GUUL, CEELKII SHIDAALKA HOLHOL SAXEEXA MD FIRDHIYE IYO DFS ISKU TUUR TUURKA DAGAAL QORILUGUD MAANTA

แชร์
ฝัง
  • เผยแพร่เมื่อ 5 พ.ย. 2024

ความคิดเห็น • 155

  • @MadaniProduction734
    @MadaniProduction734  หลายเดือนก่อน +26

    Walaal waad ku mahadsantahay inaad nasoo Booqatay #Liketa #Subscribe & #Share ka waa xagaaga meel dheer gaadhsii Mahadsanid❤️

    • @Faadumoali-n5u
      @Faadumoali-n5u หลายเดือนก่อน

      Shirkadii Soosaarista shidaalka lala saseexday waxaalayiri waa shirkad aan diiwaangashanayn aduunkana aan laga aqoon waa tuug aqoona umalaha soosaarista shidaalka waxana warlagukansoonyahay soosaaray soona baaray xusen oo ah nin mareexaana kuna taqasusay baaritaanada Oo jooga maraykanka dawlada xamar joogtaa waatuugo ha rumaysanina

  • @Raho339
    @Raho339 หลายเดือนก่อน +11

    Alxmdulilaah Maanta Anaa Usoohoreeyey ♥️❣️🫡🫡🫡

  • @alia8971
    @alia8971 หลายเดือนก่อน +13

    Ina adeer ilaahey haku hanuuniyo
    Dowladda Xamar ee maanta jirta ma heli doonto 1% deeqda dhulkeena barakeysan
    Ali Baba iyo Afartankiis Tuug waxay garab istaageen cadawgeena Mamlki Somalididk
    Wuu diiday inuu aqoonsado SSC
    Waxa uu diiday in uu bixiyo saamiga bilaha ah ee loo qorsheeyay in la siiyo dhammaan dowlad goboleedyada Soomaaliya
    Marna ogolaan mayno inaan la shaqayno dawladIIsa cunsuriga ah
    Ma aqbali doono xukun cunsuri ah oo jaahil ah oo aan xishood lahayn sida Xasan Sheekh oo kale

  • @FartunYusuf-ll8tg
    @FartunYusuf-ll8tg หลายเดือนก่อน +8

    Maansha Allhaa SSSCCC khatomo guuuuuul maansha Allhaa 🤲🤲🤲☝️ ❤️❤️❤️❤️❤️❤️❤️❤️❤️❤️❤️❤️❤️❤️

  • @Xoriyo_xarago23
    @Xoriyo_xarago23 หลายเดือนก่อน +10

    Sii guulayso geesi guul SSC Khatuumo 🇸🇴🇸🇴🇸🇴💪💪💪

  • @abobasement346
    @abobasement346 หลายเดือนก่อน +3

    Khyr bay noqonaysah in shah Allah hawshah so dhaweyah

  • @farhiyahassan3648
    @farhiyahassan3648 หลายเดือนก่อน

    Alxamfullilah guulaysta reer SSC Khaatumo aamiin aamiin aamiin aamiin ⭐️🇸🇴🇸🇴🇸🇴⭐️

  • @saynebboersma6635
    @saynebboersma6635 หลายเดือนก่อน +3

    ASC Masha Allah Waa sax waa mesha ugu shidalka badan somaliya dowladi siyad bare allaha ah unaxaristo aya sheektay mesha macdanta ayu allaha kuberay SSC KH inlaarko war qado cadeen ah ee ssc kh amarka loga dabeeyo aya wax ba lug dagdagen SSC KH ,dalka iyo dadka iyo dinta Allah noxafido insha Allah GUUL Thank you so much bro 🇸🇴🇸🇴🇸🇴🇸🇴🇸🇴

  • @SharmakeJamac-k7q
    @SharmakeJamac-k7q หลายเดือนก่อน +8

    Guuuuuuuuuull SSC khatumo❤🇸🇴💝❣️💪💪💪

  • @abumo3leam472
    @abumo3leam472 หลายเดือนก่อน +3

    Bismailah wallahi no one will drill nothing while Hassan is in villa Somalia..

  • @YAHYEMOHAMEDHASSAN-k2d
    @YAHYEMOHAMEDHASSAN-k2d หลายเดือนก่อน

    Masha Allah guulaysta ssc khaatumo ❤❤❤❤❤

  • @saynabbarre2585
    @saynabbarre2585 หลายเดือนก่อน +2

    Mashaa Allah

  • @MedIbrahimidrissIbrahim
    @MedIbrahimidrissIbrahim หลายเดือนก่อน +1

    Kusoco walaal ❤ qof gajonaya gob maha
    Aanka baxno bahdilka carabi inagu hayso , ilahay wuxu inoso direy Turquie ♥️🇹🇷♥️🇸🇴♥️ wa inaan fahanno oon kaa faideysano isagana garap buxa sino

  • @mohamadjamaboodle-qu1cn
    @mohamadjamaboodle-qu1cn หลายเดือนก่อน

    M.A.GUUL SSC KHAATUMO STAT OF SOMALIA 🐯🇲🇵🐯

  • @YusufcabdulahiMujerten
    @YusufcabdulahiMujerten หลายเดือนก่อน +1

    Mansha Allah. Walal. Somaliya. Guul. Ssc. Guul tukiga. Guul. Mastar. Guul ❤

  • @AbdimalikomarAbdiwali
    @AbdimalikomarAbdiwali หลายเดือนก่อน +5

    guuuuuuuuuuL ssc ❤❤❤❤❤❤

  • @khadijosalad5781
    @khadijosalad5781 หลายเดือนก่อน +2

    Mashaallah guuul illahey ha aqbalo wiix kheeyrku ku jiro amiin yaarabi Soomaali gaarsii bareaaqo iyo hurumar waara 🎉🎉🎉🎉🎉🎉❤❤❤❤love 🎉🎉

  • @mohamedgani5832
    @mohamedgani5832 หลายเดือนก่อน +1

    Guul inshs alaah❤

  • @Axmedhassan1960
    @Axmedhassan1960 หลายเดือนก่อน +6

    Cabanas.ha.ku.farxin.xasan.shiikh.saxiixiisa.waxaa.wanaagsan.marka.xilku.ka.dhamaado.in.lasoosaaro.waayo.waa.tuug.soomaali.iyossc.dan.uma.hayo.waa.ninkii.yIrish...35.qof.baa.laascaanood.ku.dhintay.firdhiye.udiray.jabuuti.markaa.denbi.weyn.ayou.inaga.galay

  • @Raho339
    @Raho339 หลายเดือนก่อน +2

    Insha Allaahu KhayR Yaarabi☝️♥️❣️

  • @Anab-v1n
    @Anab-v1n หลายเดือนก่อน +1

    War madaniyow
    Wa ayo waxan hadlayaa ee lekhaatumo ayaan musuul ka ahay leh?

  • @Raho339
    @Raho339 หลายเดือนก่อน +4

    SALAAHU CALEYHI WASALAM

  • @Xuska-bukgaari-xuska
    @Xuska-bukgaari-xuska หลายเดือนก่อน +4

    guul maamulada kale ethoiya samaysatay lakin khatumo wallhi maya wa kuwa dlkan kadifaacidoona cadowga gudaha iyo kan dibadaba guul somalia guul ssc

    • @endoferagoat2393
      @endoferagoat2393 หลายเดือนก่อน

      War dal dal lahayne dhulkaaaga difaaco wax Somalia 🇸🇴 layidhaahdo majirtee. Dhulbahante dhoohane kolba meel haysku qaado oo haku dhamaado adeer dhulkaaga uun difaaco

    • @mohomedusman862
      @mohomedusman862 หลายเดือนก่อน

      caasimada xamar inan kasooqadno oon laascanod keeno wwyan

  • @simeh4522
    @simeh4522 หลายเดือนก่อน +1

    Muuse bloodh & Qaadland Qaadka Itoobiya u dhaafa

  • @mahamoodyasiin342
    @mahamoodyasiin342 หลายเดือนก่อน +3

    Guul iyo gobanimo ssc

  • @DanyerruuntasheegaHaye-jh3cb
    @DanyerruuntasheegaHaye-jh3cb หลายเดือนก่อน +3

    Dhulbhante shidaalkina laa raba muqdisho lugu qaybsado

    • @CarfiAbdi
      @CarfiAbdi หลายเดือนก่อน

      😂😂😂 dee waxa hanaga siiyan ileen waxa meel isaga jiraa waxaba inoo mataraysee hala soosaro

  • @khalidatteye8142
    @khalidatteye8142 หลายเดือนก่อน

    Khaatumo xudeeda ineey sooo xirdhato ka horeesa

  • @Farah-b9q
    @Farah-b9q หลายเดือนก่อน +2

    Carakallay Holhol shiidalkiiyo Hooyo Ba was moorayan dhashedaa dhulabahantanu kadhaxan holhol

  • @munamohammed2186
    @munamohammed2186 หลายเดือนก่อน

    Guul iyo gobanimo Somaliya hanoollaato Somaliya waa mid guul guul

  • @ubahsoofi4964
    @ubahsoofi4964 หลายเดือนก่อน +1

    Maansha Allaah ❤

  • @firdowsmusay-ze9gs
    @firdowsmusay-ze9gs หลายเดือนก่อน +2

    xasan o xoolihi muqdisho wada afduubtay ba barwaaqo kugaadhsin wa yab war puntland iskaraaca ilaahay ba jiren oo shiidalka xasan sineysan puntland siiya ileen waxba madiidi kartane

  • @firdowsmusay-ze9gs
    @firdowsmusay-ze9gs หลายเดือนก่อน +2

    khiyaali baad haysa war wasiir kusheegu wuxu kusheegay inu isagu masuul kayahay oo ssc lagala tashaneyn ee hadalka fahama

  • @MaxamedCismaan-mc6jd
    @MaxamedCismaan-mc6jd หลายเดือนก่อน +1

    Waa bishii nabai muxamed csw uu dhashay scw scw scw scw scw scw scw scw scw scw scw scw scw scw scw scw scw scw scw scw scw scw scw scw scw scw scw scw scw scs scw scw

  • @ahmadseaman3487
    @ahmadseaman3487 หลายเดือนก่อน +1

    masha Allah
    one love somali

  • @Raho339
    @Raho339 หลายเดือนก่อน +1

    Allaahu AkbaR ☝️

  • @LeiloHassan
    @LeiloHassan หลายเดือนก่อน

    Wagaratey❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤

  • @ayaninadee176
    @ayaninadee176 หลายเดือนก่อน +3

    Heshiiska adigu ma soo argtey? La yiri waa laga fiican yahay

  • @kulucowpeter4839
    @kulucowpeter4839 หลายเดือนก่อน +1

    Tuugtuug makhaatumad masuulkatah mooryaan ii riirsamale

  • @firdowsmusay-ze9gs
    @firdowsmusay-ze9gs หลายเดือนก่อน +2

    dhulbahante si alaale iyo si loogalo lagaran maayo wa dad usameysan inay soomaali odoomo unoqdan oo danahoda kashaqeyan bal dowlada dhex soota muuse soo hubeyneysa see khayraadkoda uqaatan

  • @AminoMaxamed-c2b
    @AminoMaxamed-c2b หลายเดือนก่อน +1

    M.sh🎉

  • @JuufeMaxamed
    @JuufeMaxamed หลายเดือนก่อน +1

    Doqon

  • @mussejama311
    @mussejama311 หลายเดือนก่อน

    Dabo gaab iyo cibaado May's laha!
    Qamiis iyo cibaado

  • @Raho339
    @Raho339 หลายเดือนก่อน

    SALAAHU CALEYHI WASALAM💕💕💕

  • @Saydaanlaaye
    @Saydaanlaaye หลายเดือนก่อน +2

    Hooyadaa iyo waxad masuul tahayba was

  • @aliomar-cj4ev
    @aliomar-cj4ev หลายเดือนก่อน

    Soodaa saxiib maxaa cusub?

  • @sagalabdi6265
    @sagalabdi6265 หลายเดือนก่อน

    qadar tugoyin weye war

  • @dr.duulane1082
    @dr.duulane1082 หลายเดือนก่อน

    Guul Soomaaliya❤

  • @khalidatteye8142
    @khalidatteye8142 หลายเดือนก่อน

    Security iyo ciidamo tababaran ayaa ka horeesa police CID iyo military comes first

  • @libanali181
    @libanali181 หลายเดือนก่อน +1

    6malyan oo qalinka ayay raban. xassan sheekh waa sagaal qof oo isku dhex jira

  • @SiciidaxmedSiciidaxmed
    @SiciidaxmedSiciidaxmed หลายเดือนก่อน

    Beeenaalee

  • @hanad318
    @hanad318 หลายเดือนก่อน +1

    Dadkan maxay u caytamaya, ma aabahood ban dilnay

  • @HawaAhmed-q8o
    @HawaAhmed-q8o หลายเดือนก่อน

    Jibril fouzia Adeer cidina ma suul nagama aha ceelkayaga ninna beertiisa cidi lama xukunto
    Ceelkeena iyo barwaaqadeen anagaa iska leh

  • @firdowsmusay-ze9gs
    @firdowsmusay-ze9gs หลายเดือนก่อน +1

    dhaqankan dhulbahante marna isaaq adoon u aahadan iyo maray majeerten adoon unoqdan iyo maray muqdisho adoon unoqdan yacni wa muusiibo haysata dadkas

    • @hanad318
      @hanad318 หลายเดือนก่อน

      Abaayo afkaga hagaaji anago ilaahay ban adoomo u nahay

    • @aadan_cabdirisaaq-saalax
      @aadan_cabdirisaaq-saalax หลายเดือนก่อน

      Alle un baan adoomo u nahay

  • @Mideye157
    @Mideye157 หลายเดือนก่อน

    Waxba ka ma qabno laakin, Maxay SSC dawladeedu uga hadli la’dahay. Meeyey wasiirki Tamarta ee SSC

  • @hanad318
    @hanad318 หลายเดือนก่อน

    Somaalaay dhulka yaga aan ininka dhisano

  • @XiinfiniinXawaareye
    @XiinfiniinXawaareye หลายเดือนก่อน

    Waa dhul somaliland car hayimaadan qadaad wayntu

  • @MahaCabdi-ft6cc
    @MahaCabdi-ft6cc หลายเดือนก่อน +1

    War waa iibsi dhulka la iibsanaayo

  • @Adamhagler
    @Adamhagler หลายเดือนก่อน

    Qatar iyo khaatumo waxaa wayn khaatumo, ceelka inoo qoda

  • @firdowsmusay-ze9gs
    @firdowsmusay-ze9gs หลายเดือนก่อน

    ssc khaatumo iskaceliya xasan iyo kooxdisa midakale dowlada soomaliya ma khayraadka ssc uun bay masuulkahay war iskaceliya waxa

  • @FatumaOsmn
    @FatumaOsmn หลายเดือนก่อน

    Warunta walaga dhimanayaa hadii laiska dawdaada uun shidalka aan sosaraano

  • @jaweriyasaid1393
    @jaweriyasaid1393 หลายเดือนก่อน

    Nayjeeriya Sideeda Amaa la isku dilaa.

  • @munamohammed2186
    @munamohammed2186 หลายเดือนก่อน

    Rag dheh

  • @alia8971
    @alia8971 หลายเดือนก่อน

    Anagu qabiil ahaan waxa aynu leenahay taariikh, faan iyo sharaf... waa waajib ina saaran
    Xushmad la’aanta dowladda Muqdisho
    Waajibku in aan la aqoonsan in ay yihiin madaxda Soomaaliya
    Waa waajib inaan la aamini karin
    Iyo wakiilada qabiilkeena ee Muqdisho
    Dhammaantood waa khaa'inulayal
    Horgalo
    Waajibka in loola dhaqmo sidii horgaladi Hargeysa

  • @fahdiabdilahi7692
    @fahdiabdilahi7692 หลายเดือนก่อน +1

    Waa kii beenalaha aha 😂😂

  • @deeqagurey6525
    @deeqagurey6525 หลายเดือนก่อน

    Wax.ay.maduul
    Nsga
    Yojiin.majito.federal.ku

  • @aesse7702
    @aesse7702 หลายเดือนก่อน

    Waxaas oo dhan waxaa ka horreeya in SNM iyo Muuse Biixi ka quustaan dhulka SSC. Xasan Gurguurte diyaar ma u yahay inuu ciidan geeyo furinta Oog?
    Anigu waxaan aamminsanahay in sababta uu heshiiskaas u saxiixay wasiirka patroolku ay tahay in isaga Gurguurte ku qaataan laaluush (kickbacks). Uma maleeynayo inay ka fakerayaan mashruuc loo aayo iyo waqtiga fog.

    • @firdowsmusay-ze9gs
      @firdowsmusay-ze9gs หลายเดือนก่อน

      xasan ciidanku oog geeynayo muu tuuladisa kuxoreysto

  • @DalxoodalxoDalxoodalxo
    @DalxoodalxoDalxoodalxo หลายเดือนก่อน

    BadroL-

  • @saidmussa6461
    @saidmussa6461 หลายเดือนก่อน

    Khaatumo waa for sale wax jira lagama yaqaan dhulbahante daboqoodhi ayaa ku badan

  • @omarmusa6852
    @omarmusa6852 หลายเดือนก่อน

    Wll waxaa ka horeeya inlagu aqonsado ssc khaatumo mida kale 60% markaat qaadatid somaaliyoo idll ma 40% miyaat siisay hadaba waat khaldantahay xaq waxaat uleedahay 4 ama 5 % waa hadii lgu aqoonsado hadii kalle reer waqooyi oo idil ayaa wadaleh 4 ama 5% abllahi toowfiiq

  • @TripleA0825
    @TripleA0825 หลายเดือนก่อน

    Gulfsom waxa iska leh Xasan munaafaq iyo qawlaysatidiisi! Waana shirkad la asaasay 6 bilood ka hor niyiiw inagoo taagan yaan la inagu dul gadan hantideena inagagana la isku keen dilin meeshan Systemkii ka jirayba dawladda federaalku maamul uma aqoonsan bal Muse bixi ayay ba la shaqaynayeen haddana hoosta kala shaqeeeyaan meesha waxa kaliya ee hadda la qaatay waa Millions xaqqul qalinka Firdhiye mooji in wax yar la siiyay lkn dhururuq wlhy buudan Xasan idiin siinayn.

  • @munayousuf-ct4hl
    @munayousuf-ct4hl หลายเดือนก่อน +1

    Police badan waa in la tababaro

  • @QaliSharif
    @QaliSharif หลายเดือนก่อน

    Marka la dhibataynayo masuliyadina xagad ku ogtihin war khidmadinad rabtan masuliyadana waa laga wada hadli doona

  • @mohamedgani5832
    @mohamedgani5832 หลายเดือนก่อน

    Dadka cadowga ah kumafarxayan shidaalka lasoosarayo

  • @Gmaaad
    @Gmaaad หลายเดือนก่อน

    Waa arin fiican lakin maxee dadka deeganka kafaaidayaan

  • @ifraaxmaxamed4717
    @ifraaxmaxamed4717 หลายเดือนก่อน

    Inta xasan shiikh ka talinayo muqdisho ama dawlada uu xasan ka taliyo shiidaal kayaga madax wayne soomaaliya uqalma markii lahelo khayraad keena yaan nalaga soo saarin kuma kalsoonin xasan buste dhaqaalaha ssc ayaa inta badan iskale xoolo la bililiqaysto mahayno ilaa lacagta shiidaalka lasii shubo oo loosii hormariyo ssc khaatumo xasan lacag yaan lagu asminin waa sawire madax wayne maahee

  • @NimcoSagal-d3m
    @NimcoSagal-d3m หลายเดือนก่อน

    qalas yadiinii riyahadumrku lajoogeen bey xadayeen meeye ciyaalkii maawelada halkan kadhagysan jiray😊

  • @Kowzzaa
    @Kowzzaa หลายเดือนก่อน

    ❤️❤️❤️❤️

  • @Raho339
    @Raho339 หลายเดือนก่อน

    SALAAHU CALEYHI WASALAM🩷❣️

  • @SaciidSaid33
    @SaciidSaid33 หลายเดือนก่อน

    Isaaq amaan nasiiya shidaal ayaan qodoneynaa

    • @aminafgh2127
      @aminafgh2127 หลายเดือนก่อน

      dee hadaad dawlad tihiin kaalaya toban kun oo dhulmahante ah ayaa nala joogee naga kaxaysta anagana 300 ee aad haysaan soo daaya

    • @hanad318
      @hanad318 หลายเดือนก่อน

      ​@@aminafgh2127Dee so caydhiya 10ka kun, 300 aan hayno maxkamad ba laso taagaya

    • @Saprina-uw1ii
      @Saprina-uw1ii หลายเดือนก่อน

      ​@@aminafgh2127😂😂😂 cidan fan jecla gorme 10 kuun cidan naga qabsaty amuu kaftanka wu ka xidhanyhy

    • @aminafgh2127
      @aminafgh2127 หลายเดือนก่อน

      @@Saprina-uw1ii faan ma aha ee run 10 kun ka badan xaqiiqatan

  • @Axmedhassan1960
    @Axmedhassan1960 หลายเดือนก่อน

    Cabanas ma jiŕo saxiix ka badan 15 sanodeegaanka ayaa island leh boqolkiiba shan tobacco waayo afarta dhinac min 50 km ayaa dadka iyo xoolaha lagan guurayaa ha iska hadlin ee wax ogow markaa deegaanka ayaa iska dadka dhulkaas oo lagan rarayaa iyagaa 20% boqolkiiba

  • @farxiyaali9899
    @farxiyaali9899 หลายเดือนก่อน

    War waayo ninka leh khaatumo anagaa masuul ka ah tolow teytalkiisa iyo qabiilkiisa isoo sheega fadlan sidee uhadlayaa wuxu codxumaa bali isoo sheega

  • @MohamudOmar-bf7fv
    @MohamudOmar-bf7fv หลายเดือนก่อน

    KIIMKADA SHIDAALKA SOW DHULKA BAABIN MAYSO!😁😁😁

  • @Axmedhassan1960
    @Axmedhassan1960 หลายเดือนก่อน

    Scw scw scw scw scw scw scw scw scw scw scw scw scw scw scw sçŵ scw scw scw scw scw scw

  • @abdilahibg8794
    @abdilahibg8794 หลายเดือนก่อน

    First make use of your abundant livestock and put value addition.

  • @Raho339
    @Raho339 หลายเดือนก่อน

    ILaahay Sharkooda Cadowgeena HakuCeliyo

  • @MilgoXirsi-oz5ld
    @MilgoXirsi-oz5ld หลายเดือนก่อน

    Aina.salssbaanoo.inakaciliva.dadka.kahadlaya.csslkssn.iskaciliyaaqoonsina.marabno.ilaahay.baainaqoosaday.waakusalaamayaa

  • @AliJama-bj1hl
    @AliJama-bj1hl หลายเดือนก่อน

    Kumeelgaar.malaha.saxeex

  • @wanaagmixedchannel
    @wanaagmixedchannel หลายเดือนก่อน

    Mash allah❤❤❤guul insh allah❤️🫡

  • @Sunshine-id9tg
    @Sunshine-id9tg หลายเดือนก่อน

    Sax

  • @sagalabdi6265
    @sagalabdi6265 หลายเดือนก่อน

    kkk harmay ben noqota waxasu

  • @firdowsmusay-ze9gs
    @firdowsmusay-ze9gs หลายเดือนก่อน

    dhulbahante wa inad dhaqankan iskabedeshan wa dulinimo o ah inad dad kale ushaqeysan mooye idin ma madax banaan kartan wa xaqiiq muuqata

  • @ShaaficiMaxamed-q3w
    @ShaaficiMaxamed-q3w หลายเดือนก่อน

    cabaasoow warkaasi macada ee wasiirku wuxuu yidhi khaatumo anagaa ka masuul ah cid khaatumo ahna kamaanan tala galin marka daawlada ssc khaatumo waa inaay cadaaysaa warkaa hadiikale waxba kama jiraan mana imaan karaan cid kasocota daawlada soomaliya ama shirkada aay la galeen heshiiska taa ogoow firdhiye haka hadlo warkaa oo shacabka haaw sheego

  • @ahmedelmi7236
    @ahmedelmi7236 หลายเดือนก่อน

    Adoo raali ah si wanaagsan ayaad u sharaxday shidaalka holhol laakiin hajabaada axmed garaash sidee laga yeelayaa

  • @Abdirizak-nt3tg
    @Abdirizak-nt3tg หลายเดือนก่อน

    Cida soo saarikartaa waa canpaniga horay heshiis u lagalay Somalia iyo maamulka ssc khaatomo cidkale magallikarto heshiis sida runtaa

  • @KhalittApdirashitt
    @KhalittApdirashitt หลายเดือนก่อน

    Lama so sari karo Celka

  • @ShaaficiMaxamed-q3w
    @ShaaficiMaxamed-q3w หลายเดือนก่อน

    waa lajoojiyay ciidanka waay nasookartay cabaasoow sidaan daaelada iyo odayaasha looguma dul qaadan karo walaahay

  • @hindaofficilchanle2956
    @hindaofficilchanle2956 หลายเดือนก่อน

    Xasan dhiiqo sidee u saxeexa isagoo aan aqoosanene SSC khaatumo oo maalin kasato ku sheegayan parke bajadkooda uu siinayo muuse juudan oo xaaramiya oo rabo dhulu aanu laheen rabo😉

  • @ayubamore5599
    @ayubamore5599 หลายเดือนก่อน

    War xoga leefleef miyad qadaten xasan miya mamul ku ogol miskin beenta ushegayo 60 somali ban qadanayn miskin shirkadi qoday masadaqay idinku qoday
    Xagese laga dhofin ilayn khatumo badmalehe p/land 30 percent bayrabta hadi badeda la isticmalayo ciyar bad haysan mesha ugu dhow wa EYL

  • @Mahdi-hc3ud
    @Mahdi-hc3ud หลายเดือนก่อน

    Cabaas nin wax u kala baxsan yihiin bad tahay dadka ha waalin waxaan waxay ka go daa dawlad xoogle ilaalin karta Lakin maamul goboleed haduu wax soo saari karo soamlilan Ayaa la Soo bixi lahaa dadka ha waalin wax la soo raayo male xasan sidii farmaajo buu heshiis saxiixay wax soconaya maha mel boqo u taliso waxba loma soo saaraayo maamulo le anagaa celka le😂😂😂😂😂

  • @sagalabdi6265
    @sagalabdi6265 หลายเดือนก่อน

    war yan laydinkala warekin mesha