JIQ (3862)

แชร์
ฝัง
  • เผยแพร่เมื่อ 19 ก.ย. 2024

ความคิดเห็น • 80

  • @BULHANGROUP
    @BULHANGROUP 3 หลายเดือนก่อน +1

    Ciid Mubarak

  • @umulula3107
    @umulula3107 3 หลายเดือนก่อน +1

    aragtida c.raxmaan baa soomali u dana👍

  • @faizaaliabdallah5731
    @faizaaliabdallah5731 3 หลายเดือนก่อน

    Gabdhii ugu danbeysey inaba caadi ma ahan manshaa alaah, inkasto ayba kala dhicin dadkii meshan ka hadley “video gaan”

  • @WaberiYoussouf-gk3xk
    @WaberiYoussouf-gk3xk 3 หลายเดือนก่อน

    ASC MON FERE MACALIN ADEN. DOUAAAAAA

  • @abdulmo1167
    @abdulmo1167 3 หลายเดือนก่อน +4

    Masha alah waa ninka igu aragtida ah no1 farmajo intu soo noqon lahaa waxu ka jecel yahay Alshabab oo wadanka qabsada

    • @mulkiosman7828
      @mulkiosman7828 3 หลายเดือนก่อน

      Waxaan la yaabaa Somalida Turki maxuu yahay Shacabkiisa ayaa QAXOOTI ku ah oo Musqulaha Dhaqaan 😡🤮 Alla Somaliya maxey Hoos U Dhacday 🇸🇴🇸🇴🇸🇴🤮🤮🤮 Adduunka ma Jiro Wadan😡 Wadamo kale eey u Talinayaan 😡 maanta Waxaan ka Liidana PALASTIN 🇸🇴🇸🇴🇸🇴😭💔

  • @makehilahmed3695
    @makehilahmed3695 3 หลายเดือนก่อน

    Xasan shiekh waa Al- shabab waaye. Allaha ka wabto umada Somaliyeed ee Islamka ah.

  • @Aruujaawad
    @Aruujaawad 3 หลายเดือนก่อน

    War waa asika waxabeenta sheego waa asika dilka waa isga dhibka waa isga diinta buu kuxadkudbo guurguurte ilhy hanka qabto 🤲🤲🤲😭😏

  • @teatime6853
    @teatime6853 3 หลายเดือนก่อน

    Gabadha udanbeysey walahi wajeclahay wadaniyad dhab ah macalinka lugooyoow markeydhaheyso 🙏🇸🇴💯

  • @khalidatteye8142
    @khalidatteye8142 3 หลายเดือนก่อน

    Wuxu yirdhi qaraxa kenya ayaa iga naxdin badan qaraxa Mogadishu 😮😮😅

  • @CabdulahiCiise-gf7ux
    @CabdulahiCiise-gf7ux 3 หลายเดือนก่อน +1

    Adanow xasan shiikh marka hore diinte haaasta ma kaniisadi hii lasheegaya dhab ah

  • @SunnySunny8888-s3p
    @SunnySunny8888-s3p 3 หลายเดือนก่อน +4

    Macalin aadan allaha ku xafido masha Allah 🫡 🖖

  • @makehilahmed3695
    @makehilahmed3695 3 หลายเดือนก่อน

    Xasan shiekh. Waa in laguh soo baaro, inad Islam tahay & in kale. Koley horta Beenale Beenale Beenale aad tahay. Cid lama weeydinayo. Inaad maskax ahaan u xanuunsan tahay ma ogi ood Somalidu nin walid dhaqanta ah ay doorten.

  • @zakariamohed6385
    @zakariamohed6385 3 หลายเดือนก่อน

    Wa munaafaq weye

  • @abdullahmusaabdiali4222
    @abdullahmusaabdiali4222 3 หลายเดือนก่อน +1

    Sadex saacadood video soconaayo see cml macalinka

  • @abdulmo1167
    @abdulmo1167 3 หลายเดือนก่อน +2

    Korneelka waa ninka ugu aragtida dheer ee darsay x sh m ula jedka uu x sh m leyahay

  • @faizaaliabdallah5731
    @faizaaliabdallah5731 3 หลายเดือนก่อน

    2:02:07- 2:20:58 👍🏼 masha alaah.

  • @XasankarakataZoom
    @XasankarakataZoom 3 หลายเดือนก่อน +2

    Waa ruunta macalin adaan xasan sheiq maxamuud waa alshabaab

  • @abanuuromar4172
    @abanuuromar4172 3 หลายเดือนก่อน

    Umadda soomaaliyeed si ay ugu nastaan dhibka ay ku jiraan si aad ah ha ugu duceeyaano XSHM. inuu talada dalka deg deg uga rido oo dhibka dadka uu ku haayo in uu asaga Allah ku koobo sida ugu dhakhsiyaha badanna Allah uu ka wado adduunka .

  • @HiboKhalif-mr2om
    @HiboKhalif-mr2om 3 หลายเดือนก่อน

    Xalaasha uu ka hadal aya maxey tahay hantidii shacabka ayey dhacayan qabriyadii ayaa lafahii ayaa la soosarayaa qaarna bada lagu shubayaa

  • @XasankarakataZoom
    @XasankarakataZoom 3 หลายเดือนก่อน +2

    Xasan walane xasan waa dhadhan xasan waa sheydaan

  • @zeinabsaidsalah2678
    @zeinabsaidsalah2678 3 หลายเดือนก่อน

    Xasandhiiqo siminnaarka danbiishiisuu watey wuu tuugsannaayaa xassanoow madaxtooyada kasoobax hadiikale shacabka cad cad yey kuu cuniin xasandhiiqo reer aaqiraad kaa nasanwaayey shacabkaadarbiga kaagasoodaadan yakasoobar fillada

  • @COD-MIIR.
    @COD-MIIR. 3 หลายเดือนก่อน +3

    45:32 Hadii la burruro. Baangad lee lagu Ciil Bixi karaa.
    Luujito aan ku Daaran lahaa, Hilibkiisa, Eeygana U tuuri lahaa.
    Waa Hadii SHACABKU QARAN rabaan. Fikirka Ruwanda Lee naga bixin kara.
    Wixii Barraf Ama Gaas Gada inaa Dilaa ba ka baqayaa.
    Xasan Maraan Baraf ka gatay.
    Xaaskana Maraa Gaas ka gatay.
    2baddaba Baaqigeeygii leeyma siin.
    MW waaye Markii ladhahay.
    Baan Xaqiiq saday. 3 Dal in la noqin doono.
    Ma Xamaraa La Doowlad ahay. Mise Waan Waaq-leeyaa. Camal🤔.

  • @mohammedabdul5923
    @mohammedabdul5923 3 หลายเดือนก่อน +1

    Garguurte wa khof ikraan Naclad ku dhacdy

  • @sacdiyanur7583
    @sacdiyanur7583 3 หลายเดือนก่อน

    Kan waxlagutilmaamaba ma’aqaano.

  • @ShariifNahar
    @ShariifNahar 3 หลายเดือนก่อน

    Cadyahow kucuney mise ku ciideeyey iga dheh

  • @ShaaficiMaxamed-q3w
    @ShaaficiMaxamed-q3w 3 หลายเดือนก่อน +2

    war waxani siyaasi maaha ee waa nacas nasiibku saacidan xayawaankan

  • @halimaahmed9602
    @halimaahmed9602 3 หลายเดือนก่อน

    Tuug ducadiisa lama aqbalo

  • @Rashid_Ali01
    @Rashid_Ali01 3 หลายเดือนก่อน +1

    Ilaah umada Somali haka qabto Xasan sheekh

  • @zakariamohed6385
    @zakariamohed6385 3 หลายเดือนก่อน

    Awalaba isku mida bay ahaayeen

  • @faizaaliabdallah5731
    @faizaaliabdallah5731 3 หลายเดือนก่อน

    Xasan wuxuu u siiyo wareysiga mar walbo idacado shisheeye waa halaga sheego wuxuu kula hadlana waa iska dhasdhicin reer galbedka, laakin waa ay og yihiin xaqiiqadisa. Xasan waa dacwadii socotkedii intey ka tagtey kii nabiyana gari weydey. 😁

  • @siciidmohamed137
    @siciidmohamed137 3 หลายเดือนก่อน

    1. Dhiskii dhismaha dawlada ku socday aaway 2. Dhismihii ciidanka ku socday aaway.
    3. Dhismihii dawladnimada iyo kobocii iyo sumcadii iyo haybadii ku socday ee soolaabanaysay aaway.
    4. Is aaminaadii iyo soomaalinimadii soo laabanaysay aaway.

  • @XasankarakataZoom
    @XasankarakataZoom 3 หลายเดือนก่อน +2

    Xasan beenlow xassn sheydaan xasan xaran xassn waa dalim xassn waa qawarijka weyn

  • @siciidmohamed137
    @siciidmohamed137 3 หลายเดือนก่อน

    5. Qurxintii iyo qaabayntii qaranka ee soo if aaway dib ayuu unoqday iftiinkii waa shiikhay indhaha ayuu isku qabsaday

  • @ahmedpjamac7238
    @ahmedpjamac7238 3 หลายเดือนก่อน

    WCS ASXABTA SMC MANSHA ALLAH AAMIN AAMIN AAMIN YAA ALLAH. SALAN SARE ASXABTA XASAN GURGURTE SAFARKI HORE WAXUU TAGAY KHABRIGI MADAXWEYNE MAXAMED SIYAD ILLAAHEY HAUNAXARISTO WAXUU YIRI DADKA LASOCDAY IGA BAXA KALIGEY AYAAN RABAA INANKUJIRO DHISMAHA KHABRIGA OKAY AYAALAYIRI CABAR BUU KUJIRAY KADIBNA WUKASO BAXAY GACMAHISA OO CIDLEH UU HURGUFAYO JAKADA JEBKEDANA WAAKUSNAA MARKA XASAN GURGURTE SIXIROLE WAYE DADKA SHAYADINTA ADEGSADA WAAYE ILLAAHEY UMADA SOOMAALIYED HAKABA BAADIYO WAXUU UNAXYO MALEH WAA MUJRIM EE SOOMAALIYEY GUUL IYO GOBANIMO

  • @AMATALLAAH-qd3pq
    @AMATALLAAH-qd3pq 3 หลายเดือนก่อน +2

    Ayax dhiiqo, Munaafuqsanaa, Subxaanallah Mooryaan been iyo baahi badan, acuudubillah Xasan dhiiqo Xaraan Quute🙈🤔😡

  • @adensaid6563
    @adensaid6563 3 หลายเดือนก่อน

    Lacnad haku dhacdo xasan sheikh

  • @burhanaden6134
    @burhanaden6134 3 หลายเดือนก่อน +4

    Odaygan somaliyeed runta ayuuu taabtay

  • @YassinAhmed-yx3ol
    @YassinAhmed-yx3ol 3 หลายเดือนก่อน +1

    Asc SMS Macalin Aden guleesoo kusoocoo Allaha Akbaar Walilaahii Xaamd guleestaa kusoocdaa ❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤

  • @mohamedissack9050
    @mohamedissack9050 3 หลายเดือนก่อน +7

    Hassan Diqo Before and After 😅

  • @XasankarakataZoom
    @XasankarakataZoom 3 หลายเดือนก่อน +2

    Xasan waa beenlow oo mujrimah

  • @ubaxadam6636
    @ubaxadam6636 3 หลายเดือนก่อน

    Adam ilaahey hanookaadaayo maashaa alaah waad naga celisey bakhti barakeystey nacalada

  • @makehilahmed3695
    @makehilahmed3695 3 หลายเดือนก่อน

    Kuwa Israqada ay qabuurah ka gashayna. Maxaad u ilowday. Kkkkkkkk. Kuwa qabuurah duco uma bahno , ilen waa adigeh

  • @guledsm
    @guledsm 3 หลายเดือนก่อน

    Taiwan wadamo badan baa aqoonsan oo Mareykanka ka mid yahay. Laakin UN-ka ma aqoonsana Taiwan, kursina kuma laha. UN-ka wuxuu u aqoonsan Taiwan ineey tahay fallaago ka tirsan China.

  • @AadanshiiqmaxamadAadanshiiqmax
    @AadanshiiqmaxamadAadanshiiqmax 3 หลายเดือนก่อน

    Mailnuwax Farau xasnuxorhrrkorasxakaca way kamxac

  • @user-om9wu9nc7l
    @user-om9wu9nc7l 3 หลายเดือนก่อน +1

    😂😂🎉 Waa 2wajile wuxu sheegayo ma oga 😂👍

  • @Hw15243
    @Hw15243 3 หลายเดือนก่อน

    Aragaa nactar oo wajigaa gubay 😂😂😂😂😂😂

  • @abdulmo1167
    @abdulmo1167 3 หลายเดือนก่อน +1

    Xasan sheekh dhegtisa waxa ka batay ciidanki farmaajo dhisay marka wuxu raba macawisley in u cidan ka dhigo si loo dhaho ciidanki x sh dhisay

  • @user-se8tu8lq4h
    @user-se8tu8lq4h 3 หลายเดือนก่อน

    The most Corrupt President in Africa South of the Sahara. Xassan Warabow, Xassan kab kab
    Xassan diiqo
    Xassan Laqai
    Xassan dalablow
    Xassan Warera
    May Allah save Somalis

  • @Saadsympa
    @Saadsympa 3 หลายเดือนก่อน

    Dadku waxay fahmi laayihiin xassan sheikh wuxuu madaxweyne unoqday just dantiisa ee maha umada somalied wllayaal taas fahmaa

  • @nuuraabdi8090
    @nuuraabdi8090 3 หลายเดือนก่อน +1

    Asiga ayaa u baahan in loo duceya. Dhiiqo uf 😂

  • @MaxamedMumin-u4e
    @MaxamedMumin-u4e 3 หลายเดือนก่อน

    TAADANA SIDEEWEEYE DALADAADA

  • @COD-MIIR.
    @COD-MIIR. 3 หลายเดือนก่อน

    0:39 Walaagi Lafaha, Meel kaga dhow oo ka fudud ma arko. Xasanoow.
    Shacabka inaa Lafaha u deeydid beey aheed iyo Qaadka Iyo, Baabuurta Airport ka.
    Ma $500 Buu Bil Qaataa. IMAAN la aa

  • @abdisalamdirir5904
    @abdisalamdirir5904 3 หลายเดือนก่อน +2

    Dhurwaa ku Wacdinaya!!!

  • @faizaaliabdallah5731
    @faizaaliabdallah5731 3 หลายเดือนก่อน

    1:49:13- 1:50:17👍🏼

  • @ahmedmohamedibrahim5674
    @ahmedmohamedibrahim5674 3 หลายเดือนก่อน

    Xasan waxaa ka daran dadka
    Weli madaxweyne ugu yeeraaya
    Maa laga tashado!!!! Yaahuu yaahuu yaahuu yaahuu yaahuu !!!!

  • @COD-MIIR.
    @COD-MIIR. 3 หลายเดือนก่อน

    2:38 Waa Munaafuq.
    Hadalkiisa bal dhuux.
    Marna Waa Jordan Marna Waa Miskiin.
    Munaafuqaa lagu yaqaan. Hadalka Aan is-laheen.

  • @COD-MIIR.
    @COD-MIIR. 3 หลายเดือนก่อน

    3:20 Muu isku duceeyo.
    Ciidankii/Afwarqi/Farmaajo// iyo.
    Sootuu ka been sheegay..
    Ninkaan Miskaxda buu ka bukaa.
    Yuu Ducada u wadaa?. Reerkiisaa ba u baahane.

  • @SaedCade
    @SaedCade 3 หลายเดือนก่อน

    😂😂😂😂xasan dhiiqo waa lagu cadeeyey caydiisii iyo beentiisii allow alle.

  • @ubaxadam6636
    @ubaxadam6636 3 หลายเดือนก่อน

    Waarun nacalad ha ku dagto xasan bakhti barakeyste

  • @mahamudfarahali2280
    @mahamudfarahali2280 3 หลายเดือนก่อน +1

    Maxay iska shabahaan Xasan & natanyahu maxayse iska shabahaan xukumada xisbiga yuhuda & xukumada damuljadiid ???
    Ina Xasan wiilka ah & ina natanyahu na maxay iska shabahaan ??????
    TALAVIV & banadir maxay iska shabahan ama ay iskaga mid yihiin ?
    Xukumada natanyaahu waxay qodataa qubuuraha Gaza Lana baxdaa shuhadada Gaza halka xukumada Vila daarunadwa na ay qufanayso qubuurihii school police a
    Hadaba xukumada TALAVIV miyaa dhashay xukumada Xasan finixaar ??
    TALAVIV waxay banaysatay dhamaan xumaanta Gaza & FALSTIIN halka xukumada banadir na ay banaysatay dhamaan xumaanta shacabka soomaaliyed ee islaamka ah nooc kasta oo uuyahay
    Talaaviiv waxay caabudaa free meyson ka waxa looyaqano ibliiskii koobad halka xukumada damuljadiid na ay caabudo ibliiskaas laciinka ahaa ??
    Xasan waxaad moodaa garasho xumida waxa uu kaga sii daray latalin xumida halka natanyahuna bingafiir & midka kale ay uyihiin latalintiisa haysata amaa Xasan na waa lamid dhankasta ka natanyaahu
    Miyaa sana
    Shacabkii yuhuudu waxa ay eeden codkoodii ay ku doorteen natanyaahu soomaalina waxay eeday 214 kii votes ka siisay Xasan & gudoonada labada gole Xasan rerkiisa ayuu taladii ku khas yealay halka natanyahuna uu tabtaa yahay oo bingafiirada kuxeeran taladii ulagalay
    Hadaba shacabka soomaaliyed maxaa lagudboon shacabka yuhuuda se maxaa lagudboon ????

  • @SaedCade
    @SaedCade 3 หลายเดือนก่อน

    Luga qaloocoow😂😂😂😂

  • @shamsaabdullah3308
    @shamsaabdullah3308 3 หลายเดือนก่อน

    Kadaaya magaca madax Weenaha ooma qameeh

  • @City-sr4iv
    @City-sr4iv 3 หลายเดือนก่อน

    Asc macalin adan

  • @abdullagull2943
    @abdullagull2943 3 หลายเดือนก่อน

    Macalinka lugeeya, Odayga waa ku lugeysaye Ka aayar. Kkkkkkkkk 😂

  • @SabriyeadanSabriye2024
    @SabriyeadanSabriye2024 3 หลายเดือนก่อน

    Shaccabka. Somaliyeed. Ma. Dhageystaan. Xasan. Sheikh. Weyna. Ka. So. Horjeedan. Dhamaantood

  • @COD-MIIR.
    @COD-MIIR. 3 หลายเดือนก่อน

    0:22 Codkaa Waa Cod Munaafuq.
    Xasan Saa uma hadlo.
    Lakiin Sida uu Hadalkaa u dhahay, Waa Munaafuq, raba si fiican inuu u hadlo. Lakiin Tone ka Qofka baa.
    Lakiin Xaas la furay iyo Doowlad maxaa, is garab dhigay.
    Ma wax kale oouu ku matalo buu waayay. Mise Waa Munaafaqoo Sidii Munaafuq u hadal is yiri.
    0:26 Sida hadalkaa loo dhahooyo. WAA kufaar is Jilcinaaya.
    Ani ima gaadidi.

  • @COD-MIIR.
    @COD-MIIR. 3 หลายเดือนก่อน

    3:06:45 Dani 200%.
    Yaa kale.

  • @shamsaabdullah3308
    @shamsaabdullah3308 3 หลายเดือนก่อน

    Saxweeye 😂😅✅✅✅😅😅

  • @corafCidale
    @corafCidale 3 หลายเดือนก่อน

    XASAN SHEEKH KA RIDDOOBAY DIINTA ISLAAMKA MARKUU LEEYAHAY WAAN U DUCEYNEYNAA DADKII SOOMAALIYEED QAYBTOODII UU CABBURIN KARI WAAYAY HORTA DAALIM ILAAHAY KA FURTAY OO BEENAALE AH OO BILILIQO CAADADIISU TAHAY DUCO MA LEEYAHAY YUUSE U BARYAAYAA HADDIIBA UU DUCEYNAAYO ILLEEN ILAAHAY WUUBA INKIRSANYAHAY OO WUU BEENIYAYE.

  • @abisinianancientsomalia2536
    @abisinianancientsomalia2536 3 หลายเดือนก่อน

    Xasan Sheekh ma muslim baa? Hadduu Muslim yahay maxaa u yeelay Calaamadihii Gaalada 😂?

  • @XasankarakataZoom
    @XasankarakataZoom 3 หลายเดือนก่อน

    Xasan dalbole xasan nacas xasan dooqan xasan mujrim xasan munafaq xasan beenale xasan Dalvey xasan. Hadha hadha.xassn buldaana xassn irirsamale xassn bugbug

  • @umuahmedumukhalid412
    @umuahmedumukhalid412 3 หลายเดือนก่อน

    Ogaden wax kaqaadimaysid ee qaraarka iskadaa dadka wa ku yaqaanaan cidku dhagaysanayso majirto walalahood ciise soomali mahan miyaa waxkalaa kuhaayo dhulkaaga dhiso hakudeeqo

  • @sedson02
    @sedson02 3 หลายเดือนก่อน

    4. Farmaajo ☑👍 Xasan guurguurte 🖕 .
    5. Biyaha webiyada Shabeele iyo Juba iyo beeraha nimcada taala lama kala laho ,soomaali oo idil ayaa wada leh .
    Eeelayahow cuqdadeesan heedheh ! Qabiil keliya biyaha iyo beeraha iskama leh .
    Sedson02
    wiil shiikhaala .

  • @umulula3107
    @umulula3107 3 หลายเดือนก่อน

    aragtida c.raxmaan baa soomali u dana👍