Sidee Loo Sameeyaa Soo koobista Filmada | Free course | Step by Step

แชร์
ฝัง
  • เผยแพร่เมื่อ 17 ก.พ. 2024
  • Sidee Loo Sameeyaa Muuqaalada Soo koobista Filmada | Free course | Step by Step ‪@Biduniali‬
    #filmrecap #like #subscribe #sidee
    Kanaalka / @biduniali . Subscribe For More❤️✨️
    Halkan Kala Deg applications👇
    Splayer : play.google.com/store/apps/de...
    Waa Kuwan Website aad Filimada Ka Helayso
    1.Tubi : tubitv.com/home
    2.Onstream : onstream.so/

ความคิดเห็น • 67

  • @Abdullahi-Daacad
    @Abdullahi-Daacad 5 หลายเดือนก่อน +31

    wiil dhalinyara ah oo dadaal badan ayaan halkaan ku arkaa hore u soco walalkeyow

    • @Biduniali
      @Biduniali  5 หลายเดือนก่อน +5

      Mahadsanid wlal Qaali

  • @MBC_QALQALI-yr3qv
    @MBC_QALQALI-yr3qv 4 หลายเดือนก่อน +4

    Keep up pro ❤

  • @abdirisaqpro
    @abdirisaqpro 8 วันที่ผ่านมา

    Tnks sayid 🙏

  • @MEECAAD_MEDIA
    @MEECAAD_MEDIA 5 หลายเดือนก่อน +4

    Guulayso nin dhalinyara oo dadaal badan baa tahaye

  • @FIKRADTUBE
    @FIKRADTUBE 5 หลายเดือนก่อน +2

    Keep moving sxb qofka aan hagarta aqoon lama xaqiro❤️🫡

  • @kinghamaaz1352
    @kinghamaaz1352 5 หลายเดือนก่อน +3

    Taliye intan subscribe uma qalanto wlhi hard worker tahy marka keep up

    • @Biduniali
      @Biduniali  5 หลายเดือนก่อน

      saxib aduun Orod laguma Gaadho inshAllH Wan Gaadhi meelo sare

  • @SomaliwithAbzi
    @SomaliwithAbzi 5 หลายเดือนก่อน +2

    The best❤ Bro horay u soco🙌🏾 Waa muqaal aad iyo aad u wanaagsan.

  • @ShaficiShow0
    @ShaficiShow0 4 หลายเดือนก่อน

    Go Forward 🚶‍♂️ 🎠 lph guuleyso

  • @QolkaQulaasada
    @QolkaQulaasada 5 หลายเดือนก่อน +4

    Zxp wxn ku jiaa soo koobida muddo labo sano ah . Muuqaalkan waa mid sax ah . Halaga faaidaysto

    • @lilswevo4537
      @lilswevo4537 4 หลายเดือนก่อน

      Codka appken ku duubi kara zxp

    • @Prime_antony_2008
      @Prime_antony_2008 หลายเดือนก่อน

      ​@@lilswevo4537 voice recorder sxb

  • @hassanmaare9349
    @hassanmaare9349 4 หลายเดือนก่อน

    Thnkz wll biduuni ali aad ban kaaga bogaadinaya sida daahfurnaata ah ee aad noola wadaagto xog badan🎉

  • @Dugsiiyefilms
    @Dugsiiyefilms 5 หลายเดือนก่อน +1

    Wixii iga maqnaa adaa ii sheegay mahad sanid 🙌🏼❤️

  • @user-yd1pt6nn2z
    @user-yd1pt6nn2z 4 หลายเดือนก่อน

    Walee nimcaa ilahey nasiiyay noo so badi saxib

  • @CadaalaMedia
    @CadaalaMedia 4 หลายเดือนก่อน

    Lagend kusoco, mahadsanid waa noo faaideysay❤😮🎉

  • @MBC_HUNTER
    @MBC_HUNTER 3 หลายเดือนก่อน

    Wllhi in badan ba ku radinaye channel kaga zxp magicisna wa ilowey lkn hda hely alx hore usoco zxp ❤ 🔥

  • @bahjocabdi9357
    @bahjocabdi9357 5 หลายเดือนก่อน

    🎉Thank you hormar wacan

  • @CabddicasiJaka
    @CabddicasiJaka 5 หลายเดือนก่อน

    Thanks wlal muuqaalada noo soo badi

  • @mahrez-uz7ju
    @mahrez-uz7ju 2 หลายเดือนก่อน

    zxp kuwanmr beast soo qaata muuqaladisa siday dhhan

  • @abdiselamsultan
    @abdiselamsultan 4 หลายเดือนก่อน

    Thanks bro

  • @SaahoodZuu23
    @SaahoodZuu23 5 หลายเดือนก่อน

    Guulayso wll

  • @shortsRecap4321
    @shortsRecap4321 5 หลายเดือนก่อน

    Inbadan ban raadinayey wll thanks

  • @calicasaawi
    @calicasaawi 5 หลายเดือนก่อน +1

    Sxb keep going video ima dhaafo😊❤😂

    • @Biduniali
      @Biduniali  5 หลายเดือนก่อน

      Wan kula socda Talye Guulayso

  • @Yooco.
    @Yooco. 5 หลายเดือนก่อน +2

    Mahadsanid zxp qli

    • @Biduniali
      @Biduniali  5 หลายเดือนก่อน

      Shukhran

  • @xuskaxaaji609
    @xuskaxaaji609 4 หลายเดือนก่อน

    haa

  • @Boqolbro1
    @Boqolbro1 หลายเดือนก่อน

    Sxb muqalada aygo copyright lehen facebook laga heli karaa

  • @Nuuwarsamepro
    @Nuuwarsamepro 5 หลายเดือนก่อน

    Waad Mahadsantahy Taliye

    • @Biduniali
      @Biduniali  5 หลายเดือนก่อน +1

      Thanks talye

  • @HindaAli-fq7dd
    @HindaAli-fq7dd 5 หลายเดือนก่อน

    Guul badan kuu rajeynayaa wlal qiimo badan oo aan waxbadan ka bartey

  • @khulasomovie
    @khulasomovie 5 หลายเดือนก่อน

    Waad la soo raagray uun 🎉🎉

    • @Biduniali
      @Biduniali  5 หลายเดือนก่อน

      Muuqaalkii hore een diyaariyey codkaa iga xumaadey wlal

    • @user-fu4lh7qb9w
      @user-fu4lh7qb9w 4 หลายเดือนก่อน +1

      Maxa angal loola jeeda

  • @user-rc6hk9tx8j
    @user-rc6hk9tx8j 5 หลายเดือนก่อน

    Ar saxib mahadsanid waxbadan baan raadinayey qaabka script loogu qorto iyo sida copyright looga reebo

  • @kinghamaaz1352
    @kinghamaaz1352 5 หลายเดือนก่อน

    Zxp appska linkiyadooda description soo dhig

  • @user-su6rg5zd1h
    @user-su6rg5zd1h 5 หลายเดือนก่อน

    Guulayso wlal dhalinyarada wax anfacayaad la wadaagtaa

  • @muxmello
    @muxmello 3 หลายเดือนก่อน

    Sxp 7sikin waan u jar jare lkn copyright+1 la iga qabye sxp maxaan sameeye aniga kaliya waxa i dhiba waa copyrightkaas zxp plz luuqa iigu soo sheeg wll plz waa ku baryaa ❤😢😢

  • @hosainabdirisak
    @hosainabdirisak 5 หลายเดือนก่อน

    Sxp appka after effects ladhaho Android malagula Soo dagi karaa Noo Soo tijaabi

  • @user-yk2mi3rg3f
    @user-yk2mi3rg3f 5 หลายเดือนก่อน +1

    Qulaasada filimada waan jeclahay inaan sameeyo lkn cid iga caawisaan waayey mahadsanid wlal

    • @cadnanyare1114
      @cadnanyare1114 5 หลายเดือนก่อน

      Shp libaan pro baa course haayo

  • @abrahman129
    @abrahman129 5 หลายเดือนก่อน

    Waraa kii ome tv baqayey somatihid😅

  • @Barashadajarmalka
    @Barashadajarmalka 5 หลายเดือนก่อน +1

    Sxb filimada turkida xittaa masoo qulaasayn karaa

    • @Biduniali
      @Biduniali  5 หลายเดือนก่อน +1

      Haa Filim kasta waad soo qulaasayn kartaa saxib

  • @jaabircadde415
    @jaabircadde415 5 หลายเดือนก่อน

    Qaab ugu fudud wa inad film hore loso koobay isla youtbeka kaso qaadatid kadibna looga haday saran tahay iska jartid xoga yar yarna ka badashid kadib codkaaga saaratid wax copyright ahna maleh ana tijabiyay

  • @Qeyspoy12
    @Qeyspoy12 5 หลายเดือนก่อน +1

    Sxb muqalkan bilawday ilaa dhamaday 7 seconds miyaa kasoo qadanaaa

    • @Biduniali
      @Biduniali  5 หลายเดือนก่อน +1

      Mya saxib waa Clip kasta oo isku meel lagu duubay 7sec ka isticmaali kartaa

  • @bashiirjeeni5358
    @bashiirjeeni5358 5 หลายเดือนก่อน

    Aad baad u mahadsantay zxp waxan ku waydiin lahaa ku app ka lagalasoo dagayo ma copyright bay leyihin sida muqalada youtube ka ku jira oo kalle

    • @Biduniali
      @Biduniali  5 หลายเดือนก่อน

      Haa saxib Filmaduba Copyright bay leeeyihiin

  • @Barashadajarmalka
    @Barashadajarmalka 5 หลายเดือนก่อน

    Sxb kan laguso download gareeyo magacisa Splayer miyaa qoraal ahaan iiguso qor sxb

    • @Biduniali
      @Biduniali  5 หลายเดือนก่อน

      Haa saxib Splayer weeye

  • @cadnaanbrown367
    @cadnaanbrown367 5 หลายเดือนก่อน

    zxp file ahaan buu usoo degayaa maxaa jira

    • @Biduniali
      @Biduniali  5 หลายเดือนก่อน

      Splayer hadaad lasoo degto caadi buu kuugu so dagayaa

  • @Barashadajarmalka
    @Barashadajarmalka 5 หลายเดือนก่อน

    Sxb sida faceless TH-cam channel loo sameeyo somali ahaan iyo qaabka lacag looga samayn karo sxb muuqaal noogasoo samee pls

    • @Biduniali
      @Biduniali  5 หลายเดือนก่อน

      InshAllH haye saxib

    • @Filimaancusub
      @Filimaancusub 5 หลายเดือนก่อน

      @Sirkhalo muuqaal cusub ayaan ka soo gelinayaa

    • @Filimaancusub
      @Filimaancusub 5 หลายเดือนก่อน

      @Sirkhalo muuqaal cusub ayaan ka soo gelinayaa

  • @MR-BIDIXO
    @MR-BIDIXO 5 หลายเดือนก่อน +1

    Waxba hana barin ee adiigu ku shaqyso 😂

    • @user-rc6hk9tx8j
      @user-rc6hk9tx8j 5 หลายเดือนก่อน +1

      Hadeer miyuu tuugsanayaaa😂

  • @maxamedhubbi6860
    @maxamedhubbi6860 5 หลายเดือนก่อน

    TH-cam kayga 2k bu maraya mana isticmalo videona ma galiyo
    Hadn damcay inan bilaabay imikana video editingna ma aqaan😢

    • @caamirceynte4096
      @caamirceynte4096 5 หลายเดือนก่อน +1

      Hal isbuuc baad ku baran kartaa Xaqiiqatan
      Waxaa kun muuqaal oo laga sameeyay kaliya appka cupkat oo dhalinyaro somaaliyeed sameeyeen hadii aad diyaar utahay waad barah kartaaa
      Aniga 1 maalin aanba ku bartay

  • @Joseph_abukar
    @Joseph_abukar 5 หลายเดือนก่อน

    Suuqa maaka xerirabtaa sirtii banaanka kakeentayaa

    • @Biduniali
      @Biduniali  5 หลายเดือนก่อน +1

      Wax badan oo Rag meel ku xidheen Baan banaanka keni doonaa insha AllH Hala wada Faa'iido

    • @farxiyoabdalla7501
      @farxiyoabdalla7501 4 หลายเดือนก่อน

      ​@@Biduniali wllky Keep goin muuqaaladaan Noso badi Aad baN urabaa inaa TH-cam furtu kuwaan cml sogudbiyo jeclhy meelaa kabilaawo La'ahy😭