Magaaladda Mustaqbalka leh ee Namanga Iyo Ganacsato Soomaaliyeed oo Dhul Cajiib ah soo Bandhigay.

แชร์
ฝัง
  • เผยแพร่เมื่อ 1 ต.ค. 2024
  • 𝐀𝐁𝐎𝐔𝐓 𝐒𝐒𝐓𝐕
    SSTV is an independent and impartial news and entertainment channel on TH-cam, founded on November 14, 2013. It is a 24 hours News and entertainment Channel that brings you the latest breaking news and events as it happens, political analysis, entertainment, business news, and technology, within the Somali peninsula, the Horn of Africa region, and the world at large.
    𝐎𝐮𝐫 𝐕𝐢𝐬𝐢𝐨𝐧:
    Our vision is to be Horn of Africa’s leading news and entertainment channel on TH-cam.
    𝐎𝐮𝐫 𝐌𝐢𝐬𝐬𝐢𝐨𝐧:
    Our mission is to inform and empower the public with 24/7 accurate news, in-depth political analysis, cultural programs, and entertainment.
    𝐎𝐮𝐫 𝐯𝐚𝐥𝐮𝐞𝐬:
    We see ourselves as being: Human, Trustful, Honesty, hardworking, Courageous, Credible, Diverse, impartial, and Independent.
    𝐎𝐮𝐫 𝐜𝐨𝐧𝐭𝐚𝐜𝐭𝐬:
    Tel: +𝟮𝟱𝟰 𝟳𝟮𝟮𝟮𝟬𝟭𝟴𝟯𝟴
    Email: sstvsomali@gmail.com
    Our TH-cam channel: / sstv2
    Facebook: / sstvrasmi
    𝐂𝐡𝐢𝐞𝐟 𝐃𝐢𝐫𝐞𝐜𝐭𝐨𝐫
    Mr. Noor Abdi

ความคิดเห็น • 46

  • @SahalabdiBulale
    @SahalabdiBulale 4 หลายเดือนก่อน +3

    WAAAAAAAAAAAAAAAW. ARUSHA .IYO. TANZANIA 🇹🇿 🇹🇿 🇹🇿 🇹🇿 🇹🇿 🇹🇿 🇹🇿 🇹🇿 🇹🇿 🇹🇿 🇹🇿 🇹🇿. WAA WAX KALEEEEEEEEEE

  • @MoohaFaarax
    @MoohaFaarax 4 หลายเดือนก่อน +2

    Mahadsanid Wariye nuur abdi Shaqo wacan ayaa noo haysaa guuleyso mar walba iyo meel Walbo waxa tahay qof ku dayasho mudan
    ❤❤❤
    ❤❤❤
    ❤❤❤

  • @sadiomohamed8035
    @sadiomohamed8035 4 หลายเดือนก่อน +4

    Dhul somaliyeed ma dhissayayn sababto ah waxay qeyb ka yihin mashruuca dadka dalka looga raraayo waxan ka cajabay dabo aadan lahayn laguma xaaro dal aadan lahayna laguma hodmo dal adan lahayn hadi khayr qabo maxay somali dalalkii ay u qaxaday oo sharciga iyo daqalahaba ay kaheshay maxa looga soo cararay waa daba aadan lahayn laguma.xaaaaroo

  • @indhadeqhassan760
    @indhadeqhassan760 4 หลายเดือนก่อน +1

    Acw halkan waxan arka dad muxtarimiin ah Masha Allah namaanga waa mel qurux badan o waxkasta kufiican lakin dadkaan waxaan dhihi lahaa dhulkiinii haso cidleynina Oromo iyo canfar yey idinka qaadanin,
    Meshan waxey u egtahay Bilis Qooqaani o ay kayimaden raga qaar,
    Hade dhulkiinii dhista baan dhihi laha soomalida 😁

  • @Suaalqaran
    @Suaalqaran 4 หลายเดือนก่อน +1

    Raga soomaliyed saas ayey dad iyo dalba u qasariyen. Nin gurigisa ayuu dhisaya kii soomliyedna waa qariben. Waa qaran socda iyo qowm dhamad ah😭😭😭

  • @wacanali3595
    @wacanali3595 4 หลายเดือนก่อน +3

    GAARISA IYO MANDHERA WAA DHUL SOOMAALI LEEDAHAY MAXAA ADOMEYDA U DHEX GEYNEYSAN DADKA HABEN MADOW AA LA QALANAA DHUL SOMALI LEDAHAY KA GADA HA DHISAANE JOOJIYA DUURKA AAD UMADA KU QALDEYSAAN ALLE KA BAQDA DUUR BAAHALO GALEEN AH HA GEYNINEE LIBAAX AYAAD DHEX DAKIN RABTAAN

  • @abdallasaid1232
    @abdallasaid1232 4 หลายเดือนก่อน +1

    Somalida wax weyn ayaa ka qaldan dhulka somalida may maalgiyan hadi ay waxan run ka tahay dadka yaan la dhicin please

  • @hassanyusuf9977
    @hassanyusuf9977 24 วันที่ผ่านมา

    Lkn Mel haday somalida ku badatay wax Walbo qaali ayey ka dhigayan

  • @binfaqiibnulbalad1387
    @binfaqiibnulbalad1387 3 หลายเดือนก่อน

    Madhisankaraa hadii aan lacagtii wadadhiibo oo uusan weli warqadihii soobixin lkn aan kuhaaysto warqadihii aan ku iibsaday dhulka ???

  • @SahalabdiBulale
    @SahalabdiBulale 4 หลายเดือนก่อน +1

    HAMPALYO HAMPALYO. GANACSATADA. SOMALIYEED. MAN SHA ALLAH. WA .SAHAL ABDI BOULALE. OO. JOOGA DEGMADA WEECAA. EE ISLA GOBOLKA CARTAA EE. WADANKA .JAMHUURIYADDA DJIBOUTI 🇩🇯 🇩🇯 🇩🇯 🇩🇯 🇩🇯 🇩🇯 🇩🇯. WALAAHII CAJIIB. MAGAALADA NAMANGA. KENYA 🇰🇪 🇰🇪 🇰🇪 🇰🇪 . DHAWAAN. .BIISHA LIIXAAD WAN BOOQAN DONNA .DALKA JAMHUURIYADDA KENYA 🇰🇪. IYO. MAGAALADA .QURUUX DA BADAN. EE NAMANGA DHIINACAA. KENYA 🇰🇪

  • @Aisha-yn3gf
    @Aisha-yn3gf 4 หลายเดือนก่อน +1

    Dhulkeenii maka soo guurney Soomaaliyeey?

  • @hamsehassan2389
    @hamsehassan2389 หลายเดือนก่อน

    Wadankoda maxay u dhisan wayen nacalada calosha wa weyn

  • @kabarotv8104
    @kabarotv8104 หลายเดือนก่อน

    ANIGA WAXAAN RABA 20 ACRES BEER AH

  • @abdirahmanibrahim4443
    @abdirahmanibrahim4443 หลายเดือนก่อน

    War kacarara been iyo tuugnilmo ayeey meesha kuhayaan dad badan ayaa lagu dhacay kenya hadii lacag la aan ladhaho xataa lmarabo

  • @mursalaskar9854
    @mursalaskar9854 4 หลายเดือนก่อน

    Waa dad wareeray uu dholkoga kacararaya

  • @wacanali3595
    @wacanali3595 4 หลายเดือนก่อน

    SOOMAALINQEEY WAALATAY WALLAHI MA DHUL LA AAN BAA HEEYSO MARKA EEY DUURKAAS GADANAYAAN OO WADAAD ISKU SHEEG LACAGTA KA QADANAYO WAR DHULKINA DHISTA OO DEGA

  • @caishaabdikariim7231
    @caishaabdikariim7231 4 หลายเดือนก่อน

    Hahahaha😂😂😂

  • @saynabdaye7382
    @saynabdaye7382 4 หลายเดือนก่อน

    Nimanka somaalida dhulkoodio soo dumiyeen dhulkaleey dhisaayaan qashin waxba yaa laga gadan dhulkiina maalgashta balaayo oyo oromo ayaa dhulkii naga qaadaysa hadii aan kasoo tagno

  • @abdikadirasheikh180
    @abdikadirasheikh180 4 หลายเดือนก่อน

    Kan yaaan dadka lagu dhicin

  • @SahalabdiBulale
    @SahalabdiBulale 4 หลายเดือนก่อน +1

    UU.FIIR SOO. .NAMANGA. KENYA 🇰🇪. WA JAWII. DEGAN

  • @CabdiDhere-z1u
    @CabdiDhere-z1u 4 หลายเดือนก่อน

    BAL SOOO DAYAAA JAMUURIYADAA OF SOMALIA 🇸🇴 🍌🍌🍌🍌🍇🍇🍇🍎🍎🍅🍅🍏🧄🧄🌽🌽🥝🥝🌽🍍🍍🍍🍍🍓🍓🍓🫐🫐🫐🫐🍋🍋🌶🌶🫚🫚🫚🥦🫛🫛🥬🥬🥑🥑🥥🥥🍒🍒🍒🫐🍓🍎🍎🍅🍅WAXAAA OOKALE WUXUU YAAALAA JAMUURIYADAA OF SOMALIA 🇸🇴

  • @BashirDhere
    @BashirDhere 4 หลายเดือนก่อน +1

    Waryeysan idinku qiyaamin Waryeysan kusheega ganacsato tuugo ah ayaa lacag soo siisay. Ilmihii namnga kukora 90% gaangis ayey noqdaan meeshu waa boodhar aad uxun dadka aan aqoonin ayey sirayaan

  • @SahalabdiBulale
    @SahalabdiBulale 4 หลายเดือนก่อน

    CAJIIB .WALAAHII .NAMANGA. WAA XADKA KENYA 🇰🇪. IYO. TANZANIA 🇹🇿. NAMANGA KENYA 🇰🇪. IYO.NAMANGA. TANZANIA 🇹🇿

  • @abdulmao1579
    @abdulmao1579 4 หลายเดือนก่อน

    Kalama cada oo waadix ma'aha in milkiyada dhulka lagu heli sharci dalka lagu degi kara?

  • @adamosman4185
    @adamosman4185 4 หลายเดือนก่อน

    Ascw nuur walaal masha allaah waan daawaday muuqaalka lkn wax price ah ma,aadan ka weydiin shirkada dhulka iibineysa

  • @SahalabdiBulale
    @SahalabdiBulale 4 หลายเดือนก่อน

    WA. SAHAL ABDI BOULALE. OO.JOOGA DALKA JAMHUURIYADDA 🇩🇯 🇩🇯 🇩🇯 🇩🇯 🇩🇯 🇩🇯 🇩🇯 🇩🇯 🇩🇯 🇩🇯 🇩🇯 🇩🇯 🇩🇯 🇩🇯. INSHA ALLAH. WAXAAN. .UU.DAHWAA HAY. IIN. KA SOO GUUROO. DJIBOUTI 🇩🇯. UU
    SOO GUURO. NAMANGA. KENYA 🇰🇪. XUDUUDA . KENYA 🇰🇪. IYO. TANZANIA 🇹🇿 🇹🇿 🇹🇿 🇹🇿 🇹🇿 🇹🇿 🇹🇿 🇹🇿

  • @Madaxey-r2f
    @Madaxey-r2f 4 หลายเดือนก่อน

    Namanga waxaan safar ku marnay annagoo South Africa u socono oo 2 dhalinyaro ah bishii 9aad 1994kii. Waxaa degganaa dad yar oo Soomaali Sajuu ah oo lahaa, Maqaayado lagu kariyo hilib Ari oo aad u macaanaa oo aay xitaa quraac ugu yimaadaan madaxda dhan Tanzania. Ma garanayo meel aay ku dambeeysay laakiin, waxaa jirtay mar aay Masaida ku kacday Soomaalida. Good place to live!

  • @warfaageeddi3128
    @warfaageeddi3128 4 หลายเดือนก่อน

    Dhulkooga soo gube haddana dhul ayna lahayn isku dhejiye.

  • @abdullahiabdi360
    @abdullahiabdi360 4 หลายเดือนก่อน

    Sxb marhoran kuidhi War socdaaladas iikaxee

  • @SahalabdiBulale
    @SahalabdiBulale 4 หลายเดือนก่อน

    WAAAAAAAAAAAAAAAAAAAAAAAW WALAAHII. CANAA HA GEELAA . IYO.HILIIBKA. . WALAAHII WA MAGAALADA DEY DII

  • @Talowanaagmedia
    @Talowanaagmedia 4 หลายเดือนก่อน

    War Dalkin dhista marba mel ha u gurina😢

  • @rabikabaqmeelkastadjoogtid8905
    @rabikabaqmeelkastadjoogtid8905 4 หลายเดือนก่อน

    Yaa saan igu ekaysiiya kis.aanyo tol beelay

  • @CooladiyoNabad
    @CooladiyoNabad 4 หลายเดือนก่อน

    Masha Allah

  • @CabdiDhere-z1u
    @CabdiDhere-z1u 4 หลายเดือนก่อน

    😭😭😭😭😭😭😭😭😭😭😭😭😭😭😭😭👏👏👏

  • @hassanfarah-s6w
    @hassanfarah-s6w 4 หลายเดือนก่อน

    Waa imisa dhulka qiimihiisu

  • @SahalabdiBulale
    @SahalabdiBulale 4 หลายเดือนก่อน

    CAJIIB. WALAAHII. NAMANGA. KENYA 🇰🇪

  • @abdikadirosman220
    @abdikadirosman220 4 หลายเดือนก่อน

    How much 100x50 ?

  • @CabdiDhere-z1u
    @CabdiDhere-z1u 4 หลายเดือนก่อน +1

    WAAAN LAYAAA BAY DHUL AAD LAHAY WLLL IYO DABO AAD LAHAYN LUGUMA FAAANOO SOOMALI YEEY WAAA LU FAAANAAA DALKA KAAGA HOOOGO OF SOMALIA 🇸🇴 🍇🍇🍈🍉🍊🍋🍌🍍🥭🥝🫐🌽🥕🥔🍓🍒🍆🥑🍑🍊🍉🍐🍈🍇🍎🍏🫒🍅🌶🥜🌶🫑🥒🥬🥥🥑🍑

  • @MohamudColaadYusuf-ki2pw
    @MohamudColaadYusuf-ki2pw 4 หลายเดือนก่อน

    Waa tuma magaaladu soo sheeg

  • @CabdiDhere-z1u
    @CabdiDhere-z1u 4 หลายเดือนก่อน

    😭😭😭😭😭😭😂😂😂😂😂😂😂😂😂😂😂😂 WAAAAN LA YAAAABAY DHUL AAD LAHAYN IYO DABO AAD LAHAYN LA GU FAAAAN AYAAAN INI LEEE GAHAY 😂😂😂😂😂😂😂😂😂😂😂😂 SOOMALI DHU SHI SHEEEYE JE CILAAA 😂😂😂😂😂😂😂😂😂😂😂

  • @sadiomohamed8035
    @sadiomohamed8035 4 หลายเดือนก่อน

    Wan kaxumahay in mashruuca dadka somaliyeed dalka l 12:47 looga raraayo inu hunguri idiin geeyo masaakiinimo iyo damiir la an ayan u arka

  • @CabdiDhere-z1u
    @CabdiDhere-z1u 4 หลายเดือนก่อน

    WAA R WAAAAR WAAAN INIGA YAAAAABAY 😭😭😭😭😭😭😭😭😭😭😭😭😭😭😭😭😭😭😭😭😭😭🇰🇪🇰🇪🇰🇪🇰🇪🇰🇪🇰🇪😭😭😭

  • @CabdiDhere-z1u
    @CabdiDhere-z1u 4 หลายเดือนก่อน

    CADOWGA SOMALIA WAA ITOOBIYA QUSHAAASH GUMAYSTA HA CADOWGA SOOMALIYEED KENYA 🇰🇪 IYO ITOOBIYA QUSHAAASH QUSHAAAASH QUSHAAASH

  • @CabdiDhere-z1u
    @CabdiDhere-z1u 4 หลายเดือนก่อน

    MA KENYA 🇰🇪 YAAA HAL KAAA HABEEEN MARTI UMAGALEEEN WAAA GO DALKA KAA HOOOGO AYAAA LAGU NASTAA LAGUNA FAAANAA KUWAA JOOGA KAAALAGA DALKA KEENA HOOOGO OF SOMALIA 🇸🇴

  • @abdullahiabdi360
    @abdullahiabdi360 4 หลายเดือนก่อน

    SOCDAAL QURUX BADAN IYO SXBKAY WADANI SHEEKH MAGALADA NAMANGA