Sidee loo isticmaala Cod Ai ah?!!

แชร์
ฝัง
  • เผยแพร่เมื่อ 22 ก.ค. 2024
  • Sida loo isticmaalo cod Ai ah oo Somali ah
    How to make somali Ai voice over
    Isticmaal codkaan oo ka maaran walwalka ah makarofan fiican maheesto sidee cod usaara muuqaalkeyga sidee u isticmaali karaa cod Ai ah
    Saa uheshid elements ka aan u isticmale video gaan
    Kusoo biir telegram keyga👉: t.me/qadareditor1
    Instagram: qadar_yt?ig...
    Video chapters
    00:00 Hordhac
    00:12 Lasoo dag Say hi
    00:22 Luuqada
    00:31 Labada qaab oo loo isticmaalo appka
    00:39 Qaabka 1aad
    00:55 Qaabka 2aad
    01:18 FIIRO GAAR AH
    01:27 Gabo Gabo
  • วิทยาศาสตร์และเทคโนโลยี

ความคิดเห็น • 27

  • @QadarEditor
    @QadarEditor  3 หลายเดือนก่อน +8

    Fadlan video ga like noo saar si uu dad badan ugaaro 👍

    • @abdifatahqaadow3544
      @abdifatahqaadow3544 3 หลายเดือนก่อน +3

      Waan kuu saaray captain

    • @QadarEditor
      @QadarEditor  3 หลายเดือนก่อน +2

      Mahadsanid bro ❤️

    • @ABDALLA9084
      @ABDALLA9084 3 หลายเดือนก่อน

      Sxp waxaad so sameysaa sida laiskugu dajiyo video iyo thumbnail

    • @QadarEditor
      @QadarEditor  3 หลายเดือนก่อน

      @@ABDALLA9084 okey bro waan soo sameyna insha Allah

    • @CabdisalaanHasan-si1me
      @CabdisalaanHasan-si1me หลายเดือนก่อน

      Zxp Xagaan Kala Soo XaDhiidHa

  • @HiigsiEditor
    @HiigsiEditor 2 หลายเดือนก่อน

    Ustaad Halken Kaala Soo Xiriiraa ❤

    • @QadarEditor
      @QadarEditor  2 หลายเดือนก่อน

      Instagram ka profile ka saaran igala soo xiriir sxp

  • @SOMZONETECH6129
    @SOMZONETECH6129 3 หลายเดือนก่อน +1

    Keep up ❤

    • @QadarEditor
      @QadarEditor  3 หลายเดือนก่อน

      Mahadsanid wll ❤️

  • @anasmohomed6471
    @anasmohomed6471 2 หลายเดือนก่อน

    Apka noo soo qor sifiican looma fahmine sxp

    • @QadarEditor
      @QadarEditor  2 หลายเดือนก่อน

      “Say hi” la dhaha app ka

  • @xiyosoccer
    @xiyosoccer 3 หลายเดือนก่อน +1

  • @NuuraAadan-yg7pl45
    @NuuraAadan-yg7pl45 6 วันที่ผ่านมา

    0:36 0:36 0:36

  • @saidshire2424
    @saidshire2424 2 วันที่ผ่านมา

    War sxp naag buu iga noqday sidee u bedelaa😂😂

    • @QadarEditor
      @QadarEditor  วันที่ผ่านมา

      Hhhh luqada marka doorato male iyo femal kuu soo baxayo male dooro

  • @najkafilms718
    @najkafilms718 2 หลายเดือนก่อน

    Appkan waan aqaan lkn markaan screen kaduubto codku low ayuu noqonayaa

    • @QadarEditor
      @QadarEditor  2 หลายเดือนก่อน

      App ka aad ku duubtid wye cilada

  • @Cadceed-editor
    @Cadceed-editor 3 หลายเดือนก่อน

    Asc sxb halkee kaala soo xiriiraa

    • @QadarEditor
      @QadarEditor  3 หลายเดือนก่อน

      Instagram kaan igala soo hadal 👇
      instagram.com/abdiqani_qadar?igsh=MXRhZmtvZzE2aTNzcA%3D%3D&

  • @hodanmaxamed4789
    @hodanmaxamed4789 20 วันที่ผ่านมา

    Wll wajigada so raaci codkada iyo magacda wanba nabartee😂

    • @QadarEditor
      @QadarEditor  20 วันที่ผ่านมา

      10k marka gaaro lee wye 👍😂

  • @valtr124
    @valtr124 3 หลายเดือนก่อน

    zhp sidee character looga hadal siiyaa sidaada oo kle

    • @QadarEditor
      @QadarEditor  3 หลายเดือนก่อน

      Wll waa soo galiyay muqaalka kan ka hooseeyo kasoo daawo

  • @feysalabdulaahisheikh1185
    @feysalabdulaahisheikh1185 29 วันที่ผ่านมา

    Free miyaa wll