed9107
    @alimohamed9107 2 ปีที่แล้ว +1

    Waqtigii somalidu kala danyeer lahaayeen maxaa dhacay ka bacdi garanmayno

  • @fardowsamohamud9701
    @fardowsamohamud9701 2 ปีที่แล้ว

    Dadkii badankood Towxiidkii saxda ahaa ayay fahmeen. Inta shirkiga qabri bariga ku haray Ilaahay ha soo hadeeyo

  • @ubahfarah6952
    @ubahfarah6952 2 ปีที่แล้ว +3

    Sheedan waa khuraafaad wax sal Iyo raad Uma eka Allow baadilka namooti

    • @moonlight2373
      @moonlight2373 2 ปีที่แล้ว +1

      hhhh anba waan is dhahey wax kajira maleh

    • @ubahfarah6952
      @ubahfarah6952 2 ปีที่แล้ว

      @@moonlight2373 bucurbacayr waxkasheekaynayaa before tuuladan lama arag waa sheeko ladhoodhoobay

  • @khubaybsheikh6754
    @khubaybsheikh6754 2 ปีที่แล้ว

    Suxafi Hereri nin aqoon leh baad tahay may ahayn in aad ka qayb qaadato qabri barigan waa shirki mana banaana in la dhiso qof qabrigii

  • @1991-y3t
    @1991-y3t 2 ปีที่แล้ว

    Ninkani muruudka sheeganayaa taariikh ma hayo