Jawaabta falcelintii ka dhalatay caqiidada Shiicada

แชร์
ฝัง
  • เผยแพร่เมื่อ 28 ส.ค. 2024

ความคิดเห็น • 93

  • @fiidowmrk
    @fiidowmrk 2 หลายเดือนก่อน +2

    Maa sha Allah shicada wax naga galay majiraan e alle iyo rasulkiisa aye ka ben shegen e shiicada in ey gaaalo yin leskuma hesto walalyal

  • @QamarAli-tk8ss
    @QamarAli-tk8ss 2 หลายเดือนก่อน +6

    Sheekh abdacasiis hadlkaga aadbaan ugu kalsoonahy weyna iska cadahy dadkaas inay gaalo yihiin لاإله إلا الله محمد رسول الله صلى الله عليه وسلم 😢😢😢😢😢😢😢😢😢😢😢😢😢😢😢😢😢😢☝️😭😭😭😭😭😭

  • @maryamcumar5895
    @maryamcumar5895 2 หลายเดือนก่อน +8

    Qofka waxa ugu daran kan waxba laga dhaadhicin karin 😢 jaahilka ugu weyn waaka subxanallah ilahay subxana watacaala Raali ha inaga noqodo aamiin yaarabi

  • @bashkaibramoha8635
    @bashkaibramoha8635 2 หลายเดือนก่อน +6

    Mshallha sh Allaha ku barakeyo sidas ucadee xaqa waligaa hana ujoojin juhalada an waxba kala garanayn allow xaqa nagu sug

  • @feryalmomdferyalmomd471
    @feryalmomdferyalmomd471 2 หลายเดือนก่อน +5

    سأل أعرابي ابن عباس :
    من يحاسب الناس يوم القيامة ؟
    قال : الله
    قال الأعرابي : نجونا ورب الكعبة !
    " ما أجمل الثقة بالله 🪷🌱" ..

  • @user-bg8gg6dn2i
    @user-bg8gg6dn2i 2 หลายเดือนก่อน

    Sh uaal baan rabay inaan ku weydiiyo ku saabsan shiicada halkee lagaala xiriiraa

  • @mohamadhamza837
    @mohamadhamza837 2 หลายเดือนก่อน +3

    جزاك الله. خيرا

  • @umalkhayrsaleebaan2305
    @umalkhayrsaleebaan2305 2 หลายเดือนก่อน +3

    Msha allh sheekh allh hakaa abaal mariyo soomaalidana way kuso badanaysaa shiicanimadu allh hanaga Qabto

  • @shucayb1226
    @shucayb1226 2 หลายเดือนก่อน +2

    Waxbadan Baan kaa faidey shukran sheelh

  • @CabdixakiimMaxamed-ww1ds
    @CabdixakiimMaxamed-ww1ds 2 หลายเดือนก่อน +3

    Walaal waad mahadsantahay

  • @user-bg8gg6dn2i
    @user-bg8gg6dn2i 2 หลายเดือนก่อน

    Waa Run Shiicada waa gaalo ka Xun Yahuud iyo nasaaro Dil iyo seyf waxaan ahyn daawo uma ahan 😊

  • @ahlamhasansiyad3333
    @ahlamhasansiyad3333 2 หลายเดือนก่อน +1

    أللهم صل وسلم على نبينا محمد وعلى آله وصحبه وسلم تسليما كثيرا.❤💖❤
    SHEEKH CABDICASIIS WLLKEYOW SOOMAALI BADAN AYAA SHIICOWDAY DADKAAS WAXAA MACQUUL AH IN AY SHIICOOBEEN EE ALLAHA HADEEYO WAA JAAHILIIN SHIICO WAA GAALO CAD ISLAAMNIMADANA WAXEY U SOO GALEEN IN AY ISLAAMKA DHIBAATEEYAAN QOFKII ALLAAH GARANSIIYO AYAA FAHMI KARO CULUMADANA WAY INOO SHEEGEEN IN ASALKOODA YAHUUD AHAAYEEN SHIICADA,, ALLAAH AYAAN KA MAGAN GALNAY AAAAMIIIIIN AAAAMIIIIIN AAAAMIIIIIN.

  • @kiinnuur6605
    @kiinnuur6605 2 หลายเดือนก่อน

    jasaakalaahu khayr sheekh ninkasta ha ahaado qofkii ale iyo rasuulkiisa scw aan rumayn waa gaal iska cad alow xaqa nagu sug aamiiin

  • @user-vp7mr7oj7v
    @user-vp7mr7oj7v 2 หลายเดือนก่อน

    Masha Allah sheikh Alla ha ku barakeeyo jazaa kallah kheyr

  • @yacinabdi9057
    @yacinabdi9057 2 หลายเดือนก่อน +1

    Cheikhow waan ka xumay

  • @elias4499
    @elias4499 2 หลายเดือนก่อน

    Jazakallaah Walaalkeey Cabdicasiis. Allaah kaa abaal mariyo

  • @ismahaanfaarah9893
    @ismahaanfaarah9893 2 หลายเดือนก่อน

    jazak allah kher sheekhabdulziiza kuwa sida dhah waa sufiiyada wan arkeya

  • @Top_G1st
    @Top_G1st 2 หลายเดือนก่อน +1

    Sheikh Allaha ku dhawro mahadsanid

  • @ahmedsheikfareh777
    @ahmedsheikfareh777 2 หลายเดือนก่อน +3

    Sheikh ilahay ha ku barekeye, wacdigiba shicad nogu so gabagabaysay😮

    • @aminaabdiadem9900
      @aminaabdiadem9900 2 หลายเดือนก่อน

      Shiicada so kuma saabsana wacdiga ?shiiqa wuxu na fahamsinayaa dad ashahadanayo oo hadana muslim eheen been kastoo ey kenaan shayaadinta ragaa jira oo shaqaalaha allah swt ka mid ah oo ka daba tegaya suona cadeynaya beentooda alxamdulillah jazakallahu kheyran jazaa sheek baarakallahu fiikum adiga iyo familkaada aamiin.

  • @Yo-sasife
    @Yo-sasife 2 หลายเดือนก่อน +2

    Sheikh dad si negative ufikarayo waaye shiico loo qiil dayimi maayo way xadgudbeen intaas aad sheegtay iyo inka daranba weyihiin thanks

  • @user-qk4kt3oe5p
    @user-qk4kt3oe5p 2 หลายเดือนก่อน +6

    SHIICO RAAFIDO ISLAAM MAAHA QOFKA UHIILIYAA WAA IYAGA. WAAYO. SOMALI BADAN OO SHIICO AH AYAAJOOGA WADANKA SHIICADA FAAFIYO HALAYSKA JIRO DADKA ALLAAH ITO RASUULKA JECELI SHEEKH RABI HAKU XIDIYO. EE KASHFU SHUBAHAADKA. DADKA BARA

  • @canjeero
    @canjeero 2 หลายเดือนก่อน

    JazakAllahu khayran

  • @mohazat5009
    @mohazat5009 2 หลายเดือนก่อน

    Shiico wa gaalo walahi sii ba raafidada

  • @QamarAli-tk8ss
    @QamarAli-tk8ss 2 หลายเดือนก่อน

    أللهم صل وسلم على نبينا وحبيبنا محمد صلى الله عليه وسلم 😢😢😢😢😢😢❤❤❤❤جزك الله خير الجزاء يا شيخ الله يحفظك ❤❤❤❤❤❤❤😢😢

  • @mohamudomer5435
    @mohamudomer5435 2 หลายเดือนก่อน

    Sheikh suaalbn nabiga aabhii iyo hooyodii diinmy soogadhn xujona Laguma oogn mrka seeby gaalo kunoqadeen Allah sokadhay cidnah macdabnoh angoon rasuulludrn

  • @abdulqadirkutub8032
    @abdulqadirkutub8032 2 หลายเดือนก่อน +1

    يقول الله تعالى: وَمَا يُؤْمِنُ أَكْثَرُهُمْ بِاللَّهِ إِلا وَهُمْ مُشْرِكُونَ

  • @user-kc7fc8qb5r
    @user-kc7fc8qb5r 2 หลายเดือนก่อน

    صل الله عليه وسلم ❤❤

  • @cabdullahiMursal
    @cabdullahiMursal 2 หลายเดือนก่อน

    Jisakallahu qeyr

  • @abdulqadirkutub8032
    @abdulqadirkutub8032 2 หลายเดือนก่อน +2

    SHIICO WAA KUFAAR YAHUUDA IYO NASAARDA WAXBA MA DHAAMAAN
    QOFKII SHIICO DIFAACANA
    WAA QOF MUNAAFIQ AH

  • @tahaosman8354
    @tahaosman8354 2 หลายเดือนก่อน

    Nin yahow ALLAAH ka baq waxna baro

  • @Ethiopiaandsomaliland
    @Ethiopiaandsomaliland 2 หลายเดือนก่อน +2

    Sheekhow dad tawxiudka qiraya
    Ayaad ku sumadaynaysaa gaalo walaahi sh abdi casiisow arinkaasi waa mid cadhow iyo kalaqaybinta islaamka ah
    Shiicado waa muslimiin caasiyiin ah oo danbiyo waawayn ku dhacay
    Laakiiin waa ehlu towxiid mar haday shahaadada qirayaan ilaahay waa faclu limaa yashaa isagaa una danbi dhaafikara amaba ciqaabi kara
    Kahadal sheekhow argagixisada kuwaasaa gaalnimo in lagu xukumo u qalma waana khawaarij

    • @UsaameCabdiqaadir-my8qx
      @UsaameCabdiqaadir-my8qx 2 หลายเดือนก่อน +1

      Waa galo

    • @mariyasheikh2829
      @mariyasheikh2829 2 หลายเดือนก่อน +1

      Sheeikha sifiican udhageyso. Towxiidka ficilo buriya ayay la yimaadeen. Shiico ha udoodin waa gaalo

    • @abu-ff8ws
      @abu-ff8ws 2 หลายเดือนก่อน +2

      Khawaarijtaba soo laailaaha illa laah maaaminsano. Maxaad kugaalaysiisay kuwaas oo shiicaduna kuislaamisay?

  • @axmedaxmed5455
    @axmedaxmed5455 2 หลายเดือนก่อน

    Sheeikh aad baad umahadsantahay dadkaas shiicada difaacayaa waa dad suufiyaal ah waxaan leenahay alle usoo noqda waxba shiico hadifaacina ee

  • @abdiaden4080
    @abdiaden4080 2 หลายเดือนก่อน +1

    Alhamdulillah Aniga shiico Axaay Ilaxaayow Anigo shiica axx Nafta igaqaad ..Am proud shiici Go Read Hadiths brother dont confuse your viewers iam follower of Ali Hassan and Hussein And Alhamdulillah thuma Alhamdulillah❤❤❤❤

  • @hanadabdulkadir9142
    @hanadabdulkadir9142 หลายเดือนก่อน

    Sheekhow shiico muslim caadi ah miyey jiraan mise dhamaantood waa noocaas

  • @mrgutale
    @mrgutale 2 หลายเดือนก่อน

    Dhalinyarada waxan kula talinaya in ay diita bartaan haddi aadan diintada aqoon u laheyn, halis badan aya kusuganthy

  • @yacinabdi9057
    @yacinabdi9057 2 หลายเดือนก่อน

    Ima jawaabin iniga. Dib ugu laban comments keygi hore. Waan ka xumahay

  • @abdulqadirkutub8032
    @abdulqadirkutub8032 2 หลายเดือนก่อน +1

    SOOMAALIYEEY DIINTIINA BARTA
    SHIICO IYO KUWA SHIICADA GADAAL KA RIIXAAYO YEEYNA IDIN QALDIN.

  • @abdulazizd
    @abdulazizd 2 หลายเดือนก่อน

    Shico inaysan muslim ahayn. Waa laysla ogyahay runtii anigu gaalada aan dinta haysan baa ila dhaanta sabaabto ah gaaladu ma cayda asaaaxabadia

  • @khayrdoonchanel-bl1xc
    @khayrdoonchanel-bl1xc 2 หลายเดือนก่อน

    Dadka caqiidadu ka qaldan thy amma se aan aqoon ulahayn ayuunba wax qumman uhaysta shiico😮😮

  • @malyuunaxmed7459
    @malyuunaxmed7459 2 หลายเดือนก่อน +1

    Shiico haday Muslim saxa tahay maraykan oo ah cadawga islaamka ka ugu horeeya wakhti horuu duqayn lahaa

  • @ahlamhasansiyad3333
    @ahlamhasansiyad3333 2 หลายเดือนก่อน

    أللهم صل وسلم على نبينا محمد وعلى آله وصحبه وسلم تسليما كثيرا. ❤💖❤
    RASUULKEENA SUUBAN SALALAAHU CALEYHI WASALIM SOWJAATKIISA OO UMAHAATU MUMINIIN ALLAHA KA RAALI NOQDEE WAABA QAD CAGAARANE ANBIYADA DHAN AYAA SOWJAATKOODA ALLAAH XUMAAN KA ILAALIYEY XITAA LABADII XAAS EE GAALNIMO KU DHINTEY EE NABIYULAAHI NUUX CALEYHI SALAAM IYO NABIYULAAHI LUUD CALEYHI SALAAM AYAABA AHAAY KUWO DHAWRSOON LAAKIINSE WAXEY QAYAAMEYEEN OOGAALNIMO HOOSTA UGU HAYSTEEN SAWJKOODA,, LAAKIIN MA AHEYN KUWO SINAYSTA OO ALLAAAAAH AYAA ANBIYADA KA ILAALIYEY XAASASKOODA XUMAANTAAS.✋

  • @Aliinaliiban1780
    @Aliinaliiban1780 2 หลายเดือนก่อน +1

    Lkn shiiqow maxa lagu xajka loogu ogaladay nimanka 😮

  • @user-te7hx3yq4w
    @user-te7hx3yq4w 2 หลายเดือนก่อน

    Sheekhow waxaa jira goboladda soomaaliya gobola ka mid ah oo diinta iyo rasuulkaba lagu af lagaadeeyo,oo dhaqankoodaba yahay oo ayaga gaalnimo ka aheen kuwaad noo sheeg xukunkooda??

  • @odayjama1829
    @odayjama1829 2 หลายเดือนก่อน +1

    Oogle walaal ninka shiica rabaa isagaa ayaa ku dhib qaboh

  • @allayaqaan9101
    @allayaqaan9101 2 หลายเดือนก่อน +1

    Sheekh Cabdicasiis jazaakalaahu khayran,.
    ثم انتم هؤلاء تقتلون انفسكم وتخرجون فريقا منكم من ديارهم تظاهرون عليهم بالاثم والعدوان وان ياتوكم اسارى تفادوهم وهو محرم عليكم اخراجهم افتؤمنون ببعض الكتاب وتكفرون ببعض فما جزاء من يفعل ذلك منكم الا خزي في الحياة الدنيا ويوم القيامة يردون الى اشد العذاب وما الله بغافل عما تعملون
    Inay kuwan la maqaam yihiin Shiicadu miyaanay ogayn oo aasaasahoodiiba yahuud ahaa

  • @c.m.g3802
    @c.m.g3802 2 หลายเดือนก่อน

    وَحَدَّثَنَا أَحْمَدُ بْنُ يُونُسَ، وَعَوْنُ بْنُ سَلاَّمٍ، جَمِيعًا عَنْ زُهَيْرٍ، - قَالَ ابْنُ يُونُسَ حَدَّثَنَا زُهَيْرٌ، - حَدَّثَنَا أَبُو الزُّبَيْرِ، عَنْ سَعِيدِ بْنِ جُبَيْرٍ، عَنِ ابْنِ عَبَّاسٍ، قَالَ صَلَّى رَسُولُ اللَّهِ صلى الله عليه وسلم الظُّهْرَ وَالْعَصْرَ جَمِيعًا بِالْمَدِينَةِ فِي غَيْرِ خَوْفٍ وَلاَ سَفَرٍ ‏.‏ قَالَ أَبُو الزُّبَيْرِ فَسَأَلْتُ سَعِيدًا لِمَ فَعَلَ ذَلِكَ فَقَالَ سَأَلْتُ ابْنَ عَبَّاسٍ كَمَا سَأَلْتَنِي فَقَالَ أَرَادَ أَنْ لاَ يُحْرِجَ أَحَدًا مِنْ أُمَّتِهِ ‏.‏
    Asc xadiiskan akhii ii sharax

  • @HassanAliHassan1960
    @HassanAliHassan1960 2 หลายเดือนก่อน +1

    Balcaan ibna Baacuur was a perfect example. Nin fiican uu ahaay ilaa uu nabiMuuse PBUHhabaaray

  • @yaaska4693
    @yaaska4693 2 หลายเดือนก่อน

    Wall gaal ayaa dhaanto

  • @faridfarid6561
    @faridfarid6561 2 หลายเดือนก่อน +1

    Abuu daalib iyo cabdul madalibna mu'miniin ayay ahaayeen. Lama aqbalaayo khuraafaadka reer banii ummaya.

  • @user-yp3wi7qc9j
    @user-yp3wi7qc9j 2 หลายเดือนก่อน

    Shiikhaw sacuudigu intee lacag kaga qaadatay inaad musliminta shicada caydo

  • @AwrkiiCirka
    @AwrkiiCirka 2 หลายเดือนก่อน +1

    Dee horta video gaagii horana cadeyn maadan keenin kana waad caaytantey Dee waxaagu waa qasab halagu qaato waxaan iri mida kale waxaan kusoo weeydiiyey video gii hore ma shiicadoo dhan baad tiri waa gaalo mise qaar baa ah ? Teeda kale inta firqo iyo waxay kala aaminsanyihiin miyaad noo sheegtey sidee kaaga qaataa shiicoo dhan waa gaalo adigoon waxba cadeyn ah keenin

    • @ubahdhool8158
      @ubahdhool8158 2 หลายเดือนก่อน

      Tiirarka diintooda wuukuusheegay cida gaalka gaalaysiin waydaa iyadaa gaalo ah

    • @Alon_404
      @Alon_404 2 หลายเดือนก่อน

      Dad dhahaayo yaa cali hadi lagu dhaho war yaa Allah dheh waxay dhahaan yaa cali, comentska social mediyaha ayad ku arkaysa waliba TikTok ayago sas latagaan. Sow gaalnimo kaweyn majirto in Allah qeyrkiis wax lawadajisid.

    • @khayrdoonchanel-bl1xc
      @khayrdoonchanel-bl1xc 2 หลายเดือนก่อน

      Wuu is indha tirayaa allaha ka dhawro waswaaska

  • @user-yp3wi7qc9j
    @user-yp3wi7qc9j 2 หลายเดือนก่อน

    الشيعه هيا بنا إلى مذهب الشيعه

  • @odayjama1829
    @odayjama1829 2 หลายเดือนก่อน +2

    Qofka shiicada rabaa oo jecel dalkooda hatagaan iraan hasoo fiirsheen markaa ayaad shiico baran waa dad dhagartooda badantahay diintanah kuma dhaqamaan isku salaad manihin iyo quraan manahin isku axaadiis manihin markaa shiicada masjidkooda salaad kulama tukankartoh isku salaad manhun intaa ayaa kuugu filin

    • @abdiaden4080
      @abdiaden4080 2 หลายเดือนก่อน

      Jahilka Taxo was😂..subhanallah Aniga madrassa shiico kaso bogay wallal We have diffrent Hadith but same Quran and we do wudhu different..wax baro lagakeri waaye Jahilkiyoow waxaad dageysaneyso daaf wax baro🎉

    • @ashaosman2830
      @ashaosman2830 2 หลายเดือนก่อน +1

      Excited wllo kuwas waa gaalo Alleh iyo Rasulba ka furty Rabbi Shartooda haka qabto Uma Nabi Muxamed (N.N.H)

  • @user-yp3wi7qc9j
    @user-yp3wi7qc9j 2 หลายเดือนก่อน

    Muslimka quwiga ah waa shiico maxa kudaba dhigay maskinyahaw

    • @khayrdoonchanel-bl1xc
      @khayrdoonchanel-bl1xc 2 หลายเดือนก่อน

      😂😂😂😂
      1:waxay aaminsan yihiin hadalka ilaahay inaanu dhammays tirnayn
      Isagoo allah uu yidhi
      إنا نحن الذكر وإنا له لحافظون
      2:waxay gaalaysiiyan dhammaan saxaabad isagoo allah uu yidhi
      رضي الله عنهم ورضوا عنه
      3:waxay samaysteen meelo ay qadariyaan oo la yidhaa
      كربلاء والنجف sida kacbada si ka wayn ayay ugu xajiyaan.
      Salada jumcada ma yaqaananba iyo soonka
      Dawladda hada jirtaayi waa tii bur burisay ciraaq iyo siiriyaa
      Waxaan kuugu nasteexayn lahaa inaadan jees jeesin diintada waana ficil. Munaafaq nimo.
      Khyrbaan kuu rajaynayaa

  • @user-er7sd8lz6h
    @user-er7sd8lz6h 2 หลายเดือนก่อน

    ​فكذلك الأشاعرة ليسوا من أهل الإسلام فإن أئمة وعلماء الأشاعرة الجهمية لا يثبتون بوحدانية الله فقالوا الله واحد لا من حيث العدد وهذا كفر صراح قال الله تعالى قل هو الله أحد وقال ءأرباب متفرقون خير أم الله الواحد القهار وقد قال هذا القول أولا ابو حنيفة في كتابه فقه الأكبر والماتريدي في كتابه الشرك اللي سمى هو كتاب التوحيد كذبا وزورا وكذلك تبعته الأشاعرة كالقشيري والحصني،
    ولايشهدون اي الأشاعرة بنبوة محمد صلى الله عليه وسلم فابن فورك وهو سند من أسناد الأشاعرة لم يقر بنبوة محمد صلى الله عليه وسلم وبسبب كلامه هذا قتله ابن سبكتكين رحمه الله
    وابن حزم الجهمي صدق وهو كذوب اللي لايكفر المشركين قال الرَّد على من زعم ان الْأَنْبِيَاء عَلَيْهِم السَّلَام لَيْسُوا أَنْبيَاء الْيَوْم وَلَا الرُّسُل الْيَوْم رسلًا
    قَالَ أَبُو مُحَمَّد وهو ابن حزم حَدِيث فرقة مبتدعة تزْعم أَن مُحَمَّد بن عبد الله بن عبد الْمطلب صلى الله عَلَيْهِ وَسلم لَيْسَ هُوَ الْآن رَسُول الله صلى الله عَلَيْهِ وَسلم وَهَذَا قَول ذهب إِلَيْهِ الأشعرية
    وَأَخْبرنِي سُلَيْمَان بن خلف الْبَاجِيّ وَهُوَ من مقدميهم الْيَوْم أَن مُحَمَّد بن الْحسن بن فورك الْأَصْبَهَانِيّ على هَذِه المسئلة قَتله بالسم مَحْمُود بن سبكتكين صَاحب مادون وَرَاء النَّهر من خرسان رَحمَه الله
    قَالَ أَبُو مُحَمَّد وهو ابن حزم وَهَذِه مقَالَة خبيثة مُخَالفَة لله تَعَالَى وَلِرَسُولِهِ صلى الله عَلَيْهِ وَسلم وَلما أجمع عَلَيْهِ جَمِيع أهل الْإِسْلَام إِلَى يَوْم الْقِيَامَة زانما حملهمْ على هَذَا قَوْلهم الْفَاسِد أَن الرّوح عرض وَالْعرض يفنى أبدا وَيحدث وَلَا يبْقى وَقْتَيْنِ فَروح النَّبِي صالى الله عَلَيْهِ وَسلم عِنْدهم قد فنيت وَبَطلَت وَلَا روح الْآن عِنْد الله تَعَالَى وَأما جسده فَفِي قَبره موَات فبطلت نبوته بذلك ورسالته
    قَالَ أَبُو مُحَمَّد وهو ابن حزم ونعوذ بِاللَّه من هَذَا القَوْل فَإِنَّهُ كفر صراح لَا ترداد فِيهِ وَيَكْفِي من بطلَان هَذَا القَوْل الْفَاحِش الفظيع أَنه مُخَالف لما أَمر الله عز وَجل بِهِ وَرَسُوله صلى الله عَلَيْهِ وَسلم وَاتفقَ عَلَيْهِ جَمِيع أهل الْإِسْلَام من كل فرقة وَمن كل نحلة من الْأَذَان فِي الصوامع كل يَوْم حمس مَرَّات فِي كل قَرْيَة من شَرق الأَرْض إِلَى غربها بِأَعْلَى أَصْوَاتهم قد قرنه الله تَعَالَى بِذكرِهِ أشهد أَن لَا إِلَه إِلَّا الله وَأشْهد أَن مُحَمَّد رَسُول الله فعلى قَول هَؤُلَاءِ الموكلين إِلَى أنفسهم يكون الآذان كذبا وَيكون من أَمر بِهِ كَاذِبًا وَإِنَّمَا كَانَ يجب أَن يكون الْأَذَان على قَوْلهم أشهد أَن مُحَمَّدًا كَانَ رَسُول الله وَإِلَّا فَمن أخبرعَن شَيْء كَانَ وَبَطل أَنه كَائِن الْآن فَهُوَ كَاذِب فالأذان كذب على قَوْلهم وَهَذَا كفر مُجَرّد
    [ابن حزم ,الفصل في الملل والأهواء والنحل ,1/75]
    وايضا قد ذكره الذهبي لترجمة ابن فورك قلنا الأشاعرة جهمية كفرة بأعيانهم لا يثبتون بوحدانية الله ولا بنبوة نبينا محمد عليه الصلاة والسلام وينكرون علو الله ورؤيته يوم الحساب ولا يثبتون لله اليد والصورة والعينين والرجلين والأصابع والجلوس بالعرش والنزول وكل من لم يكفرهم ممن يفهم كلامهم فهو منهم والله المستعان والتكلان

  • @user-yp3wi7qc9j
    @user-yp3wi7qc9j 2 หลายเดือนก่อน +1

    Shiikh wad iska.hadlaysaa shiico kafiican wahaabiyada

    • @laqlaajisnugal2756
      @laqlaajisnugal2756 2 หลายเดือนก่อน

      Jaahilnimadu waa inaadan waxba maqal waxna aqoon shiico iney xuntahey kitaabadooda akhri

    • @Alon_404
      @Alon_404 2 หลายเดือนก่อน

      Alla kudhaarte DarajadaJaahil nimada waxaad kagaartay PHD

  • @warsameahmed9871
    @warsameahmed9871 2 หลายเดือนก่อน +1

    Dadbaa kula dagaalamaysaa waxey caayeen saxaabo .war xishood oo ilaahay ka baq oo beenta daa .cilmi darro waxaa kuugu filan qofkii nibiga risaaladiisa ka hor dhintaa waa ehlunaar waa been khilaafsan quraanka.

  • @faridfarid6561
    @faridfarid6561 2 หลายเดือนก่อน

    Nabiga waalidkiis waxay ahaayeen ahlul fitra, waxay kaloo haysteen diintii nabi ibraahim markaa xanafiyiin muslimiin ah ayay ahaayeen. Xadiiska oronaaya (abii wa abiika fin naar) waa xadiis been abbuur ah. Lama aqbalaayo axaadiista been abbuurka ah.

  • @user-ov2wz5eh9u
    @user-ov2wz5eh9u 2 หลายเดือนก่อน

    Sh ma tagtay iraan beentan ay saudi kusoo bareen in aad ka tagtid yaney reer galbeed oo donaya in ay isu mashquuliyaan muslimiinta. wahaabiyo waa mashruuc reergalbeed tag nooga soo waran Iraan

  • @warsameahmed9871
    @warsameahmed9871 2 หลายเดือนก่อน +1

    Haddi cid ay gaaloobayso oo diin la aan noqoneyso ama gaalo noqoneyso cid uga dhow wahaabiyada khawaarijtaa.mushabahadaa. mujasamadaa .takfiiriyiintaa. ms jirto ee muslinka nabad galiya.

    • @ruqiyohusseinhayle1262
      @ruqiyohusseinhayle1262 2 หลายเดือนก่อน +1

      Warhedhe adiga waxa aad isaga ka qaldan qolada aad wahabiyada u taqanan, qawarijta iyo takfirka shaqo dad isku leh na ma ahan, qawarijta iyo takfirku waa dad xadgudbey oo qatara, shiicada iyo iyaguna waa isku mid, lakin wahabiyadu waa shirkiga iyo qurafadka diida, sufiyaduna waxay u neceb yihin shirkiga ay kaceliyan oo yirahdan ka joga. Ahlushirkiga dhan Allah hasoo hadeyo.

    • @warsameahmed9871
      @warsameahmed9871 2 หลายเดือนก่อน

      @@ruqiyohusseinhayle1262
      Marwo ruqoya waxaad leedahay wahaabiyo ma ahan khawaarij waxey la mid tahay adoo yiri aniga ruqoyaa dumar ma ahi. Markaa saas ku leeyahay ma ahan nacayb iyo jacayl kooxeed ee waa ka waran xaqiiqo jirta.haddii khawaarijnimada iyo takfiirku yahiin cid gooniya oo leh sifaad qaasa bal aan fiirino sifaadka lagu garto khawaarijta iyo takfiiriyiinta: waxaa ka mid ah in ay dad muslimiinah gaalo ku tilmaamaa dhiigoodana banaystaan haddii sifadaa laga waayo wahaabiyo anaa gardaran, haddiise laga helo Marwo khadiijooy soo in aad garqaadatid xaq ma ahan si arrinkaas u cadaado haddda carabiga akhrisid waana rajeynayaa waxaad akhrisaa kitaabka la yiraah magaciisa taariikhu najdi ee uu qorey ibnu gannaam iyo kitaabka uu qorey ibnu bishir ee la yiraah cinwaanul majdi .haddii waxa ku qoran kitaabada oo ay ka sheegayaan ikhwaan man daacallaah ee ahaa xertii sh. Maxamed C/wahaab ka duwanaato shaqooyinka ay qabteen shabaab , daacish,buka xaraam aniga ii qabso iguna dheh lhalafbaa wahaabiyo ku haysataa haddey yihiin fotokoobi ikhwaan man daacallaah hadda qoro in wahaabiyadu khawaarij tahay.

    • @khayrdoonchanel-bl1xc
      @khayrdoonchanel-bl1xc 2 หลายเดือนก่อน +1

      Shiicada dadka aad ka u difaacayaa waa kuwo wahaabiyada neceb
      Waxayna isk shabahan dhanka Baryada makhluuqaadka
      Adigiiba dad gaalaysiinaya hadana waxad ka sheekaynaysaa khawaarij😂😂😂

    • @warsameahmed9871
      @warsameahmed9871 2 หลายเดือนก่อน

      @@khayrdoonchanel-bl1xc
      Wahaabiyadu waa khawaarij waan ka caqiido xunyihiin shiicada imaamiyada waayo waxa khilaaf ah ee ehlusunna wal jameeco oo aasaaska diinga na jiro waa wax furuuc amaa wahaabiyada waaba khawaarij waa mujassamo waa mushsbaho marka la soco.

    • @khayrdoonchanel-bl1xc
      @khayrdoonchanel-bl1xc 2 หลายเดือนก่อน

      Suufiyadu waxay isu haystaan inay koox kaliyea yihiin waa boqolaal khurafad daashaday.
      Waxad kale oo aad kala garan laa dihiin qofkii aan suufi ahaynba waxad u haysataan wahaabiyo.
      Iyada oo magacanba aad idinku ula baxdeen sidii gaaladii qurayshba nabi muxamed magacyo badan oo cay ah ay ula baxeen.
      Shiicadaad meelo iska shabahdaan waana waxa aad udifaacaysaan ilaa hada

  • @warsameahmed9871
    @warsameahmed9871 2 หลายเดือนก่อน

    Wadaadku wax walba ayuu isku qasayaa malaha cilmi la aanta uu sheegayo miyaa haysata . War shiicada iyo wahaabiyada waxaa fiican shiicada waayo khilaafka ehlusunnada iyo ayaga u dhexeeyaa waa wax aan aasaasiga ahayn.

    • @ruqiyohusseinhayle1262
      @ruqiyohusseinhayle1262 2 หลายเดือนก่อน +2

      Walal adigu shiico ma taqanid sida hadalkaga ka muqata ee marka hore soo baar oo soo baro shiico waxay tahay iyo waxay aminsan yihin.
      Waxan laga shegayo waxay ku qoran yihin kutubtoda ay aminsan yihin oo marjaca ay u noqdan u ah.
      Allah yahdik

    • @allayaqaan9101
      @allayaqaan9101 2 หลายเดือนก่อน +1

      Subxaanaka yaa Ilaahii. War bal waxaan filing inaadan waxba ka aqoon maanta ka hore, bal baadhid samee.

    • @zakariyajama9195
      @zakariyajama9195 2 หลายเดือนก่อน

      ma shiici baadtahay adiga? Tankale nimanka wahaabiyadu hooyadeen kuma tilmaamaan waxaan afka soo mareen ? Shiicada quraanka ayee duraan marka aay abuubakar duraan diintiisa

    • @warsameahmed9871
      @warsameahmed9871 2 หลายเดือนก่อน

      @@zakariyajama9195
      Xumaanta ka wayn xabiibka ilaahay scw wuxuu leeyahay in jir waalidkiisna waa gaalo ma garan. Sidoo kaleeto waa mujasamo ,mushabaho, waa takfiiriyeen waa laa madhabyiin intaas oo sifaa bidco isku darsatay aduunka ma joogto.
      Xattaa saxaabada way caayaan.

  • @maxamedaxmed3361
    @maxamedaxmed3361 2 หลายเดือนก่อน

    جزاك الله. خيرا