KHALID KAMIL WAXAAN U DHAWADAY INAAN IRBAD QAATO 2020 HD MUSIC

แชร์
ฝัง
  • เผยแพร่เมื่อ 25 ส.ค. 2024
  • KHALID KAMIL
    SHARE COMMENT LIKE

ความคิดเห็น • 155

  • @najaxcabdisalaan5640
    @najaxcabdisalaan5640 4 ปีที่แล้ว +37

    Gulayso wlll mcn ♥️

  • @sahalnor9459
    @sahalnor9459 4 ปีที่แล้ว +93

    Fanan kan khadar keyow ayay is ku cod yihiin inyar inta igu raacsan like ta dhac kusii ✊

  • @fadxiyajamaall5355
    @fadxiyajamaall5355 4 ปีที่แล้ว +126

    Walahi fanankan waa fanan qaliya mana jirto cid tagerto maxaaa yeleay waxay wada donayay heso bila macniyiya isaguna murti ayuu kaa hadlaa. Keep going walahi waligy wan ku tagerayaa 🙏🙏🙏🙏🙏🙏🙏🙏🙏🙏🙏

    • @cabdirisaaqfaysalcali2745
      @cabdirisaaqfaysalcali2745 4 ปีที่แล้ว +1

      Sidee baan loo taageerin inaadeer codkiiza maad arkin codkiizuu fanka ku joogaa

    • @cabdirisaaqfaysalcali2745
      @cabdirisaaqfaysalcali2745 3 ปีที่แล้ว

      @@mohagadayare2845 haa inaadeer waa hees aan waxba laga qaban karayn ee ma abwaanka u dhiibay baad ahayd

    • @user-pp4pz6wc7o
      @user-pp4pz6wc7o 3 หลายเดือนก่อน

      Sideen loo tageerin ninkan waa laysku raacay

  • @zamzamcadeymohamed8119
    @zamzamcadeymohamed8119 4 ปีที่แล้ว +19

    Fanan cod iyo akhlaaq olahy siiyey
    My allh pless you khalid♥️♥️💯

  • @iknow_my_enemy9750
    @iknow_my_enemy9750 4 ปีที่แล้ว +29

    Jacayl waa xanuun badan yahay haduu kaa xumaado..Ani waxaa isoo maray jacayl aan u baxshay(Jacaylkii boosteejada)
    Boosteejada waa meesha baabuurta laga raaco...waa meeshuu ka bilowday jacayl kaygii koowaad....masii wadaa sheekada?

    • @drsmanaalsaed9539
      @drsmanaalsaed9539 3 ปีที่แล้ว +3

      Jacayl ninka somaray unba garankara waayihisa waan dareemay mid xun oo noloshayda mugdi uhorseeday

    • @iknow_my_enemy9750
      @iknow_my_enemy9750 3 ปีที่แล้ว +2

      Dr's Manaal saed taas baadan been ka sheegin👍🏻

    • @caliiyaupdirazhidofficial9665
      @caliiyaupdirazhidofficial9665 3 ปีที่แล้ว +1

      Haaah Wlhi Walalo qali 🙏🏽🥺💔

  • @ayaangaabshe2587
    @ayaangaabshe2587 4 ปีที่แล้ว +9

    Hees Macaan cod Macaan... Wallahi

  • @ahzaabosmanmoh.9011
    @ahzaabosmanmoh.9011 2 ปีที่แล้ว +2

    Khaalid updilaahi mohamud
    Khaalid kaamil.
    Hore u soco saaxiib.

  • @saraabubakr4095
    @saraabubakr4095 4 ปีที่แล้ว +11

    حبيت الاغنيه رغم انو مافهمت شيء 🇾🇪🇸🇦💃🏼

  • @hoodocabdi1084
    @hoodocabdi1084 4 ปีที่แล้ว +7

    Runtii waa fanaan aad u cod macan🤗🤗🤗mazhallah hore usoco wll

  • @Ikruushi
    @Ikruushi ปีที่แล้ว +1

    😢😢😢 waxan ku dhawaday inan cirbad qato ilaaw sho ku kento jecelka i walay 😢

  • @hayadomar9199
    @hayadomar9199 ปีที่แล้ว +1

    Xasus 😢

  • @axlaamali7560
    @axlaamali7560 4 ปีที่แล้ว +5

    What a fanan keep going khaalid dhaya

  • @cllahiyare-fe2hb
    @cllahiyare-fe2hb 29 วันที่ผ่านมา

    khaalid kaamil❤

  • @hanaismaciil9885
    @hanaismaciil9885 3 ปีที่แล้ว +2

    Qofkan u ilmeeyay C💔 qofki iga maydhay m❤️

  • @samiiramoha559
    @samiiramoha559 4 ปีที่แล้ว +10

    Aniga manta irbada u baahan walhi haday jiri laheed

  • @sumayajaamac4518
    @sumayajaamac4518 4 ปีที่แล้ว +13

    Asl Heestan Tik Tok .ayaan Ka soo maqly
    Kadib soo Raadshay

  • @leyloabdullahi5234
    @leyloabdullahi5234 4 ปีที่แล้ว +3

    Abaal gud kiisaa qof aan ugu baahan wooooow

  • @kingmohan2638
    @kingmohan2638 4 ปีที่แล้ว +10

    Khadar keyow ban moodaY

  • @ilhandayib5762
    @ilhandayib5762 4 ปีที่แล้ว +6

    Waxan udhawaaday in aan irbad qaato jaceylkan iwaalay axsan fanan aan taageero khalid kaamil

  • @drmohamed5946
    @drmohamed5946 4 ปีที่แล้ว +2

    Eid Mubarak,,,

  • @maankamohomed5983
    @maankamohomed5983 4 ปีที่แล้ว +9

    Anoon maqal heestaan jacykeyga ayaa ii qaaday codkeeda markaas ayaan raadiyey

  • @zeydchannel6948
    @zeydchannel6948 4 ปีที่แล้ว +1

    Big man khalid kamal

  • @badalxusengedi5326
    @badalxusengedi5326 3 ปีที่แล้ว

    Horey u soco sxp ad ayuu codkaga umacanyahay

  • @laylaabdirahman489
    @laylaabdirahman489 3 ปีที่แล้ว +7

    hes fahmya un qofki jcl dhba so mary o 😭

  • @kawsarmuse3332
    @kawsarmuse3332 3 ปีที่แล้ว +1

    Heestan waxa iso diray qof kan adunka ugu jeclahay

  • @kaafiyokaynaan6338
    @kaafiyokaynaan6338 4 ปีที่แล้ว +6

    Khadar keeyow isku cod eguihii

    • @axmedsaleban2881
      @axmedsaleban2881 4 ปีที่แล้ว +1

      Adigu seetahay cafimad kaaga

    • @kaafiyokaynaan6338
      @kaafiyokaynaan6338 4 ปีที่แล้ว

      @@axmedsaleban2881 masha Allah aadban kugu wacanahay AlxmdulilaaH

  • @drshayaadgobaaddrshayaadgo8783
    @drshayaadgobaaddrshayaadgo8783 4 ปีที่แล้ว +3

    Wwww jecelkan iwaaly ♥️♥️♥️🙏

  • @farhiadiriye207
    @farhiadiriye207 4 ปีที่แล้ว +23

    Hestan waxa badan waaridinaya hata wan heeley runti musaslka kaa soo gaaley noho kkkkk😂😂😂😂😂

    • @ayshaahmad9837
      @ayshaahmad9837 4 ปีที่แล้ว +1

      Ani xatee astaan musalsalka cusub oo turkiga dafna lagu soo badaly

    • @cabdirisaaqfaysalcali2745
      @cabdirisaaqfaysalcali2745 4 ปีที่แล้ว +3

      Aniguna musalsalka qalbiga leh obrooy ayaan kazoo raacay😁😁😊

    • @qumangurey3471
      @qumangurey3471 4 ปีที่แล้ว +2

      Aniga xitaa obrooy musalsalkiisa😂😂 san raadi isku dhahayey cawo asigoo 87iibaraayo ayey isuuratagashy inaan raadiyo

    • @fatimacabdi1888
      @fatimacabdi1888 4 ปีที่แล้ว +1

      @@qumangurey3471 🤣

    • @qumangurey3471
      @qumangurey3471 4 ปีที่แล้ว +1

      @@ayshaahmad9837 Abayo musalsalada astaan see loodaawada🙏

  • @layladheman6534
    @layladheman6534 2 ปีที่แล้ว

    Waa hees qiro leh waa ilmeeyey

  • @muniraabdikadir5308
    @muniraabdikadir5308 3 ปีที่แล้ว +2

    Dhibane jacyl 😭😭💔

  • @abdullahi-mahrez7984
    @abdullahi-mahrez7984 2 ปีที่แล้ว

    Runtii aniga fankan wanwataa 100%1000

  • @abdimoh
    @abdimoh 4 ปีที่แล้ว +3

    Adaa wehelkaagu iftiin bilay koonka♡BNA♡

  • @ayaangaabshe2587
    @ayaangaabshe2587 4 ปีที่แล้ว +3

    Hees Macaan waaw

  • @enggeenyo7009
    @enggeenyo7009 2 ปีที่แล้ว +1

    Qofkaan u ilmeeyey ima oga😭🥺

  • @mulkisaki3256
    @mulkisaki3256 3 ปีที่แล้ว +1

    Hees an runte kaa helay 😍

  • @maxamedcabdullahi5565
    @maxamedcabdullahi5565 4 ปีที่แล้ว +23

    Wallahi hadi ay jirto cirbad in qof lagu ilowbo ama taqan aniga aya ka baxin lahaa wax walbo ahato

  • @idontneedthislife9106
    @idontneedthislife9106 4 ปีที่แล้ว +2

    JaceYLkaaN iWaaLaY💔☹

  • @maryanali7311
    @maryanali7311 2 ปีที่แล้ว +2

    Qofkan u ilmeyay c💔qofkii iga meyray x

  • @fartunmohamed6319
    @fartunmohamed6319 4 ปีที่แล้ว +14

    Waxaan u dhawaaday inan cirbad qaato ilowsho ku keenta jaceylkan iwaalay walhi anigaa ku dhaw inan cirbad qaatay jaceylk ayaan la daalaa dhacayaa mudo 13 sano ah wali qofkii aan jeclaa ma helin

    • @iqradahirnaxar14
      @iqradahirnaxar14 4 ปีที่แล้ว

      ilahey hakuu sahlo xbbti😭

    • @isma4081
      @isma4081 4 ปีที่แล้ว

      Oh my allh zhpe wad heleysa hdoo allh idmo i.a

    • @munafuture8487
      @munafuture8487 4 ปีที่แล้ว

      Alle wll haku siiyo

    • @nimcohabokor414
      @nimcohabokor414 4 ปีที่แล้ว

      Waa run taa j acayku waxuu ku gala adoon ogayn

    • @jibrilabdihakim1425
      @jibrilabdihakim1425 3 ปีที่แล้ว

      Insha alh wa ku guulaysanysaa jcylka wad helin hno

  • @Shirkadahilowiyomaxamuud
    @Shirkadahilowiyomaxamuud 3 หลายเดือนก่อน +1

    🎉❤❤❤🎉🎉🎉❤❤🎉

  • @mohamedmadaale824
    @mohamedmadaale824 4 ปีที่แล้ว +9

    Kana Ma reer Somaliland baa iyaga fanka somalia u hayee 🤣🤣

  • @ihatelove3107
    @ihatelove3107 4 ปีที่แล้ว +4

    Heestn tiiyo ilmadu iga qoysaybaan cawa dhagaysnya

  • @asmamoha5960
    @asmamoha5960 3 ปีที่แล้ว +1

    Qofkaan uilmeeyeey😭😭

  • @layladheman6534
    @layladheman6534 2 ปีที่แล้ว

    Hees qiroo helo weyi waa ilmayeeyba 😭😭😭

  • @barwakofarhan6480
    @barwakofarhan6480 3 ปีที่แล้ว +1

    Adkeysi dhamadey adun mugdi yobey cawa hesta qisay igu fadhida

  • @xanandayib7422
    @xanandayib7422 4 ปีที่แล้ว +3

    Wxan udhawaday inan irpad

  • @aaminobadalhassan5447
    @aaminobadalhassan5447 4 ปีที่แล้ว +5

    ❤❤❤❤

  • @MaxamuudXuseen-qh1ll
    @MaxamuudXuseen-qh1ll 3 หลายเดือนก่อน

    ❤❤❤❤❤❤

  • @fikradkaabe
    @fikradkaabe 3 ปีที่แล้ว +1

    Keep GoinG Bro

  • @yahyaabdirahman8607
    @yahyaabdirahman8607 4 ปีที่แล้ว +2

    Lovely song

  • @Shirkadahilowiyomaxamuud
    @Shirkadahilowiyomaxamuud 3 หลายเดือนก่อน

    ❤🎉🎉🎉🎉🎉🎉🎉🎉🎉🎉❤

  • @xamzahofficialchannel1756
    @xamzahofficialchannel1756 4 ปีที่แล้ว +2

    Woow Noce

  • @fadumohobbas3330
    @fadumohobbas3330 4 ปีที่แล้ว +2

    Wlhi jecaylka ayuu waxkagaranayaa

  • @janasuge2514
    @janasuge2514 4 ปีที่แล้ว +4

    Cirbad haday jiri laheed waba isku duri lahaa waayo nolsha qofaan waxba ka.aqon kula nolahay nolol aanan rajo lahen

    • @halimay5550
      @halimay5550 3 ปีที่แล้ว

      😭😭😭😭😭😭😭

  • @sabrin666
    @sabrin666 3 ปีที่แล้ว

    Ina abti wankuu wataa walhii he's aad uu mcn baad qadaay cood macan ayaad ledahay fanankaa sanadkaa

  • @mohahaaland4066
    @mohahaaland4066 2 ปีที่แล้ว

    Ruuntii fanan kaan heeso Cilmi badan ayuu qadayaa cidna matagerto

  • @feisalqayz8281
    @feisalqayz8281 ปีที่แล้ว

    Lyrics markad qorayso sifican udhagayso erayada heesta
    Meshu waa AROOS RAJADENU

  • @ibrahimhashi9623
    @ibrahimhashi9623 3 ปีที่แล้ว +1

    Heesten way shidantay

  • @halimajeylani5092
    @halimajeylani5092 4 ปีที่แล้ว +1

    Plz isheeg heestii gayanga haa segina aniga waa gooan inaa gabsade

  • @iqrasiciid7701
    @iqrasiciid7701 3 ปีที่แล้ว

    Ahadey macaney ahaw farxadeyda

  • @zakariyemaxamed5501
    @zakariyemaxamed5501 4 ปีที่แล้ว +3

    Good

  • @xamseyuusuf67
    @xamseyuusuf67 3 ปีที่แล้ว +1

    Quraanka waxdhaama la was
    Nio

  • @xanankoor119
    @xanankoor119 3 ปีที่แล้ว

    Hore usoco prother🌻👑😁🤭😍

  • @xaawa.bintuqamaar4813
    @xaawa.bintuqamaar4813 3 ปีที่แล้ว

    Waan kuwataa wll

  • @hamseahmed6482
    @hamseahmed6482 4 ปีที่แล้ว +2

    asal hees

  • @fadumoyarisadan7641
    @fadumoyarisadan7641 4 ปีที่แล้ว +4

    ♥️♥️♥️

  • @aaminobadalhassan5447
    @aaminobadalhassan5447 4 ปีที่แล้ว +3

    ❤❤❤❤❤

  • @halbowlemedia5697
    @halbowlemedia5697 4 ปีที่แล้ว +1

    Hees iyo bar

  • @sareedocismaan7591
    @sareedocismaan7591 2 ปีที่แล้ว

    Codkiiza😋💋

  • @SuperLuisnani17
    @SuperLuisnani17 4 ปีที่แล้ว +5

    Sicid: "Si ay u ahaato aroos rajadeennu" weeye baan u malaynayaa walalo

    • @yoohanpoi6466
      @yoohanpoi6466 3 ปีที่แล้ว

      Sicid, maahe waa sixid bal adba😂

  • @almahazenyyyy7129
    @almahazenyyyy7129 4 ปีที่แล้ว +3

    🌸

  • @suldaankhadar3380
    @suldaankhadar3380 4 ปีที่แล้ว +14

    Heestan inan iigu qaaliya luuqa iigo dirtay : 1 week ayaan ku cel ceshanaaye . Wa jacayl rasiina heestu inta ila qabta fekerka ❤️👈🙏

  • @bilansharaf2554
    @bilansharaf2554 4 ปีที่แล้ว +3

    Muno

  • @mohamuudnormallaafter__poy9045
    @mohamuudnormallaafter__poy9045 3 ปีที่แล้ว +2

    😍😍😍

  • @farhanhassanmaalim9697
    @farhanhassanmaalim9697 ปีที่แล้ว

    Jacelku haguleysto marwalbo 🥰🥹

  • @abwaanaxmedhayaan5132
    @abwaanaxmedhayaan5132 4 ปีที่แล้ว +3

    M.a

    • @mohagadayare2845
      @mohagadayare2845  4 ปีที่แล้ว +1

      Zxp mahadsnid dhulbahantayoh

    • @abwaanaxmedhayaan5132
      @abwaanaxmedhayaan5132 4 ปีที่แล้ว

      @@dhiirigeliso WIXII samaystay TH-cam ka🤣🤣🤣

    • @abwaanaxmedhayaan5132
      @abwaanaxmedhayaan5132 4 ปีที่แล้ว

      @@mohagadayare2845 wr mawaxd rabtaa intan Subscribe ta kaala noqdo aan mjd dhulbahante ah sarto

    • @axmedsaleban2881
      @axmedsaleban2881 4 ปีที่แล้ว

      @@abwaanaxmedhayaan5132 thrifty

  • @dhayibkhalif3044
    @dhayibkhalif3044 2 ปีที่แล้ว

    Who else listening this miserable song on 2 Dec 2021😔

  • @xamseyuusuf67
    @xamseyuusuf67 3 ปีที่แล้ว

    Ala zhpayal tolow irbadaasi mayjirto

  • @jaamaabdi6314
    @jaamaabdi6314 3 ปีที่แล้ว +1

    Calami

  • @samiirasaalax4793
    @samiirasaalax4793 3 ปีที่แล้ว +1

    Ku tagera wllo inti tagerta like dhac kusi😍

  • @farhiyoibrahim9529
    @farhiyoibrahim9529 4 ปีที่แล้ว +2

    ❤❤❤❤💋

  • @ifrahdahir4351
    @ifrahdahir4351 2 ปีที่แล้ว

    Qof aan jecladay dartisa caawa ilmadeyda u quwaneysa mana aqaan qaladka ka galay lkn waxan ogahay qof walbo maalin ayuu leeyahay maalin ayuu dareemi doona jaceelka micnahisa. Iyo waxa aan daremayo

  • @abdiazizbowy3646
    @abdiazizbowy3646 3 ปีที่แล้ว

    Jacelka xumadhe Allah kaqabta dadkle ani hada ayan irbad ubahanyhy wlh, Jacelka social media ila hada ee gawadineh we igafogtay ani aneh Nairobi ayan joga

  • @m.mahrez1044
    @m.mahrez1044 ปีที่แล้ว

    Kᴏʟᴀʏ Mᴇsʜᴀɴ Wᴀxᴀ Iᴍᴀɴᴀʏᴀ Qᴏғ Jᴀᴄᴇʏʟ Hᴀʏᴏ Uɴ 🥺
    Hᴇsᴛᴀɴ Wᴀxᴀ Dʜᴀɢᴀʏsᴛᴀʏ 2021 🤔
    Wᴀxᴀɴᴀ Rᴀᴊᴀʏɴᴀʏᴀ Iɴᴀᴀɴ Mᴀʀᴋᴀʟᴇ Dᴀᴡᴀᴅᴏ Aɴᴏ Sɪᴅᴀɴ Aʜᴀʏ Dʜᴀᴍᴀ ɪ.ᴀ 2025 ᴀᴍᴀ 2026 🥺💔

  • @abwaanshaciyechennel6970
    @abwaanshaciyechennel6970 3 ปีที่แล้ว +1

    Go forword brother 😊😊

  • @user-zz7jy6ul5u
    @user-zz7jy6ul5u 2 หลายเดือนก่อน

    Hhhhhh

  • @azrayussufofficial4436
    @azrayussufofficial4436 4 ปีที่แล้ว

    Isoboqo walal wan kusoboqde

  • @nuuramaxmuud7346
    @nuuramaxmuud7346 3 ปีที่แล้ว

    Heesocusub to

  • @axmedkunle3507
    @axmedkunle3507 3 ปีที่แล้ว

    waa

  • @alishruface5882
    @alishruface5882 4 ปีที่แล้ว +2

    K

  • @farhiadiriye207
    @farhiadiriye207 4 ปีที่แล้ว +1

    Hhh

  • @safiyaali5132
    @safiyaali5132 4 ปีที่แล้ว +3

    😍😍😍

  • @salmasalaan5182
    @salmasalaan5182 4 ปีที่แล้ว +2

    ❤❤

  • @nuurkeycade5718
    @nuurkeycade5718 3 ปีที่แล้ว +1

    😍😍😍