AX! 7 SANO LACAG JECEL BEEN KAGA CUNTAY UDONTAY WA LA DILAY

แชร์
ฝัง

ความคิดเห็น • 312

  • @sadiyanurre7802
    @sadiyanurre7802 11 หลายเดือนก่อน +50

    Waa wiil ehlu diin ah oo qalbi wanaagsan allaha kucafiyo
    Taas mid kakhayr badan allaah hakusiiyo

  • @anisacabdicali7398
    @anisacabdicali7398 11 หลายเดือนก่อน +38

    Waa wiil wanaagsan aad u qalbi fiican
    Ehlu diin ah illaahey mid ka qeyr badan hakuu sahlo 🤲🙏❤

  • @farxaanxirsi175
    @farxaanxirsi175 11 หลายเดือนก่อน +20

    Runti ninkan wax ween aya ka fa'iiday dhinaca cafiska masha allah

  • @SuweidaCQaadir-gg3qj
    @SuweidaCQaadir-gg3qj 11 หลายเดือนก่อน +9

    Waxa igu soo dhacday heestii
    Qosolkaygu waa been
    Qalbigayga ka iman
    Waxan qarinayaa badan😢
    Ilaahay mid qalbigisu ku dago ha usahlo maskinka qof wanagsan umuuqdaa😢❤

  • @leilasharif4858
    @leilasharif4858 11 หลายเดือนก่อน +20

    Mashallah tabarakallah willkan waxan raba inana cawiyo number kis iso dir madama shaqadis shakha fican haysanini wa cawuni lahayi please

    • @coffeemen1566
      @coffeemen1566 11 หลายเดือนก่อน +3

      Masha Allah qof wanagsan aya tahay intaasba qof niyad fiican aya ku fikira❤

  • @katraabdi6915
    @katraabdi6915 8 หลายเดือนก่อน +2

    Allahu akbar daacadwaye maskika 😢allow badel kheir qabaa sii🤲🤲

  • @Tasniim1
    @Tasniim1 11 หลายเดือนก่อน +25

    Qalbigiisa wacan ilaahay ha’ugu gargaaro.🤲.

  • @Candyg14
    @Candyg14 11 หลายเดือนก่อน +32

    He has nice accent it’s amazing how Somali has many different accent mashallah. May Allah make it easy for him he seems good person.

    • @zahirhussein7045
      @zahirhussein7045 11 หลายเดือนก่อน +1

      Positive man wa wlh😊

    • @TiiriTaaara-jt2et
      @TiiriTaaara-jt2et 11 หลายเดือนก่อน +1

      Oromo waaye saan filaayo kuwooda Af-Soomaaliga bartay aa saas u hadlo😂

    • @ayubmohamedmaalim891
      @ayubmohamedmaalim891 11 หลายเดือนก่อน

      ​@@TiiriTaaara-jt2etwaa Garre oromo maha an

    • @UnasSuleiman-qc5gh
      @UnasSuleiman-qc5gh 11 หลายเดือนก่อน

      Why don't you join him?😂😊

    • @halimaadanhalimaadan6515
      @halimaadanhalimaadan6515 11 หลายเดือนก่อน

      ​@@ayubmohamedmaalim891haa❤

  • @Bormarley7
    @Bormarley7 11 หลายเดือนก่อน +32

    Masha Allah. Just love how devoted this brother is to his deen talking about his akhirah much more than he does talk about the heartbreak. Congrats bro, May Allah increase you in faith even more.

    • @cabdiweliismail123
      @cabdiweliismail123 11 หลายเดือนก่อน

      Nacalaa naagaha inta noocasakuyaal

    • @HindaAbdulle-fl2jj
      @HindaAbdulle-fl2jj 11 หลายเดือนก่อน +2

      Waa qof qaali ah wuuna guulaysan ninkani insha allasah ridwasnoow ninkan la soco oo ilaa arooskiisa natus ilahay ha inaguwada simo in aynu ogaano wanaaga udambeeya ilaahay uunbaa dadkiisa yaqaana inankan way yastay si xun waana qof Cajaa ib ah waad ku mahadsantahay in aad soo casuuntay markale hadii sida ninkan oo kale lawada ahaan lahaa aduunkuba nicmo inoo noqon lahaa

    • @anisacabdicali7398
      @anisacabdicali7398 11 หลายเดือนก่อน +2

      @@HindaAbdulle-fl2jj haa saxiix wallaahi aad baan ula damqaday 🥲

    • @tayyibmohamed5511
      @tayyibmohamed5511 11 หลายเดือนก่อน +1

      Amiin yaa Rabi

  • @abdiladifabdikadirhanad8430
    @abdiladifabdikadirhanad8430 11 หลายเดือนก่อน +5

    One of the best life lesson 🎉 pro learn from ur mistakes 😢 inta qof jeclanin adiga is jeclow oo naftada kashaqe😢

  • @najlagure8671
    @najlagure8671 11 หลายเดือนก่อน +8

    Siduu ilaahay u jecelyahay ayaaba ilin iga keentay wlh 😢waxaa ilaahay kaga baryaa mid dhawacaga daawo u noqoto daacadna ku ah, waxaa hubaal qoftaas in eey maalin ka shalayn doonto dhibkey ku gaarsiise❤

  • @adenahmed8201
    @adenahmed8201 11 หลายเดือนก่อน +5

    Mansha allah in eysan heleynin nin ninkan ka fican ridwan walal ninkan hala cawiyo lacag yar u ku shaqeyso halo aroriyo

  • @amaalxaashi3913
    @amaalxaashi3913 11 หลายเดือนก่อน +10

    Maskiin ilahey qalbiga haku dhayo wax tas ka qeyr badan rabi hakusiiyo❤ tas jaceyl kuma heyn nabsigaas rabi hakaso baxsho oromo maha wa Gate somaliya

  • @dawodaacad7173
    @dawodaacad7173 11 หลายเดือนก่อน +21

    Wiilkaas Qofwalbooo U duceeya please Ilaahay Baa u Sahlaayee inshaaa Allaah Guuleeso Walaal Idinka Ilaahay Waa Aad gari doontaaa Halka Aad rabtid yaaa igu soo xirra wiilkaaas waxaan rabi lahaa😂Inuu illa soo xiriiro

    • @cabdimacalim3399
      @cabdimacalim3399 11 หลายเดือนก่อน

      Abaayo hadaa rabto aniga kugu Soo xiraaa

  • @CusmaanSayid
    @CusmaanSayid 11 หลายเดือนก่อน +44

    Allaah is one☝️🧡

    • @user-mo7rg1gt6k
      @user-mo7rg1gt6k 11 หลายเดือนก่อน

      Mayee allah is 10

    • @ayaanaxmad7497
      @ayaanaxmad7497 11 หลายเดือนก่อน +1

      قل هو الله أحد ❤❤❤❤ لم يلد ولم يولد ❤❤❤❤❤❤

  • @zakariyekubad6494
    @zakariyekubad6494 11 หลายเดือนก่อน +10

    Allaah ha u booga dhayo Aamiin aamiin aamiin runtii wiilkaan waa lagu tuntay ilaahey irsaaqad waasaca ha siiyo allaah ha guuleeyo walaalkaan Aamiin aamiin aamiin الله يبارك لك ءامين ءامين ءامين

  • @Qutypie-ug4ok
    @Qutypie-ug4ok 11 หลายเดือนก่อน

    M.a is brother with a knowledge and faith may Allah bless u bro❤

  • @khayrjecel-yt5lj
    @khayrjecel-yt5lj 11 หลายเดือนก่อน +2

    Mansha Allaah Tabaarakalaah ninkan waa caaqil qalbi wnagaan Iimaankuna. Qanjaha joogo, Rabi SWT waxan u weydiineyaa nolol farxad leh iyo oori wnagaan oo jecel awlaad saalixana ku gu arsaaqo bi idmillaah Janatul Fardouwsa Al aclaa hoygaaga dhabta ah ka dhigo.

  • @nuuremohamud4311
    @nuuremohamud4311 11 หลายเดือนก่อน +4

    Absolutely he is a positive man!!.
    May the Almighty Allah make easy for you and am sure one day one time she'll gonna blame herself alone
    In sha Allah.

  • @thehiddenpearl9776
    @thehiddenpearl9776 11 หลายเดือนก่อน +6

    Wlhi ninkan wanaag ayuu istaahilaa 😢 he is soo honest wlhi may Allah made him easy

  • @raaara324
    @raaara324 11 หลายเดือนก่อน

    Mashaa'allah!
    Qali iyo akhlaaq wacan buu ilaahey ku siiyay

  • @khadijac9841
    @khadijac9841 11 หลายเดือนก่อน +3

    Maanshallah tabarakallah Allah waxan kuuweydiinaa badal kharqabo oo deg deg ah arzaaq waasica inuu kusiiyo

  • @aminaahmed8028
    @aminaahmed8028 11 หลายเดือนก่อน +12

    Allahu akbar samirka waa cajib 😢😢😢

  • @bushradahir8876
    @bushradahir8876 11 หลายเดือนก่อน +2

    Asc masha allah allah haku xifdiyo gabdhaas mid kakheyr bdn allah hakugu badelo insha allah waxan leyahay ridhwan issak wa best wiil aad wareysato gbdhaha reer Nairobi wiilkaas yu ku dhaafin

  • @user-uj5kn4ii1h
    @user-uj5kn4ii1h 11 หลายเดือนก่อน +1

    Masha Allah qof iman leh aya thy
    Ilhy badal kher qabo ilhy haku badalo wll

  • @user-cw9rq3lq2s
    @user-cw9rq3lq2s 11 หลายเดือนก่อน +1

    Masha allaah waa wiil qalbi wangsn rabbi ha u siyaadiye midas mid ka kheyr badana allaah u sahlo insha allaah

  • @dawodaacad7173
    @dawodaacad7173 11 หลายเดือนก่อน +17

    Inshaa Allaah Illaahay Idinka Ilaahay waaa Aad guulaysanaysaaa waxaadna helaysaaa Gabar Cabsida Illahay ku weeyntahay Xaqanna Iska Ilaalinayso Inshaa Allaah Ayadana lacagtaas Cudur bay ku Noqonaysaa idinka Ilaahay

  • @ramadaanoabdirizak9768
    @ramadaanoabdirizak9768 11 หลายเดือนก่อน +4

    Daacad sanaa wiilku😢allow bedel kheyr qaba sii🤲

  • @jhussain1507
    @jhussain1507 7 วันที่ผ่านมา

    Walaahi waa wiil fiican daacad ah insha allah miid qeerqabta ah ayaa ilaahay ku sinaayo taas sharteeda ilahay ayaa kaqabtay alxamdulillah dheh

  • @HamdiVlogs238
    @HamdiVlogs238 11 หลายเดือนก่อน +4

    Naftada jeclow waligaa first ❤

  • @sahantoosan9083
    @sahantoosan9083 11 หลายเดือนก่อน +18

    Alle Wuu Naxriis Badan Yahay ❤

    • @cabdimacalim3399
      @cabdimacalim3399 11 หลายเดือนก่อน

      Hhhh makugu xiraa

    • @yukinasan3431
      @yukinasan3431 11 หลายเดือนก่อน

      ​@@cabdimacalim3399se yacni 😢

  • @sacdiyocabdi5109
    @sacdiyocabdi5109 11 หลายเดือนก่อน +1

    Maasha allaah waa wiil qalbi wanaagsan ahludiina ah insha allaah waxan u rajeynayaa mid iyada ka kheyrbadan inuu siiyo

  • @amiirahaji7687
    @amiirahaji7687 11 หลายเดือนก่อน +2

    Walaal illaah kuma dayacayo samirkaagana wuu arkaa inshaa allaah wax ka qayr badan allah hakuu sahlo

  • @AkramYare-tn7pl
    @AkramYare-tn7pl 11 หลายเดือนก่อน +2

    life is alesson
    yesterday he was in abad consequence but on today he is paying avery good advice
    🇳 :🇧  never love some one too much, you don't know what will happen on tommorow so don't be selfish always FULL RESPECT

  • @Yamaniofficial5410
    @Yamaniofficial5410 11 หลายเดือนก่อน +6

    Niin adag wayaaa wilkan naxris badnaa naag asxan malogaloo❤❤❤

  • @hamdaabdillahi8920
    @hamdaabdillahi8920 11 หลายเดือนก่อน +1

    Masha allah wll qalbi wanaagsan alle hakugu badalo wax ka kheyr badn

  • @kiat987
    @kiat987 11 หลายเดือนก่อน

    Masha Allah you are very nice Allah ku bedelo mid kale kaficn adigana Ku degtit 🙏🙏🙏♥️♥️

  • @muhiimcabdicasiis531
    @muhiimcabdicasiis531 11 หลายเดือนก่อน +2

    Dadka wanagzan inta badan aduunkan waalagu dhiba illhay mid ka khayr qabta hakugu deQo wllky qof aad uqalbi wanagsan baad tahe

  • @hawakiin6929
    @hawakiin6929 11 หลายเดือนก่อน +1

    Mansha Allah Allah mid ka qayr roon Allah ku siiyo

  • @hassanbinadow1190
    @hassanbinadow1190 11 หลายเดือนก่อน +11

    I likes story of this guy it's interesting 😅😅😅😅😅 love is real dhiga isawir ayan dhahay kulahaa war aniga wax aragne

  • @abdirisaksugulle2810
    @abdirisaksugulle2810 11 หลายเดือนก่อน +3

    wallahi waan qiirowday gabdhaheena maxa kadhigay lacag doon midkii ay jecel yihiin lacag bey kuraacayaan midkii aysan jecleyna lacag bey ka guranayaan iyagoo og inaysan dan kalaheyn marka maxa kadhigay dhuuni raac Alle haka baqaan oo cabsida Alle ha ilaaliyaan 7sano inay maaweyliso oo lacag ka gurato waa qayaano weyn oo aaqiro la isweydiinaayo ogaada taas.

    • @samirasamani8298
      @samirasamani8298 11 หลายเดือนก่อน +1

      💯 lkn ogoow ineysan dadka isku mid aheyn gabdhahana isku mid mhn😊

  • @sheimaofficial6012
    @sheimaofficial6012 11 หลายเดือนก่อน +5

    Alaaaa xanun badhanaa wlh aniga umba daremi kara xanunkay ledhahy runti wa xanun 😭😭😭😭😭😭😭😭😭😭😭😭😭

    • @diegocosta6634
      @diegocosta6634 5 หลายเดือนก่อน

      Isku yaaca labadiina😢😅

  • @FaisalJabaati
    @FaisalJabaati 11 หลายเดือนก่อน

    The sound quality is superb bro. M.A

  • @ahmedrainfall_umii_1
    @ahmedrainfall_umii_1 11 หลายเดือนก่อน +3

    Wiil diinta, akhlaaqda iyo daacadnimodu ka buuxdo❤gabadha hesha ayaa nolosha quruxdeeda heshay lkn gabdho badan ma fahmayaan🎉Honesty is #1 in love rel/ship

    • @sagalsagaliina3493
      @sagalsagaliina3493 11 หลายเดือนก่อน

      Insha Allah wan rajeynayaa inaan is helno Ani iyo asi❤😢

    • @raaara324
      @raaara324 11 หลายเดือนก่อน

      Mashaa'allah u dheh

  • @ayaanaxmad7497
    @ayaanaxmad7497 11 หลายเดือนก่อน +7

    Daacad sanaa😢 allow intii dacad ah ugar gaar sir maqabe saaba biyo uceliyo 😊

    • @AbdiazizMohamed-27
      @AbdiazizMohamed-27 11 หลายเดือนก่อน +1

      Amiin adhi dacad mathy

    • @ayaanaxmad7497
      @ayaanaxmad7497 11 หลายเดือนก่อน

      @@AbdiazizMohamed-27 haa 🤣🤣

  • @wabaxa
    @wabaxa 11 หลายเดือนก่อน +1

    Masha ALLAH walaalkay Mid KA Qeer badan ALLAHA KU SAHLO

  • @fadumoibrahim9594
    @fadumoibrahim9594 11 หลายเดือนก่อน +2

    Masha allah waa wiil xegmale waad helysa mitku jecel wll.

  • @Team27fan88
    @Team27fan88 6 หลายเดือนก่อน

    Mashllah guul iyo gobanimo ayaan kuu rajeynaya boowe illahay haku guuleeyo aduun iyo aakhiraba ❤

  • @user-ze8kf6br3m
    @user-ze8kf6br3m 10 หลายเดือนก่อน

    ما شاء الله الله يحفظه أعتقد من الناس الي قلوبهم نظيفه وبل عكس هي الي خسرت مو هو والله يرزقه الي تفهمه وتحبه ويحبها والله يسعده❤❤❤❤

  • @tayyibmohamed5511
    @tayyibmohamed5511 11 หลายเดือนก่อน +4

    ❤ the man I enjoy with his funny moments

  • @XamdiXasan-yc5vu
    @XamdiXasan-yc5vu 9 หลายเดือนก่อน +1

    Msha allh wlhi wa wiil qalbi wangsn allh hku siiyo mid nolasha kula fahantah

  • @user-df6oz6zx6e
    @user-df6oz6zx6e 11 หลายเดือนก่อน

    Manshallah mid ka qher badan Ilahey haku siiyo abowe

  • @FardowsaAbdirahmanMohamudwehli
    @FardowsaAbdirahmanMohamudwehli 11 หลายเดือนก่อน +1

    Mashalah qalbiga alaha ku qaabojiya❤

  • @abdiyarechannel8577
    @abdiyarechannel8577 11 หลายเดือนก่อน

    Wlahi waa laggand horay usoco sxb😊

  • @hodanengmixile4892
    @hodanengmixile4892 11 หลายเดือนก่อน

    Masha.allah waa nin ficaan guuleyso

  • @historynerd7549
    @historynerd7549 11 หลายเดือนก่อน +2

    Waa wiil fiican
    Allah bedel keeda oo ka kheyr ah howgu bedelo

  • @deeqalcadaala480
    @deeqalcadaala480 11 หลายเดือนก่อน +4

    Mid kheer keeda wadata Allah siiyo

  • @user-yh9ts1ci2q
    @user-yh9ts1ci2q 10 หลายเดือนก่อน

    Wiilkan masha allh wlhi ilaahey wax kaqeyr qaba hadiiyo miskiinka 😢

  • @abdirahmanjamac
    @abdirahmanjamac 11 หลายเดือนก่อน +4

    Pro si kastuu yahyqofku haduu diinta ku dhaqmo wlhi qurux aa loo jeedin io muxubo illahy dadka ugaliya

  • @fartun9503
    @fartun9503 11 หลายเดือนก่อน +5

    Wax Helee karta Mid ka fiican insha Allah

  • @aligarad2067
    @aligarad2067 6 หลายเดือนก่อน

    War sxb athi wa guleysati lkini ayatha aya rafad iyo qalbi jab u dambeyaa horii usoco bro

  • @khadraabdulahi586
    @khadraabdulahi586 11 หลายเดือนก่อน

    Ma sha allah walaalo khyr bdn ban ku rajeynya

  • @Aix988
    @Aix988 11 หลายเดือนก่อน

    Mancha Allh ilaahey wx qeyrqaba ha ku siiyoh

  • @abusaidibnumuseyb6043
    @abusaidibnumuseyb6043 11 หลายเดือนก่อน

    Masha,allah alle haku barakeyo wll

  • @Somalidrama1
    @Somalidrama1 11 หลายเดือนก่อน +2

    Waa baran kartaa luqada English-ka wll kaliya qof go'aan leh noqo ❤🎉

  • @tayyibmohamed5511
    @tayyibmohamed5511 11 หลายเดือนก่อน +1

    Great man ,❤ masha Allah

  • @ibraahimmaxamed4884
    @ibraahimmaxamed4884 11 หลายเดือนก่อน +3

    إن الله مع الذين التقو والذين هم محسنون
    إنَ الله مع الصَابرين
    الظُلمُ ظلمات يوم القيامة

  • @user-mk4wr7gn5e
    @user-mk4wr7gn5e 6 หลายเดือนก่อน

    MashAlllh walll ilahy hakucafiyo

  • @user-yh2pk8qr2o
    @user-yh2pk8qr2o 11 หลายเดือนก่อน

    Manshallah abti

  • @ibrahimilala5607
    @ibrahimilala5607 11 หลายเดือนก่อน +5

    Waman yatakhi allaha yajcal lahuu makhrajan

    • @mohamedshariif5433
      @mohamedshariif5433 11 หลายเดือนก่อน +1

      asc walaal qur'aanka luqad aan carabi ahayn lama ogola in lagu qoro, waa dembi. waa kalaamkii Ilaahey tabaraka watacaalaa.

  • @user-yg5sm2ke1d
    @user-yg5sm2ke1d 11 หลายเดือนก่อน +1

    Masha Allah quruxlow wlh codkaga kuhesta

  • @fardowsaali9014
    @fardowsaali9014 11 หลายเดือนก่อน +8

    Maasha allaah mid kaqeer badan allaah hakuugu badalo irzaaqadan waasac allaah hakaaga dhigo

  • @saadiadagan4794
    @saadiadagan4794 11 หลายเดือนก่อน +1

    😂mashallah badal kheyr qabo alle hasiyo

  • @abdirahmanabdiwahab7630
    @abdirahmanabdiwahab7630 11 หลายเดือนก่อน +23

    Inta waligood lacag laga cunin is muujiya 😂❤like 👍
    Inta layaabtay codkiisa is muujiya like 👍 saara😂❤

    • @samirasamani8298
      @samirasamani8298 11 หลายเดือนก่อน +2

      Maalin un markaad wx sii daacad ah u jeclaato wx wlba waad dhiibi doontaa😊

    • @abdirahmanabdiwahab7630
      @abdirahmanabdiwahab7630 11 หลายเดือนก่อน

      @@samirasamani8298 maba aqaano wax jeceeel la dhoho hhhh

    • @naciimaabdi9205
      @naciimaabdi9205 11 หลายเดือนก่อน +1

      @@samirasamani8298wa runta 😢

    • @Faraxluugobasto
      @Faraxluugobasto 11 หลายเดือนก่อน

      ​@@samirasamani8298Xataa hadii la ii dhaaho saaxiibtay waliba qof aan jeclahay janada ayay galaysa ee waxay u bahan tahy just only 1 Dollars walee ma siiyen 1 cent xitaa😂😂😂

  • @worldwideshow3
    @worldwideshow3 11 หลายเดือนก่อน

    Bring back wajir love nuunay

  • @boodhari31
    @boodhari31 11 หลายเดือนก่อน +1

    Wakhtigan bro la ismaba aamino, se waayoaragnimadka qaaday

  • @rahmomahamud1642
    @rahmomahamud1642 11 หลายเดือนก่อน

    Ma sha Allah wa qof iman leh

  • @aliosman8874
    @aliosman8874 11 หลายเดือนก่อน

    Macha Allah Macha Allah Macha Allah

  • @EXWaardiye123-xb4gl
    @EXWaardiye123-xb4gl 11 หลายเดือนก่อน

    Masha Allah Hadal wanagsan hadal xaqiiq ah

  • @abdirahmanahmedabdullahi
    @abdirahmanahmedabdullahi 10 หลายเดือนก่อน

    wax badan ayaan ka bartay yarkaan xaqiiq thanks sxp

  • @Kingnasser7
    @Kingnasser7 11 หลายเดือนก่อน

    Mashalah wa qof qalbi nadiif ah walhi alx for the slam😢❤❤

  • @user-vt4xk2fy4k
    @user-vt4xk2fy4k 11 หลายเดือนก่อน +3

    Asc saxibo aduunka jacal waxa ladhoho😂majira naftaada jaclow

  • @axmednuurofficial9139
    @axmednuurofficial9139 11 หลายเดือนก่อน +1

    Naf wax jaceel wlyi waxay bixnyso macaaal maagarto😢😢😢😢😢😢😢

  • @fartun9503
    @fartun9503 11 หลายเดือนก่อน +1

    Ridhwan wlc Brother

  • @user-fm4nf7kl1x
    @user-fm4nf7kl1x 4 หลายเดือนก่อน

    Waa wiil qalbi fiican masha allah☝❤🤲🤲🤲

  • @Faraxluugobasto
    @Faraxluugobasto 11 หลายเดือนก่อน +3

    War kii ayaa barnaamijkan kuso noqday wlh waa funny 😂😂😂😂😂

  • @kaltuunfarah7214
    @kaltuunfarah7214 11 หลายเดือนก่อน +2

    Waa nin daacad ah oo isku kalsoon laakiin iyada qiyaanada iyo isla waynida ilaahay baa ka abaalmarin 😢

  • @zakariyekubad6494
    @zakariyekubad6494 11 หลายเดือนก่อน +8

    mid ka kheyr badan allaah ha u sahlo Aamiin aamiin aamiin

    • @ayaanaxmad7497
      @ayaanaxmad7497 11 หลายเดือนก่อน +1

      ءامين يارب 😢

  • @umucilmi3197
    @umucilmi3197 11 หลายเดือนก่อน

    Allow mid wanaagiisa u qalanta sii yaa rbiii

  • @user-ef6rb1bw7j
    @user-ef6rb1bw7j 11 หลายเดือนก่อน

    Maashallah waa wiilkharjecel

  • @sadiyowarsame3837
    @sadiyowarsame3837 11 หลายเดือนก่อน

    Masha allah

  • @ayanbintuibrahim6625
    @ayanbintuibrahim6625 11 หลายเดือนก่อน

    Mid kheir qabo Allah kusahla

  • @nadiir2023
    @nadiir2023 11 หลายเดือนก่อน +2

    Nin culus ayaa tahay jacaylku waa balaayo ka maqan Allah wayn ayaan ka magan galney

  • @coffeemen1566
    @coffeemen1566 11 หลายเดือนก่อน

    7 sanu xariir ah waa waalni qofka labu sanu kabadan waa waqti lumis

  • @issackahmed4868
    @issackahmed4868 11 หลายเดือนก่อน +15

    being single is the best 🌟
    Always limit yourself to falling for love

    • @khadijac9841
      @khadijac9841 11 หลายเดือนก่อน +2

      Maybe you not for everyone

    • @user-lx7zn3vh5l
      @user-lx7zn3vh5l 7 หลายเดือนก่อน

      Yah being single is the best

  • @user-yg5sm2ke1d
    @user-yg5sm2ke1d 11 หลายเดือนก่อน +2

    Ayadha quraanka😭😭😭

  • @fathiya5106
    @fathiya5106 11 หลายเดือนก่อน

    MashaAllah MashaAllah

  • @umumunira4982
    @umumunira4982 11 หลายเดือนก่อน

    Mashallah Tabarkallah❤💙🧡💖💗💛

  • @NajmaAbdi-uc7zb
    @NajmaAbdi-uc7zb 11 หลายเดือนก่อน

    Allahu Akbar how strong he is to be patience

  • @MaxamedsaleebanMaxamedsa-ff1uq
    @MaxamedsaleebanMaxamedsa-ff1uq 9 หลายเดือนก่อน +1

    Walhi qof daacad ah weeeeye
    Sorrey wll