MAREYKANKA OO KU DHEGGAN MW XASAN SHIIKH (3882)

แชร์
ฝัง
  • เผยแพร่เมื่อ 9 พ.ย. 2024

ความคิดเห็น • 53

  • @sacdiyanur7583
    @sacdiyanur7583 4 หลายเดือนก่อน +5

    Allaahu’Akbar ee heclitaa Warkaan iyo Qosolkaada Allow nookaaxafid Macacalin Adam❤️👏

  • @4waabDhoowooy
    @4waabDhoowooy 4 หลายเดือนก่อน +3

    Waa. Arki. Doonaa. Itoobiya. Hadey. Qabsan. Karto. Somaliya

    • @abukarosman1859
      @abukarosman1859 4 หลายเดือนก่อน

      Itobiya iyo somaliya adiga dhexdooda dhul kale dhex dhig hadii ay kala maarmaan

  • @Axmedweheliye
    @Axmedweheliye 4 หลายเดือนก่อน +1

    Lugeeya Dalka dowlad ayuu leeyahy cadowga Ethopia ma qabsan dona inshalah

  • @Axmedweheliye
    @Axmedweheliye 4 หลายเดือนก่อน +1

    Adiga cadowga somalia Tahay inta xasan islee dahay xasan wax ku xumeeda dalka cadow kusoo hogamineysaa

  • @City-sr4iv
    @City-sr4iv 4 หลายเดือนก่อน +5

    Xasan shekh iyo alshaab Dalka hala gabto dee

  • @shacabkasoomaaliyaa1
    @shacabkasoomaaliyaa1 4 หลายเดือนก่อน

    Uruuka samaale waa moryaant xaraan kunxaa kugaabnyaan waa Damujiida xarshaa Qaranka xasaan dhiqoo shalaaye Allah nagaaa qabtoo amiin amiin amiin

  • @Dahabosheikhhasan
    @Dahabosheikhhasan 4 หลายเดือนก่อน +1

    😂😂😂😂😂😂 anagaa iibsanay wallee waa run doqonta xarigii lagu xiri lahaa iyadaa wadata

  • @Hw15243
    @Hw15243 4 หลายเดือนก่อน +2

    Raggii isku qarxiyey saldhiggii Godeey waxaa wa tahay AuN Cornel
    Ahmed-Teersso 😭😭😭😭

  • @casalasal6466
    @casalasal6466 4 หลายเดือนก่อน +2

    DOQONTA XARKIHII LAGU XIRI LAHAA XUSULADEY KU SIDATAA

  • @bishaarbashka-ip2yj
    @bishaarbashka-ip2yj 4 หลายเดือนก่อน

    Asc mudane madaxweyne waankusalaamay

  • @shacabkasoomaaliyaa1
    @shacabkasoomaaliyaa1 4 หลายเดือนก่อน

    Majiiro hawiye waxa. Ladhahoo SXb kuwaa shegnyoo magcaa hawiye waa moryaant xaraan kunxaa Iyo isbaaro kucaan ahaaa moryaant no more muqdsho city ishallah

  • @abisinianancientsomalia2536
    @abisinianancientsomalia2536 4 หลายเดือนก่อน +1

    Jooji Xayeysiinta aad u samaynayso Saancadaalayaasha 😅

  • @City-sr4iv
    @City-sr4iv 4 หลายเดือนก่อน +1

    Dowlda somali waa shagaalo Kenya weye dee

  • @shacabkasoomaaliyaa1
    @shacabkasoomaaliyaa1 4 หลายเดือนก่อน

    Shabeela ikoorye madhuusiin kulaah 😂😂😂😂😂😂😂😂😂😂 funny

  • @bureeqamaxamad25
    @bureeqamaxamad25 4 หลายเดือนก่อน

    Xasan wareeraa waa geel ninkii lahaa dhacaayo yaa dhicinaayo ilaaheey ayaa joogo ilaahoow soomaaliya badbaadi

  • @KamalAbukar
    @KamalAbukar 4 หลายเดือนก่อน

    Waa inaan eegnaa waxay nagu kicisay inaan helno caqli badan oo kordhin kara joogitaankeena.

  • @Mrrred2023
    @Mrrred2023 4 หลายเดือนก่อน +1

    Asc war hedhaha hassan eedeyn tiisa hadee idinkuna qaladad badan ayad galeeysan wayo itopiya afsomaliga sirdonkoda ayaa waxas dhageysn ee fadln somali wey isku film tahy ee c

  • @AMATALLAAH-qd3pq
    @AMATALLAAH-qd3pq 4 หลายเดือนก่อน

    😂😂😅😂Wallee Kalmadii Dalaq dame way Caanbaxday😂😂❤🇸🇴💖👍

  • @AMATALLAAH-qd3pq
    @AMATALLAAH-qd3pq 4 หลายเดือนก่อน

    Ninkaan Ciidankuu kahadlaayo, Waa Ciidan Qalabkoodu dhamaystiranyahay Mushaarkooda iyo Gunnooyinkooduna heersareeyo, Saas darteed Somaaliya Malahan Dowlad salculus oo Ciidankaasoo kalle dhisan kartee, Allaha Nagaarsiiyo, Markaan helno, Dowlad inoo dhisto Ciidanka laga hadlaayo, Insha'Allah

    • @bureeqamaxamad25
      @bureeqamaxamad25 4 หลายเดือนก่อน

      Ilaahoow cirka dhulka dabeeylaha shayaadiinta geedaha kuugu dhagaan oo meel daran ku dhimo

  • @City-sr4iv
    @City-sr4iv 4 หลายเดือนก่อน

    Asc macalin adan

  • @Dahabosheikhhasan
    @Dahabosheikhhasan 4 หลายเดือนก่อน

    😂😂😂😂😂😂 wallee waa yaaba adduun

  • @Dahabosheikhhasan
    @Dahabosheikhhasan 4 หลายเดือนก่อน

    Kkkkkkkkkk macalinka wallaahi waa shactaroole

  • @Dahabosheikhhasan
    @Dahabosheikhhasan 4 หลายเดือนก่อน +3

    😂😂😂😂😂😂😂😂😂😂

  • @tusmoaadil1825
    @tusmoaadil1825 4 หลายเดือนก่อน +2

    Goday qabashadeedii yaan been laga sheegin 40 shahiid ayaa galay oo isku qarxiyey kuligood ha la sheego magacyadoodii.. adeer aan jiiraan ahayn baa ku jiray ragii ku dhintay goday aniga abtigay ayaa ka dagaalamay goday iyo shiikaabo 1977 wuxuu soo noqday isagoo dhego beelay oo aan waxba maqlin

    • @Fowzia69
      @Fowzia69 4 หลายเดือนก่อน +1

      Ragii SOOMAALIYEED ee ku dhamaaaday lama sheegaayo tuuugada nool ayaa sheegan

  • @KamalAbukar
    @KamalAbukar 4 หลายเดือนก่อน

    Waa in aan daacadnimo ku sii jirno waxaa lagu soo galaa ruuxeena xambaara dariiqa xaqa ah ee Alle ku dhaartay in uu dadkiisa ka cafiyo dembiyadooda ma ahayn in ay ku xadgudbaan sharcigiisa ayaa ah mid dabiici ah in la xasuusto dhammaan yaababkii uu Eebbe inagu amray ku soo gunaanado dhinacaas Alle ha nagu qasbo Soomaali innaga soo celinno maskaxdeenna in aan helno aqoonta aan ku waarayno oo aan u hiilineyn in aan ku halaagno Naarta ma rabno in aan u jiheyno waddadaan waa col.

  • @shacabkasoomaaliyaa1
    @shacabkasoomaaliyaa1 4 หลายเดือนก่อน

    Xasaan dhiqoo

  • @bureeqamaxamad25
    @bureeqamaxamad25 4 หลายเดือนก่อน

    Soomaaliya madax ma qabto shacbkuna waa daman yihiin goormaad kaceeysaan

  • @carinohope3117
    @carinohope3117 4 หลายเดือนก่อน

    Asc

  • @mohammedabdul5923
    @mohammedabdul5923 4 หลายเดือนก่อน

    Laftagareen xady xoyadisu xalaal ku dhashy cidanka Hawiye kofur Galbed ha iskasaaro tas xady dhici weydo kofur Galbed Hawiye maa musha

  • @CabdiXarako
    @CabdiXarako 4 หลายเดือนก่อน

    MCL Adan

  • @Mrrred2023
    @Mrrred2023 4 หลายเดือนก่อน +1

    Cadoga hanoo jabinina iyo gaalo raca aadanow dadka dhira gali to hop lost kadaa niyadaa naga halaabeyso itopiya itopiya taking dhiro galin unoqoni ciidan wanu heeysanaa idinkaa ogeeyn keeyd ayaa jiro ee minfadln umada Horwood marwalba xayeesinta xabashi nagadaa meyln kaliyaa kufilin iyo rer gado ee Dowland kale ayaa nalaneyso ee hadalkas depression aynu kaqaadi

  • @COD-MIIR.
    @COD-MIIR. 4 หลายเดือนก่อน

    1:06:00 Jabuuti maxaa faraha u galiyay. Shaqada Somaliya.
    Jabuuti na miyeey ka reebi kartaa, S9maliya Tartan Aduun.
    Xasan Shiikh Danbi Qaran buu galay.Waana in QOORTA laga jaraa Kufaarka

  • @fatimafarah4162
    @fatimafarah4162 4 หลายเดือนก่อน

    Kkkk😢😢

  • @aminaibrahimhaji9949
    @aminaibrahimhaji9949 4 หลายเดือนก่อน

    Macalinka Lugeya Wadani dab ahh. Wax badan Somali waad fahan siisey waxyaabo badan na waad uga digtey hadaan kuwaano qadan wayney, Soomali hadan nahay anagaa isu xanin'yo weyn ee halkaan kubiyo shubano araganee😂

  • @shacabkasoomaaliyaa1
    @shacabkasoomaaliyaa1 4 หลายเดือนก่อน

    Tuuuuuga

  • @ismaciilcabdillahiyuusuf2650
    @ismaciilcabdillahiyuusuf2650 4 หลายเดือนก่อน

    Sxb xasan sheekh maxamuud iyo kooxdiisu inay Argagixiso yihiin wasiir fiqibaa maraykanka (newyork) dhexdiisa kaga markhaati furay kuna baaqay colaad argagixiso kana codsaday culimada soomaalida USA ku nool oo markoodii horeba inay dagaalkii laascaanood ka wada qayb qaateen ku wada eedaysnaa inay dagaal argagixiso xuduudka Ethiopia iyo somaliland u dhexeeya ka abaabulaan- lagana fuliyo colaad kooxaysan isagoon waxba qarsanaynin cadaynaya inay xataa duulaankii somaliland lagu qaaday ay kooxda villa somalia si dhamays tiran uga qayb qaadatay waliba iyagu abaabulkeeda lahaayeen,, please dhagaysta wasiir fiqi iyo booqashadii uu maraykanka ku tagay qiyaastii 15cisho ka hor iyo nuxurkii qudbaddii uu halkaa ka jeediyay oo sababtay in kooxdaa xasan sheekh maxamuud iyo Argagixisada siiba alshabaab isku shaabad lagu dhufto iyo somaliland oo dacwad ka gudbisay- cadaysayna ciddii duullaankii amniga somaliland lagu soo qaaday ka danbaysay iyo dawladda maraykanka oo arinkaa baadhitaan dagdaga ugu dhaqaaqday kana hawl gashay Aadna uga cadhootay falkaa villa wardhigley qiratay,,, wbtawfiiq ,,

    • @dilara-jj5yj
      @dilara-jj5yj 4 หลายเดือนก่อน

      Fiqi yuu ahaaa isagu so argigixoso maahayn 😂😂😂 un report 2012 inu yhy o biyo maal ku duuley

  • @aliuhuru1716
    @aliuhuru1716 4 หลายเดือนก่อน

    Cod male

  • @garada6921
    @garada6921 4 หลายเดือนก่อน

    SOOMALIYEEY WAXAAN IDIIN SHEEGAYAA WAX AAD OGTIHIIN AMA AY DAAN BA DAREEN SANAYN WAR DOWLAD SOOMALIYEED IYO MADAX SOOMALIYEED OO AQOON DHEER OO XEEL DHEERE YAAL AH OO WADANI YIIN AH OO HOGAAN CADALAD AH NAGU HOGAAMIYA OO QAB YAALADA IYO QASHIN KA IDIN KA DAAYA MARABTAAN? HADAY HAA TAHAY ? MAXAA LOOLA DIRIRAYEY OO CIIDAMA DII XOOGA DALKA EE TABA BARADA LOO DIRAY ERATARIA MAXAA LOO BASAASAYEY ? MAXAA KU WII DIINAA OO FASHILAYEY XOOGA DALKA EE SOO KABANA YEY MAXAA LAYSU HOR TAAGAYEY ? MAXAA LOO DOORATAY KUWII BASAASA YEY IYO KUWII LAHAA WAA LAGATAY ? DOWLAD SOOMALIYEED OO XOOG LEH OO XUDUU DAHEEDA SUGTA OO CIIDAMO SHISHEEYE OO KU NAAX NAAXAY SOOMALI BAAN DIFAAC NAA OO DHUFAYSO KU LEH CAASIMADA MUQDISHO IYO GOBOLADA KOONFURTA IYO BADHTAMAHA MARAB TAAN IN URURKA ALLSHABAAB IYO AMXAARO IYO CIIDAMADA SHISHEEYE MA RABTAAN INAY NAGA BAXAAN OO AAN CIIDAMO SOOMALIYEED OO WADANI YIIN AH OO SOOMALIYED DALKAAN AMNIGIISA LA WAREGAN SIYAASI KU SHEEGA SOOMALI YEED EE QABII LAYSAN DOONI MAA YAAN DOWLAD XOR AH OO SOOMALI YEED OO XOOG KUSUGA AMNIGA WADANKA SOOMALIYA OO DHAN TAAS WAA XAQIIQ IN TII DIIDANAA DOWLADII DADAALKA DHEER UGU JIRTAY IN CIIDAMO QARAN SOOMALI YEED OO AMAANKA DALKA WADA HANTIYA OO SHABAAB KA XOREEYA GOBALADA AY XOOGA KU JOOGAAN OO UMADA KU DHIBAAN XASAN SHIIKH IYO KOOX DII DIINAA CIIDAMADII QARAN KA EE LAHAA FARXAAN QAROOLOOW KASOO BAX XOOGA DALKA OO U KAALAY QABIIL KAAGA IYO CIIDAMADII ERATARIYA LOO QAADAY EE LAGA QARINAYEY CADOWGA DALKA IYO DADKA SOOMALIYEED KUWII MAALIN WALBA BEENTA IYO BAROBOGAAN DADA LASOO TAAGNAA EE HADANA MADAX SOO NOQDAY OO OG XAALADA DALKEENU MARAYO IYO DHIBA INA HAYSTA IYO CADOWGII SHISHEEYE OO HELAY JAANIS AAN U JABNAY KUWAAS SOOMALIDA NALA AH EE WAXAAS OO FOOL XUMO AH WADAY EE FASHILINAYEY DOWLADOODII SOW MAY DAAN SOO DOORAN OO WELIBA KU MAYDAAN ABAAL MARIN INAY DOWLAD IDIIN NOQDAAN OO MAANTA IDIIN MA FADH FADHIYAAN FILA SOOMALIYA ? TAAS MA MIYIR QAB BAA ? WAXAAS MA WADANI NIMO BAA MISE WAA WAALI ? DONI MAYNO DOWLAD SOOMALIYEED OO XAQIIQO AH EE YAAN DADKA MASAAKIINTA AH EE WADANI YIINTA AH EE AAN AWOOD AY WAX KU BEDELAAN LAHAYN YAAN LA WAREERIN DOWLAD IYO CIIDAN QARAN OO XOOG LEH OO LA WAREEGA DHAMAAN XUDUUDAHA SOOMALIYA BAD IYO CIR IYO DHUL KUWII SUGI LAHAA WAA KUWII LA BUR BURI NAYEY INTII HADHAYNA ALLSHABAAB KU XASUUQ DAY GOOBIHII LOO DAAD GUREEYEY INAY WAX XOREEYAAN ISKA DAAYE IYAGII OO BILAA SARAAKIIL EXPERT OO BILAA SHIIDAAL AH OO BILAA SAANAD AH OO GURMAD LA AAN AH OO DAYACAN BAA HAL KAY DEGA NAAYEEN LAGU XASUUQAY OO WIXII HUB LOO DHIIBAY OO DHAN LAGA WADA FURTAY OO WAX LAQABTAY IYO WAX LA DILAY IYO CARARAY LAGA DHIGAY HADII KUWII WAXAAS OO MASIIBO AH KA MASUUL KA AHAA HADANA WAXAAN OO MASIIBO AH KA MASUUL AH AAN WELI LAGU MAXKAMA DAYNAYN OO LAGA DIIDAYN OO WELIBA WAXAAS OO FASHIL IYO CEEB QABYAALAD AH LAGU TAAGEERAYO WAXII IDIN KU DHACA OGAADA INAAD KOW KA TIHIIN OO IFKA IYO AAKHIROBA AAD KA HADHAY SAAN OO MASIIBO AAD GAC MIHIINA KU DOORATEEN AAD HAYSATAAN EE DOWLAD SOOMALIYEED OO XOR AH OO SHARAF LEH OO AAD U BAAHA TAAN ALLE HAYNA GAAR SIIYO EE BAY

  • @najuk1657
    @najuk1657 4 หลายเดือนก่อน

    h

  • @sedson02
    @sedson02 4 หลายเดือนก่อน

    Ethiopia ayadaba burbureesa maxay qabsan karta :
    1. Jahabda amxaarada oo Fano lo yaqaan dhulkoogi way qabsadeen ciidamada federaalka Ethiopia way ka saareen .
    2. Tigreeragu awood maleh waxay ka cabsadan saaxiibadeen Eritrea
    3. Canfar iyo Soomalida Kale masoo racayan ciidamada Ethiopianka
    4. Ogaaden cagdheer usoo racaya oromada .
    cagdheer iyo oromo waan iskaga filannahay .
    macalinka lugeeya ma oroma tahay ? shacabka ha argagixinin .

    • @dilara-jj5yj
      @dilara-jj5yj 4 หลายเดือนก่อน

      Waxas 0.5 ka ahow siiilkhaaal ah😂

    • @sedson02
      @sedson02 4 หลายเดือนก่อน

      @@dilara-jj5yjI detected one ogaaden cagdheer with my tribal radar and it's you 🔍🙂 ,

    • @sedson02
      @sedson02 4 หลายเดือนก่อน

      @@dilara-jj5yj ma caghdeer bad tahay ?

    • @dilara-jj5yj
      @dilara-jj5yj 4 หลายเดือนก่อน

      Siilkhaal tiilka cagdheeer baaba dhaanta adigu siil baad thy 0.5