- 156
- 91 996
MACLOW MEDIA
เข้าร่วมเมื่อ 28 ม.ค. 2018
SOODHAWEENTI CABDI AADAN EE LONDON 27 11 2024
SOODHAWEENTI CABDI AADAN EE LONDON 27 11 2024
มุมมอง: 156
วีดีโอ
baadi doonka banaadiriga qeybti =4 iyo dr salax ceydarus
มุมมอง 613หลายเดือนก่อน
baadi doonka banaadiriga qeybti =4 iyo dr salax ceydarus
MALAAQA IYO MACLOW MEDIA OO AH 3 QEYBOT
มุมมอง 1872 หลายเดือนก่อน
MALAAQA IYO MACLOW MEDIA OO AH 3 QEYBOT
BAADI DOONKA BAH WENTA BANAABIRIGA QEYBTA 1
มุมมอง 2923 หลายเดือนก่อน
BAADI DOONKA BAH WENTA BANAABIRIGA QEYBTA 1
TACSI BAASH MUUSE XUSEEN OO AHAASEYGII FANAANDA SUCAD MAXAMED HUDOON / HIBAA NUURA/
มุมมอง 6278 หลายเดือนก่อน
TACSI BAASH MUUSE XUSEEN OO AHAASEYGII FANAANDA SUCAD MAXAMED HUDOON / HIBAA NUURA/
QEYBTII =2 BADBAADINDA FANKA SOOMAALIYED
มุมมอง 3849 หลายเดือนก่อน
QEYBTII =2 BADBAADINDA FANKA SOOMAALIYED
TAARIIKH NOLOLEEDKII MARXUUM SACID SHEEGOW
มุมมอง 5559 หลายเดือนก่อน
TAARIIKH NOLOLEEDKII MARXUUM SACID SHEEGOW
SOOMAALIYEY MAXAA ARAKTI KUU LAABAN 2024 UK
มุมมอง 27210 หลายเดือนก่อน
SOOMAALIYEY MAXAA ARAKTI KUU LAABAN 2024 UK
BADBAADINTA TAARIIKHDA FANKA SOOMAALIYEED 25/1/2024 UK.
มุมมอง 44610 หลายเดือนก่อน
BADBAADINTA TAARIIKHDA FANKA SOOMAALIYEED 25/1/2024 UK.
SOMAALIYEY SU,AALDAGMOOYINKA SHINGANI IYO XAMAR WEYNI MANOKHONKARAAN DOWLAD GOBALEET
มุมมอง 415ปีที่แล้ว
SOMAALIYEY SU,AALDAGMOOYINKA SHINGANI IYO XAMAR WEYNI MANOKHONKARAAN DOWLAD GOBALEET
WAREYSI XILDHIBAAN CUMAR SHARIIF JEEK OO TARIKH AH 5 /12 /2023 /LONDON IYO MACLOW MEDIA
มุมมอง 402ปีที่แล้ว
WAREYSI XILDHIBAAN CUMAR SHARIIF JEEK OO TARIKH AH 5 /12 /2023 /LONDON IYO MACLOW MEDIA
waar deg deg ah 16 / 11 / 2023/ london iyo muqdish
มุมมอง 399ปีที่แล้ว
waar deg deg ah 16 / 11 / 2023/ london iyo muqdish
QEYBTA KOWAAD TAARIIKHDA AL MARXUUM AXMED NAAJI SACAD
มุมมอง 401ปีที่แล้ว
QEYBTA KOWAAD TAARIIKHDA AL MARXUUM AXMED NAAJI SACAD
QEYBTI LAMAAT EE TAARIIKHDA AL MARXUUM AXMED NAAJI SACAD 2023
มุมมอง 562ปีที่แล้ว
QEYBTI LAMAAT EE TAARIIKHDA AL MARXUUM AXMED NAAJI SACAD 2023
BALAANTENU WAA GOOR DHOW IYO MACLOWMEDIA
มุมมอง 688ปีที่แล้ว
BALAANTENU WAA GOOR DHOW IYO MACLOWMEDIA
mahad celiin reer toranta iyo reer u.s.a
มุมมอง 120ปีที่แล้ว
mahad celiin reer toranta iyo reer u.s.a
Ilaahey haunaxristo qabrigiisa waasac Allah uga dhigo dembigiisa iyo dembigeena Allah dhaafo janatul firdows Allah kawarabsho bacdigiisa ilaahey manafidneeyo aamiin aamiin yarabbi
Allaha unaxariisto
Allaha unaxriisto
😂allaahu raxma amiin
Allaahuma Amin
Walaal maclow aad iyo aad ayad u mahadsan tahay warbixinta aad na soo siiyay by Osmaneto
Aad iyo aad aad umahadsantahay Ramadan Karim ayaan idin leeyaha adiga iyo m.big brother maxmud cabdalla jeery iyo dhammaan ummada muslimiinta iyo ummada somaaliyeed
Allaha u naxariisto, dambigiisa iyo kii waalidiintiisa Allaha dhaafo, aammiin...
aamiin insha alaa ducada
Amiin yarabi ❤❤❤❤❤
Allow unaxristo khadra dahir cige
Maclow waxaan kaa rabaa Qaasin hilowle,Awees Geeddow, Suufi Cusmaan,Maclow aw diinle iyo kuwo kale oo badan xaggey Ka mid ahaayeen?Dadkii hore ma aha oo fanka bilaabay ma aha miyaa?
Mocow ow diinle ee ma aha maclow
Allah u naxariisto 😭😭😭
Allaha u naxariisto Khadra Daahir. Mahadsanid ustaad Maclow oo na xusuusiya halgamayaasha fanka.
Allaha u naxariisto Qabrigeeda allaha u waasiciyo
Amin allahuma Amin ya rabbi 😢😢😢😢
Illahay haw naxariisto khadra daahir qof la iloobi karo maaha qof lawada jecelyahay ayey aheyd geerideeduna quluubta dadkay gilgishay
Allaahu raxma amiin yaa allaah yaa raxmaan yaa raxiim yaa caziiz yaa jabaar yaa fataax yaa razaaq
Inaa lillaahi Wa inaa ilayhi rajicun Ilahay ha unaxriisto khadra daahir anago arag waligeen baan aad uga naxay ina aqaano oo kale janada Ilahay ha geeyo iyada iyo dhamaan iyada muslimiinta
ILAHAY HA UNAXRIISTO
Samir iyo iimaan Alle hakasiiyo dhamaan qoysaskii, ehelkii, qaraabadii iyo Ummadda Soomaaliyeedba geerida Marxuumad Khadra-Dhool Daahir Cige, Iyadana Janadii Fardowza Alle hakawaraabiyo hana u danbi dhaafo. Aamiin yaa Alaah.
Innaalilaahi wa innaa Ileyhi raajicuun. Alle ha u naxariisto
Hambalyo Macalowmedia
Illahey ha u naxriisto
Innaa Lillaah Wa Innaa Ileyhi Rajicuun
Allahu Yaraxma Raximiin Walalkena Ajakis Illahey hau naxaristo Allahumma Amin 🙏🤲🙏
Allah yarxamu
Maclow waaku salamay.
Macalaw .bacalwaan wuu kaa saxsan yahay dadkaad tirinaysay qaarbaan waaberi ahayn qaarna mardanbaa laqoray....cumar serbiyana wuu kaa saxsanyay waayo .axmadaybaa sidaa uga sheekeeyay intaanuu dhiman. Markaa .adigaa duqoobay
Taariikhda lama qaldo waa Hanti Umadeed, waan taageersanahay dadka dhaxalka Umadi leedahay ilaaliya, ustaad aadbaan kaaga mahadcelinayaa wax badan ayaan ka bartay barnaamijkaaga..
Ustaad maxamed Maclow aad baan kaaga mhd celinaya sida wanagsan ee aad noogu sharaxday dhismihii kooxda waaberi
Asc gadaal kagaar goob gumis waaye
Legend macalow waa ku salaamay
Barnaamijyada noosoo badi
Wuu kaa saxsan yahay adaa been sheegaya
Waxaad ilowday aabihii waaberi Xasan Sheekh Muumin
Tirada waa la hilmaami karaa laakiin kooxaha wuu saxay. Been ma sheegin Bacalwaan. Ragga aad xustay sida Cumar Dhuule Walaalo Hargeysa buu ka mid ahaa. Yaasiin Jay isna wuu hilmaamay wax badan.
Ii sheek maxa ku daran Abowe macow hoo
qofwalbo somaali ah haduu waanaga ka shaqeeyo waanaag iyo cadaalad weyn baa la gaarikaraa
mashaallah Awoowe Legend Ali Boolaay si dadnimo iyo masuuliyad leh u hadlay somaali midnimo iyo israaaca inshllah
Mashallahi abwaan gashaan 👏👏👏
Reer gadaal gaar wareerkeeda waabatay
😂😂😂😂😂
Ishii bugtaay kubidhaanso
Adeerow Allaha caafiyo kuwaas
Masha Allah adeer maclow wakusalaamay
Horta reer yacquub imaamkooda wax mano qabsahaayan. Abgaal iyo reer xamar aa walaal eh waa dhamaaday hada iikabe dhahooyin xamar unuka leh maalin kasto. Waxaa la rabaa inaa unuka wax isku qabsano, nin kale wax noo taraayo ma jiro walaa abgaal, iikabe hadaa mooryanta oo weyn noqdayn
Thanks thats what i was explaining to our uncle macloow
Macloow caadi mahan
Falaaqeentii macloow
Maxaa waaye arintaan macloow
Nosogudbi Wawareerni hadiinahay reer Gandarshe&reer Marka koowaxonadhahaa reer Banaadir matihiin kokalane waxoynadhahaayan Banaadiriyaatihiin Soomaali Illaahaa Umaqan