Marki igu horeysay ayaan xaskeyga u sameyay lama filaan

แชร์
ฝัง
  • เผยแพร่เมื่อ 2 ธ.ค. 2024

ความคิดเห็น • 3.5K

  • @baabajeey
    @baabajeey  3 ปีที่แล้ว +1595

    Soo booqo instagram keyga @baaba_jeey

    • @muniiisse731
      @muniiisse731 3 ปีที่แล้ว +22

      Allow iskukiin xafid adiga iyo xaaskaga iyo ilmahaga Midka caloosha kujirana nbd haku imaado dunida fooshana Alle ha ufududeeyo🤲🤲🤲

    • @Akhfashtube
      @Akhfashtube 3 ปีที่แล้ว +12

      Wiilka iyo Xaaska iyo adigaba ilaaheey ha idin xifdiyo , waxaan kuugula talinayaa mudane wiilka in tinta aad sidaa ugu jarin sababtoo ah waxaa la yiri : Caruurta waxa lagu bar-baariyo yaraantooda ayee noqdaan marka ee weenaadaan , waa talo kaaga timid walaalkaa soomaaliyeed , mahadsanid

    • @Akhfashtube
      @Akhfashtube 3 ปีที่แล้ว +6

      Wlhi muuqaalada familada soomaalida ma fiirsado lkn muuqaalkaan ayaan si kadis ku fiirsaday wuuna i qiira galiyay , xaas sidaas baari u ah allow kuu xifdi oo il insi iyo mid jinni intaba ka ilaali , awlaad baari ahne kaa sii , kuwa ee kuu dhashay ne baari kaaga dhig

    • @alle-Aamin-ma-iisho
      @alle-Aamin-ma-iisho 3 ปีที่แล้ว +6

      Mashallah babbajeey allaha kuu barakeeyo familkaaga quruxda badan 💐👏🏼

    • @sahraali3410
      @sahraali3410 3 ปีที่แล้ว +1

      Eid wanaagsan. Baaba jey.

  • @asadhagio2749
    @asadhagio2749 3 ปีที่แล้ว +3033

    5:42 emotional😭😭 baaba my bro allah isku kiin waaro you have beutifull wife iinoolow walaaladee 🙏🙏🙏

    • @shaaficiabdihasan4453
      @shaaficiabdihasan4453 3 ปีที่แล้ว +45

      Muqalki ugu dambeyay ad so galisay hda kaso dhamaday Team27 guul Asadkeen🥰

    • @khadijayonis6137
      @khadijayonis6137 3 ปีที่แล้ว +11

      Eid mubarak Asad wax kufarxad geliyo Rabi haku sahlo waligii dhib Illahey kuma tuso insha Allah

    • @rahmaahmed4317
      @rahmaahmed4317 3 ปีที่แล้ว +4

      Asad i love you

    • @baabajeey
      @baabajeey  3 ปีที่แล้ว +284

      Sxb ad ayaad u mahadsan thy nolow wan kugu fannaa asad hagio sxb

    • @namelos2963
      @namelos2963 3 ปีที่แล้ว +5

      #asaad ami7n wll qaali👉💞👈

  • @quruxkudhiigle
    @quruxkudhiigle 3 ปีที่แล้ว +2374

    Raaliyo nin helaa raganimo ku faano Allah idin xifdiyo ❤️

    • @queenaliita1506
      @queenaliita1506 3 ปีที่แล้ว +10

      Alfa Mabaruug Prada

    • @Xariif_1
      @Xariif_1 3 ปีที่แล้ว +7

      Legend

    • @ifrahidiris7925
      @ifrahidiris7925 3 ปีที่แล้ว +4

      Ilahay hakubarakeyo abowe suldamadaad babajay mansh alaah abowe mcn

    • @sundusabdi6891
      @sundusabdi6891 3 ปีที่แล้ว +4

      Loveka maxa ukala jabisay lkn

    • @iqraabdullahi2904
      @iqraabdullahi2904 3 ปีที่แล้ว +5

      Raaliyo ninkii helaa ragganimo kufaano😍

  • @ikraanjamal8419
    @ikraanjamal8419 3 ปีที่แล้ว +109

    Walahi waligey comment mabixin balse baaba jeey ruun ahanti video qiro lee weyan walahi family qurux badan masha Allah ilahy hayskukiin daayo 💕😘😭 one love

  • @MohamedBuskutOfficial
    @MohamedBuskutOfficial 3 ปีที่แล้ว +637

    9:25 daqiiqad hadlkaa tiri ilin aya iga timid very very emotional story😢 thats what i call True love Baaba jay Farxad ku noolow adiga & familkaga Waligey Comment sidaan udheer youtube kuma qorin laki you deserve bro

    • @sadiaali3464
      @sadiaali3464 3 ปีที่แล้ว +7

      Mohamed Buskut nin qalbi wanaagsan ana adaan ku sii taageeraa

    • @zamzamxusen5855
      @zamzamxusen5855 3 ปีที่แล้ว +1

      Mashaallah ❤️❤️❤️

    • @liibaanphones1007
      @liibaanphones1007 3 ปีที่แล้ว

      Mohamed buskud legend aan tageero keep going bro 🥰❤🙏

    • @lakikhayre7420
      @lakikhayre7420 3 ปีที่แล้ว

      Cilrigii jirto alle cadowgaa Kaa hy ciisi Iyo sharf rbikugu hgoog

    • @lakikhayre7420
      @lakikhayre7420 3 ปีที่แล้ว

      Mahamed Buskut WlloHo shaaraf alle hakugu maamuzoo

  • @K_7m
    @K_7m 3 ปีที่แล้ว +1124

    Inta baabajey iyo wiilkisa kufaraxde like ta❤😍✌

    • @hamdaabdilrahman1186
      @hamdaabdilrahman1186 3 ปีที่แล้ว

      Msha alllh ilahy idinma kala qaado qoys nuuryyaa tihiin 🥰🥰🥰❤❤❤🥰❤❤

    • @abdullahimohamed3130
      @abdullahimohamed3130 3 ปีที่แล้ว

      Runtii lama wado helo nasiibkaan
      Allaah ku xafido
      Allaah idinka yeelo kuwii isduuga

    • @munamworsome2710
      @munamworsome2710 3 ปีที่แล้ว

      ❤❤❤❤❤🥰

    • @safaabukarkm556
      @safaabukarkm556 3 ปีที่แล้ว

      M a

    • @usubayakub5897
      @usubayakub5897 3 ปีที่แล้ว

      MashaAllah

  • @hodanhodan625
    @hodanhodan625 3 ปีที่แล้ว +28

    Baba jeey ilin iga keentay wlhi m.a ilahey haku xifdiyo marwadaaada sharafta leh

  • @sharminio1275
    @sharminio1275 3 ปีที่แล้ว +299

    roob ayaa da'aye dusha aye igu xambartay intey ka ilmeysiisay😭😭🌎 like ❤

    • @aishayussuf8840
      @aishayussuf8840 3 ปีที่แล้ว +2

      Wlhi ilin aya iga timid😭

    • @sharminio1275
      @sharminio1275 3 ปีที่แล้ว +1

      @@aishayussuf8840 m.a allaha isku barakeyo

    • @miskihirsi7121
      @miskihirsi7121 3 ปีที่แล้ว

      @@maryamaqalbisaafi9684 o mxa la oysay

    • @xafsahilkas951
      @xafsahilkas951 3 ปีที่แล้ว +1

      Ayada neh jannada ayee shaqesanee wllh alle ha deesto 😭❤️🤲

  • @shuaibabdimohamed1227
    @shuaibabdimohamed1227 3 ปีที่แล้ว +113

    Walhi waa Qiiroday wa ixanbaaartay markay Dhahday DuruFta layskuma NacoH Dhabti io Qadarta alle baabjeey walhi Qalbi DahaB💙🙌

  • @Somaliboy516
    @Somaliboy516 3 ปีที่แล้ว +61

    Happy is the man who finds a true friend, and far happier is he who finds that true friend in his wife. and People who care about their husband or wife do not want to tear them down, but they want to build them up and ensure that they are inspiring their partner to live their life to the fullest. This story is so emotional

  • @xavzaabdilaahi7709
    @xavzaabdilaahi7709 3 ปีที่แล้ว +310

    Baabjey waan Ku baryaaye mar danbe ha odhan naafaan ahay waayo qalpiga naafo lagama noqdo
    Waan ilmeeyey markaad tiri way i xambaartay
    Ale ha Izku Kiin daayo 😢😢😢

    • @hudachanel2495
      @hudachanel2495 3 ปีที่แล้ว

      Wllo iso boqo InshaAllah

    • @hamdatimiro8890
      @hamdatimiro8890 3 ปีที่แล้ว

      Walhi ama wan ilmeyay Alle haysku dyo qalbiga nfo lgma noqdo

    • @mohamudbulle4266
      @mohamudbulle4266 3 ปีที่แล้ว +1

      Qofka wanaaga uu kuu sameeye waa lagu amaanaa dhibaato maleh wuu ku samir sanyahy Allah qoraalkiisa

    • @caishacuud7830
      @caishacuud7830 3 ปีที่แล้ว +1

      Wlh ilma xarfaha isaga keey darty.
      Allaha caafiyo

  • @hopekook7210
    @hopekook7210 3 ปีที่แล้ว +330

    Inta sawirka mesha sarn umalesay wiiilo like 😂😂

  • @qalbiuroonsidahooyadeed2113
    @qalbiuroonsidahooyadeed2113 3 ปีที่แล้ว +11

    🥰🌷 Nimanka Xoolo markay Helaan Way kibraan. Laakiin Maasha Allah Adiga Rokooraa jabisay. 🔥

  • @haymishsheikhahmed3453
    @haymishsheikhahmed3453 3 ปีที่แล้ว +295

    Babaa Jay inuu reer leyahay maogeen mnshllh farxad ku noladaa ❤️💯✔️

  • @farhiomohamed9899
    @farhiomohamed9899 3 ปีที่แล้ว +55

    Qalbiga naafo laguma noqdo
    Baba jeey cimri dheer iyo cafimad adiga iyo xaaskada ❤️🙏

  • @joy-mohamed3285
    @joy-mohamed3285 3 ปีที่แล้ว +17

    masha allah qoys cafimad qaba oo qurxoon Alow id8n dhowr walow ka jecla inaad xaaska iyo ciyaalka ka dayso social media isha bini aadamka qaar waa dhacda akhi

  • @qabyaaladwaaqudhun1671
    @qabyaaladwaaqudhun1671 3 ปีที่แล้ว +185

    Gabdh somaliyeed waatan walhi durufta eegin iyoQofka Qurux kuqumayn ee wata nolosha wax kataqaan😰🥺😭

    • @deeqaumuusaama7823
      @deeqaumuusaama7823 3 ปีที่แล้ว +3

      Saxiix qofka nolosha fahansan duruuf walba wukugu samrayaa

    • @ahmedabdirahman9628
      @ahmedabdirahman9628 3 ปีที่แล้ว +1

      Ninkan daruf mahyso lkn wa nafo quruxne malaysku jeclado wa qalbiga

    • @hamdamohamed3063
      @hamdamohamed3063 3 ปีที่แล้ว +1

      Ninkana waa in gabadha daruufta uugu samraa waa in aan la takoorin naafada iyo iwm Alxamdulillaah ilaahaygi inoo dhameystiray lixdeena lixaad asigana baabajeey waxba kama maqno xaaskaas qurux badan garab taagan ayuu heystaa

    • @sacdiyoabdulkadir5372
      @sacdiyoabdulkadir5372 3 ปีที่แล้ว

      @@deeqaumuusaama7823 FM a

  • @abdlahisaidmoha752
    @abdlahisaidmoha752 3 ปีที่แล้ว +46

    Si qalbi ah inta ku faraxday labadaan lamaane ❤️❤️🙏🙏🙏🙏

  • @ayanfarah1554
    @ayanfarah1554 3 ปีที่แล้ว +11

    Very cute 😢😢😢❤️I already love her ilaahey ha idin xifdiyo yaarabi ❤️❤️

  • @xuseenmooha8108
    @xuseenmooha8108 3 ปีที่แล้ว +206

    Fans baba jeey ismujiya like saara 10.k like waligey ma arki marka igu qaata

    • @z.a.c.s
      @z.a.c.s 3 ปีที่แล้ว +1

      Hda kadib nh haarkin

  • @abdiqadarabdullahi9562
    @abdiqadarabdullahi9562 3 ปีที่แล้ว +211

    Wlhi wa iga ilmeesay 😭😭😭 baba jay
    Ayado roob da'aayo Ayay xafada iny iga imaaday xambaar guriga igu gaysay
    Rabi ha xafido dumashi

    • @fatmamahmed3250
      @fatmamahmed3250 3 ปีที่แล้ว

      Ameen yaa rabi

    • @muniiradhalgabed8344
      @muniiradhalgabed8344 3 ปีที่แล้ว +2

      Nin wayn tehee sidee ayuu kuu xambaarY

    • @wardahussein7105
      @wardahussein7105 3 ปีที่แล้ว

      @@muniiradhalgabed8344 Magahmin

    • @ahmedfarax1952
      @ahmedfarax1952 3 ปีที่แล้ว

      @@muniiradhalgabed8344 caadi weye qof waa laxambari karaa

    • @MADARA111
      @MADARA111 3 ปีที่แล้ว

      @@muniiradhalgabed8344 war dhabarke ku qaade naga dhamow nio we ka dheertahy wa ujedaye

  • @Mataanahaubax
    @Mataanahaubax 3 ปีที่แล้ว

    Baaapa jey,farxad ku nollaada adiga xaaskaaga wiil,kaaga iyo inta alle kaa siin doono masha alllaah alle ha idin xifdiyo

  • @zeyzeyali323
    @zeyzeyali323 3 ปีที่แล้ว +53

    Baba jeey nin nool wlhy nin xaskiisa saan dhan uqadarinaayo sanadahan wu yaryehe allah isku kiin daayo baaba😍❤️❤️❤️

  • @DjWageone
    @DjWageone 3 ปีที่แล้ว +45

    Runtaa fiicane baaba jeyoow walahi waa idin ku farxay weliba waxaan aad ugu farxay xaaskaaga iyo wiilkaaga masha'allah

    • @marianali9559
      @marianali9559 3 ปีที่แล้ว +1

      Anigana sidaas camalaan ugu farxay alle ha idiin siyaadiyo nimcada dadka aan heysana sidaas oo kale.

  • @nsia4466
    @nsia4466 3 ปีที่แล้ว

    maashaallaah ❤❤❤❤❤ nin rag ah ayaa tahay madaama aad nolosha farxadda leh sameysatay haddana awood u leedahay in aa soo bandhigti. Allaah ha idiin siyaadiyo farxaddiinna. Maashaallaah ku kaalmeeya familka isha waa qatar

  • @hassansharifabbas4769
    @hassansharifabbas4769 3 ปีที่แล้ว +50

    Baaba ruuntii nin adag aya tahay rag badan ayd dhanta adiga iyo dumashi iyo carurtaba ilaha haidin xifdiyo farxad ku nolada abid insha allah

  • @nastacdey3039
    @nastacdey3039 3 ปีที่แล้ว +64

    Xaflad dareen leh waye inkasto aan jecleyn wxi khaas ah i. Dadka looso bandhigo hdana baabajey dartiis wanku qaatay ...xaaskaga iyo rerkaga Allaha kuudhafo kuuna barakeyo in sha Allaah🤲🏽

  • @caqlicade534
    @caqlicade534 ปีที่แล้ว

    Maasha Allaah baabjey
    Good husband good father
    Maasha Allaah guuleyso Abti
    Well done abti ❤❤❤

  • @abdifatahmohamed7302
    @abdifatahmohamed7302 3 ปีที่แล้ว +112

    Ilmaha wadada tooosan ku barbaari waa iga waano adiga iyo ayagana anfici doona wiilkan yar timaha inaa sidaan ugu jarto waa laga ficanyahy walal baaaba jeeey 🙏

    • @baabajeey
      @baabajeey  3 ปีที่แล้ว +22

      Insha allah sxb

  • @murshidraage2088
    @murshidraage2088 3 ปีที่แล้ว +62

    Intaso qof hada iga dhex aragtay like fhac kusi🥰👍

  • @nasraibrahim465
    @nasraibrahim465 3 ปีที่แล้ว +1

    Asc waxaan salaamayaa familka qurxoon gaar ahaan waxan salaamayaa gabadheena masha allah alle haku xifdiyo baba jeey nin yahow alle kabaq gabadhas jooga iyo Jamaalka qurux rabi kumaneysty ragaas kalasodhaxbaxday raga qarkiisa hanoqon beri markey ubaxyo ubadka ayan kawada markey ubad badan dhasho hakucaasin waa gabadhii niyadada wanajisay tukala ha ugacan Hatinin nin yahow naafo matihid nimanka ayaad wax dheerthy lkn waxaad naafo noqoneysaa gabadhaas maalintaa xumeysid shumiskaneh guriga haku ahado haka xishoodsiinin gabdha alle hadin xifdiyo

  • @picspaintingvlogs9417
    @picspaintingvlogs9417 3 ปีที่แล้ว +52

    Baabajeey romantic INUU tahay INTA Ila aragtay like

  • @sid-omarmohamed616
    @sid-omarmohamed616 3 ปีที่แล้ว +18

    Allah adoomadiisa ma iloowo, bal kawarama qoftaan qiimaha badan uu calaf ugu dhigay walaalkeen Baaba jeey mashaAllah. Allah idin barakeeyo noolashiina. ❤

  • @ceebla82
    @ceebla82 3 ปีที่แล้ว +5

    Omg Omg❤❤❤🌍 Farxad iyo jaceylba xaaskaaga ayay ku dhantahay wlhi waa qof wngsan oo ixtiraam badan oo maskiin ah wlhi waan ka helay illaahey hakuu xafido ilmahaaga iyo xaaskaaga wngsan adigana ilaasho

  • @farhiakaftan7689
    @farhiakaftan7689 3 ปีที่แล้ว +246

    Maanta wiilkeyga maajid markuu igu soo ordo maxan baari kari balse aydaa ii xanmaabrta anna waan shumiyaa😭😭😭😭😭

    • @hudachanel2495
      @hudachanel2495 3 ปีที่แล้ว

      Wllo iso boqo InshaAllah

    • @faysalahmedmuumin8341
      @faysalahmedmuumin8341 3 ปีที่แล้ว +1

      waa markii ugu horesay aan qoral TH-cam ku qoro mshaaa Allah farxaad kunolada adigaa xaskyga bro 🙏🥰

  • @ilhaanmalay9194
    @ilhaanmalay9194 3 ปีที่แล้ว +80

    9:26 waa iska ooye🥺🥺wlhi babajey boqorda qabta ilah haku dayo qarso ngtda yanlaga cayumine wlhi naghe wax dhertahy🥰❤❤

    • @xamsemahdi3861
      @xamsemahdi3861 3 ปีที่แล้ว

      😀😀indeer runta ayaad usheegtay wlhi dumarka soomaalidu dhibtooda ayaa badan soomahaa

    • @ayubberbera3717
      @ayubberbera3717 3 ปีที่แล้ว

      Boqarada sanadka oo lama filaan noga dhigay babjey inaba cadi maha mashallah eid Mubarak

  • @naciimojookar1470
    @naciimojookar1470 3 ปีที่แล้ว +100

    Maanshaa allah

    • @faysaali4692
      @faysaali4692 3 ปีที่แล้ว

      ❤️❤️❤️❤️❤️❤️❤️❤️❤️❤️❤️❤️❤️🤟🤟🤟🤟🤲🤲🤲🤲🤲⏯️⏯️⏯️⏯️🏋️🏋️🏋️🏋️🏋️🏋️

    • @xuriyomaxamud7725
      @xuriyomaxamud7725 3 ปีที่แล้ว

      Maanshaa allah

  • @siyadali1601
    @siyadali1601 3 ปีที่แล้ว +104

    Baba jey run ahan ti aniga wadanka kulama jogo qurbo ayan joogaa muuqaalkaan waan dhameystay walhi bilahi tallaahi vedio gan markan daawanaayey sarirteyda ayan ka daawaday balse adiga ma ogid inan barkinta ku ilmeeyey walhi ma aqaano adigo iyo family ka sidaan idin dhaho i love you Baba jeey iyo dumashidey waan kula soo xiriiri doonaa insha allah wallkey

    • @maxamedmaxamud6345
      @maxamedmaxamud6345 3 ปีที่แล้ว +1

      Lgend anaa kugu so xiraayo

    • @sharmarkesaid7727
      @sharmarkesaid7727 3 ปีที่แล้ว +3

      Baba jey Dumaashidey qalbigeeda ilaali weligaa bro wlhi xaaska fcn waa hadiyad rabi bixiyo qof kastana mahelo ee nasiibkada ku heshay M.a Ilaahey ha isku kiin barakeeyo : una sheeg hadiyada ukeena Dumashidey markan wadanka imanayo I.a

    • @mariamelmiofficial7541
      @mariamelmiofficial7541 3 ปีที่แล้ว +2

      Ana kula mida xqqdi Naxris walo dhasha m.a alle ha isku barakeyo 😘

    • @abdulqadiryusuf1435
      @abdulqadiryusuf1435 3 ปีที่แล้ว +1

      Baaba jeey wx walbo waa nolol noloshana qof ayaa ku xifdiyo qurda ka muqatana waa qofta ka dambeysa ilen waa srta nolosha allow idn xafd

    • @naciimoabdul6564
      @naciimoabdul6564 3 ปีที่แล้ว +1

      Alha ku sharfo💝💝adina qof qalpi wngzn a tahay

  • @mumtiii123
    @mumtiii123 3 ปีที่แล้ว +60

    Ilahay ha isku kiin barakeeyo cimri dheer iyo cafi maad qab ku wada noolaada
    1000sano jacayl badan ❤

  • @abdiweliabdullahi9741
    @abdiweliabdullahi9741 3 ปีที่แล้ว

    Masha Allah first seen Ilahay ha kubarakeeyo xaskaga quruxdaban

  • @mohamedosmanabdullahi9492
    @mohamedosmanabdullahi9492 3 ปีที่แล้ว +68

    Baba jeey wlhi waxaad thy qofaan taageero keep going bro lkn wiilka tinta ka bedel oo dhaqan wngsn ku barbaari thank you

  • @shukriaomer186
    @shukriaomer186 3 ปีที่แล้ว +69

    2:39😢caloosha i hurtay walh 😭 ilhey wuxu yiri hadi qof bini adam ah lo sujudi laha gabdha ninkeda hausujuda dhihila walh janada wey shaqeysatay gabadhas 😢😭

    • @oldschool9316
      @oldschool9316 3 ปีที่แล้ว +1

      Kudadaaal adna insha allah 🗣

    • @basherabdi
      @basherabdi 3 ปีที่แล้ว

      Shukri omer Gabar intas garato ma jirto sanadkan garashada alle haku siyadiyo wll qali

    • @amyafrah3234
      @amyafrah3234 3 ปีที่แล้ว

      @@basherabdi hhhh nimnka baabajeey cml mrkee noqdaaan laxambaara

    • @darishore814
      @darishore814 3 ปีที่แล้ว +1

      Naagta dhahdo niman ka markee hebel cml noqdaan waa lasoo ogaaday kuwo raali nimada loogu talagalay maahan hadii ay helaan xitaa baabajeey iyo mid kasii fiican qiil kale ee kula imaanayan

  • @fahmaali3542
    @fahmaali3542 3 ปีที่แล้ว

    Maashaa allah maashaa allah. Ilaahey wax kastoo qeyr ah ha idin siiyo. Ilmo caafimad qabo aakhiro ilaahey raali ka ahay. ISKU WAARA

  • @dekamohamed5102
    @dekamohamed5102 3 ปีที่แล้ว +46

    Alhamdulilah in alle ku siiyaya xaas wanagsan o ku fahamaysa iyo asxaab ku jecel walalo alle haku barakeyo awlaad,aduunka,iyo caafimadka waan ku jeceleyney waan ku ducaynana walalo sidey kor kugu qaadey rabbi ha ugu qaado nolosha idilkeedba
    Baby alle nabad iyo caafimad haku keeno ifka ❤🤲

  • @warsan11
    @warsan11 3 ปีที่แล้ว +41

    Baab jey in uu naafo yahay ba muuqaalkan ayaan ku ogaaday 😭😭😭😭 Alleh haku xatido adiyo qoyskaaga

  • @khadarcade9910
    @khadarcade9910 3 ปีที่แล้ว +6

    Roob isago socda ayey iso xanbaartay😥Si niyad'ah aya idinkugu duceyay wlhi, ilahey wax dhib'ah idinma tuso iskuwara abid♥️.

  • @farhanalipk14official79
    @farhanalipk14official79 3 ปีที่แล้ว +30

    Allaha kuu dayo noqda 2 dii qof ee isku wara abid inta ay nolyihiiin dad ayad tusale u tihiin Eid Mubarak kula cam wa Atum bil khayr From Djibouti

  • @sitoosahchannel6344
    @sitoosahchannel6344 3 ปีที่แล้ว +89

    Baqaylku ha iska maqnaado waxaa iga badan adiga qalbiga iyo gacanta furan ee akhrinayaa qoraaalkeyga fadlan subscriber ii saaaaar
    Eid mubaarak

  • @mustafimaska5947
    @mustafimaska5947 3 ปีที่แล้ว

    Mashalllaaah wlhi nin nasiib leh baaaa hela raaliyo baaba jey nasiib baaaleedahay ilaaahay hakuu daayo marwadaaada qaaliga ah

  • @muna1214
    @muna1214 3 ปีที่แล้ว +212

    Wllken inad video yadiisa like usaartan subscribena wada dhahdaan ku taageera somaliyeey🥰

  • @asmamustaphejibriil6152
    @asmamustaphejibriil6152 3 ปีที่แล้ว +40

    Strong women waaye xaaskaga baabajey macha Allah quruxda qoyska watasaaa jacaylka ayaa qiimaha ugu wayn lasiiya alle haysku daayo Lamana kasta oo garanaya qiimaha jacaylka dhabta ah💞
    kama hadlaaayo jacylka social media❌

    • @xanaanawcali1936
      @xanaanawcali1936 3 ปีที่แล้ว

      Waruntaa caqli badaney✌ jacaylku waa mcn markuu private yahay kugu racsanahay ani

  • @Luckylove90
    @Luckylove90 3 ปีที่แล้ว

    baba jeey waa quruxlow xaaskiisana aad bay u qurux badan tahay maashallaah

  • @blackdiamond1259
    @blackdiamond1259 3 ปีที่แล้ว +54

    Gabartaan camal Somali miyay ku jirtay Masha Allah way ducaysan tahay 🤩🤩

    • @abdifitaxali9326
      @abdifitaxali9326 3 ปีที่แล้ว

      Masha Allah wll 💋💋💋💕💕💕💕💕💋💋💋💋💋💋💗💗💗💗💗💗💗💗💗💓💓💓💗💗💗💗

    • @qalbiuroonsidahooyadeed2113
      @qalbiuroonsidahooyadeed2113 3 ปีที่แล้ว +3

      Way ka buuxaan. Laakiin Ninkaan camalaa ku yar.

    • @blackdiamond1259
      @blackdiamond1259 3 ปีที่แล้ว

      @@qalbiuroonsidahooyadeed2113 waa runtaa wll qli

  • @halimaahmed6710
    @halimaahmed6710 3 ปีที่แล้ว +1

    Masha’Allah Tabarakullah illhay rabiga raxmanka ah Allaha kuu daysto walahi she’s amazing human being you’re lucky baaba jaay Alxamdulillah dheh Allaha idin xafdiyo 🤲🏽🤲🏽♥️♥️ jecelkiina ha waaro wuuw

  • @maankacade7467
    @maankacade7467 3 ปีที่แล้ว +23

    M.a nin walbaa waa uu ku hamiyaa innoo helo qof sidaas oo dhan u xafido baba allaah ha isku kiin xifdiyo adi iyo xaajiyadaada waligey ma aana kaa bixin comment balse maanta qiiro ayaaa igalisay allaah ha idin xifdiyo inta lamaane oo isku faraxsanna allaah ha isku barakeeyo inta aana heesan oo ani kow ka ahay allaah ha u sahlo baba jey aamiintaada waan sugaaa i.a

  • @imjihaan4990
    @imjihaan4990 3 ปีที่แล้ว +18

    Oh my god markan cml jaceylka ayn jeclaada wlhi wan qiiroday runtii jaceylka waa nasiib inyar hesha 😢😍😍😍 isku waara abid maashallah baaba jeey iyo familkiisa

  • @ibnuabushurayx3448
    @ibnuabushurayx3448 3 ปีที่แล้ว +1

    Wllo qaali waxaan ku sheegaya xadiiskii rasuulka scw nabi muxaned wuu diiday sidaa in lo xiirto timaha wada xiir ama wada daa

  • @adenabdiarus9660
    @adenabdiarus9660 3 ปีที่แล้ว +7

    Wlhy waa jacelkii igu horeyay aan family saan isu jecel oo Somalia aan arko babba long live aadi iyo familkaga quruxda badan

  • @abdirahmanmohamed4174
    @abdirahmanmohamed4174 3 ปีที่แล้ว +9

    Baba keep going bro ,what a beautiful family

  • @abdiqaniosman5387
    @abdiqaniosman5387 3 ปีที่แล้ว +22

    Runti wlhi wan qiroday marki an arkay muqalka wayo runta daga ma sarno walalkey baba jeey iyo dumashi waligina isku waro farxada hawarto mansha Allah

  • @NM-lo3jv
    @NM-lo3jv 3 ปีที่แล้ว +66

    Roob asago socde iso ximbartay marku dhahay wlh ilinta 😭 waa ceshan wayay SUBXANALAH

  • @Khalaf2002
    @Khalaf2002 3 ปีที่แล้ว +4

    Qalbiga naafo lagama noqodo baabjey Allha ku xifdiyo gacalisada nolosha isla dhamesta💗💗💗💗❤❤❤💋💋💋💋

  • @abdiwelibashir7141
    @abdiwelibashir7141 3 ปีที่แล้ว +61

    Best surprise I have ever seen wlhi baba Jeey and his wife may allah bless you and your family 🤲♥️♥️

  • @zaqaawi2297
    @zaqaawi2297 3 ปีที่แล้ว +4

    Jecaylku waa dareen qurxoon oo ku dhisan kalgacal isfahan daryeel Naxariis iyo qalbi saafiya oo midba midka kale ugu hayo farxad iyo muxibo dheeraada Waa dareenka ugu qurxoon ee lamaanuhu samaystaan markay nolosha iska calmadaan iskana doortaan dhamaan dadka dunida ku nool Waa dareen labada qof isdhaafsadaan hadalo macaan oo qalbiga ka imanaaya kaas oo midba midka kale ku habaayo oraahyadaa cudoon ee qalbiga dhisaaya Jecaylku waa xaalada farxada qof kale ay kaala muhiimsan tahay taada Jecaylku waa dareen qurxoon oo isku keena laba qof oo aan is aqoon Nolosha misana isku jira masaafo kala fog❤❤🌏Baaba jeey Family Hampalyo💐🎁🎂❤

  • @caashaaxmed8624
    @caashaaxmed8624 3 ปีที่แล้ว

    Mashallh waay isoo xambaartay marku roob I xanibay wilkayga markuu igu soo ordo maqadi karo balse iyada I xanbaray ana wan shumini😪👫👌👏🤚

  • @hamdihasan9219
    @hamdihasan9219 3 ปีที่แล้ว +7

    Video aan fiirsaday waa vidowgii'igu dareenka badanaa iguna'farxad badan baab jey marwadiis koobkii quruxad qaaday mashallaha isku waara waxad tahiin fml qurux badan oo qiimo badan sida aad xaajigaga u garab istaag taya'Allaha ajar ha ka siiyo sharaf iyo cizo igu noolada ilmaha aad caloosha ku sidad oo ah hadiyadii rabi abyo caafimad Allaha ha ku keeno dunida nabad ♥️♥️♥️♥️♥️♥️♥️♥️

  • @sumayamohamedali1727
    @sumayamohamedali1727 3 ปีที่แล้ว +34

    Baabajey naafo matihid qalbiga naafo laga noqdaa runti waxaad kawanagsanthy kun qof oo lugo leh balse waxba qabsaney nafanima jirku waxba ma aha haddii aad minsanthy in aad waxqabsan karto m'a ilahey haidiin xafido adiga iyo qoyskaaga🥰🥰💓

    • @ummumahir7551
      @ummumahir7551 3 ปีที่แล้ว

      Haa wlh😭😭 kun qof ayu kawanag sanyahe

  • @naya8710
    @naya8710 3 ปีที่แล้ว +3

    Ilahayow isku kiin daa I siibarakowa inshallah. That’s true love. ❤️ 😍

  • @abdiwalihassan366
    @abdiwalihassan366 3 ปีที่แล้ว +28

    The best surprise I have ever seen wlh Baabajey May Allah bless you and your family 👪❤💖

  • @safaanuur8419
    @safaanuur8419 3 ปีที่แล้ว +12

    Waxaad hantisay marwada ugu qurxan uguna sharafta badan uguna dulqaad badan masha allah allah isku kiin dhaqo nolosha wada dhameysta cimri dheer iyo cibaado suuban🤲❤

  • @indhouroon2837
    @indhouroon2837 3 ปีที่แล้ว +2

    Masha Allah tabarakallah baba jeey adiga baa waxa tahay qof qalbi wanaagsan leh o wanaag badan allaha idin xafido adiga iyo family kaga❤️🙏🏻

  • @bahjobirimo7297
    @bahjobirimo7297 3 ปีที่แล้ว +6

    Somaliyeey baba Jay 1 week an ku garsiyaa 200k waaa shaqsi aad u Qalbi fcn dadka in la dhiragaliya la grab istaag u bahan weya jey we love your wll

  • @chuchugirl8218
    @chuchugirl8218 3 ปีที่แล้ว +39

    Baabajey wn ilmiye walahi😢😭xaskaga quruxda badan illahy hku daayo😍

  • @faisalissac4863
    @faisalissac4863 2 ปีที่แล้ว +1

    My brother Baba J wonderful family mashaallah Keep going My brother we love you From Tanzania I salute you❤❤

  • @dawladmusic
    @dawladmusic 3 ปีที่แล้ว +10

    Wlhi waan ilmeeyey baba jeey qof qalbi fiicanbaad tahay marwadaaduna waa ehlu janno alle haysu kiin barakeeyo dhamaantiin

  • @juweriamahamed1133
    @juweriamahamed1133 3 ปีที่แล้ว +19

    Omg Walhi l like the way he kissed for her beautiful face waadacad labadaba allehayskukiindaayo farxad kunoolada abid love both of u😓😥😢😰😰😰😰😰

  • @duniyakordahab
    @duniyakordahab 5 หลายเดือนก่อน

    Kusali xabiibkena Mohamed scw scw scw scw

  • @sucaadsiman8260
    @sucaadsiman8260 3 ปีที่แล้ว +13

    Baba jey illah dartiis ayan kuu jeclahay adi iyo familkaga illah ha idinbarakeeyo

  • @truelife6820
    @truelife6820 3 ปีที่แล้ว +9

    Ala wan kufarxay zowj wngsan baatahy wali madan ilaabin wlh ilin ayaa iguso istaagtay ilhow iskukiin barakeey yaa allh🤲🏽.

  • @ahmethbeanzofficial547
    @ahmethbeanzofficial547 3 ปีที่แล้ว

    Video-gan wuu iga ilmeysiiyey wlhi, Baaba-jeey Waa Qof Qalbi wanaagsan, Inuu Xaas Wanaagsan uu helo Wanaagiisa Ayaa u Sabab ah , Alle Cimri dherer iyi Caafimaad ha idin siiyo.👏👏👏

  • @hanibeela3915
    @hanibeela3915 3 ปีที่แล้ว +9

    Baba sharaf korkaga ha ahayo waxa tahay qof wanagsan xaskagu nasiib bey ledahy sababto ah adey xas kutahy wada jire nabad gala inshalah ❤️❤️❤️

  • @farxaanwali3329
    @farxaanwali3329 3 ปีที่แล้ว +20

    Ciid wanaagsan wllo baabajey
    Lkn hal talo ayaan kula wadaagaya ilmuhu inta uu korayo ama uu yaryahay ha u xiirin dhafoorada waayo hduu ku koro wuxu u qaadanaya inay dhaqankeena ka mid tahay
    Kamiradana ka yree
    Alle hakuu xifdiyo isaga iyo inta ka dambaysa idamka Alle
    Xumaana igama aha mahadsanid

    • @badran262
      @badran262 3 ปีที่แล้ว +1

      Sax insha allh wuqadandona alle hawada xifdiyo familkina alle haiskubarakeeyo

    • @farxaanwali3329
      @farxaanwali3329 3 ปีที่แล้ว

      Insha Allah waan rajaynayaa wlalkeen wan jecelnahay

    • @mahadihassan5203
      @mahadihassan5203 3 ปีที่แล้ว

      Maasha allah walaalkey waa kaa muuqataa inaad tahay qof iyo iyo dhaqan wanaagsan kagu soo barbaarshay allah ha ku xafido aad baan u jeclahY dadka wanaaga tuso walaalahooda kale. Xumaantana uga diga ayagoo aan caytamin mahadsanid wll

    • @hananzicit3545
      @hananzicit3545 3 ปีที่แล้ว

      Wa kugu raaczanahay,bab jeey wa jclahay inan mar ku arko inader mx anago wajigag aqoonin codkaga ku qoslay Alle ha ku xafido adiyo qoyskaga

  • @aastha79
    @aastha79 3 ปีที่แล้ว +6

    MashaAllah brother. This was a beautiful video. May Allah bless you and your family. Keep making your wife happy. That’s what most men suppose to do.

  • @sawdaqarad4528
    @sawdaqarad4528 3 ปีที่แล้ว +7

    Xaggan aniga oo cadhaysana yaan soo bookhaday runtiii anigoo faraxsan ayaan ka tagay
    Alle haydin barakeeyo qoys qurux badan iyo gabadh geenyo ah karti badan oo ♥ 😍 caqli badan weeye
    Mash allah 💖 💓 💕 ❤

  • @Queenmuhiim
    @Queenmuhiim 3 ปีที่แล้ว +38

    Kumaanan lugo leh oo carurtoodan aan xanbarin ayaa jira mansha alah nago badan oo xakarayo oo nimankoda an u ogeen guriga udhoora wanaag alow qalbiyada uso jirci oo ee nagahoda jecladan inbadan

  • @ayniyusuf6904
    @ayniyusuf6904 3 ปีที่แล้ว

    Mansha Allah baaba jeey alle ha ku barakeeyo qoskaga quruxda badan

  • @XamdiKalgacalHamdihalgan
    @XamdiKalgacalHamdihalgan 3 ปีที่แล้ว +9

    Mansha Allah wlhi wan farxad oyey nin rag ah iga dheh baba jeey dumashi nagu salam abowe 😭❤❤👏💯👏💯❤

  • @manaalayatollah1096
    @manaalayatollah1096 3 ปีที่แล้ว +25

    M.a best couple🤴👸💏✌
    So beautiful famil👨‍👩‍👦‍👦💝y
    Allaha idin xafido🤲🤲📿📿

    • @DjWageone
      @DjWageone 3 ปีที่แล้ว +1

      Amiin alle ha xifdiyo

  • @AhmedAli-dr4sl
    @AhmedAli-dr4sl 3 ปีที่แล้ว +7

    Masha allah baba adiga iyo familkaga nolol fardadbadan kunolda aad baan idin jecelnahay🥰🥰🥰

  • @mohamedsayidmohamed3764
    @mohamedsayidmohamed3764 3 ปีที่แล้ว +7

    Baaba jey waxaa tahay qof qalbi wanaagsan Alle ha idin xafido dhamantiina inta Aan heysan Alle ha usahlo

  • @shankaronmahamed7326
    @shankaronmahamed7326 3 ปีที่แล้ว +7

    walhi baba jay waa iga ilmesiyey manta ilahay haku xifdiyo xaskaga sharafta leh yaarabi iyo dhaman famalkaga❤

  • @Bile24335
    @Bile24335 3 ปีที่แล้ว

    Baba jaay bro walahi waa ku farxay wax badan maqlay ragga spmalida romatik mahan waa na furatay bro mahadsanid

  • @simanturki5077
    @simanturki5077 3 ปีที่แล้ว +10

    Baba jeey iyo familkisa Allah cimri dheer iyo ciibado suban idin siiyo❤🧡

  • @ramloabdirahman7205
    @ramloabdirahman7205 3 ปีที่แล้ว +8

    Masha Allah 😭😭dhabarkeda ku sarty wlh she’s good

  • @ladanahmed931
    @ladanahmed931 3 ปีที่แล้ว +2

    I can’t stop crying very beautiful family Mashallah congratulations

  • @khaalidmataanofficial3306
    @khaalidmataanofficial3306 3 ปีที่แล้ว +21

    Maanta Ka hor maan maqal inuu Baabje Unaafo yahy _______Baabaje keepgion 👋👋🇸🇴

  • @siinkadheerofficiallchanne5349
    @siinkadheerofficiallchanne5349 3 ปีที่แล้ว +69

    Baba farxad kunolow inta babajey xushmad uhaysa like-ta ha ila dhafina

  • @dr.jamalabdikadirmohamed42
    @dr.jamalabdikadirmohamed42 3 ปีที่แล้ว

    Maasha allah wll baba jey wll alle reerkaaga hakuu daayo

  • @Deeqo1857
    @Deeqo1857 3 ปีที่แล้ว +4

    Wallahi baba jey ilin ayaan iyo qiiro ayaan ku dhameestay video ga Allah ha isku kuun barakeeyo awlaad baari ahna ha idin siiyo

  • @halimaadan5624
    @halimaadan5624 3 ปีที่แล้ว +5

    MashaAllah babajey wlx wakufarxay marki an arki xaskatha iyo cururtatha ......Allah kubarakeyo baba 💜 ilxun Allah kahaya .....Keep going baba nd his fmly so happy for u .....waxatahy quf qalbi wanagsan runtii 💕🌹🌹💕💕❤️❤️🌹💕