TAARIIKH NOLOLEEDKA MARXUUMAD KHADRA DAAHIR

แชร์
ฝัง
  • เผยแพร่เมื่อ 23 ม.ค. 2025

ความคิดเห็น • 13

  • @abdibotan4740
    @abdibotan4740 ปีที่แล้ว

    Amiin yarabi ❤❤❤❤❤

  • @samewadasamewada
    @samewadasamewada ปีที่แล้ว

    aamiin insha alaa ducada

  • @roblemaer4834
    @roblemaer4834 2 ปีที่แล้ว

    Allaha u naxariisto Khadra Daahir. Mahadsanid ustaad Maclow oo na xusuusiya halgamayaasha fanka.

  • @suadmohamed2098
    @suadmohamed2098 2 ปีที่แล้ว

    Allah u naxariisto 😭😭😭

  • @AbdirahmanAbtidonAMA
    @AbdirahmanAbtidonAMA 2 ปีที่แล้ว +1

    Innaalilaahi wa innaa Ileyhi raajicuun. Alle ha u naxariisto

  • @axmed_deeq
    @axmed_deeq 2 ปีที่แล้ว +1

    Samir iyo iimaan Alle hakasiiyo dhamaan qoysaskii, ehelkii, qaraabadii iyo Ummadda Soomaaliyeedba geerida Marxuumad Khadra-Dhool Daahir Cige,
    Iyadana Janadii Fardowza Alle hakawaraabiyo hana u danbi dhaafo. Aamiin yaa Alaah.

  • @amarasheikh1544
    @amarasheikh1544 2 ปีที่แล้ว

    Amin allahuma Amin ya rabbi 😢😢😢😢

  • @maidahussein4068
    @maidahussein4068 2 ปีที่แล้ว

    Inaa lillaahi Wa inaa ilayhi rajicun Ilahay ha unaxriisto khadra daahir anago arag waligeen baan aad uga naxay ina aqaano oo kale janada Ilahay ha geeyo iyada iyo dhamaan iyada muslimiinta

    • @jeyali4326
      @jeyali4326 2 ปีที่แล้ว +1

      ILAHAY HA UNAXRIISTO

  • @ahmedomar4391
    @ahmedomar4391 2 ปีที่แล้ว +1

    Allaahu raxma amiin yaa allaah yaa raxmaan yaa raxiim yaa caziiz yaa jabaar yaa fataax yaa razaaq

  • @abdirizakkhalif
    @abdirizakkhalif 2 ปีที่แล้ว

    Allaha u naxariisto Qabrigeeda allaha u waasiciyo

  • @abdifatahaadan5972
    @abdifatahaadan5972 2 ปีที่แล้ว

    Illahay haw naxariisto khadra daahir qof la iloobi karo maaha qof lawada jecelyahay ayey aheyd geerideeduna quluubta dadkay gilgishay

  • @abdibotan4740
    @abdibotan4740 ปีที่แล้ว

    Allow unaxristo khadra dahir cige