Wararkii ugu Danbeeyey Mareykanka oo Diyaarado Hub ah siiyay Israaiil & Beenta laba Wajiilenimada

แชร์
ฝัง
  • เผยแพร่เมื่อ 27 มิ.ย. 2024
  • Wararka Caalamka | Dhacdooyinka | Arimaha Sirdoonka | Dhaqaalaha | Tiknoolijiyada
    Subscribe Please | Share | Comments | Like
    Please follow us :
    Facebook : horufadhimedia

ความคิดเห็น • 39

  • @ayan123aadan5
    @ayan123aadan5 2 วันที่ผ่านมา +1

    Alaaha unaxaristo inta dhimaty inta nool Alaaha badbaadiyo amiin insha Alaah guul

  • @CabdullahiDheere-ik5ew
    @CabdullahiDheere-ik5ew 2 วันที่ผ่านมา +2

    Inaa lilaah wa inaa ileeyhi raajicuun imaaraad waa kaas ninki dadkiisa ku ciqaabi lahaayoow

  • @user-gr3kq5vc5u
    @user-gr3kq5vc5u 2 วันที่ผ่านมา

    Cafimaad Allah hasiiyo qof walbo oo Muslim ah walaalaheen Falastiin 🇵🇸 si qaas ah Allah haugargaaro

  • @user-mt9nk2rk4e
    @user-mt9nk2rk4e 2 วันที่ผ่านมา

    Allaahu akbar scw

  • @ubahali2129
    @ubahali2129 2 วันที่ผ่านมา

    ❤❤❤❤❤❤ daadiihi ay xashi

  • @superfun1819
    @superfun1819 2 วันที่ผ่านมา

    Kusali nabi Muhammad CSW ❤❤👑🇸🇴

  • @hashimahmed8907
    @hashimahmed8907 2 วันที่ผ่านมา +1

    Scw Scw Scw Scw

  • @abdurazakabdulahi9169
    @abdurazakabdulahi9169 2 วันที่ผ่านมา

    اللهم صلي غلى محمد وعلى ال محمد كما صليت على ابراهيم وعلى ال ابراهيم وبارك على محمد وعلى ال محمد كما باركت على ابراهيم وعلى ابراهيم انك حميد مجيد

  • @yusufahmed6987
    @yusufahmed6987 2 วันที่ผ่านมา

    Scw Scw Scw Scw Scw Scw ❤❤❤❤❤❤

  • @user-dt6mc3qp6e
    @user-dt6mc3qp6e 2 วันที่ผ่านมา

    War israiil iyo imaraadka kuli goodbo waa yahuude
    Allaha rogo xaraamiyiinta
    caalamul isLam maanta waxa
    Jabinaayo waa Abdiweli maraadka nacaLad haku dacdee aniga wllhi imaraadka xarash baan uhayaa meeshi aanku arko 1qof oo imaraad ah
    Kaaw ayaan kaga siini
    imaraadka waa cadhoowga muslimiinta wllhi maanta

  • @laylosiyaad-qm8uj
    @laylosiyaad-qm8uj 2 วันที่ผ่านมา

    bismillah asc horta hadii siloo fiirsho waarun b asad iyo wllkiis xataa odaygi iyaga dhalay waxey qeyb libaax kaqaaten burburka dalka suriya dhibatada uu wadankas galay iyaga ayaa galiye

  • @sahrociise
    @sahrociise วันที่ผ่านมา

    scw scw scw❤❤❤❤❤❤

  • @salmaanahmed2328
    @salmaanahmed2328 2 วันที่ผ่านมา

    Yaa aloow jabi ya huudah Laha caawiyo palastian

  • @faadumocali5574
    @faadumocali5574 2 วันที่ผ่านมา

    Emarad Umad islam Allah ka qabto

  • @user-id6ei4ij5p
    @user-id6ei4ij5p 2 วันที่ผ่านมา

    Imaaraad.nacalad.ilaahay.ha.ku.tuuro.ilaahayna.ha.burburiyo.imaaraadka

  • @ahmednoorsulub3531
    @ahmednoorsulub3531 วันที่ผ่านมา

    Scw Scw Scw Scw Scw Scw Scw Scw Scw Scw Scw Scw Scw Scw

  • @mahamedabdielmi8741
    @mahamedabdielmi8741 วันที่ผ่านมา

    Falastiin waxabaa Baabi-iyey waa mareeykanka yuhuuda weey ka adagtahay yuhuuda haduusan aheen mareeykanka

  • @mohamedosman6000
    @mohamedosman6000 2 วันที่ผ่านมา

    Mareykan iyo xulufadiisu munaafiqiin bal hubna wu siinaya dagaalna ma dooneynu ayu leeyahay, xutiyiinta aya idin eryatey wanad baaba'ysan inshallah

  • @AsiyaFarax
    @AsiyaFarax 2 วันที่ผ่านมา

    Asc allow noo badbaadi dalka dadka diinta iyo badda umada soomaaliyeed insha Allah aamiin scw scw scw scw scw scw scw scw scw scw scw scw scw scw scw scw scw scw scw scw scw scw scw scw scw scw scw scw scw scw scw scw scw scw scw scw scw scw scw scw scw scw scw scw scw scw scw scw scw scw scw

  • @laylosiyaad-qm8uj
    @laylosiyaad-qm8uj 2 วันที่ผ่านมา

    بسم الله اللهم صل على سيدنا وحبيبنا محمد وعلى آله وصحبه أجمعين صلي الله عليه وسلم صلي الله عليه وسلم صلي الله عليه وسلم صلي الله عليه وسلم صلي الله عليه وسلم صلي الله عليه وسلم صلي الله عليه وسلم صلي الله عليه وسلم صلي الله عليه وسلم صلي الله الله الله صلي الله عليه وسلم صلي الله عليه وسلم صلي الله عليه وسلم ❤❤❤❤❤❤❤❤❤

  • @user-id6ei4ij5p
    @user-id6ei4ij5p 2 วันที่ผ่านมา

    Waaba.yuhuudiga.wayn.mareekanku

  • @kaptanAriiri
    @kaptanAriiri 2 วันที่ผ่านมา

    Please soo qabo doodi Biden iyo trump 🙏🙏🙏🙏🙏🙏🙏🙏🙏🙏🙏🙏

  • @faadumocali5574
    @faadumocali5574 2 วันที่ผ่านมา

    War Madaxweyne wax kama ogo waa waayeelo mid ka yer meey wayen

  • @CabdullahiDheere-ik5ew
    @CabdullahiDheere-ik5ew 2 วันที่ผ่านมา

    Diyaarado hub ahi mexeey israa iil ku tarewysaa horay ayaan u ogeeyn inuu horay usiiyey 35 markab oo hub ah iyo 96 diyaaradood oo huba

  • @abdiali4626
    @abdiali4626 2 วันที่ผ่านมา +1

    kkkkkkkkkk sulabaan xaashi waxaad ku waalatay emaaraatka,
    waar dad iyagu duminaaya dalkooda ayaa kacelinaaya sudaan iyo somaaliya iyagaa baabi iyay dalalkooda

  • @farahsugow
    @farahsugow 2 วันที่ผ่านมา

    Natanyaahu so qabta bishaar All Asad iska daaye dilaaga Ayaaa xirig mudan

  • @user-gc9pg4dh4w
    @user-gc9pg4dh4w 2 วันที่ผ่านมา

    Dagaalka lubnan iyo yuhuuda waxa hubaala inuu si degdeg ah u bilaabayo waayo waxa dabada ka wada mareykanka iyo faransiska mareykanku hub ayuu hada siiyey yuhuuda,waxa uuna ku dhawaaqay in xabada la joojiyo waxa halkaa ka cad inay kala fog yihiin erayada ku hadlayo mareykanku iyo ficilada uu ku buxinayo hubka uu ugu gudbinayo yuhuuda taasoo cadayn u ah dhiirigelinta yuhuudu inay dagaal ku qaado lubnan,mareykanku waxa uu isu taagey inuu caalamka u iclaamiyey dagaal dhiig mayr ah oo dunida saameeya

  • @SakiHashi
    @SakiHashi 2 วันที่ผ่านมา

    dorashada america ku soo socota ayey israel ka faa,idasanaysaa waayo majiro siyaasi american ah xiligaan ka hor imankara waayo codka AIPAC

  • @gorodaxmed7762
    @gorodaxmed7762 2 วันที่ผ่านมา

    Csw csw.csw❤❤❤

  • @koomow966-le6ro
    @koomow966-le6ro 2 วันที่ผ่านมา

    Scw scw scw scw scw scw scw ❤scw scw scw scw scw scw scw scw scw 😅

  • @faadumocali5574
    @faadumocali5574 2 วันที่ผ่านมา

    SCW SCW SCW SCW SCW SCW SCW SCW ❤❤❤❤❤❤❤❤

  • @user-id6ei4ij5p
    @user-id6ei4ij5p 2 วันที่ผ่านมา

    Faransiisku.futda.ayuu.ka.hadlayaa..xaq.uma.le.in.madax.wayne.wadan.kale.maxkamad.saaro.waa.inuu.u.gudbiyo.maxkamada.aduunka.

  • @aminaelmi973
    @aminaelmi973 2 วันที่ผ่านมา

    SCw SCw SCw SCW

  • @ashawooo
    @ashawooo 2 วันที่ผ่านมา

    illahaya ha cadabo yuhud iyo ciidamad isaril rabi masibo deg deg ah allaha uu kena cudar ana la garani inshallaha gusha waa walaalah reer xisabulahi, walaalah hamasa iyo walaalah Yaman fiire sida uu ula Yuhud Amirka waxa walaba uu kena Yuhud waligada ma gulsanay inshallaha