30 CISHO LACAGTAAN KAGA SAMEEYAY TIKTOK | CREATIVITY PROGRAM BETA

แชร์
ฝัง
  • เผยแพร่เมื่อ 23 ก.ค. 2024
  • Subscribe nagu sharaf
    00:00 bilow
    00:10 hordhac
    00:32 sida loo sameyo
    08:20 ended
    Sidee loo furta creativity program beta
    #somalia #somaliland #hargeisa
  • บันเทิง

ความคิดเห็น • 121

  • @AbdillahiAbdiweli
    @AbdillahiAbdiweli 3 หลายเดือนก่อน +8

    Sida logala baxana noosoo sharax zxp qli

    • @shaqalleh
      @shaqalleh  3 หลายเดือนก่อน +3

      Halkan ka daawo hada u baahantay 👇👇
      th-cam.com/video/j6dzfnVrHW0/w-d-xo.htmlsi=n9yWE3AMzzTEg2ck

    • @Aarkhaliif
      @Aarkhaliif หลายเดือนก่อน

      Sxp masameysatay

  • @user-ww1qz2qu3x
    @user-ww1qz2qu3x 4 หลายเดือนก่อน +3

    Kaygii hore saan igu xidhaaaa

  • @ishaaqoontaonlineschool
    @ishaaqoontaonlineschool 2 หลายเดือนก่อน +1

    Mahadsanid wll

  • @malloyt1223
    @malloyt1223 4 หลายเดือนก่อน

    mahadsanid zxp guul 🎉🎉🎉❤❤❤

  • @Islaam252
    @Islaam252 4 หลายเดือนก่อน

    Wacaleykumu salaam waraxma (TULLAAHI)

  • @Wll__baggio7
    @Wll__baggio7 4 หลายเดือนก่อน

    Mahadsanid ❤

  • @user-mx2nc8ep4f
    @user-mx2nc8ep4f 4 หลายเดือนก่อน +1

    Saaxiib aad baad u mahadsan tahay. Si gaar ah ayaan doonayaa in aan kuula soo xidhiidho xgee kaala so hadlaa

  • @sharmaboy8085
    @sharmaboy8085 4 หลายเดือนก่อน +4

    Tiktok kasowRaaceyy waa Mahadsanthy waligeyy kuma HilmaaMiDoono zxp

  • @Xuska_cadde
    @Xuska_cadde 4 หลายเดือนก่อน +2

    Muuqalkan tiktOk baa ka soo raaxay tHanks🎉❤

  • @abdifatahqaadow3544
    @abdifatahqaadow3544 4 หลายเดือนก่อน +1

    Sxp lambarkaaaga ii sheeg

  • @Samuraistream-p
    @Samuraistream-p 4 หลายเดือนก่อน +2

    Thanks brother waa samysatay🎉

  • @SuahybaliZuuryaa
    @SuahybaliZuuryaa 4 หลายเดือนก่อน

    Keep giong pro

  • @FaadumoNuurcabdulahi
    @FaadumoNuurcabdulahi 9 วันที่ผ่านมา

    Sidee da'da loo saxaa wll

  • @user-dc3rd6vh6d
    @user-dc3rd6vh6d 4 หลายเดือนก่อน

    TikTok tayda hore se ugu furi kara wayo inaan mid cusub sameyo ma rabe

  • @CusmanBashiircabdule
    @CusmanBashiircabdule 16 ชั่วโมงที่ผ่านมา

    Waad mahadsantahayzxb

  • @IbnuShameMedia
    @IbnuShameMedia 3 หลายเดือนก่อน

    Saxiib Halkee laga so xidhiidha Hargeisa ayaan kula joigaa saxiib i caawi 😢

  • @Cabdiraxiin_yare
    @Cabdiraxiin_yare 4 หลายเดือนก่อน

    Lkn zxp vpi wuu ii shaqayn waayay

  • @Short-show1
    @Short-show1 4 หลายเดือนก่อน

    Waaka hayaa lox tnx

  • @tagsan2026
    @tagsan2026 2 หลายเดือนก่อน +1

    Masha Allah brozki waa ii shaqeeyay ❤

  • @Aarkhaliif
    @Aarkhaliif หลายเดือนก่อน

    Sxp anoo samsung wato vpn wuu ii soo dagaa soo kuma is ticmaali kari

  • @maxameddacar7700
    @maxameddacar7700 หลายเดือนก่อน

    sxb waa mahadsan tahay ee waxaa ku wediinaa markaan android isticmaalaayo vpnka magaciisa ii soo qor wll
    mahadsanid

  • @AbdillahiAbdiweli
    @AbdillahiAbdiweli 3 หลายเดือนก่อน

    TH-cam sidee loosamaystaa zxp

  • @MAXAMEDGAMER641
    @MAXAMEDGAMER641 3 หลายเดือนก่อน

    Sookrn❤

  • @MartinCoofir-ic7ml
    @MartinCoofir-ic7ml หลายเดือนก่อน +3

    Khadar uk

  • @mssyoyo1696
    @mssyoyo1696 3 หลายเดือนก่อน +4

    Wll aniga tiktok 40k ku xiran tahy heestaa lacagtana iima furno plz i sheeg qaabkee aan u furan lahaa adoo mahadsan jawaabtada waa ii muhiimada wll mcn 🥰

    • @Noordin_Podcast
      @Noordin_Podcast 3 หลายเดือนก่อน

      Kas wa ka kac mid cusub wadadamada dibada kusamesan la raba

  • @Khayr_mawaaye
    @Khayr_mawaaye 4 หลายเดือนก่อน

    Sobadi Muqaladan oo kale

  • @nasradiinaxmed5609
    @nasradiinaxmed5609 4 หลายเดือนก่อน

    Zxb aad ayaad u mahadsantahay

  • @yaraani2526
    @yaraani2526 3 หลายเดือนก่อน

    Wcs

  • @bassboosted6758
    @bassboosted6758 2 หลายเดือนก่อน

    Zhp cidna ma codsankartid arintaa ka soo hadal

  • @xamseothman2170
    @xamseothman2170 3 หลายเดือนก่อน

    Wll tiktok uu Germeny igu samaysan yay ayaan hyaa ee creativity miyi u bahan yahay

  • @user-sk7vq8wn7n
    @user-sk7vq8wn7n 13 วันที่ผ่านมา

    pro iisay noh wan sameyn wTe

  • @hassannoormedia1687
    @hassannoormedia1687 4 หลายเดือนก่อน

    Sxp mcn asaga oo sidaan ah haduu vpnka igafurmo kawaran

  • @MartinCoofir-ic7ml
    @MartinCoofir-ic7ml หลายเดือนก่อน +2

    Thanks

    • @shaqalleh
      @shaqalleh  หลายเดือนก่อน

      Thanks 🙏 gift 🎁

  • @zaygacade8127
    @zaygacade8127 4 หลายเดือนก่อน +2

    Zhp samsung kuso sameey iphone ma heysanee zhp😢😊

  • @Mrsalah10
    @Mrsalah10 4 หลายเดือนก่อน +1

    Screen Ka Mobile Application Kee Ku Duubtay SXP❤

  • @Hamselion.8oi
    @Hamselion.8oi 3 หลายเดือนก่อน

    Ustaad Wali Kuaman Famin😢😢😢😢😮

  • @salahisse
    @salahisse 4 หลายเดือนก่อน +1

    Verification sideen uga gudbaa shuruudihii waan buuxiyey

  • @Mahad__bk_10
    @Mahad__bk_10 3 หลายเดือนก่อน

    Zhp ciwan wayn ayaa leeyahy ma ka samayn karaa anoo ciwan yar samayn

  • @Mr.Plus1
    @Mr.Plus1 4 หลายเดือนก่อน

    Legendary

  • @user-lw7pi3qm5h
    @user-lw7pi3qm5h หลายเดือนก่อน

    Asc Riwaad selacagta logalabaxaa

  • @FardosoaxmedFardosoaxmed
    @FardosoaxmedFardosoaxmed 3 หลายเดือนก่อน

    ❤❤❤❤

  • @AbdiSalaan-zo5wc
    @AbdiSalaan-zo5wc 2 หลายเดือนก่อน

    ❤❤❤❤❤

  • @Qadanmuxumed-xm6wq
    @Qadanmuxumed-xm6wq 4 หลายเดือนก่อน

    SHp Mid Hore Ma La Badali Karaa

  • @ahmedyusuf9637
    @ahmedyusuf9637 4 หลายเดือนก่อน

    Lkn waxad sameesay iyo ciwaanka waxa kugu qoran isma lhan sxb

  • @mooral_media
    @mooral_media 4 หลายเดือนก่อน

    😂😂😂sxb mid iisoo samee

  • @Hayaanpodcast
    @Hayaanpodcast 4 หลายเดือนก่อน +1

    Lacagta see ula baxaa marka

  • @252movies
    @252movies 3 หลายเดือนก่อน +2

    Saaxib wad mahadsan tahy creativity program wan sameystay lkn marka aan gmailka subsanaaye wxaan ka tagaye numberkeyga in aan gashto ee saaxib iga soo jawaab adigo mahadsan

    • @Aarkhaliif
      @Aarkhaliif หลายเดือนก่อน

      Sxp Ani wuu ii sameysmi wayey see u sameysay

  • @shaqalleh
    @shaqalleh  4 หลายเดือนก่อน +4

    Subscribe waa noo dhirigalin ❤

    • @usaamepoy
      @usaamepoy 4 หลายเดือนก่อน +1

      Wllka cilad ayaa ihaysato Wll akoon critivity program beta leh oo 170k ku xiran yihiin views kiisu video ga ugu badan2.6m gaaray ayaan haystaa wax lacagana kama samen 3.75$ dhaafi weysay wll Iga caawi Xageese kala so xiriira wll❤

    • @short____stories
      @short____stories 4 หลายเดือนก่อน

      Zxb vpn tan samsunta magaceed arba miyaa

  • @abdulrisaaqmaxamedhaaruun3178
    @abdulrisaaqmaxamedhaaruun3178 หลายเดือนก่อน

    Safari fahmi wayey waxy

  • @kobcigaraadkaaga5682
    @kobcigaraadkaaga5682 หลายเดือนก่อน +1

    Sxb appka aad ka dhex furtay tiktokga marka sameneysay isoo dhig linkigiisa ama magaciisa iisoo qor
    Android hestana

    • @shaqalleh
      @shaqalleh  หลายเดือนก่อน

      Google ka weeye zxp iphone hada sidatana safari

  • @MartinCoofir-ic7ml
    @MartinCoofir-ic7ml หลายเดือนก่อน

    Khadat uk

  • @cawilsacadcismaan3191
    @cawilsacadcismaan3191 4 หลายเดือนก่อน +2

    Sxp sual iga jwab tiktok aya laga so sameyay canada hadana imisa o bixin calamada lacagta ma hadhow marka 10k gadho miyay iso baxaya mise cilad kale jirta sxp bal sxb i cawi

    • @shaqalleh
      @shaqalleh  4 หลายเดือนก่อน

      Marka sida usamaysaba waa inay soo baxda

    • @igabarochannel
      @igabarochannel 4 หลายเดือนก่อน +1

      Wllka canada maba ku jirto wadamada loo furey barnamijka tiktok lacagta loga sameyo ee tiktok creativity program mrka waa ina radisa qf jogo ama ku samestaa wadama lo ogolyahe sida USA, FRANCE, GERMANY, UK, JAPAN

  • @SabrincabdisalaaanSabiriincabd
    @SabrincabdisalaaanSabiriincabd 29 วันที่ผ่านมา +1

    Day wll kan aad safariga kagaynayso magicii 😳😟

    • @shaqalleh
      @shaqalleh  28 วันที่ผ่านมา

      @@SabrincabdisalaaanSabiriincabd safari io google isku mid waye

  • @IIashekeyso
    @IIashekeyso 2 หลายเดือนก่อน

    Alla abwe number iga didoyaa ya iga cawinayo wll please

  • @SaxaabiMedia
    @SaxaabiMedia 3 หลายเดือนก่อน +1

    Sxb marka kowad aa sameysanay acounka waxa ku sameystay lambarka somali ah lacag maka sameyn kara sidaa fadlan jawaab

    • @shaqalleh
      @shaqalleh  3 หลายเดือนก่อน

      Africa looma furin progrmakab lkn waa iska sugu kartaa inta loo furaya ama mid cusub samayso zxp

    • @SaxaabiMedia
      @SaxaabiMedia 3 หลายเดือนก่อน

      @@shaqalleh mid cusub qaabke u sameysanaa vnp maku xiraa

  • @JuweriyahHassan
    @JuweriyahHassan 3 หลายเดือนก่อน

    Walllo saas usameysay ban usameeyey laakin Cr prgrm beta ima so bixin maxa weeye😢

  • @Short-show1
    @Short-show1 4 หลายเดือนก่อน

    I did it

  • @orgongamer
    @orgongamer หลายเดือนก่อน

    Saxi wuu shaqaynayaa balse cid ma follow gareenkaro

  • @MustafeIsmaaciil-sh5eb
    @MustafeIsmaaciil-sh5eb 3 หลายเดือนก่อน

    Lambarkaga nusodhig si aan kulasoo xidhiidhno tiktok shp

  • @FatuuMaxamet
    @FatuuMaxamet หลายเดือนก่อน

    😂🎉

  • @julevo
    @julevo 4 หลายเดือนก่อน +1

    Zhp saan ukala baxaa

    • @user-bu8nv6zf4t
      @user-bu8nv6zf4t 3 หลายเดือนก่อน

      *Boss waad kumahadsantay informationkaga aad nala wadaaagtay bal meel aan kala soo xidhiidho isheeg arin fiican ayan kuuhayaaye* 👍

    • @motivationmn5
      @motivationmn5 วันที่ผ่านมา

      Paypal only ba lagala bixi karaa isaganeg Somalia kma shaqeeyo qof leh wd ind raadisaa wxa usii dheer accounka hdduu yhy USA canshuur baa waajib kgu ah

  • @MaankaCade-dr9ng
    @MaankaCade-dr9ng 3 หลายเดือนก่อน

    Zxb number somali woigadiiday

  • @CiristianoRonaldo-r9k
    @CiristianoRonaldo-r9k 9 วันที่ผ่านมา

    Zaxiib chrome malugu sameysankaro miyaa

    • @shaqalleh
      @shaqalleh  8 วันที่ผ่านมา

      @@CiristianoRonaldo-r9k chrome io safari waa isku mid

  • @RidwaanCabdiqani
    @RidwaanCabdiqani 4 หลายเดือนก่อน

    Abow man fhmin plz ma ka run baa in Somalia lgu sameyn karo

    • @motivationmn5
      @motivationmn5 วันที่ผ่านมา

      Ha wll waa lgu sameyn karaa aniga ba ka sameeyey lkn habkn uu wiilka raacy ma ahn

  • @meditative99
    @meditative99 4 หลายเดือนก่อน +1

    Safari ma sida chrome ka oo ka lehba

    • @shaqalleh
      @shaqalleh  4 หลายเดือนก่อน

      Haaa Zxp Waa chrome ama. Google

  • @AmusedHotChocolate-zy2xl
    @AmusedHotChocolate-zy2xl 4 หลายเดือนก่อน +1

    shp weligaa vpn ma isticmaalaysaa mise intaad samaysanayso bas😮

    • @Sharkey3
      @Sharkey3 4 หลายเดือนก่อน

      Inta ku tiktok ciwaanka sameyneysi uun lee wye

  • @user-wr3lo1ik9e
    @user-wr3lo1ik9e 2 หลายเดือนก่อน

    Shaqada Aanqabanayo maxa waye

  • @madarabdisalamhariir8542
    @madarabdisalamhariir8542 4 วันที่ผ่านมา

    Zxp vpn Samsung waa kee

    • @motivationmn5
      @motivationmn5 วันที่ผ่านมา

      Sxb hab wxa soo baxdy without vpn ku sameysan kartid

  • @Misaanka.culus1
    @Misaanka.culus1 4 หลายเดือนก่อน +1

    Wllhi layma furin zxp creavity program beta wuu diiday

    • @shaqalleh
      @shaqalleh  4 หลายเดือนก่อน +1

      VPN LA SOODAG MARKA HORE

    • @Aarkhaliif
      @Aarkhaliif หลายเดือนก่อน

      ​@@shaqallehvpn samsung magaciis

    • @motivationmn5
      @motivationmn5 วันที่ผ่านมา

      Hadda wxa soo baxdy qaab without VPN ku sameynsn kartid wll

  • @user-mukhojr12
    @user-mukhojr12 4 หลายเดือนก่อน

    Lpx

  • @short____stories
    @short____stories 4 หลายเดือนก่อน

    Zxb vpnta samsung magaciis lpx

    • @Aarkhaliif
      @Aarkhaliif หลายเดือนก่อน

      Marka laguu soo sheego isoo sheeg sxp

    • @short____stories
      @short____stories หลายเดือนก่อน

      @@Aarkhaliif zxb waan helay tiktokaasna 5k uu ii sii marooyaa

  • @xuneyfi
    @xuneyfi 4 หลายเดือนก่อน

    waxaan sameen mayeelandoona hadhow

    • @sakicllaahi533
      @sakicllaahi533 14 วันที่ผ่านมา

      Haa tiktok ayagaaba sii dheegay VPN lama ogola hada isticmaashidna 10k Maka gaadhid po lacagta laguu furo kuu bixi mayso waa lugooyo sxb ayagoo diyaarsan oo address USA ama UK way jiran 15 waaye waana 0 followers ada Kala kacsanaya

  • @Dheefbooks
    @Dheefbooks 4 หลายเดือนก่อน

    Tiktok horay ushaqaynayey maloo furi karaa

    • @IbnuShameMedia
      @IbnuShameMedia 3 หลายเดือนก่อน

      ​@@ALPHAFILMS10saxiib sidee Loga furaa ma icawinkartaaa😢

  • @Hamselion.8oi
    @Hamselion.8oi 3 หลายเดือนก่อน +1

    Safari Halken Ka Galaaa Ma Chrome ka Miyaaa😢

    • @shaqalleh
      @shaqalleh  3 หลายเดือนก่อน

      Haa safari io chrime Waa isku mid

  • @CabdiCartan
    @CabdiCartan 2 หลายเดือนก่อน

    Vpn magaciis

  • @BarcaReplays
    @BarcaReplays 2 หลายเดือนก่อน

    Lkn cidna follow ma dhihi kartide maxaa jira

    • @motivationmn5
      @motivationmn5 วันที่ผ่านมา

      Sxb ciladda waa VPN ad ku sameysy isku day isaga oo caadi ind sameyso sida an aniga ku sameystay

  • @ClraxmaanWaahen
    @ClraxmaanWaahen หลายเดือนก่อน

    Noi waxba Kumanan fahmin wanukuwarernay

  • @hassancr7839
    @hassancr7839 4 หลายเดือนก่อน

    Vpn ka magacisa oo android pro

    • @nutural8
      @nutural8 4 หลายเดือนก่อน +1

      Super proxy

  • @MaxamedMedia-gu1kz
    @MaxamedMedia-gu1kz 4 หลายเดือนก่อน +1

    War shp sida youtube lacag logu furto ado somali jooga no duup😊

    • @ROBERTO-TUBE
      @ROBERTO-TUBE 4 หลายเดือนก่อน

      Wey sahlantahay sxp

    • @Aarkhaliif
      @Aarkhaliif หลายเดือนก่อน

      ​@@ROBERTO-TUBEsee waye sxp iga caawi midaas

  • @Mastiko30
    @Mastiko30 4 หลายเดือนก่อน

    Vpn lama ogola niyo wxd kasheynayso wamxy

  • @CabdilaahiJees
    @CabdilaahiJees 6 วันที่ผ่านมา

    Gggg😅😅😅

  • @SaadaqCabdi-em8de
    @SaadaqCabdi-em8de 3 หลายเดือนก่อน

    Been loow

  • @Yt-One_1
    @Yt-One_1 3 หลายเดือนก่อน

    Pro creator search insight ma wax jiraa waban yabanehee

  • @madarabdisalamhariir8542
    @madarabdisalamhariir8542 4 วันที่ผ่านมา

    Thanks