Mahadsanid dr adnan, aad ayaad noo dhiiemra galisaa, tan arab league na waan kaasugeenaa, iyo faah faahino ay kamidtahay, program kee khibrad badan kee ugu fiican isku celcelin qiimaha iyo waxbarasho. Mahadsanid ilaah haku barakeeyo walaal.
Dr aad ayaad u mahdsantahy muuqaalka aad Nala wadaagtay, waxaan jeclaan lahayd Dr inaay iyadana nooga Soo waranto resident wadama sida UK iyo maraykanka iyo sida lagu Helo.
aad baad u mahadsantahay dr in badan baan kaa sugeyne allah ku sharfo. marka jamacadaha dalka kuwo qaas ah lee maa la aqbalaya mise dhamaan waa loo siman yahay
Hadan somaliya joogo ma heli karaa Scholarship medicine and surgery masar maka helaa oo ay ku baxeso luqada English ka ama lcg lagu dhigto qiimaha waa meqaa sanad kii 💵 War bixin nooga soo sameey DR Thanks
Mahadsanid inbadan Suaal? Jaacadaha kubaxa luqada English ka maku ekaadaan inay kusharaxaan luqada English ka mise carabi ayay kusharaxayaan oo qofka ad English wax kusoo bartay maku wareerayaa?
Salam alaikum..could you explain in English in a nutshell? Is it possible for me an MBBS graduate from India to pursue pg in Egypt? How can I contact you?
Mahadsanid dr adnan, aad ayaad noo dhiiemra galisaa, tan arab league na waan kaasugeenaa, iyo faah faahino ay kamidtahay, program kee khibrad badan kee ugu fiican isku celcelin qiimaha iyo waxbarasho. Mahadsanid ilaah haku barakeeyo walaal.
Thanks dr wax badan baan sugayey illaahay haku barakeeyo
Tafasiishada weli waxbaa noogu dhiman soo badi bro
Tusaale ahaan daily life ka qofka caadigaa
Qayabaha Practicalka iyo wakhtiyada Fasaxa mahadsanid
Masha Allah thanks Dr
Channelka wn ku cusbahay vediyadaadana midba mida kale isku kee dhiibeen🤣🤣masha Allah keep going Dr
Masha allah Wlh wonderfully information please Dr Keep U updating us
Mahadsanid dr adnan, aad ayaad noo dhiiemra galisaa, tan arab league na waan kaasugeenaa, iyo faah faahino ay kamidtahay, program kee khibrad badan kee ugu fiican isku celcelin qiimaha iyo waxbarasho. Mahadsanid ilaah haku barakeeyo walaal.
Thanks Dr Adnan it's helpful and informative 👍🏾
Muuqaal inbadan sugaynay!!!!
Thanks Dr Adnan
ASc abyo meelaan kaala so xariiro iisheeg , medical ayaan bilaabi rpaa inaan warbixin bdn ka reebtaa rabaa i.a 🙏🙏🙏🙏🙏🙏🙏🙏🙏🙏🙏🙏
Dr-e mahadsanid
Run ahantii waxbadan ayaan ka faidnaa 👏⚘
Dr abdalla🧑⚕️
mncha allah waad ku mahadsantahay dr cadnan kolba warbixintaad nala wadaagayso shukran
Oww well done Dr Adnaan ..
Hope inaa si deg deg ah inoogu soo galiso muuqaalada xiga insha allah
Mahadsanid Dr adnaan waa topic inoo muhiim ah🌹
mahadsanid dr adi ma master baad wadaa mise recidence baad wadaaah
Mahad balaaran korkaga ha ahaato Dr Adnan😊
Dr aad ayaad u mahdsantahy muuqaalka aad Nala wadaagtay, waxaan jeclaan lahayd Dr inaay iyadana nooga Soo waranto resident wadama sida UK iyo maraykanka iyo sida lagu Helo.
Thnks dr wa muuqaal faaido badan leh
Khyr allaha kusiyo 🙏🙏
aad baad u mahadsantahay dr in badan baan kaa sugeyne allah ku sharfo.
marka jamacadaha dalka kuwo qaas ah lee maa la aqbalaya mise dhamaan waa loo siman yahay
Masha Allah wlle aad aya kugu mahad celina sida aad waqtigaga nogu hurtay
Lkn wlle igu caawi sida masar lo imaa karo iyo waxa kaa saacidaya imaashaha masar waan ku dhibaatooday wlle runtii
Waxa jooga Mogadishu somalia 🇸🇴
Mhadsanid
Toefil exam in ain shams University warbixin kasoodiyaari doctor. Tusaale ahaan qof rabo inuu diyaariyo takhasus caafimaad ama zamaala misriyah exam kaas qaabkuu udhacaa, nadaamka loogalo iyo meelaha lagadiyaariyo waamahadsantahay
Dr.in bdan ayan ku daawady wxan ahy mdicine & surgery wxan sugaa wa inan master qaato insha allah inta ila mida ah alle hyno fududeeyo
Alle haku barakeeyo dre
Waan kaa sugaynaa walaalkeen dr adnaan
Ustaad zamaalada muqaalkeedi wali waan kaa sugaynaa
Guleyso dr adnan🙏
Masar baan u soosocdaa xgee kaala soo xiriiraa inaan Kaa wareystaa rabaa
Welcome again 🥰
Adnan sxp orthopedic surgery
Daily life sxp soo duub..codsiga aqbal..thanks
Really Dr aad ayan KU taagerra
Waad mahadsantahy walaal qaali shukran
Dr adnaan adiga oo ma hadsan ka soo hadal qaliinka mas kaxda inaan barta ayaan jeclhy balsi information badan kama haysto
Dr xagee kala soo Xiriiraa
Shukran Dr😍
Thnks dre video lobahnaa in badan
Hadan somaliya joogo ma heli karaa Scholarship medicine and surgery masar maka helaa oo ay ku baxeso luqada English ka ama lcg lagu dhigto qiimaha waa meqaa sanad kii 💵
War bixin nooga soo sameey DR
Thanks
Masha allah
Thanks dr adnaan abdallah
thank you Dr Adnan
Salaam
dr waxaan weli sugaynaa qaybihi kale aa na tiri video gaar kasoo sameyna i.a
Resident program in egypt
Jazakallah Dt
Thanks Dr Cadnan
Mahdsanid Dr adnan kawaran dhanka luuqada "Language " mxa kaga iman kara caqabado ardayga u soo waxbarasha doonta masar.
first student
Dre, Usmle kahadal iyo haddi dhaqatir somali ah oo sameeyen aa taqaanid .
Asc Dr allaha ku barakeyo waxad kaso noocyada faleeboyinka iyo sida loo isticmalo iyo mid walba waxay ka kobanthy
Thanks 🙏 dr Adnan
Mashallah Dr adnan sxb waad mahadsanty
Lkn maxaad wadamada kale uga doorbiday masar inaad residency ku samayso
Dr . GPA GRADE MA IMPORTANT BA MARKA MASAR LAXARAYSANYO MACNAHA REQUIREMENT AHAN
أخى في الله اخبرني كيف ءاتي هنا أحب مصر وأتمنى أن ءاتي هنا أحب مصر
Wll luqada wax laguugu baraayo english ama arabic ke waye
Dr. Wxad kaso hadashaa medical laboratory .
Thank you
Dre adnaan aad kaaga mahad celinaa
Ustad fursado shaqo mahelikara masar
Hadaa raadisid
@@DrAdnanAbdallah mahadsanid
Requirements xoga ku saar clips ka xiga ad ayan u interest garenaya I.a dr
Dr adiga oo mahasan waxa jeclan laha inaa ilaa soo xirto hada argto farinteyda plz🙏
Qabkee lo takaa masar tigrii ayaan ka badan rabaye
Dr kebaa wanagsan inan wadanki bachka kusodiyariyo ama dibada an kawadabilawdo
Frist year medical 🏥 AU
Dr mahadsanid Waxaad nooga soo warantaa Bachelor degree qofkii rabo in uu Masar ka sameeyo maxaa looga bahanyhay
Asc dr meel an kala soo xidhidho i sheeg talo xaga waxbarashada ka rabay please
Asc. Walaal wa mahdsantahay . Ma la ogolyahay GCSE certificate. Kimaha . University . Jisakala.
Undergraduates kasoo hadal dr please
Thankx dr
نورت مصر حبيبي
Dr mahdsnd mideeda labaad maxaan ku doorbidaa in an masar Residence kuqaato ?
Thanks dr
Mashallah tabarakallah dr
Dr keebaa wngsn markaa residency ga iyo master ka
thnks bro
Mahadsanid inbadan Suaal? Jaacadaha kubaxa luqada English ka maku ekaadaan inay kusharaxaan luqada English ka mise carabi ayay kusharaxayaan oo qofka ad English wax kusoo bartay maku wareerayaa?
Walaal macalimiinta Carabi ayey ku sharxaan runtii qofka cusub wuu ku wareerayaa maalmaha hore balse wuu laqabsanyaa.
Lkn manhajka iyo buugta dhamaan waa english.
Residence io master mala isku wadan kara wll
Qaabkee visaha lagu helaaa dr
Mahadsanid doctor ma sugi karno muqalka xigga swbto ah ad ayan ugu bahna tafasil ku sabsan arinkan ino so dadaji insha Allah mrkle mhdsnd
Dr ma garin lkn ilqhy Haku sharfo
Dr minxooyin ma bixiyaan miyaa masar
Salam alaikum..could you explain in English in a nutshell? Is it possible for me an MBBS graduate from India to pursue pg in Egypt? How can I contact you?
You can contact me through;
Instagram: Dr. Adnan Abdallah
Or
Facebook: Dr. Adnan Abdallah
Walaal
dr email kaga link iisa no reev
zhp cadnaan waxaad kasoo hadashaa bacholarka masar ee medicine pro
asc Dr adan waxan raba inan kula so xiriiro ee xage kugu hagaga
dr masar ma ade
Ahzar jamacad ma ahan miyaa
Dr jamacadah luqaday ku baxan
English
Dr
Zamaalada medicine kaliya miya mise dhamman kuliyadaha sida engineeringka oo kle
Medicine bes waaye walaal. Kuliyada Engineeringka Masters ayaa jiraan.
@@DrAdnanAbdallah haa shukran😍
Dr sanadkii udanbeyay ayn kujira, masar Ina master u imaado ayaa qorshaha iigu jira. Qof engineering Barta hda igu xiri karto waa jeclan lahaa ama adigu aad xog kaso diyaariso alle haku sharfo 💯❤️
Wcs
Al azhar alx
dr scholarship maheli kara
❣🌹👍
I don't think Egypt is good for education these days.
They have the most difficult procratic system in the world.
I don't recommend students go there

Thanks Dr