IPHONE 15 PRO MAX AYAAN SIYAY WIILO TAAKOW FARXAD DARTEDA AYEY…..

แชร์
ฝัง
  • เผยแพร่เมื่อ 11 ธ.ค. 2024

ความคิดเห็น • 615

  • @Siciidbashaash
    @Siciidbashaash ปีที่แล้ว +337

    Dunidan Ma so marin ruux la mid ah Nabigeena Mohamed ﷺ❤😢

  • @aminaomar6306
    @aminaomar6306 ปีที่แล้ว +46

    Mashallh tabaraka raxmaan wiilo waa gabar qalbi wanagsan Baaba allow bedelkooda wax kheyrbadan KUUGU bedel meshay kaaobaxeen inshallh amiiiiiiin

  • @Alamtara1
    @Alamtara1 ปีที่แล้ว +79

    اللهم انصر اخواننا مسلمين المستضعفين في فلسطين 😢🎉

    • @Raabica-x4y
      @Raabica-x4y ปีที่แล้ว

      Aaaamiin Aaaamiin Aaaamiin Aaaamiin Aaaamiin

    • @iqrabashiir
      @iqrabashiir ปีที่แล้ว

      آمين آمين آمين آمين آمين ❤❤

    • @NuuneyareNuuneyare
      @NuuneyareNuuneyare ปีที่แล้ว

      امين يارب العالمين ❤❤❤

  • @CABDOOW_YADORO_AADOOROOW
    @CABDOOW_YADORO_AADOOROOW ปีที่แล้ว +69

    I from Zambia🇯🇲 i love Somali people
    War soomali ba ehee lovta ii saara😂 inta ka Heshay Muuqaalkaan ONE LOVE ❤😊

    • @IbraahimMaxamad-vf8el
      @IbraahimMaxamad-vf8el ปีที่แล้ว

      9129119111119111911111911 qq 11191

    • @Leila-js7sd
      @Leila-js7sd ปีที่แล้ว

      Wat kii ceyda commentigisa ku soqaray miya am from zombia kulaha war waa jamaica😂😂😂😂

    • @darishore814
      @darishore814 ปีที่แล้ว

      Hasan top indeerkiis lee tahaye xaga timaha maa zambia ku noqone 😂😂

  • @nimcocismaan9919
    @nimcocismaan9919 ปีที่แล้ว +37

    Man'sh allh arsaaqad xalaaal ah oo barako leh alle haku siiyo wll adiga iyo muslimintaba🤲🥰🥰🥰🥰🥰

  • @sirkaal
    @sirkaal ปีที่แล้ว +4

    This is a beautiful gesture, Willo you have some real friends.

  • @cabdiraxmaanmaxamed2722
    @cabdiraxmaanmaxamed2722 ปีที่แล้ว +50

    The best person ever the most knowledge able and the most shine all created prophet muhammed scw❤️❤️🕋🕋

    • @QueenMuniiza
      @QueenMuniiza ปีที่แล้ว +1

      الله اكبر ولله الحمد

    • @QueenMuniiza
      @QueenMuniiza ปีที่แล้ว +1

      عليه افضل الصلاة والسلام على رسول الله صل الله عليه وسلم

  • @amxedmohamed1752
    @amxedmohamed1752 ปีที่แล้ว +24

    Babajeey Adoon Lamida Waa dhif Sxp Noolow 😇

  • @Channel24401
    @Channel24401 ปีที่แล้ว +23

    Masha allah aniga wan kufaraxsanahy babajey gabartan ayaa yutubkisa waxaa kubarte qosol wiilo marka wee u qalataa wiilo waaa qof qalbi fican masha allah ❤❤❤❤❤❤

  • @manalmohaz6206
    @manalmohaz6206 ปีที่แล้ว +63

    I can’t wait shiikh shantay reaction kisa😂😂😂😂

    • @mabruukabukar6682
      @mabruukabukar6682 ปีที่แล้ว +2

      Hhhhhhhhhhh wiilo ayaa baaba jeey ugu tagtay dukaan markaasay qososhay hhhhhhhh

    • @Nidaamiye
      @Nidaamiye ปีที่แล้ว

      😂😂😂

    • @nimcaaliwaceys8484
      @nimcaaliwaceys8484 ปีที่แล้ว

      ​@@mabruukabukar6682ay waliba n...saha saartey😂😂hab😅

    • @Khadargariola
      @Khadargariola ปีที่แล้ว

      😅😅

    • @habsahhaaji5891
      @habsahhaaji5891 ปีที่แล้ว

      ​@@mabruukabukar6682😂😂😂😂

  • @umuclaahi5562
    @umuclaahi5562 ปีที่แล้ว +8

    allaah ka cabso wiilo qof dumar ah baa tahee adikana Allaah ka cabso naagta ajnabi baakala tihiine

  • @sabiriincabdi2515
    @sabiriincabdi2515 ปีที่แล้ว +11

    Masha.allaah baaba jey m.a saxiibtinimada ha waarto m.a hambalyo hambalyo wiilo taakow wiilo waa qof qalbi wanaagsan m.a❤❤❤❤❤

  • @xidigtaxamar5321
    @xidigtaxamar5321 ปีที่แล้ว +7

    Adunka qof wax heesto lee wax logu daraa illhow adaa no maqan😢

  • @BossHamza765
    @BossHamza765 ปีที่แล้ว +23

    Msha allah Wiilo waa gabr wngsn oo qalbi ficn lkn haldhaqan inee iskadhafto ayan ka codsanaa wllshey wxaana wye ragga ad ku dhag dhageysid iskadhaf wllshey

  • @kheriyamohamud4517
    @kheriyamohamud4517 ปีที่แล้ว +13

    Mansha allaaah walhi wiilo tako waa gabar qalbi wangsaan Mansha allaah ilaahy haku barkeeyo babo je❤❤❤

  • @deganka
    @deganka ปีที่แล้ว +15

    masha Allah ❤
    saxba dhabta ah
    waa tan qalbiga ka soo goda
    keeg plgoing bb,and wiilo ❤❤❤

  • @popularshorts7686
    @popularshorts7686 ปีที่แล้ว +51

    Belive me sheekh shantaay is going to react to this video 😂😂😂baaba jiis iyo wiilo 😂😂

  • @haruunbey2203
    @haruunbey2203 ปีที่แล้ว +2

    Qofka dumarka o naxarista ilhy Aya o naxarista 😢❤ wlhi gusleyso sxb baba

  • @mohamadomar4591
    @mohamadomar4591 ปีที่แล้ว +25

    Masha Allah Dadkii hore ayaa is helay❤❤❤ Wiilo iyo baba jey Waa walalo iyo saxibo aan waligood kala go'een❤❤

  • @Farhia_ali
    @Farhia_ali ปีที่แล้ว +8

    MAASHA. ALAAH
    WIILO. WAA. UQALANTAA
    WAA. GABAR. QABI. FIICAN
    BSABAJEEY. JASAAKALASH. DUMARKA. HALOORAANAADO❤❤❤

  • @CabdiNajiib-p6z
    @CabdiNajiib-p6z ปีที่แล้ว +148

    Baba anineh😂

    • @ramos2358
      @ramos2358 ปีที่แล้ว +5

      Qudbosiro aan ilmo lagu dhaleyn saxiixdey 😂 Adi hada diyaar thy wax ma weyneysid😅

    • @mohamedcabdi88888
      @mohamedcabdi88888 ปีที่แล้ว +2

      Diyar waye igarkey😂

    • @nimcoaadan5097
      @nimcoaadan5097 ปีที่แล้ว

      ​@@ramos2358😂

    • @maxamuudsiciid6974
      @maxamuudsiciid6974 ปีที่แล้ว

      ​@@mohamedcabdi88888 igar kay😂😂😂😂😂

    • @CRACKER454
      @CRACKER454 ปีที่แล้ว

      ​@@ramos2358aaqiro hadalkas cadeen keen marki lagu dhaho aanku sugeena

  • @MohamedAbdi-k6r
    @MohamedAbdi-k6r ปีที่แล้ว +45

    I just love this girl manshaallah ❤❤, just make her happy always bro she is very kind and honest 💖

    • @SumayaSaeed-nq1ci
      @SumayaSaeed-nq1ci ปีที่แล้ว +1

      Naxariis iyo dacadnimo waxba matareyso hdii aysan alle kacabsi jirin

    • @calicilmi-kl9cr
      @calicilmi-kl9cr ปีที่แล้ว

      ❤😂❤

    • @user-mk1gp2cw7o
      @user-mk1gp2cw7o ปีที่แล้ว

      ​@@SumayaSaeed-nq1ci waa dax

    • @fartuncabdi3782
      @fartuncabdi3782 ปีที่แล้ว

      ​@@SumayaSaeed-nq1ciwalaahi taas ayaan been eheen Alle kacabsiga ayaa asal ah

  • @dheereyechannel
    @dheereyechannel ปีที่แล้ว +38

    Big legend always babajey and willo best gifts iPhone 15 pro max winners ❤♥️💯❤😜⚽️😊

  • @CaadilMahamedmahamoud-kk5tl
    @CaadilMahamedmahamoud-kk5tl ปีที่แล้ว +2

    Baabajey wlhi waxa rhy qof wngsn sidan dadka uga farxiso allah kaaga farxiyo

  • @KeynaanMohamud-qy8tp
    @KeynaanMohamud-qy8tp ปีที่แล้ว +3

    Sxp saaxip tinimada wax ka ya qaano waa baaba jey quruxay waana kula farax sanahay

  • @mahamud9952
    @mahamud9952 ปีที่แล้ว +4

    Tuug is watching😂 hayeey wiilo

  • @walianoyuledanger4454
    @walianoyuledanger4454 ปีที่แล้ว +8

    Inta sugeyso reactionka sheikh shantay😅😅

  • @munaahmed5256
    @munaahmed5256 ปีที่แล้ว +2

    mashallah mshallah walhi waaa kafarxisay allah hakaa farxiyo❤❤🤴🤴

  • @luulaahmed4144
    @luulaahmed4144 10 หลายเดือนก่อน

    Illaahayoow Rabiyoow Raxmaanow addoomahaga ka mid ahay yaa Rabbiyow Iphone 15 iyo wax ka qiimo badanbo ii sahal❤😢

  • @genihassanibrahimibrahim5733
    @genihassanibrahimibrahim5733 ปีที่แล้ว +1

    Baaba waa qof shaqsiyadiisa wanaagsan ilaahay waxaan kaaga bayey inuu lixdiisa lixaad usoo celiyo baaba mar walba waan kuu duceeyaaa hortada qeer miskiin umaciine aa thy waa tageere labar one❤❤❤❤❤❤❤❤❤

  • @lulmohamed-rz4xt
    @lulmohamed-rz4xt ปีที่แล้ว +5

    Waxan Amin sanahay in one day baba Jey igu sharfidona iphone 15 inshallah ❤

  • @Faadumo238
    @Faadumo238 ปีที่แล้ว +6

    Xaaskaga qalbigeeda ilali maxey tahy naagta kaabta galineysid😢

  • @aadanmo4117
    @aadanmo4117 ปีที่แล้ว +2

    Sxp Baaba weliga ha iloobin Wiilo taakaw ❤❤❤❤❤

  • @Jarmalka1251
    @Jarmalka1251 ปีที่แล้ว +34

    War sida aay gacanta uga salaxeeyso ayaaba mushkilad ah Shiikh shantaay reaction kiisa waa sugeeynaa 😂😂

    • @marishsulieman9669
      @marishsulieman9669 ปีที่แล้ว +6

      Shekh shantay wx badan waa ku saxan yahy wx yaaba qaarna wa ku qaldanyhy hada miayay is qaban mrky laabta is galinayan wxsi waa dhaqan xumo dhalinta caadi looga dhigayao wr alle ka baqa odhaqankn badala😮

    • @Sacdiya_hussein
      @Sacdiya_hussein ปีที่แล้ว +2

      😂😂😂 balamis yaah

    • @Jarmalka1251
      @Jarmalka1251 ปีที่แล้ว

      @@Sacdiya_hussein aad iyo aad 😅😅

    • @maxamuudsiciid6974
      @maxamuudsiciid6974 ปีที่แล้ว

      ​@@Sacdiya_hussein😂😂😂😂1 12:20

  • @mohaataalyrics7838
    @mohaataalyrics7838 ปีที่แล้ว +18

    Dhaqan xumadan arag subxnallah bal yaa isku baneeyaay😢😅

    • @macalinhaaf4598
      @macalinhaaf4598 ปีที่แล้ว +1

      Adi comment in Aad sooqorto yaa kuubaneeyay😂😂

    • @mohaataalyrics7838
      @mohaataalyrics7838 ปีที่แล้ว +1

      @@macalinhaaf4598 diinta islaamka ee mcnta bdan ii baneese inaa kahadlo dhaqan xumadan wlshaa uma rabtid saan

    • @umumascuud3307
      @umumascuud3307 ปีที่แล้ว +2

      waxa ka daran dadka aan xumanta ka xumaneyn ee mashaAllh da so qoraya

    • @X10-f6e
      @X10-f6e ปีที่แล้ว +2

      Hadalkaada waa sax lkn wallka dhanka qof muslim eh o kurbo lakafeeday ka fiiri waa wax yaa lahoo alle weyn ugu jecelyahy deyda kale shahwaad maaha waa farxad

    • @mohaataalyrics7838
      @mohaataalyrics7838 ปีที่แล้ว

      @@X10-f6e xittaa hdee frxday ninkeda maahan wlkeda neh maahan yaa isku baneyay frxada ayado muujineso afka ugu mahadcelin kartay

  • @hibohaibe3747
    @hibohaibe3747 ปีที่แล้ว +1

    Babajey iyo wiilo sh shantaay waa la arki doomaaaaa

  • @Yuslim_somali_CR7
    @Yuslim_somali_CR7 ปีที่แล้ว +19

    Congratulations my sister 💯❤️

  • @Gaas12-24
    @Gaas12-24 ปีที่แล้ว +3

    Gabadha amuuraheeda inaad ka jadhid baa wanaagsan saaxiib.😊

  • @adenamiiroali303
    @adenamiiroali303 ปีที่แล้ว

    Iskudhaga dad aan isqabin ama murxum isku ahayn waa xaaraam ee rabi ka baqa aduunyadaan laguna waayayee, Subxaanaka yaa cadiim!

  • @shdw-wf7ro
    @shdw-wf7ro ปีที่แล้ว +5

    I like wiilo wagabadh qalbi wanaagsan ❤❤

  • @nafisomashir2497
    @nafisomashir2497 ปีที่แล้ว +3

    Waryaa naagtaan waad ku waalatay qalbiga naagtada ilaali😢😢 wax badan beeiy kuuku duqaadate

  • @kabobeofficial2476
    @kabobeofficial2476 ปีที่แล้ว +85

    Walalow waligay iphone ma arkin idinkana gift ayaad iimaanka nooga qaadeen sorry ilaahayoow hanta aan dad wax ugu hadiyadeeyo isii waad awoodaaye😴🤲

    • @zumayoxasan6333
      @zumayoxasan6333 ปีที่แล้ว

      Aamin 🤲

    • @darishore814
      @darishore814 ปีที่แล้ว +4

      Waxaas intaa shiidka tahay lee waye marka hanti hesho qofkaagi hore ma noqoneysid waji kale laso baxe. Marka shiidka aheen aan waxa dhihi jirnay oo dad masaakiin arko ilaahow hanti isii aan dadka masakinta aan siiye

    • @sucaadmohamed8257
      @sucaadmohamed8257 ปีที่แล้ว +1

      Hhhhhhh dhamnteen illhy hyno sahlo

    • @darishore814
      @darishore814 ปีที่แล้ว

      @@sucaadmohamed8257 waa ila fahantay miya ducada shiidka, ilaah maa lagaadi karee lkn waa laguugu tijaabina 😂😂

    • @kabobeofficial2476
      @kabobeofficial2476 ปีที่แล้ว

      @@darishore814 ilaahay sidii roon hanayeelo lacaga waji kale yeelani ma aaaminsani

  • @Rahma-mohamed3571
    @Rahma-mohamed3571 ปีที่แล้ว +1

    Wxy bajaajta tartiib u socoto😅 baba keep going

  • @cabasmaxamednur
    @cabasmaxamednur ปีที่แล้ว +1

    Baabajeey zxb ani ilaahay dartiis taleefan maad iigu gadi noocuu rabo ha ahaadee 😭😭😭

  • @umunishaad5959
    @umunishaad5959 ปีที่แล้ว

    Rabiyo isahal waxa bani aadm isiyey marwi wlhi allh raxmnka ayan kasugyaa insha allh

  • @nagiibibraahim1483
    @nagiibibraahim1483 ปีที่แล้ว +2

    Waaw walala tinimo. ❤❤❤❤

  • @hamseizhqi9554
    @hamseizhqi9554 ปีที่แล้ว +2

    Walltinimo shumis lasocto wax dhama malahan😂❤

  • @FardowsaCudoon
    @FardowsaCudoon ปีที่แล้ว +1

    Iney isla ogyihin wiilo yaa so duby marky so socoty😂😂😂😂

  • @CabdifataaxAhmed-wd6dx
    @CabdifataaxAhmed-wd6dx ปีที่แล้ว

    Dunada masoo marin ruux ka wanaagsan nabigeena muhamad

  • @majkaabas5048
    @majkaabas5048 ปีที่แล้ว +2

    Wiilo taakow:iphone15
    Babajey xaskiisa:niicle 😂😂😂😂

    • @majkaabas5048
      @majkaabas5048 ปีที่แล้ว

      @@RidaaChannel ani nin dhan ma dhihin kliya babajey le🤪🤣

    • @nimcaaliwaceys8484
      @nimcaaliwaceys8484 ปีที่แล้ว

      ​@@majkaabas5048😂😂😂ani iphone 14
      Ninkeygana OPPO😢😂😂 kwrn hee😊

  • @abdimalikyare7940
    @abdimalikyare7940 ปีที่แล้ว +8

    Subxaanalaah dadka xumaanta maa shaallah soo dhahaya diin male War dadka waaniya

    • @siman4216
      @siman4216 ปีที่แล้ว

      Maxaa xumaanto ah gabar miskiin ah oo Laga farxiye miyaa ah xumaanto waxwalbo waad xumeysaan biniadanka qalbigaa ka dhawaacdaan farxadaa idiin dhibta hadaa run sheegeeso caruurta kufsi iyo dhibato wayn lagu haayo ka badal oo udood

    • @abdimalikyare7940
      @abdimalikyare7940 ปีที่แล้ว

      @@siman4216 diinta soo baro teeda kale aqoon miyaa ileedahay waa adiga daf isoo yiriye caruur inaa kahadlo iyo in kale anigu gabadha in wax lasiiyo madiidi n aduunka waxaa ujeclahay qofkii gabar caawiya anigu waxaa diiday dad ajaanib kala ah inay isku dhag dhagaan

  • @ahmedquraish932
    @ahmedquraish932 ปีที่แล้ว +1

    Wad kafarxisay gabadha tnks baaba jey ❤❤

  • @sahracabdulqadir8858
    @sahracabdulqadir8858 ปีที่แล้ว

    Wiilo waa shubo. Nim anqabin wslalked ahen ayay sa s ugudhagdhage.qayamo. warayal. Dadkana soo qorayo masha allah allah. Wa danbabten itaqu lah

  • @Zuumaya123
    @Zuumaya123 ปีที่แล้ว +1

    Anineeh baba😢😢😢

  • @maxamedcumar3739
    @maxamedcumar3739 ปีที่แล้ว

    Walaaltinimo oo la is leefleefayo waa another level

  • @sihamabdii7564
    @sihamabdii7564 ปีที่แล้ว +1

    Asc Babajey waxan Ahay Hooyo somaliyed heysata caruur e icabi walal😢😢😢😢

  • @fadumosharif938
    @fadumosharif938 ปีที่แล้ว +2

    Inaa lilaahi wa inaaileyhi raajicuun walayaal in aad is hadeyay saan waa wax fiican laakiin labo qof oo isqabo ma tihiin ee ilaahay ka baqa in aad isku gacan qaadaan waa wax laga fiican yahay waxaan idiinku soo koobayaa in aad ilaahay ka baqdaan

  • @fiidowmrk
    @fiidowmrk ปีที่แล้ว +5

    Tiimkega waxan ahay abo somaliyed o niga wada codsanayo dhamantin in ad igu wada sacidin dhamantin SUBSCRIBED walalahey qali ah e somaliyed wadna mahadsantihin dhamantin guulesta wiligin walalyal aamiin aamiin aamiin aamiin 🇸🇴 ❤

    • @mariaadan4822
      @mariaadan4822 ปีที่แล้ว +1

      Waa kuso saaray wllo qaali

  • @wardaali3529
    @wardaali3529 ปีที่แล้ว +1

    Sheikh shantaay hada soo qeylinaa

  • @billanbj7056
    @billanbj7056 ปีที่แล้ว +3

    Walahay wiilo wagii lagudonsiyaya waan dawanayay manshaa allah

  • @abdalaaragsame1046
    @abdalaaragsame1046 ปีที่แล้ว +5

    Baabajey legend funns kaaga ka mid ahay sxb iPhone ma aii gadid ex max xaata❤✋🙏🤝

  • @umuyaasir4251
    @umuyaasir4251 ปีที่แล้ว +1

    Maasha Allah wiilo iyo baaba jeey❤❤❤❤❤

  • @team27_asad_hagio
    @team27_asad_hagio ปีที่แล้ว +22

    Baaba jey this man is the one of the best youtubers and videos creators i have ever watched. Prozkei i am always number one supporter 4 u 🤝

    • @darishore814
      @darishore814 ปีที่แล้ว

      Waji xun Ado maleysia kee joogo maa luuqada somali u goysay 😞

    • @HANAD4
      @HANAD4 ปีที่แล้ว

      War qof ta aad umaleynaysid ma ahan ee isqawo😂

    • @darishore814
      @darishore814 ปีที่แล้ว

      @@HANAD4 taas aaba kasii daran, qof aan waxba ku Dheereen ina iska dhigto waa daciiftiimo kale iyado liuqadeedi iyo shaqsiyadeedi ka cararaysa

    • @team27_asad_hagio
      @team27_asad_hagio ปีที่แล้ว +1

      @@HANAD4 Qof walba qofka kale haku mashquulin😭😭😭

    • @Lulu-114
      @Lulu-114 ปีที่แล้ว +1

      Koko ninkaan diinta kuyartahay maaba iitaageertay oo naagta ajnabiga ka ah laabta galinaayo sorry baayo

  • @nuuran9656
    @nuuran9656 ปีที่แล้ว +8

    Subxaanalaah allaah ka xishooda dad waaween aa tihiin

  • @KheertoAli
    @KheertoAli ปีที่แล้ว

    Asc baaba iyo wiilo ajnabi aakalla tahiin wax saaxiib wax ladhaho majiraano wiil iyo gabar allaah ka baqa nafta meel lloo soo jooga malla yaqaano

  • @JeeyLove
    @JeeyLove ปีที่แล้ว

    Babajey iphone 15 pro mix iigaad sxb mcn

  • @aishacuud3051
    @aishacuud3051 ปีที่แล้ว

    Mashaalah tabarakallah baba ana kenya an jogaa am ur fans maigadhi ❤

  • @Ahmedvidic
    @Ahmedvidic ปีที่แล้ว

    Hadda marka wiilo in ay caado u joogto anaga dhan ma ognahay 😊😊 . TH-cam leey jinni waaye

  • @safaaa94
    @safaaa94 ปีที่แล้ว +2

    Baba mashaalah bedelkisa kheer badan alaha ku siiyo

  • @Amin_Ahmed_Upthi2020
    @Amin_Ahmed_Upthi2020 ปีที่แล้ว +7

    Baaba yaa baaba ❤️❤️👑👑👑

  • @Farxanmk
    @Farxanmk 11 หลายเดือนก่อน

    Mxaa waye marka camerada wiilo lala daba socdo hadiii wax aysan ogeyn 😂😂

  • @nasiyeofficialchannel8026
    @nasiyeofficialchannel8026 ปีที่แล้ว +2

    Wlhi baaba waa qof sxb yaqaano

  • @abdirizakgedi4339
    @abdirizakgedi4339 ปีที่แล้ว +6

    Kindly we don't need more another level shenanigans 😂😂

  • @Abdelrahimmohamed-jy7lp
    @Abdelrahimmohamed-jy7lp ปีที่แล้ว

    I Am from Germany 🇩🇪 I love somali people 🇸🇴 😷😷😷😜😜😜

  • @siidali5282
    @siidali5282 ปีที่แล้ว +1

    Adiga walaahi aaqiro wax baa kusogooyo dadbaa dhiwaateeysan oo roobabka saameeyey maa taakuleeysid faafaajidaan wax ugadeesid sheeydhaan yoow

  • @KhaliilmaxamedCLAAHi
    @KhaliilmaxamedCLAAHi ปีที่แล้ว +3

    Nin Aad u wngzn paapa 👍🙌

  • @zidanjiragarob5076
    @zidanjiragarob5076 ปีที่แล้ว

    baabajey sxb wanawashay sxb ee manoo gatiit anaga waligeena maa qaban ee foon kkk😂

  • @ruqiyomohamed9954
    @ruqiyomohamed9954 ปีที่แล้ว

    Masha allah gabadhas waa gaber qalbi wngsn mar walba is garab istaaga dadka wargooda dhegba ha udhigana lama helo saxiib wngsn kuu noqda walal guuleysta

  • @WllkaWen-h1c
    @WllkaWen-h1c ปีที่แล้ว +1

    Asc asxapey San dinta ma ogolo asxapey baabajey maa wax loshego ma jiraan miyaa dad in ay akjogaan unasteexeya asxaapey

  • @C.samiicSaciid
    @C.samiicSaciid ปีที่แล้ว +3

    Ma adaa ku soo wacaa cali jiisooyee i dhibinee 😂😢

  • @nadyaqueen-p8d
    @nadyaqueen-p8d ปีที่แล้ว +1

    Baba aniga ayaa kuu dhiman🤣🤣

  • @saadeaali9231
    @saadeaali9231 ปีที่แล้ว +2

    Masha Alllaaaah 🎉🎉🎉🎉🎉❤❤❤❤❤

  • @zacki.yoww92
    @zacki.yoww92 ปีที่แล้ว +5

    sheekh shantaay is watching👀😂

  • @neyruuschannel5543
    @neyruuschannel5543 ปีที่แล้ว +2

    Subxaana laaah nin islaameed ayay isaka dhagdhagee laku siiqaad

  • @Dahraaniita
    @Dahraaniita ปีที่แล้ว

    Alla waa maseery wllhi ani xtaa qof iigadaayo maleh🥺🥺🥺

  • @HamdixilkasIbrahim
    @HamdixilkasIbrahim ปีที่แล้ว +2

    Ayadoo mobeel gadan rabto ayuu dhahaa wan gudoon siiyay😂😂

  • @ama-aidarusmohamedali1184
    @ama-aidarusmohamedali1184 ปีที่แล้ว +2

    Masha Allah Baba Jey❤❤

  • @1fil-san
    @1fil-san ปีที่แล้ว +1

    Wiilo babajey way jeceshahay qudba siruu ku qabaa 😅😅 ma soconayso sheeko saxbiitinimo

  • @miskiabdirahman5470
    @miskiabdirahman5470 ปีที่แล้ว +1

    Allah aya bariyay in mobile iphone siiyo inbdn kama quusan baryada rabi 😢😢

  • @farhiyomuse6155
    @farhiyomuse6155 ปีที่แล้ว +1

    Pray flastiin❤❤❤

  • @nasiyeofficialchannel8026
    @nasiyeofficialchannel8026 ปีที่แล้ว +2

    Baabajeey waa qof yaqaan sxbtimimada

  • @CabdalahiMaxamed
    @CabdalahiMaxamed ปีที่แล้ว

    Wiligega xitaa inangato kumafikirin idinkana hadiyadcamal baadiskusiheysaan alxamdulillaah

  • @sacdiyocolow3007
    @sacdiyocolow3007 ปีที่แล้ว

    Baba jeep qalbi nadiif aatahay horeusoc walaal0❤❤❤❤❤❤

  • @sumeyyamukhtar
    @sumeyyamukhtar ปีที่แล้ว +1

    ❤❤❤❤❤❤😂😂😂😂😂😂Masha Allah walal tinimo wax ka qiimo badan

  • @AXMAROFFICIAL
    @AXMAROFFICIAL ปีที่แล้ว +4

    Dhanka Raga usoo beyr leaged
    ANigaa hadhey😂😂

  • @libaancali7272
    @libaancali7272 ปีที่แล้ว +6

    ❤ Baaba jeey legend wanku wataa ❤

  • @naimaahmed346
    @naimaahmed346 ปีที่แล้ว +2

    Mnsha allh wiilo iyo baaba jey saxipo qali ah❤❤❤

  • @calikeeyeew5436
    @calikeeyeew5436 ปีที่แล้ว

    Baaba jeey aniga sida walal tanimo ayaa waxa ku shegaa
    Waxa lugu dheel dheelo ayaa
    Jiro laakinse shaqadaado haku
    Dheelan ilaale ayaa ku leeyahay
    Dadka qalbigooda❤❤❤❤

  • @shankaronhassan923
    @shankaronhassan923 ปีที่แล้ว

    Intey imanin mesha bajajta ay sarned ya camerada kudawa waday ar somaliya😂😂😂😂 surprised waye be

  • @sharmaabdi1344
    @sharmaabdi1344 ปีที่แล้ว +1

    shantaay is watching