QAYBTA 2AAD GENERAL AHMED SAAKIN MAALINTAY HALGANKA UGU ADKAYD & SAARISTII HORGAL MAHAD CANBAASHE

แชร์
ฝัง
  • เผยแพร่เมื่อ 12 ก.ย. 2024
  • QAYBTA 2AAD GENERAL AHMED SAAKIN MAALINTAY HALGANKA UGU ADKAYD & SAARISTII HORGAL MAHAD CANBAASHE

ความคิดเห็น • 123

  • @MadaniProduction734
    @MadaniProduction734  9 หลายเดือนก่อน +27

    Madani Production TH-cam-kan 100kun #Subscribe dhaha oo gaadhsiiya #Share

  • @hamdamohamudhusein.4713
    @hamdamohamudhusein.4713 9 หลายเดือนก่อน +26

    Cumar maxmuud wa told jira meshay galana wa galantahy
    Cumar baaruud alaha barakeeyo
    Wa xiniyaha harti wayne❤

    • @am.b5688
      @am.b5688 21 วันที่ผ่านมา

      Nimankan Dhulbahante waa tol, maxaa yeelay meesha waan joognay wax weyn maysan qaban Hartigii kale hadana credit bay u sameeyeen, sida maalintii 25 Ougust, habeenkii ayaa la soo wacay ninkii haystay ciidanka Cumar Maxamuud, markii dambena sheegtay inuu lahaa kaartada! Telefonkii kii wayba qaban waayeen habeenkii oo dhan, markii Ła jabiyayna hubkii dhinacooda ayay ka galeen oo xitaa taangigii lagaga qabsaday Tukaraq waa loo soo celiyay! Magaalada agteeda ayay u galeen Ciise Maxamuud oo Ła kala dhexgalay oo Ła qariyay! Meesha Hartiga ka dagaalamay waa Abokor Ciise, Warsangeli, iyo reer barigii kale! Cumar Maxamuud iyo Cismaan Maxamuud , Deni ayay toos uga amar qaadanayeen, waxna kamay dhageysaneyn maamulka Khaatumo! Dhulbahante soo hiiliyay waa askarteena iyaga marka loo hiiliyana waxaynu nahay Hiil Walaal! Dhaqankan waa inaan kaga dayano Dhulloos!

  • @abdulog8461
    @abdulog8461 9 หลายเดือนก่อน +38

    Waa maalintii u dhintay walaalkay 26.bishu isagu la socoday ciidankii mudug ka yimi ilaahay ha u naxariisto dhamaan dadkii halka ku shahiiday 😢

    • @farahali6399
      @farahali6399 9 หลายเดือนก่อน +3

      Ilaahay ha u naxariisto walaalkaa iyo dhamaan inta ku dhimatay.

    • @lola-od8wc
      @lola-od8wc 9 หลายเดือนก่อน +3

      Aamiin yaa Allah allaha u naxasiirto walaalkaa iyo dhamaan intii ku dhimatee la dulmay, intii is difaacaysay iyo intii hiil walaal ku timid ee dulmiga walaalahood liqi waayay, dhamaan tood xaq iyo jid saxan bay ku dhinteen umadoo idil na u ogsoon. Maantay guushii kasoo hoyatay inagaa aragnoo iyaga iyo alle ba uga mahdi nayno

    • @fardushurre1668
      @fardushurre1668 9 หลายเดือนก่อน +2

      Ilaahay ha u naxariisto geesigas sharaf iyo karaamo ayuu ku dhintay tolkiina wuu difaacayey

    • @ayanosman2485
      @ayanosman2485 9 หลายเดือนก่อน +2

      Allaha unaxariisto karaamo iyo xaq u dirir ayuu ku dhibtay

    • @Mo_daani
      @Mo_daani 9 หลายเดือนก่อน +3

      Allahu u naxariisto waa nin dhulkiisa udhintay Harti waa Qoys qudha

  • @bashiirmohamed6783
    @bashiirmohamed6783 9 หลายเดือนก่อน +11

    Mashalah cumar maxamud tol jira weeye waajib baana loogu leeyahay waayo weligood waa ishuranaayeen

  • @marhoraansameeyaykingdom6355
    @marhoraansameeyaykingdom6355 9 หลายเดือนก่อน +12

    Dhulbahante....hiiiilkiinii waligayo ma halmaamayno....hda nahay cumar mxamud anakuba tolkayoow.....tani waaba waajib ninkasto hartiyaa saarnayd....nolaada waligiiiin🥰🥰🥰Viva ssc and harti o dhan

    • @shukrijama5399
      @shukrijama5399 9 หลายเดือนก่อน +3

      Sido kale inadeer mcn ❤❤❤❤❤😢😢

    • @fardushurre1668
      @fardushurre1668 9 หลายเดือนก่อน +2

      Inaader mcn ilaahow tol hanoo waayin

    • @ayanosman2485
      @ayanosman2485 9 หลายเดือนก่อน +2

      Dhiigayga ❤❤❤

  • @CarfiAbdi
    @CarfiAbdi 9 หลายเดือนก่อน +17

    Mashalaah tabarkalaah ilahayow Harti barakee ilahayow xafido dhamaantood sifiican bay inagu hiliyeen ilahay baa Mahadleh Harti way mahadsanyihiin

    • @abdinurfarah1560
      @abdinurfarah1560 9 หลายเดือนก่อน +3

      In walaalnimo muhiim tahay ninkii madi' ah baa og

    • @ayanosman2485
      @ayanosman2485 9 หลายเดือนก่อน +3

      Waa waajib dhalashada keentay dhiiga biyo maaha hiil walaal ❤

  • @jabriilmubaarak7243
    @jabriilmubaarak7243 9 หลายเดือนก่อน +15

    Shoow iidoorki ama habrahi badhayo kurusta ahaa ku waashay oo ku hayya cumar maxamuud oo kulmis ah baa na jabiyay qaranki soo riixay walle cumar Baaruud 🔥 waa ba run ragga in ay dagaalyahamiin yihiin waa mitid yaab badan mashaa allah guuleysta hartiweynow

    • @Mo_daani
      @Mo_daani 9 หลายเดือนก่อน +5

      Cumar maxmud aad Bn u aqaan ragaas meel ay galaan balaa gashay waa nimanka kaliya Majeerteen aan kawato

    • @jabriilmubaarak7243
      @jabriilmubaarak7243 9 หลายเดือนก่อน +4

      Aahey laandheere marna ha baqin jamaahiirta viva cumar Baaruud 🔥 🔥🔥🔥🔥

    • @AhmedAhmed-tx6dj
      @AhmedAhmed-tx6dj 8 หลายเดือนก่อน +2

      @@Mo_daaniCumar maxamuud waa geesiyaasha Daarood not only Harti laakiin ogow maalintaa ragga xaga galbeedka aad u dagaalamay oo jilibka aastay waxaa kow ka ahaa Cismaan Maxamuud,Reer Biciidyahan Ciidanka Cabdi Madoobe Jaamac Siyaad,Dashiishe,Reer Maxamuud iyo Cali Salleebaan oo xogogaal baan u ahaa dagaalka maalintaa
      Dhinaca Bariga oo ahaa aaga u adag oo dagaalada u adagi ka dhici jireena waxaa dhiga shubay :- Ugaadhyahan,Bahararsame,Barkad,Xasan Ugaas,Cumar Maxamuud,Ciise Maxamuud iyo ciidanka Maxamuud dhamaantood walow afar maalmood ka hor ciidamaddi beesha Jaamac Siyaad intii ugu badneyd aaga bariga weliba Maraaga loo raray oo isku aag la dhigay ciidankii Ugaadhyahan oo isku dhoomka ilaa Dhuurta ka dagalami jiray,waxaana labadaas ciidan ee Siyaad Maxamuud la geeyey Aaga Maraaga dhinaca laamiga Garoowe xagiisa ah oo meel Sl difaac waaliya uga xidhnaa aheyd Alxamdu Lilaah ragaasi kuwa subaxaa 25 kii August dagaalka bilaabay iwm.
      Waxaan mara ka ilaawin karin oo mudan bilad geesi goob dagaal Gen Fuad Xanaano oo taliye u ahaa ciidamadda Warsangeli,runtii maalmo adag ayuu ka saaray aaga bariga oo ka balaadhnaa kan galbeedka,kana khatar badnaa waayo Goojacade iyo Maraaga ayaa ku yaalay oo ahaa meelaha ciidanka ugu adag ee Sl joogeen xoogana saari oo aad ku garan kartid in markii Maraaga lagusoo jebiyey ay dhamantood jabeen iwm.

  • @munayousuf-ct4hl
    @munayousuf-ct4hl 9 หลายเดือนก่อน +24

    Cumar Maxamud ha guuleysteen ❤❤❤❤❤❤

    • @xuseenmaxamed820
      @xuseenmaxamed820 9 หลายเดือนก่อน +5

      Wxa kawacan inaad dhahdo punland hanoolaato

    • @munayousuf-ct4hl
      @munayousuf-ct4hl 9 หลายเดือนก่อน

      @@xuseenmaxamed820 Putland markasta way mahadsantahay lkn cumar Maxamud maalintaa ay adkayd ayaan uga mahadceliiyey inaar

    • @mohamedmahamed2910
      @mohamedmahamed2910 9 หลายเดือนก่อน +6

      Walahay hadaan dhulbahante nahay ma ilawayno walaalahayo harti Wayne ha ugu horeeyaan majeerteen Masha Allah thanks walalayaal

  • @user-mj7hr7xd3q
    @user-mj7hr7xd3q 9 หลายเดือนก่อน +8

    Msha Allah tolku markaas ayuu wanaagsan yahey cumar maxamud waa tolkeena guuleystah

  • @hodanabdi4308
    @hodanabdi4308 9 หลายเดือนก่อน +10

    ❤❤❤❤ ILAAHAY BAA MAHAD LEH OO DAALIMIINTAA SNM JABIYAY OO INAGA GUULEEYAY GEESIYAASHII NAFTOODA INOO HURAY ILAAHAY HA U NAXARIISTO ❤❤❤❤

  • @SaciidSaid33
    @SaciidSaid33 9 หลายเดือนก่อน +11

    Ileen dhulbahante waxay cumar maxamuud ugu hayaan maalin ay ubahnayeen ayeey u yimaadeen

  • @nawalabdullahi
    @nawalabdullahi 9 หลายเดือนก่อน +13

    Cumeer mxmud meshu glo waa la galy😂 wale gulysta ilmo aderyl ssc

  • @Miss_melbourne
    @Miss_melbourne 9 หลายเดือนก่อน +11

    Cumar maxamuud❤ Tolka jira waaye ilaahow noodaa.

  • @RahmaDDoni-uh9bl
    @RahmaDDoni-uh9bl 9 หลายเดือนก่อน +9

    Mansha allaah xafidullaah Guuleesta reer ssc Ishallaah guul iyo gobanimo ❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤

  • @shukrijama5399
    @shukrijama5399 9 หลายเดือนก่อน +6

    Mansha Allah ilma harti we never forget 🙏❤♥😢💙❤💪💪💪💪🦁🦁🦁🦁🦁🐎🐎🐎💪♥️😍💘💖🔥💔❤🦁💪🐎

  • @qaalihassa3057
    @qaalihassa3057 9 หลายเดือนก่อน +8

    Gardaraale maguuleysto
    Guul Ssc Alxamdullilaah Alle Ayaa nadhaafiyay kuwaas intii ku dhimatay Allah unaxariisto inta dhaawacaa Allaha Caafiyo Aamiin Yaarabi

  • @CarfiAbdi
    @CarfiAbdi 9 หลายเดือนก่อน +8

    Dagaalkii madhamane sirtiina qarsada ,mashalaah tabarkalaah ilahay Harti habarakeeyo a

  • @firdowsmusay-ze9gs
    @firdowsmusay-ze9gs 9 หลายเดือนก่อน +20

    ilaahay idinkuma socelo idoor

  • @MrQalay2005
    @MrQalay2005 9 หลายเดือนก่อน +14

    DHULBAHANTE ALLOW NOODAA HADAAN CUMAR MAXAMUD AMA REER MUDUG NAHAY WAA WALAALKA KALIYA OO MARKA AAN HIIL UBAAHANO NOOSOO HIILIYA

    • @user-oo6tj8ol4n
      @user-oo6tj8ol4n 9 หลายเดือนก่อน +6

      Sidoo kale walaal
      GALIILYO INAAN CIIL LA MUDAN GACAL WALAAL BAA LEH INAAD GEERI NALA QAADATEEN GACAL WALAAL BAA LEH INAAD GAARKA NALA QAYBSATEEN GACAL WALAL BAA LEH
      La aantiin waxba maanu ahaaneen cumar badane allaha idin barakeeyo idinka iyo bahdiin HARTI WEYNE

    • @fardushurre1668
      @fardushurre1668 9 หลายเดือนก่อน

      Ilaahow tol hanoo waayin

  • @Apdalla_Montana
    @Apdalla_Montana 9 หลายเดือนก่อน +9

    Cumar maxamuud meshay galaan wa galantahay

  • @SeynabDubad-nb6uf
    @SeynabDubad-nb6uf 9 หลายเดือนก่อน +4

    Maan sha Alaah Ahmed saakin waa run tii maalinta Ayku xun tahay halgankii sool codka uu golayaasha kuduubo baan kagaran jirey lakiin waa geesi qiimo badan mar walba wuu nadhiiregelin jeray hadaanahay Jamaahiiryii qubama hal ganka kagajirey guulayso goor walba Ahmed saakin iyo dhamaan reer Ssc ❤❤❤❤❤cool dhan

  • @mariaatosh3396
    @mariaatosh3396 9 หลายเดือนก่อน +9

    Waa maalinta aan laftigygu baqaqy o will badan aan kulahaa abowe hoodadaa hagablamin dhulbahante ma midausna barbaa Somaliland ah bariby keenayaane micna daro hakudhiman eragy iigujawaabayen wuxuu ahaa abayo mafiirsankarno wx aan lanakufiirsadeen markaasban duco lafariisty iyo ilahw soobadbaadi markuu gurmad nadhaafaba😂 alxamdulillah ilaahii dhulbahante mideeyy baa mahad iskale cumar mohamud malintaas waa adegteen waana laa shukra calalwaajib❤

    • @caatoxirsi6970
      @caatoxirsi6970 9 หลายเดือนก่อน +3

      Wll waa runtaa cumar maxamud waa laa shukri calaabwaa jib waliba waa soo dahnay
      Dhulbahante waxan yaraynbuu ii hiiliyay oo waa waajib

    • @fardushurre1668
      @fardushurre1668 9 หลายเดือนก่อน

      ​@@caatoxirsi6970inaader mcn

  • @isakeikountry9515
    @isakeikountry9515 9 หลายเดือนก่อน +5

    Allahumaa Bariiik 🇸🇴🇸🇴🇸🇴Guuleystaaa SSC🇸🇴🇸🇴🇸🇴KHATUMO STATE 🇸🇴🇸🇴🇸🇴

  • @ahmed676mohamed9
    @ahmed676mohamed9 9 หลายเดือนก่อน +8

    Libaaxyada cumar maxamud Tol jira

  • @user-wn8hl1nf9z
    @user-wn8hl1nf9z 9 หลายเดือนก่อน +9

    Maalinki hawiye xamar ilaa guriceel iskaga imaday siday ila dagaalaan waxaa hiilki ugu horeyey ka imaaden dhulbahante la aantin abaar wh garabkaygii maxan malinta ay qaraartahay garabkina u imaan waayey from omar mahamuud girl

    • @fardushurre1668
      @fardushurre1668 9 หลายเดือนก่อน +3

      Inaader mcn ilaahow garabkaaga haygu banayn tol baa intaa laga helaa iyo walal from Darwiish

  • @cabdiqanicalowaq2409
    @cabdiqanicalowaq2409 9 หลายเดือนก่อน +5

    Cumar maxamuud tol jire❤

  • @aelmi5062
    @aelmi5062 9 หลายเดือนก่อน +11

    Idoorkii markey maqleen cumar maxamuud baa meesha soo galey
    Dib danbe uma soo labe cumar iley cabsi cabsi waaye walaahi

    • @sporttv24timmar
      @sporttv24timmar 9 หลายเดือนก่อน +3

      aad iyo aad gobanimo indeer

    • @farhiyadahir3725
      @farhiyadahir3725 9 หลายเดือนก่อน +3

      Bisinka maxaad isha nooga tuurtay? Awowgeen inuu il aa yaa soo sheegay horta.

    • @lola-od8wc
      @lola-od8wc 9 หลายเดือนก่อน +2

      😂😂😂😂😂

    • @fardushurre1668
      @fardushurre1668 9 หลายเดือนก่อน

      ​@@farhiyadahir3725😂😂😂

  • @jubalandmedia6804
    @jubalandmedia6804 9 หลายเดือนก่อน +9

    Hadhow baa fahimo soo caayeysa cumar maxamud labo jear ayuu sheegay xaaladu ku adkayd inay garabka walalahod buuxiyeen

    • @farhiyadahir3725
      @farhiyadahir3725 9 หลายเดือนก่อน +3

      Gabadha waa la isticmaalaayey rag dan qaasa leh baa soo diraayey doqomo xanaaqsan oo snm u shaqeeyo ayey u gangashay miskiinta aabaheedna ma xakameyn karin.

    • @fardushurre1668
      @fardushurre1668 9 หลายเดือนก่อน

      ​@@farhiyadahir3725inader hanoo qabanina

  • @mohamadjamaboodle-qu1cn
    @mohamadjamaboodle-qu1cn 9 หลายเดือนก่อน +6

    SOO DHAWOOW ADER GEN SAKIIN 🏆🦁🐎🐯🇲🇵🐯

  • @ummuisra6721
    @ummuisra6721 9 หลายเดือนก่อน +5

    SSC Guul every time and any time Iinshallaah 💪💪💪❤️❤️❤️❤️

  • @ismailomarnor9655
    @ismailomarnor9655 9 หลายเดือนก่อน +8

    oo marka maxay FAHIMA QUUJE nagu maagtay kk cumar sabaayad Not Easy marka walaahi dhulbahante anaa la dhashay cidii ilxun ku fiirisa waan is huranahay marka hadaan nahay CUMAR MAXAMUUD walaalkey ayaan usoo gurmaday

    • @maryan4436
      @maryan4436 9 หลายเดือนก่อน +3

      FAHIIMO QUUJE WA HABAR SAGAAL JIR SHAXAAD KU BILOOWDAY

    • @fardushurre1668
      @fardushurre1668 9 หลายเดือนก่อน +2

      Inaader mcn ilaahow garabkaga haynu banayn fahiimi waa dumar hanoo qabanina

  • @fadumojama22
    @fadumojama22 9 หลายเดือนก่อน +8

    Ilahow tol hanowayen Ilahow waamahada 😭😭

  • @kingshibiinofficially4893
    @kingshibiinofficially4893 7 หลายเดือนก่อน +2

    M.ahsllah guulayso adeer Anaga hadaa majeerteen nahay Walla la heen khaatuma khasab bay nagu tahay hadaa nahay Hartiga kale Garab kooda Naa hay Viva Harti Dalka guushisa waa madaxwayne dani

  • @dhuleceeydhuleceey6444
    @dhuleceeydhuleceey6444 9 หลายเดือนก่อน +5

    Daraawiish guul guul inshaa allaah

  • @xaawokhaliif3182
    @xaawokhaliif3182 9 หลายเดือนก่อน +2

    MaSha allaaha ilaaha naga guuleeyay baa mahada lehe guuul iyo gobanimo 💕💕💕💕💕💕💕

  • @fahima6186
    @fahima6186 9 หลายเดือนก่อน +4

    Masha Allah Tabarakllh ❤guusha Allaha idiin adkeeyo aamiin 🤲🏼🤲🏼🤲🏼💪🏼💪🏼💪🏼🥰🫵🏻🫵🏻🙌🏼🙌🏼🙌🏼🙌🏼🐎🐎🐎👍🦁🦁🦁

  • @GgahabababaGbnansbsb
    @GgahabababaGbnansbsb 9 หลายเดือนก่อน +4

    Maansha allah ilaahaw xaqa uhiili ❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤ssc guuul

  • @user-db5ts6je7z
    @user-db5ts6je7z 9 หลายเดือนก่อน +5

    General sakiin wa halyey SSc khatumo cadowgii Somali diidka jab iyo halaga ba Ku dhacay

  • @sahradahir6959
    @sahradahir6959 9 หลายเดือนก่อน +4

    Gaashaandhid reer cumar dhaadsan baa imane

  • @hadalyargaflaaan3141
    @hadalyargaflaaan3141 8 หลายเดือนก่อน +3

    Sanadka si gobanimo leh baa tollku isku raacay cumar maxamud waa ragg qiimo badan guullaysta

  • @qatarwayn9581
    @qatarwayn9581 9 หลายเดือนก่อน +5

    Maa sha alaah maalintaa ninkii joogay uun baa joojay rag maalintaa waa is bartay

  • @seynabahmed5742
    @seynabahmed5742 9 หลายเดือนก่อน +4

    Masha Allah guuleysta inshallah 🥰🥰🥰

  • @jaamactooreeye5285
    @jaamactooreeye5285 9 หลายเดือนก่อน +5

    Wiilkii Cumar Maxamuud ee Qodhob ahaa ma laxaqiray?

    • @AhmedAhmed-tx6dj
      @AhmedAhmed-tx6dj 9 หลายเดือนก่อน +2

      Maya lama xaqirin oo waa geesi weliba isagu Abaanduule ayuu ahaa oo shaqo badan qabanayey balse kaartada dagaalka Gen Siciid Shoodhe oo ahaa taliyihii guud ee ciidanka Harti ayaa dejiyey,ka dibna intuusan saraakiishii ka hoosaysay u gudbin ayuu u diray 9 General oo Harti kuwa ugu aqoonta badan ah ama Soomaaliba oo Sareeye Gaas Cabdishugri mooyee aan Laascaanood joogin oo xataa qaar zoom qurbah ah kaga qeyb galeen,dhamaantoodna way isku raaceen inay kaartadu sax tahay .Hada ogow Gen Cabdishugri waa Cumar Maxamuud weliba reer Khalaf,waana ruugcadaa khabiir milaterya.
      Marka sababta Generaladan kaartada Gen Siciid Shoodhe la wadaagay si ay uga hubiyaan waa kuwo ka khibrad iyo waayo aragnimo ciidan ka badiya Gen Qodhob. Dhamaantoodna waa Harti.Anigu waan wada garanayaa magacyadooda balse halkan kuma sheegayo.

  • @mohamedracdeye383
    @mohamedracdeye383 9 หลายเดือนก่อน +3

    I truly appreciate for providing that information ❤, still counting the minutes to receive part 3

  • @fouziajibril3294
    @fouziajibril3294 9 หลายเดือนก่อน +3

    Aad baan qosolka ufahmayaa lkn
    Waa run😂😂😂😂 maansha allaah
    Dhakada waa kula fahmaa
    Guuuul iyo gobanimo
    Isku duubnibaa horemar lagu gaaraa
    Maansha allaah lkn no nin jeclaysi.

  • @user-ec9gv5dy2g
    @user-ec9gv5dy2g 9 หลายเดือนก่อน +3

    Guuuul SSC Guuuul SSC Guuuul SSC Guuuul SSC ❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤🥰🥰🥰💪💪💪

  • @abobasement346
    @abobasement346 9 หลายเดือนก่อน +5

    Horgaleh waa idor ilahay idin kumah so celiyoh nacladih ha ku dhacdoh idor iyo kuwih lah socday

  • @malakaaay
    @malakaaay 9 หลายเดือนก่อน +3

    Hadaba iska jira yaan inaga markeena maanta leynoo xoog sheegane inaga ilaaliya iska adkeeya dhankasta ⚠️

  • @lathany.3537
    @lathany.3537 9 หลายเดือนก่อน +8

    Best war in the history ❤❤❤❤

  • @aelmi5062
    @aelmi5062 9 หลายเดือนก่อน +3

    Walaamiis warka siidaa intuu xiisaha leeyahay hadaat maal mo badan sugto weynu ilaawi meeshuu noo maraaye

  • @AshaMohamed-uz1sg
    @AshaMohamed-uz1sg 9 หลายเดือนก่อน +3

    Guul SSC ilaahay baahalaagay dulmiilaashii Snm ilaahay idin halaag maxaakamaqnaa umdii iyoguryohoodii ayey isku dumiyeenee maxaa xabaalo wadareed lagu aasay masaakiin iyo caruu dad aan waxbagalabsan😢😢😢

  • @MohamedMalinMuhumed-ng2uz
    @MohamedMalinMuhumed-ng2uz 9 หลายเดือนก่อน +2

    ❤❤m.....a ssc khaatumo guul iyo gobonimo

  • @nasroali3279
    @nasroali3279 9 หลายเดือนก่อน +3

    ❤❤❤❤❤❤ guuuul iyo gobanimo ❤❤❤❤❤❤

  • @OmarMohamed-db3iy
    @OmarMohamed-db3iy 4 หลายเดือนก่อน

    Dhulbaahante oo midoobay waa guul taariikh ah runti. taariikh cusub ayeey dhigeen August 25 /2023 Nuux baasto ayaa basaaday.

  • @farhiyajamaa7717
    @farhiyajamaa7717 9 หลายเดือนก่อน +2

    Alxmuduliah Alxmuduliah

  • @mahadabdi3195
    @mahadabdi3195 9 หลายเดือนก่อน +3

    Masha alah

  • @SaidIssak-d6w
    @SaidIssak-d6w 5 หลายเดือนก่อน

    Waan ku khasbanayn inaan inaan tolkayo u hiiliino hadaanu nahay beesha cumar maxamuud xaq ayaana nalooku lahaa oo sidi faroole
    Oo kale oran mayno dhawaaca dhulbahante garoowe lama keeni karoh waliba hadaanu nahay beesha majeerteen raali galin ayaan ka bixin doona

  • @hiddaale5263
    @hiddaale5263 9 หลายเดือนก่อน +1

    Maxaad u sheegi weydey ciddii xerada Ina Cambaashe ka xoraysay?

  • @Jama-ny3xy
    @Jama-ny3xy 9 หลายเดือนก่อน +3

    We need part two

    • @mr-unknown531
      @mr-unknown531 9 หลายเดือนก่อน +2

      Part 3 dheh this video is part 2

  • @farxiyaali9899
    @farxiyaali9899 2 หลายเดือนก่อน

    Intaa Tillkey cumar faan

  • @WA-rh8fl
    @WA-rh8fl 9 หลายเดือนก่อน +2

    Cabas musalsaka naggadha ilahai baa irsaqaadh basha

  • @user-dh4zt8ns7j
    @user-dh4zt8ns7j 9 หลายเดือนก่อน +2

    midnimada daarood ayaad rabtaa

  • @sharmakeali5248
    @sharmakeali5248 7 หลายเดือนก่อน +1

    Waraysigaa xogta intaas leeg ku jirto ma mudnayd in aan cadowgeena la wadaagno siciid shoodhe taariikhda qoraysa iyo saraakiisha dagaalka ku jiray

  • @Maxamed-vv8yy
    @Maxamed-vv8yy 9 หลายเดือนก่อน +3

    SNM dagaal bay soo wadaa reer SSC waa Iska hurdaaba nio kasoo hadal anigu nin warar haya baan ahayee OO wax badan ogee

    • @AhmedAhmed-tx6dj
      @AhmedAhmed-tx6dj 9 หลายเดือนก่อน +3

      Warkooda waa la hayaa iyo talaabo kasta oo ay qaadaan ee iska sug wey ku jabi doonaan insha Allah.

    • @fardushurre1668
      @fardushurre1668 9 หลายเดือนก่อน +2

      ​@@AhmedAhmed-tx6djinsha,u raxmaan inader

    • @AhmedAhmed-tx6dj
      @AhmedAhmed-tx6dj 9 หลายเดือนก่อน

      @@fardushurre1668 mahadasanid indr.

    • @AbdirahmanMahad-hh3yf
      @AbdirahmanMahad-hh3yf 9 หลายเดือนก่อน +3

      Puntland ba dorasho ku jirta ayay is leeyihen lkn markaan masuliyada anaga qaadayna oo ogaadeen ah saldhigii u waynaa ayaa buhoodle ka furnay dhanka xadka

  • @jamaabdullahi4736
    @jamaabdullahi4736 5 หลายเดือนก่อน

    Adaaba sheegay in laydiin tudhaayey intaasoo bilood adaaba cadeeyey

    • @Cici_mimi
      @Cici_mimi 5 หลายเดือนก่อน

      Markaad Layaabteen Efantariga Harti ee aad dhaafiweeydeen Iyo Awoodda baad biloowddaan hoowlahiinii waa la idiin tudhaye Iyo Waanala taagay. Ilaahoow Ceeb Astur 😂😂

  • @Ahmedabdirisak
    @Ahmedabdirisak 9 หลายเดือนก่อน +2

    😢

  • @cabdirisaaqshagti1991
    @cabdirisaaqshagti1991 8 หลายเดือนก่อน

    Ciidanka qaranku isagaa kabaxay magaalada idinku ri kees kamaydaan ridayne shacabkaa loo tudhayee imika xagee kudanbayseen

    • @alisaladahmed424
      @alisaladahmed424 8 หลายเดือนก่อน +1

      Allow alle, ileen af nooli hadal ma daayo

    • @Cici_mimi
      @Cici_mimi 5 หลายเดือนก่อน

      😂😂😂😂 dabacayuunta wax Kajilicsan Oo Haddana ka Cabaad baddan maleh.

  • @farxiyaali9899
    @farxiyaali9899 2 หลายเดือนก่อน

    Xogta caarre ayaa bixinayey

  • @cabdirisaaqshagti1991
    @cabdirisaaqshagti1991 8 หลายเดือนก่อน

    Badhi maxamuud

    • @Cici_mimi
      @Cici_mimi 5 หลายเดือนก่อน

      Cumar baruud Cashar Lama Ilaawaan Ah buu idiin Dhigay ileeyn idoor dabacayuun 😂

  • @OmarMohamed-db3iy
    @OmarMohamed-db3iy 4 หลายเดือนก่อน

    Darood sixir ma yaqaano laandheere waxbo masiixro.naaftu oorad beey kugu aaminta SNM

  • @OmarMohamed-db3iy
    @OmarMohamed-db3iy 4 หลายเดือนก่อน

    dhabarka ayaad ka jabis muse xayraan iyo alcoholic ina kaahin.

  • @mohamedabdi7406
    @mohamedabdi7406 9 หลายเดือนก่อน

    Faan iska daa waanu soo nopon insha aleh 👁

  • @jamaabdullahi4736
    @jamaabdullahi4736 5 หลายเดือนก่อน

    Beenaale hada maalmo ayey boqol iyo labaatan idinka dhinteen kkkkkk faan badanaa

  • @cabdirisaaqshagti1991
    @cabdirisaaqshagti1991 8 หลายเดือนก่อน

    Been waynaa xaar waynayaal

  • @nawalabdullahi
    @nawalabdullahi 9 หลายเดือนก่อน +3

    Cumeer mxmud meshu glo waa la galy😂 wale gulysta ilmo aderyl ssc