Allaahu u naxaristo abwaan subkane. Weldone great man mudulood waa midquraa malintii hore inkastoo midkuhu Kala fog yahay midba meshuu joogoo Kan kale maanka ku hayaa.
Bal gabay qabyaaladi isku dirid dad walaalo waxaan ahayn maxuu taraa, kan tiriyay, kan soo dhigay waa isku dambi. Ilaahoow xikmad nasii ,nagana yeelo kuwa dadka ku heshiisiiya.
Allaahu u naxaristo abwaan subkane. Weldone great man mudulood waa midquraa malintii hore inkastoo midkuhu Kala fog yahay midba meshuu joogoo Kan kale maanka ku hayaa.
Wiil hoog igadeh
Abwaan muxdiin abwaan waa rer jawiil horay usocooo abwaan muxdiin
Online?
Laandheere waa Aar Udeejeen abwaan Muxiyidiinb Subkane dhalasho uma ciil qabo saa Hiraab ayuu ka dhashaye.
Masha.alah alow ku naxariisto codkaga 10 mar waan ku celcelshay walahi janatu fardowsa alaha kugu bishareyo
masha allah amiim amiiiin amiiiin axsan jisaa kalah
Wuu noolyahy alle naxariis aduun iyo mid aaqiro ha siiyee@@hanmaalmedia5057
Masha Allah abwaan muxidiin
Ninkaaas kaftankaa laga xiray wlh 😂
Hiraab 💪
Waxaan gabay maha waa guuro geeni qaadah gabay shaqo kumalahidanah 😂😂
Subkane xawadle dhulkow ku jiiday nabee
Abwaan muxdiin waa nin culus
Ma hawiyaa sxp abwaankan
HAA WAA HAWIYE CIISE MUDULOOD Ujeejeen waxaa dhalay abwaankii weynaa Abwaan axmed dhaqane xasan abwaan subkabne
@@hanmaalmedia5057 haa sah codka luuqda ayaa cajiib ah uu ku qadayo
masha allah
Abwaan muxudiin geesi geesi dhalay
Sax masha allah
Xawaadle maxuu kufsaday hhhhh
Libaax udeejeen waaye meesha uu kaga aroorana waa Hiraab ka sii gudub waa gargaarte Hawiye Laandheere 🎉🎉🎉
Wacalow abaha Mel ku sheg😂
xawaadle qera yaquub ba dhashe xiliga wacel miyey gabdhihinu wacel dhalayen hada kawarama ceeb sikale ukaftama
Caadi maha abwaan muxyadiin
masha allah
Masha alah walalkiy huri u soco alo cadawg kaqabo mahad sanid masha alah halye
masha allah wllo
Oo
OoOo
Ok 👌👌
O
Caadi ma ahan abwaankan mashallah
Bal gabay qabyaaladi isku dirid dad walaalo waxaan ahayn maxuu taraa, kan tiriyay, kan soo dhigay waa isku dambi. Ilaahoow xikmad nasii ,nagana yeelo kuwa dadka ku heshiisiiya.
Gabayga cida looga jawabaayo ku qor nio
Xawaadle
Baabuur
Hhhhhhhhhhyyy
Masha allaah. Dhaxal waye. Abwan zubkane.aa.dhalay
Awowe muxudin nin aan waqti isla soqadaney awowe allh ku xafido in badan
Bajaaj
Gabaygu waa innuu murtileeyahay hadaaq weeyaan waxakan
ok waad ku mahad snthy
@@hanmaalmedia5057 aboowe abwaan subkane ma dhintay misa wuu noolyahay dad leh wuu dhintay ayaan arkay
Maxaad murtida utaqaan mudane
@@hanmaalmedia5057 aboowe suasha ku weediiyay iga jawaab abwaanka ma dhintay misa wuu noolyahay hadaana ogeen ma'gi idheh adigoo mahadsan
Waa dhintay allaha u naxariisto abwaan axmed dhaqane xasan abwaan subkane