Wararkii ugu Danbeeyey Fadeexada Haysata Xasan Sheekh oo Dalalka Shisheeye Soomaaliya u Jabiya

แชร์
ฝัง
  • เผยแพร่เมื่อ 28 ก.ย. 2024
  • Wararka Caalamka | Dhacdooyinka | Arimaha Sirdoonka | Dhaqaalaha | Tiknoolijiyada
    Subscribe Please | Share | Comments | Like
    Please follow us :
    Facebook : horufadhimedia

ความคิดเห็น • 75

  • @ForeveryoneShareone
    @ForeveryoneShareone 3 หลายเดือนก่อน +10

    Jabuuti ninka madax weynaha ka ahi waa xabashi xabashi dhalay

  • @mjabdi1904
    @mjabdi1904 3 หลายเดือนก่อน +1

    Dhaqanka xasan sheikh,iyo mooryaantiisa fadeexad,ceeb.dulmi iyo diin la,aan intaa midna kuma jirto.

  • @shantasomaliyedigabadan7588
    @shantasomaliyedigabadan7588 3 หลายเดือนก่อน

    Ciil walala

  • @IbrahimAli-bo8pm
    @IbrahimAli-bo8pm 3 หลายเดือนก่อน

    The plain truth

  • @qasaaye23
    @qasaaye23 3 หลายเดือนก่อน +1

    Excellent news analysis.

  • @nuradinabdi5192
    @nuradinabdi5192 3 หลายเดือนก่อน

    Mr Xaanshi qeeyladii aan ku lahaa, weli mayeerin wataa shaley yeedhey e fowsiyo lago yiri gursigaas waxa iska leh jabuuti.😭😭😭

  • @SaedCade
    @SaedCade 3 หลายเดือนก่อน

    Ma ogeeyn wlhi in 2016 loo diiday kursigan,maantana waa rune dad baddan oo aan ka mid ahay baa ku naxay hadalka fosiyo❤,waanse ogaa inay muwaadinad tahay.

  • @engciileeydeexeey2782
    @engciileeydeexeey2782 3 หลายเดือนก่อน

    Sxb xaanshi ninkaan warkiisa kuxanuunsanay

  • @kaltunabdirahman3281
    @kaltunabdirahman3281 3 หลายเดือนก่อน

    Kkkkk

  • @AdnanBajaj-gs7pq
    @AdnanBajaj-gs7pq 3 หลายเดือนก่อน

    Asc saleman hashi xilka gabadha walagatay waxa gatay kenya waxa lugaday rail awodhiga
    Badalki waxa hassan shq mhmd qatay dhul kuyal kenya qasatay airportka joma kenyata marka waxan lenay sorry abayo

  • @BalaAdibali
    @BalaAdibali 3 หลายเดือนก่อน

    Wali xaashi kuwii qabiilka kutaageray jilbaha madhigin dhulka
    Wax yar sug Anaa kutuusaa Hawiyo oo dhan Eey rabaan xasan faage iney dilaan sida
    Natanyahu oo kale kkkkkk

  • @nuhmohamed7521
    @nuhmohamed7521 3 หลายเดือนก่อน

    M XASAN SHIIKH, QABYAALADA GASHAY XAGA ISKA DHIG. M XASAN SHIIKH WAA QARAN DUMIS, SOOMAALIYA WUU KALA GEEYEY., MUSTAQBAKANA WAA IN MAXKAMAD LA SOO TAAGAA, FULL STOP

  • @mohameddiriye2304
    @mohameddiriye2304 3 หลายเดือนก่อน +3

    Guul fowsiya guul inshaa Allaah

  • @SharmakeJamac-k7q
    @SharmakeJamac-k7q 3 หลายเดือนก่อน +1

    Xassan gurgurte ceeb iyo fadeexo U dhiman miya jirta WA tuuga Bahan bila damiirka ah waxan wa hogamiye diciif ah oo bah dilan dalka halaga bad vaadiyo😮😮😮

  • @AbiikarKeynaan
    @AbiikarKeynaan 3 หลายเดือนก่อน

    HAWIYE Ma aha Dhamaan xildhibaanada doortay Xasan Shiikh Waxay ku doorten dhaqaale ee qabyaalad laguma dooran

  • @AbdiGarre
    @AbdiGarre 3 หลายเดือนก่อน

    InshaALLAH RABBI aya ka qaban waddanka hassan garguurte

  • @snw9257
    @snw9257 3 หลายเดือนก่อน

    Ninkan waa caloshi uu shaqeyste cadawaga Somaliyeed nagu soo dhexturay ee MW umada Somaliyeed matala maaha.

  • @carafadaleeli272
    @carafadaleeli272 3 หลายเดือนก่อน

    xashiyooow eleteriyaaanku soomali waa raban , jabootiyaankuna ma rabaan kkkkk

  • @abusharma9221
    @abusharma9221 2 หลายเดือนก่อน

    Bahal xun o daremaraley ah aya wadankii kuciyaray o hayirac ah! O madaxwenanima uqalmin.😡😡

  • @mustiabukadir1082
    @mustiabukadir1082 3 หลายเดือนก่อน

    Hassan Sheikh wa cadowga Somalia .
    Somalida wa ine ogata.

  • @sadiasheikhmohamoudyussuf9462
    @sadiasheikhmohamoudyussuf9462 3 หลายเดือนก่อน

    Marwo iyo fawziyaba waa la dulmiyey waa dadaaleen laakiin nimanka somalida ayaan gabdhohooda la tashan

  • @GalabAtteyeh
    @GalabAtteyeh 3 หลายเดือนก่อน

    Xashiyo raali iga ahow dhowr jeer baan kugu idhi xasan reernimaad u eryanaysaaye

  • @khadarxaaji5096
    @khadarxaaji5096 3 หลายเดือนก่อน

    Horufadhi media keep going forward 👏

  • @bmgmohamed4289
    @bmgmohamed4289 3 หลายเดือนก่อน

    Ciidanka kabuuti ee beledweyne jooga waxay taraan iska daaye qabiilada dega yey labo labo iskugu diraan

  • @abduwelidimbilei8318
    @abduwelidimbilei8318 3 หลายเดือนก่อน +1

    War heedhe hashi walale Ismacil cumar geele cadwaga 1 ee umada somaliyed waa xaqiiqo ninkii caqlilha waa ogayahay doqona waa yeelakdada ☝🏼☝🏼☝🏼💯💯💯

  • @momar6822
    @momar6822 3 หลายเดือนก่อน

    Wllow wadankan waa la qaatay. Xassan Sheikh mashruuc shisheeye ayuu ahaa oo loogu talagalay inuu dhamestiro qabyada u taalay, oo aheyd baabi,inta qaranka Somalia ka hartay.
    Allah macanaa!

  • @mukhtarhagar4344
    @mukhtarhagar4344 3 หลายเดือนก่อน

    WAXAN ARKAY KUWO WAALWAALAN OO HAWIYE AH OO XASAN XABAALO QOTE TAAGEERA OO KU DOODAYA FOOSIYA WA RER SOMALILAND OO XASAN WUXU UGU DIIDEY INAY SOMALILAND ICTIRAF U RAADISO KKKK CAQLIXUMADA HAWIYE DADKAASAA SOMALIA XUKUN LOO DHIIBEY⛔️😂

  • @yussufmohamed4208
    @yussufmohamed4208 3 หลายเดือนก่อน

    Asc,Wax walba waxaa daliil u ah safarada tiro beel ah xagee lagu arkay wadan in ka badan madaxweyne dalkale iska taagan yahy in ka badan 10jeer midkiiba

  • @mustafeadan6924
    @mustafeadan6924 3 หลายเดือนก่อน

    Waar ismaciil calool geele waa xabashi xun oo neceb in somalia aanay waligeed dowlad noqon woqooyi iyo koonfur midna aanu wakigii madaxa qaadin

  • @AbdixaafidAbdullaahi
    @AbdixaafidAbdullaahi 3 หลายเดือนก่อน

    intii dooratay xasan shiikh iyo intii u ololaynaysay xildhibaano iyo inta taageedha aduun iyo aakhiro cadaab ayay xoogsadeen dlka dadka diinta ayay dulmiyeen dawladnimadiina warkeed daa

  • @dahabohusseinhaashi1907
    @dahabohusseinhaashi1907 3 หลายเดือนก่อน

    Mawan lagabad badinkarin dalka wax magaratada madax lamodaa

  • @bicirbiciryare4
    @bicirbiciryare4 3 หลายเดือนก่อน

    Cadeeyn ninka ubaahani waa nimaan dhalan ama aan qaangaar aheeyn

  • @hussenaden6602
    @hussenaden6602 3 หลายเดือนก่อน +1

    Been maahan

  • @aragtidahorumarkabulshada8060
    @aragtidahorumarkabulshada8060 3 หลายเดือนก่อน

    Ismaaciil cumar geelle waa Nin alle Imaanka Ka Qaday waana Ninka Caqabada ku ah Soomaaliya oo ay ka dhismi la dahay

  • @ahmedismaciel5465
    @ahmedismaciel5465 3 หลายเดือนก่อน

    FAWSIYO ILAAHAY DAMBIGEEDA HADHAAFO

  • @SaedCade
    @SaedCade 3 หลายเดือนก่อน

    7cisho ka dib doorashadiisii baan sheegay in xasan dhiiqo qoyskiisa loo dhaariyey ee aan soomaali loo dhaarin,dad badan baa illa yaabanaa lkn maanta war weeyn hellay.

  • @XasanMuuse-i6d
    @XasanMuuse-i6d 3 หลายเดือนก่อน

    markan maanta fiiriyo meshay kala jogaan xasan shiikha iyo fowsiyo xaaji aadan mid xaraga is godayaa jiroo gabadhi dhaan taaye gamlame caasiya iyo walidkiis yow gar niqi doona

  • @AlihamedYacin-bo6sr
    @AlihamedYacin-bo6sr 3 หลายเดือนก่อน

    I am a Djiboutian but my president of the Republic of Djibouti, does not want Somalia to become a stable and sovereign country like before, I am against it

  • @awenoolays6540
    @awenoolays6540 3 หลายเดือนก่อน

    Barnaamijka waxaa waxaa wata naagta ismaaciil cumar geele + ismaaciil cumar + edna aadan + muuse biixi cabdi + xasan shiikh oo waxay doonayaan in somaliya iidoorka ka jaraan oo citiraafka ay doonayaan si loo helo ciritifaafka iidoor doonaya waxaa afrika uga soo dhirindhirin karo iidoor citiraafka ay doonayaan ninka la dhaho roole oringa keenya oo hore u yiri hadaan nodo madaxweynaha kenya iidoorland waan aqoonsanayaa oo fawsiya yusuf sidaan maqashiis nahay waa isaaq oo wadaad tolki kama janno tago ayey somalidu tiraahdaa oo isaaqu waa sir oyo isbabadal badan yahay oo wax kasta ayaa somalidu ka filan kartaa oo gabar somaliyeed oo xafiiskaa Qaranka somaliyeed si daacad ugu matasha waxay noqon kartaa oo mid iidoor ku matasha waxay noqon kartaa somaliya dhib u keenta oo fawsiya waa shilin kor loo tuuray oo u dhici kara xarash iyo madax aan la ogayn somaliya iyo iidoorland tuu guul u yahay. Itoobiya lughaye iyo saylac xasan shiikh siiyey oo khadra xayd ayaa ka soo dhamaysay oo ismaacil cumar geeleba ku raacay oo muuse biixina way u direen si ay kooxdaan somaliya itoobiya ka gadatay ay eeda isaga fogeeyaan oo muuse biixi dusha uga saaraan oo waxaan maqashiis nahay dekada la qorsheeyey in itoobiya looga dhiso lughaye iyo saylac ay commission laga siiyey muuse biixi cabdi iyo edna aadan iyo khadra xayd iyo ismaaciil cumar geele iyo xasan shiikh iyo kuwii iidoor hogaaminayey heshiis qorayaasha oo dakadahaan itoobiya waa laga gatay oo somali baa ka gadatay oo dadaalka ay somaynayaan geele iyo xasan shiikh waa xunbo isku qaris oo somaliyeey ogow somaliya dadkeedii iyo dalkeedii iyo diinteeda in la kala iibsaday idinkoo soo jeeda oo indhihiinu labo waaweyn yihiin oo si fiican wax u arkaya.

  • @DaahirCilmi-t1z
    @DaahirCilmi-t1z 3 หลายเดือนก่อน

    Inkasta oo aan xasan iyo farmaajo aniga midna ima matalo hadana waxan ogahay in aanu madaxwayne daarooda Aanu Xaashi waxba kasheegeen qabyaalad darteed waana caadadood waa halkii jamaale reer bahal kkkkkkk

  • @haweeyaumalaskar3062
    @haweeyaumalaskar3062 3 หลายเดือนก่อน

    Xasan soomaaliya uma shaqeeyo mana rabo in uu dad baabiyo ayuu rabaa lama arag lamana maqal waxan uu sameynayo sharftii wadankaba laaluush buu ku bedelanaya

  • @AbdiYarew
    @AbdiYarew 3 หลายเดือนก่อน

    Waa sax waa danjire wadamo kale u shaqeeya

  • @Ahmedali-zm1ld
    @Ahmedali-zm1ld 3 หลายเดือนก่อน

    Shalay aan dhahay xasan waa khawaarij

  • @abdullahiabdijama8165
    @abdullahiabdijama8165 3 หลายเดือนก่อน

    Suleimaanow anaa ka mid ah dadkaas

  • @muhuboadan331
    @muhuboadan331 3 หลายเดือนก่อน

    Japuti waxaa la dhahaa Ciil walaal

  • @MohaAfrah
    @MohaAfrah 3 หลายเดือนก่อน

    Dayuus qabyaladeyste

  • @musedahir4031
    @musedahir4031 3 หลายเดือนก่อน

    Dalkani Allah leeyahay!

  • @sadiasheikhmohamoudyussuf9462
    @sadiasheikhmohamoudyussuf9462 3 หลายเดือนก่อน

    Jabuuti waa maqaar saar

  • @MubaarikQamashi
    @MubaarikQamashi 3 หลายเดือนก่อน

    Cajabi waa layabi

  • @kaltunabdirahman3281
    @kaltunabdirahman3281 3 หลายเดือนก่อน

    Halaag

  • @ubahali2129
    @ubahali2129 3 หลายเดือนก่อน

    ❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤

  • @muxuboahmed1796
    @muxuboahmed1796 3 หลายเดือนก่อน +1

    Ascwrwb allaha nagasoogaaro xasan iyo dullaaladiisa dal iyo dad iyo qabuur meel aysan gadan maleh

  • @dahabohusseinhaashi1907
    @dahabohusseinhaashi1907 3 หลายเดือนก่อน

    ❤❤❤❤❤❤❤❤

  • @CabdiqaniSheeqroone
    @CabdiqaniSheeqroone 3 หลายเดือนก่อน

    ❤❤❤❤❤❤❤

  • @kaltunabdirahman3281
    @kaltunabdirahman3281 3 หลายเดือนก่อน

    ❤❤❤❤❤

  • @XassanMaxamedxasan-e4s
    @XassanMaxamedxasan-e4s 3 หลายเดือนก่อน

    MUSEBIXI MARNA HAYSO MARANA XASAN HAYSO MID LADOO GAMAYOW

    • @mohamud12adam50
      @mohamud12adam50 3 หลายเดือนก่อน

      Labada nin ha Siman midna waa oromo. Midna waa soomaliyed oo qaldamay.

  • @omarkalif7935
    @omarkalif7935 3 หลายเดือนก่อน

    Ok

  • @goojacade4325
    @goojacade4325 3 หลายเดือนก่อน

    Tariikhda sax yuusuf xaaji aadan qabile wuxuu qofkii ugu horeeyey ee ku suntanaa tacliinta j.s.land xiligii gumeystaha ingiriiska Keeney ee wax la Barto asaga iyo maxamuud axmed cali foosiyana waa qof ka dhalatey qoys tacliineed iyaduna dadaashey waxa intaa udheer inay ahayd foosiya aasaasihii Jaamacada hargeysa ee j.s.land

    • @mukhtarhagar4344
      @mukhtarhagar4344 3 หลายเดือนก่อน

      GOOJACADEE LAFO IIDOOR BAAN KU ARKAY

  • @XassanMaxamedxasan-e4s
    @XassanMaxamedxasan-e4s 3 หลายเดือนก่อน

    WAR HEDHE XISHOOD UMADU KU BARATAYE

    • @mohamud12adam50
      @mohamud12adam50 3 หลายเดือนก่อน

      Xagee Ku xanuuntay ader. MA orama tahay mise mooryan

  • @kaltunabdirahman3281
    @kaltunabdirahman3281 3 หลายเดือนก่อน +1

    Rabbiyow Dalka badbaadi

  • @Kadermohamed-f8h
    @Kadermohamed-f8h 3 หลายเดือนก่อน

    Waa.danayste.lacag.guranaya.oo.somaali.god.madow.ku.riday

  • @RoodaIsmail-i6p
    @RoodaIsmail-i6p 3 หลายเดือนก่อน

    Waa runtaa, inshallaahu waa la soo jeebayn xooluhuu ka urursadayna waa laga soo celin

  • @fadumasheikhmahmuod3082
    @fadumasheikhmahmuod3082 3 หลายเดือนก่อน

    Runtu dad Madan baa ka xun ee allaah ha idin xifdiyo الله المستعان ❤

  • @faadumocali5574
    @faadumocali5574 3 หลายเดือนก่อน

    Fowsiya yusuf Xaaji aadan waa wadani xasan waa cadow dalka haga qabto

  • @nasirabdi6614
    @nasirabdi6614 3 หลายเดือนก่อน

    Hogamiye koxed weyan xasan shakh

  • @AbdicasiisXuseen-ec4vk
    @AbdicasiisXuseen-ec4vk 3 หลายเดือนก่อน

    Asc mudane ❤

  • @AsiyaFarax
    @AsiyaFarax 3 หลายเดือนก่อน

    Asc Asc noo badbaadi dalka dadka diinta iyo badda umada soomaaliyeed insha Allah aamiin scw scw scw scw scw scw scw scw scw scw scw scw scw scw scw scw scw scw scw scw scw scw scw scw scw scw scw scw scw scw scw scw scw scw scw scw scw scw scw scw scw scw scw scw scw scw

  • @MsAbdikani
    @MsAbdikani 3 หลายเดือนก่อน

    Yarkani maalaa yacni ayuu noqday. Sowdigii lahaa waa gooni ugoosad oo madaxwaynuhu ma yaqaano?

  • @mohamedmohmud520
    @mohamedmohmud520 3 หลายเดือนก่อน

    Asc do you how we can help fawzie