Shiicadu ma muslimiinbaa mise waa gaalo?!

แชร์
ฝัง
  • เผยแพร่เมื่อ 28 ส.ค. 2024

ความคิดเห็น • 179

  • @fartuunmohamed1062
    @fartuunmohamed1062 3 หลายเดือนก่อน +17

    Sh, jasakallaah Allah ha kaa abaalmariyo xaqa aad noo sheegeysid aamiin Allah ha mideeyo qalbigooda iyo quwadooda umada muslimiinta meel walba ay joogaan aamiin Allah hanaga dhex saaro munaafaqiinta ku dhexjiro umada muslimiinta aamiin Allah ha noo xifdiyo culumadeena inta wanaagsan Aamiin

  • @laqlaajisnugal2756
    @laqlaajisnugal2756 3 หลายเดือนก่อน +6

    Maasha allaah sh c/aziiz barnaamijkaa shiicada soomaali badan ayaa laga gadey qayb aduun ku raacdey iyo qayb jahligu uqurxiyey mida kale wax ma aqriso somalidu kutubtooda shiicada hadey akhriyaan wey arkayaan inta aad kasheegtey iyo wax yaalo kasii daran

  • @Inasuldan1235
    @Inasuldan1235 3 หลายเดือนก่อน +9

    Subxanallah dadkaasi waa fogaadeen ilaahay ha soo hadeeyo aamiin

  • @fiidowmrk
    @fiidowmrk 2 หลายเดือนก่อน +1

    Tiimkega waxan ahay abo somaliyed o niga wada codsanayo dhamantin in ad igu wada sacidin sacidin sacidin walalahey qali ah e somaliyed wadna mahadsantihin dhamantin guulesta wiligin walalyal aamiin aamiin aamiin aamiin aamiin aamiin aamiin aamiin 🇸🇴 ❤

  • @QamarAli-tk8ss
    @QamarAli-tk8ss 3 หลายเดือนก่อน +6

    سبحان الله والحمدلله ولا إله إلا الله وألله أكبر ☝️😭😭😭😭😭😭😭😭😭😭🤲🤲🤲🤲🤲🤲🤲🤲😭😭😭😭😭😭😭

  • @abdifatahawmuse1802
    @abdifatahawmuse1802 3 หลายเดือนก่อน +1

    Jazakallah sh Abdiaziz M. Oogle alle hakuu barakeeyo cilmiga iyo cimrigaba siwanaagsan oo cidwaliba fahmi karto ayaad noogu dhigdhigtay

  • @shukrisharaf7074
    @shukrisharaf7074 3 หลายเดือนก่อน +12

    السلام عليكم ورحمة وبركاته
    Sheikh Abdicasiis nin walbo dhinac buu kaaga faidaa jskllaah aniga waxaan ka bartay playlist ga Chanel kaaga Tafsiir jus 30-29 lkn in aan sii wadaan rabaa sida aad iskuugu xiriirisay ayaan codsanayaa in aad labo jus oo kale noogu soo biiriso hadii aad awoodo

    • @mrfuga6041
      @mrfuga6041 3 หลายเดือนก่อน +3

      Ana waxan ka faiiday siirada nabiga s.c.w iyo asxabaha sida 4ta khulafa iyo khalid ibnu waled iyo shiicada waxay tahay barigi hore muslim ban uhaysaty!

  • @AhmedIbrahim-he2ux
    @AhmedIbrahim-he2ux 2 หลายเดือนก่อน +1

    Masha Allah sheikh Abdulasis oogleh Allah ha kaayeelo intu karaameeyey runtiina sifiican ayaad ugu sharaxday kuwa moodaya in shiicadu muslimiin dhabayihiin inta caqliga wanaagsanina wax ka faaideysan karaan, runtii anigu anoo waligay maqal wa,ayo shiicadu ayaan markii igu horeysay ku maqlay Abu-dhabi emaratka carabta oo beri hore ayaa anoo meel kamid ah magaalada Abu-dhabi waxaan kusoo baxay waqti casargaab ah meel xafladi kasocoto oo dad badani joogaan miisas farabadan oo ay saaranyihiin casiir la isku dardaray dosha kasaaranyihiin oo sadex midab isugu jiray oo ah casaan iyo akhtar iyo buluug waxaan isku dayey bal inaan koob ka cabo see intaanan koobka qaadan ayaa nin baakistaani ihi garabka iqabtay oo iguyidhi miyaad garaneysa waxaa looga jeedo sharaabkan sadexda midab leh waxaan ku idhi maya ee waa maxay intu qoslay ayuu igu yidhi waxay leeyihiin shiicadu waa dhiigii sadexdii munaafiq ee kala ahaa cumar binu-khadaab iyo abu-bakar alsadiiq iyo cismaan binu cafaan,intaan yaabay ayaan meeshii kacararay anoo layaaban xumaanta iyo nacaybka ay shiicadu u hayso asxaabtii rasuulka waliba kuwii ugu kharka badnaa, see maanta masameeyaan oo dawlada Abudhabi ayaa mabnuucday inay meel fagaaro ah shiicadu xaflado kusameystaan waa maalinta cashuura ee ay isgaraacaan markay waxan sameeyaane.

  • @mrfuga6041
    @mrfuga6041 3 หลายเดือนก่อน +5

    Qof asxabti nabiga S.c.w iyago dhulka jooga janada lagu bisharayay dhahaya waa gaalo isaga gaala simple!!!

  • @abdigafaryusuf8417
    @abdigafaryusuf8417 3 หลายเดือนก่อน +3

    Sheekh waad mahadsantahay cashar fficanna waad bixisay laakiin waxaan Ku waydiiyey shiicadu ma isku madhab baa mise way Kala duwanyihiin oo isku waxbay aaminsanyihiin hadalkaa waxaan U idhi horay waxaan U maqlay shiico yaman joogta way Yara dhaamaan kuwa kale bal arinkaa ii faahfaahi haddii messegkaygu Ku Soo gaadho ama aad aragto anigu kollay aqoon Uma lihi shiico uun waxaan arkay siday U tukadaan waayo waa isku dhinac tukanay inay dhagax dhigtaan oo Ku sujuudaan Iyo inay bawdyaha ama dhabtooda garaacaan baan arkaa intaa waxaan ahayn kama aqaan

  • @mohamadhassanyusuf3275
    @mohamadhassanyusuf3275 3 หลายเดือนก่อน +3

    Masha allah

  • @user-gf7go6qe1f
    @user-gf7go6qe1f 3 หลายเดือนก่อน +4

    Ilaahay hakaa abaal mariyo wlhy suaashaasi waana wareerisay

  • @calicraxmancalicraxman7115
    @calicraxmancalicraxman7115 3 หลายเดือนก่อน +2

    Mansha allh.shiikh.jazaka.allh

  • @ShamsiyyaAbabilo
    @ShamsiyyaAbabilo 2 หลายเดือนก่อน

    Masha Allah

  • @ruweydaahmed9065
    @ruweydaahmed9065 3 หลายเดือนก่อน +1

    Masha allah cabdi caziiz qayr allaha ku siiyo noo soo badi barnamijyada nuucaan ah dadkii jahli ayey u bateene

  • @QamarAli-tk8ss
    @QamarAli-tk8ss 3 หลายเดือนก่อน +3

    جزك ألله خير بارك الله فيك يا شيخ 😢😢😢😢😢😢😢😢😢😢😢😢❤❤❤❤أللهم صل وسلم على نبينا وحبيبنا محمد صلى الله عليه وسلم 😢😢😢😢❤❤❤❤

  • @abdulqadirkutub8032
    @abdulqadirkutub8032 2 หลายเดือนก่อน +3

    SHIICO WAA GAALO YAHUUDA IYO NASAARADA WAXBA MA DHAAMAAN
    WAA KUFAAR
    WAXAA NAGA DHAXEEYO ANAGA HADAAN NAHAY MUSLIMIIN SUNIYIIN AH IYO SHIICO WAA XABAD
    IYO SEEF

  • @feryalmomdferyalmomd471
    @feryalmomdferyalmomd471 3 หลายเดือนก่อน +1

    شيخ جزاك الله خير وبارك الله فيك

  • @Salma.Ismail
    @Salma.Ismail 3 หลายเดือนก่อน +1

    Jezak Allahu khair bro

  • @zakibuuni
    @zakibuuni 3 หลายเดือนก่อน +2

    صلي الله عليه وسلم

  • @user-gg3mi7ri2z
    @user-gg3mi7ri2z 2 หลายเดือนก่อน

    منا شااللة تبارك الله

  • @saida2003
    @saida2003 2 หลายเดือนก่อน

    Mashalla tabarak Jezakaa llakhayr Ustad illahay Sxt shartoo da muslim ta haka badbadiyoo shicadaa

  • @SacdiyoMohammad-sz5jn
    @SacdiyoMohammad-sz5jn 2 หลายเดือนก่อน

    Allow kuu noqday malin dhow waxan utacsiyey 😢 madaxweyne 🇮🇷 subxanllh

  • @mohammedapdillah1742
    @mohammedapdillah1742 3 หลายเดือนก่อน +2

    Scw

  • @idirisali2479
    @idirisali2479 3 หลายเดือนก่อน

    Sheekh oogle allaha kheyr ha ku siyo somalidena shica wa gaalo lagu ma karo oo culima dinta siyaasadeynaya aya baraha bulshada u so farista ee xaqa allaha ku wa fajiyo

  • @mohamedomarmohamoud8135
    @mohamedomarmohamoud8135 2 หลายเดือนก่อน

    Jasakalaah

  • @BulloHassan-xg4xr
    @BulloHassan-xg4xr 3 หลายเดือนก่อน

    Allah hu Akabar Gaaldiid Allah haku
    Xifdiyo Eedo Inta Rueyesay Rabbi iyo
    Rasuul Iyo kitabka Quraanka inuu
    Yahay Sax Khalad laga ilaashey
    Saxabada Nebiga Iyo Ehebeyed ka
    Xurmeeye WeyeneyaDad kii Nebiga
    Ugargaarey Ayaa Islam lahubo Ah
    Allah mahadle
    Bullo Deeqa

  • @elias4499
    @elias4499 2 หลายเดือนก่อน

    Jazakallaah walaalkeey. Cabdulcaziiz. Ajar iyo xasanaat ALLAAH kaa siiyo.
    Xariifka Canada jooga oo reer jabuutiga ah ee ka sheekeeya haasaawaha raga iyo dumarka ee leh shiico waa muslim. Hadaadan hadalkaas ka towbad keenin Gaal kaafir ah ayaan kuu yeeraynaa.

  • @ELMANSSON
    @ELMANSSON 2 หลายเดือนก่อน

    Shuruudaha islaamka
    1 inaad ilaahay rumaysid
    2 malaaigtiisa inaad ....
    3 kutubtiisa inaad .....
    4 rusushiisa inaad ......
    5 khayrka iyo sharka inaad...
    Anigu qofkaan intaas ka arko muslim baan u aqaan intaas wixii kasoo hara qof inaan gaalaysiiyo ku degdegi mayo.

  • @boqorkaduurka7804
    @boqorkaduurka7804 2 หลายเดือนก่อน

    Ciwaanka wa khalad shiicada wa muslimiin wa orankarta dariiqade heestan ama mad habke heeestan

  • @c.m.g3802
    @c.m.g3802 2 หลายเดือนก่อน

    وَحَدَّثَنَا أَحْمَدُ بْنُ يُونُسَ، وَعَوْنُ بْنُ سَلاَّمٍ، جَمِيعًا عَنْ زُهَيْرٍ، - قَالَ ابْنُ يُونُسَ حَدَّثَنَا زُهَيْرٌ، - حَدَّثَنَا أَبُو الزُّبَيْرِ، عَنْ سَعِيدِ بْنِ جُبَيْرٍ، عَنِ ابْنِ عَبَّاسٍ، قَالَ صَلَّى رَسُولُ اللَّهِ صلى الله عليه وسلم الظُّهْرَ وَالْعَصْرَ جَمِيعًا بِالْمَدِينَةِ فِي غَيْرِ خَوْفٍ وَلاَ سَفَرٍ ‏.‏ قَالَ أَبُو الزُّبَيْرِ فَسَأَلْتُ سَعِيدًا لِمَ فَعَلَ ذَلِكَ فَقَالَ سَأَلْتُ ابْنَ عَبَّاسٍ كَمَا سَأَلْتَنِي فَقَالَ أَرَادَ أَنْ لاَ يُحْرِجَ أَحَدًا مِنْ أُمَّتِهِ ‏.‏
    Asc hadithkaan akhii walaal ii sharax marar badan baan kuu soo qoray

  • @hafsaahmed2189
    @hafsaahmed2189 3 หลายเดือนก่อน +2

    Asc sheekh baraamijayaadi diiniga ah ee ad so jeedin jirtay nosi waad

  • @kadrahassan2567
    @kadrahassan2567 3 หลายเดือนก่อน +2

    Ilaahay baan ku dhaartay anoo cilmi badan lahayn markaan arkay in ay nacladeen abubakar iyo cumar caaisha iyo xafsa rid waanu laahi calayhi mar kaas baan yaqiisaday in ay gaaladaba kasii xun yahiin

  • @xasanmaxamed1881
    @xasanmaxamed1881 2 หลายเดือนก่อน

    الحمد لله على نعمت الاسلام

  • @ashaosman2830
    @ashaosman2830 3 หลายเดือนก่อน +1

    Subxana Allaah Allow Kuwas shartooda Na moti Waa Gaalo cade😓😓

  • @Aasiyayr277
    @Aasiyayr277 2 หลายเดือนก่อน

    Subxnallah Allahu Akbar Waa Fogaadeen qoomkaasi haday noocan yhn ALLAAHU AKBAR

  • @Xaqiiqmedia143
    @Xaqiiqmedia143 3 หลายเดือนก่อน

    Sheikh Maansha’Allh ilahay hanoo kaa daayo waxa tahay sheikh kaliya aan mar walba dhagaysto miisanka xasanaadka allaha ku gu darro

  • @siraadadan5497
    @siraadadan5497 3 หลายเดือนก่อน

    Masha alaah jasaakumulaahu khayran

  • @dhurwaalechannel6137
    @dhurwaalechannel6137 2 หลายเดือนก่อน

    Shiicadu waa muslimiin aad uga fiican kuwa suniga sheegan ee gaalada u adeegaya wixii xaga rabi ee ay ku xad gudbaana Ilaahey ayaa kala xisaabtamaya

    • @axmedaxmed5455
      @axmedaxmed5455 2 หลายเดือนก่อน

      Qof saxaaabada caayaya oo leh Quran ku madhamaystiro sideed uleedahay waa muslin
      Dib isugu noqo farbaa kugu godan ee

  • @user-oc5bd5gq1d
    @user-oc5bd5gq1d 3 หลายเดือนก่อน

    Masha allaah alle ha kubarakeeyo shabdi cadicaziz

  • @user-dh6jc7ke4i
    @user-dh6jc7ke4i 3 หลายเดือนก่อน

    Sallahu calayhi wasallam ❤️❤️❤️

  • @imamabdi224
    @imamabdi224 2 หลายเดือนก่อน +1

    Beeeenaalle shiicadu qur aanka kaaamil yay u aaminsanyihiin

  • @DeeqAbdikariim-fi2bq
    @DeeqAbdikariim-fi2bq 3 หลายเดือนก่อน +1

    Shikhow ilaahay dartiisaa kuu jeclahay adna . Jawaab baan kaasugayaa

  • @user-yp3wi7qc9j
    @user-yp3wi7qc9j 3 หลายเดือนก่อน +1

    Car yahuud iyo maraykan wax ha ka sheego inuu shico qandaraas kusoqaatay ba cad anaga shico ah

    • @user-fv9eg5rz5c
      @user-fv9eg5rz5c 2 หลายเดือนก่อน

      Soco wabxa lama joogtide

  • @ismailibrahim2376
    @ismailibrahim2376 2 หลายเดือนก่อน

    Salalaahu caleyhi wasalim ❤❤❤❤❤❤

  • @malyunismail7313
    @malyunismail7313 2 หลายเดือนก่อน

    Subhan’Allah ,Alhamdulil’Allah I’m so proud to be Muslim thank to Allah who chose me to born Muslim and inshallah by the willing of Allah I will die by Muslim❤❤❤❤

  • @user-im6zu2xq3u
    @user-im6zu2xq3u 2 หลายเดือนก่อน

    Acuudu bilaahi ankuuna minaljaahiliin

  • @nassiraw-said6584
    @nassiraw-said6584 2 หลายเดือนก่อน

    Sheekh waad ku mahadsantay mawduucan, Lakiin anigu waxaan muhiimad urkaa in si adag looga hadlo caruurta, dumarka iyo waayeelka sida arxandarada ah loogu gumaadayo Qaza please aleast haloo duceeyo free Palestine 🇵🇸

  • @BMAPRODUCTION1
    @BMAPRODUCTION1 3 หลายเดือนก่อน

    Sheikh abdul aziiz , qofkii zinada baneesta ma muslim baa

  • @BulloHassan-xg4xr
    @BulloHassan-xg4xr 3 หลายเดือนก่อน

    Allah hu Akabar

  • @Itsyoboishuaib
    @Itsyoboishuaib 2 หลายเดือนก่อน

    WCWRWB sheik AbdiAziz oogle

  • @deqaabdi7627
    @deqaabdi7627 3 หลายเดือนก่อน

    Mash allaah wll jazaakallah

  • @luulismailgarbie7553
    @luulismailgarbie7553 3 หลายเดือนก่อน

    SALLALLAHU alayhi wasalim ❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤

  • @faraxcalicawil9697
    @faraxcalicawil9697 3 หลายเดือนก่อน

    Subxaan allaah

  • @malyuunaxmed7459
    @malyuunaxmed7459 3 หลายเดือนก่อน +1

    Dadbadan baa kudagmayoo quwad muslima kusheega

  • @user-yp3wi7qc9j
    @user-yp3wi7qc9j 3 หลายเดือนก่อน +1

    Shiico cidaan ahayn oo gaalo iska dhicisa noosheeg

    • @abduqadirabdullah1256
      @abduqadirabdullah1256 3 หลายเดือนก่อน

      Haddaba muqaawada/wax iska caabinta falastiinta ma shiico miyaa mise waa suni waliba intaaso sano la dagaalamayo sahaayiinta iyo galbeedka iskugu tagay?

    • @user-fv9eg5rz5c
      @user-fv9eg5rz5c 2 หลายเดือนก่อน

      Mida kale shiicadu hadii ay waxa iska celiyso maxay ugu aari wayday. Ninkii nulyeerka u samayay iyo raggii hada safaarda suriya maxay ugu aari wayeen ninkii madxada U ahaa ciidanka Al qudsa shiicada sababta ree galbeedku u bunbuniyaan waa in lagu xuuxiyo kuwa carbta ee la iska maalo

  • @HadalSame0
    @HadalSame0 2 หลายเดือนก่อน

    Shiiqow cadeeyn keen

  • @QamarAli-tk8ss
    @QamarAli-tk8ss 3 หลายเดือนก่อน +1

    ألسلام عليكم ورحمة الله وبركاته ❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤أللهم صل وسلم على نبينا وحبيبنا محمد صلى الله عليه وسلم 😢😢😢😢😢😢😢😢😢😢😢😢😢😢😢😢❤❤❤❤❤❤😢😢😢❤❤❤😢😢

  • @husseinhassen6662
    @husseinhassen6662 2 หลายเดือนก่อน +1

    Allaah baa idinkala xukumi dad ahlu tawxiida baad ku sheegtay gaal ogow adiguba jarbaad ka dhacday basn u malayn

  • @abdikarimyusuf6141
    @abdikarimyusuf6141 2 หลายเดือนก่อน

    Shiicada kuwa saxaabada ceynaayo waa gaalo lkin kuwa Sunni sheeganaayo gaalada ka garab dagaalamaaya iyo Yahuuda ilmaha muslimiinta dilaayo iyo dumarka , kuwaas ma muslim baa!???

  • @AshaAbdi-rd8fy
    @AshaAbdi-rd8fy 3 หลายเดือนก่อน

    Subxanallah ❤😮.

  • @quruxoday533
    @quruxoday533 3 หลายเดือนก่อน

    JZK sheikh

    • @hodanishpele6789
      @hodanishpele6789 3 หลายเดือนก่อน

      Ibnu taymi ka nolotshiisa noo so dhig

  • @user-kg6zd6vn1w
    @user-kg6zd6vn1w 3 หลายเดือนก่อน

    شاءالله ❤❤❤❤❤❤❤

  • @Xooshawi
    @Xooshawi 2 หลายเดือนก่อน

    Sheekadan run baan moodi jiray !

  • @engrwehelie9641
    @engrwehelie9641 3 หลายเดือนก่อน

    dad ayaa waxa ay lee yihiin "waa ay #ashahaataan", oo weysa burtay ma laku dukan karaa?

  • @yacinabdi9057
    @yacinabdi9057 3 หลายเดือนก่อน

    Imams Abu hanifa and Malik bin anas were disciples of jafari as saadiq, great imam of shia.

  • @DaahirXuseenxasan-un4yf
    @DaahirXuseenxasan-un4yf 3 หลายเดือนก่อน

    Shiikhoow shiicada waxay ku xashtaa xashka waxaana ka xasha 6000 oo nin neefoow sow lagama celiyeen xashka

    • @abdifatahawmuse1802
      @abdifatahawmuse1802 3 หลายเดือนก่อน

      Munaafiqiintiii noolaa xiligii nabiga iyagoo hoosta gaalo ka ah ayay masaajidka ku tukanayeen nabigana lajoogeen.

  • @mukhtaarciise2585
    @mukhtaarciise2585 2 หลายเดือนก่อน

    Saddam Xuseen tolow siduu umado kala diimo duwan isugu keenay

  • @FootballHighlightsForYou
    @FootballHighlightsForYou 2 หลายเดือนก่อน

    Turkish maa tahay

  • @GureyIbrahim
    @GureyIbrahim 2 หลายเดือนก่อน

    Niman kaas shiicadu waa niman walan calcal maqabaan hadii ay sidan yihiinba

  • @salwaanabdi7989
    @salwaanabdi7989 2 หลายเดือนก่อน

    Maya walaal anaga manan galeysin ee ayaga is galeysiyey

  • @user-zd3wv1vy8s
    @user-zd3wv1vy8s 3 หลายเดือนก่อน

    Shiekh waxay dalishathan marka ay ugafayan hoyothena caisha iyo xafsa suratu tuxarim e ino so tafsir

  • @quulefaarax6513
    @quulefaarax6513 2 หลายเดือนก่อน

    MAXAAD CADEEN KU HAYSA SOOBAN DHIG IYAGOO SIDAA LEH SXP ADIGA UNBAA ISKU JAWABAYA IRUMAYSTA AF MA AHA

  • @abdimohamedabdulahi2994
    @abdimohamedabdulahi2994 2 หลายเดือนก่อน

    shiicadu waa muslimiin sababtoo ah waxay qirsan yihiin 5ta tiir ee islaamka
    1- ashahaadada ama towxiidka
    2- salaadda
    3- zoonka
    4- zekeda
    5- xajka
    shantaas qofka qira waa muslim wixii kasoo hadhay ilaahay baa kala xisaab tami doonaa ????
    waxaad noo sheegaysona waa been
    sheekhna matihid hadaad run sheegayso waxaad sheegayso cida dhahaysa halkan naga tus waa layidhi looma baahna qiila waqaala !!

  • @ashaanka
    @ashaanka 2 หลายเดือนก่อน

    Shiico waa kuufar geeso wayn ninki asagoo og kashakiya asaga inta anan duhurki lagarin galoobaya

  • @ismahaanfaarah9893
    @ismahaanfaarah9893 3 หลายเดือนก่อน

    jazak allah kher sheekh abdulziiza maxamed ogle dadka somali waaxa kala garan laha yahay gargarka sinay walleed reer iyo shico waxay aminsan yhy allah umaden wax fahaniiso

  • @qalidega5055
    @qalidega5055 2 หลายเดือนก่อน

    Scwscwscw ❤❤❤scwscwscw ❤❤❤scwscwscw ❤❤scwscwscw ❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤Allaah Akbaar ya Allaah

  • @nacimomoh9675
    @nacimomoh9675 3 หลายเดือนก่อน

    🏆🙏

  • @uniqueko
    @uniqueko 2 หลายเดือนก่อน

    Al kafi buuga ee shicada akhriya JudeoPersian concoction weyaan shiism islam shaqo kumalaha.

  • @Haaruunyare-oh9pp
    @Haaruunyare-oh9pp 3 หลายเดือนก่อน

    Mahad sanid walaal waa barnaamij inoo Muhiima

  • @odayjama1829
    @odayjama1829 3 หลายเดือนก่อน

    Sheikh oogle ninka shiica inuu bartoh how tago ama kutubtooda xadiiska ha raadsho markaa ayii shiicada ogaan inay dad dhunsanyihiin ogaan

  • @sundus1231
    @sundus1231 3 หลายเดือนก่อน

    ❤❤❤❤❤❤

  • @saidosman6114
    @saidosman6114 3 หลายเดือนก่อน

    Asc

  • @user-yp3wi7qc9j
    @user-yp3wi7qc9j 3 หลายเดือนก่อน

    Shiicay kaga dhagtay qofkaan maskinka ah shico kaliyaa islaamka difaacda

    • @khaaliddayib3354
      @khaaliddayib3354 2 หลายเดือนก่อน

      😂😂😂😂😂 ha is qarxin shiicoow

  • @afiarte8318
    @afiarte8318 3 หลายเดือนก่อน

    Umada waa laysku wadaa sheekhow ha degdegin

    • @laqlaajisnugal2756
      @laqlaajisnugal2756 3 หลายเดือนก่อน +3

      Maxaa laysku wadaa maxaq iyo baadil baa isku meel galaya adigu hadag dagin miizaan saar waxa laguu shhegey

  • @naazirxuseencarte2587
    @naazirxuseencarte2587 2 หลายเดือนก่อน

    Shiico waa gaalo meesha lagu arkana halagu dilo dhiigood waa xalaal"

  • @abdirahmanyacin966
    @abdirahmanyacin966 3 หลายเดือนก่อน

    Cadayn ma haysa sxb nala wadaag meelaha ayku sheegeen arinkaas

    • @Shamso697
      @Shamso697 3 หลายเดือนก่อน

      TH-cam kuqor shiicada believe kooda indhahaga cadeenta kuarki doonta walal

  • @bouhahmed5537
    @bouhahmed5537 3 หลายเดือนก่อน +2

    Cher frère je peux vous dire quelque chose le personnage qui dit Allah et sont prophète Mohamed Sallallâhu ‘alayhi wa sallam et qui fait la prière ce un musulman toute autre chose ce allah qui le juge

    • @ashaosman2830
      @ashaosman2830 3 หลายเดือนก่อน +1

      Shiico Maloga bahno meshane kabax warya 😏😏😏😒😒😒

    • @yacinabdi9057
      @yacinabdi9057 3 หลายเดือนก่อน

      T'inquiète pas. Il s'agit d'un Cheikh qui n'a jamais vu l'Iran ou l'irak et qui pourtant les juge de loin. A partir des écrits de Cheikhs saoudian coïncidant tjs leur religion à la ligne politique de leurs rois.

    • @bouhahmed5537
      @bouhahmed5537 3 หลายเดือนก่อน

      @@yacinabdi9057 nous les Djiboutiens on se complique pas d'autres gens de ce qu'il dit de ce qu'il fait et Dieu a dit chacun pour soi et Dieu pour tous

    • @yacinabdi9057
      @yacinabdi9057 3 หลายเดือนก่อน

      C'est une question théologique pure plutôt. Et ce Cheikh semble n'avoir pas encore lu les sources Chiites ni même lu le fameux FATWA d'Al-Azhar de 1969 reconnaissant le chiat Imamite comme 5ème écoles théologiques (Madhab)

    • @yacinabdi9057
      @yacinabdi9057 3 หลายเดือนก่อน

      @@ashaosman2830 Sorry. I'm not Shia but Sunni. Don't trust every cheikh. Study your religion and be free.

  • @hyusuf2207
    @hyusuf2207 3 หลายเดือนก่อน

    Shiicadu waa muslimiin wax aan ku kala duwanahay way jiraan ,sida sunahuba u kala duwan yihiin.inaga waxa inagu jira kuwo muslimka dilkiisa kujananataga siday ayaga aaminsan yihiin ,kuwo magaalooyin iska xoreeya kadibna ku laaya sidaana jihad u yaqaana waa soomaali muslim suni ah meel aan cidkale ku duro iima muuqato.

    • @user-zk8bs1hn2m
      @user-zk8bs1hn2m 3 หลายเดือนก่อน

      Adi waxaa umaleynas inaad sunika necebtahey waayo caqli ahaana aanan fiyooween kuwa magaalooyinka dadka kulaaya aad sheekeyso horta qofkii dhiig baniaadam gala waliba maak way iska cadahey waa gaalo waxeyna rawaan iney foolxumeeyaan islaamka .marka shiicadana waxyaabo ay kuxuntahey io walibi gaalnumo isoo dhiwayn kara waa xuseen oo ah ina cali binu daalib rc iyo ahalu beedka ay aad uku fogaadeen in a ay gaarsiyeen xad in lacaabudo camal halka ay saxaabada ay aad uflagaadeeyaan kuwaas marka xaalkooda waa khatar

    • @Shamso697
      @Shamso697 3 หลายเดือนก่อน

      Isheeg qof suni ah oo dhoho asxaabi Nabiga scw waa gaalo mise dheho yaa Hussein iyaa cali dhoho

    • @user-fv9eg5rz5c
      @user-fv9eg5rz5c 2 หลายเดือนก่อน

      Allow qof aan waxba ogayna ha cadaabina war shiicadu maxay ku sameeyana dadkii sunga ahaa ee ree surya ree iraaqa mida kale ma maqlysida miyaa in ay kitaabka alle ku xadgudbeen

    • @hyusuf2207
      @hyusuf2207 2 หลายเดือนก่อน

      Suuriya sunibaa ku soo duulay oo dumiyey ,sunigii deganaa waxay ku danbeeyeen in ay yurub u qaxaan waxna la dilo qaarna iminka lagu gumaysto suuriya .yaa sababay i su iga la xasuuqo waa suni kale o​@@user-fv9eg5rz5c

  • @user-es3fs1rg3j
    @user-es3fs1rg3j 2 หลายเดือนก่อน

    Suniyiintu maxay falastiin u taageeri waayeen.suniyiintuse,maxay dhexdooda isku gaaleysiiyaan

  • @Axmed-h2h
    @Axmed-h2h 3 หลายเดือนก่อน

    Shiico waa niman furigoodu uu cadyey.

  • @user-yp3wi7qc9j
    @user-yp3wi7qc9j 3 หลายเดือนก่อน

    Adiga shikh ma.sucuudi iyo imaaraat baa kusoodiray shaqo tag bad tahaaye

    • @khaaliddayib3354
      @khaaliddayib3354 2 หลายเดือนก่อน

      iska dul qaado kolay shiicaa tahee runtaa kudhibasee😂

  • @yacinabdi9057
    @yacinabdi9057 3 หลายเดือนก่อน

    Sh. Boog gaab. Aad baad u dhagaysatay ulimada sacudiga. Aakhiro a ku bad baadiyeen. Car sheekh nimadaadu haday saxtahay ii sheeg kitaabka Tafsiirka shiacada ugu sita. Sheeg adigo Google aad weydiin. Ala ka cabso, oo wax baro.

  • @ahmedjr7902
    @ahmedjr7902 2 หลายเดือนก่อน

    Kuwii nabi ciise iyo aamin sana nabi muuse ayaaba alle quraankiisa ku sheegay in uu gaalo yahay be kuwa adoon aan nabi ahayn waaba kufaar e raisi maalintu dhibtey baa arkay kulaha yaa xusen 😂😂

  • @amranyasin6840
    @amranyasin6840 3 หลายเดือนก่อน

    qof ashhadanayo gaal lama dhihikaro waa sax danbiyo badan bey ku sugan hihiin alaha soo hanunsho

    • @mrfuga6041
      @mrfuga6041 3 หลายเดือนก่อน +2

      Qof xasaska nabiga caynaya ashahadisa ayan waxba kajirin waana gaal simple mida kale halke ku aragtay shiico ashahadanaysa ya xusen iyo ya cali dasay ahayen xata edaankoda yaa cali ba ku jirta so I can’t even explain it about this people sobaar ada ogan waxay yihine!

    • @maryamcumar5895
      @maryamcumar5895 3 หลายเดือนก่อน +2

      Cali xuseen iyo faatima ayey cabudan quranka nusqan ku shegen gaal iyo nus waaye shiicada

  • @Aleel_channel
    @Aleel_channel 3 หลายเดือนก่อน

    Usoo jawaab sheikh shiicigan somaliga oo dadka ka qabo fasahaadkiisa
    th-cam.com/video/qT1cYj1D6Dg/w-d-xo.htmlsi=0xZlRtQozX2e7S5-

  • @amiincuuke2813
    @amiincuuke2813 3 หลายเดือนก่อน

    Walaal shiicadu ma aaminsana tsxriiful quraan beenlow baa tahay bilaa diin ah doqon

    • @laqlaajisnugal2756
      @laqlaajisnugal2756 3 หลายเดือนก่อน +3

      Shiicadu runta ma ogala balkan fiiri ceytamaya inta laguusheegey way ku cadahey raadi kutubta uu qurey kuleymi
      Akhri kitaabada laguu sheegey hadii kale waxaa rabtid ku hadal

    • @Shamso697
      @Shamso697 3 หลายเดือนก่อน

      Cilmi hadadan laheyn aqligaaga hashaqeeyo

    • @amiincuuke2813
      @amiincuuke2813 3 หลายเดือนก่อน

      Walaalo been raad maleh baa layiri anigu waxaan baaray wax badan oo laga sheego shiicada waxaana ogaaday in ay been tahay ilaahay uga muslimiinta oo khilaaf ka maanta way caddahay wax walba qaza ayaa ah marqaati nool

    • @user-fv9eg5rz5c
      @user-fv9eg5rz5c 2 หลายเดือนก่อน

      ​@@amiincuuke2813 Gaza in la taageero musalima la guma noqodo ee Alle u tobadkeen

    • @khaaliddayib3354
      @khaaliddayib3354 2 หลายเดือนก่อน

      ​@@amiincuuke2813
      Dee adigu shiicibaad tahee waanu ku ognahee markaad shiicada ku biiraysa ashaadee laguu qabtay😂

  • @user-tk3np3qe9d
    @user-tk3np3qe9d 3 หลายเดือนก่อน

    100 maadaxda carbeed ah iyo mw siisi masaar lagu daray ..waxa palastin dooran lahayd kan u hiliyay masul iran iyo Mw k Africa ah anigu kama hadlaayo firqooyin dineed wa siyaasinta un

    • @fartuunmohamed1062
      @fartuunmohamed1062 3 หลายเดือนก่อน +2

      Iiraan iyo mareykanka, yuhuud wey is ogyihiin sabatoo ah iraaq suuriya, lubnaan, yaman, maanta waa iibiya iyo suudaan ayaa ku wereejiyey ee aqliga ha shaqeeyo hadalka meediga la isu marinaayo waa mid lagu qaldaayo umada muslimiinta ee Allah ha ka horwereejiyo munaafaqiinta madaxda muslimiinta aamiin Allah ha ka dhexsaaro munaafaqiinta dhexdooda ku jiro aamiin Allah ha mideeyo qalbigooda iyo quwadooda umada muslimiinta meel walba ay joogaan hana fahansiiyo dhagarta cadowgooda aamiin

    • @mohamadhamza837
      @mohamadhamza837 3 หลายเดือนก่อน

      War carab iyo iiraan lagama hadlayo ee diin baa laga hadlayaa

    • @mrfuga6041
      @mrfuga6041 3 หลายเดือนก่อน

      @@mohamadhamza837dadka qaar way iska soo ciyan hada qofkan imisa shay bu isku dhex qasay 😂

    • @user-zk8bs1hn2m
      @user-zk8bs1hn2m 3 หลายเดือนก่อน

      Adi kaalee waa yaawee diinta Ms carab kaliye loo soo dajiyey

  • @dhurwaalechannel6137
    @dhurwaalechannel6137 2 หลายเดือนก่อน

    Warkaa anigu kama maqlin ee wahaabiyada ayaa sheegeysay

  • @qalidega5055
    @qalidega5055 2 หลายเดือนก่อน

    Scwscwscw ❤❤❤scwscwscw ❤❤❤scwscwscw ❤❤scwscwscw ❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤