Xog Xasaasi Ah-Madaxweyne Geele Miyuu Geeriyooday Oo Waa La Qarinayaaa Maxaad Ka Ogtahay.

แชร์
ฝัง
  • เผยแพร่เมื่อ 16 พ.ย. 2024

ความคิดเห็น • 101

  • @fhassan33
    @fhassan33 หลายเดือนก่อน +1

    MachAllah, Abdirizak! You are a well-articulated moderator who commands great respect.

  • @f.warsame1069
    @f.warsame1069 หลายเดือนก่อน +7

    Subxana Allah Maa Hargaysa
    Ay xabadi kadhaceysa imiika
    Allah kabaq.

  • @nimasaid-v5k
    @nimasaid-v5k หลายเดือนก่อน +3

    RER Djibouti af Somalie meyaqanan

  • @XaashiAxmed-wv6cd
    @XaashiAxmed-wv6cd หลายเดือนก่อน +1

    Jabuuti xaarkiibaa ka dhamaaday suaalna kama jawaabi kartaan

  • @princehigh-flierp8965
    @princehigh-flierp8965 หลายเดือนก่อน +2

    2 DICTATORS ONLY, SINCE JABOUTI BORN😂😂😂😂😂
    ITS LAUGHABLE

  • @abdirahmaanabdulla8133
    @abdirahmaanabdulla8133 หลายเดือนก่อน +1

    Waidhintey 😂😂😂😂

  • @JamiilaJiimi-xq3pv
    @JamiilaJiimi-xq3pv หลายเดือนก่อน

    Ilaaaahay ha caafiyo ismaaaciil cumar geele aamiin aamiin aamiin

  • @shabeel7467
    @shabeel7467 หลายเดือนก่อน +8

    Kadaab beenaale Hargeisa boqol keer ka nabad fiican yaa kalb.

  • @CabdiDhere-z1u
    @CabdiDhere-z1u หลายเดือนก่อน

    SHACABKA JAMUURIYADAA OF SOMALIA 🇸🇴 GUUUUUL SOMALIA HANOOOLTO 🇸🇴 JAMUURIYADAA OF SOMALIA 🇸🇴 GUUUUUL SOMALIA 🇸🇴 GUUUUUL SOMALIA 🇸🇴

  • @XaashiAxmed-wv6cd
    @XaashiAxmed-wv6cd หลายเดือนก่อน +2

    Isaaq waa soo eryaynaa waa cabaad deg deg ah waa canfarta u dhiiba waa markoodii

  • @fadumaali4556
    @fadumaali4556 หลายเดือนก่อน

    Xafido Allaha mudane geele🎉❤❤❤❤❤

  • @kingpin3582
    @kingpin3582 หลายเดือนก่อน +2

    people in djibouti has starved and the country has been sold . Western people in djibouti are better off than its own people. If this man has died , may Allah judge him, but djibouti is better off.

  • @WaberiYoussouf-gk3xk
    @WaberiYoussouf-gk3xk หลายเดือนก่อน

    DOUAAAA. ALLAHA CAFIIYO
    AMIN

  • @SomaliLandViews
    @SomaliLandViews หลายเดือนก่อน +2

    Subxaanalah, Diktaytarnimadu xumaa. Waaba North Korea 🇰🇵 oo yar. Djibouti qof isma dhaqaajin karo.

  • @KooshassanAllale
    @KooshassanAllale หลายเดือนก่อน

    Mr waberi nolow issa nahay🎉🎉🎉

  • @f.warsame1069
    @f.warsame1069 หลายเดือนก่อน +1

    Ismaacil. hadey tisii noqooto
    Allah Cafimad hasiye. Waxaa
    Laware geeysa. Xukuunka
    Marwo. Khaadra Xeeyd. Wayo
    Raagi Ciise Wakuwan S.LAND
    Oo. Ictiiraf. haysan laadodi
    Kareeyn. Ee Oo yeeya

  • @axmedaden1655
    @axmedaden1655 หลายเดือนก่อน +1

    Hadii geele malag maahee aytiisii noqoto ayuu weydiiyey, hooyadaa baa dhiman, hooyadaa baa dhiman kulahaa waar malaga miyuu ka celinayaa hhhhhh

  • @khatrahussein618
    @khatrahussein618 หลายเดือนก่อน

    Ilaahay xaqa islaamka hamuujiyo

  • @ismacilabdi1278
    @ismacilabdi1278 หลายเดือนก่อน

    Jabuuti ayaa
    Idin dhaanta ee
    Kadaaya jabuuti
    Edeb darad

  • @axmedaden1655
    @axmedaden1655 หลายเดือนก่อน +1

    Reer Djibouti waa yara maan gaab, haday xeerar leeyihiin ma 40sano ayuu nin haysan lahaa kii bedeli lahaa wu noo qorsheysan yahay kulahaa, wax iska celi ayaa kujirta

  • @assiaassiahassan1860
    @assiaassiahassan1860 หลายเดือนก่อน

    C'est vrai habo

  • @shaahyahangeneral1096
    @shaahyahangeneral1096 หลายเดือนก่อน +1

    Waa idin salaamay
    Ismaaciil hadduu nool yahay Allah ha caafiyo, hadduu dhintayna Allah ha u naxariisto
    Waxaanse idiin sheegayaa waa la hubaa ismaaciil wuu gumeeyey Ciise oo dhan, kuwii Somaliland wax ku lahaa waa tii ay qaxiyeen 1990 kii ee xerada cali cade u oodeen, kuwii Ethiopia waxaa xasuuqay Canfar oo aanu maalin keliya u hiilin iska daaye uu canfar taageerayey.
    Kuwii gudaha djibouti ku noolaa wuu gumaystay oo qof hadli karayaa kuma jiro, wadanka hantidiisii waxna isaga qaatay waxna ajnabi ayaa gurtay.
    Ismaciil haduu noolaadona ciise uma noola haduu dhintayna ciise kama dhiman djiboutina Canfar baa qabsanaysa ee iska daaya. Ha isku daalinina

  • @AbokorShide
    @AbokorShide หลายเดือนก่อน

    Ha. Hadlo. Haduu. Noolyahay. Cigaalba. Markii. Layidhi. Waa. Dhintay. Waa. Kii. Hadlay

  • @mohamedhassan-cb9dm
    @mohamedhassan-cb9dm หลายเดือนก่อน

    Faride vice LA republique de Djibouti vice le president

  • @jamilajamila-h8v
    @jamilajamila-h8v หลายเดือนก่อน

    Horta illaahaya hawa naxariisto Geela caloolaya xaasida nimadii Somaliland iyo munaafaqiida baa caafida daro ku ridaye😢😢😢😢

  • @yousufabdi74
    @yousufabdi74 หลายเดือนก่อน +3

    Waar illeen ciisuhu waa dad hurda, waar haddii jabuuti dastuur leedahay sidee hal qoys 25 sano xukunka isaga fadhiyi karaa, ma carruur baad u sheekaynaysaa

    • @farahdirieh2382
      @farahdirieh2382 หลายเดือนก่อน

      Wllo ciisuhu waa halqabil qoloqolo majirto ciise waa ciise ninna nin ma caaro dheero waa

    • @hamzahassan8558
      @hamzahassan8558 หลายเดือนก่อน

      Ma istidhi reer Jabuuti wa wada hal Qoys ama ma istidhi Hogaanka Jabuuti ee 25kaas sano Kalsooni shacab ayay ahaayd.

    • @farahdirieh2382
      @farahdirieh2382 หลายเดือนก่อน

      @@hamzahassan8558 haa 25 sano ismail cod shacab ayu kufadhiya maxa umaleysa inu bilasharci kufadhiyo kursika reer jabuuti hadi Ann nahay waxan rabna innan boqortoyo Ann uka dhikno si Ann musuqmasaq uka badbadno

  • @faycalmoussa2765
    @faycalmoussa2765 หลายเดือนก่อน

    Ismael number 1...niki hadli ha iska hadlo

  • @OmarYoussouf-pm1ju
    @OmarYoussouf-pm1ju หลายเดือนก่อน

    Anagawanagufilantahay jabuuti
    Xeerciise bakashaqeya
    Awoodbankuleenahay jabuuti
    Waxbamadhacayan

  • @shabeel7467
    @shabeel7467 หลายเดือนก่อน +1

    Diktatarka ayaa haysta Djibouti.

  • @se1059
    @se1059 หลายเดือนก่อน

    😂😂😂😂 reer jabuuti farta gaadhaysa jaadkii iyo kulaylkiiba madax maray waa halkii cawke alle haw naxariisto eh😂😂😂

  • @IseFarah
    @IseFarah หลายเดือนก่อน

    Wa.s

  • @BushraMuusa
    @BushraMuusa หลายเดือนก่อน

    Siyasadiina maqaxi iyo mijlis iyo madbakha taala ma aha eyciyaalkiinu kushekestan waad wareerten

  • @axmedaden1655
    @axmedaden1655 หลายเดือนก่อน +1

    Waar niyow ninku qalbi adagaa la doodaya dadkan madhan, Djibouti waa in wax laga bartaa kulahaa, yaa salaaam

  • @KooshassanAllale
    @KooshassanAllale หลายเดือนก่อน

    Waa runted gabada

  • @gemstar416
    @gemstar416 หลายเดือนก่อน

    Gabadhaasi wey kabadisay

  • @XaashiAxmed-wv6cd
    @XaashiAxmed-wv6cd หลายเดือนก่อน +2

    Digteytafku haduu dhinto waad jabteen canfarii mee

  • @axmedaden1655
    @axmedaden1655 หลายเดือนก่อน +1

    Yarka reer Djibouti doodii somaliland iyo Djibouti ayuu ka dhigay dulucdii dooda ba wuu ka baxay, geele ma dhintay mise wuu nool yahay,hadii uu dhinto maxaa dalka Djibouti uqorshaysan ayey ahayd, aynu kala xishoodno kulahaa, waa dad xikmada kamadhan caruur ayaad moodaa caqligooda markay sheekaynayaan,wasiir sida ciyaalka usheekeynaya ayaad arkaysaa

  • @SULEEKHAAdaam
    @SULEEKHAAdaam หลายเดือนก่อน

    Canafara.aya.idina.qabasan.inshalha

  • @CabdiDhere-z1u
    @CabdiDhere-z1u หลายเดือนก่อน

    CANFAR U DHIIIBA WAA MAR KOODIII EH

  • @fatoum-zahraAhmed
    @fatoum-zahraAhmed หลายเดือนก่อน

    War fatalin badtihin walashey farid

  • @ismacilabdi1278
    @ismacilabdi1278 หลายเดือนก่อน

    Ismaaciil cumar
    Geele ama wuu dhiman
    Ama wuu noolan qofwaliba wakhati
    Ayuu leyahay mark
    Waxab yaan lagu mashquulin

  • @sidrasirad9475
    @sidrasirad9475 หลายเดือนก่อน

    idinkoo weriyaala sacado ka hor maqasheen warberyahaba waa socoday ninku ama waa dhintay ama wa sakaradad wuu soo cararai lahaa waayo kursiga aad buu u jecel yahay

  • @se1059
    @se1059 หลายเดือนก่อน

    Somaliland waa another level ku dheh waxba ha dhowrin ninkan wareersan

  • @ahmedhasan9025
    @ahmedhasan9025 หลายเดือนก่อน

    Xasbiyala xagay inoocuntay gabadhu

  • @____0934
    @____0934 หลายเดือนก่อน

    Wr jabouti waxba kama dhacayan anagu xeer ayanu lenahay hadalina

    • @se1059
      @se1059 หลายเดือนก่อน

      Xeer hada leedihiin afartan sano siduu ina geele kusiga ugu fadhiya. Jabuuti sidii faransiisku kaga tagay wax horumar ah oo la taabto laguma darin waxan oo saldhig ajanabi lacagta ka soo baxda halkay ku dhacda bal noo sheega

  • @HassanHassan-so4lh
    @HassanHassan-so4lh หลายเดือนก่อน

    Ninkani.waa ayo ninkan.aan.luuqadiisa la,garanayn Waa cadowga Isyeel yeelaya

  • @Abdiwaahidxammarry.Xammarry
    @Abdiwaahidxammarry.Xammarry หลายเดือนก่อน +1

    Allaah ha caafiyo geerida waa loo Simon yahay radar ayaa loo dhintaa.

  • @Nimcaanabdilahi-qd3fm
    @Nimcaanabdilahi-qd3fm หลายเดือนก่อน

    Wariye sare

  • @RahmaAbdillahi-dp1dg
    @RahmaAbdillahi-dp1dg หลายเดือนก่อน

    A parti de aujourd'hui nous donne pas de l'argent de. Votre arme de somaliland mais termine laisse nous vous êtes grand jaloux de Djibouti vive Djibouti

  • @Sirad47
    @Sirad47 หลายเดือนก่อน

    Ama dhimay ama dhimandoonee maxaa loo murmayaa. Lakin jabuutiyanka meeshan ku jira way wada baqayaan illayn hadalkoodaa la dhegaysanayaan.

  • @XaashiAxmed-wv6cd
    @XaashiAxmed-wv6cd หลายเดือนก่อน +3

    😂😂😂😂😂😂😂😂😂😂 waayaab difaac ayey galeen dhamaantood meedhu itaal daranaa

  • @IseFarah
    @IseFarah หลายเดือนก่อน

    Djibouti.guuuul.guuul..guuuul.cadwo.hajabo

  • @famns-gv3ck3pd8m
    @famns-gv3ck3pd8m หลายเดือนก่อน

    Wa Farid vive les djiboutiens inader 😂😂😂😂😂😂😂😂mousse bixi djibouti mahaa ee wa somaliland

  • @faycalmoussa2765
    @faycalmoussa2765 หลายเดือนก่อน

    Wadankayaga iyo madaxdayada no daya..bandes de malades.

  • @HussenMouse
    @HussenMouse หลายเดือนก่อน

    Adigu.somali.ogolow.

  • @hassandjamila3107
    @hassandjamila3107 หลายเดือนก่อน

    Hadu dhinnnto inigu wayi sadaqadi iyo hanbadi cissi wa dad xeerleh dagaalgadonaysin madhacayo

  • @Mataan-vc5oe
    @Mataan-vc5oe หลายเดือนก่อน

    Jabuuti manau. Canfar iyo ggadarbuusi iyo isaaq aanay dating jabuuti waa maxay beer ciise

  • @umalkhymohamed7492
    @umalkhymohamed7492 หลายเดือนก่อน +1

    Waax waalaan oo badecaab Baden waaye mirqaan saantahasye qaabile baaye kuu washeen 4 taan ilkaha qooran uqdade Iyo cadifade baa kaa buuxda 😂😂 soowkuwi laaha cise wuu dhintaye waa meele torture kaa baqaaya 😂😂😂

  • @OmarYoussouf-pm1ju
    @OmarYoussouf-pm1ju หลายเดือนก่อน

    Waxbamagono interneetku

  • @XaashiAxmed-wv6cd
    @XaashiAxmed-wv6cd หลายเดือนก่อน +1

    Waa maxay oohintan badatey ismaaciil xoog ayuu idinku haystey imigaad jabteen lahaystayaal ayaad tihiin

  • @Sirad47
    @Sirad47 หลายเดือนก่อน

    Jabuuti fartaa wada gaadhaysaa. Kkkkkkkk waar Geelle ama dhimay ama waa dhimanaya.
    Qarracanka uu Somaliland ka qaaday buu la dhimanayaa.
    Tashada oohinta iska daaya.

  • @HussenMouse
    @HussenMouse หลายเดือนก่อน

    Wayaada.wadwalatene.cadaw.inaadtihin.wan.ini.ogaanay.islayaba.amaxishoda

  • @IseFarah
    @IseFarah หลายเดือนก่อน

    Adieu.samebal.inqalak.

  • @HamzeMed-py6up
    @HamzeMed-py6up หลายเดือนก่อน

    Madaxwenuhu uu noolyahaye ee iska daaya beenta oo daalka iyo daad kuu waay nolanayaan ismail na waa madaxwenaha

  • @CabdilaahiYuusuf-c1s
    @CabdilaahiYuusuf-c1s หลายเดือนก่อน

    Jabuuti ciise ma inuu kaligii leeyahay ayay uhaystaan isaaq ayaa xoreeyay iyo somali oodhan oo udhintay 30 sano ayuu haystay dhakhtar caalamiya ayuu dhisi kari waayay

  • @____0934
    @____0934 หลายเดือนก่อน

    Waka anagu baqbaq uma bahnin e hadalka ha iska dhamaynina

  • @ifoonghauri4046
    @ifoonghauri4046 หลายเดือนก่อน

    bisinka ninkan coowke auu u cod egyahay

  • @amatarahmaancraxmaan5597
    @amatarahmaancraxmaan5597 หลายเดือนก่อน

    😂😂😂😂😂😂😂😂

  • @aishabarakalaafikummahadss1670
    @aishabarakalaafikummahadss1670 หลายเดือนก่อน

    Ilayn cabudhin bay ku nool yihiin reer jabuuti laakiin maxay geerida uga xanaaqayaan.

    • @f.warsame1069
      @f.warsame1069 หลายเดือนก่อน

      Sorry. Wll. Weeybaqeyan
      ‼️

  • @XaashiAxmed-wv6cd
    @XaashiAxmed-wv6cd หลายเดือนก่อน

    Waabari cabashada iyo gacalnimada aad ku dawakhday waa maxay oohintu iyo cabaadku waa ladhiman kaaraa miyaanu ismaaciil ajal lahayn

  • @shabeel7467
    @shabeel7467 หลายเดือนก่อน

    In uu fhinto maxaa naga galay ilaa jahanam Zamhariira ku waar inshallah.

  • @RahmaAbdillahi-dp1dg
    @RahmaAbdillahi-dp1dg หลายเดือนก่อน

    Vous etez jalousie arrêter de parler pur rien faire notre président est bon santé vive djbouti

  • @aishabarakalaafikummahadss1670
    @aishabarakalaafikummahadss1670 หลายเดือนก่อน

    Maxay la xanaaqday gabadhu way cadhaysantahee horta waa runteed xeer iyo kala danbayn bay leeyihii .

  • @salebanidiris-he1hg
    @salebanidiris-he1hg หลายเดือนก่อน

    Cidda faafisay waa ciise weliba hadal aan anigu necbeystay geel waxaas

  • @salebanidiris-he1hg
    @salebanidiris-he1hg หลายเดือนก่อน

    Sanadkan isbedelo waaweyn ayaa dhicidoon sidda mooqata

  • @BushraMuusa
    @BushraMuusa หลายเดือนก่อน

    Wawarer ninka tisa udaryela ayaa takale kudara goormey halelen jabuti maxaa idikagalay walidina iyo tanfararuqina hala aadina wadanka nabada ah maxishootin dad aan idin garanneyn ayaad garaneysin

  • @maryamdirie6842
    @maryamdirie6842 หลายเดือนก่อน

    Reer.Somaliland naa maliin walbaa dawladoda iyo madax weynahooda ayeey cayan reer jabuutina wakuwa uu cadhiday odayga dictator ka. Dal jacayl aya la is dhafay

    • @se1059
      @se1059 หลายเดือนก่อน

      Dal jecayl maaha ee way baqayaan ka hadla barri nabad kuma soo toosayo meesha dhictaytar baa ka taliya

  • @IseFarah
    @IseFarah หลายเดือนก่อน

    Nikan.wax.falqanaya.ee.fadhiyaa.wa.ragii..qabilaada.iskuu.diraayaye.weeye.ragani
    .wa.iskudir.baye.raban.

  • @____0934
    @____0934 หลายเดือนก่อน

    Hhhhh wlhi ismacil dad badan ayu ciilay

  • @____0934
    @____0934 หลายเดือนก่อน

    Ismacil ayay kuwashen😂😂

  • @caydaruusshekhahmed686
    @caydaruusshekhahmed686 หลายเดือนก่อน

    Horta tan aad ka hadlaysan waa u dan rer jabuuti lakiin sidan aad rer jabuuti u falanqaysen maxa somaliland ugu falanqayn waydeen

  • @IseFarah
    @IseFarah หลายเดือนก่อน

    Inguinal.karama.hadad..kudhxjirto.war.huuhaada..caga.damdamtaa.

  • @RobereyDavid
    @RobereyDavid หลายเดือนก่อน

    Kkkkkkkkk

  • @Daynewsverified
    @Daynewsverified หลายเดือนก่อน

    War bena war bena toute ca ce faux

  • @caydaruusshekhahmed686
    @caydaruusshekhahmed686 หลายเดือนก่อน

    Maxaa idinka galay idinka kooxda muuse juudan ee gabalkoodi dhacay
    Mel walba cawri ayay la joogan

    • @Sirad47
      @Sirad47 หลายเดือนก่อน

      Jinbaa ku galay cilaajka tak .Allah haku caafoyo

    • @HindaAbdulle-fl2jj
      @HindaAbdulle-fl2jj หลายเดือนก่อน

      Muuse markuu abaalkiinbidin marin waayay qaaqduun ka daba Hays dhuloos shut up

  • @se1059
    @se1059 หลายเดือนก่อน

    Waar maxaa kala hadlaysan dadkan isma fahmayne eh. Jabuuti nidaamkeeda maxaa lagaga dayda ma dhigtaytar nimada iyo kali talinimada 40 sano ayaad dowlad tahay somaliland oo dagaal iyo 34 sano oo aan la ictiraafin baa kaa nolol fiicane maxaan kaga dayda

  • @OmarYoussouf-pm1ju
    @OmarYoussouf-pm1ju หลายเดือนก่อน

    Beenta joojiya

  • @XaashiAxmed-wv6cd
    @XaashiAxmed-wv6cd หลายเดือนก่อน

    Waar baqataan ma idinkaa hadli kara ismaaciil oo nool

    • @halimamumin3643
      @halimamumin3643 หลายเดือนก่อน

      Ayaa laga baqeyaa? 1 million Shacabka ah ayaa laga baqaa?

  • @anissahassan9932
    @anissahassan9932 หลายเดือนก่อน

    houssein you live in sweeden with refugees and you talking chit somaliland is better than djibouti 👎

  • @anissahassan9932
    @anissahassan9932 หลายเดือนก่อน

    waberi you dont speak somalie well go back to learning somalie my dear 👎👎

  • @BushraMuusa
    @BushraMuusa หลายเดือนก่อน

    Siyasadiina maqaxi iyo mijlis iyo madbakha taala ma aha eyciyaalkiinu kushekestan waad wareerten