DAG_ GUUL MARAYKAN OO UFASAXAY MASAR IN ETHIOPIA AY KU GARAACDO DIYAARADAHA CASRIGA HADII AY

แชร์
ฝัง
  • เผยแพร่เมื่อ 20 ก.ย. 2024
  • FADLAN LIKE SHARE AND SUBSCRIBE

ความคิดเห็น • 14

  • @gureymax7639
    @gureymax7639 4 ชั่วโมงที่ผ่านมา

    Ceesaantii mas iyo good madax shabeel leefta malageedii baa galay

  • @hassanmeraneh1236
    @hassanmeraneh1236 3 ชั่วโมงที่ผ่านมา +1

    Etopia waxay ku socotaa sidi yuguslavia..waa furfur....8 ila 9 wadan ...

  • @NaimaaAhmaduu
    @NaimaaAhmaduu 4 ชั่วโมงที่ผ่านมา +2

    Niminyahow ma idiin muuqta miyaa
    Dhibaatada maamul
    Gobaleedyada
    Dhibka ay ku hayan
    Dalka iyo dadka

  • @ismailfarah3596
    @ismailfarah3596 2 ชั่วโมงที่ผ่านมา

    ITOOBIYA AWOODA AY KU FAANI JIRTEY WAXAY KU TIIRSANAAN JIRTEY AY AHEYD TAAGEERO AY KA HELI JIRTEY REER GALBEEDKA IYO MAREYKANKA. ITOOBIYA AWOOD AY LEEDAHAY MA JIRIN. INSHA ALLAAH ITOOBIYA WEY BURBUREYSAA ITOOBIYA WEY IS CUNAYAAN. WIXII OROMO AH DALKEENA JOOGA HALA TARXIILO WAA CADAWGEENA.

  • @yusufmohamed6911
    @yusufmohamed6911 2 ชั่วโมงที่ผ่านมา

    Sxb jeneral ayuu ahaa siyad bare

  • @abdirashidahmed8614
    @abdirashidahmed8614 3 ชั่วโมงที่ผ่านมา

    Tviga cagdheerta iska xoreeya itoobiya inaad ku mashquulsysan dalka hore

  • @guledgled8695
    @guledgled8695 2 ชั่วโมงที่ผ่านมา

    Ethiopia markii la baabi,iyo waxaa ku xiga Muuse juudaan iyo maamulkiisa waa laga takhaluso kalabkaas diin laawaha Ah

  • @abdirashidahmed8614
    @abdirashidahmed8614 3 ชั่วโมงที่ผ่านมา

    Dal xor ah

  • @CabdiQadir-t1z
    @CabdiQadir-t1z 2 ชั่วโมงที่ผ่านมา

    USA cannot say Egypt got to attack Ethiopia. That is crime

    • @Abdi-zv6ex
      @Abdi-zv6ex 13 นาทีที่ผ่านมา

      No one will attack Ethiopia as long as it stay away from Somalia.
      It isn't a crime if Ethiopia attacks Somalia. Ethiopia is supported by Russia. Russia and the USA are always on the opposite side.

  • @dargo114
    @dargo114 2 ชั่วโมงที่ผ่านมา

    1. ONLF dagaalkii boqolaal Somaaliya ayaa kudhintay kadibna Abiy ayey hoostageen.
    2. Somalida oo dagaal sokeeye, abaar iyo barakac kasoo daaley iney Oromo inta soohartay udhameyso laga yeeli maayo. Qofkii dhiiglahow kac.

  • @IbrahinCabsiiye
    @IbrahinCabsiiye 3 ชั่วโมงที่ผ่านมา

    Wali wax ayaa idinka khadan waayo anigoo boorama jooga ayaad dalkii soomaaliyeed iga reebteen waayo raaskaan booni iyo raas casayr maaha xuduuda soomaaliya ee waa raaskaanbooni ilaa lawyacado yaab inigu ma soomaaliland ayaad aqoonsanaysaan

  • @guledgled8695
    @guledgled8695 2 ชั่วโมงที่ผ่านมา

    Ethiopia markii la baabi,iyo waxaa ku xiga Muuse juudaan iyo maamulkiisa waa laga takhaluso kalabkaas diin laawaha ah